No video

HOOYOOYINKEENA I MARNA LAGAMA YAABO IN AAD DHULKA DHIGTID!

#Ayub_Sakiin_#Hooyooyinkeena
Buugga HOOYOOYINKEENA waa buugg ka duwan Buuggaagta kale oo dhan. Waa buugg u qoran si soo jiidasho leh..Sheekooyin aad dhex geli doontid kadibna ku ilowsiin doona wax walba! Waa buugg si cajiib ah kuu baraya Noloshii Xaasaskii Suubanaheena S.c.w.

Пікірлер: 170

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka sidee tihiin? Iigu waara marwalba farxad, jacayl iyo guul. Weli ma aadan helin Buuggaan? Ogoow waxaa kaa maqan sheekooyin qurux badan oona noloshaada oo dhan BEDELI doona. Waxaad ka heli kartaa buugga dalka Masar magaalada Qaahira. Ha hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala socda Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/ Halkan ku dhufo si aad Channelka KZread-keena ugu xirnaatid: kzread.info/dron/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html Mahadsanidiin!

  • @ilwaadinasheikh

    @ilwaadinasheikh

    5 жыл бұрын

    Asc walal bugaan waa rabnaa noosheeg meel aan Kahelno qaahira majoognee

  • @abdikaafimohamed3650

    @abdikaafimohamed3650

    5 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin mashalllh ustaad hormar wacan ban ku rajaynayaa

  • @ugaaskaxafada721

    @ugaaskaxafada721

    5 жыл бұрын

    M.a bro keep going😙

  • @Eng-Ispuraash

    @Eng-Ispuraash

    5 жыл бұрын

    Sidee ku heli karnaaa

  • @fadumoabdulaahi3215

    @fadumoabdulaahi3215

    5 жыл бұрын

    Wall ayuub adigoo mahadsan xagee kaheli karnaa buugaan

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale5 жыл бұрын

    Inta Hormarka @Ayub_Yusuf Sakiin jacel #Subscribers ha iisaarto fadlan💕💕💕💕

  • @kamiin4334
    @kamiin43345 жыл бұрын

    Alle ha xifdiyo Yuusuf Sakiin waa shakhsi qiima weyn leh.

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi87585 жыл бұрын

    Masha allah walalekey hambalyo hambalyo

  • @fardosaali990
    @fardosaali9905 жыл бұрын

    Masha Allah walalo jazakallahu qeyr waxaa soo badanayo wiilal dhalinyaro ah oo qoroyaal ah waxan rajeynaya dhalinyarada kale ee somaliyed inay ku daydan

  • @filsansheikh5277
    @filsansheikh52775 жыл бұрын

    hanbalyo aboowe yusuf sakiin 😍 waan ku farxay guushaada wiligaa sidaa uguuleyso 👍👍👍👏

  • @ruweydaali154
    @ruweydaali1545 жыл бұрын

    Masha Allah hambalyo macalin yuusuf sakiin haad baan kugu faraxsanahay hormar kaaga masha Allah

  • @cabbadbinyosef77
    @cabbadbinyosef775 жыл бұрын

    Masha Allah big brother ayuub Yuusuf sakiin Allah ku dhowro Allah ku sharfo Allah kaa ajarsiiyo

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem5 жыл бұрын

    Masha Allah masha Allah hambalyo tababare nafeed walaal ayuub yuusuf sakiin hore mar badan gaadh hambalyo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17715 жыл бұрын

    Maasha allaah ustaad ayub sakin allaha noo badiyo rag adigoo kale ah jecelna how dalkooda diintooda dadkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin

  • @Inakayse1
    @Inakayse15 жыл бұрын

    M.a. macalin Ayub sakin hormar wcn wxan rajayna buugaag ardayda iyo intii hami lehba anfaca inad inoo soo saartid mahadsanid👏❤

  • @Kobcis
    @Kobcis5 жыл бұрын

    Maasha Allh

  • @tafaaulkheer8602
    @tafaaulkheer86025 жыл бұрын

    Wcs mashallah mudane Ayuub aadba ugu faraxsanahay yoolkaas intaas iyo kaweyna waankaa fileyna

  • @hafsohassan9129
    @hafsohassan91295 жыл бұрын

    Masha Allah ilahay ku xifdiyo aakhiro iyo aduun Ayub yusuf sakiin hampalyo hampalyo hampalyo

  • @hodanabdi1305
    @hodanabdi13055 жыл бұрын

    Mansha alaaah ayuub Waan kuu habal yay nayaa Buuga wana ku xidh nahay Barnaamijyada.

