Khaalid Dhoobo | Astaanta Quruxda | Official Music Video 2020

Музыка

Khaalid Dhoobo, Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
Artist: Khaalid Dhoobo
Song: Astaanta Quruxda
Lyrics & Melody: Cabdinasir Qalinle
Music: Abdiraxim Carab
Cameraman: Idiris Dabcasar, Liibaan Dahir & Waqal
Editing by Waqal.
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman,

Пікірлер: 1 200

  • @yusufeid7996
    @yusufeid79963 жыл бұрын

    Heestan darteed gabadha aan isku baranay maanta waa xaaskeyga Axm

  • @faceedkaroon5377

    @faceedkaroon5377

    3 жыл бұрын

    Wow

  • @nastexonastexo7178

    @nastexonastexo7178

    2 жыл бұрын

    😍😍😍🤩💖🥰

  • @burhaanisco9067

    @burhaanisco9067

    2 жыл бұрын

    insha, alah dab baykugu shidi doontaa hasugi waayin

  • @sharmaboy7104

    @sharmaboy7104

    2 жыл бұрын

    💖💖😘😘😘😘

  • @miamaria2145

    @miamaria2145

    2 жыл бұрын

    Durtaba🤐🤐🤐

  • @zakariamohammed5094
    @zakariamohammed50945 ай бұрын

    2024 Whos Watching Asab

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade44754 жыл бұрын

    wow heestan 1 million markay gaarto bowe/baayo like isaara wa markas oo keli waayo 10 million views bay u qalanta

  • @achmetdaahir281

    @achmetdaahir281

    4 жыл бұрын

    Yes

  • @zunduzosmaan2805

    @zunduzosmaan2805

    4 жыл бұрын

    Waaaw

  • @jurusantechnology183

    @jurusantechnology183

    4 жыл бұрын

    Ok Abayo

  • @hawoalbi1227

    @hawoalbi1227

    4 жыл бұрын

    True😍🦋

  • @hudalinacabdicsiiscumar3081

    @hudalinacabdicsiiscumar3081

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30173 жыл бұрын

    1M.3 hadad og tahay in ay mareyso like iska sar dee wll😥💋

  • @felsanmohamed9918

    @felsanmohamed9918

    3 жыл бұрын

    Dawarsato meelwalba rty

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    3 жыл бұрын

    @@felsanmohamed9918 naa maxa ka galey adiga nacas yahay doqonta ah iga bax waxan doonana soo qoranayaa mada leh waa KZread keygii eedo shaqo aad leedahay qabso inta aniga igu mashquuleyso 🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️waxad shaqo ku lahayn ha soo dhex galin

  • @Beergooye

    @Beergooye

    3 жыл бұрын

    Maxay ku tare shuubo

  • @idirishiis4086

    @idirishiis4086

    3 жыл бұрын

    Sawirkan saaran KZread ka qofka leh KZread kuma ogayne maxaa qaldan mise waa lagu qadhaabanayaa 🤔🤔🤔🤔

  • @mustafemowliid3803

    @mustafemowliid3803

    3 жыл бұрын

    @@idirishiis4086 KZreadkee🤣🤣

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka83594 жыл бұрын

    Inta bilawgii heezta fanaanka garan wayday♡izbadal ba kamuqda keep going my brothers ♡

  • @FilmKoob

    @FilmKoob

    4 жыл бұрын

    fadlan wll subscribe igu cawi

  • @lilhook3231

    @lilhook3231

    4 жыл бұрын

    Hahahahah odeyga ma aragtaa

  • @Biibaaye

    @Biibaaye

    4 жыл бұрын

    Magic a as how a am a can wankjaclah,

  • @nasteexohenna8286

    @nasteexohenna8286

    3 жыл бұрын

    Hno qli subscribe kuu sary ana isaar guul wcn

  • @nasteexohenna8286

    @nasteexohenna8286

    3 жыл бұрын

    @@FilmKoob waanku sary wllo adna isaar

  • @socialcali2522
    @socialcali25224 жыл бұрын

    Yaa intuu tiktok kusoo arkay soo raadiye✋👈

  • @qizohero4371
    @qizohero43714 жыл бұрын

    IlaaaHay Xanuunka Covid 19 alle Ha aniga HaYo ameeen soomaara wllYaaal Wuxuu waaa aduun ilaaaHaY Heesaha Haniga madoobeeYe❤

