No video

HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW

FADLAN SUBSCRIBE NOO SAAR ADOO MAHADSAN

Пікірлер: 313

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Жыл бұрын

    Barre Maxamed Fiidow waa uu u hagar baxay Xabiiba waxaba asagaa isugu darey mirihi laxankii iyo gacanta macaan ee kabanka nabad kuwaar abwaan culus.

  • @gattuze453
    @gattuze453 Жыл бұрын

    Saacadu waa 3:57am habeenimo waxan kasoo baxay xero dhiigta magalada hargeisa anigo u tagay practical ahan arday dhigta jamacada gollis gaar ahaan kuliyada xanaanada xoolaha sanadkuna waa 9/March 2023 cidii iga dambaysa peace and love❤

  • @deeqaqurux9858

    @deeqaqurux9858

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @dheereeyemedia6499

    @dheereeyemedia6499

    10 ай бұрын

    Legend amin❤😊

  • @abdilaahibille8304

    @abdilaahibille8304

    3 ай бұрын

    Saa maxa noga shegi

  • @Lowk3y19

    @Lowk3y19

    3 ай бұрын

    Yaa kuu shegay adi neefow

  • @MohamedSalah-fm2cv

    @MohamedSalah-fm2cv

    3 ай бұрын

    Wali jamacadii ma dhigatah 5/2024

  • @dabshide3878
    @dabshide38786 ай бұрын

    Heestan markan dhagaysto waxan soo xasuusta habeen ay gacalizadaydu intay meel dheer iga soo safartay ay igu timi halkan joogay markas ayay igu tidhi, si uun iigal admiga adan kaga soo go,aye ❤ Taas oo macnahedu yahay adiga ayan ku raba ee oori iga dhigo oo meel igayso /idajiso 💑 Qof wal oo waayo jacayl soo maray ayuunba fahmi kara dareenka jacayl ee heestani leeday allow inta is jecel isudaa noloshu waa ayaame ❤💑💯

  • @wanaagsaneofficialchannel6160

    @wanaagsaneofficialchannel6160

    3 ай бұрын

    M.a

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    2 күн бұрын

    Aamiin ❤

  • @maxamedboobe
    @maxamedboobe Жыл бұрын

    “Si uun ii gal aadmiga adaan kaaga soo go’aye” Alla yacizak barre maxamed fiidow ❤

  • @Abwaanjimcaale
    @Abwaanjimcaale7 ай бұрын

    Yaa sideeyda oo kale 2024 daa wanaayo 😊

  • @SagalArtis-zs9do

    @SagalArtis-zs9do

    6 ай бұрын

    Ani

  • @MaxamedCali-us7xg

    @MaxamedCali-us7xg

    5 ай бұрын

    Aniga oo cawaa ku qayliyaa dhanka bari ee magalad hargaysa gabadh aan aad ujecelaa ayaa Laga guursaday xanun badan iyo niyad jab Aya dareemayay 😢😢

  • @FatimaMohamed233
    @FatimaMohamed2332 ай бұрын

    Heskaan anigo yar bb jecla 2010 ki dugsi sare bn galyey aad bnu jeclhy qaramiga runtiii❤ fanaanda bn hder so arkay iyado qurx miran o hijabn Mansha allah nolw hbo mcn❤❤

  • @maryanshmiris2356
    @maryanshmiris2356 Жыл бұрын

    Yaa sideyda oo kale 2023 ila dhageysanaya xabiibo tooxow the one and only fanaan aan ka xiiso dhicin

  • @MubYus

    @MubYus

    7 ай бұрын

    Aniga.

  • @Burcawi24
    @Burcawi244 күн бұрын

    Iga daa wadaamago burco u dhowdahay habeen isnini so gelayso Xabadaydi u jaakidhaya inay so baxdo casho geeyo ❤❤❤

  • @abdisalammohamud942
    @abdisalammohamud942 Жыл бұрын

    Alla mxee tahy hees 9.8.2023 ayaan bartay xabiibo xasan toxow❤ barre maxamed fidow❤ old is gold😮

