HILIMO!

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

#Ayub_Sakiin
II SHEEG RIYADAADA AAN KUU SHEEGEE QOFKAAD TAHAY!

Пікірлер: 536

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin4 жыл бұрын

    Asalamu Alaykum xidigaha channelka..waxaan rajaynaa in aad wacantihiin dhamaantiina. Maanta waxaan Jeclaystay in aan jawiga yara bedelo! Afkeena Soomaaligu waa mid hodan ah waana jeclaan lahaa hadii aan ku hadli lahaa lahjad kasta oo Soomaali ah. Waan ku faanaa dhamaan lahjadaheena kala duwan. Mahadsanidiin

  • @maxamedmuxumedmakaraannuur2068

    @maxamedmuxumedmakaraannuur2068

    4 жыл бұрын

    Sxb tarjubaan loo keen maana kufahmine English miyaad kuhadashay maxaad sheegtay

  • @sahankaguusha3448

    @sahankaguusha3448

    4 жыл бұрын

    Ayuub Guuleyso Caawa Waan yaabay Muxuu ayuub ku hadlayaa ayaan islahaa Markii hore waxaan mooday Af Oromo Ilaa an ka Akhriyaay qoraalka aad kusoo qortay comments ga

  • @ifiye258

    @ifiye258

    4 жыл бұрын

    Ayuub af Gaal ku hadal ama af Muslim iga kaftan intaasi masha allah ku farax sanahay lahjada kale ee afkayga

  • @Ubax945

    @Ubax945

    4 жыл бұрын

    Caawa waxba kaamaan fahmin ustaad

  • @cadarfarax378

    @cadarfarax378

    4 жыл бұрын

    mashalaah lkin ani ma fahamin

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed29914 жыл бұрын

    SA,athi ING deerti' hilimootha ; 1)Sabir bathing 2)meel Dheer kitalooy 3)wal usup lukooy🤚 4) nolola too Jing eh kiweel dhayo,shantii🤗

  • @AbukarDeerow

    @AbukarDeerow

    4 жыл бұрын

    Saasu

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Allah SWT Janada hakugeeyo Amuurahana hakuusahlo Subscribe isaar

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Allah hakaafarxiyo hadaad Subscribe soo saarto tvgan muraadkaagana Allah hasahlo

  • @abdikadiraliisack508
    @abdikadiraliisack5084 жыл бұрын

    Asc sxp sare yuusuf aad baad u mahadsan thy motivation kaga aad baad ii dhiiragalisa runtii sxp qof walbo wuxuu leeyhy riiyo ugar ah midas waxey qofka u thy guushisa ugu weyn oo ah in uu gaaro Thnks luqada may may ka aad baan u jclhy masha allaah saan ku wad bro

  • @cabdiismail9102
    @cabdiismail91024 жыл бұрын

    Afmeyga inkastoon aqoon saasa u laheyn hadana marwelba hoyadey kula hadli jirey anoo reer hargeysa xitaa af reexamarka si fiican u kasaa hhh Xikmad ayaa tidhaa hadii aad dooneysid inad gentleman noqotid baro luuqado badan wey ficantey inad luqado badan barataa sida arbica english ka balse marka hore afkaaga hooyo hodan ku noqo Thanks all of you Life each day as if it may be your last day on earth ☺️

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo4 жыл бұрын

    Reer aawkey ha dhawaada ustad ayub yusuf sakin waa,qof hikmad iyo hormar leh🙏

  • @anisamohamud6529
    @anisamohamud65294 жыл бұрын

    Dhagtaa I daashay Saan u taagayay 👂👂👂👂😂Masha allah guulayso macalin

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Subscribe isaar

  • @sahrahassansahruja3092

    @sahrahassansahruja3092

    4 жыл бұрын

    Kulamid ahay kkk

  • @aaminocabdi3699
    @aaminocabdi36994 жыл бұрын

    Wcs ustaad ayuub allaah haku xifdiyo wadani dhabaa tahee ani lahjadan magaceed way igu yara adkaatayba balse waan ku cesh ceshanayaa insha allaah luuqadeena hodan weeye alxamdulillaah 👏👏👏👏

