JAAWIGEYNA GALABTA SIDUU AHAA ANIGA& JECELKEYGA❤️🤔

Комедия

Пікірлер: 961

  • @ROCK_GEEZYMUSIC
    @ROCK_GEEZYMUSIC2 жыл бұрын

    qofkii ugu ficnaa uguna kheyrka badnaa uguna sharafta badnaa uguna naxariista badnaa ee eebe abuuro nabigeenii suubanaa *MOHAMED SCW* AZXAAPEY AANKU WADA SALINO *SCW*

  • @cashamaxamed892

    @cashamaxamed892

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimajirde6413

    @nimajirde6413

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @nalka1878

    @nalka1878

    2 жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalma

  • @zaamcade745

    @zaamcade745

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @umucali1851

    @umucali1851

    2 жыл бұрын

    Sallalahu calehi wasalam

  • @maanka305
    @maanka3052 жыл бұрын

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏

  • @umumaariyahenna3096

    @umumaariyahenna3096

    2 жыл бұрын

    Ok wall isoo booqo wan kusoo booqdey

  • @AyaanmaxamedAyaanaragsanAragsa

    @AyaanmaxamedAyaanaragsanAragsa

    2 күн бұрын

    😂

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel43042 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣❣

  • @Boobos200
    @Boobos2002 жыл бұрын

    Gewere itaqilah nin yahow itaqilah nasteho isjeclada lkn ajanabi kala tihin gacmaha isqabsiga iska dhaf hada kahor jabir iyo ifraah wa arkeyseyn tusal idinku filan wa tas qalad dadka garab idinku istaagey inaan noqdo diyaar uma ihi nabiga salalahu aleih wasalam wuxu yiri inad gacan ajabi qabatit waxa ka fudud inad deb gacanta ku qabatit ilaahey ka cabsada aduunka waa uun in uar istareho

  • @jabibabaa4022

    @jabibabaa4022

    2 жыл бұрын

    M.a sax allh naga hanuniyo runti wax fican mahan aniga gortay isgur saden ayanba garan waye yab

  • @maryammacalin6658

    @maryammacalin6658

    2 жыл бұрын

    Sax wallaahi hada gabadhan kama fileyn saan. diin qof leh eey u ekeeyd subscribe inaan kale noqdo iheeyso

  • @anisaabdi3749

    @anisaabdi3749

    2 жыл бұрын

    Subscribe walhi in lagala labta sababto ah waxan umaleynayay gabar dinleh shekadan ma kentay ani mugo nafteyda ayan wakiil ka ahay kuguna tagerayo wuxu rabi rali ka aheyn walashey rali noqo

  • @Boobos200

    @Boobos200

    2 жыл бұрын

    Wax iga daran ifraah iyado og wixi sameysy ilaahey nah tusiyy wuxu sameyn karo hadan waxay camera uu qabatey abeera kasii daran asigoo jeegadas qatibilo kataagnen hadana kan kusoo diry ilaahey aanka cabsano subscribe iyo views iyo like wax maku tareee waa aduunyo wax laga helayo misana wax yar uun ku facayo waxa ka ficn wax yar halal aaad cunto in haraam lacag badan ku hesho

  • @jabibabaa4022

    @jabibabaa4022

    2 жыл бұрын

    @@Boobos200 yaab waa cunug jeego wayn hadana cunug yariis waa daremi kartaah masuliyad maqadi karo qab dhan Ilama lahan ay hadana ugu dhimato sharfteday iskaga ciyaray saah qaab hindiyed udhaq may saah away gabadhi diinta kamuqan jirtay wallhi kan isqabnoh xitaa saas uguma dhagi karo meel sharic ah waba ka xishonah iska daah mid aan isqabin subxanalah 🥲allow soo hanuni Ayanita gabadhan saan ujeclayn iyo say udhaq mayso kaaf iyo kala dheeri wallhi

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul2 жыл бұрын

    It was narrated that Ma’qil ibn Yassaar said: the Messenger of Allaah (peace and blessings of Allaah be upon him) said: “For one of you to be stabbed in the head with an iron needle is better for him than that he should touch a woman who is not permissible for him.”

