No video

Khayru diin barbarossa | Maxay ilaa hadda Turkidu u Qadariyaan ? | Isku dayg a Hollywood |

khayru diin bar baroossa ,
Hadaad maanta qof weydiiso barbarossa wuxuu yahay wuxuu kuugu jawaabi ninkaas garka guduudan lehna ishana u duubantahay wuxuu ahaa burcad badeed hollywood aflaam badan ka samaysay .
laakiin xaqiiqada ayaa ah in khayru diin barbarosa uusan badda u galin si uu wax u dhaco ama uraadiyo waxa badda ku duugan oo ah ujeedka burcad badeeda , wuxuu ujeedkiisu ahaa bad baadinta kumanaan muslimiin ah iyo ka hortagida duulaanadii yurubiyaanka ee xeebaha muslimiinta tunis jazaair ilaa massar .
Magaciisa waa khضr bin yacquub laguna naanayso khayru diin baashaa halka magaca barbarossa ay yururubiyaanku u bixiyeen gaar aaan talyaaniga oo ay ulajeedaan ninka garka casaanka ah leh garka guduudan , BARBA + ROSSO ama Rossa , khayru diin barbarossa ,
xilliyada qaar dadku waxay isku ku qaldaan magaciisa iyo FRADRISH BARBAROSSA hogaamiyihii imbiraadhooriyadii romanka muqadaska ahayd sida uu maagceeda ahaa ee kajirtay jarmalka
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 517

  • @apdiladiiffaizal7723
    @apdiladiiffaizal77233 жыл бұрын

    ‏﷽ ۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝ ﷺ

  • @sharmaarkexiir6715

    @sharmaarkexiir6715

    3 жыл бұрын

    Sala Alaahu calayhi wa salam

  • @aishamohamed2206

    @aishamohamed2206

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @sheikhsalah9613

    @sheikhsalah9613

    11 ай бұрын

    الهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane18403 жыл бұрын

    Kheeyrudiin Barbaroosa Allaah u naxariisto Ilaahay hakaa abaalmariyo bro cumar inshaar

  • @maqalcusub3254

    @maqalcusub3254

    3 жыл бұрын

    Wll igarab qabo subscribe 🙏

  • @bigciid5378
    @bigciid53783 жыл бұрын

    Kheryrudiin barbaroosa mar aan qisada andulus raadinayay ayaan argey halyeeykan m.a

  • @meursinmaha955

    @meursinmaha955

    3 жыл бұрын

    Big ciid wllo Numberkaga iisheg

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel67973 жыл бұрын

    M.a Turkish wa dad dhaxalka taariikheed ee islaamka kaalin wayn ka qaatay ilaa hadana ku dhagan dhaxalkoda halka carabta badankod ay meel cidlaa uga dhaqaaqeen waliba ay isku dayayaan inay tirtiraan taariikhda islaamka wll omar aad ayad u mahadsantahy wax badan ayan kaa faaidnay horay u soco

  • @maqalcusub3254

    @maqalcusub3254

    3 жыл бұрын

    Wll igarab qabo subscribe 🙏

  • @kindboygedi4599
    @kindboygedi45993 жыл бұрын

    Mnsha Allah i really missed ustadh omar's voice

  • @iqraacooking6079

    @iqraacooking6079

    3 жыл бұрын

    Subscribe igu caawi walal adoo raali ah please

  • @rooshanofficial4006

    @rooshanofficial4006

    3 жыл бұрын

    Walal igu qaado subscrib isaar eboow cadde

  • @ahmedshueb3093

    @ahmedshueb3093

    3 жыл бұрын

    SCM JANLKA OGAANSHO FADLAN RAADIYA WAXAY ISKU HAYSTAN ARMENIYA IO AZARBAJAN TAARKHDODA FDLAN

  • @kalaayofficial4921

    @kalaayofficial4921

    3 жыл бұрын

    @@iqraacooking6079 isar subscrab

  • @elmiroble4608
    @elmiroble46083 жыл бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @newfootballhd8381
    @newfootballhd83813 жыл бұрын