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax38605 жыл бұрын

    Maasha Allaah hambalyo guuleeyso aduun iyo aaqiro

  • @monasuja6232
    @monasuja62325 жыл бұрын

    Woooow Ayub 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @maxamedmuuse5026
    @maxamedmuuse50265 жыл бұрын

    *Mashaaa allah ustaad sakiin inta u xiisay plz i miss u igu soo qora reply ka*

  • @sumeeyadaallo5144
    @sumeeyadaallo51445 жыл бұрын

    Maasha Allaah ayuub Allaah haku xifdiyo waa Arin wanaagsan

  • @layladiriye602
    @layladiriye6025 жыл бұрын

    Masha Alah barakalaah walalkey wadadashay wanrabna xage kahelikarna walalaken carurtena anaga aya ubahan

  • @zuheybofficial5754
    @zuheybofficial57545 жыл бұрын

    mn shallah ayuub yusuf sakiin Hampalyo Pro wa ku Faraxsanhy hormarkaga

  • @maxamedcabdi3998
    @maxamedcabdi39985 жыл бұрын

    Waad ku mahadsathy ustaadi

  • @amaaraosmaan8546
    @amaaraosmaan85465 жыл бұрын

    Walal ayuub hambalyo ❤️ so proud of you macalinkayga nolasha ❤️ xagee ka helaynaa buugaaga saan u aqristo ma maleen kartid saan ugu faraxsanahay aniga iyo familgayga aad ayaan kujecelnahay horay usoco waligaa

  • @cusmancalicabdikarin2856
    @cusmancalicabdikarin28565 жыл бұрын

    yaaaaaaa salaam al ustaad ayuub waad ina hormarisay ee allaha ku hormariyo

  • @nasteexoibraahim5729
    @nasteexoibraahim57295 жыл бұрын

    Masha allh waa noo farxad dadaalkaagana kasii wad xagaa ♥️Xageey ayaanka heli karnaa ayuuboow waxaanu joognaa hargeisa💖💗🌺🥀

  • @sidra857
    @sidra8575 жыл бұрын

    Xili hore baan arkay Buugas iyo qoraa Ayub Guulayso Ayub yusuf sakin Wxayna ahayda muqalkii igu horaysay aan arko bay ahayda

  • @mohamedsxboz2395
    @mohamedsxboz23955 жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم ' حبيبنا وقائدنا صلي الله عليه وسلم جزاك الله (أيوب)

  • @ustadhsalahdin5619
    @ustadhsalahdin56195 жыл бұрын

    Mashalah

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse60085 жыл бұрын

    Masha allah alow ku xafid yuusuf Nooso badi Arimaha jaceylka iyo Guurka in bdn

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun63675 жыл бұрын

    Masha Allah hori usocd wcn Hor mar wcn kuu rajynaaaa walal

  • @raaxoraaxoc.qaadir8213
    @raaxoraaxoc.qaadir82135 жыл бұрын

    hambalyo walal mcn aad aya ogu faraxsnhy buugta aad noqortay hor mar wacan

  • @cabdirooble9773
    @cabdirooble97735 жыл бұрын

    Mshaa alaaah macalin ayuub alaha ku barakeeyo

  • @sacdiyasiman8657
    @sacdiyasiman86575 жыл бұрын

    Mansha alllah habalyo wll guul ayan kurajayn marwalba

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan37665 жыл бұрын

    Masha alaah tabarakallah macalin Auyyb gyuleyso waligaaa

  • @sahroadan2012
    @sahroadan20125 жыл бұрын

    Masha allah wll buuga dalkeena mala Kenayaa gaar ahaan muqdisho

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe70095 жыл бұрын

    Hambalyo ustaad ayuub Yusuf sakiin 👍👍👍👏👏👏👏

  • @walaalka2362
    @walaalka23625 жыл бұрын

    Ayuub waan kasoo daahay inaan hambalyo Ku dhaho macalin horay u soco keep going

  • @farhiaabdirahmansheikh2581
    @farhiaabdirahmansheikh25815 жыл бұрын

    Mahadsanid aqoonyahankena somaaliyed guuleyso weligaa

  • @hiboisman2587
    @hiboisman25874 жыл бұрын

    masha allah ayuuba allaha ku barakeeyo wallakey qaali;👌👍👈✌👋❤🔥

  • @sahraibrahim8039
    @sahraibrahim80395 жыл бұрын

    Maansha Alllah hambalyo guuuluuuu 👏👏👏🌷⚘🌷🌷

  • @ansalabdullahi129
    @ansalabdullahi1295 жыл бұрын

    Mn sh aallaah waa muhiim inlabarto taariikhda umuhastu tuhminiin mahadsanid wllky