  • @BeYourSelf-zy3zz

    @BeYourSelf-zy3zz

    2 жыл бұрын

    Subhana Allah xitaa laba is qabta sidaa shaarac ku suubineyso ma ahan dhaqan Islam by the way may Allah guide us to the right path. Amiiin

  • @khadijam4861

    @khadijam4861

    Жыл бұрын

    Eff

  • @khadijam4861

    @khadijam4861

    Жыл бұрын

    Mvhgggjhjhggcdsjhf

  • @khadijam4861

    @khadijam4861

    Жыл бұрын

    ,maxaka

  • @fadumoafrah4727

    @fadumoafrah4727

    Жыл бұрын

    Q

  • @markastaigudayo3756
    @markastaigudayo37562 жыл бұрын

    Aberra another level is ku waara 😍😍❤️

  • @deqaosman4224

    @deqaosman4224

    2 жыл бұрын

    Walal waxaad astur naantada iyo xoshoodkaga kuweyday kuhelimeysisd nin ajanabikaa ah in ad gacanta kaqabsto ee allah kacabso qof aqoon leh baa tehee👏 allah xasuuso

  • @Boobos200

    @Boobos200

    2 жыл бұрын

    @@deqaosman4224 waaba ka yaabey wlhi waan ka nahey iyada dadka ku dhaxay ilaahey ka cabsada aya sidan sameynoysa kawaran iyado wax kaso og

  • @WiilkaHooyocaasho

    @WiilkaHooyocaasho

    2 жыл бұрын

    @@deqaosman4224 hhhh inay xalal isku yihiin maa ogtaha hubsiibo la aan dadka qaar yarantooda madaxa laga so gubay fudeed😅😅😅😅😅

  • @deqaosman4224

    @deqaosman4224

    2 жыл бұрын

    @@Boobos200 👍

  • @mohamedabdirahman5840

    @mohamedabdirahman5840

    2 жыл бұрын

    WAAR WAAA XAARAAN AYAA YIDHI GABADH AJAANIB GACANTA QABSO

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi88912 жыл бұрын

    Prank inu Yahay Qosolka Obeeraa Ka Gartay👈🤪😅😂

  • @engmohamedabdalla7704

    @engmohamedabdalla7704

    2 жыл бұрын

    Dadkii sharfta waa ka dhamatay 😱😱😱 views ayaa waxwalba laga raadine Ceeb

  • @abdulaziz-ky2ij

    @abdulaziz-ky2ij

    2 жыл бұрын

    War abera saan lewaaye

  • @BINGO707_

    @BINGO707_

    2 жыл бұрын

    @@abdulaziz-ky2ij 😂😂😂😂😂

  • @haniaden2700

    @haniaden2700

    2 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk Prank wax la dhaho ma jiran ee wàa run cad

  • @shacrapowy3438

    @shacrapowy3438

    2 жыл бұрын

    This is True love bro qosolka waa dabeecadiisa Abeera

  • @awalenuro4947
    @awalenuro49472 жыл бұрын

    Hey girl my advice is watch out remember your friend ifrah and jabir

  • @ruweydaali7545

    @ruweydaali7545

    2 жыл бұрын

    Haaaa kuwas aa waxas sameyn jiray lkn ninka ey waye naag kle uu guursaday 😥✌

  • @awalenuro4947

    @awalenuro4947

    2 жыл бұрын

    @@ruweydaali7545 that's heartbreaking but first of all don't allow a man for your body until you get married biriyet

  • @asmaabdirahman1370

    @asmaabdirahman1370

    2 жыл бұрын

    @@ruweydaali7545 ya kusheqe abayo

  • @samiraabdi7465

    @samiraabdi7465

    2 жыл бұрын

    @@ruweydaali7545 xbti waa ifraxde

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges25952 жыл бұрын

    Miyeey isqabaan mise, gabdhaan wadaad ayaan ku ogaaa ee diinta Hala ilaaashado, yuusan idinla tagin dhalan teedka aduunyada iyo dhaan daban gaalaha

  • @BeYourSelf-zy3zz

    @BeYourSelf-zy3zz

    2 жыл бұрын

    Gawadhu ruux diin iyo dhaqan leh ayey ila ekeed maxaa ka si noqdey Allahayow Na astuur Adun iyo Aqira ba

