Ali Harare vs Martin Hab dhaqanka cuntada iyo Soomaalida Qaar, Arin la yaab leh

Ali Harare vs Martin Hab dhaqanka cuntada iyo Soomaalida Qaar, Arin la yaab leh

Пікірлер: 136

  • @abdiabdisalam7274
    @abdiabdisalam72743 жыл бұрын

    Ali waxaad ilawday siday u raamsadaan Ama u calaliyaan, dadka Qaar hilibdaqlahaa la arkaaa

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed58543 жыл бұрын

    Absolutely true and I hope our people can benefit from this program, Ali and Martin many thanks

  • @maxamuudtifuali4478

    @maxamuudtifuali4478

    3 жыл бұрын

    s

  • @adanmohussein
    @adanmohussein3 жыл бұрын

    Aniga waxan ka shaqeeyaa restaurant weeyn oo Nairobi town ku taalo waxan ka ahay supervisor Runtii qaabka Somali hadan nahay aan wax u cuno iyo qaabka umadaha kale wax u cunaan isuma dhowa Kow horta afka Iskuma qabano markan cuntada calaanjineeyno Marka labaad gacanta Ayaan leefnaa Waana qeylinaa dulqaaad malihin

  • @user-bc2ir5ix2r

    @user-bc2ir5ix2r

    3 жыл бұрын

    sxb faraha in la leefo waa sune marka cid kastaaba dhaqan ayay leedahay somalidu waxay samyso oo dhan ma xuma mana wada wanaagsana

  • @sambuusmilano
    @sambuusmilano3 жыл бұрын

    Sidda aan u danbeyno waxyaalaha ADUUNKA kale ayaan dhaqanka cuntaddana ugu danbeyna waxaa ka midda "buuqa qeylidda badan leh, qashinka la tuuro, faradhaqa lagu xaakoodo, daacada, raashinka xadka leheen oo la cuno dhaqanka anshaxa iyo asluubta la'aanta leh" maqayaddaha qaarkood oon wax tayo leheen sameyn ama aan leheen standard HACCP NADAAFADDA IYO CUNTO TAYO LEHEEN AMA TAARIKHDA RAASHIN DHACDEY. AMA CHEMICALY DANGER EH LAGUU KARIYO laakin waan ka bexi doona INSHALLAH laga bilaabo maqayaaddaha dib u habeyn iyo casiriyedeen lagu sameyo ka bacdi dadka la wacyi galiyo.LA BARO ANSHAXA IYO ASLUUBTA. @SambuusMilano

  • @saxarlaali6863
    @saxarlaali68633 жыл бұрын

    This is my favorite video of restaurants🌹🌹

  • @june6206
    @june62063 жыл бұрын

    War cali waxaad sheegtey oo dhani warun lakiin dee sheekadani martiin bay kasoo bilaameysa anagana hanagu soo danbeyso wa hadey cadaaladi jirto

  • @rashidawad5825
    @rashidawad58253 жыл бұрын

    martin waxaan kula talin lahaa in aanu siinsan isagoo live ku jira

  • @alibaax5346
    @alibaax53463 жыл бұрын

    Musafe Martin inuu two weeks self isolation galo weeyi. Durayba haya

  • @sabahibrahim1285
    @sabahibrahim12853 жыл бұрын

    Dhaqan bad ka hadlaysan hdana waan dawan kari waynay wiswis wale somali dhaqan udhamays tiran yhy majiro idinkaa tusale u ah wad samYnaysan hdana anagad wax noo shegaysan

  • @xamdixaaji4178

    @xamdixaaji4178

    3 жыл бұрын

    Cali xaraare waxba ma sameeyn

  • @canabsoomaali3285

    @canabsoomaali3285

    3 жыл бұрын

    Sabah qofku ma duufsan karo miyaa? Ma duufkuu isku celin lahaa?