  • @hothanyonis4325

    @hothanyonis4325

    4 жыл бұрын

    Aamiin aamin

  • @FilmKoob

    @FilmKoob

    4 жыл бұрын

    @@hothanyonis4325fadlan wll Subscribe ii saar

  • @yusufibrahim5561

    @yusufibrahim5561

    4 жыл бұрын

    Subscribe ii saar pro

  • @ayaansanmoha2360

    @ayaansanmoha2360

    4 жыл бұрын

    ameen

  • @nimcmaxamed8476

    @nimcmaxamed8476

    4 жыл бұрын

    Masha allah my pro keep going

  • @idontcare6649
    @idontcare66494 жыл бұрын

    KHALID DHOOBO inaba Caadimatid Codkaaga Ayaad Ku jogta Fanka waynakaa hadaba Waala yabay Hoygii Fanka iyo Suuganta 5ta Somaliwayn #HARGEISA Wacdaro Ayay dhigayan Fanaaniintenii thanks #Waqalkena Hooray 😊

  • @nimcomohamef7649
    @nimcomohamef76494 жыл бұрын

    Waaawww Eeshcala sawt iyo laxan💯💯 laysla helay inta sideyda rabta ın ilaah heesaha ka madoobeeyo iş muujiya😭😭

  • @ismailmo7707
    @ismailmo77074 жыл бұрын

    Who's watching and scrolling through comments 😎

  • @yousephc1673

    @yousephc1673

    4 жыл бұрын

    Teènika yeşha gïşh

  • @amaalcumar1226

    @amaalcumar1226

    4 жыл бұрын

    Me

  • @azizaomar9771

    @azizaomar9771

    4 жыл бұрын

    Me

  • @abdullahisalad4639

    @abdullahisalad4639

    3 жыл бұрын

    Waawo

  • @abdullahisalad4639

    @abdullahisalad4639

    3 жыл бұрын

    Waxkale

  • @baybayck547
    @baybayck5474 жыл бұрын

    urkiyo lapta ku ognidaa 💝 akhdigena u ajipnida🤗 inan ku jeclhy ogzonidaa 😘

  • @faraxabdillahi5227

    @faraxabdillahi5227

    3 жыл бұрын

    amal mohamed

  • @faraxabdillahi5227

    @faraxabdillahi5227

    3 жыл бұрын

    farax abdillahi

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar65284 жыл бұрын

    War nio dadkan codkan noocan leh may heesaha noocanaa u dhiiban wlhi wx kle wyeen ninkan codkiisa fanku waa hibo qaarba khasab ku soo galay Hargeysa hoyga Fanka somalida inaa tahay waa qirnay bahda duriyada jeganta qarsoon like me keep goin liph khalid from hargeysa😂😂😍😍😍

  • @poqorsame_official

    @poqorsame_official

    4 жыл бұрын

    Cabdi kzread.info/dash/bejne/i4OOztKKiZSTcsY.html wll subscribe ii saar wllkiin baan ahee🙏❤️👑

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Cabdìjibaar ma fanaan cusubaa mise lknwaa quruxloow m.a 😂🤣😂🤣

  • @hampasaofficialchannel8355

    @hampasaofficialchannel8355

    4 жыл бұрын

    @@poqorsame_official subscribe ii Saar zhp qali

  • @hampasaofficialchannel8355

    @hampasaofficialchannel8355

    4 жыл бұрын

    @@nasrofarah9231 subscribe ii sara azhpayaal

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    @@hampasaofficialchannel8355 haye wllky kuu saaray