  • @mowliidhayir6507
    @mowliidhayir65072 жыл бұрын

    Ayaaney subaxaa idhahdo waa prank subscribe waan kala laabatay ogow yaah😂😂😅🤛

  • @saarasiman4778

    @saarasiman4778

    2 жыл бұрын

    Xalkale maleh😂😂🙈

  • @zakimohamed675
    @zakimohamed6752 жыл бұрын

    Mansha allah lamaanaha cusub sxpkey aberra iyo dumaashi ayaanita another level keep going allah idin barakeyo guul aya idi rajeena 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xilkasabuukar9275
    @xilkasabuukar92752 жыл бұрын

    yaa alllah ayaaniita abayo saan waaba karoo need maxaa ku helay gabar dhowrsan aa aheed abayo shaydaan yuusan ku duufsan allah ka baq dadka waxay ku dhahayaan hadalo dhhiri galin maalin baad ka shalayn

  • @naimasheikhnour5583

    @naimasheikhnour5583

    2 жыл бұрын

    Yaas aaan been ahyn

  • @hodankeyf3592

    @hodankeyf3592

    2 жыл бұрын

    Qof ugu fikir ah ayad tahya abayo xaqqa Allaha tuso

  • @nastehaabdullahi9530

    @nastehaabdullahi9530

    2 жыл бұрын

    waa runtaa alle kacabso oo sheydhaan yowku gaadin

  • @caashoshiikhcali6435

    @caashoshiikhcali6435

    2 жыл бұрын

    Waaa sax abyo

  • @sumayoqurux3935
    @sumayoqurux39352 жыл бұрын

    Mash allah abayo farxad kunolow ayaniita qaali dumarey quruxbadaney adiga iyo wilka waa is ku noreysan mash allah laamano is jecel noladaa abayo qaali alle ha din dhowro

  • @hanihussein8700

    @hanihussein8700

    2 жыл бұрын

    Allaha xishoodii aawey

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad13252 жыл бұрын

    True love never end 🥺❤ iskuwara 🌼 king abeera and queen AYANITA ❤🥰🌍👑👸👸

  • @maproukamahamed4464

    @maproukamahamed4464

    2 жыл бұрын

    Wiilku ma obeeraa wll

  • @moobizhar9362

    @moobizhar9362

    2 жыл бұрын

    @@maproukamahamed4464 HAA

  • @nimcoismaacil7033

    @nimcoismaacil7033

    Жыл бұрын

    Beeen baad sheegaty waleee true love never ends kulaaaah🤣

  • @hafsahaati4486
    @hafsahaati44862 жыл бұрын

    Ayaaney saan hadii ay runtahay oo aad family isaqabo tihiin waa gooni lkn hadii ay pranky thy waa ceeb mcnto plz iskadaa allah idiin xifadiyo

  • @fosiyashire9646

    @fosiyashire9646

    2 жыл бұрын

    anaa kugu raacsan waxaan rajeynayaa in ay isqabaan sidaan uga baranay walaasheen in ay ahayd gabar edab leh

  • @amishali7064

    @amishali7064

    2 жыл бұрын

    Sidoo kale ana kugu racsan waxan ku baranay ayaan gabar dhowsan diin leh ilaah ha kadhigo seygiida abeera wiil fican intaa ka aragnay Nolada 👏🏻👏🏻

  • @cadar1499

    @cadar1499

    2 жыл бұрын

    Xataa hadii guur la iska rabo saan waa xaraan lakiin baryahaan danbe hunkuri wax walbo waa loo sameeynaa sharaf sharaf ma jirto social media dadka IIMAANka wuu ka qaadaa wax walbana waa ka suuroobaa for VIEWS

  • @fahmadhagane6340

    @fahmadhagane6340

    2 жыл бұрын

    @@cadar1499 haa walahi wixi qaarson qeyrka kujira

  • @kisroabdulahi7307

    @kisroabdulahi7307

    2 жыл бұрын

    @@cadar1499 Haa walahi

  • @jawahircabdi2476
    @jawahircabdi24762 жыл бұрын

    Another level waaye queen teydah iyo abeero qoslaaye 🤩

  • @farxaanahfamilyxarago955
    @farxaanahfamilyxarago9552 жыл бұрын

    Yaa abow! Waa isku nuuroosiin, mashaa allah qurux

  • @ahmedabdi5061
    @ahmedabdi50612 жыл бұрын

    بارك الله لكما وجمع بينكما في الخير

  • @rahmaosble8514

    @rahmaosble8514

    2 жыл бұрын

    Aroos miyaa meesha🤣

  • @ahmedabdi5061

    @ahmedabdi5061

    2 жыл бұрын

    @@rahmaosble8514 duca lee waye

  • @zakihassan4396
    @zakihassan43962 жыл бұрын

    Wow wax kale waad naga waasheey wlhi introdiction-ka 🎊 ❤️‍🔥👌❤️‍🔥👌❤️‍🔥 🎊 Masha Allaah Farxad ku waara idiin leeyahay forever 💞

