Kaftanka Siyaasadda 427 oo aad u xiiso badan.

Kaftanka Siyaasadda 427 oo aad u xiiso badan.

Пікірлер: 416

  • @SomGrl88
    @SomGrl8810 ай бұрын

    SSC waka gulaysatay argagixisadii SNM alxmdulilah!!. So happy for them.❤❤

  • @Yong_457

    @Yong_457

    10 ай бұрын

    Ciyaar wa galin gambe😅😅

  • @saidsuleiman7365

    @saidsuleiman7365

    10 ай бұрын

    @@Yong_457 bring it on baby 🤣

  • @SomGrl88

    @SomGrl88

    10 ай бұрын

    @@Yong_457 so dhakhsada. Soo dira odayashii patient ka a aha iyo xata muuse fircoon. One way ticket with no return ba sugaya.

  • @Somfox1

    @Somfox1

    10 ай бұрын

    Somali Somali dilayaa waa naxdin weyn .. Marka Alle ha inoo keeno madax daacad ah oo qabyaaladan iyo Qabiilkan Qoomiyadii Somaliyeed isku dhamaysay inaga saara Insha Allah

  • @Somfox1

    @Somfox1

    10 ай бұрын

    @@Yong_457 Ciyaari Galin danbe maaha .. Maalinta aakhiro qof walba iyo naftii walee in aan Qabiil hebel iyo qabiil hebel laguu xisaabeyn .. Marka Somalida Qabiilkii baa kala weynaaday islamnimda , Bal ka waran Hadii Gabiley Dhulbahante Madaafiic la dhacayo oo ay yidhaahdaan Somaliya kama go i kartaan , Taasi waa Khalad cad , sidoo kale in Laascaanood madaafiic lala dhacaa waa Khalad marka Cabdifataaxow Somali xaq daro bay isku dhamaysay walee .. ee adiga naftaada iyo cadaalad ku dadaal walee .. Allahu maa Balaqtu

  • @ahmedkarie349
    @ahmedkarie34910 ай бұрын

    Guulbahante gobonimo sharafley landereh They are the real patriotic Somalian warriors

  • @abdimuse7911

    @abdimuse7911

    10 ай бұрын

    dhulbahante kaligii ma dagaalamini, ee waxaa la socday daarood iyo soomaali kale..awooda intaa leeg maba hayn adna waad ogtahay, ana waan ogahay, allana waa ogyahay

  • @AliMaskiin

    @AliMaskiin

    10 ай бұрын

    ​@@abdimuse7911waxa doontid isku aqrii. Harti baa Kala maqan haa isuku keenin. Adnan Darood ku walateen

  • @umams2905
    @umams290510 ай бұрын

    Yasiin waa rageedii xasuuqa xasuuq baa kahoreeyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays839810 ай бұрын

    Hadaad lafo cusub oo kale u xambaariseen ee yaa aamusiin forever 😢

  • @liibaanabshir1725
    @liibaanabshir172510 ай бұрын

    Waa duul kibray laakiin waa la kibir jebin insha allah idoor

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi557510 ай бұрын

    Allaah naftiisuu ka xarimay dulmi ee walaalayaalow Allaah haloo noqdo

  • @moohaayare4411
    @moohaayare441110 ай бұрын

    Yasin ducale la,aantiisa maba daawan karo kaftanka siyaasada he is the best yasin yare maku wanaagsana hadiisa aad keeneyso yasin yare qosolka uu qoslaayo waa zaa,id qeeylo naga yareey ku dheh Yasin ducale is the best for ever

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq10 ай бұрын

    Muusa Afqalooc Masiibo haku dhacdo,Wayba kudhacdaye.Caruur yaryarbay soo lugooyeen, Subxaanallaah 🤔🤔😂

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    10 ай бұрын

    8 bilod baa la eryaaney Huwanta hal maalin baa la eryadey Ciidnaka qaranaka ciyaari waa galin danbe

  • @AhmedAhmed-dh7qu

    @AhmedAhmed-dh7qu

    10 ай бұрын

    @@abdullahiomarali5241waa ina eryaday ila Gumaays 7 km uu jirta Oog deegaan Issaq

  • @khadraosman1724

    @khadraosman1724

    10 ай бұрын

    8 bilood waxaa la dilyey😂saraakiishiinii

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi620210 ай бұрын

    Alla jecliyaa Garsoorka Allaah weyne Raxmaanka baxariista badan . 🌿🌿🌿🌿🍀🍀 Ali Xaraare waan kuu Duceeyaa Anigoo Aan waligeey ku arkin Waayo bulshada soomaaliyeed ayaa runta u sheegtaa Waliba si ixtiraam leh Mahadsanid🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿 Wanaag

  • @awalechannel7129
    @awalechannel712910 ай бұрын

    cali xarare ilaahey qeyr haku siiyo soomaalina miyirka alle ha usoo celiyo aamiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir149510 ай бұрын

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood.