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis29843 жыл бұрын

    Barnaamijka anoo gaajaysan qado sugaya daawaday gaajadii ayaa samada ilamarty🤣 xataa bariiskii caanogaroorka iyo hilibka lahaaa ee burco ayaan maanta soo xasuusty

  • @herrisse9682
    @herrisse96823 жыл бұрын

    Odayaashu wax wanagsan ayaay sheegayan lkn kuli bil ixtraam adinku anshaxa illaliya duufsigu maaha wax wanagsan dad cunto cunayaa adin daawanaya

  • @mohamudsali7416
    @mohamudsali74163 жыл бұрын

    Cali Xaraare, Martin waa majaajilayste ee meesha soo fariisi maalin kasta meesha soo fariisi.

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq73773 жыл бұрын

    Soomaali ayee wax kasheegayaan iyagaaba anshax xumo iyo diif iyo khalafsanaantooda natusaya

  • @fartamuttachapamutti8690
    @fartamuttachapamutti86903 жыл бұрын

    WAR CALI XARAARE WAXAAD KA HADLAYSAA ANSHAX XUMIDA KAN DUUF SANAYA EE KU AG FADHIYA U SHEEGTID ANSHAXA FIICAN.

  • @deeqhassan16

    @deeqhassan16

    3 жыл бұрын

    War diif baad naga dharjiseen

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_1143 жыл бұрын

    Cali xaraare diinta barashadeeda ayaa wax ka dhiman yihiin...cuntada oo la wada cuno waa sunadii Rasuulka SCW.

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed34543 жыл бұрын

    In wax lakalafaa iido oo nashqada layska xado waa waxfiican lkn xadgudubka layskusameeyo reeban tusaale bariis iyo hilib iikeen oo waxan ookale hanookeenin ee waxquman iikeen waa xadgudub

  • @diiniali2684
    @diiniali26843 жыл бұрын

    Walaahi rubish waaaya maqaayada soomliada

  • @baskaciise7062
    @baskaciise70623 жыл бұрын

    Walalhi waan Qoslay Abuu Faas Ayaa Naga Soo Ura Hadaanu Nahay Somali

  • @mahadibrahim8736
    @mahadibrahim87363 жыл бұрын

    😂😂😂 Goormaanu wax baranaynaa cali lkn somali Oo dhan maaaha sxb Ku soco brother

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi61473 жыл бұрын

    Ali Harare you right aniga ayey igaqabsatay hamdi restaurant Minneapolis aniga oo sugaya 30 mint after food ayan sugaya ayan sugaya drink and wax badan inkasto cuntada very nice tahay

  • @saadaqnuune8457
    @saadaqnuune84573 жыл бұрын

    Caliyoow sheekoba sheekeey dhashaa waxaan daganahay iswiidhan bari baa waxa nagu dhacday qiso anagoo ah dhoor soomali ah meel ayaan wax kabaranaynay marka xiliga qadada la gaaro anagoo ah 8 ilaa 9 qof oo soomaali ah ayaan waxaan soofadhiisanaynaa miiska qadada waxaana nala fadhiista miiska qadada iswiidhish qadaynaayo waxay wataan rashin kala duwan lkn anagoo dhan waxan wadanaa bariis iyo hilib iyo moos markaaseey waxay nayiraahdaan maalin walbo bariis Lee maad cuntaan seecamal markii danbe aniga waan xishooday heer waxaan gaaray aan ubaxo gooni si aan loo arag waxaan wato 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ilyasvikiesharma2879
    @ilyasvikiesharma28792 жыл бұрын

    Faddeexadìi adduunka

  • @canabsiciid9689
    @canabsiciid96893 жыл бұрын

    Waxa aad u yaab badan dadkeenu waa dad aanan abid fahmin wixiise iigu yaabka badnaa waa inay ka gilgishaan aqoon la'aanta iyagoo u badan dad aan wax baran haddaad istiraahdid qaladka ka qabo dhibaataad kala kulmaysaa

  • @hoshiyarmedia9860
    @hoshiyarmedia98603 жыл бұрын

    Cali xaraare sxb waad mahadsantahay, horay u soco, Lkn waxa ka fcnd inaad sxb ka Camera da ka wecisid oo isaga horta saxdid. Gacmuho duufta kula jira , biiftiisa baxesa markaasu adiga kugu si malaasaya, adiguna waad dhibsaneysa waana yara xishoneyasa, plus He is not wearing a mask aaway Social distance -gi

  • @khadramusse3725
    @khadramusse37253 жыл бұрын

    Sabuus waweyn oo wada basal ma jecli , hore u socda Haraare iyo Martin .