  • @gobsanciise9843
    @gobsanciise9843 Жыл бұрын

    2022 waan ogay inaad dib usoo booqatay hestan mcn🔥💯❤dhoobo🎹🔥

  • @saadiaali6454

    @saadiaali6454

    11 ай бұрын

    2023 so boqdi😊

  • @akramawaale

    @akramawaale

    3 ай бұрын

    @@saadiaali6454 2024😁

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs67804 жыл бұрын

    Waqal Soo Nooleeyaha Fanka Somalida Aragooga😉😉😉 khalid Dhoobo Hesstii Heesaha thanks Sidaad wax Noogusoo Gudbisaan Anagana Like Iyo Share nagu ogtihiin😊😊😊

  • @jiyaapph4541
    @jiyaapph45414 жыл бұрын

    Inan ku jeclahay ogsoonidaa🥀 Wawareey wax yaro cod mcn heestu way isku so baxday 🥰

  • @Salmancade10
    @Salmancade104 жыл бұрын

    Waa hees aad u mac. Best song. I like it💖.

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman4 жыл бұрын

    BiG legend #khaaaliD Dhoobo aim wanna waiting wllhy your song. #idiris_#dabcasar inanka dubiz io hagajinba lo deystay hawl adaG ba Gashey wllhy hesta❤🙏. Thank u teaM #waqal studio sida aad nogu so sartan video qurux io tayoba leH horumar waCan ❤🙏

  • @xamdiitohibraahim3205
    @xamdiitohibraahim32054 жыл бұрын

    Khalid Huzeen Jama dhoobo ♥️🥰 Nin aan izka JeclhY

  • @najaxxasannalka6449

    @najaxxasannalka6449

    4 жыл бұрын

    Khaaliid xuseen jamaac nuur nin raaged jira nolow wllo qli matankaygii

  • @haybeelmihaybe6150

    @haybeelmihaybe6150

    3 жыл бұрын

    Waan ku wadaa mzuuul halkaa ka wad🤟

  • @abdullahikhayraad7413

    @abdullahikhayraad7413

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhh

  • @quenhellyshahkhan5710

    @quenhellyshahkhan5710

    3 жыл бұрын

    💙💋💋💋💋💋💋❤❤👋👄👋💙👄👄🌹😙💯💥🧘‍♀️🧘‍♀️

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria70834 жыл бұрын

    Heestaan iNta__Jiif ku daawaneso #LIKE Ha'ila dhaafina Heeestan #love❤ ku Ahy #Khaaliddhoobo nolow 🥰👌

  • @asadnuur7078

    @asadnuur7078

    3 жыл бұрын

    Aylofu

  • @daanyeerodaanyeero1647

    @daanyeerodaanyeero1647

    3 жыл бұрын

    𝒏𝒐𝒍𝒐𝒘 𝒇𝒂𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒚𝒆𝒅 𝒘𝒊𝒚𝒆 𝒘𝒍𝒆 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒇𝒂𝒏𝒂𝒂

  • @cabdijr6865

    @cabdijr6865

    Жыл бұрын

    Oo run ahaa

  • @hasanmohamed-ep4tv

    @hasanmohamed-ep4tv

    Жыл бұрын

    ​ p P😅😅p😅pp

  • @hasanmohamed-ep4tv

    @hasanmohamed-ep4tv

    Жыл бұрын

    P0

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali22374 жыл бұрын

    Hees jirto commentigaan xasuus inuu noqdaan jeclahay 🇸🇴 inshallah look and like

  • @iamsuhe2162
    @iamsuhe21624 жыл бұрын

    Heestan caadi maha 2020 iyada ugu shidnaan doonto❤

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin75984 жыл бұрын

    Waqal studio Horumar ayad kusoo kordhineysan fanka soomaliyeed Hampalyo horumar wacan Heesta100% Codka100% Camera and editing100%

  • @akae5153
    @akae51534 жыл бұрын

    Ninkani iyo khaalid kaamilba waxay ka mid yahay ragga jaaniska la'a ee ragga magaca waawayn ee ay ka fanaansanyiin suuqa ka hor joogaan👍