  • @nadifoabdi8621

    @nadifoabdi8621

    10 ай бұрын

    Aamiin

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif146210 ай бұрын

    Cali harare alle hakubarakeyo 🎉

  • @asmarshow2400
    @asmarshow240010 ай бұрын

    Caawa barnaamijku Wuu nagu Fooraraa Caliyoow Lkn waanu ku wadanaa mar walba adiga From Hargaysa

  • @diyeshe-yare

    @diyeshe-yare

    10 ай бұрын

    Ma runta didaysa

  • @warsamemeesho5949

    @warsamemeesho5949

    3 ай бұрын

    thanks goojacade

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi557510 ай бұрын

    Walaalo caliyoow waa waxay iyagu samayn lahaayeen bay mala awaalayaan waa dad aad uxun badankoodu badankoodu waa waxaasoo miiran runtii Allaha na wada hanuuniyo Amiin

  • @abdulkadirmohamed7879
    @abdulkadirmohamed787910 ай бұрын

    Thanks very well explained that is true.

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka310110 ай бұрын

    Legend kenty 😂so funny carwo ila gashandhig 😂😂yasin ilah kuguma so jediyo

  • @user-ki6ip9rp3z
    @user-ki6ip9rp3z10 ай бұрын

    Kaftanka siyaasada waa qosol miiran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muslima45
    @muslima4510 ай бұрын

    Dhulmigii ay wadeeyn baa Allah ku foorariye Imisaa la la haa ka jooga Imisaa la lahaa Ilaahay ka baqa

  • @Somfox1
    @Somfox110 ай бұрын

    Kalmada aan la yaabay waa Kalmada G-da marka la eego Somali waqooyi 1) Goojacade 2) Gacanlibaax , 3) Goda 4) Garaad , 5 ) Gala dagaalka 6) Goof 7) Garxajis , 8) Gudi 45 9) G-36- Marka G-da iyo Somali waqooyi Allow Nabad Dhex Dhig AAMIIIN

  • @sahraj3885

    @sahraj3885

    10 ай бұрын

    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @AliMaskiin

    @AliMaskiin

    10 ай бұрын

    😂 war waxba uu fiirsatay

  • @Somfox1
    @Somfox110 ай бұрын

    Cali Xadhaadhe Somali rasaas bay isla dhacaysaa .. Maxa xal ah , ma ciil baan qabi lahaa hadii Cadow shisheeye lala dagaalamayo .. Allow umada Somaliyeed dhamaan no nabadee oo no Barwaaqee AAAMIIIIN

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb10 ай бұрын

    Jeneral sheegoow waa la dulmiye

  • @FreemanV99
    @FreemanV9910 ай бұрын

    Waxan dhan ee is haysta, yagoo sidaas isu haysta ayay Ethiopia qabsan doontaa dhawaan, markay Amxaarada soo kala baxaan. Note that down somewhere for reference.

  • @mohamedmohamud4316

    @mohamedmohamud4316

    10 ай бұрын

    Beentaa sow kuwan waa inuu bad helnaa tagan lkn somali maryooleey na waxeey tagan yihin xuduudi ingriska soo xireynaa maba oga in badiisi loo soo socdo kkkkkkk ilaahayow mey qabsato somaliya oo dhan Ethiopian ku

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan444710 ай бұрын

    viva Harare and yaasiin qoslaaya viva somalia American tv

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre182110 ай бұрын

    Very sad this pleases the Somali enemies and weakens the Somali prestige. But never too late forget what has happen, we must return to our creator and repent and return to our roots of being a united Somali.