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_1143 жыл бұрын

    Ninka kale ee kula fadhiyo waxaan leeyahay in la aqbalo markii laguu yeero sabta ama Alla bariga waa qeyb diinta ka mid ah...teeda kale idinka malaaig ma tihidiine inoo sheega ceebtiina idinkuna...mise faan iyo awoowgey baa lax fuuli jiray baad wadaan..

  • @buraale134
    @buraale1343 жыл бұрын

    Wlhi maraykan waxad ka sheegten odhan wa sax kkkkkk

  • @mohamedhagi8492
    @mohamedhagi84923 жыл бұрын

    That is true and hilarious, but Mustafe's beef-baaf is annoying the shekada.

  • @c58pro50

    @c58pro50

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @sadia_844

    @sadia_844

    3 жыл бұрын

    Odayga ma corona helay!! Fiiiq fuuq

  • @c58pro50

    @c58pro50

    3 жыл бұрын

    Garan maayo sheekada waa sheeko macaan lkn mustafe kudheelay i.a next inuusan sidaan naloola hor imaan

  • @asijaberger6182

    @asijaberger6182

    3 жыл бұрын

    Mustafa programka qiimuu u sii yeelaa, lakin adigaa cudur mustafa iyo qayrkii oo badan lay yidhaahda ku hayaa.

  • @Painkiller23248

    @Painkiller23248

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣😂 mustafow you mess up the show with your beef -baaf.

  • @abdimohamudfarhan4309
    @abdimohamudfarhan43093 жыл бұрын

    Aad iyo aad dhaqanka waa shey muhim u ah umadda somaliyed

  • @hamdasultan720
    @hamdasultan7203 жыл бұрын

    Ninkan martin la leeyahy intaanu barnamijka kula so galin hargabka iska so dawee dheh ixtiram daro ayaa dhacdee 😕

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani71763 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk waan qoslay walaahi waa waxaynu dhaqan uleenahay

  • @hamdimahamed5781
    @hamdimahamed57813 жыл бұрын

    Kkkkk waa run

  • @susuumoha6879
    @susuumoha68793 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂Berigan America imid baa wiil baa na geeyey maqaayaq All can eat ah waxan ad uga helay bariis hilib yaryar oo suqaar ah ku jiro bil baan markasta usoo noqnoqonayey bariiskii oo cunayey meeshiiba waxan ka noqday macbiil 😂 maalinkii danbe baan eegay qoraal ku qoran meesha mise waa bariis hilib dofar lagu kariyey ala maxan mantagay maanaaba mar danbe ku noqday😂😂😂😂😂

  • @KhanYunis7

    @KhanYunis7

    3 жыл бұрын

    Bariis hilib ka yar yar ee suqaarka ah mudo ayaan dhadhan dheh😂🤣😂

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull4523 жыл бұрын

    Martin seecamal plz tissue cusub ku duufso waxan umalayn elergy inuu kuhayo ama sanboor kurisa agtiisana soo dhigo kan qashinka lagu rido markaad duufsato kurid gacmahana iska mari dee hand sanitizer mid ka yar jaw maxaan barnamij fiirsanaa adigaa namashquuliyey sorry xuman igama aha wax sheeg uun bay iga tahay walal

