Martin oo ka hadlay Wafdigii Oromada Xog Hoose oo aad u qosol badan

Martin oo ka hadlay Wafdigii Oromada Xog Hoose oo aad u qosol badan

Пікірлер: 550

  • @queenafrica8219
    @queenafrica82197 ай бұрын

    OMG 😲 ONE SOMALIA 🇸🇴 ONE NATION 🇸🇴 😍 UNITED YOU SHALL BE 👏 STRONG

  • @mahadsheikh2107
    @mahadsheikh21077 ай бұрын

    Martin is hilarious. Somali sanadkan way isku dhex waalatay from Waqooyi to Konfur. Dalka iyo dadkabo Ilahay ha inoo dajiyo!

  • @aminaali2334
    @aminaali23347 ай бұрын

    Laandheeranimo D5❤❤❤❤❤Daaroodnimo 🌹🌹🌷🌷🌹🌹🌷

  • @AR-cx5yf

    @AR-cx5yf

    7 ай бұрын

    Aminaali@ kkk siildheer nimo

  • @mohamedmire8646

    @mohamedmire8646

    7 ай бұрын

    Naga war suga aanu qoladan baqaysa ee HA ka tuurno xukunka somaliland. Gx isagoo isaaq uun wata buu idinkaga cabaadin doona, Sidii bergii aad lahaydeen Habaryonisbay uga durkeen degeladoodiiye.

  • @samowsamale3490

    @samowsamale3490

    7 ай бұрын

    Have fun oo qabiilka caawa dhinac inaga yara dhig

  • @mohamedabdulahuabdi8349
    @mohamedabdulahuabdi83497 ай бұрын

    D-14 ayaan Marayaa. Guul Soomaalinimo 🇸🇴 VIVA SOMALIA 🇸🇴 ♥️

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye80817 ай бұрын

    Allah Sidaan u qoslay waayadaanba uma qoslin Waa Lama Kala xanaqaan, Absolutely great Joke 😂😂😂😂😂

  • @mmbesties657
    @mmbesties6577 ай бұрын

    Somali inteey isku mashquulsantahay ayaa ethiopia 🇪🇹 badooda usoo gadatay marakiib iyo doomo ayadoon bad Laheen wake up Somali people

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger77197 ай бұрын

    Diinta waan qoslay caawa, caadi ma aha, with lot's of facts. Thank you guys. 🌹

  • @crisaaq3877
    @crisaaq38777 ай бұрын

    Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇵🇸 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya

  • @fardusaali6618

    @fardusaali6618

    7 ай бұрын

    Free somaliya free free Somalian

  • @theruler411

    @theruler411

    7 ай бұрын

    Sedalia is free brother . Come visit us .

  • @venti9407

    @venti9407

    7 ай бұрын

    Kkkkkk kk hore waan qoslay mana waanyaabay markaan oromo maqlay shantii somaaliyeed sooceliya iyagoo ushaqynaya sida uk,halcalan hadana si u kala madax banaan

  • @faizam523

    @faizam523

    7 ай бұрын

    War niyow maxaan Flastiin xoreynteeda ka hadalnaa Soomaali baa gacanteeda gumeysi xabashi ku doonaneysa haatan oo u yeedhatey oromo qadhmuun. Ilaahow soomaali qalbiga iyo caqliga aan fikireyn ka xoree. Amiin

  • @user-ds3ou1np9z

    @user-ds3ou1np9z

    7 ай бұрын

    War ma waalan tahay?

  • @fadhashi5235
    @fadhashi52357 ай бұрын

    That was the funniest show I have ever seen. Thank you Martin and Yaseen. Still laughing.