  • @maryanshmiris2356

    @maryanshmiris2356

    Жыл бұрын

    Anaa kula mid ah manta dhan fhageysanayey kwrn qof ila mid ah miyaaba jirey jah

  • @hamdaomar7102
    @hamdaomar71025 ай бұрын

    13/3/2024 waxaan seexday anoo qof aan jeclaa niyada ku haya waxaan ku riyooday anoo baryootamaaya oo leh si uun gal aadmiga adaan kaga soo goaye❤❤hurdadii baan kasoo booday❤waarhooy qalfoof aad qalbiyadii kala baxdeen yaan laga tagin😢😢😢

  • @Ciidle1

    @Ciidle1

    4 ай бұрын

    Qalfoof aad qalbiyada Kala baxdeen cajiib Lkn jaceylkaga sheego huno anigu maalmahan KZread sidaan dawo uga radinayey dhakhtar ka noqdey

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22Ай бұрын

    Qofka biyo ag yaalaan Hadana ooman ban ahay'e Si un ii gal aadmiga adaan kaaga soo go'aye🙇‍♂️ Allah ya cizack abwaan Barre Mohamed fidow & Xabiiba xasan Tooxow❤🇸🇴🙏

  • @rasmiabdilahi1848
    @rasmiabdilahi1848 Жыл бұрын

    Waxaan xasuustaa habeen aanu ina abtigey wada soconey oo heeso memory ah oo gaadhiga ku jira aan tan ka dhex geeyey isna habeenkaas ayaa ugu horeysay wixii ka dambeeyey habeenka uu iisoo qaado uu ii geyn jirey, ana Wakhtigaas qofka aan jeclaa welina aan jecelahay ayaanu isku dhacsaneyn sidaas darteen ayaan u dhegaysanayey, alleh haysku kaayo simo Jacaylkayga muddo badan baanu wada soconey welina waanu wada soconaa nolol farxad ku dhamaata ayaan rajeynayaa. Amen yarabi

  • @abdirahmanadem9887

    @abdirahmanadem9887

    Жыл бұрын

    Is guursada fadlan waa waqti lumis sheekada badani

  • @wanaagsaneofficialchannel6160

    @wanaagsaneofficialchannel6160

    3 ай бұрын

    Insha allaah

  • @mawliidcilmi5207

    @mawliidcilmi5207

    3 ай бұрын

    Allah qoys ha idinka dhigo, lkn soo dhaqso ku dheh nin ka arrimaha aduunku ma dhamaystirmaane

  • @rasmiabdilahi1848

    @rasmiabdilahi1848

    3 ай бұрын

    @@mawliidcilmi5207 walaal qilaafkayagi wuu dhamaan waayey isna wanaagbaan u rajeynayaa anigana nasiibkey, noloshuunbaa na kala geysay.

  • @farhansandheere-sx9zz

    @farhansandheere-sx9zz

    3 ай бұрын

    ​@@rasmiabdilahi1848 sorry wlshy qali waqti lumis weye wlhy anba dhawaac caashaqa igu dhacay sanada hore ayuunbaan dhul gaaliyo dhaxan qabow lajiifaa 😢

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y193 ай бұрын

    Qaaraamiga lagama xiiso dhaco 21/4/2024 ayaan dib u dhagaysanaya heeskan qaaliga ah ❤️❤️ bal hadad iga dambaysid ismuuji 🫵🏾

  • @DaadirSaafi-dp3sc
    @DaadirSaafi-dp3sc8 күн бұрын

    😭😭😭 Xaqiiqatan waa hore ayaan dhageesan jiray heestaan ano jceyl La gadoodsann

  • @GibilGacal77
    @GibilGacal779 ай бұрын

    Si uun iigal aadimiga adaan kaaga soo go'ayee. Waa gardhigasho meeshii u danbaysay waliba ruux dumar ah ku dhiirado. Erayadaani waa top. Lkn ma xasuusta abwaanka sameeyey waan jeclaan lahaa in laysheego.❤

  • @aonabazva2889

    @aonabazva2889

    9 ай бұрын

    Waxaa sameyay abwaan barre maxamed fiidow “leento”

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28945 ай бұрын

    Allayacisak xabiba xasan toxow fanaanad fanka somaliyeed taariikhwayn kule ilahow cimriga iyo caafimaadka udheere fanaanada qaran xabiba xassan

