YAAB SHALEY DHULBAHANTU AHAA LKN MAANTA WA MAREEXAN😱 MID KAMID AH DHIBATOYINKA BUR BURKA LAGA DHAXLO

Пікірлер: 214

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its25 күн бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @mohammedpalle5934

    @mohammedpalle5934

    25 күн бұрын

    Nabiga magiciisa u dhig maxaa comment keenay rasuilkii Alle shame on you like maa saas u jeceshahay you so cheap abaayo

  • @MaanYare-uf3fc

    @MaanYare-uf3fc

    25 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @blackdiamond699
    @blackdiamond69925 күн бұрын

    Shalay garaad buu ahaa maantana waa ugaas so dhowow sxb dhulbahante iyo mareexan waa isku mide✌️✌️🥰

  • @haniaden2700

    @haniaden2700

    25 күн бұрын

    Sax

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi265625 күн бұрын

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    24 күн бұрын

    عليه أفضل الصلاة والسلام🤲❤💚💯

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk

    @MaxamuudCabdi-sd3uk

    24 күн бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi25 күн бұрын

    MR iyo dhulbahante koley waa isku D5 labo walala, wax dhiba ani uma arko wallahi

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle593425 күн бұрын

    Dadkaan jaahiliintaa maxaa Nabiga laga siiyaa like raadis kaa

  • @abdisalamosmanaden7420

    @abdisalamosmanaden7420

    25 күн бұрын

    Waata iga yaabisay

  • @Fitaax_geedi

    @Fitaax_geedi

    25 күн бұрын

    Sax nio meel walba like 👍 waaya

  • @Xati-ve3tg

    @Xati-ve3tg

    25 күн бұрын

    Liketa Gali ka rabaan dankle Kama lahane

  • @NashaadCabdiqadir

    @NashaadCabdiqadir

    25 күн бұрын

    Mayla argtay😂😂

  • @user-ns5qz9bv4w

    @user-ns5qz9bv4w

    25 күн бұрын

    Ma ila yabbantihiin😂

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi395225 күн бұрын

    Kusali nabi maxamed scw❤❤

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade0125 күн бұрын

    Cida nabiga jecel loofta saara❤

  • @fitimamohamadnor

    @fitimamohamadnor

    25 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @cabdiadow1508

    @cabdiadow1508

    25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamseCabdi-zl8df
    @XamseCabdi-zl8df25 күн бұрын

    Wasiir waa ku salamay mudo 2 sano ku dhadhaw waa kula socday walina 200 oo comment Lee iga horayn jiray maanta waa ku salaamay waxan kaa cod sanaya in aad sarakisha ii way diiso in ay iigu ducee yaan aabahy oo iga anuun san iyo aniga oo meel murad igaga xidhan yahy

  • @user-zz4mg1yz5i

    @user-zz4mg1yz5i

    25 күн бұрын

    Abaayo allha unaxariisto adna alla ku sahlo❤❤

  • @umufatuma7472

    @umufatuma7472

    25 күн бұрын

    Allaha kuu caafiyo aabo adna muraadkada Allaha sahlo

  • @arrehnadin89

    @arrehnadin89

    25 күн бұрын

    Insha Allah khayr baan kugu duceynaya

  • @HamdiQurux

    @HamdiQurux

    25 күн бұрын

    Wllkey muraadkaga Allaha kuu sahlo aabana Allaha caafiyo❤🤲

  • @Mariadiamond129

    @Mariadiamond129

    25 күн бұрын

    Wllo muraadkaga allaha kuu sahlo aabona allha unaxariisto

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.107125 күн бұрын

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi10625 күн бұрын

    Mashallah mashallah great advice brother.