  • @naciimomagamed9386

    @naciimomagamed9386

    4 жыл бұрын

    ZAKARIA SHOW wllo beentaa mahan boqol kiiba boqol ka codfiican yahay kuwa badan oo fananiin isku sheegaya

  • @khadraomar2107
    @khadraomar21074 жыл бұрын

    Instagram baan ka soo raadiyey heestan oo ay nagu wareeriyeen dadka joogaa. Wow!Cod kan ha kaa ahaado hdii kale xaafadiina jiif😍

  • @lilhook3231

    @lilhook3231

    4 жыл бұрын

    Hahahahahaha kula mid baan ahay laftarkaygu caada la iigu socodsiiyey maad odhane

  • @hassanosmaan1059
    @hassanosmaan10594 жыл бұрын

    Ay ay ay Khalid Dhoobo sida uu usoo baxaay hees walpa uu soo saaro waaN dhageystaa funkU xoooG maahane wakaa ✋

  • @riyaamohamed9203
    @riyaamohamed92034 жыл бұрын

    Ka cajisi la,ahay hees mcn caawa iyadey ka shidan tahay♥️🎼🎵🎶🎙♥️👌👍❣💯💥

  • @halimomukhtarhussein8801

    @halimomukhtarhussein8801

    2 жыл бұрын

    Saafi qalajo

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel4 жыл бұрын

    Heestaan inta tik tok ku so araktyy like isaar

  • @mohamudabshirmohamud3799

    @mohamudabshirmohamud3799

    4 жыл бұрын

    Sakal uekedaa

  • @fosiyoabdirahman1734

    @fosiyoabdirahman1734

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial83954 жыл бұрын

    Inta Aaminsan inay Heestani Qarxi doonto Liketa Dhackusiiiya 👍👍

  • @Simmran

    @Simmran

    4 жыл бұрын

    Waqtigaa meey qarxin blse hada ayey iney qaraxdo udhawdahay tiktok iyada kashidan, after 1 month

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle14 жыл бұрын

    khaLiD dHoobo CiDii tagerTa isoo boqo 𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘

  • @baahintawararka1492

    @baahintawararka1492

    4 жыл бұрын

    CABDI BOODHLE LYRICS wll subscribe igu caawi please

  • @poqorsame_official

    @poqorsame_official

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/i4OOztKKiZSTcsY.html wll waan idiin saree iisara ana🙏❤️👑

  • @yusufibrahim5561

    @yusufibrahim5561

    4 жыл бұрын

    Subscribe ii saar pro

  • @zacdamaxamedyuusuf318

    @zacdamaxamedyuusuf318

    4 жыл бұрын

    Khaalid waanu waDana

  • @izneparofficial1912

    @izneparofficial1912

    3 жыл бұрын

    @@poqorsame_official đď1

  • @hanaxalwo7443
    @hanaxalwo74434 жыл бұрын

    Khalid DhooboY Burco Ayaan Ka So SlmyaH Subaxa Saaka ✌😁

  • @monaboqor3888

    @monaboqor3888

    4 жыл бұрын

    Wll awal ma burco ayaad joogty xalwo kismaayooy😂👋

  • @38abdi54
    @38abdi545 ай бұрын

    Watching this masterpiece in 2024❤ Heestaan Xasuus bey igu leedahy Xilli Baan gabadh aan jeclaa u qaadi jiray Marki dambane calaf nakala waday Hope she doing well😌

  • @fardousjamadualeh8822
    @fardousjamadualeh88224 жыл бұрын

    Weligay 100 likes xataa man helin inta iga danbysa igu qabta zhpyal😋

  • @poqorsame_official

    @poqorsame_official

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/i4OOztKKiZSTcsY.html wll subscribe ii saar wllkiin baan ahee🙏❤️👑

  • @jayjayhuson3302

    @jayjayhuson3302

    4 жыл бұрын

    Wll sual hadan ku waydiyo like maxay kuu buuxin’ kuuba saaraye😂qaar baad arkaysa leh hadaad nabiga jeceshahay like ii saar’ may xadiisyada dhagaystaan meesha heesaba ka socde’ maxay nabiga iyo hesaha iskala soo doonen😔😔

