DR MAXAMUUD DAAHIR AWEYS - WADA ILAALINTA DANTA GUUD

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 159

  • @mumiba23
    @mumiba232 жыл бұрын

    As Somali, we have a unique personality, but how we can overcome our weakness and build our country. I agreed with his analysis, and he said he is to the point.

  • @maxamedwarsame8779

    @maxamedwarsame8779

    2 жыл бұрын

    That's true sister I'm believing two

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily99662 жыл бұрын

    This is the most intelligent men I have so far seen in the somali older generation

  • @maxamedwarsame8779

    @maxamedwarsame8779

    2 жыл бұрын

    That's true bro or sister I'm believing two

  • @epicers3070

    @epicers3070

    10 ай бұрын

    @@maxamedwarsame8779he’s my dad lol

  • @ibrahimidriss4986
    @ibrahimidriss49862 жыл бұрын

    Intaan tv dad ka daawanayey waa qofkii ugu sareeyey aan daawada xog ogaal dhankasta tusaale ka bixiyey dhibaatada iyo xalkeeda thanks adeer

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw2 жыл бұрын

    Ilma Daahir Aweys Dadka badankood. Waxay.yaqanaan. sh x Daahir Aweys. Waa dad Guri Aqoon leh ku soo koray. Aqoonta. noocyadeeda.kala.duwan.Ayey.barteen.masha Allaah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder2 жыл бұрын

    Waraysi sare su’aalo sare iyo jawaabo sare wacyi galin loo baahanyahay.

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed63752 жыл бұрын

    Very good and insightful interview His analysis and perspective is interesting indeed, historically speaking on cultural issues i agree with him however I feel alot of the arguments is theoratical, the solution he touched on but didnt expand on it, until there is truth and reconciliation there cant not be any progress, this will fast track fragmantation and break down of central system.

  • @axmedyousuf1650
    @axmedyousuf16502 жыл бұрын

    Waraysi inaba aan caadi. Waxaan oran karaa Dr Maxamuud waa qof aqoon u saxiib ah, waraysi la mid sanadaddii la soo dhaafay ma arag 100% waraysi faa'ido badan leh.

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur53272 жыл бұрын

    Mr Ayaanle it is first time admired somali academic. He is not technocrats but really academic

  • @malikomar9982

    @malikomar9982

    2 жыл бұрын

    Good point my brother

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama50202 жыл бұрын

    Dr Aweys highlighted the major issue of somali society.he is a man vision.we need many somali like him ..long live & appreciate .

  • @mohamedhajji5995

    @mohamedhajji5995

    2 жыл бұрын

    B be mom

  • @abdullaahi7263
    @abdullaahi72632 жыл бұрын

    Dr Mahamud aweys wad mahadsantahay sida quruxda badan ad wax inogu sharaxday iyo ina tahay qof ay somalimada ay ku weyntahay.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli2 жыл бұрын

    Intresting a d rational, practical and to point prespective. Thanks.

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed17492 жыл бұрын

    DR Maxamud waad mahadsantahay waxaan ku faraxasanahay in jiraan somali qiimo badan oo adigo kale ah

  • @deeqoowmuqtaar4950
    @deeqoowmuqtaar49502 жыл бұрын

    Masha Allah Ayaanle iyo Hanoolaato team Mahadsanidiin Fadlan mid kale oo xiiso leh From Dr ka iyo kuwa Somalinimda ku weyn tahay Salaan sare 🙌🏼🙌🏼🙌🏼

  • @serahmed5346
    @serahmed53462 жыл бұрын

    A man with vision, really academic man. He deeply analysis real somali culture.

  • @sahrahashi6186
    @sahrahashi61862 жыл бұрын

    Maasha Allah Dr. Awees very knowledgeable and resourceful.

  • @timuplifted9371
    @timuplifted93712 жыл бұрын

    Thank you so much Big Brother ☝️

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman70562 жыл бұрын

    Amazing.thank you.

  • @waainnablue3370
    @waainnablue33702 жыл бұрын

    Maashallah Dr Awees; 80% inta maamusha dalka u maleenmaayo in u diyaarsayiin arrimaha waddaniyada. Noolow ha Hanoolato.

