HESHIISYADA LALA DHUUNTAY EE SHIDAALKA SOOMAALIYA

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 219

  • @mrali3601
    @mrali36012 жыл бұрын

    Halays ilaaliyo, lacagaha aduunka Millions, Billions iyo Trillions, inagu Millions uunban ka fekerna in qof dhowr Millions qaato oo hanti umadeed oo Billions iyo Trillions joogta xooro

  • @caashoaadan1955

    @caashoaadan1955

    13 күн бұрын

    See

  • @cqadarliibaan3558
    @cqadarliibaan35582 жыл бұрын

    FARMAJO GULEEYSA WELIGAA JIR OO JOOG UMADA SOMAALIYEED BAA KUJECEL

  • @muktarmohamud937

    @muktarmohamud937

    2 жыл бұрын

    Ma ninka shidaalka iibsaday

  • @cawilfiland4495
    @cawilfiland44952 жыл бұрын

    Waraysigaa waa muhim Mahadsanid

  • @mawlemagan
    @mawlemagan2 жыл бұрын

    Hadii Dowladdu aysan raali ka ahayn. Wasiirka waa in lagu qaadaa dambiga uu dalka ka galey. Maxkamadna waa in la soo taagaa cid walba oo arrinkaas ku lug lahayd. Si dalka iyo hantidiisaba loo badbaadiyo.

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt2 жыл бұрын

    Mudane Ibrahim Cali Xuseen jawaabahaaga intaan oo ereyo qalaal ah ayaa ku jira waraysigaaga. Ereyo Afsoomaali ah ma u wayday. 1. Force major 2. Coastline (SomOil &Gas) 3. Deep water 4. Blogyo 5. Teermiskii 6. Square Kilometer 7. Two D 8. Three D 9.Sedimentary 10. Geological Structure 11. Teermiskii 12. Risk 13. Industry 14. Faces 15. Drill 16. Square Kilometer 17. Production sharing agreement 18. Policy 19. job description 20. 21. Risk 22. Stratejiyad. 23. Petroleum 24. Taxation 25. Scrutin 26. Consequences 27.

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles49552 жыл бұрын

    Ayaanle guuleeyso walaallkeey 🖐💯🙏💖❤

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit70482 жыл бұрын

    Somalia hogaan dacad ah Allah usahlo amin dadka ku xad gudbay hantida umada somaliyeet waa in maxkamad la horkena

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles49552 жыл бұрын

    Ilka yar danbe faqash danbe Waa ugu dhamaatey qurunka👇

  • @somagril-care
    @somagril-care2 жыл бұрын

    HESHIISYADII KHUDBA SIRADA aan u Bixiyay 5sano ayaan ka hadlayay Ina FARMAAJO & maamulkiisa wllhi waxan ku kala dhimanay Dadka kuwii iigu dhawaa asxaab & qaraabada, waayo waxay si indha la'aan ah u taageeraan maamulka Jahliga & cuqdada ku sifoobay. Hase yeeshee waxaan ka baqayaa in sixida wixii uu ku dheelay Ina FARMAAJO ay Soomaalida ku qaadato 10naan sano Allaha noo sakhiro dad maafiya ahaa nalagu sallidaye.

  • @afyarepro5865
    @afyarepro58652 жыл бұрын

    Dr Ibrahim Allaha sharfo

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62022 жыл бұрын

    Soomaaliyeey isu dulqaata oo isu dhimriya Oo is maqla Kibilr Allaah ma jecla ee Aan is dhegeeysano

  • @dawosheikh2967
    @dawosheikh29672 жыл бұрын

    Qof walba oo Somalia ah gurigiisa ka dareemi lahaa hadii Siyaasiyeentu jilaafada naga deyn lahaayeen. Kheyraad keena naga badan ALLOW cadaalad nasii.

  • @drskoosjamac5793
    @drskoosjamac57932 жыл бұрын

    Dawladi maxamed siyaad bare kamay dabayn dhibtuu gaystey waxaa ku boqol jibaaran dhibaatada laga dhaxlay dawlad la aanta kuwa matalaya maanta mucaarad iyo muxaafidba dawlado shisheeye ayay basaasiin u yihiin ayaale warasigaagu waxbadan oo aanan ogayn ayaad noo iftiimisay mahadsanid

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62022 жыл бұрын

    Aad ayaan idinka mahadcelinayaa Wiilasheena u istaagaga Dalkooda iyo dadkooda

  • @elmih80
    @elmih802 жыл бұрын

    Ascww ayaanle thanks walaal sow ma wanaagsana in la helo sharci ilaaliya hantida qaranka oo aan loo ogolaan in Hal qof ama koox yar go’aan iska gaarto masiirki umada waxaan qabaa qofki xad gudub sameeya in la ciqaabo

  • @hindabashe6952
    @hindabashe69522 жыл бұрын

    Asc ayaanle dhulkeena shidaalkeena hala hayno🇺🇳 barakeeyo

  • @mohamedamiin9400
    @mohamedamiin94002 жыл бұрын

    Mahadsanidiin. Dambiiluhu hadii uu yahay garyaqaanka garta qaadayo, halkaa wado cadaaladeed maaha. Baarlamaan kii wasiirada iyo wasaaradaha laxisaabtami lahaa ayaaba wasiiro ah!!!