  • @fardousjamadualeh8822

    @fardousjamadualeh8822

    4 жыл бұрын

    @@jayjayhuson3302 anba wll garan maayo tijaabaan waday 😂😁

  • @saidabdi73

    @saidabdi73

    4 жыл бұрын

    @@fardousjamadualeh8822 hh kusar ee tijabi jawabta an kasugayna hhhhb

  • @cctvcamera2508

    @cctvcamera2508

    3 жыл бұрын

    Waxa an Ku faraxdanyhe qofkii 100 on an ahaado Wlhi hahahaha

  • @hersare
    @hersare3 жыл бұрын

    Aaway Astanti qurux da soo bood Hadad ima qasho My Atariisho 💃 Sagal Arooryaad u ekidaa 💥

  • @slaveofallah5725
    @slaveofallah57254 жыл бұрын

    ManChaLh KhaaLid DhooBo His Voice 👑❤🙏👏🤴

  • @Khaalidka
    @Khaalidka4 жыл бұрын

    Heestan wey shidan tahay dhankasto , 1 million wey gaari kartaa mardhow

  • @abdulahiali9512
    @abdulahiali95124 жыл бұрын

    Ilhy Hees Ayuu ka Dhigay khaalid Dhoobo Inti Ka Heshay Like Sar

  • @abdihakimmawlid8480
    @abdihakimmawlid84804 жыл бұрын

    keep going khalid dhoobo adigaan kuwataa sxp inta iga dambaysanay like saara asxaapta

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha84484 жыл бұрын

    ale haku danpi dhaafo like wlo

  • @Fatima_abdalla11
    @Fatima_abdalla114 жыл бұрын

    Waqti igu qadatay radinteda wayo fananka mgcisa ma aqon inaba cadi ma aha alyacisak❤❤❤❤

  • @nazirtyga
    @nazirtyga4 жыл бұрын

    KhaliT DhooBo nin heeSiHi LaGa soGayay o lasOo RagaY Ku TaGeraH lPh ❤👌👍👏

  • @caaqilka4379
    @caaqilka43794 жыл бұрын

    Heestan magaceedu wuxu ku qurux badanyahay qeybta dhextaalka u ah heesta "inaan ku jeclahay ogsonida"

  • @nasteexohenna8286

    @nasteexohenna8286

    3 жыл бұрын

    Abowe subscribe kuu sary ana isaar guul wcn abowe

  • @mohamedabdi-gl6cv
    @mohamedabdi-gl6cv4 жыл бұрын

    Inta Tik tok Kasoo Maqashay Like 👍

  • @faraxabdillahi5227

    @faraxabdillahi5227

    3 жыл бұрын

    lsmail mo 3

  • @safiyosafiyomqw4246

    @safiyosafiyomqw4246

    3 жыл бұрын

    Xld

  • @xafadgm4620

    @xafadgm4620

    3 жыл бұрын

    👍👍

  • @cabdiraxinserabta3321

    @cabdiraxinserabta3321

    3 жыл бұрын

    ❤❤💋💋💋💯😍@@safiyosafiyomqw4246

  • @nimcoquen7442

    @nimcoquen7442

    3 жыл бұрын

    ❤💋💋❤love

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond48214 жыл бұрын

    Khaalid dhoobo nin aan taageero 😘😘😘😘 salaan sare hno😊

  • @YoungBoss-7
    @YoungBoss-74 жыл бұрын

    Inta reer buuhoodle ah Ee ILadaa Wanaysa Like Dhac Iigu Zii😅😅🤟

  • @amalmohamed4935
    @amalmohamed49354 жыл бұрын

    Inaan ku jecelahay ogsoonida.♥😭

  • @maahirhilaacxassan2637
    @maahirhilaacxassan26374 жыл бұрын

    Heestan inta ila sugeesay like dhac kusii

  • @shakirjr7269
    @shakirjr72694 жыл бұрын

    Inan ku jecelahay og soonidaa Hees khaamteeda wadata Khaalid yare hore usoco lil bro Waqal Studio walayabay video_yadada bro 🙏

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji2 жыл бұрын

    Wow dhaaya aragee asteesnidaa akhlaaq wanaagee asturnidaa eheleki nolashaa abuurnidaa amaizing song ♡♡.