  • @rodajama7111
    @rodajama71112 жыл бұрын

    Mahadsanid marlabaad aad iyi aad u cilmi badenyahay hadii skuulada lega jeedio dadka way ka faa ideysenhayaan cilmiga Dr Maxamuud

  • @jasminehussein7514
    @jasminehussein75142 жыл бұрын

    Masha allaah waa wareysi aad u muhiim ah qiimo badan ku fadhiya so dhawaaw mudane hogaami dalka iyo dadkaba runtii waan qiiroday in ay somaliya dadkaan ku jiraan u ma heysan Allah badly masalkiisa .

  • @osmansudi2658
    @osmansudi26582 жыл бұрын

    Waa xaqiiq waxa uu sheegayo Dr awees waa nin dhisan ilaahey ha ku xafido

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud58922 жыл бұрын

    waraysi aad u xiiso badan. Dr-ku si fiican ayuu u cilmiyeeyay fekirkiisa. masha Allah!

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17702 жыл бұрын

    Our nomadic life were based only to solve today's problem and leave tomorrow's problem to it's day.

  • @jamilaali294
    @jamilaali2942 жыл бұрын

    Thank you DR Maxamud waa cashar aan waligay iloobayn

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed61662 жыл бұрын

    You did good 👍 job ayaanle keep going this men has experience

  • @abdihassan2461
    @abdihassan24612 жыл бұрын

    Ninkaan wuxuu noqonkaaraa mushkilada soomaliya midxalinkara haduu dad uhelo dad caafimadqaba so

  • @abdulazizalin6430
    @abdulazizalin64302 жыл бұрын

    Maasha allah dadka qoraalka luuqad aadan laheyn kuwa qoraayo ma waxey mooden ilbaxnimo ama aqoon yahan inta qoraalka soo qoraayo inta badan waxa ay qoraayaan luuqad uusan laheyn ilbaxnimo halkaa ayeey naga mareysaa

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq63702 жыл бұрын

    Wareysi xaligaan ayuu ku wacnaa. Ayaanle markale isla wareysigaan soo post garee. From 30:00 upto end waa cajiib💯

  • @saalahyare369
    @saalahyare3692 жыл бұрын

    Wa wareysi qimo leh mahadsanid ayanle.

  • @yakubabdow961

    @yakubabdow961

    2 жыл бұрын

    الناس علي دين ملوكهم ؛كذب ليس بحديث

  • @zeynababati1939
    @zeynababati19392 жыл бұрын

    10 qof oo ninkaan oo kale somali hadey hesho somaali wey hagaagi laheyd

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim54572 жыл бұрын

    Asaalamu Calaykum walee Dr ka xaqiiqda ayuu ka hadlay I hope inuu leeder u noqdo wadanka ❤🇸🇴❤

  • @rodajama7111
    @rodajama71112 жыл бұрын

    Mahadsanid Ayaanley Dr Maxamuud waa in us nahogaamiyo. It is true we don’t know how to negotiate in order to share.

  • @saidojama1170
    @saidojama11702 жыл бұрын

    M D Aweis please madaxweeyne ama prime Minister noo noqo InshaAllah waqti dhow

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou77552 жыл бұрын

    Thank you ditto

  • @cabdiaadan497
    @cabdiaadan4972 жыл бұрын

    Insha allah ilaahay baa hagaajinaya waxaana helidoonaa dhalinyaro aqoon leh oo tiro iyo tayo leh waliba ilaahay ka cabsanaya shacabkana ka xishoonaya una shaqeynaaya daacadna u ah iyo titaabka quraanka oo mideynayaa

  • @attaqwabadrunajjax6028
    @attaqwabadrunajjax60282 жыл бұрын

    Maasha Allah dhashii daahir awey ee dabciga sameyid

  • @moulidahmed303
    @moulidahmed3032 жыл бұрын

    well learned and his analysis has touched the the 4 corners in which the somali community is socially is based on, be it pros and cons but like you and me he has no solutions for unique and beguile behaviors of Somalis, be it politically , socially and even religions. i mean the halter scullers of somali way of life.

  • @mahdimj7198
    @mahdimj71982 жыл бұрын

    Runtii wa wareysi mug iyo macna leh waa kan midkan waxa an u baahanay. One more time Dr mohmoud Dahir please noo keen.