  • @dooridoori8331
    @dooridoori83314 жыл бұрын

    M.alaaah manta dhiirigelinta waa tedeena mhdsanid ayuub yusuf sakiin

  • @baidoacity1298
    @baidoacity12984 жыл бұрын

    Masha allaah waa wax loo bahaan yahay weeye inaad ku hadasho lahjadah af somaliga si ay ubataan dadka ku fahmaya fariitaadana loo wada fahmo mahadsanid ayuub fariitaada maanta xiiso gaar ah ayey ii laheyd guuleyso wll

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed32044 жыл бұрын

    Maasha Allah Afmay ma aqaano lakiin wax badan aan ka fahmay waa Laahjad macaan,❤❤❤

  • @aadenissackabdirahman1546

    @aadenissackabdirahman1546

    4 жыл бұрын

    Dhib malaha anaa kaa dhisaayo

  • @hodanmohamed3204

    @hodanmohamed3204

    4 жыл бұрын

    @@aadenissackabdirahman1546 Maasha Allah waad mahadsan tahay,Wallaalkey yoow waan kaa qabaa.

  • @azaadyare4336
    @azaadyare43364 жыл бұрын

    Masha allah teacher ayub wala una koo sugani in ta haay ti maalin in ta ka hadala lah jadaana dad ka le na mafahama haaaya lena sika baradayan hooba in dhagay sana dhigay sada dhe kadib yooba fahamayana hooba yo dhab ka ete. Video badan kalana koo sogaana oo lah jadaana e 🙏🙏🙏🙏eed iyo eedana in mahad san te.

  • @iamrefugee6994
    @iamrefugee69944 жыл бұрын

    Yuusuf sakiin ikeen waa reer may oo lahjada maayga wan jeclhay wlhi somaliya marka joogay asxabteyda inta bdn waxey ahaayen reer bay iyo bakool may iti ku dheegaahee kkkk

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Subscribe isaar

  • @madeymacalin1742

    @madeymacalin1742

    4 жыл бұрын

    inshaa Allah asxb ayey kula ahaan doonan kajeelna waana kiin xiisana sxb qaali

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Subscribe isaar Allah haidhin danbi dhaafo Adhi iyo Waalidkaaga

  • @fatoumaabdikadirali2433
    @fatoumaabdikadirali24334 жыл бұрын

    Unbelievable mardhaw ayan firinaye chanelkga ustaad in aad video cusub so galisay🧡😊 shukran ustaad, is bdl cusub video cusub xiiso gaar ah leh😂😂

  • @ilwadaragsan7652
    @ilwadaragsan76524 жыл бұрын

    Asc Ustadii waan ku salamay aragtida ku farxa ustaad was kaa codsana in aad video kaa soo sameyso maamoyin caruurta heystan oo hada raban in wax barasho bilawan oo wadamada reer galbedka imadan

  • @DhacdooyinkaDunidaTube

    @DhacdooyinkaDunidaTube

    4 жыл бұрын

    M.a waa arin cajiiba haduuna Ustaad Ayuub uuna ka sameyn anaa ka sameynaya wllo

  • @DhacdooyinkaDunidaTube

    @DhacdooyinkaDunidaTube

    4 жыл бұрын

    M.a waa arin cajiiba haduuna Ustaad Ayuub uuna ka sameyn anaa ka sameynaya wllo

  • @DhacdooyinkaDunidaTube

    @DhacdooyinkaDunidaTube

    4 жыл бұрын

    insha allah 😍

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64734 жыл бұрын

    Masha Allaah Ustaad Ayuub Somaliga gartaye Luqada labad ma maymayba waxa yar ban ka fahmay

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya15204 жыл бұрын

    Ayuub waan yaabay marka kowaad markii danbe ayaan tartiibtartiib u gartay una fahmay waa maqli jiray balse Waan ilooway waad na xasuusisay mahadsanid somaalida waxaan dhahaa haleeysku barxo lawa dhehdegaan si loowada fahmo lawada dhinac hadii kale waa laysku dhibanaanaa allaha ummada islaamka israaciya xerarka rabi hoostooda aamin aamin aamin ❤❤❤🇸🇴 Somali oo dhan

