Itoobiya Ayada Ayaa aduunka la wareegeysa Somalia hanala Heshiiso" Xasan Sheekh

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 23

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac69015 күн бұрын

    Baraf

  • @YonisMussa
    @YonisMussa5 күн бұрын

    Masha alaah nolow mudane madax weyine

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac69015 күн бұрын

    Shalay Wuxuulahaa bada ayadaaleh

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud1015 күн бұрын

    Daa

  • @abdihassan2371
    @abdihassan23715 күн бұрын

    Waa maxay baroortu Xasan yaan lagaa dareemin Caadi iska dhig Aby wuu kaa diiiday hobyo Waanu ku kashifay😊

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek5 күн бұрын

    Weli waa jilicsantahay

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i5 күн бұрын

    Madaxweyne somaliland wadankeeda intaad iska dayso Khawarijta dalka ka xoree

  • @user-ys1nc8zg1n
    @user-ys1nc8zg1n5 күн бұрын

    somaliaguul,iyo

  • @Mfarah100
    @Mfarah1005 күн бұрын

    Waar waxani muxuu ahaa oo annagoo taagan buu annaga iyo qarannimadayada dafirayaa waxan bilaa sharaf. Somaliland maanta uma baahna Somalia. Somalia hadalkaa uu hadda ku hadlayo kaa xumi ayaa u dambaysa gefefka auy u geysatay Somaliland iyo shacabkeega ku dhaw 7da Million.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed97515 күн бұрын

    Xasan itoobiya hadal kutagimayso waa cadahay in ayduulaantahay adna xoogaa abgaala Ayaad Ciidan utaqaan soomaaliya difaac amakatag dhis ciidan kakooban soomaali muusana sooxir

  • @YonisMussa
    @YonisMussa5 күн бұрын

    somaliyaa hanolato

  • @YonisMussa
    @YonisMussa5 күн бұрын

    itobiya iyada babasan maxay nagu samayin kartaa inago midaysan waan kaa adag nahay mantaa walaahi

  • @user-gz3dq1px4i

    @user-gz3dq1px4i

    5 күн бұрын

    Hhhhhhh waad seexateen

  • @munaissa598
    @munaissa5985 күн бұрын

    Beenlow baraklow laawe Somaliland wey idin nacdey

  • @MubYus
    @MubYus5 күн бұрын

    Hadii aan kala tagayno iyo hadii aan wada joogayno anga ayay nagu xiran tahay, micnaheedu tahay Somaliland aan wada hadalno.

  • @AbdiMohamed-ok8qg
    @AbdiMohamed-ok8qg5 күн бұрын

    Madaxweeynuhu Waxoow been u sheeyay dadka soomaaliyeed oow ku dhahay Itoobiya badda kala hadli meeyno

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf6 күн бұрын

    Been-ku-NAAX, dadkan uu la hadlayaa ma cawaanimo ayuu ku ogyahay ??? Dad aqoon leh oo sidey wax u dhaceen ka dheregsan, siduu karaamadii qarankiisa uu u bahdiley ???? MA XISHOODE.

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud1015 күн бұрын

    Beenta

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh845 күн бұрын

    Kkkkk xasan is casil. Somaliland. Ilaahay amarkii way guulaysan somali marna lama midoono faqash

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed77895 күн бұрын

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Kkkkkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaystaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobya wanuu sodhawynaynaa

Келесі