  • @yasminmohames1922

    @yasminmohames1922

    10 ай бұрын

    💯💯😥

  • @MusTafa-wp1nt

    @MusTafa-wp1nt

    10 ай бұрын

    War meeshaan 4 nin oo snm magac ku lahaa ayaa si qabyaali iyo maskixiyan ah u afduubtey shacabka masaakiinta ah ee waqooyi galbeed. Reer barigu waa ka badbaadeen in jamhad qabsato, xagaa taladu waxa ey ka go'daa isimada. Waa dowlado yaryar oo isu tegey sida carabta. Oo weliba qadiimi ah. Maakhir sultanate, MJ kingdom iyo quwadi darwiishta ee taliskeedu ahaa taleex

  • @MusTafa-wp1nt

    @MusTafa-wp1nt

    10 ай бұрын

    Colaadahan waqooyiga soomaalia ka socda waxa hagraday isimada beesha isaaq. Waa u jeednaa in ey cabursanyihiin, laakin waa in ey geesinimo muujiyaan sida boqor buurmadow

  • @aminaabshir1495

    @aminaabshir1495

    10 ай бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️

  • @MusTafa-wp1nt

    @MusTafa-wp1nt

    10 ай бұрын

    Umalay maayo in Garoowe iyo burco cidi xuduud Kala dhexdhigi karto. Isaaqow walaalayaalow waa hishiinaynaa, qoodhiin iyo xeradiin muuse Nala qabta. Dabiilahaa carliga dhiiga ku daadiyey.

  • @garada6921
    @garada692110 ай бұрын

    Absultly this video ITS wander full i like 👍 it lover ❤runta iyo xaqiiqda

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint102210 ай бұрын

    Sidi Arabka loo jabay daraad. Guul Garxajis

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed590310 ай бұрын

    Xasan sheekh jabka gooja cade ayaa umuuqda ciidankii soomaaliyed ee hilibkoda bahalku jiidjiidanayo ee cadowga loo loogay wax naxdin iyo dhib kuma hayiso tolow soomaali xaguu kuwada mala is weydiiyey. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @Somfox1
    @Somfox110 ай бұрын

    Somali nation has a long way to go , wheter it is Somalia or Somaliland , we have corrupted leaders , looters who divided the nation into clans , as long as we have corrupted leaders dividing our nation into clans and looting public funds we will never get Stable Somali Nation .. that is the fact !!!

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi620210 ай бұрын

    Rabbiyooow ummadda Islaamka Qalbigooda iyo quwadooda mideey🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🌿🍒🍒🍒🍒🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛Nabad iyo caana

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas188110 ай бұрын

    Wadanka xasan sheekh baa hogaamiye aloow si uun nooga kaxay xasan sheekh yaa alaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie872210 ай бұрын

    Alxamdullillaah

  • @DooGeeye
    @DooGeeye10 ай бұрын

    Yasin Du'ale, jir oo joog my legend

  • @bby6
    @bby610 ай бұрын

    Victory for ssc khatumo state of Somalia and harti darood inshallah

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger771910 ай бұрын

    Kuwa buurta saaran baa tuuri muuse saamiri. Guul Garxajis. 🌹

  • @sahraj3885

    @sahraj3885

    10 ай бұрын

    In Shaa Allah ❤

  • @user-fu5fk9hv4l
    @user-fu5fk9hv4l10 ай бұрын

    Cali xarare wan is wadiiya somali qoof adokale ma laga heelaya from jabouti

  • @Laylal899
    @Laylal89910 ай бұрын

    well said Ali Harare

  • @leyla1omar-cm8bc
    @leyla1omar-cm8bc10 ай бұрын

    Best cali Hareri ❤❤

  • @husenaxmed3384
    @husenaxmed338410 ай бұрын

    Ax. Ax.heer Laas caanood waa la dulmayaa.

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb10 ай бұрын

    Alloow sahal amuuraha

  • @suqriyaahmed1588
    @suqriyaahmed158810 ай бұрын

    Ku saliya nabiga sich

  • @wiilkahamigafogleh4318

    @wiilkahamigafogleh4318

    10 ай бұрын

    Scw

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie872210 ай бұрын

    Naaskii kuqabay Mr bootaan qarac buu ahaa ma reer abtigay baan madfaca u quuraa wax iga horyimaada aygaan u jeclahay

  • @aarmaxamed234
    @aarmaxamed23410 ай бұрын

    Adeer muuqaalkan wuu horeeyay warka dilka ayaa dambeyay

  • @Fardouzadebar
    @Fardouzadebar10 ай бұрын

    Asc wr wb! Huno Ali Harare Allah ha ku xafido Insha Allah

  • @jamalomar7508
    @jamalomar750810 ай бұрын

    Yasin ducale qosol weyne waa yimid 😆😆😆😂😆😆😂😂😆

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa198410 ай бұрын

    Wow unbeleivable.