  • @bukhaarihassan5815
    @bukhaarihassan58154 жыл бұрын

    Wlh Afmaayga waa Luuqad Cajiiba sxp sakiin Adban kusalamyaa ✋

  • @ogaanshahadunida

    @ogaanshahadunida

    4 жыл бұрын

    Waa lahjad ee luqad ma'ahan

  • @secretstar8830

    @secretstar8830

    4 жыл бұрын

    @@ogaanshahadunida HHH 🤣🤣 sax

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Subscribe isaar tvgan Allah haidhin danbi dhaafo Adi iyo Waalidkaaga

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice36644 жыл бұрын

    Maaha allaah luqaduun aad iyo aad iyee insoo dhowaye huray in dareer

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed12884 жыл бұрын

    Heesta Buur hakaba darteed in aan may ubarto ayaan bari isku dayaay.maan wadabaran lkn waxbad ayay iga caawisay in aan video gan fahmo😂 well done wllkay👏🏾👏🏾

  • @mohamed_isak
    @mohamed_isak4 жыл бұрын

    Masha Allah 1M ayaa ka hilimodo mar walba Wayba jela Xisaabadka mar walba last gooooo. Never give up......... Mahadsanid Ayub

  • @musse_ali
    @musse_ali4 жыл бұрын

    Mashallah mashallah ayuub yusuf sakiin tababare nololeed alle ha ku dhowro in kastoo caaawo aad ii badashay luuqaddii afkasonliga oo aan yara fahmi waa yey

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac21134 жыл бұрын

    First like ku qabo Hadaad ayuub jeceshay

  • @hoygafahankanolosha1893
    @hoygafahankanolosha18934 жыл бұрын

    M.a wll ayuub aad ayaad ugu qurux badanthy markaad ku hadleesid mayga wll horay usoco barnaamijyada qaar wll isku day inaad mayga noogu soo gudbiso m.a

  • @lionelhilowle1801
    @lionelhilowle18014 жыл бұрын

    M.a maalingkey ayuup Yousuf sakiin eetha ing mahadsingty sithy feyly athy ingky dowaathy afky aayow 🖤

  • @haliminab9720
    @haliminab97204 жыл бұрын

    First view and comment laakin mafahmayo hhhh idin salaamaya soomali dhamaan

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskada adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @tothemoon5264
    @tothemoon52644 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mostafaattator4702
    @mostafaattator47024 жыл бұрын

    Masha alah inkastoo an fahmeyn luqada mayga hadana waa jeclahy afkeena labaad❤

  • @mohamedmakaraan2067
    @mohamedmakaraan20674 жыл бұрын

    Woow masha allah walalkey yusuf sakiin ethaa in mahad San ta dhiriye gaar ah iyaa nin eta afkii ayoow adi ka dawahdi eed iyaa inki mahad San ta. 🙏

  • @secretstar8830

    @secretstar8830

    4 жыл бұрын

    😗👑♥️

  • @aslimohamed4939

    @aslimohamed4939

    4 жыл бұрын

    Shukran walaal sad ayaan u jeclahay luqadaas

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Walaalka subscribe usaar

  • @ahmedzaki3695
    @ahmedzaki36954 жыл бұрын

    Masha Allah macalinkeyga @ayubyusufsakiin ilahey kuhifdiyo luqadan aad ban ufahmaya wana kuhadla wana kufana wahan jeclan laha inad video walba inad kuhadasho, sifican ayad utaqana luqada, masha Allah 💟 #afmaay #love #kufaanluqadadahooyo #ayubyusufsakiin

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad99084 жыл бұрын

    Ayuub war buudhigay saan u soo orday iyo afsoomaaliga uu iga horkeenay baa kaaf iyo kaladheeri igu noqday 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cawadbarre5918
    @cawadbarre59184 жыл бұрын

    Wll ayuub waad ku fican tahay afkaan marka hadda kadib afka cadiga iyo afkaan ka dhig muqaaladaada waan ku jeclahay walaal Ayuub