  • @supremeleader9386

    @supremeleader9386

    6 ай бұрын

    We don't want somalia

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan71117 ай бұрын

    qosol ayuu martin nooga sameeyay qurunkeenii qabyaaladeed ee aan huursan jirnay,thanks

  • @hqaali9525
    @hqaali95257 ай бұрын

    Guys you make my day Well done👍

  • @alim1819
    @alim18197 ай бұрын

    Waa kaftankii oo another level ah. Qosol ka waxa noogu wacan waa runtii oo aan biyo la raacsiin.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq7 ай бұрын

    D5 Libaaxyada 🦁🦁🦁 lagama yaabo inay dhacaan😂😂No Matter What🇸🇴💞🤍🇸🇴🦁🦁

  • @user-ov2wz5eh9u

    @user-ov2wz5eh9u

    7 ай бұрын

    Muqaribiin baad tihiin waxad miirsaneysan markii aad bada kudadataan meel walbo laidinka weeraro joojiya qabyalada wad ilowdeen utanga somali wada jir iyo cadalad ayay wax ku noqon kartaa

  • @mohamedmire8646

    @mohamedmire8646

    7 ай бұрын

    Hh, ma awel bay taagnaayeen. Nin walba halkiisuu libaax ku yahay.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi7 ай бұрын

    Subxaanallaah ‼️ wallahi been ma aha somali muslim isku mida qabyaalad baa kala geysay Allow xaqa ku hadee 🤲 Ameen 🤲🤲🤲🤲😭

  • @fahadali1912
    @fahadali19127 ай бұрын

    These two are comedy gold 😂 Somali American TV nimankan barnamish gaar ah siiya please!

  • @baariyoo
    @baariyoo7 ай бұрын

    Astaghfirullaah, Mustafa Mohamed waa natural comedian walaahi. Yaasiina waaba stage dhan qosolkiisa kii ayeeyadoo kale ah. Waa iga kaftan legend weeye!!

  • @crisaaq3877
    @crisaaq38777 ай бұрын

    Asc kudarsoo Martin maanta ayaan saxay insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya

  • @nadiamohammed5330

    @nadiamohammed5330

    7 ай бұрын

    Waad salaaman tahay inaadeer guud ahaan gadabuursi reer awdal reer gabileey reer seylac meeleey joogaanba waa ineey hogaamiye u gaar ah la soobaxaan ooy samoolilaan diidaan xitaa kuwa anaga naga dhashay ha ahaadaan leeyka qabto neelna looga soo wada jeesto

  • @axmedxuseen9107

    @axmedxuseen9107

    7 ай бұрын

    Waa runta insha Allah way soo dhawdahay dawlad Awdal state ah

  • @kamalyusuf6211

    @kamalyusuf6211

    7 ай бұрын

    ​@@nadiamohammed5330 Gobolkaa aada dagaata kan ugu yaare Somalia oodhana zxp haysguubana walhi laydiine xaqiin idan 😂😂

  • @nadiamohammed5330

    @nadiamohammed5330

    7 ай бұрын

    @@kamalyusuf6211 hhhh waxba heeyskula hadhin iidoorooww cabsi aad qabtaan maalinba qabiil u sheegataaye gobolkeeygu waxuu ka biloowdaa dukeedka arabsiyo gabileey ilaa lowyacado waxaan heeysanaa gobolka ugu weeyn siilaan mida xigta adaa harti ku xasuuqday ooy ku kufsadeen awoidaad ku faabeeyso isku difaac ciilkamabaxe horaa loo yidhi riyo hadeey dib lee yihiin dabadoodeey ku qarsan lahaayeen

  • @mounakireh
    @mounakireh7 ай бұрын

    Yasin iyo martin halkaa kawada waa loobahna qosolkan oo kale wax jira ayaad kahadasheen qosol iyo qaraxo leh walahi ad iyo ad yaad iga qosliseen 😂😂😂😂 peace and love

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk7 ай бұрын

    Martin is funny 😄 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hakemaali5055
    @hakemaali50557 ай бұрын

    DADKUBA HADAY SIDAA MUSTAFE IYO YASIN U KAFTAMILAHAYEN OO IS KA QOSLI LAHAYEN SOMALIYABA IS MA DISHEEN❤❤❤ MANTA WAN QOSLAY

  • @ifrahali3693
    @ifrahali36937 ай бұрын

    D 5 waa dhalashee ma xulafeysibaa

  • @G0_n3
    @G0_n37 ай бұрын

    Martin walahi the only man capable of joking about his issak clan!