  • @u.j7332

    @u.j7332

    3 жыл бұрын

    Waxani ma wax sheegisba waa fadeexade

  • @miskimaana813
    @miskimaana8133 жыл бұрын

    😂😂aqlaqda wa wax wanagsan

  • @huznneymar9657
    @huznneymar96573 жыл бұрын

    Wlhi ninkan somalidha cayaa asagaa muxu yaahay cadanka dhaqan ayu leehay somalidha dhaqan eye leedahay marka wxn kuleehay shale aya tagtay America afxumada daf niyo

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi43333 жыл бұрын

    Kan diif badanaa asi hergab haduu qabo muu xafadisa iska jogo brotakol ey ka halayay mantoo dhan fuuf ow lukayaa mr maartin

  • @canabsiciid9689
    @canabsiciid96893 жыл бұрын

    Qaladaadka dadkeena lama soo koobi karo sometimes waxad arkaysaa qof cunto karinaysa kuna dil hindhisaysa cuntaday karinaysey aha waxa ka sii daran cunuga bay faraha uga duufinaysaa dabadeedna farihii oo aanay dhiqin bay koob qaadanaysaa waxayna rabtaa inay shaah kuugu soo shubto taasi yaqyaqsi waa dhaaftay waa calool xanuun

  • @mahadibrahim8736
    @mahadibrahim87363 жыл бұрын

    Mida kalena Dee waxy is leeyihiin waaa isla inagii Meelaha soomalida

  • @armx1246
    @armx12463 жыл бұрын

    Funny wlhi

  • @waliamanwareergooye2264
    @waliamanwareergooye22643 жыл бұрын

    Ali waad kalee xatay wixii lagaa filayay

  • @abdirahmanyassin6714
    @abdirahmanyassin67143 жыл бұрын

    hhh faan badanaa ali xaraare bsoow ma ogid in suno ay tahay gacanta lagu cuno

  • @jammane3880
    @jammane38803 жыл бұрын

    Haddee dhaqan xumada iyo wixii la mid ah haddii la soo qufo laga dhammaan maayo sanado dadkeenuna saan ku joojinmaayaane, maxaa sameynaa?

  • @mustafeMS
    @mustafeMS3 жыл бұрын

    War ninyahow Cali Xaraare Waa Jaamacad ee hala faa’iidaysto Somalidu waxay u baahantahay wacyi gelin badan

  • @YahyeMohamed
    @YahyeMohamed3 жыл бұрын

    Ali xarare ninkan duufka badan muraayad buu ka xidhay , covid 19 awgiis hhh

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo3 жыл бұрын

    War kan covid-19 ayaa malaa haya waxani wax ka badane. Fiiiiiif. Biiiiif shit.

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi59703 жыл бұрын

    Waar martaan baaba tuufsi nugu waaleye waa sidee dee anshaxna waad ka hadleysaane 😂😅

  • @homeh3455
    @homeh34553 жыл бұрын

    Ninkan waa laga wiswisayaa

  • @adamcubeyd7690
    @adamcubeyd76903 жыл бұрын

    waa dhabaatada nahaysata madax iyo mijin unacamleynya ajnabiga waamusiibo kuhabsatay soomaalida

  • @GUDCURFLIMS
    @GUDCURFLIMS3 жыл бұрын

    Maxaa iga galay diifkiisa aniga waxaan meesha usoo galay in aan daawado barnaamijka diif.com

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate68723 жыл бұрын

    Xaraare and martiin 😁😁😁😁👈

  • @nadaijaax1159
    @nadaijaax11593 жыл бұрын

    Mustaf maanta waa alaalax cirkuu soogalay ahahah 👓

  • @jubileeireland4910
    @jubileeireland49103 жыл бұрын

    Walaahi isku dabeecad ayaan nahay cali xaraare anigu ma jecli cuno wadaag mana jecli gacan ku cun ama miis wasaq ka tag

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud93733 жыл бұрын

    Waar Cali Xaraare waxaanu isaga midnahay Alibariyada ama casuumadaha aroosyada iwm iyo Shirarkaba ka qayb galkooda.