  • @sahalchannel7140
    @sahalchannel71402 жыл бұрын

    Camera 📷 manka yawaye dulqaad kii oo qof ah 🥰🤣🥰

  • @faliscalijaamac8460

    @faliscalijaamac8460

    2 жыл бұрын

    Kkkk ifraax qaliif

  • @radwamahamed8795

    @radwamahamed8795

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣haa waale

  • @nashadabdi9033

    @nashadabdi9033

    2 жыл бұрын

    Fadil weeye 😂

  • @nimcodahir3436

    @nimcodahir3436

    Жыл бұрын

    Wa king ceyda🤣😂

  • @Mineyyyyyyy

    @Mineyyyyyyy

    6 ай бұрын

    Ceyda wye😂wllked woiska dulqdanoya😂

  • @kalsoniofficially7206
    @kalsoniofficially72062 жыл бұрын

    Masha Allah another Level keep going guys True love ❤️ never end please Ayaanita don’t listen people so keep going we love you 😍

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial7332 жыл бұрын

    Illahay dambigaga hadhafo plz 😭 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi12212 жыл бұрын

    Mansha allah tabarakallah Ayaan ma aroostay Hambalyo Hambalyo wacan isku waara ubad khayr kala hela ❤️❤️🤲🤲🤲

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz4212 жыл бұрын

    Ayy masha allaha ma beautiful sister ayaaniita and brother abeera farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo ♥️🥰👌❤❤❤🥀🥀🥀🌷🌷💯💯🥰♥️♥️

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi92792 жыл бұрын

    Subxaana Allah Rabbi halaga baqo dad kala ajaanib ah oo Alla isubaneynin ineey bulshada inta wax magaratada kuraali galiyaan caro Illaahi xisaab adag ayaa kadanbeysa Ee Rabbi hainoo naxariista.

  • @abdinasirozil5028
    @abdinasirozil50282 жыл бұрын

    Abeera Qofta Waad Iga Dulqaadey Maxaa Waaye Nio Hamalpyo Lkn Ayanita Gabar Aan Iska Jeclhy❤⚘☝🥰

  • @dhamo3194
    @dhamo31942 жыл бұрын

    Mansha alaah. Aad paa uqurxan thiin alaha nolol quruxpadan idin siiyo❤❤❤❤❤🤴🤴🤴👸👸👸👸

  • @hindodagan9487
    @hindodagan9487 Жыл бұрын

    Ayaaniita abayo abeera guurso nin kale haguursanin waa iga codsi qof kle ha haweysanin

  • @Zaam495
    @Zaam4952 жыл бұрын

    Apyo ilhey kabaqa sidaan diin mha dhaqana mha sharafna maha Subxana Allah Gabar yaraa tahay ehelkaada wahi we kanaxaan Subxana Allah Tan kle wiilow gabadhaan hadaa ka rabto marwo sharaf sidaan mha

  • @dhowrsancaliofficial3299
    @dhowrsancaliofficial32992 жыл бұрын

    Hadi isqabtin masha allh hada isjeceshihiin lkn ajnabi inaa kala tihiin ogaada diinta hala dhowro asturnaanta kudadaal abyo

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali68972 жыл бұрын

    Omg❤❤❤waxad noqon doontin lamanaha kali mediaha ka watoh🙏from aberah❤

  • @mustafabdulahi5299
    @mustafabdulahi52992 жыл бұрын

    Masha aalah kan duubaaa dulqaada badanaaaa cajib keep gowing sister

  • @naimaalkadirmhmd8720
    @naimaalkadirmhmd87202 жыл бұрын

    Farxadi o qof aha abeera masha allh 😂♥️

  • @mumtazhusseinsalad
    @mumtazhusseinsalad2 жыл бұрын

    M allllh wlllhi waa ku farxay my sister & bro ❤️🤵🏼💍👰🏻‍♀️❤️👩🏻‍🍼

  • @mahadxuseen2020
    @mahadxuseen20202 жыл бұрын

    Wwww m.a manata kaliya waxaan fer saday 20 jeer ayaa ku soo cosh tay Hormar wacan kama ra dhaliya keeep up

  • @ashrafqadar5799
    @ashrafqadar57992 жыл бұрын

    Aberra and queen my homies wax nilaga qawankaro malahan another level waye video gaan. ❤️

  • @Lplp-dd6ln
    @Lplp-dd6ln2 жыл бұрын

    Bal arag gabdhaan farxadeeda Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️Ninka raga waa Kan dumarka ilaaliyo dumarka halaga taliyo farxadooda Masha allah isku wara❤️❤️.

