KA FOGOOW 5-TAAN KHALAD EE WAAWAYN WAXAAD DEGAYSAA QALBIYADA DADKA! l FIKRAD: #26

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

#Ayub_Sakiin
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 299

  • @user-jc7dj8tt6w
    @user-jc7dj8tt6w4 жыл бұрын

    5 hab-shaqan. 1, dhagayso Dadka 2, ha ilaawin magacyada Dadka. 3, positive noqo, oo Rajo gali Dadka. 4, shaqsiyadaada ku soco. 5, ha isku dayin in aad Dadka oo dhan raali galisid. Mahadsanid yuusuf sakiiin .❤️💓

  • @sacdiyosalaad9198

    @sacdiyosalaad9198

    4 жыл бұрын

    Shukrn

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@sacdiyosalaad9198 byo Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin4 жыл бұрын

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka sidee tihiin? Isku day in aad ka FOGAATID 5-taan khalad ee waawayn waxaad dagaysaa Qalbiyada Dadka! Nagula wadaaga ra'yigiina hoos, hana hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala soco Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/ Halkan ku dhufo si aad Channelka KZread-keena ugu xirnaatid Marwalba: kzread.info/dron/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html Mahadsanidiin!

  • @adoontialle4525

    @adoontialle4525

    4 жыл бұрын

    mahadsanid

  • @asmamursal7522

    @asmamursal7522

    4 жыл бұрын

    Wcs Wll Ayuub Yusuf🙏 mhdsnd

  • @haifabacchar1447

    @haifabacchar1447

    4 жыл бұрын

    Wcswrwbr Alx wll ldnaan Allha ku dhwro inshlh wnku dhqmi donaa Hduu Alle idmo

  • @amiinxirsi6105

    @amiinxirsi6105

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb.

  • @abdiabdi287

    @abdiabdi287

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @abdikhaliqfaisal8486
    @abdikhaliqfaisal84864 жыл бұрын

    Exactly those are the biggest mistakes in our life. Thanks brother Ayuub Yousuf Sakiin. Keep moving and inspiring to your people.

  • @kalaayofficial4921

    @kalaayofficial4921

    4 жыл бұрын

    ISAAAR SUBSCRABTA

  • @sheikhabdirahman6433

    @sheikhabdirahman6433

    4 жыл бұрын

    As you do well be on target

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali3794 жыл бұрын

    Jazakallah kheyr ustaad Ayub. Waa cashar qiimo badan

  • @bidhaanshe6004
    @bidhaanshe60044 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Ayuub Yuusuf sakiin xigmadda Eebe haku siyaado

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir79234 жыл бұрын

    Jazakaallah teacher

  • @abdullahiguusha65
    @abdullahiguusha654 жыл бұрын

    Masha allh Macalin Ayuub Runtii wa Muqaal aad u qiimibadan Samayn balarana ku yeelan doona qofkii ku dhaqma Mahadsanid inbadan

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur58774 жыл бұрын

    I respect you my teacher life.allah give you his mercy

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah66824 жыл бұрын

    Maasha Allah tabarakallah macalin Ayuub Yusuf sakiin ilahay ha ku barakeeyo waan kaa faaiiday

  • @bushrabintushiiq9065
    @bushrabintushiiq90654 жыл бұрын

    وعليكم السلام شكرا يا أستاذ 👌

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim38824 жыл бұрын

    masha allah ayuub tnks wll marwalbo.kudha geesto faaidoyin badan ayaan kahela shukran

  • @zahraabdu2406
    @zahraabdu24064 жыл бұрын

    MashAllah. Mahadsanid Akhi

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid58284 жыл бұрын

    Masha allh talo wangsan waaye shukran ustaad

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan4 жыл бұрын

    shukran mucalimuu ayub🙏

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid71854 жыл бұрын

    Mahadsanid wll dhiragelin

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar61084 жыл бұрын

    Masha allah waa run

  • @momuse7846
    @momuse78464 жыл бұрын

    Insha allh mclin

  • @abdikade8509
    @abdikade85094 жыл бұрын

    Jazakallahu Khyiran akhi barklhufiik ❤️❤️❤️❤️

  • @fardowsa221
    @fardowsa2214 жыл бұрын

    Waad ku mahad santhy Ayuub fikradahaga quruxda badan. waan ku dabaqayaa nafteyda insh Allah