    Cadaanka haday isku dayaan inay qariyan Guulaha ama Qiimaha ay lahayeen Hogaamiyaasheni hore ma qarin karaan waa wqx cad oo wadax ah loona jeedo Runta mar walba way cadahay 📝📝 Kutubo ayay ku qoran thy balse mar walba dhibkooda ayay rabaan inay dusha naga saaran. Mahadsanid Wll Omar 🙏🙏🙏

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe20543 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا اخي الحبيب وبارك الله فيك وأحسن الله إليك

  • @rajaakhan5921
    @rajaakhan59213 жыл бұрын

    Omar's family Wligey 100like ma gaarin wllkiin Ma ihiyoo

  • @amigos8552

    @amigos8552

    3 жыл бұрын

    Magac hindi iyo like raadin, Chanelka so aqooni kaagama korodho 🤔

  • @amigos8552

    @amigos8552

    3 жыл бұрын

    Waxa aad 100 like kuhesho ila wadag anina 200 likes aan codsaana

  • @Today97129

    @Today97129

    Жыл бұрын

    10 baa kaaga hadhay

  • @mariarabla5197
    @mariarabla51973 жыл бұрын

    Ninkan inbadan ayaan dawaday isagoo lagu matalayo budhacad lkin anigoo ka aminsan inuu tuug budhcad ah yahay waxa isaxay oo taariikh da runta an ka ogaaday sahanka xogaha alxamdulilah waxaynu lahayn halyeeyo muslimina lkin gaalo daba cararkeda aya ina ilawsiiyay

  • @maqalcusub3254

    @maqalcusub3254

    3 жыл бұрын

    Wll igarab qabo subscribe 🙏

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Wacaylum salam bro.. Cumar inshaar" Allah hakubarakeyo wll Qli.❤ "Adoo kalle dadka wax tari kara wlhi".

  • @rooshanofficial4006

    @rooshanofficial4006

    3 жыл бұрын

    Walal igu qaado subscrib isaar eboow cadde

  • @husseinsidiiqhamshari5819
    @husseinsidiiqhamshari58192 жыл бұрын

    *nabsigii maanta ayuu yimi waxa jira series laga sameeyey BARBAROOSA intii daawashadiisa wada waan salaamayaa intii aan daawan nala soo eega waa film wanaagsan taariikhda beenta ah ee laga sameeyayna aanay ahayn mid jirta CUMAR mahadsanid muuuqalkan waa markii 2aad oo aan dawado sanad ka hor oo aanan waxba ka aqoon taarikhda barbaroos iyo maanta oo aan ka dharagsanahay wax walba oo BARBAROOSA ku saabsan mar 2aad mahadsanid wll*

  • @daauudali1361

    @daauudali1361

    2 жыл бұрын

    Sxb.halke baan ka dawada filinkaas qoralkagu aad buu isoo jiitay sxiib xagee laga helaa

  • @fadumoabdihakin4379

    @fadumoabdihakin4379

    2 жыл бұрын

    Mashllh barbarosa wan dawada hada ayuu socda

  • @husseinsidiiqhamshari5819

    @husseinsidiiqhamshari5819

    2 жыл бұрын

    @@fadumoabdihakin4379 qaybtee kuu marayaa wll halkeese ka dawata?

  • @fadumoabdihakin4379

    @fadumoabdihakin4379

    2 жыл бұрын

    Waa xalqadi 14 ayuu maraya waxan ka dawa موقع قصة عشق xagas ka dawo aso carbi subtitles yahey

  • @husseinsidiiqhamshari5819

    @husseinsidiiqhamshari5819

    2 жыл бұрын

    @@fadumoabdihakin4379 haye wll mahadssnid mar baan arkay websitekaas lkn waan fahmi wayey xayasiis buu imaanka igaga qaday wll