  • @abdullashire9236
    @abdullashire92362 жыл бұрын

    Shirkadu lacagteeda waa in lasiiyaa marka batroolka lasoo saaro lkn xaq uma laha in ay qaadato xirmooyin shidaal waa qalad

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso5002 жыл бұрын

    Malaga waan daban waynay mooska iyo galaydana waan abuuran waayay xoolihiina waanu dhaqan waynay batroolow intee ku gaynaa sheekadaan sheekaa ka dambayso caqligu Ha shaqeeyo

  • @hessenisloow34
    @hessenisloow34 Жыл бұрын

    ✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar10462 жыл бұрын

    Ayaanle qofka aad waeeesaneeso waa na bari jirtee ninkaan maxaad noo bari weesay? Qofka si xogta iyo aqoonta ow ka hadlaayo xiisa u yeeshaan waxaa fiican in Cv giisa laga waramo marka hore.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl20242 жыл бұрын

    AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB WELL DONE 💯💢👌👌🙏🙏🙏

  • @mohamedabshir5468
    @mohamedabshir54682 жыл бұрын

    Ayanle aad baan ugu mahadsantahay warbixinada ku saabsan dhanka shidaala oo aad noosoo gudbisay koley Soomaali marbay kuu abaal gudi doontaa taalana laguu sameyndoonaa haduu Alle idmo inkastoo ay waajib aad gudaneyso tahay, ku dhabar adeyg shaqada adag.

  • @aichaloule6618
    @aichaloule6618 Жыл бұрын

    Asc

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle42062 жыл бұрын

    Anigu waxaan ka eegi lahaa xaga Af-Soomaaliga, afkeenaa ku hadla walaalayaal idinka oo mahadsan, iminka bal eeg waxa Ingiriisi ka buuxda waraysigaas. Walaal mar 2aad idinka oo mahadsan afafka shiisheeyaha ha layska daayo.

  • @raghedanan3959
    @raghedanan39592 жыл бұрын

    Madaxda Soomaalida kuligood waa wada Tuugo From President to the bottom !

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    2 жыл бұрын

    Madax weynaha hadii uu lacag xaaraan hadii uu qaadanayo wadamo dano kaleh ayaa u soo badhigey malaayiin Dolar wuuna Ka diidey. Ee dadka lacag doonka ah ee qabaanqabka waa Rooble iyo inta la midka ah ee laga celcelinaayo hantida Qaranka.

  • @muktarmohamud937

    @muktarmohamud937

    2 жыл бұрын

    @@batulasmail8261 lacagaha qadar ay siisay farmajo maxay ahaayen?

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey77512 жыл бұрын

    HANOOLAATO Waa wadan dadkiisa tuugo ku ah somaliya siyaasi U shaqeynaayo Dowlad kae Somaiya Laga Hela 😥

  • @jasminaden4772
    @jasminaden47722 жыл бұрын

    30 sano ka hor hadii aan la sareen m m siyaad oo la qodi lahaa shidalkad manta Somalia iyo Somalida waxay noqon lahayeen qabo waxaan ahaan laheen wadan laga yaabo quruxdisa lakiin manta waxaa masuu ka qaraka in la dumiyo ka danbeyay measha aaqiro lagu su aalayo intii dhimatay intii xaqdad intuu tahriibay intii is qarxisay intii la qashay aniga ilaahay ima istajiyo aamiin🙏

  • @Kimodadon

    @Kimodadon

    2 жыл бұрын

    HADDII. eey tahay xigmadaada inaad iska aamusto aayaan kugula talin lahaay, hadii m siyaad bare uu xilka iska wareejin lahaay dhibkan ma dhaceen

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    2 жыл бұрын

    @@Kimodadon hadi u ku dhagay ma wadanka in la burburiyo o shacabka la layo ba xal u taqan

  • @mohamedaliadowmohamedgesey2879
    @mohamedaliadowmohamedgesey28792 жыл бұрын

    War nimanyahow shidaalkan maad noo so bixisan 15 sano hada kadip dunidan hadii ay nolol sii jirto Dunidan wey ka maarmi doontaa shidaalka Waxaana loo weecan doona xaga Solarada iyo electricska