  • @sahracabdi9105
    @sahracabdi91055 жыл бұрын

    Masha alaah walaalkey alaha ku xifdiyo jazakalaah kheayr

  • @gobaadabdisalaan6546
    @gobaadabdisalaan65465 жыл бұрын

    M.a wllkena marne mcalin kena horay usoco maskaxdada iyo aqontada alle haku barakeeyo

  • @shukrisharaf4264
    @shukrisharaf42645 жыл бұрын

    Maasha allaah horay u soco macalin illaahay dartiis baa kuu jecelnahay

  • @aishaaxlamaishaaxlam6250
    @aishaaxlamaishaaxlam62505 жыл бұрын

    Masha Allah hormar wacan kutageraah

  • @ameindimaria2263
    @ameindimaria22635 жыл бұрын

    Macalin

  • @majidhassan2755
    @majidhassan27555 жыл бұрын

    Walal ayub aad u mahad santahay buugaan hooyoyinka xage ka helena

  • @munahashi8277
    @munahashi82775 жыл бұрын

    masha Allah maclin hore u soco intee ka heli karaa macalin

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey2715 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad horay uu soco

  • @salaamasuper8757
    @salaamasuper87575 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @najiibclwali1323
    @najiibclwali13235 жыл бұрын

    Guul ayuub kuurajaynaa

  • @bahjomursal3677
    @bahjomursal36775 жыл бұрын

    Masha allah horomar wcn ustaad

  • @almadaniproduction2804
    @almadaniproduction28045 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @nimoq1843
    @nimoq18434 жыл бұрын

    Mashaaa alah

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf71335 жыл бұрын

    Mansha Allah.walal.Allaha ku barakeeyo..horne usoco

  • @mucaawiyecumar8311
    @mucaawiyecumar83115 жыл бұрын

    Masha allah

  • @aragsan11axmed3
    @aragsan11axmed35 жыл бұрын

    masha allaah

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi32155 жыл бұрын

    Masha allaah mahadsanid wall hormar wacan

  • @Degan15
    @Degan155 жыл бұрын

    Abti marna baraheyga ustaad hambalyo farxad kuwaar♥️♥️♥️🌺🧡

  • @a-qanimohamedyusuf9898
    @a-qanimohamedyusuf98985 жыл бұрын

    macalin ayuub ku salaamay 🙋‍♂️

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed10804 жыл бұрын

    mshlh 👌 ayuub yusuf istikiin hmplyo hor Mr wcn adaa ku tagersanhy

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim75395 жыл бұрын

    Jazakallah waad ku mahadsantahay barnaamijyada quruxda badan wax badana waan kafaaidnaa runtii . Wll adoo mahadsan waxaad noosoo jeedisaa barnaamij aad kaga hadlayso sida bulshada ama dadka guud ahaan rag iyo dumarba loola sheekeeysto amaba loogu sheekeeyo cabsi la,aan Mahadsanid.

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse60085 жыл бұрын

    Masha allah alow ku xafid yuusuf

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed98555 жыл бұрын

    Masha allah wll ayub Hamplyo Hamplyo👏👏👏🥳🥳🥳🥳🥳🥳 Buuga qiimaha badan aad qortay xaqiiiqdii Reer muqdisho aaad bey ugu baahan yihiin buugan fadlan noo sheeg meel aan kaga hagaaagno Maktabad ama pdf asigoo ah . Aaaaad baad u mahadsanthy Ayub guuleyso mar walba ❤

  • @user-wt3uq1iw7f

    @user-wt3uq1iw7f

    5 жыл бұрын

    Sax waaye, Hadaynu reer Mogadishu nahay aad baanu ugu baahanahnay

  • @Higmobeauty
    @Higmobeauty5 жыл бұрын

    Mashallah 🙏🙏❤

  • @naima1045
    @naima10455 жыл бұрын

    Masha Allah ayuub wllo

  • @baryahanalbasri9492
    @baryahanalbasri94925 жыл бұрын

    Mahadsanid Ayuub Yusuf sakiin

  • @muniromowliid7273
    @muniromowliid72735 жыл бұрын

    m.a ilahay haku barageyo

  • @jinaanjookho5187
    @jinaanjookho51875 жыл бұрын

    mansha allah ayuub horay usoco wll

  • @waxsankeen
    @waxsankeen5 жыл бұрын

    Masha allah hambalyo wll Ayub horay usoco dhiirigaliyahaygaatahay

  • @mariaadam2329
    @mariaadam23295 жыл бұрын

    hambalyo Ayub👏👏👏

  • @AstaanQaranTv3171
    @AstaanQaranTv31715 жыл бұрын

    asc wllky ayuub yuusuf sakiin hormar wacan wll

  • @nimcaabdi9450
    @nimcaabdi94505 жыл бұрын

    mahadsanit wllo guul ka weyn ayaan kuu rajeynaa insha allah wll adoo mahadsan asoo pfd ah ma jeli karaa