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame2603 жыл бұрын

    Man sha Allah walal cumar inshar keep going 👏👏👏

  • @a.yusufi3143
    @a.yusufi31433 жыл бұрын

    Kaptani Derya ama Denizlerin Kaptani(kabtankii Badaha) Barbaros Hayrettin Paş wuxuu ahaa nin saameyn weyn ku lahaa Badda dhexe wuxuu yurubta ka qabsaday jasiirado iyo magaalooyin badan sida, Mallorca, Sicily, korsika, Malta, Nice, Barcelona, Napoli, venice, Mersille, waa ninkii suurtageliyey gacan ku hayntii Cusmaaniyiinta ee inta badan Badda dhexe waqooyiga Afrika ilaa iyo Badda Adriatigga, arrinta inuu Burcadbadeed ahaana waxbaa ka jira lkn wuxuu dhici jiray kaliya Doomaha nacabkiisa reer Yurub, ilaa iyo hadda waa ninka ugu taariikhda weyn uguna caansan Sooyaalka DONANMA-da (ciidanka badda) ee Turkiga.

  • @maxamedshiinemaxamedshiine1909
    @maxamedshiinemaxamedshiine19093 жыл бұрын

    Allha unaxariisto 😓 aamin Khayru diin barbarossa 🇹🇷🇹🇷🇹🇷thanks pro cumar inshaar 👍👍👍💞

  • @asadabdi6914
    @asadabdi69143 жыл бұрын

    Film badan ayan ku dawaday lkn Muslim inuu yahay walagay uma haysan thanks ogaansho waa barnamij aan wax ka faa,iday 👍

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama42653 жыл бұрын

    M.a tariikh cajiib ah ayey muslimintu lahayen allahaku barakeyo wall cashar an ka faiday

  • @abdirizakosmankulane1350
    @abdirizakosmankulane13503 жыл бұрын

    waad ku mahadsantahay saxiib sidaa noogu soo gudbisay . aniga waxaan ka aamin sanaa ninkaan nin burcad badeed caloshiis u shaqeyste ah holywood ka ayaana ku daawaday film laga sameeyay.👍👍

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys31973 жыл бұрын

    Maasha allaah baarikallaah ustaad Omar nin dadkiisa had iyo jeer wax baraya si uu u kobciyo aqoontooda ayaan tahay Allaah ku xafido adigiyo awlaaddaadaba.

  • @apu-pakarhange7902
    @apu-pakarhange79023 жыл бұрын

    Masha allaH channelkaan waa channel ugu fcn Inta ILA OG farta taaga👆

  • @rooshanofficial4006

    @rooshanofficial4006

    3 жыл бұрын

    Walal igu qaado subscrib isaar eboow cadde

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan85243 жыл бұрын

    KZread dadka aan dartood u soo galo baad ka mid tahay omar inshaar qof aqoonyahana oo wax laga faaiidi karo baad tahay mashallah

  • @mohamedeidHassen
    @mohamedeidHassen3 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad omar mahadsanid

  • @musamusamm6418
    @musamusamm64183 жыл бұрын

    ❣️❣️❣️❣️❣️♥️♥️♥️♥️♥️❣️❣️💓💓💓💯 mashaallah kheiru diin Allah swt ha xafido

  • @muxamadiyuun892
    @muxamadiyuun8923 жыл бұрын

    Asc walale cumar maalin walpa commentska wxan kuso qora codsi ah inad muuqal noogaso samysid IBNU BAADIZ wiilki France nacsiiyay Algeria, wali codsigi bn ku daba wada insha allah mar un wad arki donta qoralkygan, MAHADSANID mclin hdi aad rabitankyga fulin waydid mcnehedu mhn inadan abaaal igu lhyn بل mid wayn oo ilahay kaliya naga gudi karo bad nagu ledahy❤🧡💚🖤

  • @darishore814

    @darishore814

    3 жыл бұрын

    Sxb google maad ka aqrisatid koley waxa igaga kaa muuqata inaa soo dhageysatay ama so aqrisatay oo aad iska rabto inuu lagugu so celiyo