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.25 күн бұрын

    Abucii hore rer naaleye isbucii danbe rer diini Ninkaan waa legend wlhi waa nin soo jamhadeyey Ilaahey ha usakhiro

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim25 күн бұрын

    Illahbaan idinku dhaarshe 2k I gaadhsiya caawa 😢😢

  • @Yahye_khilaaf

    @Yahye_khilaaf

    25 күн бұрын

    Hda soo ma gaarin

  • @zeerkasaki7819
    @zeerkasaki781925 күн бұрын

    Naalaye Axmed to reer Diini laandheere labo maha😂❤

  • @shukrijama5399

    @shukrijama5399

    22 күн бұрын

    Nalaye Axmed ♥️reer diini too legend ❤❤🎉🎉🎉❤❤😂😂😂😂😂

  • @Burco.
    @Burco.25 күн бұрын

    Intaa Aad wax qiyaali ah qosol waqtiga iyo fursada aad haysato ku qasaarayn lahayd barnaamijkan oo kale hadi qof kasta oo KZread leh dhibka Somaali haysta toosh ku ifin lahaa mar hore somaali tashan lahayd bro keep going

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo606425 күн бұрын

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @KifaaxCabdi-z8e
    @KifaaxCabdi-z8e25 күн бұрын

    Dhulbahanta to mareexan Ina Ader sodhawow

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali287925 күн бұрын

    Keep going my pro Zaki bin xaaji 💪

  • @Faatmaa.1m
    @Faatmaa.1m24 күн бұрын

    Yaaab ila noqotey wiil aan media ka tageri jirey oo gobol kle kaso jedey hadana manta ina aderky noqdey Alle noo soo aruuriyey Alxmdulillah ,mahadsanid wasiir🥰

  • @abdiazizansari5441
    @abdiazizansari544125 күн бұрын

    @wazir waad kuqaldantahay midaas sxb nagahas halaga qabta bulshada wayna kusaxantahay dowlada keep going 💪

  • @ikraamabdiabdullahi7022
    @ikraamabdiabdullahi702224 күн бұрын

    Absolutely ❤️ 💯 wasiir inuu taladaas mid qaata alle haka dhigo❤

  • @maryamahmed9518
    @maryamahmed951825 күн бұрын

    Wlhi qisoyin bdn oo saan ah aa maqlay qaar dadkee ku dhacaday aan aqaano😢

  • @layloabdulaahi492
    @layloabdulaahi49223 күн бұрын

    Wasiir kacdoonka dhalinyarada soomaaliyeed ee wadan dhisida iyo mustaqbalka wadankeena wada codkeena meel dheer gaarsii adaa na matalee wasiir

  • @ShukriYaasinaxmed
    @ShukriYaasinaxmed25 күн бұрын

    Ku saliya nebiga❤🎉

  • @HousiaRash
    @HousiaRash24 күн бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q25 күн бұрын

    Walalkey zaki no so qaabo wiilka marexan kkkkkk jimco Mubarak ❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic301325 күн бұрын

    Wasiir aniga cawa ree youtube ban ahay bari subixina ree tiktok ahay qabilkaas kubiraya bacsalama 😂😂

  • @warsameibrahim3371
    @warsameibrahim337125 күн бұрын

    1m come soon l.a zaki bin xaji

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle47025 күн бұрын

    Saki nin wxa yaqaan ah❤❤horey u soco abwe

  • @AbdisalanAbdullahi
    @AbdisalanAbdullahi25 күн бұрын

    First Coment wasiir

  • @user-nk4ct1jk7n
    @user-nk4ct1jk7n24 күн бұрын

    Waziir mahadsanid

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi633825 күн бұрын

    Welcome ina adeer ❤

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond12925 күн бұрын

    D5 lee maho inuu wax kle igu noqdaa iidaran waxaa yari waa fariid jacfaan noofan tiktok bu follow iiyhy welcome cida d5 ka thy lkn no cidklle😂❤

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    25 күн бұрын

    ❤❤❤ waa runtaa waa intii igu soo nacday

  • @AkilkaaseAK.ilkacase
    @AkilkaaseAK.ilkacase25 күн бұрын

    Alxm hadaan ladhihin somaali matihid waxaa thy wadan shisheye alxmd

  • @Kadarkal6
    @Kadarkal624 күн бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur878624 күн бұрын

    Waa talo wanaagsan ayaad siisey wiilkan Ariikaan Zaki binu Xaji.❤❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed77019 күн бұрын