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed545510 ай бұрын

    Waxaan kahelaa sida yaasin waxaan ogayn camal isaga dhigo warka 😂😂

  • @shariifkashantasoomaaliyeed
    @shariifkashantasoomaaliyeed10 ай бұрын

    Alle ha idin wada xifdiyo dhamaantiina, anaguna Alle Ha inagu Duwe alle ka cabsi

  • @hamdi27889
    @hamdi2788910 ай бұрын

    Waa lays jiirey ma baabuur😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiali9840
    @abdiali984010 ай бұрын

    Ali we need the address of place where can buy the oil Safa. Thank u

  • @jonyar701
    @jonyar70110 ай бұрын

    Somaliland is coming .. hope u prepare a show for that … guuuul somaliland 🔥🔥

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud9047 ай бұрын

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah

  • @nrcabdi
    @nrcabdi10 ай бұрын

    😢..😢.😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @NabillaAbdi
    @NabillaAbdi9 ай бұрын

    Waa heer weyn

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb10 ай бұрын

    Aamiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589910 ай бұрын

    Yaasiin very funny 😂😂😂 Botaan sarkaalkii waynaa baa la qabtay

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw10 ай бұрын

    Waa kumahadsanyahiin Iney siwalba usameyan guusha rabi siiyey harti

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o10 ай бұрын

    Shaah baa carfayo dheh

  • @bullemoha8362
    @bullemoha836210 ай бұрын

    Gabadha yar allow caafi ameen

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed790010 ай бұрын

    Muuse Juudaan Ayaa ilaahay U Soo Diray

  • @osmandaad8275
    @osmandaad827510 ай бұрын

    mashaalaah ❤😂❤

  • @umams2905
    @umams290510 ай бұрын

    Manihin wallo anagiyo idoor in la bir bireeyo weyaan idoor

  • @museaweys8825
    @museaweys882510 ай бұрын

    Andrew tate said"you have to have free mind to free your self "many people don't have free mind,Caliyow.

  • @ayanali3484
    @ayanali348410 ай бұрын

    Ilaahya nabda ha ka dhigo wadanka

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed729310 ай бұрын

    WAA IGA QOSLIYEY YAASIIN,WAY HURDEEN BUU DHAHY, MAY HURDINE NACASNIMADII IYO DULMIGII AYGALEEN BAA JEBIYEY ,,ALLAAH MAHADAA LEH

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894310 ай бұрын

    Mahadsant walaalkey cali xarare

  • @khadrayacin1222
    @khadrayacin122210 ай бұрын

    Mid cusub keen

  • @nuurabdu8217
    @nuurabdu821710 ай бұрын

    WAA beenta Waa lalaayey dhamantood

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r10 ай бұрын

    Asc caliyow hada ka hor ayaan waxan martigaliyey qof dumara qurbah markas bay iishekaysay ayado muuse ka cabanyso>

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi103810 ай бұрын

    Reer hargaysa ayaga maxabiista dila oo silciya runti not reer ssc

  • @user-xq4ed2kk5p
    @user-xq4ed2kk5p6 ай бұрын

    Waa la iskaga dabeey lascanood huwanta lascanood

  • @abeezofficial4888
    @abeezofficial488810 ай бұрын

    Suldaan cali harari..💪

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir352910 ай бұрын

    السلام عليكم الاخوة علي حراري وياسين دعالي المحترمين 🎉🎉🎉🎉

  • @Kidaar
    @Kidaar10 ай бұрын

    Engineer amiiir.

  • @suadabdirahman5194
    @suadabdirahman519410 ай бұрын

    Illahay ka baqa waad dhimanysaae

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani71110 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @NabillaAbdi
    @NabillaAbdi9 ай бұрын

    Marki hore waad fiicneed

  • @fatimanour9793
    @fatimanour979310 ай бұрын

    Ninkaan Wa Horgal Muse Biixi Cali Xarare

  • @xawadiiriye9680
    @xawadiiriye968010 ай бұрын

    Bahda American tv Weriye cali xaraare iyo weriye Yaasiin Ducaale Asalaamucalaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh Maa shaa Allaah

  • @istaradan9237
    @istaradan923710 ай бұрын

    Waaa lalayalaya

  • @nuurabdu8217
    @nuurabdu821710 ай бұрын

    Walaahi inano kanba aheen kani Waa midkale

  • @abdikadirchief8706
    @abdikadirchief870610 ай бұрын

    😂 i like kaftanka siyaasadda, you know how to Hit the nail on the head hahahe

  • @youcooper673
    @youcooper67310 ай бұрын

    As usual somali America tv support on side.

