"Jacayl dartii waxaan koomo ku jiray 27 cisho". Qisada wiil hargeisa jooga

"Jacayl dartii waxaan koomo ku jiray 27 cisho". Qisada wiil hargeisa jooga

Пікірлер: 132

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed820925 күн бұрын

    Ax xanuun badana qisadani walhi surry wll ale qalbiga haku nadiifiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-yg5tk1zx9d
    @user-yg5tk1zx9dАй бұрын

    Wax aan xeerka bani aadamka wxba ka aqoon ayaa ku helayy hno alle qalbiga haku qaboojiyo 😢

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888Ай бұрын

    Timaha sifiican ujaro ismuji gabar ka kher badan alaha kusiiyo

  • @rayancumar3164

    @rayancumar3164

    Ай бұрын

    😢😮

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966Ай бұрын

    Qalbi giisa alle xaqa haku Sugo gabadhaasna qalbi Alle hawga reebo

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463Ай бұрын

    Alle haka madoobeeyo qumanyada

  • @user-oc5cf6it9p
    @user-oc5cf6it9pАй бұрын

    Doqon aya heshay bila arxan ah 😢 Alleh waxn ka baryey iinu qalbiga ku bogsiyo iydana mid ka jara intay ka jartay tuusa

  • @hamzevia3971
    @hamzevia3971Ай бұрын

    Neva give up zhp alle mid khayr qabta ood kagag nastid insh allah rabi haku siyo amen 😊

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9cАй бұрын

    Dije guuleyso Insh Allah farxad ku waar ❤

  • @user-jh9rj5sr4p
    @user-jh9rj5sr4pАй бұрын

    Alle qalbiga hakaga reebo habo mcn is adkee oo noloshada hore uwado inshallah

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahiАй бұрын

    Wakhti qaado walaalo iska ilow naagtaas xun hore uga soco ka gudub mid ka khyr badan ayaan kugu duceynyaaaa ❤😢

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2eАй бұрын

    Bisinka wll aduunyadu waa maalmo yar 😢 wana wax dhaca qofku wixii u bixiyay wax ka dunwan in logu abaal gudo balse adigu marna haka xumaan wanaga io daacad nimada qalbigana waa shay rabi swt maamulo insha allah farxad io nanuuriyo guulo badan ayaa xigaa guulayso oo hore u soco😢

  • @user-mg5pk2rk2z

    @user-mg5pk2rk2z

    Ай бұрын

    Manshallh

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072Ай бұрын

    Waan ka xumahay xanuunka iyo qalbi jabka dareentay kabasho deg deg ah baan kuu rajayn saaxiib.

  • @Yurubaxmed-dp3cq
    @Yurubaxmed-dp3cqАй бұрын

    Ax ax ax ax ax Alle qlpiga hakaaga reepo wll zi kuumay gelin Alle ha ka Abaal mariYo adna mid ku ilowsiisa ha ku siiYo😭😭😭😢😢😢😢

  • @FartunFarah-zo2kz
    @FartunFarah-zo2kzАй бұрын

    illaHi qaLbiGa hakaga Rebo wll way aRki aBaLkeDa waLipa mar dhar insha Allah

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516Ай бұрын

    Wllo waxaa ku dhadaa wiilka quanka akhiriso oo dhegeyso insh Alllah wax walba Alle ayaa ka caafin oo qlbiga ku qabowjin insh Alllah guul ayaa jareyn wiilka walkey ah 👍🏻👍🏻

  • @dj________offeciall

    @dj________offeciall

    Ай бұрын

    Izha,alleh walal

  • @HadiyaCismaanAli-ex5fu

    @HadiyaCismaanAli-ex5fu

    Ай бұрын

    ​@@dj________offeciall wll habeenkii salatulayl usoo kac oo ilahay bari quraankana akhriso oo masajidka in aad tagto laazim wll ilahay qalbiga haka reebe🥺🤲🤲

  • @zaramahamud509
    @zaramahamud509Ай бұрын

    I’m so sorry wll alle qalbiga hakaga reeb

  • @user-wo4xi9nd5e
    @user-wo4xi9nd5eАй бұрын

    Hadi sooma naxayna mar badanba jecelku na dhawac ❤❤❤

  • @mahmedIsmaacil
    @mahmedIsmaacilАй бұрын

    Aduunkan wax kasta way ka dhacan wll Qalbiga adkayso Allah qalbiga Hakaga rebee

  • @HibaaqFaarax-qm3nr
    @HibaaqFaarax-qm3nrАй бұрын

    Ilahy qalbiga haku cafiyo wllo ❤😢😢😢

  • @AMIIN2025
    @AMIIN2025Ай бұрын

    Guuleyso Dj

  • @sukhranasir
    @sukhranasirАй бұрын

    Doqon bay ahayd la jecladayy lkn malin maalmaha kamid laydha nabsigu way so celin doonta 🥹💔