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia7 ай бұрын

    Daahir yaa shamis waya waa qoomiyadii ugu wayansdayd waya dir

  • @jasminaden4772
    @jasminaden47727 ай бұрын

    Martin he's so funny walaahi waan qoslay waana runtiis waxuu shegay oo dhan ilahayoow Somalia u gargan😢

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58997 ай бұрын

    Martin waa funny 😂😂😂😂

  • @feysalnur6744
    @feysalnur67447 ай бұрын

    Absolutely fantastic I love it the way they discussed

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed28817 ай бұрын

    This’s the funniest thing ever I love those guys they’re so funny.!!

  • @nimaladan2174
    @nimaladan21747 ай бұрын

    Kkkkkkkk❤🎉 this is hilarious. I can’t stop watching jokes.

  • @Bashiir-Qaalli
    @Bashiir-Qaalli7 ай бұрын

    This was the funniest show of the year! Let us have it once a week.

  • @faizajama1874
    @faizajama18747 ай бұрын

    Martinoow mid aan kaa saxo D-5 maaha gaashaanbuur waa dad wada dhashay, hal oday baa dhalay saas ula soco.

  • @user-tr7pk5qe3r

    @user-tr7pk5qe3r

    5 ай бұрын

    😂😂😂 Ya kayelaya taas heee. Irir Samalana wu wada dhashay. Hadad adinka wada dhalateeen

  • @Edbashir
    @Edbashir7 ай бұрын

    Martin is hilarious lmfaooooooooooooooooo

  • @abdirahmanhassan3769
    @abdirahmanhassan37697 ай бұрын

    Mustafa martin qosol ayuu nagu diligaarayba😂 keep going 💪 you are very funny

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90187 ай бұрын

    Waxaa lagu yaqaaney somali damiir iyo iney ka yaq yaqsadaan cadowgooda ❤maanta waxaa soo baxay kuwo itoobiya iyo keenya oo liqay somaali inay u gur guurtaan oo bakhtigooda u foorarsadaan tolaay yaa rabbi na daba qabo akh akh 😊😊😊

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90187 ай бұрын

    Waawarey waa aduun rogmadey oo ay wax waliba hunguri ay iyo siyaasad waali ah ay maamulayaan bal eeg xabashi soomaali u abtirinaya ❤waa abeeso korso inaalillaahu waa inaa ileyhi raajicuun ❤❤❤❤

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf68817 ай бұрын

    Walahi Cawa Waan Qoslay Martin iyo Yasiin oo is Helay 😁😁😁

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril53557 ай бұрын

    Asc Mustafa Martin iyo Yaasin Aad baad u mahadsantihiin Sida aad U soo bandhigten wax Waxa haysta Ummada Somaliyeed. Waa ama kaag waa qosol gariir Meesha aan marayno.

  • @Ferhan.haashiFerhan
    @Ferhan.haashiFerhan7 ай бұрын

    Kkklkkkk.war Waa.maxay.waxan.qosol.ihi Wadaan.rag.waawayn.ahayn

  • @alinuromer5876
    @alinuromer58767 ай бұрын

    MANSHA ALLAH, HAMBALYO WACYI GALIN WANAAGSAN .

  • @libanaden5183
    @libanaden51837 ай бұрын

    Martin iyo Yasin what a combination. 😂😂😂😂😂😂😂. All day laughter 💀💀😂😂

  • @fathiyaomar4916

    @fathiyaomar4916

    7 ай бұрын

    ❤❤

  • @daacadable
    @daacadable7 ай бұрын

    This is the most entertaining show I've seen in a long time. I adore Yasin for the seamless way he passes the ball to others, always making them appear intriguing. Martin takes it to a whole new level. I detect an impending coup on Somali American TV; soon, we might witness Yasin's flag flying high on the screen. Ali Harar should be on alert. hahahahah

  • @G0_n3
    @G0_n37 ай бұрын

    I have never laughed in a Somali show like that in my life 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asiyaberger7719

    @asiyaberger7719

    7 ай бұрын

    I truly agree 😂 😂 😂

  • @fatumaahmed4718

    @fatumaahmed4718

    7 ай бұрын

    This is idoor people 😂😂

  • @samowsamale3490

    @samowsamale3490

    7 ай бұрын

    @@fatumaahmed4718Idoor people isn’t easy

  • @sahraj3885

    @sahraj3885

    6 ай бұрын

    ⁠@@fatumaahmed4718 Waa Garxajis iyo Hart

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle86507 ай бұрын

    This is the most funniest show that I’ve ever heard. While Martin and Yasin were laughing, even I was laughing along with them.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed62467 ай бұрын

    Very. Nice. Mustafa. Well done big entactual man.❤❤❤❤❤❤❤

  • @khada917
    @khada9177 ай бұрын

    Martinow D5 ismaydan arkin waxaad ururka iyo oromada u doonaten waa Harti.