    ❤wlhi been madan sheegin❤arinta qabiilka Wasii👍👍👍👍👍

  • @md12-s7g
    @md12-s7g25 күн бұрын

    zaki sxbow halmar isoo qabo waa iga codsi wllh🥰

  • @Lifesytle-hb2cu
    @Lifesytle-hb2cu25 күн бұрын

    Dhulbahante ❤Marexan walalo 💖

  • @HoodoKhadar-bb1hd
    @HoodoKhadar-bb1hd25 күн бұрын

    scw scw ❤

  • @user-vf5mq2kd3y
    @user-vf5mq2kd3y25 күн бұрын

    Wasiir❤

  • @DaadirAli-p9f
    @DaadirAli-p9f24 күн бұрын

    Aaan kuwada salino xppjygna swc ❤

  • @Xr21mohann
    @Xr21mohann25 күн бұрын

    Marka hore waan ku salamay wasiir🤚 Marka xigto wasiir in bdn ayaan codsi wllnmo kuusoo diray ee plz codsigeyga ii tix gali🙏🙏😢 Team wasiirka waan idin salaamay

  • @user-ry8uv9jr8x
    @user-ry8uv9jr8x25 күн бұрын

    Caawa waa jimce aan ku salino rasuulka salalaahu caleyhi wasalim ❤❤❤

  • @Arabduur
    @Arabduur25 күн бұрын

    8:40 Garoob maa weeliyaan ahay kulahaa😂 Kan caadi mahan new artist for Mr cidda vilada

  • @maxameddhaqane1515
    @maxameddhaqane151525 күн бұрын

    hoos usoco comanti cudurka commetti aqriska qabtye😂 ma ila.qabta ismuuji😅😅

  • @shaaruusoodaaofficial2030
    @shaaruusoodaaofficial203025 күн бұрын

    Believe me guys I don't care about waziirka's videos actually am so excites his videos but I always have on eye his subscribers guys Believe me again before a month I was so angry for the saraakiisha because you guys not doing your best because waziirka deserved more than 1M as you know every 2 or 3 of his videos he makes shootout for some one why we are not seeing him and make him happy and proud of us guys please wake up and be together with him ❤ love you waziirka zaki bin xaaji from Mogadishu but a Somalilander😂

  • @SafiyaCali-nx2jy
    @SafiyaCali-nx2jy24 күн бұрын

    Barina waa jarer

  • @Fvv6677
    @Fvv667725 күн бұрын

    bari hore baan komsnti ka akhriyay wiilkan waa mareexaan ana dhulbahantan moodijiray

  • @user-tg7xp8jh7c
    @user-tg7xp8jh7c25 күн бұрын

    Walahi dhalonyarada ila midla ah ha baranin o dhan laha qabiil ee ka mashaquula wax kale sidayado kale ani 1 mid lee u hayasatay mareexan iyo dhulbahanate

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi156924 күн бұрын

    Ha wlhi wa ruun ❤ Islaan edoo nogu toosan inan yar ay korsatay oo maanta oday a lakin garn la meeshu ka so jeedo xitaas kol yaa lugu murmi jiray in uu ethiopia ka so jeedo taas na waxa keentay in ay kadib dagaalki xabashida ay edo alaha u naxariste ay heshay isago ilma yar aa

  • @snappywild
    @snappywild24 күн бұрын

    Maya bro

  • @QueenSambish
    @QueenSambish25 күн бұрын

  • @MaxmedBashiir-q3h
    @MaxmedBashiir-q3h25 күн бұрын

    😊😊😊

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud365425 күн бұрын

    Waa murugo 😭

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji125 күн бұрын

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @user-vi2po7yh1j
    @user-vi2po7yh1j25 күн бұрын

    Anagu xataa taas ayaan kula qabnaa Zaki

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan652925 күн бұрын

    Ilahow qalbiga u qaboji 😭❤️

  • @abshirlaki8503
    @abshirlaki850325 күн бұрын

    Qaran more qab😍iil

  • @RiyaaqFaysal-d9n
    @RiyaaqFaysal-d9n25 күн бұрын

    Inta iyaDoo jiifta Daawaneyza like 😂

  • @SamafalecabdaleShiday
    @SamafalecabdaleShiday25 күн бұрын

    Manta dhaqsi aa wax soo dhigty❤

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi730025 күн бұрын

    777k OMG❤

  • @banbaascitychannel8653
    @banbaascitychannel865325 күн бұрын

    777k legend is legend wasiir

  • @11naa44
    @11naa4424 күн бұрын

    Oo mxy uga qarinayeen 😢😢😢😢

  • @haniaden2700
    @haniaden270025 күн бұрын

    War waa isku mid marexan iyo dhulbahante

  • @NataashAadan
    @NataashAadan24 күн бұрын

    Wasirka❤❤❤p

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige725 күн бұрын

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤❤ Team ❤❤WASIIRKA ZAKI BIN XAAJI❤❤ Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @qaatemadhige1722