  • @ibraahimmursal3133
    @ibraahimmursal31334 жыл бұрын

    Ma shaa Allh waa fikir fiican thanks malin #Ayuub

  • @fatimam1916
    @fatimam19164 жыл бұрын

    Shukran wllo Ayub

  • @YuuraaOfficial7
    @YuuraaOfficial74 жыл бұрын

    Masha Allah teacher ayuub Shukran 💯🙏

  • @nastehaabdulkadirkhalaf4666
    @nastehaabdulkadirkhalaf46664 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin waxban kafaidnay waxbadan 👌👌👌👌

  • @aligli3964
    @aligli39644 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad

  • @mucaawiyecumar8311
    @mucaawiyecumar83114 жыл бұрын

    Masha allah Thank you

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak57454 жыл бұрын

    Xaqiiq Wlhy Wll Thanki you ayuub Yuusuf Sakin

  • @sahradalab4142
    @sahradalab41424 жыл бұрын

    Mashallaah wll ayub allh ku barakeyo

  • @abdifitaahboy4877
    @abdifitaahboy48774 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin vidio muhiim ah aya noso duubtay

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud24372 жыл бұрын

    Mahadsanid ayuub halyey runtii hadalksga kama xiiso dhaco wan iska dhageysataa alle haku ilaaliyo

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed46814 жыл бұрын

    Thnks bro qeyr badan alaha ku siiyo walal

  • @salsabiil185
    @salsabiil1854 жыл бұрын

    Jasakalah faido iga dhinayd ayad ibuxisay الله يدوم عمرك معلمنا أيوب 😊

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll4 жыл бұрын

    thanks my teacher

  • @aliabdi991
    @aliabdi9914 жыл бұрын

    Instructor Ayuub "your spirination is going to change our mind thinking and also Our live So Keep going *I wish you splendid live *👍👍

  • @mawadacaddow3310
    @mawadacaddow33104 жыл бұрын

    Mahadsanid.. Mucalimu

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi32154 жыл бұрын

    Masha allaah illaah haku dhawro mahadsanid

  • @munamohamed4410
    @munamohamed44104 жыл бұрын

    Jazakallah qayr waa mahadsantahay walal

  • @ayoush3734
    @ayoush37344 жыл бұрын

    Maansha allaah . Aad ayey muhiim utahay . Mahadsanid ayuub yuusuf sakiin👏

  • @muhimmedia9633

    @muhimmedia9633

    4 жыл бұрын

    IGU CAAWI SUBESCRIBE

  • @ayoush3734

    @ayoush3734

    4 жыл бұрын

    @@muhimmedia9633 ok

  • @muhimmedia9633

    @muhimmedia9633

    4 жыл бұрын

    @@ayoush3734 Thanks AISHA Sii faafi

  • @saabirinomardaqare5428
    @saabirinomardaqare54284 жыл бұрын

    Ayuub aad iyo aad ayaa u mahadsantahay waayo video yaashaada waxaa helaa waqtiga munaasabka ah ama xiliga aan u baahnaa aad ayan ku tageeraa hore u soco ❤👌

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p4 жыл бұрын

    Macalin kayga ayuub hore u soco markasta ilaahay dartii baan kuu jeclahay inshalh haduu ilaahay ii qoro waan ku arki wakhtina waan kula qaadan 😍😍😍😍😍

  • @ashoaliabdullahi1797
    @ashoaliabdullahi17974 жыл бұрын

    Tvga aqraada iyo Caqli kobcinta thnkz

  • @alisignal5592
    @alisignal55924 жыл бұрын

    Thanks macalin ayuub

  • @sunarialiabdallah2393
    @sunarialiabdallah23934 жыл бұрын

    Mashallah wallkena wax wngsn ayaad no so gudbisa ajar iyo xasanaat alaha ka siyo inshlah horay u soco 😍😍

  • @zuhramohamed8203
    @zuhramohamed82034 жыл бұрын

    Mashaa Allah so powerful words I like your videos all the time it makes me inspired

  • @bulshochannel2826
    @bulshochannel28264 жыл бұрын

    Mahadsanid mahadsanid

  • @umusalmanyarechannel9875
    @umusalmanyarechannel98754 жыл бұрын

    M.a nin Caqli badan Ayuub tnx wll

  • @safahaji2701
    @safahaji27014 жыл бұрын

    Yasalam kigmado cajiiba alle haku naxaristo janadisana hanagu kulmiyo jisakallah qalbi nadif

  • @mariamohamed6785
    @mariamohamed67854 жыл бұрын

    Wlhi yusuf wax badan baan ka faiday mash llh hore u soco🤙

  • @hiboibrahim5484
    @hiboibrahim54844 жыл бұрын

    asc wll ayuub yusuf sakin Thanks million times Alle haku barakeyo kuna sharfo aad ban ula sico wll su,al gara wxa weye gorma aya fican in xidhidh rasmiya lasameyo kana hadal adoo raliya