  • @naasirmaxamad3750
    @naasirmaxamad37502 жыл бұрын

    Si uun ii gal aadmiga Adaan kaaga soo go’aye 🔥

  • @Calansida143
    @Calansida1432 ай бұрын

    Waa heestaydii kama xiiso dhaco ilaa yaraantaydii waan dhegaystaa Caawa waxaan dhegaysanayaa 25/05/2024 Saacadu waa:10:03pm buuhoodle baan ku dhegaysanayaa waxaana iso xasuusisay walaashay fariido xaaji

  • @user-ws8ez7pz6q
    @user-ws8ez7pz6q Жыл бұрын

    4:31 habeeenimo ku dhafrayaa heestan dhageesigeeda waliba anigo iska qalbi jabsan oo nolosha sidan aaan rabo ii noqo la dahay mararka qaar adigoo lacag walbo heesto hadana wax walbo sida rabtid Kama dhigan kartid wlh ilaahey unbaa wax toosiya rabiyow nolosheyda ii toosi 😢 wlh xiligaaan stress baaa isoo jeediyay 😭

  • @mohaissemoha3573

    @mohaissemoha3573

    Жыл бұрын

    sorry abyo Nolol frxd leh ku rajeyna😢

  • @najiibproduction6572

    @najiibproduction6572

    Жыл бұрын

    Xagee jogta wllo

  • @abdirahmanadem9887

    @abdirahmanadem9887

    Жыл бұрын

    Wllo si weyn ayaad u calaacashay walaahi qalbigaaga inaan dhayo ayaan rabaa message igu soo celi

  • @ahmedbashiir6753

    @ahmedbashiir6753

    Жыл бұрын

    Amin wlshy igu qaaliya wax walba sidan rabno uma dhacaan balse sida ilahay ka dhigo ayay noqonayaan

  • @wllwanagsan

    @wllwanagsan

    9 ай бұрын

    Wll mar walba maxa uso gala inan qoriyo qoralkaga mudo 4 four months 😢 aniga oo iska jecel heesta io qoralkaga 😢

  • @MO10.
    @MO10.10 ай бұрын

    Qofka biyo ag yelan hadana oman baan ahay i dishay hadmuu iman nabsi aad arursata badane maamo xabiibo ❤

  • @fauziayusuf1861
    @fauziayusuf18613 жыл бұрын

    Old is gold wlh 28.12.2020 Ya ila dhagey sanayo

  • @daahirabdi1862

    @daahirabdi1862

    2 жыл бұрын

    19-4-2022 watching

  • @kawsarkaabaofficial2013

    @kawsarkaabaofficial2013

    2 жыл бұрын

    7/6/2022

  • @fauziayusuf1861

    @fauziayusuf1861

    2 жыл бұрын

    @@kawsarkaabaofficial2013 6.6.22

  • @ridwanmuxiyadin8841
    @ridwanmuxiyadin8841Ай бұрын

    Xalay ayaaan radio hargaysa kasoo dhagaystay😁❤

  • @ustaadhambase8618
    @ustaadhambase8618 Жыл бұрын

    Everyone of us lost a bond that he/she wanted forever 💔💔💔💔💔💔😰😰😰😰😰😰😰

  • @XassanAli-wo1nw

    @XassanAli-wo1nw

    3 ай бұрын

    Excetly man point taken

  • @abdilahibg8794

    @abdilahibg8794

    2 ай бұрын

    AUN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahiiomar5910
    @abdullahiiomar59102 жыл бұрын

    Ax yaa hees Erayadii iyo laxankii abwaan barre maxamed fiidow Codkii maamo xabiibo xasan tooxow, Germany 🇩🇪 16/6/2022 habeen jimco soo geleyso ayaan dhageysanayaa, Camp ayaan la iga soo bixiyey keligey ayaana guri la igeeyey Waxan dareema cidlo😢

  • @abwaanxaraare2556

    @abwaanxaraare2556

    Жыл бұрын

    Kuwa caddaanka maku tiri Si un ii gala africa idinkaan idiinka soo go'ay e

  • @gorgorcadeofficial9885

    @gorgorcadeofficial9885

    Жыл бұрын

    Habeen jimcaa sogalayoo oon hargaysa jogo heestaana dhagaysanaya waxan isaga mid nahay habeen jimce sogalayo