  • @muxamadiyuun892

    @muxamadiyuun892

    3 жыл бұрын

    @@darishore814 ha walle waso akhriyay si fiican lkn qof walpa qaab u wax u baaro bu leyahy yarkan Cumar ahna wali ma arkin bini aadam ku qaab ah, dhawr barnamij uuso jeediyay bn channels kle ka daawaday oo ajnabi iyo Somali isugu jira kadib wxan ogaday yarkaan qaab isaga ugaar ah inu wx u baaro... Qodobka klena wxa weeye in dadkena somaliyed ay u baahan yihin inay ugu yaraan ogadaan taarikhda Ibnu Baadiz xata hdi aysan ku dayan karin... Mhdsanid.

  • @ahmetabdi8960
    @ahmetabdi89603 жыл бұрын

    Allh haka rali noqdo kheru diin basha❤️ halyeey islaamka so mare uu aha lkm si qaldan nalogu tarjume ❤️❤️

  • @darwiishabdi9822
    @darwiishabdi98223 жыл бұрын

    Jazaakallah cumar waligey ma maqal magacaan iyo taariikhdaan cajiibka ilaahey dambigaaga iyo kan waalidkaa ha dhaafo

  • @kamalabdi5900
    @kamalabdi59003 жыл бұрын

    Turkeyda taariikh waxay leeyihin rag iskadhicin. Sharftana waxay kuhelen diintan ugargaarideda.

  • @makiali5773
    @makiali57733 жыл бұрын

    Thx bro for the first information 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 from holland 🇳🇱 👌

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre61003 жыл бұрын

    Beautiful knowledge brother Manshalah

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur44303 жыл бұрын

    Detailed and fedensive word to Porporosa. Thank you.

  • @maahirag4701
    @maahirag47013 жыл бұрын

    Aamiin aamiin Alle ha u naxaristo dhaman halgamayaashi musliminta soo maray

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13083 жыл бұрын

    Mashaa Allaah shukran

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya3 жыл бұрын

    mahadsanid saxibka dhirigalinta & tariikhaha hore usoco kudayasho ayad mudantay & wanag

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69983 жыл бұрын

    Walalaha barbaroosa taarikh weyn ayee ku leeyihiin islaamka Allah uwada naxariisto

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    3 жыл бұрын

    @@jaabirsoomaali9214 waan kuu saaray wll mcn

  • @almisofficial3705
    @almisofficial37053 жыл бұрын

    Mahadsanid walal+saxiibka aduunka cumar inshar horay usoco ku leyahay❤ Qofka u horeeyo ahy Love isaar🙏

  • @iqraacooking6079

    @iqraacooking6079

    3 жыл бұрын

    Subscribe igu caawi walalkay mahadsanid

  • @rooshanofficial4006

    @rooshanofficial4006

    3 жыл бұрын

    Walal igu qaado subscrib isaar eboow cadde

  • @almisofficial3705

    @almisofficial3705

    3 жыл бұрын

    Tirada igu jirtaa On hand iso sar kuso saraa

  • @almisofficial3705

    @almisofficial3705

    3 жыл бұрын

    @@iqraacooking6079 iso qabO kuso qabtee

  • @ashkeyvlogschannel8560
    @ashkeyvlogschannel85603 жыл бұрын

    Am among the first group always 🤗 50 seconds 12 comments ogansho we love yu 💕😘💕❤️❤️

  • @iqraacooking6079

    @iqraacooking6079

    3 жыл бұрын

    Subscribe igu caawi walal adoo raali ah please

  • @rooshanofficial4006

    @rooshanofficial4006

    3 жыл бұрын

    Walal igu qaado subscrib isaar eboow cadde

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha1873 жыл бұрын

    Muuqaal aad u faaido badan Mahdsanid bro

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia31243 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo ustaad

