Ismaaciil Mire Muxuu uga duwanaa Hal abuurkii waqtigiisa

Пікірлер: 71

  • @aliyas_channel1296
    @aliyas_channel12966 жыл бұрын

    Proud to be dhulbahante mashallah

  • @abdiqaadirshsulaymaan3593
    @abdiqaadirshsulaymaan35934 жыл бұрын

    Ilaaahooow u naxariiiso ismaaciil mire aaaaamiiiin aaamiiiin

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse1115 жыл бұрын

    Ilaahay haw naxariisto Ismaaciil mire waxaan ku faanayaa inaanu isku reer waqooyi nahay.

  • @khaatumawiboys9262
    @khaatumawiboys92628 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto halyaay somaliyeed mansha Allah darawiiish

  • @samiramohamed2155
    @samiramohamed21558 жыл бұрын

    mansha Allah Adeer Alle ha u naxariisto ismacil mire waa nin Darawiish Ah

  • @hamdiabdilahi2025

    @hamdiabdilahi2025

    7 жыл бұрын

    sada.cali

  • @somaliwayn8031
    @somaliwayn80315 жыл бұрын

    WAA DARWIIISH KII WAYNAAA ISMACIL MIRE CILMI

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_4 жыл бұрын

    Kuwa leh idaajaa waa qabyaaliiste Siduu idiin galaa haddii ilaahay taariikh idiin diiday 😂😂 From buhodle alle hau naxariisto abwaan halyeey halgamaa ismaaciil mire cilmi 💪💪

  • @jamalportal73

    @jamalportal73

    3 жыл бұрын

    Walal Ilahay taariikh uma diidin ee ninkii dabadhilif noqda waxba lagama qoro xattaa cadowgii uu u shaqaynaayey wuu hilmaamaa.

  • @shirwachassanafrah6809
    @shirwachassanafrah68094 жыл бұрын

    allaha unaxariisto ismaciil mire gabayadiisa waxaan ku qaatay dugsigii sare aad ayaana ujeclaaa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Жыл бұрын

    Allaha u naxariista dhamaantood ,siiba ismaaciil mire .

  • @dhimbildragon1736
    @dhimbildragon1736 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤ awoowe ismaciil mire

  • @bahjaali6564
    @bahjaali65645 жыл бұрын

    Imtixankii from4 ayeey Labo gabay oo ismaciil mire leyahy noogu jiray 1=anago taleexnaal jihaad taladii soo qaadnay 2= adhi dilaalkii Markan macalimnta ku dhahno Maqaybi karno waxay nadhihi jireen sidee uqaybi kari waydeen waa gabayadii awoowayaashine

  • @ocroafff5527
    @ocroafff55275 жыл бұрын

    Mashallah Ismail mire waa number 1 gabayaa

  • @abdullahinurheyle6139
    @abdullahinurheyle61399 жыл бұрын

    noolaaw idaaaaajaa adoo kale allaha nasııyo cımrıgadana allaha dheereeyo

  • @drabdallemaareeye3635
    @drabdallemaareeye36357 жыл бұрын

    soomali meel walba ha marto adeeer waxa ka shiikha ama ka dowlada waa daarood gayiga somaali lamaba barteen hadaan darood joogin

  • @MohamedMohamed-wn6vt
    @MohamedMohamed-wn6vt3 жыл бұрын

    Ilaahow unaxariiso

  • @Comps223B
    @Comps223B5 жыл бұрын

    Yaadawanaya 2019

  • @niciimadeeqcabdi205
    @niciimadeeqcabdi2053 жыл бұрын

    Ale haw naxariisto awooowgy ismaaaciiil mire

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed4 жыл бұрын

    Yaaa daawaday 2020

  • @mahamedmussa5542
    @mahamedmussa55428 жыл бұрын

    masha allah illahow ku dhawr idaja darashtii inu jogo ayaad modaa

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare76163 жыл бұрын

    I am dervish

  • @inalipaax7170
    @inalipaax71703 жыл бұрын

    Yaa daawanaya 2021

  • @hassannajiib9819
    @hassannajiib98198 жыл бұрын

    ismaciil mire waa amaanduulihii halgan kii xornimo doonka soomaaliyeed ee daraawiishta ee dagaalda adag la galeey isticmaarkii england iyo xabashida

  • @calicabdi3160
    @calicabdi31605 жыл бұрын

    waxan kujeclahay xigmada iyo hal abuurka

  • @J.KHR.A
    @J.KHR.A8 жыл бұрын

    ma sha allah.