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha63213 жыл бұрын

    Nin ay cali in badan sxb ahaayen ba i sheegay oo yiri cali khaakhayir bu qabaa xitaa dadka gacanta kuma salamo..cuntadana qof waliga islama cunan Walahi cali adaa wiswis u dhiman dheh Mustafe martin ka agfadhiya bal eeg ilaah ban idinku dhaarshee wiswis qof dhan oo tv fadhiya Kan caligu kama wiswiso miyaa

  • @ahmedabdellahi7058
    @ahmedabdellahi70583 жыл бұрын

    Asc aad ayuu iga qosliyay

  • @fahm3d88
    @fahm3d883 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk moos keen baan ka helay

  • @fardosaawil3205
    @fardosaawil32053 жыл бұрын

    Ali iyo mustaf please naga daya biifta

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi3 жыл бұрын

    Iminkadan waxay I weydiinayaan, nimankan yaa lacagta siiya, halkii ay bilaash sheekada ku raaxaysan lahaayeen.

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi15893 жыл бұрын

    War odayga martin wuu bukaa hayska joojj joogo in tuu soo bog sanayo

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah17303 жыл бұрын

    Ninyahaw Cali Xaraarow waad iga qoslisay anigu cunnadda aad ayaan u boobaa xitaa haddii aan ahay kaligay plate kkk lagama yaabo in aan tartiib u cuno, labada can ayaan Buuxiyaa siddii Bakaylihii kkk kk waryaa naga xishooda

  • @sir-siyaadfaahiye807
    @sir-siyaadfaahiye8073 жыл бұрын

    Arinkaa Bdaa yara kacsan baan u bogay kkkk Sxb waa bacdii

  • @alimire2
    @alimire23 жыл бұрын

    Martin hadii aad necebtahay shirarka,haddana aad isu soo sharaxday in aad u tartantid in aad noqotid Madaxweyne Somaaliyeed,soo maha in aad diiddo shirarka gollaha Dowlladii aad soo dhistay ,mise Cali Xaraare,ayaa kaa hoosbixiyay 😀. Wallaahi waxaan jeclaanlahaa in aad ii soo jawaabtid,ma ihi qof ku necban, lakiinse jecel in uu kuula doodo.??? Did you agree?

  • @a..b.a957
    @a..b.a9573 жыл бұрын

    Diifka maraduuu iskaga tiri buu miiska kuuusaray ninkaan asagaba baratakolka aqoone muxuu noshaaga wx

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha63213 жыл бұрын

    Ali xarare gaalada kulaha.walalhi diinta islaamka ayaa wax kasta ina bartay Ali gaalada u sheeg haday wax garanayaan nijaasta bay iska dhaqi lahayeen.walahi waxad arkaysaa nin gaala oo kaadida mushqusha oo nijaastii maryihii kaga ba day Cali diinta baro dheh wax badan bad fahmiye

  • @husseinmohamed4492
    @husseinmohamed44923 жыл бұрын

    Sodaaya dhaqankaba

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara5193 жыл бұрын

    reer burco waa dad aan caadi eheen hadii passward kaa la ii sheeqi lahaa waan isku rafaadi leheen (hortacashee) . reer burcu salaan sare

  • @a61dq2xbdiriarte5
    @a61dq2xbdiriarte53 жыл бұрын

    Waana musharrax madaxwene cajiib

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo3 жыл бұрын

    Muraayadu waa tii qoraxda. Not for the studio ....plz

  • @johnben1031
    @johnben10313 жыл бұрын

    Waa dad gaalobay dadkani

  • @johnben1031

    @johnben1031

    3 жыл бұрын

    @@ayaanabdi4504, anigu magac waa isku dhiibay ee maaha kaygii hhhhhh fariidoy

  • @a61dq2xbdiriarte5
    @a61dq2xbdiriarte53 жыл бұрын

    He ask to stay home today because he was not feeling well

  • @sulaimanabdallah8529
    @sulaimanabdallah85293 жыл бұрын

    Waxanleeyahay somaliyey dhaqankiina qaybta xun iskatirtira Caliyow adna wanada hakadalin adkuwado. Ad iyo adbad umahadsantahay

