Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame

Waa barnaamij gaar ah oo aan ugu talo-galnay munaasabadda ciidda oo aan ku wareysaneyno fanaaniinta kala ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.com/@voasomali/?s...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Пікірлер: 76

  • @AyanAhmed-xp5tr
    @AyanAhmed-xp5tr3 ай бұрын

    Maxamed maame iyo najma nashaad ilove you hore usocda❤❤❤❤❤❤

  • @IkraamAsturan-in6ns
    @IkraamAsturan-in6ns3 ай бұрын

    😢Subxanallh Nolosha Aadanaha Waxay Qiima Leedahay Markay Cabsida Alle Ku Tiirsan Tahay😰💯xishoodku waa dareenka kaa leexiya wax kaste oon fiicnayn.heeso ama wax kale. Miyaad kala xishoon wayday allhii ku abuuray adoo ibnu aadam daciifa ah😢😢😢😢😢 Alle haydinkaso hanuuniyo walaalayaal

  • @saadodeeq3479
    @saadodeeq34793 ай бұрын

    Waw anigu fanko o dhan wan jecalhi Maxamed iyo najma wlhi love you ❤❤❤❤

  • @HappyBambooForest-iu9kp
    @HappyBambooForest-iu9kp3 ай бұрын

    Adkaatay wll madaa qajila surwaal kuma hesteenbe xishoodkii meel ayad dhigty 😂😂😂

  • @foozia426
    @foozia4263 ай бұрын

    Ciid mubaarig ❤

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi33293 ай бұрын

    Wooooow Laba Fanaan on Aad u Taagero

  • @AamimoDheyman-zj8jp
    @AamimoDheyman-zj8jp3 ай бұрын

    mashallah ❤❤❤❤❤

  • @user-mq8hh6oq9x
    @user-mq8hh6oq9x3 ай бұрын

    Ninka raga wa kii soo jabo❤❤❤

  • @NimcoYonis-lq6sp
    @NimcoYonis-lq6sp3 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed34683 ай бұрын

    Hambalyo sagal mustafe xasan nuur wll si macaan ayaad udaadihisay barnamijka

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps3 ай бұрын

    Ciid Mubarak ❤

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed34683 ай бұрын

    Woow durayadii sh. Isxaaq . Afkiina caano lagu qabay walaahi dad nool baadtihiin Mida kle somalida comments jealous baa ka buuxa

  • @tasniimmohamed7

    @tasniimmohamed7

    3 ай бұрын

    Daadkan reer isxaaq la dhaho oo dhaan dhiig Nool ayay leyahin Meel foog ayay ka muqdan waa daad dhiig Nool ❤

  • @AbdikarimAli-ld7gu
    @AbdikarimAli-ld7gu3 ай бұрын

    Mashalah

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod91503 ай бұрын

    Fanka iyo fanaaniintu daryeel bay u baahanyihiin iyo oy ugu horeeyaan xarumaha iyo dagaan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari3 ай бұрын

    Iminka ma VOA Dii saxda ahayd ee aan laba kala heli jirin baa dadkan ina hor keentay Subxaanalaah.

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa6983 ай бұрын

    😂😂Najma Xiishod ka dheer 90ka dhaar kugu dhagan mad xidhaten

  • @maxamed7258
    @maxamed72583 ай бұрын

    Ciid Mubarak

  • @user-pz5tz4te6d
    @user-pz5tz4te6d3 ай бұрын

    Masha allhu akbar

  • @user-zf4pq8kn5x
    @user-zf4pq8kn5x3 ай бұрын

    Waad mahadsantihiin

  • @simaninayussuf6360
    @simaninayussuf63603 ай бұрын

    Ciid wanagsan ❤

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa30633 ай бұрын

    NajMa Waa Naag Sandalada inaderooos❤

  • @NaimakoosNaimakoos
    @NaimakoosNaimakoos3 ай бұрын

    Waa fariid wlhi najmi sidey naagtu hafalkay hoos dhigtay ugu jawaabtay😂

  • @MawaahibMawliid
    @MawaahibMawliid25 күн бұрын

    Mohamedka❤😢

  • @jonasmk8231
    @jonasmk82313 ай бұрын

    Najma Nashaad Saldanada Samane Cabdale 👑

  • @MahamoudFaufau-rf6ru
    @MahamoudFaufau-rf6ru3 ай бұрын

    Haa❤❤❤

  • @user-er3on9jy5g
    @user-er3on9jy5g3 ай бұрын

    Ciid mubaarik intii muslim ah oodhan

  • @nasriofficial7561
    @nasriofficial75613 ай бұрын

    Ma jeclayn Mame iyo Najma inay kaso muuqdan idaacad qadad weyn ay ledahy oo xamar laga maamulo uf uf uf uf 😝😝😝

  • @user-lr3tv3ji6b

    @user-lr3tv3ji6b

    3 ай бұрын

    cunsuri adigo jahil ah baa dad shaqaystay wax ka shegaysa

  • @MuzeygaBoy-td3te
    @MuzeygaBoy-td3te3 ай бұрын

    İntii shalay radio 99.9HZ si live ka dhageestay

  • @MuzeygaBoy-td3te

    @MuzeygaBoy-td3te

    3 ай бұрын

    Mogadishu Banadir

  • @user-ki7ol4ww6g
    @user-ki7ol4ww6gАй бұрын

    Mame darti u dhiman rawa 😢 ii gu sheega guys 😢😢

  • @BarkhadCismaan-ud6xp
    @BarkhadCismaan-ud6xp3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanmuuse7577
    @hodanmuuse75773 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @FaadumoCraxmaan-qs9gs
    @FaadumoCraxmaan-qs9gs2 ай бұрын