    @qaatemadhige1722

    25 күн бұрын

    Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis25 күн бұрын

    Waaaw war ninkaan maba aqoone illaahayow adaa isla d5 ka dhigay hadaan booqan

  • @saedothman5934
    @saedothman593425 күн бұрын

    Wasiir ninkaan aduu kuu eg yahay e armaa walaalo tihiin?😂😂😂😂😂

  • @NejmaCabdullahi-vz1wf
    @NejmaCabdullahi-vz1wf24 күн бұрын

    Danbiga ugu wayn waxaa le reer ki shegay inaydhaleen

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal753424 күн бұрын

    Ani xataa hada qabiilka aan ka dhashay waa ka xiisay ee qabiilkee galaa

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v25 күн бұрын

    Fiicnaan lahayda inY aniga iga qariso hooyaday macaan 😢❤

  • @dilara-jj5yj

    @dilara-jj5yj

    25 күн бұрын

    Heee qabiil xun maad ka dhalatey😂

  • @IfrahShAbdi-gf7ur
    @IfrahShAbdi-gf7ur25 күн бұрын

    abahay waye wilkan ninku shegayo walhi wan yabay😢😢😢 so dhowo abowe

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud7325 күн бұрын

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MahadMaxamedqasim
    @MahadMaxamedqasim25 күн бұрын

    Zaki bin xaji 777 😮

  • @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
    @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE25 күн бұрын

    Baardheere ayuu joogaa

  • @shukriosman2864
    @shukriosman286424 күн бұрын

    Dhibta walidka dhex marta ilmahana way samaysaaa😢😢😢

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct25 күн бұрын

    Wilkan aniga aqan 2010kii korsan karsan kasowadabaxnay ladhoho balata wadhulbahante rerhawda waxan vukuradinaya

  • @cabdisalanaxmedkhaliif1719
    @cabdisalanaxmedkhaliif171925 күн бұрын

    Anigaa arkaa 2011 baan arkay laascaanood Wiil dhulbahante ahaa oo noqday Mareexaan

  • @user-jy8ie5zn1p

    @user-jy8ie5zn1p

    24 күн бұрын

    Wiilka Facebook maxaa ugu qoran

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed808325 күн бұрын

    Hdda ka hor anoo 1sano jiro ayeeydey la i geyeyy si ay i weheshato ayadaa iso korisey nolol tii ugu ficnayd ilaa ay mrkii dambe iga dhimatyy hooyo iyo abe imaso booqan mudadaa ayeeyo ihysayy 2 gobol ku kla nooleyn nugaal iyo muduG😮 rer ayeeyo inaa ku qabil ahy uqabay in kasto aan kla dheereyn oo wuxu ba Mjerten wada ahaayeen❤2020 agaadey rerka ka ahay Mj😅❤

  • @user-ty3jo6lf5s

    @user-ty3jo6lf5s

    24 күн бұрын

    mj yaa ka noqoty mrka😂😂

  • @amaalaxmed8552
    @amaalaxmed855224 күн бұрын

    Ninka isku eekidinaa saki xaji

  • @warsameibrahim3371
    @warsameibrahim337125 күн бұрын

    Fans zaki bin xaji 100likes

  • @Qalbi132
    @Qalbi13225 күн бұрын

    Waziir shalay ayaa maxkamad laso saaray gabdhihi la xiray, mala socotid miyaa

  • @11naa44
    @11naa4424 күн бұрын

    HG gabdhaha wey dayaceen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi906424 күн бұрын