  • @sir__cmc
    @sir__cmc4 жыл бұрын

    Inta uu notificationka heestu u usoo dhacay like saara odayga Hees laxan fiican leh❤

  • @poqorsame_official

    @poqorsame_official

    4 жыл бұрын

    ZER DAWLAD kzread.info/dash/bejne/i4OOztKKiZSTcsY.html wll subscribe ii saar wllkiin baan ahee🙏❤️👑

  • @yusufibrahim5561

    @yusufibrahim5561

    4 жыл бұрын

    Subscribe ii saar pro

  • @sihambabylovesihambabylove5128
    @sihambabylovesihambabylove51284 жыл бұрын

    Waqal studio heseysosaren okalakicin majiro😍😍😍😍👏👏👏

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic4 жыл бұрын

    Haloso duceeyo al fanan cabdi yare oo aad ugu xanuuunsanaya magalada hargaysa walaalayaal 🤲🤲

  • @commentdevil4016

    @commentdevil4016

    4 жыл бұрын

    Maxa helay walal

  • @zamzammohamed1521

    @zamzammohamed1521

    4 жыл бұрын

    Allaha caafiyo maxaa helay

  • @AbdirazakDadaal.official

    @AbdirazakDadaal.official

    4 жыл бұрын

    Aamin aamin ilahayow caafiy wll

  • @essateddyofficialmusic

    @essateddyofficialmusic

    4 жыл бұрын

    A, Dadaal Official aaamin wllo qli

  • @FilmKoob

    @FilmKoob

    4 жыл бұрын

    @@commentdevil4016 fadlan wll subscribe igu cawi

  • @Awrproduction
    @Awrproduction4 жыл бұрын

    Khaalid dhoobo waa HOOBAL . Fankiisu waa mudh baxay. Keep going waqal team.

  • @abdifataahyuusuf9508
    @abdifataahyuusuf95084 жыл бұрын

    Khalid dhoobo legend la tebay wuu soo laabtay libaaxu Waqal studio na keep goin baan leeyay

  • @nimcoibrahimxbbxjx9173
    @nimcoibrahimxbbxjx91734 жыл бұрын

    www masha Allah horay u soco waadbo socotayee k kkk Mahad sanid

  • @ahmedmhme3035
    @ahmedmhme30354 жыл бұрын

    inTa Tiktok kasoo aragTY like iisaara 🔥🔥🙌🔥🙌🙌🔥🙌🔥🔥🙌🙌🔥🙌🙌🙌🙌🔥

  • @miiganbedel2447

    @miiganbedel2447

    4 жыл бұрын

    🌹🌹🌹🌹❤❤❤✌✌😋😋

  • @nuurasaleebaan5077

    @nuurasaleebaan5077

    3 жыл бұрын

    Wow

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi4 жыл бұрын

    Time waqal Situated ana u horey

  • @Yoolskills
    @Yoolskills4 жыл бұрын

    *IDIRIS DABACASAR💥KHADAR WAQAL* HEES ANEY DUUBIN MA QARAXDEE TAA HALA OGAADO.