    ❤❤

  • @AamimoDheyman-zj8jp
    @AamimoDheyman-zj8jp3 ай бұрын

    Maxamed maame❤❤ Najma Nashaad miss you keep going too much love you miss you Love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Opthirahman-Mohamudd
    @Opthirahman-Mohamudd3 ай бұрын

    Najma sidan Malaha kuma xishootO CAJiiiB❤

  • @Ashuor664
    @Ashuor6643 ай бұрын

    Sagal wow wax baad keentay

  • @NimcoFarhan-zc2um
    @NimcoFarhan-zc2um3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahoroble3224
    @rahoroble32243 ай бұрын

    Alaha sohadeyo fananinta dhaman

  • @KhadraSaalax-uo4pu
    @KhadraSaalax-uo4pu5 күн бұрын

    Maxamed maame❤❤❤❤

  • @AbdikarimAli-ld7gu
    @AbdikarimAli-ld7gu3 ай бұрын

  • @user-mq8hh6oq9x
    @user-mq8hh6oq9x3 ай бұрын

    #Ciid mubarik kulu caam wa antum bilkheyr

  • @user-bq9zx4le3z
    @user-bq9zx4le3z3 ай бұрын

    Maxamed mame yare mnsha Allah sow ka weynaday wixi yara

  • @user-sz9rm9jh8r
    @user-sz9rm9jh8r3 ай бұрын

    Aduunkan ugu jeclay laba dooda❤

  • @Nasracali-ik2vc

    @Nasracali-ik2vc

    3 ай бұрын

    Guurso ello😊

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r3 ай бұрын

    walle waxa sagal wejiga kaga dhacaan ka yaabay awel sankeedaan odhanjiray mee sankii hadana maxaa indhii soo dumiyay haragii

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi70993 ай бұрын

    1 halka hees ee aan najmo ka taageero baa soo deyseen

  • @SalmaMukhtar-bn2yv
    @SalmaMukhtar-bn2yv3 ай бұрын

    Najma may is macanaynaysa mise anaa Monday 😂

  • @XAAJI.
    @XAAJI.3 ай бұрын

    Queen nashaad ❤❤❤❤,👑👑👑👑👑💜💜💜💜💜💜💜💜💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👑💙👑💙💙💙👑💙👑👑💙💙💙👑👑💙👑💙👑👑💙💙👑💙👑💙👑👑💙👑💙👑💙👑

  • @user-xs7nw9py6n
    @user-xs7nw9py6n3 ай бұрын

    wa shekakaleh Mame iyo najma❤

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer3 ай бұрын

    Waxandhalaan rabaa inaan fankasiidhigokulahaa kkk macadabtaad uguyeedhi

  • @user-xn2cn3qf6l
    @user-xn2cn3qf6l3 ай бұрын

    Maxamed waan kuu dhimanya

  • @CarmiyeKayse
    @CarmiyeKayse3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedsaciid6376
    @maxamedsaciid63763 ай бұрын

    Najmo inta afsomaliga ku hadasho maxaa kawadaa sheekadii bk maa bilowday

  • @AnfacD
    @AnfacD3 ай бұрын

    Masha Allah Najma & Mahamad Noolaada. Dhamaan ciid wanagsan.

  • @fatimaaa8140
    @fatimaaa81403 ай бұрын

    Ani hees bilaa music ah ayn sugayay oo hada heesayan waaxay sidaani 😢

  • @NouhomerOmerrr
    @NouhomerOmerrr3 ай бұрын

    10:27

  • @BadraXasan-gz9zs
    @BadraXasan-gz9zs3 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @juuraxcabdi9421
    @juuraxcabdi94213 ай бұрын

    Means qajilaa

  • @inaarta8367
    @inaarta83673 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ok🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉r🎉

  • @genyaaden
    @genyaaden3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @XamseXariir-jo4nl
    @XamseXariir-jo4nl3 ай бұрын

    Horta. Somaliyeey. Lacagta. Heesaha. Laga. Sameeya. Ma. Xalaalbaa😂😂

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore4873 ай бұрын

    Hal malayn waa yartahay

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer3 ай бұрын

    Ilahow hees yayna tiro iiyeelanwaayin

  • @saidmohamed1675
    @saidmohamed16753 ай бұрын

    Fadhi ku jaas

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn3 ай бұрын

    ❤🫡🔥

  • @AamimoDheyman-zj8jp
    @AamimoDheyman-zj8jp3 ай бұрын

    kkkkkkk

  • @MohamettAli.
    @MohamettAli.3 ай бұрын

    Qajilaad maxaa loola jedaaa eraygaas maan fahmin

  • @ramloqueen1184

    @ramloqueen1184

    3 ай бұрын

    Xishod waye

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer3 ай бұрын

    Lagugumatslagalin waxad ukhajilayso inadmasajidkakujirtaalagugutalogly

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer3 ай бұрын

    Iyadoo naaga oxidhodkedu inuu kaninkakabatologutalogly waxytidhi dadbadadkylabadsnyihinban kufarxaa

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps3 ай бұрын

    Ciid Mubarak ❤

  • @MahamoudFaufau-rf6ru
    @MahamoudFaufau-rf6ru3 ай бұрын

    Haa❤❤❤

  • @NimcoFarhan-zc2um
    @NimcoFarhan-zc2um3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoFarhan-zc2um
    @NimcoFarhan-zc2um3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