  • @zaaraali1660

    @zaaraali1660

    Жыл бұрын

    😢one yr kdib hbn 8/6/2023 isla hbn jimco so hlya ana waayuhu heesta ii keenen

  • @ADOONKIIRAXMAN

    @ADOONKIIRAXMAN

    Жыл бұрын

    ​@@abwaanxaraare2556 qaracow wad iga qoslisay 😂😂😂 from germany 20/6/2023

  • @mohayare8021

    @mohayare8021

    Жыл бұрын

    Bare maxamed fiidoow bare leento nin murusade ah ,adeer qaali. Xabiiba xasan ale ha naxariisto

  • @ismailomar6015
    @ismailomar6015Ай бұрын

    4/7/2024 ayaan soo bookhday halkan heestani wax saamayn ah ma igu lahaa kaliyaata " Jacayl Jacayl ayaan iska baadhayaa waayo waxaan xidhiidh la,leeyahay qof aanan jeclayn mana rabo inaanka tago waayo marka hore anaa dhahay waanku jeclahy ayaduna way i jeceshahay waxay waayaha nolashu i bareen qof aanad ku qanacsayn inaad jeclaan karayn, hada guur baan ku balansanahay( 2025) Bal ayadana waan soo tijaabin doonaa qof aanad jeclayn kuna qanacsayn inaan guurka ka dib jeclaan doonto❤ Haddaad iga danbayso isoo bookho talo waxaad haysana ii reeb mahdsanid Heesihuna sida ay culimadeennu inoo sheegty waa danbi Alle Haynaga madoobeeyo

  • @cabdiwaliwaliaadan3296
    @cabdiwaliwaliaadan329610 ай бұрын

    Heestan waxaan dhegaystey maalin isniin ah 16/10/2023 waa macaan laakin qur,aanka ka sii macaan wlllhi 1:13 duhurnimo

  • @MukliNuur

    @MukliNuur

    3 ай бұрын

    Saxiiiix kkkkk

  • @Wearesomali
    @Wearesomali8 ай бұрын

    Yaa salaaam Fanku waa farxad ❤

  • @bashiirmaxamed-pn9yd
    @bashiirmaxamed-pn9yd8 ай бұрын

    Heestan Galab anoo baadi doonaan wxaan is helnay mid ay udaarantahy oo isna baadi doona galab iyo habeen guuraad bay nagu noqotay waqti xasuusleh ❤

  • @mohaaden6166
    @mohaaden61662 жыл бұрын

    In badan oo doon doonayay maanta helay heesta ❤️

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow31917 ай бұрын

    Xabiibo xassan Toxow❤ best song 🎵 ❤

  • @Halish-vk1pe
    @Halish-vk1pe2 ай бұрын

    Who Is still here in 2024❤

  • @FatimaMohamed233

    @FatimaMohamed233

    2 ай бұрын

    Me❤

  • @YoungMoney-ny3nf

    @YoungMoney-ny3nf

    Ай бұрын

    Anako badan 😅

  • @user-tr2fj2xe8q

    @user-tr2fj2xe8q

    Ай бұрын

    Hhhh imagine today​@@YoungMoney-ny3nf

  • @mohamedkafi5856

    @mohamedkafi5856

    Ай бұрын

    I’m listing anoo beer beer jiifa😅

  • @ZamzamSouleimanwais

    @ZamzamSouleimanwais

    Ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊​@@FatimaMohamed233

  • @AvvYahyeImran
    @AvvYahyeImran9 ай бұрын

    Waxan mudo bil ah joogaa Nairobi sanadku waa Oct 2023, waxan dagay xafad Caan ah waa California e Islii, waxan isbaranay Gabar, waa Hamda Ahmed, ismaql kadib waxan ku kulanay xafadeeda oon sida uga fogayn xafadayda. Xili salada Cishaha la aadimayo ayaan ku aaday xafadeeda, ma aqoon xafada wicid kadib way iso baxday xafidyaan tagtay, si gobanima ah aye iso dhawaysay, waxan fadhisanay qolkii fadhiga e reerka. Sheeko dheer kadib, mudo saacad ku dhaw ayaan wada joognay, xafadi ayaan kuso noqday dib dambe Uma maqal waxa laga joga 3 Malin, waxan Kari wayey mudo 2 bari inaaan Gymki aado. Maxan aamusnaada wadnaha iga taalaaye❤