  • @HassanNoor-ve4yk
    @HassanNoor-ve4yk7 ай бұрын

    Martin ❤❤❤aad ayaan uladhacay hadalkaada ninkii somaali wadi lahaa ayaa tahay wn kutageer sanahay

  • @abdulkadirwarsame9519
    @abdulkadirwarsame95197 ай бұрын

    I teally support martin he is well educated and open minded

  • @DJavaALi
    @DJavaALi7 ай бұрын

    We need more from Martin iyo yasiin 😂😂😂

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan44477 ай бұрын

    somalia for sale soryy somalia Allah save all somalia ❤only

  • @roobiyorays8398

    @roobiyorays8398

    7 ай бұрын

    It's not for sale, it's free dhul iyo bad kaalaya qaataay, allaha sahlo

  • @wahmed4908
    @wahmed49087 ай бұрын

    This is hilarious 😂. Thank you

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle59347 ай бұрын

    Abtigeey Mustaf Martin so funny 😂

  • @sadioawahmed7802
    @sadioawahmed78027 ай бұрын

    Allaah ha idinka Aqbalo Afkiina Allaah noo qaadowaa layaaban yahay Allaah Soomaali ha mideeyo

  • @bardacad
    @bardacad7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂 Qosol ii baashaala adigu runta nooloow

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif66477 ай бұрын

    Asharaaf idiin ma Soo gurman sxb idinka Ayaa marba meel sheegta

  • @40Durkiya
    @40Durkiya7 ай бұрын

    Aboowe waan soo socona nooh😂😂😂😂😂

  • @asadyare997
    @asadyare9977 ай бұрын

    Yasin iyo Martin Waa funny 😂😂😂

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse10457 ай бұрын

    Waxaan kahelay wil,fAransaawi ,khayli ,bafto,yasalam,waa asaligii,hore xasuus.

  • @MohamedAli10111
    @MohamedAli101117 ай бұрын

    Wlhi they made me laugh like crazy it was the best of the best show ever

  • @user-jq4ni7qm7g
    @user-jq4ni7qm7g7 ай бұрын

    Martin waaba funny wlhi

  • @anabali5298
    @anabali52987 ай бұрын

    vi va labadi a shactiro waxa tihin fani❤❤❤❤❤❤

  • @ilwaadgmohamed7212
    @ilwaadgmohamed72127 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Istaaqfurulah cadiim

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle38717 ай бұрын

    Kkkkkkk walhi saan u qoslaayey ayaan kaadin gaarey kkk

  • @Anab44
    @Anab447 ай бұрын

    Heestii sool bey iisaarayaan yarkani waa hilarious

  • @abobasement346
    @abobasement3467 ай бұрын

    😂😂😂😂 OMG wan Qoslay

  • @Jamal.145
    @Jamal.1457 ай бұрын

    Yasin Duale iyo Mustafe Martin Legends Qosol baa idilay caawa wlahi 😂😂😂😂

  • @DooGeeye
    @DooGeeye7 ай бұрын

    Shoow yasiin Ducaale iyo Martin oo is helay waaba ......😅😅😅😅😅😅

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi59057 ай бұрын

    Martin waa fantastic 😂

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi7 ай бұрын

    Ameen yaraball caallamiin 🤲 Ameen ‼️ waad naga qosliseen thanks 🙏❤😂😂😂😂

  • @roadahmed766
    @roadahmed7667 ай бұрын

    Kkkkkkkkk we need that sometime

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir35297 ай бұрын

    Ac Barnamijku wa fani Odeygii Martin & yasiin ducale Odayasha qosol & mado

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi20657 ай бұрын

    Kkkkkk aboowe aa soo soconaa 😂😂😂😂

  • @Fransiis
    @Fransiis6 ай бұрын

    Somaliland Power Isaaq

  • @hassanhashi4091
    @hassanhashi40917 ай бұрын

    Qabyaalada kaftan ka ah waatan waana la’aqbali karaa lakin mida leesku dilaayo wa mid aan marnaba habooneen.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi7 ай бұрын