  • @calibashiirwarsame3335

    @calibashiirwarsame3335

    2 жыл бұрын

    Wax saxan waxaan ahayn la soosaarimaayo

  • @bulbulwaberi446

    @bulbulwaberi446

    2 жыл бұрын

    Maybe you right

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 жыл бұрын

    Dowladaha waaweyn ee aduunka oo sharciyada adag leh ayaa leh hay,ado madax banaan oo kormeero hay,adaha Dowlada iyo dhamaan sida ay wax u socdaan. Soomaaliya oo aan ognahay xaaladeeda in la yiraahdo wasaarad walba madaxdeeda way madax banaanyihiin oo wax la xisaabtamaayo ma jirto waxaa ka imaan karto halis iyo in lagu takrifalo hantida umada Soomaaliyeed.

  • @issafarah3894
    @issafarah38942 жыл бұрын

    Wasiirka Cabdirashiid hadii uu keli ku yahay saxiixidda heshiisyadda, maxaa Wasiirka dhaqadda looga qaadiwaayey, amaba shaqo joojin loogu samayn waayey. Jawaabtu waa in Madaxweynaha amaba PM la'ogaayeen arinta. Wasiirka keligiis kuma dhiiran karo hadaan lala ogayn.

  • @jeimaani2024

    @jeimaani2024

    2 жыл бұрын

    ѕχв α۹ℓιցα αℓℓαн кυвαяαкєуσ ωαѕιιя мєѕнα ωαχвα кαмα αнαη ωαχαวσσցα мαԃαχωєуηє

  • @hindajimale7918
    @hindajimale79182 жыл бұрын

    TANI WAA QIMAAYO QARAN RUNTII

  • @museaweys8825
    @museaweys88252 жыл бұрын

    Sheeka cajiib ah

  • @abdiyareomar4066
    @abdiyareomar40662 жыл бұрын

    Mahadsanid Ayaanle, waa wareysi qiimo leh.... Ninkaan waxa uu ka cabanayo oo ah Wasaarad iyo Hay'ad shaqooyinka is-ku heysta way jirtaa meelkastana way ka dhacdaa... Laakiin waxaa ka muhiimsan marka hore in laga jawaabo su'aalahan.. -Soomaaliya wadciga hadda ay ku jirto oo ah ( waddan ay ilaaliyaan Amisom ) oo aan lahayn madaxbanaani full ah ma samayn kartaa wasaarad iyo "hay'ado petrol" noocan oo kale ah...maxaa baahi ah oo kallifaaya? -Soomaaliya oo leh kheyraad badan sida xoolaha, beeraha, iyo kalluumeysiga, baahi noocee ah ayaa keentay in la soo saaro kheyraadkeeda xilligan?

  • @mmaster6845

    @mmaster6845

    2 жыл бұрын

    Waxay ku kala duwantahay heshiisa petrol sidu sheegay waxay qaadan waqti dheer. Marka in lasii bilaabo waa muhiim. Khayraadka laakiinse weyn ka fududahay. Labadaba in la isla wado baa wanaagsan. Laakiin petrol ka lacag badan mar hadii la helo wadanka dhaqso u dhismi.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 жыл бұрын

    Mudane hadii aad Ka gaabsatey in aad Ka hadasho arimaha Badroolka Hadana aad ka aamusi waydey Waxaa habooneyd in uu Ku wareysto Qof dhex dhexaad ah Ee nin dhinac Kararan oo nacayb shaqasi Ka buuxo ma ahayn in aad la wadaagto oo uu Ku wareysto.

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed53532 жыл бұрын

    Waan kaxumahay .inxinkalagaaqaado. Waan kaxumahay. Inwasiirada somalia sidaas udhamaan

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha22392 жыл бұрын

    Somalia meel ay usocotan la yaabanahy dawlad fican malaha, shacab dalkooda difaacda oo loga baqo malaha, cid kale oo ka naxaysana iskaba daa sidee ku dhici kartaa in wasiir saxiixo umaddhan masiirkedi oo aan cidna lagala tashan hadayba dhacday mxa wasiirka tilaabo loga qaadi wayay oo maxkamad loso taagi wayay maxa qaldan mida kle wasiir kaligiis haduuba shidaal bixin karo wadanka wax badan oo aan la ogayn baa ka maqan hala baaro

  • @mohamedamiin9400
    @mohamedamiin94002 жыл бұрын

    Acw. Sidee Gudiga Batroolka oo aan lahayn lataliyayaal qibrad uleh batroolka iyo sharci yaqaano ku taqasusay qaabka heshiisyada loo sameeyo ay u diyaarinkaraan heshiisyo waawayn sida kan oo kale ?