  • @youngash6411
    @youngash64113 жыл бұрын

    Mashallah Barack Allah feek

  • @abshirchannel456
    @abshirchannel4563 жыл бұрын

    masha allah allaha ku xafido wll

  • @abatiahmed9793
    @abatiahmed97933 жыл бұрын

    👍🏽❤️🙌 Sac aquna taariiqda Qayrudiin Barbarossa Aad ayay udheertahay xalqado gagaban kasameey sideey umadeena wax uga faidaystaan sida umada kale usameyeen qayr alaha kusiiyo ,

  • @saadoomar9982
    @saadoomar99823 жыл бұрын

    Ilaahay ajar iyo xasanaad aa tiro kooob la heen alaha ku siiyo 👏🏾👏🏾👏🏾❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiladiif3536
    @abdiladiif35363 жыл бұрын

    m.a mahadsanid walaaaal cumar inshaaar ❤

  • @samakaabpro6237
    @samakaabpro6237 Жыл бұрын

    Cumarow qisooyinka muslimiinta iyo saldnooyinka islaamka noo soo badi allaha kubarakeeyo ustaad

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman47683 жыл бұрын

    Masha allah wll cumar inshaar❤️🙏

  • @faaidooyin9753
    @faaidooyin97533 жыл бұрын

    M.a sxb jazakallah, marwalbo qisooyinka nuucaas ah oo musliminta been looga sheegayo noo soo diyaari.

  • @codergirl8977
    @codergirl89773 жыл бұрын

    Allaha ku xafido walal, marka aan daawado muuqaalada aad sameyso waxaan dhaha alxmdllh nagama dhamaanin dadka wanaaga iyo islaamnimada sara mariyo. Jazakallahu kheyra.

  • @funnymediachannel6680
    @funnymediachannel66803 жыл бұрын

    M.a wllky ilaah haku dhaafo meel ween ayaad nagaga talaa guul omar inshaar

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi67523 жыл бұрын

    Masha Allah tariikh fiican ayaad ka sheekeysay

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed27463 жыл бұрын

    Excellent video Barakallah 🚢🚢

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir85623 жыл бұрын

    M.a ogaansho☪️☪️🇦🇪🇸🇴❤

  • @xafsocali1384
    @xafsocali13843 жыл бұрын

    Tariikhdada haddii adan aqoon si xun ayaa lagu ku dhigayaa . Mahadsanid ustaad

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh3 жыл бұрын

    Allaah ha u naxariisto kheyrodiin,geesi iyo hogaamiye ku jira taariikhda halyeyada islaamka baal dahab ah ka galay.

  • @akia7199
    @akia71993 жыл бұрын

    waxaa xusid mudan in filin musalsal ah ay Turkidu kasameeyeen kherdiin barbarossa waxaana shaqsiyada barbarossa matalaaya engin altan oo loo yaqaano Ertuqrol o ahaa isla ninkii jilayay filimkii kurulus Ertugrol e ahaa asaasihii dowladii cusmaniyinta goordhow ayuuna soo bixi doonaa I A

  • @qisoiyowaano1419
    @qisoiyowaano14193 жыл бұрын

    Ustaad Omar inshaar Allah ku barakeeyo Tariikhdaan waxaa ku qadanaa fasalka 4aad ee dugsiga sare manhajka cusub ayaana lagu soo daray

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty32683 жыл бұрын

    masha llah omar inshar i always interest your channel for the sake of what you post which is good i don't know what i compare to anything else

  • @rooshanofficial4006

    @rooshanofficial4006

    3 жыл бұрын

    Walal igu qaado subscrib isaar eboow cadde igu qaado

  • @abdirahmanmashalaaye4519

    @abdirahmanmashalaaye4519

    3 жыл бұрын

    Sxb somali Ayaan nahay somali ayaana kuhadlaa

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial78723 жыл бұрын

    Halyaygii somaliyed ee axmed guray iyo khayradin barbarosa isku sanad ayay dhinteen 1546 √√

  • @maqalcusub3254

    @maqalcusub3254

    3 жыл бұрын

    Wll igarab qabo subscribe 🙏

  • @hamsiyozpro425
    @hamsiyozpro4253 жыл бұрын

    Omar inshaar macalinka dhalinta somaliyeed 1milyan subscribe cid ka hor gaadhi doonta majirayso insha Allah keep going 😍