  • @hooyadasuheyb6920

    @hooyadasuheyb6920

    2 жыл бұрын

    War maisqaban waa yaab ee adiga miyaa isku daray aniga ma arke Maher iyo arooskede

  • @wizmahdi5264
    @wizmahdi52642 жыл бұрын

    Gabadheena masha allah

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed93922 жыл бұрын

    Mashaallaah tabaakallaah kep going ayaniita iyo jecelkaala 🥰

  • @aishaabdiwili4090
    @aishaabdiwili40902 жыл бұрын

    Masha Allah 🥰❤

  • @sharifaibrahim6659
    @sharifaibrahim66592 жыл бұрын

    Ayanita waxan ku hadlo garan waye koley waxan kuleyahay Allah haku xafido

  • @aboubakerabdikhaireh9489
    @aboubakerabdikhaireh9489 Жыл бұрын

    Machaallah best couples keep going 🌹❤💍👑🥰👏😘

  • @falisgacal5289
    @falisgacal52892 жыл бұрын

    Ayyyyyy Hadi ay dhab thy Masha Allah hambalyo ayanita iyo abera ❤️❤️

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl82182 жыл бұрын

    MashAllah ayaaney nolosha kuma xumeyso isku wara camerawomen wa ifrah😘😍😍😍😍✌❤❤✌

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67192 жыл бұрын

    Abeera is a happy 👦 and kind.

  • @ifraxabdulahi4044
    @ifraxabdulahi40442 жыл бұрын

    Aniga qof ijecel gorme hela😢😢💔

  • @bilemaxamud9547

    @bilemaxamud9547

    Жыл бұрын

    Niyada kheeye usheeg hadii Aad noshahay waad heleeysaahe i.a

  • @smartchannel2459
    @smartchannel24592 жыл бұрын

    Ayaantina gep going waan idin wata cabeera farxad diina Allah idin siyadiyo 😍💯❣️❣️❣️😘😢😘

  • @shukriahmed6248
    @shukriahmed62482 жыл бұрын

    Camera 📷 man another level 💯 wayaa

  • @wllqaa2011
    @wllqaa20112 жыл бұрын

    Alle ha idinka dhigo kuwii iskuwara❤️❤️

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz11922 жыл бұрын

    Wow amazing romantic keep going brother adiga iyo dumashi

  • @nimcomohamud720
    @nimcomohamud7202 жыл бұрын

    wllayaal waad ixtiramteen jeclkee mxd diinta rabbi u ixtiraami weydeen waayo saan waa qalad hadiina xalal isku eheen!

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi3212 жыл бұрын

    Masha allha jiro oo jooga isku waara Queen and King ❤❤🥰♥️👏👏👏👏👏

  • @queenilhaam3115
    @queenilhaam31152 жыл бұрын

    Ayy m.a my couples 💑 ❤ 💕 noloda

  • @abdikarimabdukadir8440
    @abdikarimabdukadir84402 жыл бұрын

    Is kuwara iyo ubad qurxon insha allah 💖💖😜😜

  • @fartuunxasansiyaad8132
    @fartuunxasansiyaad81322 жыл бұрын

    Masha allah waad iskunuuraysiin guul iyo uwad qeer leh

  • @asadyare8550
    @asadyare85502 жыл бұрын

    Mashaaalh my sister my bother keeb goin

  • @xaawoahmed8715
    @xaawoahmed87152 жыл бұрын

    Masha Allah 🥰💞💓💞

  • @sacdiyoabdulahi28
    @sacdiyoabdulahi282 жыл бұрын

    Mashallah tabarakallah 🌸congratulations🎉

  • @XamseNiino
    @XamseNiinoКүн бұрын

    Jecel hirgali weyay team ayaanita one like❤😊

  • @nasteexocabdirashiid6944
    @nasteexocabdirashiid69442 жыл бұрын

    Masha allh warkasa imaraa ayanita 💋💋💋

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman4872 жыл бұрын

    Jawi waa qurxoon yahay masha allah, lkn haduu meher jirin in jirkaaga oo taabto ma wanagsana.