  • @mamasomaliyeed8202
    @mamasomaliyeed82022 жыл бұрын

    Maansha alaah oqooyan dagan waxbadan ayaa laga faa iidayaa waresiyadan oo kale waa dadka larabo asaga ookale inlasoo aruuriyo oo ay marjac unoqdaan soomaalida

  • @qarandoon6367
    @qarandoon63672 жыл бұрын

    Waa muhiim in lahelaa dhibaatada gunteeda si loo saxo loona abuuro mustaqbal kawada dhaxeeya Soomaalida

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri2 жыл бұрын

    Halakaaga Nooga sii wad Sxb Ayaanle Hadaa Nahay Dhalinta Somaliyed wax Badan Baan Kaa FAA,idnaaa

  • @abdihassan2461
    @abdihassan24612 жыл бұрын

    Ninkaan,waa,muhiim,fiira,Gaara,uyeelo

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17702 жыл бұрын

    Dr maxamud dahir aways aad baan uga helay sidaad dhibaatadeena u sharaxday waa siday tahay rag badan baa faraha ka qaaday soomaali marka uu cilmigii ka dhex shaqayn waayey.

  • @deqohashi6215
    @deqohashi62152 жыл бұрын

    Masha allah next presidant..

  • @adenmursal170
    @adenmursal1702 жыл бұрын

    Maashaa allah wuxuu ka hadley waxayaabo dhab ah oo ay tahay in la ogaado.

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman53622 жыл бұрын

    waa xaqiiq

  • @axmadaadan3268
    @axmadaadan32682 жыл бұрын

    Ayaanle dhamaan waxaad wareysata waa dad aan marba soo qaadeyn dalka diinta ay heystaan haa lagu dhaqo allah mustacaan intaan kitaabka allah ka tageyna guuli naga dheer

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi29482 жыл бұрын

    With all respect of this scholar but Nomadism is not the source of the crisis in Somalia if that was true than Many gulf Arab states are basically desert nomads yet they live in harmony and peace and have one leadership why do you think saudis and the arab gulf states live in peace while their counterpart the somalis are in anarchy ? The answer is very simple because their resources were exploited.If you want to unite a nomad tribes Beside religion and faith you need resources and wealth to keep them out of conflict.Had the Somalia oil resources exploited no civil war had happened and Somalia would have been a great country.

  • @mohamedelmi2004
    @mohamedelmi20042 жыл бұрын

    Ayanle, waxan filayaa in aad wax ka baratey Dr.M.Dahir.

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur98742 жыл бұрын

    👏🏻👏🏻

  • @hibohaginur9874

    @hibohaginur9874

    2 жыл бұрын

    Waa nala gumaysAn Hadaan runta Laga hadal.

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale25872 жыл бұрын

    Asc ayaanle waan kumahad santahay barnaamijyada aad soo gudbisaahi waxaanse kugulatalin lahaa dadka luuqada ajnabigaa markastaa isticmalayo inaad usheegyo tadka uu lahadlayaahi ineey yahiin somali hada ninkaan aad wareysatay kelmado aad ubadan oo carabi iyo ingaliisha ah buu istimalayay markaa bap ninyahoow usheeg qofkaad wareeysaneyso inoow somali ku ekaado uun dadkuu lahadlahaayi waa soomaliye

  • @lulali6059
    @lulali60592 жыл бұрын

    Very interesting face to face conversation! I really like it👍👍👍👍👏🏾👏🏾👏🏾

  • @abdihassan2461
    @abdihassan24612 жыл бұрын

    Warninka hanaga siidayn

  • @mohaabdi9230
    @mohaabdi92302 жыл бұрын

    Dr mohamed

  • @kullownuur430
    @kullownuur4302 жыл бұрын

    Asc viva7up masha allah Qabillaaaa la asay waaaaana la ogaaaaaaday inaaaaan la asin

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur57692 жыл бұрын

    lamahelaayo taas

  • @sahalgarane7128
    @sahalgarane71282 жыл бұрын

    Dr dacaadnimo iyo aqoon iyo alla kacabsi hadii lahelo wax walba way hagaagayaan

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho2082 жыл бұрын

    Ninkan aqli aqoon miisan leh ayuu leyahay alaha ku xafido

  • @bartashidan
    @bartashidan2 жыл бұрын

    QOFKA MAXAA KU KALIFA INUU LUQAD QALAAD ISTICMAALO ISAGOO LA HADLAAYA DADKIISA?