  • @jccmahdaristudio4797
    @jccmahdaristudio4797Ай бұрын

    Alle Qalbiga Hakaaga Reebo Allow Hanoo qaban Qalbiyada wax Jeclaaday. 😊😢😢😢😢

  • @jccmahdaristudio4797

    @jccmahdaristudio4797

    Ай бұрын

    🤲🤲🤲

  • @Fardawsamaxamuud123Farda-fm5jz
    @Fardawsamaxamuud123Farda-fm5jz15 күн бұрын

    Ax ax ax ax ax ax ax ax ax 😢😢😢😢wll ilahay mid khayr qabta haku siiyo😢😢😢😢

  • @XuseenC.naasir
    @XuseenC.naasirАй бұрын

    Alle qalbiga ha kaaga reebo

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4doАй бұрын

    Waa qisadii igu xumayda ee aan arakay

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4doАй бұрын

    Ilahay ha kaa madoobeyo wxd qalbiga ku hyso

  • @HooyomacaaanHooyomacaan
    @HooyomacaaanHooyomacaanАй бұрын

    Wllo soo badi cadceedow

  • @TayasiirTaarjiidh
    @TayasiirTaarjiidh17 күн бұрын

    Jacaylow abahaa was💔👌

  • @user-jy8il4kq2r
    @user-jy8il4kq2rАй бұрын

    SaxiiBtiNimaDu MarBayyy ADuunka uGu xunTahayyy 😭😭😭

  • @HothanOsmanhothanosman
    @HothanOsmanhothanosmanАй бұрын

    Ax qalbi adakaa qoftu 😭

  • @laylahassan3573
    @laylahassan3573Ай бұрын

    Walaalky cadceed wan ku salamy

  • @MaftuuxaCraxmaan-ru4kn
    @MaftuuxaCraxmaan-ru4kn12 күн бұрын

    Xuska illahy badi wll

  • @abdirahmanbaba1048
    @abdirahmanbaba1048Ай бұрын

    Allahayow wxn ka magan galay jecel nocas ah🤲

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mcАй бұрын

    No ex no friend alone is the best❤

  • @williamwilliam1337

    @williamwilliam1337

    Ай бұрын

    Fikrdaaas haku kadsooman wll😂😢

  • @FaizahD-po2gl
    @FaizahD-po2glАй бұрын

    Magacaa ba, illhaybaan kuu baryee ax😢😢

  • @BaxsanCawil
    @BaxsanCawil18 күн бұрын

    Alle qalbiga haga reebo😢

  • @user-vv2yn5ug1g
    @user-vv2yn5ug1gАй бұрын

    Taasi mar uunbay ku hoos.iman wlll quraan akhriso 😊

  • @khaliifabdikani1511
    @khaliifabdikani1511Ай бұрын

    Jacaylow abaha was Nin raga u darana jacaylku zhp ninka dhalinyarada ahba tahay noloshada alle haku hagaajiyo mid aad daganan ku dareento alle haku siiiyo

  • @user-ko1mi5px8s
    @user-ko1mi5px8sАй бұрын

    Hali bala miyo wilkan😂❤

  • @MumtihMumtih-cc1bh
    @MumtihMumtih-cc1bhАй бұрын

    Alleh waxan uga baryayay inanay nolozheena aanay wax farxada dareemin nagtaas Aexanka danrleh

  • @user-ex6cx8yn9c

    @user-ex6cx8yn9c

    Ай бұрын

    Ala my wll sidaa hadhihiin iyada un inuu qalbiga uboga dhayo alle ugu ducee inuu alle Ka masaxo iyadana wxa dhacda iney. calaf isku yeelan karan dhanka Eede wll😢😢😢 Wlkey anu wxan ku dhahaya noloshu kuma xumayso mrwlba wxan ku rajeynaya farxad tii hore Ka macaan badan anba Ka farxad bdan Insh Allah guul wll 😢😢😢😢