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq85554 жыл бұрын

    Mansha ustaad ayuub waad mahad santay

  • @abdicade1549
    @abdicade15494 жыл бұрын

    Ayuub yusuf sakiin alle haku shrfo sxp waxa tahay saxpka nolasha walhy ejer iyo xasan alle haka siiyo xasidnimo ka dheer walhy dadka xasidinta waa kuwa inta muqaladada arka an la wadagin dadka ubahan iney dawadan ooo sxiipadod ah

  • @umalkhayrahmed720
    @umalkhayrahmed7204 жыл бұрын

    Masha allah alaha kaa abaalmariyo qodobadaan faaiidada badan ee aad nala wadaagtay,allaha cilmigaaga iyo maskaxdaada ha kuu barakeeyo,alle ha kaa ilaaliyo wax xun oo dhan ,waxaad tahay macalin aan ka faa iideystay waxbadan oo nafsadayda aan kuhormariyey .

  • @sahroshariif6405
    @sahroshariif64054 жыл бұрын

    Masha alaal alaha kubarakeyo

  • @naanimoha3965
    @naanimoha39654 жыл бұрын

    Mahadsanid bare

  • @deeqoosman9321
    @deeqoosman93214 жыл бұрын

    Masha allaaah igu haleey inaa ku dhaqmo sidaaas. Macalin

  • @samamali4133
    @samamali41334 жыл бұрын

    Allaha ku xafido walal ayuub

  • @hamdaismail6459
    @hamdaismail64594 жыл бұрын

    Mash Allah Mahadsanid wll Ayuub

  • @rumansalah7124
    @rumansalah71244 жыл бұрын

    Ayuub wanoyinkga qaab kamida abahay ayaa igu waniyo manshallah Allah kuxafido

  • @saaqosaaqo3537
    @saaqosaaqo35374 жыл бұрын

    Mahasan tahay macalin ayub Yusuf sakiin talooyinka fiican Nolashad

  • @sihaamsuudi1180
    @sihaamsuudi11804 жыл бұрын

    M.Allah Allaha ku xfido Macalin horayna U soco insha Allh

  • @allaalemedia7199
    @allaalemedia71994 жыл бұрын

    Mzha allh teacher allha keep you

  • @MohamedAhmed-on7mk
    @MohamedAhmed-on7mk4 жыл бұрын

    Dhirigaliye muhiim ah hore usoco baan ku leeyahy walaal

  • @saalimpees1744
    @saalimpees17444 жыл бұрын

    Hdi a tahay qof Aad farxad u Dareema intu videoga SocD0 🔥😍

  • @user-tg9cw5el2r
    @user-tg9cw5el2r Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @muslimah6785
    @muslimah67854 жыл бұрын

    Allah ka ajar siiyo

  • @najiibcali1470
    @najiibcali14704 жыл бұрын

    M.a ustaad ayuub yuusuf sakiin waxad badashay nolashayda . wxaadna kahadashay mowduuc niyadayda kaguuxayay alle haku barakeeyo waxad thay beer kamida beerahaha wanaaga

  • @sahrobuux9846
    @sahrobuux98464 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك يا استاذ

  • @aminmohamedamin2170
    @aminmohamedamin21704 жыл бұрын

    Walaal aad ayaad u mahadsantahay wax badan ayaan kaa faaidney

  • @najmaahmed2024
    @najmaahmed20244 жыл бұрын

    Ayuub allah blessed you Nd جزاك الله خير جزا

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed82354 жыл бұрын

    masha allh ustadka nolasha 👌

  • @abdullahihalane6473
    @abdullahihalane64734 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @maymuunmohamud3185
    @maymuunmohamud31854 жыл бұрын

    allh kusharfo teacher ayuub

  • @poqorexusen2656
    @poqorexusen26564 жыл бұрын

    macha llh

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad99084 жыл бұрын

    Masha Allah walaalkeena yuusuf Allah ha ku xifdiyo wll qiimo badan ❤❤❤❤❤💗💗💗💗❤❤

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud56934 жыл бұрын

    Macalin ayub mashlh

  • @soocelmi3246
    @soocelmi32464 жыл бұрын

    Dadka gaarka ah ee ku daawada waliba dhameysta video-yadaada ayaan ku jiraa mr yusuf.