  • @sahankanolosha2459

    @sahankanolosha2459

    2 жыл бұрын

    Waa tan aan la Yaabanahay

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli2 жыл бұрын

    Waxan ku dari lahaa ama ku koobi lahaa in dhaqankii Quick Take Advatage (ee somalida nolosheeda xoola dhaqashada iyo reer guranimada ku dhisnayd) la doonayaa in lagu dabaqo dowladnimada oo u baahan, procedure, toosin, xeerin, barbaarin iyo kaadir bisil oo xog ogaal ah iyo go'aan qaadasho ku dhisan xog ogaalnimo iyo ka baaran deg (informed decision making)

  • @tahlilwarsame9654
    @tahlilwarsame96542 жыл бұрын

    Masha Allah, dhab ahaantii waxba ka korarsaday,waresigaan. Lakiin mar aan firiyay firiimaha dadka soo qoraya English kuso qorayaan. Aqoontii ma waxeey noqotay in Af English ka ula noqdo aqonyahay ama hormar.

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur98742 жыл бұрын

    Allah ya cizak

  • @seynabcali4205
    @seynabcali42052 жыл бұрын

    Barnaamijkii u fiicnaa uguna waxtarbadnaan lahaa hadaan qaadano

  • @Gobucks33
    @Gobucks332 жыл бұрын

    That was insightful interview. Unlike all the stupids from Zoomalia, this man gave an educated interview. The Somali problem in deeply rooted in a bad culture. He mentioned the lack of formal education of Somali Italyano politician. In 1960 , Somalilamd had had Doctors , Engineers and at least 4 layers such as M Maryano, Dhuxul , Alex Salol and his brother. Still they choose to be lead by elementey graduates like Adan Cade. Never again.

  • @albakrimalmo4474
    @albakrimalmo44742 жыл бұрын

    Hanoolato waxaa ku dhiman saciid mariina mudhir Ciidanka badda hore somali wareysi

  • @liibaanhirsi1004

    @liibaanhirsi1004

    2 жыл бұрын

    Sorry bro Siciiid Marino taliyihiii ciidanka bada waa la dilay 10sano ka hor ayuuu dhintay Ilahay ha u raxmado

  • @mahamoudhassan9561
    @mahamoudhassan95612 жыл бұрын

    Ayaanle waad mahadsantshay, waxaad i horkeentay nin aqoonyahana ee aan isla joognay SUURIYS (DIMADHAQ). Waan waa yay qof ii sheegto meesha uu ku dambeeyay, aniga waxaan deganahay ALBERTA EDMONTON CANADA waa aqoonyahan wax ku bartay CIRAAQ. Waa barnaamiji qiima leh ee aan ka helay macluumada badan.WAA MAHADSANTIHIIN WALALAYAAL.

  • @abdullahihaybe2549
    @abdullahihaybe25492 жыл бұрын

    Mushkiladaa ugu wayn wa dadka adigo kalee. Ayaanle waxaad kashaqysaaa jaaifada madaxda iyo qabiilka .

  • @maxamedwarsame8779
    @maxamedwarsame87792 жыл бұрын

    Masha Allaah waa ninkii ugu aqoon iyo aqli badnaa intaan Soomali arkaayey lkn mushtamaca uu kashekeynaa baan nahay oo mafahmi karno qiimaha dad waxtarkaa

  • @alimatar114
    @alimatar1142 жыл бұрын

    A.s maashaa Allah waa sharma aad wanaagsan laakiin su.aashu waa yaa diyaarinaya mujtamaca hadii aqoonyahankii uu leeyahay waa in saa layeela waa in saa layeela. Waxaan sugaynaa aqoonyahan dhahaya waxaas ayaan qabtay waxaasna waan doonayaa inaan qabto ee ha la igu caawiyo

  • @alimatar114

    @alimatar114

    2 жыл бұрын

    Maashaa Allah waa sharax aad u wanaagsan

  • @kullownuur430
    @kullownuur4302 жыл бұрын

    Asc viva7up sax

  • @yuusufdaacad6616
    @yuusufdaacad66162 жыл бұрын

    Dadka soomaaliyeed waxay ubaahan yihiin dr maxamuud oo kale

  • @Loml-chi
    @Loml-chi2 жыл бұрын

    Asckm

  • @sahalgarane7128
    @sahalgarane71282 жыл бұрын

    Kenyanku way nagadulqaadbadanyihiin cawaantooda an waxba akhrisan way kawadanisanyihiin somalida dagaalna majeclo

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille73292 жыл бұрын

    Ayaanle nikan waa in aad noo soo celisa marar badan waa nin wax badan laga faaiidaayo waa nin si fiican u fahamsan dhaqanka soomaalida iyo nidaamka doowlad nimadaba til maami kara meesha aay wax ka qal danyihiin .