  • @SeadsuguleSeadsugule

    @SeadsuguleSeadsugule

    3 жыл бұрын

    Awoowe Ismaaciil Mire

  • @garaad3568
    @garaad35687 жыл бұрын

    ismaaciil mire Cilmi cali kaneec ala haunaxariisto.

  • @maxamedindhoyare7882

    @maxamedindhoyare7882

    5 жыл бұрын

    gabay

  • @falkhal6848
    @falkhal68485 жыл бұрын

    gabaygaas waa ku qoslaa wlhi isma oga agon iyo ninkii abihii diley

  • @ocroafff5527
    @ocroafff55275 жыл бұрын

    Waa gii dhulbahante oo libaaxa Somalia ahaa

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe23046 жыл бұрын

    Waxarta fcnaaa

  • @cabdallesaleban7179
    @cabdallesaleban71798 жыл бұрын

    idaaja waa indheer garad . waana raga faro ku tiriska ah ee hada nool

  • @keysejama5286
    @keysejama52864 жыл бұрын

    Noomaad sheegin wuxu ragaa kale kaga duwanyey. Aan ahayn Wadaad ku weysada u qaadi jiray

  • @jamalportal73

    @jamalportal73

    3 жыл бұрын

    Sxb meelo badan ayaan kugu arkay adigoo ka caytamaya hadaad Daarood necebtahay waa umad balaadhan oo waxaan hubaa maalinkasta inaad nin Daarood ah aad jidka ama meel uun kula kulantoo taasina adiga ayey ku dhibaysaa waxaad tahay nin cudurkiisii maalinkasta horgaatan. Talo waxay iga tahay Daarood umad la necbaado maaha waa dad aduunka iyo Geeska Africa Ilahay ku balaadhiyey . Anigu hadaan adiga ahaan lahaa qoom dhan ma necbaadeen. Taariikhda Somalida hadaad Daarood ka waydo maxaa soo hadhaya?

  • @saidojama1170
    @saidojama11707 жыл бұрын

    Dr abdalle mareeye lol

  • @nimcoloxos6158
    @nimcoloxos61586 жыл бұрын

    Hhhhhhh maxa qarar meesha ka muqda adeer idajaa waxba yan la cunine idunku dib iskugu dhoqda

  • @suldaannuurdhagacun
    @suldaannuurdhagacun9 жыл бұрын

    kkkkkkkk idaaja taariikhda daroodka ayuumu ka sheekeeya muxuu uga jawaabi wayay salaan carabay gabaygiisi lol car darood ha keenaan suldaan nuur ducaala dhaga cun iyo salaan carabay oo kale

  • @suldaannuurdhagacun

    @suldaannuurdhagacun

    8 жыл бұрын

    Abdalle Isse waar adeer horta darood ma wada gabyo nimanka gabyaa waa ogadeen iyo dhulbahante ta labaad waa dhaxal bahalku darood gabyaya oo wax hagaagsan tirinya 100 sano ee ugu dambeeyayba lama arag gabayadaad sheegayso afarlayda aya ku dhisanyihiin waxa iska leh suldaan nuur dhaga cun waana ninka soomaliga ee gabayga ugu dada weyn iska leh bal sheeg kuwaad sheegayso adeer ?

  • @AhmedHassan-tc9gu

    @AhmedHassan-tc9gu

    8 жыл бұрын

    kkkkk beel daaje kkkk adeerow markii geel laga hadlaad ari kahadasha salaan Carabeey matariikhbu kulaha somali nin habar jecli tix umariyu ahaye Ismaaciil mire na schoolada somalia aya lagu dhigtaa gabayadiisa waayo halyey uyuu aha salan carabey Engrish ayu asaga iyo tolkiiba shaaha u karin jireene kkkkk

