Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye Qaasim Wareysi Ilaa Gobonimo Doonkii Ilaa Burburkii Oo Suugaantisa Ah

Пікірлер: 16

  • @aaresugaal9275
    @aaresugaal9275 Жыл бұрын

    Alaha uxariisto abwaan Qasin Qasin wuxuu ahaa nin caqli badan iyo gabyaa wayn iyo indheer garad

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421Ай бұрын

    Allaah SWT ha u naxariisto amen ya rab

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721Ай бұрын

    Cajiib ❤ Allah ha u naxariisto

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын

    Ilaahay haw naxariisto abwaan qaasin aamiin

  • @abdinajahofficial4589
    @abdinajahofficial4589Ай бұрын

    Ilahay haw naxariisto godka lagu janee muxuu abwaan ahaa

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061Ай бұрын

    Allaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    Ай бұрын

    Aamiin

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis59522 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto

  • @mohamedhakar6926
    @mohamedhakar6926Ай бұрын

    Cajiib ale haw nariisto abwaan axmed diiriye qaasim gobaad hashii gulaanka iyo gobadlahaw diiyay

  • @osmansufi4066
    @osmansufi40662 ай бұрын

    Aun hooyaday baa u ahay Edo labada oo aabihii ahaayeen imaadeer labaad

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233Ай бұрын

    Codkani abwaan qaasim ma aha sidan u arko

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5ygАй бұрын

    Badnow bogsiiye ma soo bariidiyaa

  • @osmansufi4066
    @osmansufi40662 ай бұрын

    Ninka hadlayaa waa saaxiibkii Abwaan aunt cabdi iidaan

  • @crisaaqaxmed2074

    @crisaaqaxmed2074

    Ай бұрын

    Waa qaasin ninkaa waraysanaya waa qaasin ee adeerka cabdi iidan raadso

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556Ай бұрын

    Isaaqu gabyaaga iyo gabyaa iska yeelka kalama gartaan Qaasim waxay ka hirmarshaan Hadraawi . Cabdi iidaan waxay ka hormarshaan Gaariye.Yusuf shaacir waxay ka hormarshaan laabsaalax.

  • @osmansufi4066
    @osmansufi40666 күн бұрын

    Gabayga caynaba ah ee cali wuxuu kula hadlayey adeerkii korneyl cali xaji aden aw cilmi qabile oo fawsiya Yusuf adeer ruma u ah oo haystey ciidankii sirdoonka somalia 1969kii aad NNS u taqaaniin lana odhan jirey specail branche kana tirsanaa policeka nala socday inqilaabkii raiisal wasaare cigaalna la socod siin jirney marka cigaal yidhi hadlii baarlamanku heshiin waayey ciidanku ha qabsado markii inqilaabku dhacay 2 cisho ka bacdi baa la yidhi ninkani waa khatar ee ingiriis iyo maraykan vaa tababaray meesha ka qaada oo xageynu geynaa ha laga dhigo taliyaha policeka gobolka waqooyi bari oo markaa burvo ahayd intaan kacaanku bari majeerteeniya u bixin waqooyi bari dagaalkii raamaale ee reer miyiga 1971kii ayuu ciidamo dhacay ah u direy oo itoobiya la dagaalama marka baa hargeisa loo bedeley 1972gii ayuu sirxay nin midgaan ah oo reer jigjiga ahi waa waashay sidii isagoo u waalan ayey 1989kii dayuuradihii hargeysa garaacayey dileen aunt

Келесі