  • @aarlibaax371
    @aarlibaax3712 жыл бұрын

    Waa xaqiiq inuu yahay afmiinshaar carab adag samalia wax badan ka dhaadhicin kara lkn haddii wax uun loo dhiibo fakar kiisa wuu is badali waliba si dag dag ah sidii farmaajo oo kale lkn hadal kiisa waxa ka run ah oo dani noogu jirtaa shuruuc iyo nidaam aan la gudbi Karin inan dhisanno waa lama huraan ????

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan3772 жыл бұрын

    Maa shaa Allaah ninkaan isku feker aan nahay. Waxaa fiicnaan laheyd labo arrin: - afka soomaaliga inow ku soo gudbiyo ra'yigiisa. - kulamo in lagu qabto degaan kasto (dibad iyo gudoba) oo soomaali joogto lugu falanqeeyo dantooda..

  • @zavariasshacks9585
    @zavariasshacks95852 жыл бұрын

    Wixii u kahadlay waa fikrado aan caadi aheeyn. Somali si gaar ahaan waxey u bahaantahay Cadaw guud sidey u midowbaan.

  • @abdiismail6805
    @abdiismail68052 жыл бұрын

    Waar ninka Af-Soomaaliga hala baro. Bismillaah

  • @mimipuloo7879

    @mimipuloo7879

    2 жыл бұрын

    Xaar wayne af shiina ma rabtaa in lagu hadlo

  • @sahalgarane7128
    @sahalgarane71282 жыл бұрын

    Kuwan dalka iyo dadka qaribaya wakuwii mudadheer galbeedka jogay geeljirtina kaliita

  • @rowanspel5793
    @rowanspel57932 жыл бұрын

    Aad iyo ayaa u mahadsntihin hanolato ee blz porf. Xuseen warsame isna wareyso waa aqon yahan wliba mar tartamaye

  • @calixuseen9631
    @calixuseen96312 жыл бұрын

    Ayaanle maanta ayuun baad waraysatay hogaamiyihii loobaahnaa , markaan eegno dadyawgii aad hore uwaraysatay badiyaa waxay ataagi jireen dawlada jirta sicaadifadaysan

  • @maxamedxasan1028
    @maxamedxasan10282 жыл бұрын

    Cadaalad daro n1

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Somaliada ma lahaa 100 sanno qorash aah waa manta kaliya a addunkaan waxuu ku xisbaatamaa 100 saano ka bacdi 1000 sano ka bacadi waa nolal malineed

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi79142 жыл бұрын

    Aniga waxey ilatahay ee somaliya weli mahelin hogaamiye daacad ah fahamsan sida loo dhiso umad ama nation dad reer baadiye ah Aqoon durgsan aan laheyn ayaa 1960 lagu yiri xorbaad tihiin Dr waa mahadsan yahay sida uu ukala dhigey from 1950/21 waala dabaqsan yahay waa dhif iyo qaliil siyaasi fahmi kara sidee umad udhisi karta ninwalbo waxaa ka dhaadhacsan sidee hanti kuyeesha umasoo galan siyaasada iney wadankan wax uqabtan ee waxey usoo galaan iney hanti yeeshan nin jecel maleh inuu bishii salary wages inuu sugo wuxuu rabaa kabadan inuu dhaco marka yaan leys daalinin Geeljire magaalo soo galay haddana bartey in wax ladhaco ayaa wax kasugeysan ilaa aad iska saxdaan qaladkiina waxna toosimayan .tabcan dad fiican waa leenahay daacad ah Aqoon leh iiman leh xoolo badan aan rabin jecel wuxuu shaqeysto inuu ku qanco dadkas halasoo hormariyo lkn tuuga ayaa siyaasi nooga dhageysan iyo wadani beenad ah Allah Karim shaqo badan ayey rabtaa howl madhowa.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur57692 жыл бұрын

    horta sidee loo baa bainkaraa argagaxisada caasimadii baa 20/22 laqarxinayaa adna waxaad kahadleysaa mashaariic

  • @bashirbarawi8771
    @bashirbarawi8771 Жыл бұрын

    Walaal ayaanle sidaas ku wad waxaan ku xusuusinayaa in gobolada koofurta hogaamiyeyaashoodii hore Ay soo jeediyeen in xurnimada aan waqtigeeda la gaarin oo loo baahan yahay in dadka wax la baro dadkaas waxaa loo bixiyey soomaali diid ka dib xurnimadii lugu degdegey

  • @TheAbdullahi305
    @TheAbdullahi3052 жыл бұрын

    The problem is tribolism is more important then Nationhood . Somali people do not have sabar to make national issues.

