Markan arkay inu block i saaray 3 cisho waxba waan arki wayay.. sheekada ruqiya..

Пікірлер: 48

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel27 күн бұрын

    Qofki haya Qiso e raba inusoobandhigo waxaa u nagalasoo xidhiidhi kara what's up kan 0653459860..

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday27 күн бұрын

    Gabadhan farxadeeda ayaan jeclaaday allow farxad waarto kusii markasto❤❤❤

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg27 күн бұрын

    Aan KUSALINO xabibkeena muxamed صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @arfanabdourahman9511
    @arfanabdourahman951125 күн бұрын

    Cadceedo sxb gabdhaha reer jabuti farxad iyo ruun sheeg ba waa lagahela. Rokia waan kuu Saalamay

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah27 күн бұрын

    Reer jabuutigu waxa walba run bay ka sheegan 😂😊

  • @SadamMahamed-tg1ec
    @SadamMahamed-tg1ec27 күн бұрын

    Keep going br0

  • @Docaysanhodo-ci9gy
    @Docaysanhodo-ci9gy4 күн бұрын

    Wllky cadceed qof dagan oo dadka sifiican u dhagaysta ayaa tahay keep going Ayaan ku leeyahay

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    4 күн бұрын

    @@Docaysanhodo-ci9gy mahadsanid wll

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane932323 күн бұрын

    Gabadhu waa fariid Lkn cadceedow qaab waraysiga bedel oo hadba la dareen qofka muudkiisa ( qaybta hore ayaan ula jeedaa)

  • @AxsanCabdi
    @AxsanCabdi27 күн бұрын

    Wllo anigu qiso ma hayo lkn waxn rab inain asaxbtad ku so biiro hibad codka❤

  • @HibakFarah
    @HibakFarah26 күн бұрын

    Ouais ma belle soeur ❤ Roukia Abdiallahi Hassan ❣️ Wan ku salamay qalie 🥰😘🫶

  • @hamzaosman3528
    @hamzaosman352817 күн бұрын

    Roukia abdillahi hassaan gabaadh igu qalia❤❤❤❤❤

  • @cabdaleguray
    @cabdaleguray27 күн бұрын

    Guulayso saaxiib

  • @user-rx1il6fj5p
    @user-rx1il6fj5p27 күн бұрын

    Horay usoco inadr

  • @HooyomacaaanHooyomacaan
    @HooyomacaaanHooyomacaan27 күн бұрын

    Cadceedow soo badi qisooyinkan

  • @user-dz4ts7kq9k
    @user-dz4ts7kq9k24 күн бұрын

    Weriyihii baa yabay hadal badana gabdhu 😂 Masha allah Waa quruxley ❤❤

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h18 күн бұрын

    Hortay cadceedow miyaad xanuunsanaysa wll jidhkaga xanuunbaa ka miuqda ee dhakhtar tag wll xumana hayga

  • @user-gf4uc8is6v
    @user-gf4uc8is6v27 күн бұрын

    Taydii wadka tagtay😊

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r26 күн бұрын

    Qisadayda markan ka shekeyo dadka hortodada maxa iso kordhaya

  • @salimoussa4506
    @salimoussa450627 күн бұрын

    hhhhh wllshy Roukia keep going

  • @A.K.A.C.C.A
    @A.K.A.C.C.A27 күн бұрын

    Aar Saxib maad fanaan iska Noqotid

  • @RuweydaMaxamed-fj1ny

    @RuweydaMaxamed-fj1ny

    27 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-xf9jl1we1d
    @user-xf9jl1we1d26 күн бұрын

    Tanih ma Badiyaah

  • @Maria_mlpzn-0
    @Maria_mlpzn-021 күн бұрын

    Waaar cadceedow inanta sheekada ka gur haku badh goyne afka u dhace 😅😂😂 Funny wllhi sheeko.ku wacan tahy ruqiyaay balo xidhiidh ka.sheekeeye 😂😂😂

  • @asmafaahiye9064
    @asmafaahiye906422 күн бұрын

    Qaali raggu waa tuug doonaya inay qalbiga ka xadan xaasna abad ahaatide mar hablow jacayl wax layidhaa oo guur kahoraya majiro ee beenta ka waynada ok oo la googo a markasay wada ku dhiciye please keep your self by girls

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed27 күн бұрын

    Sxp one question hamda xarabo maxa uken la’dahy mse waa qoftada😂

  • @user-qm5jf6rj4r
    @user-qm5jf6rj4r24 күн бұрын

    ma jabuutibaa xagani

  • @NadiifocabulaahiafraxNadiifoca
    @NadiifocabulaahiafraxNadiifoca23 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Abdihamid1
    @Abdihamid127 күн бұрын

    AGAAH WAAR QOFTII REE JABUUTI MIYAYNA AHAYN😅😅😅

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis800127 күн бұрын

    Cadceed hablaha ha waalin

  • @suadali2598
    @suadali259821 күн бұрын

    Rer jabuuti miyaa lagu khasba salaanta madaxweynaga iyo naaagroosa

  • @user-qm5jf6rj4r
    @user-qm5jf6rj4r24 күн бұрын

    cadeed anaa ku warysanaya

  • @SimbaLoves-yn3kh
    @SimbaLoves-yn3kh27 күн бұрын

    😂😂Rikibaada sheekada number one ayey qaaday way nagusoo dul xasuusanaysaa 😂😂gaadhiga iska eeg

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi27 күн бұрын

    Ala cadcedow maxa kusi madobeyay wll ma jacylba kugu dhacy adina😂😂

  • @salahabdi2032

    @salahabdi2032

    27 күн бұрын

    ma ila aragtey ayeyo tasan is weydinayey lkn adigaba farta ku fiiqey☠

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    26 күн бұрын

    😅 ha

  • @JaamacRamos
    @JaamacRamos24 күн бұрын

    Tani qiso kamawaramaysee odaygii cad ceed ayay wareerisayba😅😅😅

  • @AhmednuuneHhhh
    @AhmednuuneHhhh27 күн бұрын

    😂😂😂

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi343924 күн бұрын

    Wlllhi way kaa waashay 😂😂😂 commenteerka waar ma garanaysid aar gabadhaaan. Waa fariid xaqiiq hadalo cad cad

  • @RadwaMahammad
    @RadwaMahammad27 күн бұрын

    Gabar holleh ❤❤

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi343924 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 waar gabadhu cashar caadiyay kuu dhigtay Distance relationship ayay kuu sheegaysaaa af-faransiis bay baa ba kaaga dhigtay

  • @RahmaYahye
    @RahmaYahye27 күн бұрын

    Ala biicid shukasi maha wa dhaga hadal😂😂

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan461824 күн бұрын

    wager😂

  • @sukhraxasan3223
    @sukhraxasan322326 күн бұрын

    Gabadhi war badan ninki way ka yabisay 😂😂 reer jabuutigu ma wad sidanb tolow

  • @soumayamed1218

    @soumayamed1218

    26 күн бұрын

    😂😂

  • @ahmedabdilahiidiris3383
    @ahmedabdilahiidiris338327 күн бұрын

    Waar inantu ma gabadhii ree jabuutibaa saaxiib

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    27 күн бұрын

    Haa saaxib

  • @faysalabdiraxman4874
    @faysalabdiraxman487425 күн бұрын

    😂😂😂

Келесі