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62022 жыл бұрын

    Burcad badeed waa kuwa ku soo duula dhul kale Madankeena waa beeylahoobay Soomaaliyeey u fakara ubadkiina aayahooda dambe

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55022 жыл бұрын

    Asc, Soomaali maxamed markaan nalama khaldi karo mar haddii dowladdu haysato inaan la saxiixi Karin heshiis xiliga doorasha, balse wasiirka ayaa ka masuul noqon waana in sharci lala tiigsado arrintaas.wbt

  • @ahmedismail823
    @ahmedismail8232 жыл бұрын

    ASC ikhyaarey. Waraysiga Guddoomiye hore Ibrahim waxaan ku dari lahaa dhowrkan arrimood: 1. Inkastoo uu Ibrahim dhaliilahayo heshiiska guud ahaan, waxay iila egtahay inuusan dhaliil u hayn nuxurka waxa lagu heshiiyey, mar haddii uusan heshiiska arag, iyo hannaanka heshiiska loo maray, mar haddii Hey'addii Batroolku ay heshiiska ka soo shqaysay oo kaalinta wasiirku ay ku koobnayd inuu saxiixo haeshiiskii ay he'addu gashay. Waxay iila egtahay in dhaliishiisu ay ku koobnayd waqtiga heshiiska lagu soo beegay. 2. In heshiiska laga baxaa iilama fududa sida Ibrahim u dhigay. Ugu yaraan waxaa dawladdu mas'uul ka noqonaysaa kharaj aan yarayn. Tan hore haddii sida Ibrahim sheegay sharcigu yahay in wasiirku heshiisyada saxiixo, heshiiskani waa mid sax ah sharci ahaan. Wasiirka iyo wafdigiisaa mas'uul ka ah inay raacaan siyaasadda iyo nidaamka dalkooda. Shirkadda shisheeye waxay mas'uul ka tahay inay hubiso inay la macaamilayso mas'uuliyiintii saxa ahaa (proper authority). Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, Xeer-ilaaliyaha Guud, iwm waxay isku yihiin dawladdii Soomaaliyeed oo dhinac ka ah heshiiska. Heshiiska ka bixiddiisa iyagu garsoore kama aha. Keli ah waxay muujin karaan rabitaankooda ah inay heshiiska ka baxaan. Haddii shirkadda heshiiska dhinaca kale ka ahi ay arrintaas dood ka qabto oo ah arrin uusan shaki badani ku jirin, waxaa lagama maarmaan noqonaysa in maxkamad iyo sharci heshiisku magacaabay lagu kala baxo. Waxaa hubaal ah inaan maxkamaddaas iyo sharcigaasi kuwo Soomaaliyeed ahayn. 3. Waxay u badan tahay inuu jiro nidaam loo maro in heshiiska laga baxo oo heshiiska ku qoran. Ilama aha inay ku filan tahay inaad fagaare ka tiraahdo heshiisku waa "wax-kama jiraan" (null and void). Hadday dawladdu daacad ka tahay inay heshiiska ka baxaan waa kiraystaan garyaqaanno mara nadaamka toosan sida heshiiska ku qoran. 4. Ugu dambayn, aniga waxay iila egtahay in Madaxweynaha ama Ra'iisul Wasaaraha ama labaduba ay arrintaas wax ka ogaayeen, ulajeeddaduna ay ahayd in laga qaato abaalgudka saxiixa (signing bonus), laakiin ay rabeen in ay qarsoodi ahaato inta "doorashadu" dhammaanayso. Markii heshiiska jiritaankiisu soo shaacbaxay, waxay ka baqeen inuu dhaawac siyaasadeed u geysto, maadaama dadku ugu yaraan dalban lahaayeen in heshiiska la shaaciyo ayna ogaayeen inuu dhaliilo badan leeyahay. Taasina keentay inay inkiraan inay wax ka ogaayeen.

  • @Qabooje
    @Qabooje2 жыл бұрын

    Waagii shirkadan baaritaanka samaynaysey ayaa Puntland diidey xeebaha deegaanadeeda in lagu daro qorshahan.Aad baan ula yaabanaa laakiin waxaa maanta ii cadaatay inay ku saxsanaayeen diidmadaa.Waayo waxay ogaayeen in heshiisyo tuuganimaa hadhow dhici doonaan sida hadaba muuqata.

  • @mahmet288

    @mahmet288

    2 жыл бұрын

    Asc sxb punt land way ogtahay xeebeheeda inaysan laheyn wax muujinaya seismic sidaas bay u diiday

  • @heatherzwig
    @heatherzwig2 жыл бұрын

    . Masiirka umada somaliyeed inu qol dhexdiisa ku dhex saxiixo waa ayaan daro. Wazeerka waxuu sameeyey qiyaano qaran waa in lagu qaada ciqaabta uu mudanyahay.