  • @alwayslearn8835
    @alwayslearn88353 жыл бұрын

    Intuu galka kasoosaro indhaha ayuu dadka eeg eegaya midhkaas waanka iibsadey calow sxbkeyban xasuustey 😂😂😂😂

  • @bigphish1983
    @bigphish19832 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhh wa saaax

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud84673 жыл бұрын

    Waa ok balse Mustafa Martin labo Arin aan Kala taliyo Mid Waa Adigo furay ku hayo hasoo fariisan TV'GA, tan 2'aad Gacantaada Xakamee oo hataaban qofka ku Eg' Fadhiya, Sababto ah Mar Mar ayaad Maro tiish la'aan faraha Sanka ku tuujisaa❌ Ali Harare in kasto taabashada jeclaayn Hadana aad Ayuu u Xishoodaa oo Asago dhibsanaya Samir Muujiyaa kkkkkk Mahadsanidiin Kaftanka daawadaha

  • @mahdifar8021

    @mahdifar8021

    3 жыл бұрын

    I agree as an intellectual he should know better

  • @a..b.a957
    @a..b.a9573 жыл бұрын

    Caliyoow ninkan suufigaa hadal badanaa

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud93733 жыл бұрын

    Soomaalidu doqonsanaa.Waxay ku mashquuleen ninkan wakhtigiisa u huray si uu umadadaaliyo stresska wada hayana uga yara dejiyo.Miyaanay ogayn in lagu jiro xiligii qaboobaha?Qofku hadduu duufasado ma ceebaa?Soomaalida Reer Mii nimada ayaa loogu dawgalay.

  • @fartunali6857
    @fartunali68573 жыл бұрын

    Caliyow somalida makaa ogola hadad tip siiso

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын

    Wllhy c/salaan hareeri baan daawaday maalin dhawyd oo waraystay nin hudheel haysta maraykanka wuxuu yidhi wuxuu cadaanku cuntada somaalida way jecelyihiin lkn somaalidu waa dad qayla badan oo cunto la daadiyo kursi la jiidho hadal wiifta ah oo qof aan uba dhawyn lala qabsado markaa cadaanku waxayba moodayaan in meesha dagaal ka qarxi rabo kkkkkkk markaa wakhti gaaraan u sameeyay buu yidhi

  • @GareenMedia
    @GareenMedia3 жыл бұрын

    Sorry Martinow hadaadanba Lobster cunin, cunno ayaa wali kuu dhiman!

  • @johnben1031
    @johnben10313 жыл бұрын

    Dadka dhaqan guuray ee ka hadlaya halkan waa dad aan xasuusnay waxay ahaayeen, kibirka Somalida iyagoo aan fara xalkaba aqoon ayey iminka ku leeyihiin sida gaalada wax u cuna yaa bila dhaqan fucking Diciif people

  • @mahdihassan1237
    @mahdihassan12373 жыл бұрын

    Maqaaxiyaha soomalida waxay Kasiman yihiin inay intay dalabka kaa qoraan hadana dalab khaldan kuu keenaya

  • @bigphish1983
    @bigphish19832 жыл бұрын

    Somalida waxbo iskama maqlaaan

  • @dayibaar7010
    @dayibaar70103 жыл бұрын

    Cali adigaba iska soo qaad

  • @bigphish1983
    @bigphish19832 жыл бұрын

    Caloooooow nin odaay aya tahay

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah82743 жыл бұрын

    Isa18ilhamomar

  • @shukriaden1360
    @shukriaden13603 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman7013 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmednoman2232
    @ahmednoman22323 жыл бұрын

    Si fiican u fiiri tissue ga uu marka hore diifta isaga tiray ayuu mar labaad wejiga isaga tiray

  • @Layla6793

    @Layla6793

    3 жыл бұрын

    War xishoo Ilaahay u daa umadiisa

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    3 жыл бұрын

    Umadda ilaahay amaan siiya.