  • @Mohamed-Roble4
    @Mohamed-Roble42 жыл бұрын

    Markaaad gaari raaxo ku dhageysaneysid iney macaantahay kuna raaxeysaneysid like haila agmarin 👈👈👈👈👈👈👈💖💖💖💖💖

  • @iidmaxamed9611
    @iidmaxamed96114 жыл бұрын

    Waqalka shaqalka maqalka waa layaabay keep goin

  • @abdisalaamyampro3468

    @abdisalaamyampro3468

    4 жыл бұрын

    Iidka Duula

  • @raxmadagan3553
    @raxmadagan35534 жыл бұрын

    Ayyy Khalid in the building 🔥🔥🔥🔥🔥❤💯💕

  • @abdiwasac9989
    @abdiwasac99894 жыл бұрын

    Dhoobo horey usoco erayada styleka duubista intuba way iga gadanyihin

  • @poqorsame_official

    @poqorsame_official

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/i4OOztKKiZSTcsY.html wll subscribe ii saar wllkiin baan ahee🙏❤️👑

  • @hampasaofficialchannel8355

    @hampasaofficialchannel8355

    4 жыл бұрын

    @@poqorsame_official su

  • @habaneofficial1208
    @habaneofficial12084 жыл бұрын

    waqal ka allah ya parik❤🔥😍

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial12474 жыл бұрын

    Inta heesta 1:15 Am Habeen Nimo Ila daawanaysa *Like* Ha iisaarto

  • @poqorsame_official

    @poqorsame_official

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/i4OOztKKiZSTcsY.html wll subscribe ii saar wllkiin baan ahee🙏❤️👑

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Жыл бұрын

    Wxn ku faraxsanhy gabadhii heestaan aa isku baranay inaan wada socono wax ku dhaw sanad insh allh waqtigu hanawada saacido

  • @jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226
    @jacayldhaxlgalawaxdhamalaw92264 жыл бұрын

    Fanaan kani waa midka kaliyen taaageero wlllhida❤❤❤❤❤😪

  • @hayeeydoliga3519

    @hayeeydoliga3519

    3 жыл бұрын

    Wll tagerida iyo ka helitanka kla saaar 😂😂😂

  • @squeen8526
    @squeen85264 жыл бұрын

    Hestan qof i so diray Ala yacizak boqor khaalid dhoobo❤️❤️❤️❤️

  • @somalikiddancers9202
    @somalikiddancers92024 жыл бұрын

    Dhoobo yare 👑💥

  • @enahachiofficial8514
    @enahachiofficial85144 жыл бұрын

    First___Comn___Like_Isaara_Inta_Waqal_Ku_Xidhan

  • @zultanphotography9737
    @zultanphotography97374 жыл бұрын

    Wooow hees lawada sugaayey top

  • @zakariyeciro1524
    @zakariyeciro15244 жыл бұрын

    Caadimahan heestaan wa soconaysaa🔥

  • @user-wv7rh9bl5i
    @user-wv7rh9bl5i3 ай бұрын

    Love from Latvia 🇱🇻 ❤ love Somali songs

  • @batransuleiman8313
    @batransuleiman83134 жыл бұрын

    The beat thoo 💥💥

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz31954 жыл бұрын

    Team WaQal keep Going🏆

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog38064 жыл бұрын

    Tiktok ayaan kasooo arkey heestan ♨️♨️😍

  • @djhanadofficial4598
    @djhanadofficial45983 жыл бұрын

    HEESTAN WAA HEESTA KALIYATA EE UU KHAALID DHOOBO UU KA HELEY AMAAN BADAN WAXANA U HORMUUD AH AMAANTAS CID KALE MAAHA WAQAL STUDIO HORMUUDKA GESKA AFRICA GO FORWARD KHALID DHOOBO YARE AND TEAM WAQAL STUDIO 🩸🌹💖💝⚘