    Alx haduba darood un yhy wuu walan isago darood ah hadu meel fog tagi laaha waliidku ilmahooda ilaahay ha uga baqan

  • @XamseCabdi-zl8df
    @XamseCabdi-zl8df25 күн бұрын

    Iina tix gali wasiir ilhy hakaa abaal mariyo iyagana ducada waan ugasii magad celinayaan adna khayr ayan kuu rajy naya ee muqalka muqalka xiga iiguso dar please

  • @user-ty3mx4hu2j
    @user-ty3mx4hu2j25 күн бұрын

    Wasiir maxkamad shalaa lasaaray midaa nooga jirta laakin lama soo dhigin fadhi dambe waaye ladhahay mid kasta abuu kaate qabsa ladhahay

  • @AbdiiAar
    @AbdiiAar25 күн бұрын

    𝐰ar zhp Ismacil danan u hadal ninkaasa u bahan Dadee😢😢

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed107025 күн бұрын

    Waji Mareexaan waaleyahay waji dhulbahante malahan 😅

  • @user-cg5ze3hs9d
    @user-cg5ze3hs9d25 күн бұрын

    Time wasirka waxad tihiin malhaa sodinka iska dhiga inaad waxa qaban kart aan maad wasirka 1m garsiisan

  • @user-dc9be4rm3c
    @user-dc9be4rm3c25 күн бұрын

    Jacfaan noofan waa dhulbahante😂

  • @Sacuudiyerey
    @Sacuudiyerey25 күн бұрын

    Wassir waan ku salaamay muddo dhow ayaaan kugu soo Xirmay kowdheh Qisso iigu dhacday ayaan rabaa inan kula wadaaago Hana I kashifin waxaan ka mid ahay dhalinyarada inta badan gaad gaaadka lagu haayo, muddo 1 sano ah ayaan gabadh Saaxibo isla hayn inta aan isbaran ka hor ayaan ugu sheekeeyey in iPhone 14 la iisoo dhiibi rabo oo mid Abtigay ah oo Belgium uu joogo iisoo dhiibi doono kadib way iisoo dhowaateyoo intii mobile kii iga soo gaaraayay ayay saaxiib ila ahayd maalin kasta na waxay iweydiin jirtay mobile maku soo gaaray Ilayn iyadu dan kale ayay laheydo aniguna iima baaxnayn wallahi maxaan war kaaga badiyaa uul Tama mobile kii ayay iiga qaadatay wiliba Si adeeg ahaana ayay iiga qaadatay kadib intay boorsadiyaasheeda iska xir xiratay ayay jaamacad iskaba aaday Turki hh

  • @faysalahmed448
    @faysalahmed44820 күн бұрын

    Sakiyaw wiilkii hore oo dadkooda baa fin jiray oo aad soo qaada tay TUUG BUU AHAA WAA KU QARAABANAYAY DAD KAMA MAQNAY DADKOODII BAA SOO HADLAY. 42 Xalqo baa laga sameeyay. SOMALI WADANI TV KA DAAWO.

  • @ibraproduction2786
    @ibraproduction278618 күн бұрын

    0:05 Away team wasiirka aniga comentigayga ma arko miyaa hee ar wasiir maxa iigu haystaa hee

  • @user-oo3pw4eg5t
    @user-oo3pw4eg5t25 күн бұрын

    Anagu hadaan dhulbahante nahay wiilkayaga cidna siin mayno😅

  • @user-vv4tm8ne5t
    @user-vv4tm8ne5t25 күн бұрын

    Ninku bilaa hooyo muyuu ahaaa

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed431723 күн бұрын

    Aabaha ogaa in 2bo cunug loo dhalay aan dib uraadsadan ilmahiisa miya eed i ka galay wiilkiisa; mise hooyada korisay marki Aabahood nacay!!

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar677025 күн бұрын

    Marexaan soceliya wiilka 😂

  • @mahadeerkoleeerkolemahadee2268
    @mahadeerkoleeerkolemahadee226825 күн бұрын

    Hayadii canab dhaga weyne hadii ey tahe abiihii wala heli karaa

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim25 күн бұрын

    Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga

  • @alihussein7944
    @alihussein794424 күн бұрын

    777k subscribers 😢🎉

Келесі