  • @nasraibrahiim3194
    @nasraibrahiim31944 жыл бұрын

    Ustadi ayub maata cashirka maba fahmin lkn xogaa-xoogaa yar lee fahmy ilaahy haku barakeeyo ustadi ❤❤🙏🇸🇴

  • @hiboosman8607

    @hiboosman8607

    4 жыл бұрын

    Kkkk wllh anaa kulamid ah ilhybaa qabnaa dhb mlhn

  • @samiiraali7987
    @samiiraali79874 жыл бұрын

    masha Allah tabarakallaah waxaa dhiri galin iyo hambalyayn muda inaad lahjda 2aad ee afka somaligu leeyahay ee may aad manta kudhiri galinaysid runtiina aadbaan ugu farxay inaan maqlo oon bartana waan jeclahay waxaan kaa sugaynaa video badan oo may ah ......... mahadsanid ustaad yusuf 🤩❤🌹

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Subscribe isaar

  • @DhacdooyinkaDunidaTube
    @DhacdooyinkaDunidaTube4 жыл бұрын

    Hadaad Ustaad Ayoub taageera u tahy ama aad ku xidhantahy fadlan soo booqo channelka tani waa codsi aan ka codsanayo umadeyda Somaliyeed een wax walba wada wadaagno 😍 DHACDOOYINKA DUNIDA TUBE

  • @anabhassan6506
    @anabhassan65064 жыл бұрын

    Mashallah

  • @abdishakur1130
    @abdishakur11304 жыл бұрын

    Ustaad waad ku mahadsan tahay Sida noogu soo gudbiso barnaamijada quruxda badan Inkastoo kuliito lahjadaan🙏

  • @daacaddagane7216
    @daacaddagane72164 жыл бұрын

    Maasha allaah Macallim ayuub Afkaan mafhmaayo Horay usoco macallim

  • @mohammedabdirazak1055
    @mohammedabdirazak10554 жыл бұрын

    Wll ayuub waxkle af may may keep going bro

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi71834 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj4 жыл бұрын

    Wlh ustaad ayuub wlh lahjad aan jeclahay ayaad maanta cashirka inoogu soo jeedisay waan jeclaan ahaay in aad badana lahjadaan inoogu soo jeediso muuqalada soo socda hadii allaha idmo

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq53314 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @mohamedmakaraan2067
    @mohamedmakaraan20674 жыл бұрын

    Horey in dareer Yusuf sakiin.

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen16294 жыл бұрын

    Mashaa allaah ilaahay hakuxiftiyo ustaad ayub Yousuf sakiin

  • @Meelsan
    @Meelsan3 жыл бұрын

    Mar walba sida Kuwed Eeda niing Anfa'ey Ayuub Muugaal kasto Si niinweel Walaahi wal wiing inii ada geega kahadala Af maay Ayuuboow Odsigeeyu Fadlan😊🤗😍

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi32154 жыл бұрын

    Hhhhhh Masha allaah mahadsanid wall caawa waad naga reysay

  • @tiintv6889
    @tiintv68894 жыл бұрын

    Masha allah ustaad mar waliba waxad qeyb ka tahay farxada bulshada waana ku faraxsanahay lahjada ku soco waa horumar wanagsan

  • @haniomar9374
    @haniomar93744 жыл бұрын

    I'm very glad inaa qofka ugu horeyo noqdo🥰ayuub yusuf sakiin🥰maanta saa u hadlosid mxaa wye😳😳😂😂

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13084 жыл бұрын

    Mashaa Allaah afkana yaa ku hadla macalin Ayuub shukran 👍

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow4 жыл бұрын

    Masha Allah ally ky Dhoory walaal key

  • @Mohamed_Muhidin
    @Mohamed_Muhidin4 жыл бұрын

    Sedi luuqidood yaa koo haayi ayuuuuuuuuuuub

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif4734 жыл бұрын

    Soo dhawooow Ustaad caawa Af maymay Ku haysanaaaba

  • @abdullahiabdi8359
    @abdullahiabdi83594 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad 🥀❤️❣️