  • @hilalabdi7073
    @hilalabdi70733 жыл бұрын

    Muxuu ahaa ahaan doonaana geesi qoluubtana ka guuxa muxuu ahaa waaligii dhulka carbeed badiba xukumi jirey illaahay ha unaxariisto aaamiiin❤❤❤❤

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac42143 жыл бұрын

    M.a thanks teacher omar & team ogaasho keep going 11💖💖💖💖💖👍👍👍

  • @shabeelkasoojeeda1553
    @shabeelkasoojeeda15533 жыл бұрын

    Waxaan jiraa 25 mana aqano halyeeyada usoo halgamay diintan aan ku faano waa ceeb ween

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan52303 жыл бұрын

    Mahadsanid wallo cumar

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed16353 жыл бұрын

    Manshs alllah waa warbixin aaad u wanagsan ilahay ha unaxarisTo walalahaas muslimka oo dhaan ilahay ha xifdiyo

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi73653 жыл бұрын

    AllAHA u naxaristo inti islamka uso halgantay ee tariiqda ka tagtay

  • @aragsanmakeupartist3286
    @aragsanmakeupartist32863 жыл бұрын

    Mansha allah tabaaraka allah💚

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego3 жыл бұрын

    Keep Going Ogaansho

  • @umaamina1885
    @umaamina18853 жыл бұрын

    asc cumar mahadsanid habo allaha u naxariisto geesiyaashi muslimiinta lakin ragaas waxa badalay kuwa u kala dhuumanayo cadowgii muslimiinta insha allaah rajadeena ma xuma wey so baxayaan kuwa la mid ah ragaas illaahey dhalinyarada ha ino hagaajiyo aamiin

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a83363 жыл бұрын

    Mansha allah ustaad mowduucayadan waaa muhim in dadka looga shekeyo islaamka guulaha gareen iyo jabaka kudhaday gaalada

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil10643 жыл бұрын

    ''The golden eye" casrigii dahabiga ahaa ayey dhahaan taariikh yahanada reer galbeedku xiligaas uu jiray khayrudiin & sulaymaan al qaanuuni

  • @mohammedqadarabdi4847
    @mohammedqadarabdi48473 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ismaaciilcade8621
    @ismaaciilcade86213 жыл бұрын

    Walagenkena aad ayan ugu helaa tarikhdisa inaa dawado waxan allah karajeyna in somalia asagoo kale cidan noga dhigo insha allah

  • @blossom8569
    @blossom85693 жыл бұрын

    Turkida waligood bay islaamka dhiiga ushubi jireeen laga soo bilaabo ertugral iyo cusmaaniyiinta ilaaa erdogan Maasha allllah❤❤❤

  • @muhiyadinhaybe1894

    @muhiyadinhaybe1894

    8 ай бұрын

    Dawladi salajiqada iyo suldan caladin iyo dawlado kale aya ragad filin ku baraty o kaliyah lama qimeye tarikhyada wawayn aya la dhawra ilen wadnaha ayay kadalami jiren dulmidid bay ahayen

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed35753 жыл бұрын

    waxan ka codsanayaa next inaad ku xijiso sayid mohamed apdulle hasan🇸🇴❤

  • @ruunwarsame6572
    @ruunwarsame65723 жыл бұрын

    allaah ha unaxariisto khayru diin baasha

  • @maskiinboy8778
    @maskiinboy87783 жыл бұрын

    walle turkida tariikh weyn ayey leyihin lkn anaga dad noso halgamay qabyalad aya nagu kala qeybisay.