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase72444 жыл бұрын

    *Inan ku jecelay ogsoonida inapti* 🤚

  • @deeqacabdulahi273

    @deeqacabdulahi273

    4 жыл бұрын

    Anaa ka darn aboowe🙄

  • @hoodocabdi7796

    @hoodocabdi7796

    3 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi4 жыл бұрын

    #kHaLid dHoobo yarE 💚💭❤ HeezaHa zoo badi C0d cidi kuGu GaadHi mayz0

  • @rahmaismail468
    @rahmaismail4684 жыл бұрын

    dhooba yare fanaan codkiisa ku jooga mglda ❤🥰⚘

  • @amaljokar8338
    @amaljokar83384 жыл бұрын

    Heestan million wey gareee 1 months dhaxdiiza besti song 🎶🎵🎵🎵💯💯💯♥️

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal35163 жыл бұрын

    dhamaan azxaapta muraadadeenoo ale ha inoo sahlo amiin soo qor

  • @khaliilkhadar2473
    @khaliilkhadar24734 жыл бұрын

    ❣❣waqal studio Amazing youtuber ama noocaa keena ama naga daaya🥰

  • @Suhaila685
    @Suhaila6853 жыл бұрын

    Absolutely fav song so far 🥳😍

  • @maxamedboobe
    @maxamedboobe4 жыл бұрын

    Waa erayadii abwaankii weynaa ee cabdi nasir qalinle

  • @hujuumlastking1390
    @hujuumlastking13904 жыл бұрын

    100m ay u qalantaa heestaa inaa ku jeclahay ogsoonidaa wow wow wow ❤✌

  • @Chouriye76
    @Chouriye764 жыл бұрын

    WN ka xUmaHaY DaDka aan wali HeesTaan arkiN😂😅🙆‍♂️☠

  • @susuzan9499

    @susuzan9499

    2 жыл бұрын

    Anigu imikanba arkay kawarran 😄😄😄

  • @aamiintube4135
    @aamiintube41353 жыл бұрын

    Inta izka daaweynza mrki ay pri hore zo paxday like😂😂😂

  • @kingzamiirofficial8871
    @kingzamiirofficial88714 жыл бұрын

    XiLi habeena hadad heesta Dawanayso Subscribers and Like Hayga ilaawin

  • @soumeyamohamed3154
    @soumeyamohamed31544 жыл бұрын

    Khalid dhoobo❤️✨😍ax yaa cood❤️

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer14774 жыл бұрын

    Top 1 wlhi best song cod iskagadaa wiilka

  • @saidabdi73
    @saidabdi734 жыл бұрын

    Waaaaw szp wan kutagera khaliid dhoobo dayax band miyad ka baxdy beryahan mel kuma cadide

  • @yaasiinabdirahmaan764
    @yaasiinabdirahmaan7644 жыл бұрын

    Waqal Tagtay oo Talabsatsy 1M Idin RajeynaaH

  • @allenduraan1893
    @allenduraan18934 жыл бұрын

    Inan waqal jeclahay ogsooniya🤗💯❤

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz75734 жыл бұрын

    Khaalid dhooba yare ♨️🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ikraanaxmed7059
    @ikraanaxmed7059 Жыл бұрын

    Aqlaaq wanaagey asturnidaa markuu yiri anaaba isku moodey inley qaadey😍

  • @cabdiwaasacaxmed1805

    @cabdiwaasacaxmed1805

    Жыл бұрын

    Ilaahay wllo wanaagaaga hakuu siyaadiyo kaamana qaado

  • @kawtharabdi9812
    @kawtharabdi98124 жыл бұрын

    And the videographer deserves an award Good job ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hajikhaletofficial7665
    @hajikhaletofficial76654 жыл бұрын

    Khalet 🖤👌

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii334 жыл бұрын

    Codkiiga Ina Caddi Maa Han Dheeshiisa Kalay iska Aran Kal iyo Laab waan kugu Haystaa ❤❤💘✌✌✌

  • @user-mt7ur1ky4g
    @user-mt7ur1ky4g4 ай бұрын

    Alx waxn haysta wiil ijecel markan wayey kan anigu jecla 4/8/2023 cawa na waa 29/2/2024 ilahow calaf igu dar

  • @shukriabd6552
    @shukriabd65524 жыл бұрын

    Laba bilood ka dib manta dawaday hees wax kle eh wa🔥🔥🤞🏻

  • @mahadabdiahmed8926
    @mahadabdiahmed89264 жыл бұрын

    Heestaan 1m markey gaarto hala isoo qabto.❤

  • @nasteexamaxamuud1158

    @nasteexamaxamuud1158

    3 жыл бұрын

    Way gaartay

Келесі