  • @queensaajida4918

    @queensaajida4918

    Ай бұрын

    Walaaal hada intee kusheegta gabadhiii😮

  • @khadraxasan9682
    @khadraxasan96824 жыл бұрын

    Hees mcn wlhi waan jeclhay

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii18082 жыл бұрын

    Heestan yadhe gaysanaya 2021😥😥

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif949810 ай бұрын

    Heestaan markii iigu horreysey waxaan dhegeystay maalin aan safar ahaa oon ku safrayey dhil baadiye ah gaari qaad wale ahna aan saarnaa waxay ahayd 12/1/2013kii ilaa maalintaas wan waayey heesta waxaan dib u helay Caawe oo ah 28/9/2023 Maalinkaas waxaan aha dugsi hoose hadda waxaan ka baxay Jaamacad Yaraanteydii iyo jacayl waan isa soo aragnay❤ Kaliya waxaan hayey Laxanka heeska ee Ahayeey kaliya Miraha ma aanan aqoon Ahn Xabiibo xasan

  • @dheereeyemedia6499
    @dheereeyemedia649910 ай бұрын

    Waa habeen khamiis ah sanadka 2023 I'm still listening Golden voice Habiba Hassan Tohow

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi74862 жыл бұрын

    Alle haku naxaristo mom xabibo🥺

  • @abdulahibashir2335

    @abdulahibashir2335

    Жыл бұрын

    Cimrigeeda allah ha dheereeyo❤❤

  • @farhiaismail3629
    @farhiaismail36294 жыл бұрын

    Qofka biyo ag yelan hadana oman ban ahay I dishay hadmu iman nabsi ad arursata badane heeskan Wan jeclahay

  • @daahirabdi1862

    @daahirabdi1862

    2 жыл бұрын

    19/4/2022

  • @haybecisman5908
    @haybecisman59082 ай бұрын

    May 26-2024 still am listening this great song

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial66823 ай бұрын

    kama Daalo Xabiiba Xasan Tooxow still wan dhageysanayaa " IXTIRAAM ". 29.04.2024 isniin 11:44 AM 🥰🔥❤❤❤❤❤

  • @maxamedcali6098

    @maxamedcali6098

    3 ай бұрын

    😂😂😂

  • @user-oi4ut3rh3q
    @user-oi4ut3rh3q3 ай бұрын

    Tuesday 14 May ayan dagaysaneya markiii xarrikena soo gabobii😊

  • @farxaanmurtiileh3693
    @farxaanmurtiileh36932 жыл бұрын

    XaBiiiBA Xasan TooxoW.....SUN 19 JUN 2022 Yaa Dhagsanya💕😓

  • @maryanshmiris2356

    @maryanshmiris2356

    Жыл бұрын

    9-8-2023

  • @ahmedshekh6543
    @ahmedshekh65434 жыл бұрын

    Kama dalo dhegeysigeed heestan 06/6 /2020 yaa ila dheysanaayo

  • @mohmedmaxfud911
    @mohmedmaxfud911 Жыл бұрын

    Sidaad iigashaan wali ogoow uurka ku hayaayaaye♥️♥️♥️♥️♥️❌❌👀

  • @cnajaxnaju8726
    @cnajaxnaju8726 Жыл бұрын

    Waa habeen jimce ah sacadu waa 4:08 daqiiqo tariikhduna waa 6 /1 2023 heestan wali ma arag hees aan ag dhigo si uun iigal aadmiga adaan kaagaga so go aye

  • @abdijaliilmohamed7802
    @abdijaliilmohamed78028 ай бұрын

    Nabad kuwaar hooyo❤😊

  • @SihaanAbshir
    @SihaanAbshirАй бұрын

    Waa galba arbaca sacduu thy 14:54 mal mayar kadib waxan kathy guriga hooyad waxan adahye guriga hbow heeestan waxan ku qabthy shaqad guriga dhan 😊❤my favorite song 🎵 ❤️

  • @amiirsheikhgole9159
    @amiirsheikhgole91593 ай бұрын

    Rabiyow iga madoobe wlhi zaaid baan ujeclahay heestaan 1st JAN 2024 ayaana iigu horeesay aan barty illa hdna FAV ee iithy😢

