Sheekh Shibli Si Yaab Leh Ugu Hadlay Culimada Tabliiqa Bal Daawo

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 13

  • @AbdullaahiJama-ug9ub
    @AbdullaahiJama-ug9ub28 күн бұрын

    Shiekh illaahay ha ku fahan siiyo acmaashaan

  • @abdinasirmoalimuu9125
    @abdinasirmoalimuu912528 күн бұрын

    Wa lagu haayaa shibilooow .

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed29 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr1420 күн бұрын

    Sheekh walba hadii su,aal la waydiiyo isaga unbaa wax yaqaan

  • @anwarismailgedu5409
    @anwarismailgedu540929 күн бұрын

    Alle kacabso waa firqada somali sunnaha ugu dhaw

  • @abdirizack4993
    @abdirizack499329 күн бұрын

    Qabuur wax cabudi Malaha wax utagi xajj marakista malaha ee sababta loo Tago soogaw Sheikh Allah kuxifdiyo

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga908429 күн бұрын

    Wlahi Shibile wuu yaqaan in uu Culumada waxaan jirinka sheego si uu ugu xad gudbo jamecadaas markastana waxaad arkeysaa isagoo culumo ku dhegan war culumada ka har alle ka yaab waxbadan oo been ah ood shegtay ayaan haynaa hadaa alle ka baqee weliba inta laguu sheegay ayaad diiddey in aad beentaas ka noqoto

  • @DiiriyeIsmacil
    @DiiriyeIsmacil29 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa39429 күн бұрын

    waxan ka aminsana ma'ahe wax kale ayaa iso baxey

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh172227 күн бұрын

    Wahab khawarij ah aya raba inu culimada tabliqa wax kashego nacudu billahi min shari wabiya

  • @DiiriyeIsmacil
    @DiiriyeIsmacil29 күн бұрын

    Shekh maxamuud maxmed shibile نفع الله بك وبعلمك وزادك علما وعملا وايمانا ورفع قدرك في الدنيا ورزك في الاخرة

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur29 күн бұрын

    Waa beentaa goormaan qabuuŕo çaabudño

  • @RuwaydaMahamud-dl3ke
    @RuwaydaMahamud-dl3ke16 күн бұрын

    Astaghfirullaah sheeq dhe