  • @Taliso269

    @Taliso269

    2 жыл бұрын

    Ma wanaagsana mahee waa xaraam

  • @dahaboabdi2495

    @dahaboabdi2495

    2 жыл бұрын

    Waa sax waxey kala yihiin ajnabi waa dhaqan gaalo waxey sameynayan Waa noqon karaan saaxiibo lakiin isku deg degaan baa xun hadey isla so Daan cashir isla aadan dhib maleh laakiin isku dheh dhega is xaaraam Beri bey dhihi doonaan prank uu ahaa Naga xishooda ilahey na ka xishooda Diin iyo dhaqanba Waa leydin baraye

  • @hindisac7758
    @hindisac77582 жыл бұрын

    Ifrah good recoding fabulous 😍

  • @mustafabdulahi5299

    @mustafabdulahi5299

    2 жыл бұрын

    Ifraax myaa duubtay dalqaad 100%

  • @dailychallenges2595

    @dailychallenges2595

    2 жыл бұрын

    @@mustafabdulahi5299 waxaad moodaa dadku inay dareemohooda laciyaarayaan, dulqaad iyo waxay kahadlayaa waxkale, walal diintii islamka iyo sharaftii away, dad aan isqabin sidaan Uma banaaana waxaana kusocota caro. Ee bal ugu yaraan diinta xasuusta dulqaadku hanoo danbeeyee

  • @mohamedabdirahman5840

    @mohamedabdirahman5840

    2 жыл бұрын

    @@dailychallenges2595 WAXAAA IGU YAABLEH MASHALAH AYAAAN KA YAABAAY BRO QAAAR BAAABA REPLY ISOO GALAY IYAGOO DIFAACAYAA BAL KA WARAN WALEEE DIINTEENI IYO QAYIMKII SOMAALI LUNTAY

  • @dailychallenges2595

    @dailychallenges2595

    2 жыл бұрын

    @@mohamedabdirahman5840 aad iyo aad sxb Hala yaabin, wa iska aaqiri Zamaan, dadkiina waxay noqdeen sida dugaaga lkn xasuusinta iyo ducada ayaan wadaynaa inshallah

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi73122 жыл бұрын

    Mashaallah Walalshey iyo walalkey allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰👍

  • @abdullahibashiir3015
    @abdullahibashiir30152 жыл бұрын

    Maasha allah waa isku nuuresan wlhi allah isku kiin daaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @omarofficial24
    @omarofficial242 жыл бұрын

    Abeer hadad jeceshahy qosol wad ka dharagty m.a😄😁😆😅

  • @bbekushkushlove4041
    @bbekushkushlove40412 жыл бұрын

    sis goorma saan unaaxdy wku garan wayy wllhi m.a😂😂🙋‍♀️

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro61132 жыл бұрын

    Masha allah wlshey wlhi farxadiina waa farxadeena keep going

  • @umuhani1076
    @umuhani10762 жыл бұрын

    Abeera maskiin waye walaley wuu igufsan rabee hasooshegin dadka adiga san ugu dhagesid kadibne waa likufsan rabe mesha lasofadhiso nagtan kadherow waa nag hadalbadan wan ogay inaa isqabine

  • @Binyaminibra07
    @Binyaminibra072 жыл бұрын

    Abeera prankiga si vicn uma jilaayo bee 😂🙃😂

  • @superofficial7235
    @superofficial72352 жыл бұрын

    Camera Manka xaqisa Hala siiyo Haduu ima qaL jiro plz Ayaanita 📸

  • @sainabhamari3781
    @sainabhamari37812 жыл бұрын

    Masha Allah wow beautiful 👏👩‍❤️‍👨❤💯

  • @farxiyamohamed2782
    @farxiyamohamed27822 жыл бұрын

    Mashallah walalkee iyo dumashidey Well co. 🤗❤

  • @maxaed10king54
    @maxaed10king542 жыл бұрын

    MaashaALlaah nolashiina

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily38312 жыл бұрын

    Mnsha Allah Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @ruuneey
    @ruuneey2 жыл бұрын