  • @mustafpoy8463
    @mustafpoy84632 жыл бұрын

    Ayaanle waxaa tahy qofka kaliye ee umada ku kalsoonyihiin

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah88342 жыл бұрын

    Kuursi baa kuu heeshinwedn maa patrol baa kuu heeshnusaan

  • @bossman1024
    @bossman10242 жыл бұрын

    Kan laftiisa aya warkiisa qayano KU jirta

  • @mamasomaliyeed8202
    @mamasomaliyeed82022 жыл бұрын

    Dadkaan dhaxalkiisa sidii loo dhuran lahaa ma ogiye in wanaagiisa laga shaqeeyo marna looma shaqeynayo masuuliyad majirto waxaaloo dhaqmayaa sida duurjoogto tan waxay ku tusaysaa madaxda soomaalida wax aysan uqalmin loodhiibay alow sahal amuuraha

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan28902 жыл бұрын

    Dadka waxey leyihiin buntuland iyo somalilend shirarka badrolka wey ka qeyb galan guddiyada rag bey ku leyihiin ogolanshaheda wa la weydiya haddana waxa yab leh waxey dhahan annaga dhulkena annaga leh shirkado ayan la heshiiney no barayo no so sarayo barista somaliya badrolka ka socdo kuma jiran in dhulka somalilend buntuland iney tagan oo ay baraan haddey iney somalida kale qabiilada kale sida galmudug hirshabelle kofur galbed iyo muqdisho jubbaland side qeyb oga noqon karan keyga lihi kaga kula lihi miya waqtigan lagu jiro socon karta maxase lo cadeyn wayey oo loga amusa somalilend iyo buntuland oo diiden in shirkadda ka bareyso galmudug oo baareyso jubbaland oo baareyso kofur galbed oo baareyso hirshabelle muqdisho badahoda iney tagan oo ay diiden buntuland iyo somalilend maxa ku darey guddiyada shirarka loga hadlayo badrol maxa ka galey ya ka jawabi karo oo la weydiya ayaanle

  • @kamaajacade9278

    @kamaajacade9278

    2 жыл бұрын

    Good point, su'ashaano kle mdxweynayasha in la weydiiyo ku fcntahy

  • @Qabooje

    @Qabooje

    2 жыл бұрын

    Puntland way diidey qaabka loo maareeyey sharciga shidaalka soomaaliya iyadoo ka baqaysa waxa haatan aynu halka ka arkayno ee ah in shakhsiyaad tuugaa iska saxiixaan wax aan laga war hayn.Sidaa daraadeed shirar shidaal kama qayb galin goobjoogana maahayn..

  • @abdikas3511
    @abdikas35112 жыл бұрын

    Waxaan idinka dhaadhiciyaa wasiirka batroolka wuxuu yiri waan saxiixay waxuuna ku xumeynayey farmaajo marka nin xun buu ahaa marka waxeyna ka bilaabaneyso 1- baarlamaanka heer fadaral iyo barlamaant heer goboleed 2- madaxweyne 3- raisul wasaare 4-wasiirka hayada (batroolka) 5- xeer ilaaliyaha 6- hanti dhowrka.

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn2 жыл бұрын

    Block iyo ceel aya isaga qaldan halki Block ceelal tiro badan aya laga heli kara

  • @farhiaali3873
    @farhiaali38732 жыл бұрын

    Raga somaaliyee waa duli aan danimo lahay waa dad bilaa damiir ah

  • @sayidka.6122
    @sayidka.61222 жыл бұрын

    Ninkaan waxa uu egyahay nin aqoon uleh waxa uu kahadlayo ilaa xadna run inu sheegayo ayey iila muuqataa, Lkn waxaan kutali lahaa odaga school af soomaali ah hala geliyo😅. Erayada uu isticmaalayo waa wada English xitaa erayo af somali ahaan lawada garanayo.

  • @abdifatahomaryarowyarow4105
    @abdifatahomaryarowyarow41052 жыл бұрын

    Hay adda ayada sharci makudhisanta sharci mise sankii farmajo ayey kasodhacde hay adda

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed82532 жыл бұрын

    Shaqada oo dhan waxaa leh wakaalada badroolka

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact54322 жыл бұрын

    Meesha dowlad kama jirto waxaa ka jira maadiyo ama dad aan aqoon dowladnimada.

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein30292 жыл бұрын

    AFKA WU SOOMARIN LA’YAHAY SIGN UP BONUS KA AYA LARABAY IN DOORASHO LUGU GALO .