  • @umumaxamedcadnaan4215
    @umumaxamedcadnaan42155 жыл бұрын

    Wlle ayub Yusuf aadba umahadsan tahy jasakallah

  • @fathiaali1528
    @fathiaali15285 жыл бұрын

    Ayuub Mansha Allah rabbi hakaa jasaai siiyo . Inteen ka helnaa waliba asagoo Pdf ah

  • @salaamasuper8757
    @salaamasuper87575 жыл бұрын

    Hormar wacan

  • @cusmancalicabdikarin2856
    @cusmancalicabdikarin28565 жыл бұрын

    Asc respective bro ayuub you gave us opportunity to learn our mum's also you lead us the way of light masha alaah

  • @dulhaanoofficial1907
    @dulhaanoofficial19075 жыл бұрын

    Ayuub yusuf sakin wanku hambalyeynaya hormarka aad gaadhay halka meel kasareysana waan kaa sugaya horo socod wngzan

  • @jamashotv6065
    @jamashotv60655 жыл бұрын

    Maasha allaah HAMBALYO bro

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim75395 жыл бұрын

    Masha Allah shukran wll

  • @nastehaabdulkadirkhalaf4666
    @nastehaabdulkadirkhalaf46665 жыл бұрын

    Masha alah hanbalyo ohoray usoco

  • @ayanlekhanofficial4556
    @ayanlekhanofficial45565 жыл бұрын

    Kusali rasuulka scw scw scw

  • @ayanlekhanofficial4556

    @ayanlekhanofficial4556

    5 жыл бұрын

    Scw

  • @abdimalikrashid889
    @abdimalikrashid8895 жыл бұрын

    Msha Allah jazaka Allahu qeyr Lkn sideen kuheli karaa this book tawabare

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida62255 жыл бұрын

    Masha Allah Macalin Ayuub sakiin hormar wacan 💞💞💞💞💞💞

  • @hodanosmaan8942
    @hodanosmaan89424 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo 🇸🇴💪🏾

  • @faizoladan2190
    @faizoladan21905 жыл бұрын

    xagen ka helayna buugan ustad

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan82445 жыл бұрын

    Ayuup yusuf sakiin waxn ahay taagerahaga mar walipa wan ku xeranahy Barnamijyadada hal video ima dhafan marka aad soo galiso video annoo dawanin mapa joogi kari mar walipa waxn jclhy video yashada in aan iska dawado waxy leyhn xiisoyin gaar ah mar walipa guuleyso ayuup

  • @sowdocabdiducaale4720
    @sowdocabdiducaale47205 жыл бұрын

    Hanbalyo wllkey ayub ❤❤👍

  • @ibrahimhassanhussein8604
    @ibrahimhassanhussein86045 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo ustaadkeyga qaaliga ah

  • @ibrahimhassanhussein8604

    @ibrahimhassanhussein8604

    5 жыл бұрын

    Sideen Ku heli karnaa buugaan qaahira ma joogno

  • @cashosiyaad3358
    @cashosiyaad33584 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo

  • @zakihanadbishaar5377
    @zakihanadbishaar53775 жыл бұрын

    Mansha allh Qalbidajiye ilahay Hakuxafido 😘Wll Horay usoco😍

  • @suleymaancabdi6284
    @suleymaancabdi62845 жыл бұрын

    Xagee ka heli karnaa buugan ayuub

  • @Kobcis
    @Kobcis5 жыл бұрын

    Please haddii aad jeceshahay Nabiga Scw Subscribe ii saara

  • @naimastar9366
    @naimastar93665 жыл бұрын

    Hambalyo ayuub sakiin

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71165 жыл бұрын

    mnzha alH teacher ayuub yuusuf sakiin Hanpalyo Hanpalyo Hanpalyo

  • @kadidjameraneh285
    @kadidjameraneh2855 жыл бұрын

    jazaka Allah khar brother Ayuub

  • @hoodmohamed8171
    @hoodmohamed81715 жыл бұрын

    Hambalyo Hambalyo wllky Yuzuf

  • @aragsan11axmed3
    @aragsan11axmed35 жыл бұрын

    Ayub wakusalamay walaalkey

  • @ibraahimmursal3133
    @ibraahimmursal31335 жыл бұрын

    M.a

  • @darajosweden692
    @darajosweden6925 жыл бұрын

    Mash allaah ❤❤❤❤