  • @bashirahmedahmed6475

    @bashirahmedahmed6475

    Ай бұрын

    Wll habarka ma ficno

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741Ай бұрын

    Allaha ku caafiyo waa cudur xun in laysasiiyo qof bani,aadama

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337Ай бұрын

    aduunkan qof walbood arkayso waa qiso lugaynaysa ilaahay qalbiga hakuu qaboojo jacaylka halka dhinac ahi waa duliimo lkn madulaysna qof wax caashaqsani wuu dabac san yahy ilahay qalbiga hakuu qaboojo pro😮😢😢

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452Ай бұрын

    😢😢😢😢😢 Ax Ax Ale qalbiga hakagamasaxo

  • @daalacms1064
    @daalacms1064Ай бұрын

    EditenkI IsKa sax zHpkie❤

  • @user-zv3ep6bp1s
    @user-zv3ep6bp1sАй бұрын

    Ax Wllo ❤❤

  • @Apdi_aziiz_moztaphe
    @Apdi_aziiz_moztapheАй бұрын

    JACAYLAW AABAHAA W_S

  • @user-qc9ut6jo9u
    @user-qc9ut6jo9u12 күн бұрын

    Ilhaay wll talo saro😢

  • @hassanharet5764
    @hassanharet57647 күн бұрын

    Cadceed Chanell anigon Tagin ban nafis ku dareema markan daawanayo Brother mahadsanid shaqada aad hayso

  • @HappyMohamed-r5k
    @HappyMohamed-r5k27 күн бұрын

    🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013Ай бұрын

    Waxan xajo rag Aqoonba heshay ninka lkn cashar buu kabaran hada ninraga wakii soojaba ❤🫡

  • @HibaaqKaaba

    @HibaaqKaaba

    Ай бұрын

    Aad iyo aad walhi

  • @sahalguleed8717
    @sahalguleed8717Ай бұрын

    Si kastuu jacaylku kuugu xumaado oo nasiibku kaaga hiiliyo ama aad qofkaad jeclayd waydo la isma dhigo meel aad ku qiima beelayso adoo u baahan qofkaa ayaa sharaftaada iyo qiyamkaaga la ilaashadaa oo la isma bahdilee boodhkaa la iska jafaa xannuun aad muddo yar kaga kaban kartona mustaqbalkaaga iyo documents ka noloshaada danbe lama geliyo.

  • @dytffttg6491

    @dytffttg6491

    9 күн бұрын

    اوو اكيد rag ba Layska dhiga hormar degdega aLaga yabo lasameyo

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2eАй бұрын

    Wll qiimahaga io qofnimaada aya ka qiimo badan qof yar oo bini aadam ah oo aad wayday blse xaqiiqada aya ah inaynaan daremaha qaar kood maamuli karin oo xakamayn kariin rabi igama yeelo anigo noqon kara sabbta faxada qof mid noqda sabbta dhibka io ilintiisa 😢

  • @HothanOsmanhothanosman
    @HothanOsmanhothanosmanАй бұрын

    Ilahay hakaa saaro walalo aduunka waa maalmo isku tagee naftada iyo noloshada hore u wado walalo cibaadada badi oo ilahay raali galin tasbixdana badso walalo massage kaa iga gaadhsii si walalnimo leh 👋🙏🏻

  • @dj________offeciall

    @dj________offeciall

    Ай бұрын

    Walal waa uu izoo gaadhay waad mahadsan thy

  • @mohamedyousef-yw5ql
    @mohamedyousef-yw5qlАй бұрын

    ax alle qalbiga hakaaga reebo qumayada asaguna zxp magalo wllhi😭😭

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888Ай бұрын

    Ilamahan yar gabar suu udhaqan waa yabe

  • @NimcohodanXasanyusuf-po9vc
    @NimcohodanXasanyusuf-po9vcАй бұрын

    zorry wlllo al qapigaga hakaga reebo😢

  • @user-zr2uz3qd5r
    @user-zr2uz3qd5rАй бұрын

    Ax wallkayi wan ka xumahayi inad qisadan igaqarisayi 😢

  • @HoodoMahamoud-ts4xr
    @HoodoMahamoud-ts4xrАй бұрын

    Wakhtigan hada la joogo jacayl wax la dhaho ma jiro wlhi

  • @user-wo4xi9nd5e
    @user-wo4xi9nd5eАй бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @amiiramaxamud8806
    @amiiramaxamud88068 күн бұрын

