𝗕𝗮𝗹 𝗗𝗮𝗮𝘄𝗼 𝗬𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮𝗻 : Qoraa Somaliyed Aaminsan In Dadka Somaliyed Diinta Ka Bixi Karaan ~Sh Umal

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 2

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe22 күн бұрын

    LAAKIIN SHEIKH OGOW ISLA QODOB KAMID AH WAXA LAGU SHEEGO INUU DASTUURKA UTAHAY UMMADDA SOOMAALIYEED WAXAA KU JIRA QODOB ORANAYA : MUWAADINIINTU WAXAY USIMAN YIHIIN XUQUUQDA IYADOO AAN LOO EEGAYNIN LABI IYO DHEDDIG ,MIDAB , DA'DA , DIIN . SOW HALKAAS KAMA CADA MARKA IN GAALKA IYO MUSLIMKA ISKU XUQUUQ LAGA DHIGAY .

  • @user-oo8ui9ig5l
    @user-oo8ui9ig5l22 күн бұрын

    waa qof ismoodaya inuu wax garanayo haddana eber ah issna ogeyn waxasoo miidhan baa soo baxay oo wax qorrqora gaaladu ku tidhi .haydinka saarto dheh cidhib la,aanta ay ku dhaceen waa haadaan aan laga soo bixi karin,ku cibro qaata siduu shaydaanku ugu dakeeyey fal ciyaadu billaah .

Келесі