    Mnshllah isku wara 😍😍😍

  • @aphirammohamed2012
    @aphirammohamed20122 жыл бұрын

    Wow!!!ourqueen🤴🤴🤴🎥💖💖💖💓

  • @riyaaqmaxamed8864
    @riyaaqmaxamed88642 жыл бұрын

    Cayilka foolxumo ku noqotay mcney😥😫

  • @ayuushhappy5046

    @ayuushhappy5046

    2 жыл бұрын

    Haaa

  • @adontiialle2748
    @adontiialle27482 жыл бұрын

    Qofta sidan ukartay ma adiga abayo cayilka ma qurux badna

  • @qadarwashington6585
    @qadarwashington65852 жыл бұрын

    Labadiina waan idin wataaa wllhi....❤💯

  • @sihamiita3041
    @sihamiita30412 жыл бұрын

    Abeera iyo ayaanita another level isku waara labadiina allaha haidin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @ikranmohamed8923
    @ikranmohamed89232 жыл бұрын

    Mnshallah best couples 💓💓💓❤️

  • @sahalchannel7140
    @sahalchannel71402 жыл бұрын

    is this a prank🤣🤣🤪

  • @ibraahinbile7816
    @ibraahinbile78162 жыл бұрын

    Ayaanita wlhy noloshu waa isfahan m.a alle haydin dayo 😘😘😘

  • @user-br2nv8vd9r
    @user-br2nv8vd9r2 жыл бұрын

    Wow!! beauty😍😍❤

  • @abdifatah9015
    @abdifatah90152 жыл бұрын

    Farxadii oo qofa opera 😂😂😂

  • @Moha.haashi527
    @Moha.haashi5272 жыл бұрын

    Maza allaha another level 💯 labadii isku waarta allaha idinka dhigo

  • @Aisha-uf8ey
    @Aisha-uf8ey2 жыл бұрын

    Free cameramanka😂😂

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial43682 жыл бұрын

    Waaaw beautiful family masha Allah ayaaniita walhi qalbi daacadaa dooratey abeera waa miskiin wlhi iska farxad badan sheydaan yuun idinkala geeynin ee ninka hajiso sister 😍😍😍😍

  • @BKNYT1
    @BKNYT12 жыл бұрын

    War waxan prank wa yay 😁

  • @mohamedamiin1545
    @mohamedamiin15452 жыл бұрын

    Super waman Fooda'da iga daa, Qofkale iga ilaali Anaa kuleh, Meeqaa Ku sugaayi, Markaa is Keentay Maa foodo ii Keentay.

  • @ahmedmaalin3462
    @ahmedmaalin34622 жыл бұрын

    Masha Allah farxad wacan bro and sis

  • @maxamedheersare4323
    @maxamedheersare43232 жыл бұрын

    True love never end❤️

  • @mohamedabdirahman5840

    @mohamedabdirahman5840

    2 жыл бұрын

    MAXAA JACEYLKA ADEEE YARYARKAN HA IS GUURSADAAN OOO IS XALAALSADAAAN

  • @sowdom7551
    @sowdom75512 жыл бұрын

    Masha Allah ayaantiina Alle ha ku dhowro mcny❤🥰💋🙏🥀💍🥰

  • @xafidoxafido7296
    @xafidoxafido72962 жыл бұрын

    Ilaahey isha bani aadamka idinka dhowro insha allah

  • @hassancadde6115
    @hassancadde61152 жыл бұрын

    The couple of the year abera & ayan Camera manka dulqaad badna 😂😂 yawaye camera manka

  • @Dark_skiin3

    @Dark_skiin3

    2 жыл бұрын

    😂🤣🤣😂

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere89538 ай бұрын

    Yaah abeera cade welcome zhp kusoo laabo ayaan adaa uqalmee ❤

  • @nafisaqueen5682
    @nafisaqueen56822 жыл бұрын

    Masha allah🥰

  • @ismacilharuun8687
    @ismacilharuun86872 жыл бұрын

    Aayaniita abayo falaq falaq ayad noqontee mnsha Allah intas wa kftaan yaah ogow hadapa

  • @fadumoali4700

    @fadumoali4700

    2 жыл бұрын

    Hhhh Masha Allah.

  • @asiayasiin
    @asiayasiin2 жыл бұрын

    Abaayo hadi waxaan uu uu san prank ahayn uu uu xiriir dhab ah idinka dhexeeyo waxaan idinku la tarin lahaa inaad xiriirkiina private ka dhigataan 🙏

  • @abdiqani7038
    @abdiqani70382 жыл бұрын

    M.A another level 💯 👌 👏

Келесі