  • @muktarmohamud937

    @muktarmohamud937

    2 жыл бұрын

    Ma lacagta heshiska laga qaato

  • @Engismaeldiriye
    @Engismaeldiriye2 жыл бұрын

    Shaqsi walba oo jecel barashada Engineering ka Gaar ahaan Naqshadeeynta iyo Softwares kooda Fadlan halkaan nagala soco adoo Mahadsan kzread.info/dash/bejne/hHWFtJmnnam0lJM.html

  • @mustaqbalabdiweli

    @mustaqbalabdiweli

    2 жыл бұрын

    IT ?

  • @yasinahmed3328
    @yasinahmed33282 жыл бұрын

    Hadii barlamanka uu ku yimid laaluush madaxweynaha sidoo kale xukuumada laaluush ku timid yaa la aamina? Caqliga ha shaqeeyo

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon2 жыл бұрын

    3billion? That’s not true

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb70672 жыл бұрын

    710 ceelasha afaafkooda ku wada qoran miyaa laga hadlay? SINCLAIR IYO CALTEX BAA KU WADA QOREEN laga soo bilaabo 1930 dii,waa shidaalka BERIGA,AMA,DHULKA,kan badda waa ka gaar. 1980aadki baan soo aragnay ilaa iyo haatanna way jiraan. Shidaalka kuwan la ogyahay oo aan badda ahayn maxaa looga aamusan yahay?

  • @yasinisse5633
    @yasinisse56332 жыл бұрын

    War ma la caafimaad qabaa

  • @Abdiqani079
    @Abdiqani0792 жыл бұрын

    Waraysi xiise baddan. Lkn waxa ii muuqdaa in wariyuhu su`aalo xaq loogu lahaa la -warasytaha in aan si dhab ah loo waydiiyo. Sida " Sidee la guugu doortay Gudoomiyaha wakaalada? Miyaad u Tartantay , Miyaa lagu magacaabay? Maxaad uga Hadli wayday intii aad xilka aan lagaa qaadin waxa aad had daaha` ka qaaday?

  • @Cawadcali
    @Cawadcali2 жыл бұрын

    Intii waxna qabsan wayday Cuqdada reerna haysay baa meeshan lagu wareystaa nacalaa laangaab kuyaal dee 20 sano ayaa xamar la idiinka maqnaa idinkaana isku qashaye yaad ka cabanaysaan ma cidii wax idin tartanta, edbinta uun baa idinku fiicane sikale dad ku noqonmaysaam.

  • @abdullashire9236
    @abdullashire92362 жыл бұрын

    Maxaa u haray ummada somaluyeed haddii lasiiyo 7 resorvair oo laga yaabo in lagasoo saarikaro million fuusto dawladu see u maraynaysaa

  • @osmanmoalimmohamed9896
    @osmanmoalimmohamed98962 жыл бұрын

    Qof kukeenay ayaa amarkiisa diiday sidee kushaqeenaysaa kkkk

  • @jimaleahmed4935
    @jimaleahmed49352 жыл бұрын

    Asc Warka ùgu xiiisaha Badan waaa Maalinta Aaad waraysato Aqooon yahan Farah macalim iyo Sanbaloooshe warka Somalia 🇸🇴 suxufi caqliga Caaafimaadka qaba Ka warayso

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen17402 ай бұрын

    Haddii siyaasiintu ayna wadankan daacad ugu shaqayn, oo boobka hantida umadda ku mashquulaan, waxaa iman doonta in wadankaba qayb qayb loo gado, oo ummadda Soomaaliyeed dhul l'aan ku dhacdo. Waar Alle ka baqa.

  • @mahameddouksieh9072
    @mahameddouksieh90722 жыл бұрын

    Tuugti wa kuwan.

  • @fadilahmed5498
    @fadilahmed54982 жыл бұрын

    You're journalst only one side

  • @nadiirkeyaptiidoon8282
    @nadiirkeyaptiidoon82822 жыл бұрын

    Wan kugu xiraanhy Amar allle sad 😭😭😭😭😭

  • @alisalah3768
    @alisalah37682 жыл бұрын

    Meshan waxa iga baxay in ay jiran shaqsiyad qar in ay raban xantida umada in boban

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc2 жыл бұрын

    Somaaliya waxay ubaahantahayn umad aan baahnayn Oo ah wadaniyin dalka kafakeraya ooleh awood joojinayso ragaan iimaanka katagay eeborsoyinka wata oodamirka katagay nimanka danaha garka ah leh Oo Hoos kasoodhisa dadkana kiciya oolayska qabto Sida Losameyo wardiyayal

  • @abdisalamali7020
    @abdisalamali70202 жыл бұрын

    Dawacadii reerka yeesha ka cuntay waxay tiri, "Walle reer aan ogahay ma guuro"! Soomaalida waa dad lagu salliday xitaa kuwoodii waxbartay!!