    🥺🥺🥺🥺

  • @AyaanAhmedSalah
    @AyaanAhmedSalahАй бұрын

    Gun bà heshay yarka 😢😢😢

  • @umalkhayrumalkhayrahmed-du5yg
    @umalkhayrumalkhayrahmed-du5yg19 күн бұрын

    Cadcedowu wilka i so bar wllo 😢

  • @AmiinIrmaan
    @AmiinIrmaanАй бұрын

    Qaalin Nafis buu wadayi warqada ku qor oohinTaata 😭😭😭

  • @user-cs8wy9pj5r

    @user-cs8wy9pj5r

    Ай бұрын

    Wxs Wa Sheko Khiyali ah.😂😂

  • @AmiinIrmaan

    @AmiinIrmaan

    Ай бұрын

    @@user-cs8wy9pj5r waan amin san nahay in uu jiro jecyl zHp Nala is khiyaamo karo

  • @SumayaCalii
    @SumayaCaliiАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @HoodoBaashe
    @HoodoBaasheАй бұрын

    Alehqabihakarebo❤

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516Ай бұрын

    😭😭😭

  • @SafaGas-jw4gs
    @SafaGas-jw4gsАй бұрын

    Wll cedceed waxaan jeclahay inaad Djibouti aad kuu samayso barnamijkaan oo kaleh

  • @user-tk6hl8nq2p
    @user-tk6hl8nq2pАй бұрын

    Waxa ku helay duqon zaxiibnim0 an wax an ka aqooni zhp ilahey qalbiga ha ku qabijoy0

  • @crashiidmaxamed6865
    @crashiidmaxamed6865Ай бұрын

    Waa sababtan xidhiidh usamayn la ahy ilaa hada

  • @AmiinIrmaan
    @AmiinIrmaanАй бұрын

    wlHi ragga isgu Helyaa dumar baa aad u laayaba 😭😢😢😢

  • @SundusHassan-bv1yj
    @SundusHassan-bv1yjАй бұрын

    Qalpiga adkayso wllo 😢😢😢

  • @DeeqaCabdiraxman-wq3vc
    @DeeqaCabdiraxman-wq3vcАй бұрын

    Qofna dunyo lama dhaman qalbigaaga dawee wadkuftaye kor Uga bood kalka jabayna adi kabo kasocoo has oo dayin gabadh aan mariinkiyo meher kaagu kuu xidhin marti qaad ba how galin dayinkaga bariyoo. Marna hoos hasoo dayin. Darajada kor ula soco. Deeqa ha ilahy dayinka kawada bari

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r27 күн бұрын

    Maxa ku jaban haday ku diday midkale radso ma qof yar o shalay barataybad isu ciqaabi

  • @user-rx1il6fj5p
    @user-rx1il6fj5pАй бұрын

    Waraysig xigan hada may joogtaa dhereh

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475Ай бұрын

    Zxp waa inta hore uune iska adkayso inta danbe waad ka nafisi

  • @Ayuub-p
    @Ayuub-pАй бұрын

    Xaliimo qalpiqa yaa kaa xadin😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9hАй бұрын

    Ragga waxan u sheegay ninka hanti ficaan ha barina gabdhahada la sheekaysato 2 shaqaysta waayi maysaan gabadhkasto aad jeclataan kaman tagayso waa hubaal 3 gabadhu ninka waxay jeceshahay intay helayso ninka hanti badan

  • @user-fj6sc2kb4p
    @user-fj6sc2kb4pАй бұрын

    JaakEedkA iskaMa BadaLo miYaa😂😊

  • @user-st4sz3nv6u
    @user-st4sz3nv6uАй бұрын

    Ana Mowdku Ha Idilo Adna Maalma sii joog Xaqna naasi Maaye Aakhiro Ka Meel Dayo Dheh 😢

  • @user-sy7pd3ex1u
    @user-sy7pd3ex1uАй бұрын

    Marka hore eed qof xidhiish la bilabayso waxad ogaada inaand is waayi kartaan in wax walba aad la kulimo karto Si kastoo aad u jeclayd manta waad is wayden then u hanee zxp nolosha ☝️

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed261126 күн бұрын

    Sorry wllky saliga nabiga badso insha allaah badal qayr qaba

  • @XusenCabdi-gw4ng
    @XusenCabdi-gw4ngАй бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SundusHassan-bv1yj
    @SundusHassan-bv1yjАй бұрын

    Cadnaan dj wll ilahy talo saarp😢😢

  • @SumayaAlpi
    @SumayaAlpiАй бұрын

    Qof ka ficn i.a wd heli huno 😭

  • @faraxcabdi9228
    @faraxcabdi922816 күн бұрын

    A x ax sorry wllky 😢😢😢😢😢

  • @user-wo4xi9nd5e
    @user-wo4xi9nd5eАй бұрын

    Sorry. Sxp..aduunki calafba jiraa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741Ай бұрын