  • @Somfox1

    @Somfox1

    10 ай бұрын

    Somalis must get Good leaders , Somali Nation where ever they we made our people to suffer .. and this must stop.. Somali nation has a long way to go , whether it is Somalia or Somaliland , we have corrupted leaders , looters who divided the nation into clans , as long as we have corrupted leaders dividing our nation into clans and looting public funds we will never get Stable Somali Nation .. that is the fact !!!

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali10 ай бұрын

    Mansha allah Ali Harare iyo yasiin Duale aad baan u jeclahay yasin Qosolkiisa Fake ta ah. Waanada iyo taloyinka ku mahadsanid Ali 😂😂😂 yasin duale ma xasan shiikh baa markuu wadanka Qabsaday wada dagaal

  • @user-hh1wf1iq8w
    @user-hh1wf1iq8w10 ай бұрын

    Gooja cade anaa caawo jooga lug qaada wan haysta

  • @abobasement346
    @abobasement34610 ай бұрын

    I’m so happy in lah jebiyay Argagixisadah museh damer iyo irir moryan

  • @safamarwa3597
    @safamarwa359710 ай бұрын

    Anigu waxaan amri lahaa in mid kasta oo askariya ha laga qaado magtii ragii ay dileen iyo qiimihii guryihii ay dumiyeen

  • @Dulmar143
    @Dulmar14310 ай бұрын

    Calaw inader maanta ka dhin saraakiisha dee ileen waxani way iska dhamaane waa ku sidee... from buroa

  • @Dulqusley
    @Dulqusley10 ай бұрын

    Guul Harti

  • @Avvaccado
    @Avvaccado8 ай бұрын

    Ali Abdi Hadhaadhow Kaftanku Marka Yaasiin Ducaale Markuu Kula Daadihinayo Buu Asal Yahay

  • @adnanismail5416
    @adnanismail541610 ай бұрын

    Asc aad baan u dhageystaa Halka wada adiga yaasin

  • @abdihaki
    @abdihaki10 ай бұрын

    Alle ha guuleeyo SSC KH & dhamaan jamahirta

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c10 ай бұрын

    Ali Xaraare Iyo Yaasiin Ka Hadla Dagaalka Dowlada Ee Kula Jirto Cadowga Somali Ee Qawaarijta Ah, Iska Daaya Reer Koraad Is Dagaalay Aaka Hadleysaan.

  • @NabillaAbdi
    @NabillaAbdi9 ай бұрын

    Anoo gabadh ah quriga waa adkaa

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah156210 ай бұрын

    Asc Ali Abdi xarare waad xaqsoortay ilahaybaa runta kugu jeclanaya sxb

  • @nadajama1223
    @nadajama122310 ай бұрын

    Cali xarare waa qof wanaagsan ❤

  • @muslima45
    @muslima4510 ай бұрын

    اللهم ارنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه اللهم صل على محمد ♥️

  • @ibrahimabdullahi-ds2iz

    @ibrahimabdullahi-ds2iz

    10 ай бұрын

    @a❤

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele823510 ай бұрын

    Sxb Ali haraarow anuu waxaan kahelaa yaasiin ducaale waad yaasiina badantahaye waayo wuxuu kaftanka inoola wadaa sidii larabay waayo waa sidii nin aan waxbaba ogayn

  • @aliabdi5590
    @aliabdi559010 ай бұрын

    Wandhwnhay yasiin vs ali xarare

  • @NabillaAbdi
    @NabillaAbdi9 ай бұрын

    Kaftan yo siyaasad ismaraacaan

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden520910 ай бұрын

    Asc ustaad adiga &yasiin qoslaaye sxb keep going oo markaad warka wadaan bal ducada ku dara in Somali bogooda burcad isku mariyo walaii markaan maqlo war ku saabsan Somali calooshaa I xanuunta meel kastoo ay Somali ku noshay waxaba imika igu daran Somaliland G36 ayaa ka dambeeyey in SSC jabiso Ciidanka anigu waxan u arkaa in SSC xaq ku tagantay oo ay xaq udirir yihiin hore ayaa loo yidhi ina Ragi walal wax uu ku dhaamo lawaa waan idin salamaya ee waxad ku dartaa meshan ay Somali ka hagaagi laday waa dulmi ay isku geysteen ee ilahay unoqda dheh oo iscafiya qayrkiin baad ka hadheene bilaa calayk iga gaadhsii arinkaa Ustaad

Келесі