  • @samiraomar1103

    @samiraomar1103

    2 жыл бұрын

    barfisoorda aaba noogu daran!

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed82532 жыл бұрын

    Wakaaladii badroolka miyaa horta magacu

  • @fnw8688
    @fnw86882 жыл бұрын

    Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin 👉 please wareysiyo kaso gudbii Why Farmajo Bada Somalia 🇸🇴 ugu saxixay China 🇨🇳 ineey ka galumestan??? Wa qalad aaad uu weyne ina Bada shacabka Somali loo oon,golado inow China ka Galuumesto. Saxixan waxow dhacaya waqtiga Kheyre ah PM ilaa hada ciid ka hadasho ma arko max dhacaya??? China 🇨🇳 wa Xalufiyen Bada Somalia 🇸🇴

  • @maryami2299
    @maryami22992 жыл бұрын

    Adaa jiran oo farmaajo ku waashay

  • @raghedanan3959

    @raghedanan3959

    2 жыл бұрын

    Farmaajo waa Munaafaq ahna Tuuga ugu wayn.

  • @maryami2299

    @maryami2299

    2 жыл бұрын

    @@raghedanan3959 munaafaq Adaa ah qabiilayste ah adi iyo hanoolaato qabiilka wada

  • @raghedanan3959

    @raghedanan3959

    2 жыл бұрын

    @@maryami2299 Qabiil baa ku indha tiray oo aad ku taageersan tahay Farmaajo Dictator Qaswade Qaainul wadan waqtigiisii dhamaaday

  • @yunussalah3587
    @yunussalah35872 жыл бұрын

    Aqoonta soomaalida ayaaba saan iska ah yaab

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed25612 жыл бұрын

    Aqoon badan ayaan ka kororsadaa barnaamijyadaada qiimaha leh inkasta oo xoogaa mucaaradnimadu ku yara madaxmartay oo loo baahanyahay inaad dhinaca dhexdhexaadnimada inaad uyara dheelido. Salaan sare from Burco.

  • @maryami2299
    @maryami22992 жыл бұрын

    Soomaali ma walaacsana ee adaa qabiilayste ah oo walaacsan soomaaliya wanaag baa ka socdee adaa jiran

  • @bossman1024
    @bossman10242 жыл бұрын

    Nin somaliyed o sheegta siyasi waa qayanole waxna wuu sheegi waxna wuu qarin asagon aqon Iyo Cilmi midna lahayn ayuu doni inuu uga hadlo si qalocan

  • @abuusuldaan5800
    @abuusuldaan58002 жыл бұрын

    Mid walba marki shaqada laga buriyo unbu wax shega inta ka horayso rali ayu ka yahay oo wuu laxadayay mahadlaynin marka tug baad tahay adigana

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 Жыл бұрын

    Wasiirka wuxuu dhaqaaqay khiyaano Satan

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow452 жыл бұрын

    Ayaanle si fiican baa laguubartay. Labawajiile ayaad tahay . Igusalaan basaaska Faransiiska iyo xaaskiisa . Aakharuu war jiraa . Wareysigaada soosocda ka dhig Sh. Sakiin . Ilney baqtiga ayaad afuuftaa , burushka xaarka lehna waxaad marmarisaa dadgaar ah . Been abuur qurmay . Dhabarkaa ku muuqda . Maskaxdaadana dadbay u rukumantahay .

  • @suadabdi5
    @suadabdi52 жыл бұрын

    Ninkan wax aqoon ah ma leh

  • @mohamedwali1793
    @mohamedwali17932 жыл бұрын

    Away terms iyo qaabka loo kala leeyahay dhaqalaha tusale Somali meqo waye %shirkada meqo maxaa noogu kala cadeywaysay ne muhiim ayay aheed !!!

  • @hamzadjama7006
    @hamzadjama70062 жыл бұрын

    Asc szb ayanleh szb waxa layko idhi hado aragto qof macarad kuu ah dawlada somalia waxa hubal ah ino yahay maxadka ismail omar ee szb hada xalada Djibouti way lidata ciid xog kageni kartana waay yaradeen ee szb adu miyad kaagabsatay sida somalida waxad noshektay inad xata inabtika aad kuu cadaysay toshka cadala ee wll fadlan Djibouti waa somalia wana gaka abal haynayna hadaad dhinacaa codka reer jabouti ugadid insha allah khyr ayaan kuu rajaynaya

  • @abdullahijama9267
    @abdullahijama92672 жыл бұрын

    Wasiirku waa sheegay in heshiiska Farmaajo la ogaa.