    Subxaanallaah 😂😂😂 waa samaan akhir ⁉️😭😭😭

  • @Muxmux238
    @Muxmux2387 ай бұрын

    You guys are so funny 😂😂😂❤

  • @mohamedhussein9008
    @mohamedhussein90087 ай бұрын

    Waa programkii ugu cajiibsanaa😅😅😅😅

  • @TherealNomad01
    @TherealNomad017 ай бұрын

    The funniest episode by far 😂

  • @haajiabdi1870
    @haajiabdi18707 ай бұрын

    Martin waa shactiroole, caawa saan u qoslay oo kale lama arag. Waxaan filayaa in dad badani ka caafimaadeen qabyaalada soomaalida .

  • @user-gc5gw1ni9q
    @user-gc5gw1ni9q7 ай бұрын

    Soolay is not easy 😂😂😂😂

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi36857 ай бұрын

    Yaasiin Ducaale iyo Mustafe Martin waa Rag ikhyaar ah.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim10037 ай бұрын

    Wallaahay waa nin fcn

  • @sahraj3885
    @sahraj38856 ай бұрын

    Qabiilka 9 iyo 8 miyaad ilowdeen 😂😂😂 Biyo Maal miyaad ilowdeen Salaan gobeed baan idiin soo dirayaa Ee Soomaaliya ha noolaato oo ha is raacdo From Hargeysa

  • @aadenbare7878
    @aadenbare78787 ай бұрын

    Jabuuti Allah.ka.qabto.soomaliland.iyo.soomaaliya.geelle.weeye.waxa.isku.dirooya.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw73047 ай бұрын

    Mustafe iyo yaasin waa laba cajiib ah iska qoslaya farxada ayagaa abuuranaya

  • @nimaladan2174
    @nimaladan21747 ай бұрын

    Mustafe Caadi maha

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf32387 ай бұрын

    Ilaahaybaa dir balaadhiyey

  • @saidsoofe4516
    @saidsoofe45167 ай бұрын

    Martin is so funny walaahay

  • @nimcaanmohamed7762
    @nimcaanmohamed77627 ай бұрын

    Niman funny ah😂

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed54937 ай бұрын

    Waa bashaaleen 😂😂😂

  • @aliguleed6748
    @aliguleed67485 ай бұрын

    Qosolkii aduunka martin

  • @abdiali2971
    @abdiali29717 ай бұрын

    Kkkkk Martin he is funny wlh yasin

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal29837 ай бұрын

    Dadka geeska Africa ku nool in badan ayay barakaceen, waxna ma qoraan. Sidaa awgeed qoys ba reerku ku biiray ayuu sheegtay. Kuwo garaad badan oo magacyo bixiya cidday rabaan ku ururiyaan.

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem94885 ай бұрын

    😢hada rag Iyo somaliyeed ka la tageyn

  • @fatimanour9793
    @fatimanour97937 ай бұрын

    Kaftan Dhable Layiraahda

  • @kiinadan6786
    @kiinadan67867 ай бұрын

    D5 waa dad hal aabo wadda dhalaye idinku urur been ah weeye, iyo weliba Raxan weyn oo dhan!

  • @abdirahmanahmed9466
    @abdirahmanahmed94667 ай бұрын

    Waa fidyoowgii ugu qosolka badna sanadka kkk

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato7417 ай бұрын

    Kkkkkkkkkk isha allaha somali mida

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem40537 ай бұрын

    This isn't an interview 😕 and i think it's chocking 😂😂😂😂😂😂

  • @adamsgroup1709
    @adamsgroup17097 ай бұрын

    RAG QALBI WACAN...GOBANIMO 🙏🙏🙏

  • @im8112
    @im81127 ай бұрын

    most hilarous mustafe martin is soo funny

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra27 ай бұрын

    Xfalada Rer Aw Saciid e madaxweyne Dir aya so socota mardhow