  • @suldaannuurdhagacun

    @suldaannuurdhagacun

    8 жыл бұрын

    Ahmed Hassan xuseen xasan ama suldaan nuur ducaale waligii darood kama dhalanayo ismaciil mirana ma gaadho salaan carabay 141 layn oo isku ereya ayuu salaan carabay ka gabyay waxaanu aad u jeclaa suldaan nuur ducaale dhaga cun oo nin ehlu bayda oo cidagala

  • @suldaannuurdhagacun

    @suldaannuurdhagacun

    8 жыл бұрын

    Abdalle Isse koonfurta heesihiiba ku adag mise waaba gabay tiraabtiibaa in dib laydiin baro u baahan tixdana hadalkeedaba daa marka adigu gabay hido uma lihid Murtida iyo macnaha gabayga iyo muunaddiyo luuqda, Waa martabad saroon uumiyaha Mawle wada siinne, Mulki kaleba soomaaliyeey waa ku murannaaye, Maansiyo kolkay gabay tihiyo midha la luuqeeyo, Sow Miidhayadan cidagale Isaaq lama mihiibsiinnin, Mankiisiyo Mullaax iyo Laf iyo gabay macaankiisa, Macdantiisi sow Eebahay naguma soo meerin. Maxamuud M Yaasiin (Dheeg)

  • @mahadsaid9762

    @mahadsaid9762

    4 жыл бұрын

    @@suldaannuurdhagacun hadal qabsiga somalida ee gabayga erayga howyaalayey howyaalayey ninka ku daray ma taqaan Ha qabyaaladayn si daacada oo cilmiyeysan aan wax isaga jawaabno Cidduu yahyse ma garan

  • @MrLaasanod1
    @MrLaasanod16 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X5lnt9WtmMqvkrw.html Sheekadii qabaalka ee aadan galaydh

  • @abdimohamed8293
    @abdimohamed82936 жыл бұрын

    dad kan ku doodaya idaaja taariikhda daarood un bu ka sheekeyaaye muxuu isaaq uga,sheekayn waayey hhhhhhhh isaaq ma taariikh buu leeyahy waa,gun somalida ku soo luntaye kan salaan carabay ka sheekaynaya wr adeer wiil yaroo habar jeclo ah oo laan gaaba history giisa cidi uma baahna xitaa wlhi gabayadiisa lagama jawaabi jirin

  • @makamedinachannel785

    @makamedinachannel785

    6 жыл бұрын

    Walaal daarood waa walaalhayo adigu isaga bax daaroodnimada anagu walaahay gun ku sheegi mayno walaalaanu nahay

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    4 жыл бұрын

    Idinka laangaba oo qarac baada ka soo galey ah.

  • @axmedmaxmed3588
    @axmedmaxmed35883 жыл бұрын

    adigoo sagaal jira haddaad sidatan yeelayso in sarwaamo kugu xiimayaan saa anaa huba 'e

  • @abdirahmanmohamed499
    @abdirahmanmohamed4998 жыл бұрын

    qabyaaladayste idaajaa

  • @sayidmoha2370

    @sayidmoha2370

    3 жыл бұрын

    Mxaa Hawiye Naga galay🤣🤣

  • @abdi1502
    @abdi15028 жыл бұрын

    daarood iyo isaaq ayaa gabayga yaqaan idaajaana labada qolobo gabayooyada wuu akhriyaa ,kuwa meelahan ku hadlayaa hadey wax hayaan duqa haw geeyaan

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman75198 жыл бұрын

    Odaygii qabyaalada iyo cuqdadu dishay kan yaa wx ka dhegysta horta!,adeer faqash way dhacday beentii afweyne idiin buun_Buunin jirayna dhammaatay

  • @ogadenqueen

    @ogadenqueen

    8 жыл бұрын

    Abti why you listening to every video, if you have a problem with the history

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    3 жыл бұрын

    Maxaa meesha maxamed siyaad iyo faqash keenay wax walba ma la siyaasadaynayaa cidii murti iyo suugaan iyo taariikh fiican leh dee in laga sheekayaba uma baahna waa iska caan ee cuqdada iska daaya

  • @axmedmaxmed3588
    @axmedmaxmed35883 жыл бұрын

    adigoo sagaal jira haddaad sidatan yeelayso in sarwaamo kugu xiimayaan saa anaa huba 'e

Келесі