  • @quranalkarim819
    @quranalkarim8193 жыл бұрын

    Somlidu waxn is iri wa doqmo war hedehya kanlkam cilmi ayu ufrnyhy ee mxy yihin dadkan subscribe tuugsanaya😡

  • @spotdiagnosis7148

    @spotdiagnosis7148

    3 жыл бұрын

    Kkkkk , waa ka yaabinyaan ma lacag bay ku helaan

  • @THESHABEELO
    @THESHABEELO3 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad alle hku sharfo

  • @ashrefahmed3390
    @ashrefahmed33903 жыл бұрын

    Tarikhdiisa oo saxa waa la jilay waana layskala imid huuhaadii Holowoodka Waxaana soo saaray Xidigii Jilay Tariikhdii Cusmaniyiinta Qaybaheegii kowaad Ee Ertugrul ninkii jilay ayaa jilay dawada dadka xiiseya tarikhaha la baal Marin Mahadsanid wllkay Ogaansho waan kuu mahadcelinayaa

  • @halimahasan5631
    @halimahasan56313 жыл бұрын

    Asc walalkayga somaliyeed mansha alah ad tan ugu faraxsanahay tariiqdan quruxda badan ee ad usoo gudbinaysi muslinka afsomaliga ku hadla jasa kalah kheyr

  • @nuursalmani
    @nuursalmani3 жыл бұрын

    Masha allah wan so laabadonaa insha allah.

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan91173 жыл бұрын

    Masha Allah wan sogaynaa waqtika awood muslinka inshallah

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar45443 жыл бұрын

    Mashaalah maccalin cumar

  • @hamsepilot8094
    @hamsepilot80943 жыл бұрын

    رحم الله خير الدين

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan71113 жыл бұрын

    sxb horey u soco faa'iido ayaan ka helaa fiidyowyada aad soo galisid

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh96753 жыл бұрын

    Soomaali wayn Salaaan Meelkasta Joogtaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👑

  • @gulleitozman9321

    @gulleitozman9321

    3 жыл бұрын

    salan gobeed wll

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale2 жыл бұрын

    Tanks ustaade Alle hakusharfo Sida Tarikhdan noguso gudbisay

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur94203 жыл бұрын

    umad walba oo tarikhdeeda ilashan wayda ayda ree galbeedka ayaa ka bahdili fadalan aan tarikhdena sharfta leh ilashano. halaygii somaliyed ee axmed guray fadlan muqal ka diyari ustaad omar inshar mahdsnid 👍

  • @saacidomar8752
    @saacidomar87523 жыл бұрын

    Allah Ha u naxariisto Halyeeygaas Khayru diin Barbaroosa

  • @maxamuudaliabdi2017
    @maxamuudaliabdi20173 жыл бұрын

    masha allah cumar bro mar walbo wan ku xiranahay horay usoco walalkey

  • @faadilshibrahim1431
    @faadilshibrahim14313 жыл бұрын

    Allah kubarakeeyo omar mohamed inshar siiwad wanaaga hanaka caajizin

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa96083 жыл бұрын

    Shukran ustad qofki ubahan ziyado hakaradiyo KZread Ka العظماء المائة لجهاد الترباني wa nin falastiniya oo kahadlo tarikhda islamka

  • @Cabdallafilms23
    @Cabdallafilms232 жыл бұрын

    Alle khayr badan ha ku abaaliyo Khayruddiin Barbarossa

  • @qumanhappy1999
    @qumanhappy19993 жыл бұрын

    Shukran wall

  • @ibrahinmohamed1431
    @ibrahinmohamed14313 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @abuhamzaabinhasan6108
    @abuhamzaabinhasan61083 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara95502 жыл бұрын

    Masha alaah naxariis janak alaha gilsho

  • @Filsan-qu7zs
    @Filsan-qu7zs3 жыл бұрын

    Mahadsanid walal sida aad noso garsisay tarikhda halyeygaas islaamka ah

  • @arahman6808
    @arahman68083 жыл бұрын

    Allaah ha u naxariisto Khayru-diin Barbarosa

  • @everything0280
    @everything02803 жыл бұрын

    Wcs akhii Omar inshaar.❤

  • @falisfaarah9364
    @falisfaarah93643 жыл бұрын

    mashallh walken