    Asc wiilow waan ku daremaya aqriso qoraalkayga so fcn u dhuux waxad naftada waydiisa 2qof ma cadow baa mise waa saxiib ?(dabcan wa cadow ku tashaday cadowgaga dhibtada lama tuso bogahaga marku barto ayu ku dhibateyn kara waxaan kaloo ku waydiyey soma dhiman karin qofka sida oo dhan aad u jecelanaysi qalbigaga side u siin karta waaba bani adame hatan iyo dan waxad ka fekerta adigu shay aad nacayso ma cuni kartaa bal isku day inaad neceb tahay gabadhaa ma qadan lahayd waa maya waad ka fogaanaysa 2badasi kuma jecela cadow bay ku yihiin calacalkaga ayey ku raxaysanayaan tuur xusustoda nabaradoda hadalkayga wuu ku mudayaa lakiin ogow xisuso dhuuni raac waaye gabadhaasi waxad yesha sidaad u shaqaysan lahayd ama wax barshadada u dhamayn lahayd ka feker adigu ma dhalin calafkaga maba ahayn sided u helaysa is qurxi naftada soo celi bani aadam ha u noolaan allaha jecelow 2rakaco tuko gacmaha sare u taag taladayda qaado haday ku timado xitaa ha qadan iyada iyo isaguba midna ha aminin waa suntii ku dili lahayd kuwo is qaba kala taga maxa loo jecelanaya qof aadan hubin bani aadamku weligaa ma hubtit inaad helayso (waxaad neceb tahay qasab maku qadan waa maya ha isku qasbin qofaan ku jeceleen uma qalantit jooji jacayl xad dhaafa ileen ma hubtit no jileec ii soo jawaab waynu shekaysan donaa

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5rАй бұрын

    Ciyaaladan Yar Yarkaa Ya KawalaY.😳

  • @XuseenC.naasir
    @XuseenC.naasirАй бұрын

    Ax alle qalbiga ha kaaga reebo chp

  • @CaaliyaCabdulahi
    @CaaliyaCabdulahiАй бұрын

    😅😅😅😅😅

  • @nasteexomustafe2415
    @nasteexomustafe2415Ай бұрын

    Sorry 😞 😔 😟

  • @aminapdy9124
    @aminapdy9124Ай бұрын

    Gabadha jaar ayn nahay samira aya la dhaha bari insha allh anaa dhagax ku dili 😂

  • @SagalXarago

    @SagalXarago

    14 күн бұрын

    Qofti ma dishay mise wa wali😂😂😂

  • @Indhooze
    @IndhoozeАй бұрын

    Wad iska jeclanaysa uun 😂

  • @SamiiraCabdi-bp6sj
    @SamiiraCabdi-bp6sj10 күн бұрын

    Sorry waxa ka xanun ka xumi ma jiro markad dadkii ad ku kalsoned ku qiyaana

  • @BaduIibmaaha
    @BaduIibmaaha7 күн бұрын

    Sorry

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fdАй бұрын

    Sory nin raged laciilay😢

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516Ай бұрын

    Ax ax sorry 😭😭😭

  • @AhmedhaadiBacaluul
    @AhmedhaadiBacaluulАй бұрын

    Sxp qli allaha ha kuu dhibdhaamo in gastoon galass wada dhiganeenay sheekadan Maalmaan maqlay aad jidhkaaga wax gaadhsiineesid sxp qli dj qofka daca ah 1 sadkiisa uma soo dagdago 2 inta badan dhipaato kama dhamaato Noolashiis sxp mcn 3 ugu dambeen qofka daacada ah guushu waa dhankiisa 4 qofka xun guul daraa udambeesa sxp nin wngsn ayaa thy sabraa sadkiisa wuu helaa Surada nashrax ayaada ku jirta waxay leedahay Fa ina macal cusri yusran oo macnaheedu thy culeeska gadaashiisa fudeed ayaa ahaaday dul qaado sxp allaha kuu qaboojio qalbiga

  • @niciimaqasinqalinle1579
    @niciimaqasinqalinle1579Ай бұрын

    🥺🥺🥺💔💔💔❤️‍🩹

  • @funnygirlc.xakiin4630
    @funnygirlc.xakiin4630Ай бұрын

    Sorry wll mcn ilahay qalpiga hanaga reebo nabsaan baaqan wllhi😢😢