  • @june6206

    @june6206

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk haloo sheego dhaqan xumada somalidey sheega yaan bey ka mid tahay mise dadkey sheega yaan umada Illahay maaha iyagu wan jecelahay martiin wa wallal somaliyeed lakiin sidii Donald trump buu sniffing wadaa runtii wa ashi xumo

  • @fahadmohamed2686
    @fahadmohamed26863 жыл бұрын

    Xulbado wasiirada kasoo uro kkk

  • @quranteacher1758
    @quranteacher17583 жыл бұрын

    𝗦𝗶 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗮𝗵 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗚𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮. 𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗻𝗲𝘆𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗪𝗛𝗔𝗧𝗦 𝗔𝗣𝗣, 𝗜𝗠𝗢, 𝗦𝗞𝗬𝗣𝗘: +𝟮𝟱𝟮 𝟲𝟭𝟰 𝟵𝟯𝟲 𝟵𝟭𝟰

  • @a61dq2xbdiriarte5
    @a61dq2xbdiriarte53 жыл бұрын

    Martin magaala joog fiiican ma yiqaanna

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada35513 жыл бұрын

    Ali buufis ayuu qabaa kkkkkkkkkk

  • @slisoso5381
    @slisoso53813 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimahersi7070
    @fatimahersi70703 жыл бұрын

    The guy is sniffling too much, and they aint social distancing 🙊🙊 plus how is he gonna wipe his face with the same tissue he blew his nose with 🤢🤮

  • @oysi248

    @oysi248

    3 жыл бұрын

    🤫

  • @mustafaibrahim2249

    @mustafaibrahim2249

    3 жыл бұрын

    🤫

  • @abdallanadara5175
    @abdallanadara51753 жыл бұрын

    mustafe please dadka kadaa caganta

  • @qdgamer7183
    @qdgamer71833 жыл бұрын

    Martin bro leave the comedy to the Ali. Hahahaha is storytelling is funny. Martin story comes off a little offending lol cringey. Is one of those things where 2 people can say the same thing but come off different

  • @sabs3875

    @sabs3875

    Жыл бұрын

    What???

  • @abdigahnoog827
    @abdigahnoog8273 жыл бұрын

    Ali Hadhaadhe ninkan maanta barnaamijka kula wada xagga dhadhanka uu ka hooseeya barnaamijka. He is not at the same level with the programme.Duulduul liita ayuu ku darsaday meesha, ha soo celin. Adigu shar iyo Khayr labadaba waad ku hadasha but he amounts to nothing

  • @homeh3455
    @homeh34553 жыл бұрын

    Ninkan inta uu duraygu kabaxaayo mardanbe ha keenin halkan

  • @june6206

    @june6206

    3 жыл бұрын

    Kkkk bilow duriba ma hayo

  • @mohamedgeelqaad4741

    @mohamedgeelqaad4741

    3 жыл бұрын

    @@june6206 bilow agah ma reer waamo ayaad ahayd

  • @june6206

    @june6206

    3 жыл бұрын

    @@mohamedgeelqaad4741 wa haljee wamo ma ba garanyee ii sheeg

  • @mohamedgeelqaad4741

    @mohamedgeelqaad4741

    3 жыл бұрын

    @@june6206 dadka daga Kismayo iyo nawaaxigeeda ayaa layidhaahda waamo laakiin adigu waxaad iila egtahay Somali land

  • @mohamedgeelqaad4741

    @mohamedgeelqaad4741

    3 жыл бұрын

    @@june6206 aniguba kaama fogi reer dhaxbuur baan ahay

  • @najmaabdullahi8056
    @najmaabdullahi80563 жыл бұрын

    Dhaqan xumo baa la laga hadlayaa waligay tv 📺 lagu duufsanayo waa ii kow mustafe sowkii ilbaxa iska dhigi jiray napkin kii uu ku duufsaday buu wajiga ku masaxday 🤮🤮🤮😲😲😲😲😲