  • @suleimanhassan8298
    @suleimanhassan82984 жыл бұрын

    Ally niing hirgiliyy hilimydaany ii hadifkaany👐👐👐👐

  • @prettydimond443
    @prettydimond4434 жыл бұрын

    Mashalaah thanks

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial65654 жыл бұрын

    Masha allah Wlhi runtaa wye Afka mye now so bdi wllka keep going ❤👍

  • @meeldaaq5116
    @meeldaaq51164 жыл бұрын

    maasha allah

  • @fartunidowmohamed3293
    @fartunidowmohamed32934 жыл бұрын

    Masha allah thanks bro

  • @ayaanomer5278
    @ayaanomer52784 жыл бұрын

    Bismilaah macalin manta hadmaan Ku fahmayba Hore u soco mansha allh

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe84984 жыл бұрын

    Ustaad ayuub yuusuf sakiin m.a waad mahadsinid horey usoco afkuna waa dahab

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53584 жыл бұрын

    Kkkk waar xabad kama fahmin ayuuboow e waan kusalaamyaa from hargeisa

  • @axlaambintuidiris4461
    @axlaambintuidiris44614 жыл бұрын

    Waaaw ayuub 😂💜💜 luqadeena lamaad ka hadalooyti gaage

  • @luulsuleyman533
    @luulsuleyman5334 жыл бұрын

    Rurtii dad badan ayaa kufaxmeynin caawey aaad ayaan kutageeraa jazakalaah qeer alle hakaafarhiyo

  • @saladibrahimmohamed9284
    @saladibrahimmohamed92844 жыл бұрын

    Masha Allah. Istaadii. Allah xaku xafido.

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir79234 жыл бұрын

    Thnkuuu teacher 👍👍🤗

  • @ruwaidaahmed2953
    @ruwaidaahmed29534 жыл бұрын

    Mashallah ileen Ayuub waa reer maay lkin waa lahjad qurux badan maaygu wax badana waan kafahmay

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad47294 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad

  • @aanoyboy3562
    @aanoyboy35624 жыл бұрын

    Masha lh al ustaad kheer alh kusiiyo.

  • @haniadan4016
    @haniadan40164 жыл бұрын

    Maasha allah oowka kafaraxsana ayuub ariiki abtigey reer xuduraa kiiila aha kisalaami ariikaayn mahadsinti

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac21134 жыл бұрын

    Caawo ayuuub waaxay luqadan cusubi Ayuuuub waxaaan rabaa inaaan sigaaara kuula soo xidhiiidho Nemberkga isheeeeg

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed29914 жыл бұрын

    Amazing 🤗🥰

  • @SadaamAli10
    @SadaamAli104 жыл бұрын

    M.a walhi waan fahmay anoo waligay tagin mee loga hadlo 👏👏👏

  • @wehliyechannel9911
    @wehliyechannel99114 жыл бұрын

    Masha allah walal wax badan ayaan kaa faiday allah kubarakeeyo

  • @princessasmamahamed119
    @princessasmamahamed1194 жыл бұрын

    Wow keep going my ina adeerkey 🙋‍♀️ ayuub waa fahmey inuu yahay reer bakool❤❤❤🙋‍♀️ Aabihi allah ha unaxriistee aa adeerkey mcn ah❤❤💞💞💞

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    Mashaaallah ustad hhh qoralka aad ufahmay lkn afka kisto😄

  • @quensabnaa2117
    @quensabnaa21174 жыл бұрын

    Mash allan

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta42364 жыл бұрын

    Macalinkena jzklh kheyr illahey miisanka xasanaatka haku saaro Sida wanaga noola jeceshahay

  • @faliscabdullhi2389
    @faliscabdullhi23894 жыл бұрын

    Mashaa allh macalin Afkan,ad,bad,ugu nuure🥰❤❤

  • @fardosaali990
    @fardosaali9904 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh😅😅😅😅😅 Masha allah walalo jazakallahu kheyr

  • @halimaahme3612
    @halimaahme36123 жыл бұрын

    M.a Maba inmaleyaanin in kahadali karaasay afmaay .aniina mey aree hore in socooy.allana koo abaal mariyo waanaga naha dersiyaasa

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed29914 жыл бұрын

    Haaheey ✌️

  • @galogdaily2470

    @galogdaily2470

    4 жыл бұрын

    Inay intina roogteey

  • @abdigoodir7176
    @abdigoodir71764 жыл бұрын

    Alle cimriga iyo aqoontaba hakuu waasiciyo wll0

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction60464 жыл бұрын

    Kkk ustaad soomaali badan oo aan lahjada may-mayga aqoon baa kugu xiranee muuqaalka danbe intan oo aan fahmayno soo geli? Codis weeye.