  • @cadedhere1067
    @cadedhere1067 Жыл бұрын

    Balad hawo ayan ku dhagaysanaya ano shiko cunayo 9,10,2022 oo xmr qori dawldo kaso cunay dhaman waxan codasanaya shcabka somaliyed inay icafiyan oo qoriga canshurtisa laga gaday cafi iyo cafimad cimri dheer salamaaat

  • @mohamedabdullahi4652

    @mohamedabdullahi4652

    29 күн бұрын

    Hhhhhh

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi124 ай бұрын

    Heesaha habiiba hassan Tooxow ma kala dhacaan runtii lkn anigu heestan baan ugu jeclhaY".😊❤️

  • @Ciidle1
    @Ciidle14 ай бұрын

    Dhalinyaro suuganta waa noole aan ku nool nahey hadba halka wayahenu joogan ina geeyan inaguna wehel noqdaan Heestan waa heesaha an iska jecelahey walow ay jirtey waqti ay heestan toos sxb ila aheyd oo qof aan jecla iyaduna i jeclayd lkn markii danbe iga tagtey ayaa u dhageysan jirey Allaha xafido Abwaan Barre Maxamed Fiidow leento iyo maamo Xabiiba xasan

  • @mohamedadawe5866
    @mohamedadawe5866Ай бұрын

    25/6/2024 halkan hadad imatan si aad iso xasusisan like iyo comment plz

  • @abdullahinur2178
    @abdullahinur21784 ай бұрын

    WAA HEES MUG LEH, ALLAAH YACIZAK! KABAN EBYAN IYO COD HALLAASI AH

  • @shiinemahamed3693
    @shiinemahamed36934 ай бұрын

    Ax yaa sowt waku kaa 🔥🎤🎸 2024 haben isniin ah

  • @farhiaismail3629
    @farhiaismail36294 жыл бұрын

    Ixtiram gobad iyo wanag ban isku ogeyn ed gashaye maxa kugu wacan wa afkala qade Indhahaga o shalay Ada iskey baraya naf lagugu aminay Ada saray hegada e adiga axdiga qadayo Wan adkeyn yiri ye si un I gal admiga Adan kaga so go. aye sidad I gashan weli ogahay urka kugu hayaye afar goysmo Waxa iga daran abihi dhaxay si un I gal admiga Adan kaga so go. ay

  • @user-jv6td7xr1g

    @user-jv6td7xr1g

    10 ай бұрын

    😢😢😢

  • @mandeeq4148

    @mandeeq4148

    3 ай бұрын

    Ixtiraam gobaadiyo wanaag baan isku ogayne eed gashayee wxa kuugu wacan waa af kala qaadee😢 Indhahaagoo Shana adaa kaa iskaybaraayee naf laguugu Aaminay adaa saraay oogadee adiga axdiga qaadayoo waan adkeeyni yiriyee si un iigal aadmigaa adaan kaaga so go'ayee😢

  • @cabdirisaaqqawdhaancumar9641
    @cabdirisaaqqawdhaancumar9641 Жыл бұрын

    Waxaa dhagaysanaya 21 04 2023 anigo jooga gym dhexdiisa wadanka Germany Ciid wanaagsan somaali maxamed meel kasta joogtaan

  • @zamzamaaddan4
    @zamzamaaddan42 жыл бұрын

    10/8/2022 habeen khamiis ah ayaan dhagaysanayaa.♥️😥

  • @fariixaAbdi12
    @fariixaAbdi122 ай бұрын

    28 may 2024😫🎧💕

  • @user-ge3rn3ss3r

    @user-ge3rn3ss3r

    2 ай бұрын

    Marka mahesta fahantay quruxey

  • @adamsjam9714
    @adamsjam97145 ай бұрын

    Abwaan faylasuuf ah weye Barre maxamed fiidow. Hees dareen jacayl dhaba xambarsn buu eebe afkisa so mariyay

  • @KhaalidCadde-dr2gs
    @KhaalidCadde-dr2gs3 ай бұрын

    Bishu waa 16ka May 2024. Saacaduna waa 7.30kii fiidnimo Si uun iigal aadmiga adaan kaaga soo go,aye