  • @deeqelmo5558

    @deeqelmo5558

    2 жыл бұрын

    Afsomali ku hadal

  • @arafa333
    @arafa333 Жыл бұрын

    Soomaaliya waxay ubaahan tahay nin noocaan oo kale ah

  • @kullownuur430
    @kullownuur4302 жыл бұрын

    Asc viva7up masul masul

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka57322 жыл бұрын

    horta dhibka de wad ka hadashay soomalida haysta oo ah sal dhigasho la aan degdegsiimo iyo in aanan dowladnimada ubislayn oo dadku jaahil ka yihiin dowladnimada oo uu qabiilku ka fican yahay dowladnimada

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn2 жыл бұрын

    Adunko dhan ahe xaguu uwada intuu kawada sida masarida oo dibugusocelisa sacudiga falastin iyo sacudigo siwadajir udhofiyan guri dadow sida kugasha sahlan sida ogasobaxda waa amarko qadato aba weydisato kole wabiga jidkis kula dagalaman iyago dayax gacmedka latartamayan

  • @nasirnafii5184
    @nasirnafii51842 жыл бұрын

    Wareysi aad uqiima bathan runti, Sualihi kuhaboonay ayaa nnki kuhabonay laweyti

  • @seynabcali4205
    @seynabcali42052 жыл бұрын

    Weli waa jiraan dadawanaagsan Laakiin ma badna

  • @ayaanmudac2855
    @ayaanmudac28552 жыл бұрын

    wariyahan waxaa u habaar kaga dhacay su.aalaha wanaagsan ma yaqaano in u waydiiyo qofka ka seexo ayaan ku odhon laha , wuxuu kala baqaya hawiyuhu haddi madextinimada laga badiyo way warewjiya daaroodna qasab ba lagag qaadaya ama in lagu dila

  • @warsamediiriye3743

    @warsamediiriye3743

    2 жыл бұрын

    Hadalka sida aad u dhigtay weeyaan ee taariikhda dib u raac

  • @guled613

    @guled613

    2 жыл бұрын

    Ayaan mudac ninka waxu ka hadlayo wa somali iyo taarikh sababta nidaam dowlad iyo sharci kala danbeyn an somalida u diidayo. Dhaqankooda baadiyah. Adiganah farmaajo iyo siyad bare joogta 😀

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden87482 жыл бұрын

    Somalia is hungry for oasis of normalcy in the desert of insanity . Back to leadership : How would one lead goats , cattle , and camels to their watering hole? People who raise goats and cattle know they have to follow the animals and just make sure that there are no stray ones . Camel herders are altogether different . And this mentality is evident in the halls of any Somali government .

  • @mohamoudahmed685

    @mohamoudahmed685

    2 жыл бұрын

    Nin waxbadan og

  • @deeqelmo5558

    @deeqelmo5558

    2 жыл бұрын

    Interessting

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye37432 жыл бұрын

    Waa nin diyaarsan codna leh

  • @sumayoxasan125

    @sumayoxasan125

    Жыл бұрын

    By SAHRA D AWEIS DIGAAG UU HAGO DAAYE BILCAANTISIAA DAYACNEYD.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan88782 жыл бұрын

    Ma waxuu tarwiijinayaa in la is dhiibo oo gaalo kabaha loo qaado adiguse maxaad ka badslaysaa is giriirixisay hadii wslaalkaa alshabaabnimada ku fashilmay adna calmaanimada yaad tijaabinaysaa mr kuliyow cidna kama aqli badnide koley waa lagu wataaye yaa ku wata

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye73152 жыл бұрын

    Nabijgelegena S c w

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka57322 жыл бұрын

    marka wa adunyo rogan somaliya

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed37682 жыл бұрын

    nin afsomali lagu wareysanaayo hadana carabi iyo english mar walba kalmad dhahaayo cajiib

Келесі