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut79464 жыл бұрын

    Tnx so much

  • @nadia90
    @nadia904 жыл бұрын

    Mhdsanid ustad nashiidadan noo soo geli insha

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53584 жыл бұрын

    Isla marka aan bidhaanta ayuub arko ayaan muuqaalkiisa si deg deg ah u daawadaa alaah yaa cisak wll

  • @mukhtaarxaaji993
    @mukhtaarxaaji9934 жыл бұрын

    Masha allah ustaad ayuub yusuf waad mahadsan tahy inbadan waxad kahadashay xaqiiqda jirta Horay usoco waxbadan ayaan kaafaa iiday ustaad

  • @adoontialle4525
    @adoontialle45254 жыл бұрын

    masha allah allah ku sharfo walal ayub

  • @abdimalik2017
    @abdimalik20174 жыл бұрын

    Mash aalh waa cashir faa iido badan Ustaad waaku mahadsantahay cashirada dhiiri galinta leh ee aad nala wadaagto marwalba mhadsanid

  • @sahrashire8993
    @sahrashire89934 жыл бұрын

    maasha allaah walalaalkey wan ka faiday

  • @cabaasdiomond471
    @cabaasdiomond4714 жыл бұрын

    MashallaAh

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey78914 жыл бұрын

    Jasaakallaah sxbkayga guushow🙏

  • @najmosiyad9039
    @najmosiyad90394 жыл бұрын

    Ilaahay haku barakeyo yuusuf wll

  • @sumayailkacas2551
    @sumayailkacas25514 жыл бұрын

    mnzha Allha

  • @ayansuleiman1472
    @ayansuleiman14724 жыл бұрын

    Masha allah ayuub mahadsanid tababare nololeed oo cajiib ah ayad tahay alle haku xifdiyo

  • @Abrashiid573
    @Abrashiid5734 жыл бұрын

    Mazhallah macalin ayub yusf sakiin 🔑🔑🔑🔑

  • @sahraosman1156
    @sahraosman11564 жыл бұрын

    Masha allah wllkay wan jeclhay sidad dadka udhirigalisid

  • @maryanahmed9700
    @maryanahmed97004 жыл бұрын

    Masha allh maclm ayub waqtiga ad so gashe yutubka ila hada wan ku dawada noloshayda wax badan aya ka badashe waxa tahy maclm kayga ilaah haka abal mariyo wax badan o aad i anfaca aya ibarte ado kale allh nobadiyo

  • @alibulle7612
    @alibulle76124 жыл бұрын

    Mash Allah keep going bro aad baan kaaga faaideystaa runtii waxaadna shidaal u tahay in aan hadafkeyga gaaro oo xaqiijiyo. Greeting from 🇰🇷🇰🇷🇰🇷

  • @maxamedcabdi8987

    @maxamedcabdi8987

    4 жыл бұрын

    Wll Ali bulle south korea miyaad joogta hadaad joogtidna halkee kaala soo xiriraa adoo mahadsan

  • @hamdacigaal2463
    @hamdacigaal24634 жыл бұрын

    Msh allh waa talooyin aad iyo aad iso jity

  • @faysaahmed1469
    @faysaahmed14694 жыл бұрын

    ماشاء الله الله يحفظك

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse60084 жыл бұрын

    Yassa laam allow ku xafid bro Nooso badi Arimaha jaceylka iyo Guurka in bdn waanku faaidnay wlh kaabo

  • @mohamedabdihakim2948
    @mohamedabdihakim29484 жыл бұрын

    5 ficil ama hab oo ay dadku kugu nici karaan 1: in aadan dadka dhegaysan marka ay kula hadlayaan 2: in aad ilawdid magacyada dadka aad is bartaan ama is taqaanaan 3: in aad noqotid qof mar walba negative ah oo wax walba dhanka xun ka fiiriya 4: shaqsiyadaada ama dabeecadaada oo aanad ku socon mar walba aadna iska dhigto wax aanad ahayn 5: in aad isku daydo inaad dadka oo dhan raali galiso

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial41654 жыл бұрын

    Masha Allah🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹💕💕

  • @Abdirahmanossman2215
    @Abdirahmanossman22154 жыл бұрын

    Mnsha allah sxb waxbadan kaa faaiiday

  • @nuurahaashi3943
    @nuurahaashi39434 жыл бұрын

    Mansha allah tabarakalah wallo aad baad ugu mahadsantahay talooyinka fiican ee aad nosoo gudbiso keep going ayub yusuf sakiin 👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤣

  • @abdiaziizalpha6311
    @abdiaziizalpha63114 жыл бұрын

    Mashaa allaah waad mahadsantahay

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71164 жыл бұрын

    #Ayuub yuusuf sakiin saxiibka guusha WaXan ka so salamayaa Hargeisa

Келесі