  • @MukhtarHassan-xs7ji
    @MukhtarHassan-xs7ji9 күн бұрын

    Alayacisaka xabiibo xasan tooxow fananad gayiga soomalida ku weyn

  • @kaledozman5571
    @kaledozman55712 ай бұрын

    Saacadu waa 11 habeenimo waxaan fadhiyaa sees xafada u dhow waa aniga iyo midh sigara cabaya laydhna way dhacaysa jcaylkii aan jacylba unacan xasuustiisi dhax mushaxaya🙌❤

  • @zakariagoh6687

    @zakariagoh6687

    2 ай бұрын

    Inan rag intuu ba'ayaa badan❤️👋

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh66872 ай бұрын

    Hees qiimo leh weeyan waxaan soo booqday 10 june 2024 2: 50 habeenimo magaalada addis ababa ilaahay muraadkeena oo macsi la'aana ha na siiyo

  • @user-on4zn1hp2h
    @user-on4zn1hp2h4 ай бұрын

    XUSUUS WACAN

  • @xushmad3500
    @xushmad35002 жыл бұрын

    8/3/2022 Habeenimo arbaco soo galeyso ayaan dhageysaneyaa heestan

  • @SAM22948

    @SAM22948

    2 жыл бұрын

    8/7/2022 😁❤️

  • @axmedcabdijaabir8282
    @axmedcabdijaabir82822 жыл бұрын

    Heestan waxan xasuustaa 2011 anoo malin badi doon ah anku dhegaystay meel buuro wawayn leh waqtiga tegayow salama

  • @SareyFarah
    @SareyFarah10 ай бұрын

    Still I'm listening this song👏 XABIIBO TOOXOW iyo heestii ❤IXTIRAAM❤ ishcalaa hees😊 ❤17-10-2023 ❤Tuesday 23:25 Pm ❤

  • @AdnoDaahir
    @AdnoDaahir9 ай бұрын

    Xasuus igu qaali eha❤ xabiibo xasan toxow

  • @maqsudmusse3194
    @maqsudmusse3194Ай бұрын

    Heestan waxan dhagaysan jiray iyado qalbiga la iga dhawacay bilaa sababna la iiga tagay 😢😭😭 lkn hda alx nin ijecel bn helay waliba isguursany alle haisku kayo dayee❤ kii qalbiga iga jabiyyna ilaa hda igama hadhin xita wlltinimo igu xidhiidhi bu iyiri ana wanka diiday.wayo marabo ina xasusto xanunkii uu imariyay😢

  • @disisfunny88
    @disisfunny882 ай бұрын

    Wee wee heestii heesaha aamina tooxow alle haw naxaristo 🎉❤

  • @abdulahikeno7092

    @abdulahikeno7092

    Ай бұрын

    Way nooshahay sxb london bay dagantahay sxb xabiibo weeye magaceeda

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi74434 жыл бұрын

    Mama x x tooxow cisi iyo sharaf adee kuu sugnaatay ifka mesha roon aqrina rabi janadiisa

  • @MubYus
    @MubYus7 ай бұрын

    Xabiiba xasan tooxow.. waa ku mahadsan tahay heestan

  • @ahmedabdigoba77
    @ahmedabdigoba77 Жыл бұрын

    22/2/23 hawaen arbaca degeysanaye ....wat asong ❤️❤️

  • @abdisalanmohamed1564
    @abdisalanmohamed15643 ай бұрын

    Yaraantaydii ayaan xussustaaa wlhi markaan dhagaysanayo heestan😂

  • @karaamacalidhuux6152
    @karaamacalidhuux61525 жыл бұрын

    Zxpkiis ((qalbigeygaan edegtaa)) waaye eeegtaa ma ahn

  • @kingsamowade3999

    @kingsamowade3999

    4 жыл бұрын

    Karaama cali dhuux suuganyahay baad tahay bro libaax

  • @aliimahamedyonis8799

    @aliimahamedyonis8799

    4 жыл бұрын

    Qalbigaygan eegtaa mise edegta

  • @apdizalan8745

    @apdizalan8745

    3 жыл бұрын

    edegtaa maaya waa igadhaa maad maqal igadh salaax

  • @mahadabdirizaksulaiman7824

    @mahadabdirizaksulaiman7824

    3 жыл бұрын

    Edegtaa maaha ee waa igadhkaa

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy

    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy

    6 ай бұрын

    ​@@aliimahamedyonis8799micnaha edeg adeeg miyaa 😂

  • @muusemuse885
    @muusemuse8853 ай бұрын

    Heesta markii ugu horaysay ee dhagayto anigo macnahee garanay 2011 .caawa waa 2024 si taariikh udhagaysayo