  • @hodanfarah8353
    @hodanfarah83532 жыл бұрын

    Somaliya waxaa rogay oo dhibaatey waa nin ka shaqeynaaya wuxuu aqoon u laheyn

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe79042 жыл бұрын

    👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @Amoha8662
    @Amoha8662 Жыл бұрын

    Hanoolaato. Qabyaalad ayaad Farmaajo ku diidi jirtay Heshiishka aad ka hadleeso hada xiligi Farmaajo wuuba diiday lkn hada ayuu Xassan baahane isagoo cusub oo weliba sir ah dib u sixiixay ee maad ka hadashid. Wariye ma tihid ee shaarka reerk iskaso xiro niyo.

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact54322 жыл бұрын

    Fadlan BAARITAAN IYO WARAYSI KA SAMEE QANDARAASKII KALUUMAYSIGA FARMAAJO KU SIIYEY SHIRKADO FARA BADAN OO SHIINEES AH?

  • @duranabdi4105
    @duranabdi41052 жыл бұрын

    Kheyre marki la riday Waxa ugu badan farmajo time galiyay Waxay ahayen heshis iyo gudiyo shidaal. Ninka fakatka ahaa waa farmajo .Mahdi guleed intu jogay buu waxan oo dhan samestay

  • @sabriemumin5346
    @sabriemumin53462 жыл бұрын

    Shirkada magaceedii hore waxuu ahaa somgas and oil waxaana horay madaxa ugaso noqday dad madax kaso noqday Somalia hadana madaxweyne utartamaayo magacii horana weybadalatay si aysan usameyn madaxdaa waxbadan ayaa isku qasan oo inlabaaro ubaahan

  • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
    @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay2 жыл бұрын

    companies pay the research costs for free! what a liar

  • @somalia2730
    @somalia27302 жыл бұрын

    Wadankan ninkasta madax ka noqoda waa inuu xada Ama lacag lunsadaa saxiix aan laga fiirsan

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25782 жыл бұрын

    Xaarmaajo Weligiis tuug u ahaa

  • @Qadafi-
    @Qadafi-2 жыл бұрын

    Dacadnimada mahan mid qofka ka bilawata waa mid ka soo bilawata...walidkaga iyo sida ay ku so bar bariyeen iyo waxa ay kugu so barbariyeen....xola xalal ah in ad ku soo kortay........godomiyaha waa mahadsan yahay sida uu noga jahil bixiyay.....

  • @bigie2264
    @bigie22642 жыл бұрын

    Qadaadweyn kaga daran iyagu khaliya cadawgood iskagama gadaane ilaa generationadooda soo socda boholbay usii qodaan si ay ugu dhacaan dadku mxy ahayeen subhanallah mar ay fascist communist jareer sangudhuudhi kukuyo bantu axmaar foreign agents puppets dictators imikana kemalist subhanallah meel walba duli iyo khisyi bilaa damiira

  • @warsamediiriye3743

    @warsamediiriye3743

    2 жыл бұрын

    Hoos isu eeg Naftii Hafe dhaqankii waad leedahay, isma oge.

  • @xassancalijaamac4941
    @xassancalijaamac49412 жыл бұрын

    ASCWW. Ayaanle waxaa igu addag in aan Rummeysto, yacnii Aammino ninkaan iyo dhammaan into maanta ku Qaraabata Shaarka Siyaasadda. Tan kale maxaa u diiddan in uu sheego kaalintiisii iyo warbling buuxda. Maxaa ku qasbaaya Meer_Meerrey_siga iyo OOKIYAAL_KA ?. WCSWW.

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan5242 жыл бұрын

    wariyahan iskushegan waa cadowga Somalia oo farmajo iskanaceb kanyana dabadhilif u ah mardanbena madhageysanayo waana block garenaya aniga iyo dadka somaliya jecel Somalia hanolato hana gulaysato❤👍❤

  • @mukhtarfarah969

    @mukhtarfarah969

    2 жыл бұрын

    qofka farmaajo necebi ma cadayga somali miyaa??????????

  • @Qadafi-

    @Qadafi-

    2 жыл бұрын

    Adiga horta somali ma tahay mise afka somaliga ku hadashaaa

  • @mukhtarfarah969

    @mukhtarfarah969

    2 жыл бұрын

    @@Qadafi- markii farmaajo tigidhada jari jiray boosteejafa bofalo ayaan somali jortay

  • @raghedanan3959

    @raghedanan3959

    2 жыл бұрын

    Farmaajo waa Qaswade Qaainul wadan Tuug ah.