  • @haralast7831
    @haralast78314 жыл бұрын

    Masha allah macalin afka maayga inoosoobadi maxaa yeelay waa waqtiyer iyo hadal murtileh kusheeg waqtigaa oo ereyadiisa ayaa aad ubadan marka loo eego lahjadaha kale ee afka soomaaliga

  • @cali6680

    @cali6680

    4 жыл бұрын

    Walaal Subscribe isaar tvgan Allah haidhin danbi dhaafo Adi iyo Waalidkaaga

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230
    @daaudcabdiraxiinmaxamed42304 жыл бұрын

    Mash allah ustaad keep going 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @aishamohamad2355
    @aishamohamad23554 жыл бұрын

    Masha allah weeynu kuu xiisnay lkn waad imaaday ugu dAnbenti

  • @sacdiyomoordow6388
    @sacdiyomoordow63884 жыл бұрын

    Kkkkkkkk😂😂😂😂😂macalin waan kula soconaa😂😂😂

  • @Brawani1
    @Brawani14 жыл бұрын

    Waankuu xiiznay Ustaad...yuusuf zakiin.

  • @fawziya9945
    @fawziya99454 жыл бұрын

    شكرن يوسف كلامك جميل😄😍😍😘😘

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa63384 жыл бұрын

    Maasha ALLAH, Shukran Ustaad Yuusuf 💙

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskada adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @maimun6551
    @maimun65514 жыл бұрын

    Alla macalin luqadeena aslka ma aqaano lkn waan barandoonaa

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji2834 жыл бұрын

    M.a ayuub waaxad sameysey waayo lahjada myga waa lahjad fiican waxayna u baahn tahy in la soo nooleeyo inkasta oo aan aniga aqoon lahjada lkn waan fahmi

  • @fowziyaahmed8507
    @fowziyaahmed85074 жыл бұрын

    Masha allaah wll

  • @ckafiahmed3185
    @ckafiahmed31852 жыл бұрын

    masha allah walahi sifiican baa utaqaan

  • @dhaymanhassan1503
    @dhaymanhassan15034 жыл бұрын

    Waaaaw m.a ustaad ❤️❤️🙏🙏

  • @umalkhairkhadar7506
    @umalkhairkhadar75064 жыл бұрын

    Ustaad lahjadaad ku hadlayso yaa fahmaayaba himiloodkaasan ka fahmayaa☺

  • @faraxcabdirixman4897
    @faraxcabdirixman48974 жыл бұрын

    Zxp ayuub horay usoco wllahi zxp dhiirigalimahaaga waxweyn ayey iga badaleen

  • @axmedcumar9883
    @axmedcumar98834 жыл бұрын

    masha allah ilen waii qarsanet cideyda ahed ustat Yusuuf horoay in socoy ayii kilaye widayow

  • @heblaayomohamed3364
    @heblaayomohamed33644 жыл бұрын

    Walaaloow maayga iskuma fiicnin aniga iyo dad kaloo badanba waxaa fiicneeyd maxaa tiri inaad noogu soo gudbiso madama aan kugu xirannahay aadna kuula soconno. Mahadsanid.

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Wlhi markii koowaad muqaalka ciwaanka erayga hilimo wxn mooday Himilo o' qorista kaa qaldantay ayuub😅 KZread hadii mention leeyska dhaho waa kuu dad bdnsan lahaa caawo😂😂😂😍

  • @sahrohusseinbulbul3875

    @sahrohusseinbulbul3875

    4 жыл бұрын

    sidoo kle wallhi himilo moo daayay

  • @khalidarab6137
    @khalidarab61374 жыл бұрын

    Waxaan rabaa inaan noqdo PILOT 💖💖

Келесі