  • @MubYus
    @MubYus7 ай бұрын

    Waa Heees Jacayl ah aan aad u jecalahay

  • @layla-ru1ew
    @layla-ru1ewАй бұрын

    Si uun ii gal aadmiga adaan kagaga soo go aye😢

  • @ahcontinh9539
    @ahcontinh95392 ай бұрын

    Waa aniga iyo saxibkay amiin Nuux waxanu fadhidinaa meherad u dhaw madaxtooyadii aan ka talin jirnay wakhtigii jaamacada Hargaysa, waa maamlo la sugayay ciidda carafo taariikhduna ay tahay 11/06/2024. Heestan oo labadayadaba xasuuso badan nagu leh banu jawi iyo laydh wacan ku mushaaxaynaa.

  • @amiinaahmed4494
    @amiinaahmed4494 Жыл бұрын

    Barre maxamed fiidow❤ iyo xabiiba xasan❤

  • @lifeistooshortbehappy4227
    @lifeistooshortbehappy42279 ай бұрын

    This is song xasuus gaara u leeyahay my favourite ❤️

  • @sundusshiikh9824
    @sundusshiikh98245 ай бұрын

    Abwaan barre, Legend murusade ❤

  • @hibaaqahmedduale9677
    @hibaaqahmedduale96772 ай бұрын

    Sacadu wa 8: 10 pm sanadku 2024/5/30 haben jimce so galayo Heesta badhbaan xaladeeda ku jiraa inta iga dambaysay cafimaad ku waara 🙏❤

  • @esthrahmed166
    @esthrahmed1663 ай бұрын

    10pm 18th April 2024 ayaan dhagaysnayaa roob yar oo shuuxa ayaa da’aya koobkayga coffe-ga ahna gacanta ku haystaa waxaan dhex mushaaxaya duni gebigeedu ay tahay khiyaal. Duni da khiyaalku wa Duni deggen bilaa buuq ah bay heestan ku dhagaysanayaa

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 Жыл бұрын

    Heesta ixtiraam Erayadii iyo laxankii bare maxamed Codkii xabiiba xasan tooxow

  • @MubYus
    @MubYus7 ай бұрын

    Waa heees Jacayl ah.

  • @Abdi_aziz_zancho
    @Abdi_aziz_zancho6 ай бұрын

    1/20/2024 habeen sabti ah😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw2 жыл бұрын

    Top Cod Xabiba xasan tooxow

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari7 ай бұрын

    Hees xus iyo xusid mudan Old is gold

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918Ай бұрын

    Naf laguugu aaminay adaa saaray oogadeee. A🥹15/4

  • @zaki_26
    @zaki_2610 ай бұрын

    Old is gold 20/10/23 who's still listening 🎶 ❤

  • @cadnimaxamuud8617
    @cadnimaxamuud86172 жыл бұрын

    Mirihii abwaan Barre maxamed Fiidow leento

  • @calisomali1447
    @calisomali14473 жыл бұрын

    25 September 2020 hbn sabti so galeso 😰😰😰

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire84002 ай бұрын

    9:31 Am 19 May 2024😮

  • @mahadabdi9371
    @mahadabdi93712 ай бұрын

    Waligeey waan ku jeclaan doonaa m❤no inkastoo duruufuhu inakala leexiyeen.

  • @maaido05
    @maaido052 ай бұрын

    Xasus dheer dim icelisy

  • @aj2023
    @aj20239 ай бұрын

    subax isniin ah 23/10/2023 hurdo ayan kaso kacay heestan baa iqabatay kkk wana soo doontay.

  • @user-fy7mo9xc4r
    @user-fy7mo9xc4r9 ай бұрын

    Siidka bulbul wah wah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo26354 жыл бұрын

    qalbigaygan edegtaa adaa u sida maqaar baase 😥😭

  • @shamsoyusuf1654
    @shamsoyusuf16545 жыл бұрын

    Wow mashllh wll hormar wcn ayaan kuleyahay ❤️💋💋

  • @gofadhelyrics7037

    @gofadhelyrics7037

    5 жыл бұрын

    alla haku sharfo walaashay