Heesihii ramadaanka

Музыка

heesihii ramadaanka
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 16

  • @daheraden5087
    @daheraden50874 жыл бұрын

    Afkaaga caana lagu qabey !!! Xusuus dalkeeni hooyo!!! Merci infiniment mon frère pour ces tubes nostalgiques !!!

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic15064 жыл бұрын

    Masha Allah sxb qasaaidada ramadanka intaa iyo inkabadan gaar ahaan kuwii hore ee gacan macaan iyo kuwii shekh xuseen Cali soosara mahadsanid sxbayal iyo Ramadan Karim

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    Ramadaan Kariim Xasan. Ilaahay ha noo wada naxariisto if iyo aakhiraba.

  • @JabuutiTV

    @JabuutiTV

    4 жыл бұрын

    ramadan karim , walaal

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    12:00 MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN - AHUN Ab. XASAN CILMI DIIRIYE ©Gaaxdii : AHUN Abwaan Xasan Cilmi ©Codkii : Abwaan Xasan Cilmi '' MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Waan ku raagsannayoo Yaa Ramadaan Run baan kuu jecelnee Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Ooddu kaa roganoo Yaa Ramadaan Raysaan kuu godolnee Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Rasuulkii (NNKHA) ayidaa Raxmadi u da’daa Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Ramadkii jannada Yaa Ramadaan Rayskii aakhirada Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Nafta raacday Iblays Yaa Ramadaan Tii rabbee la yidhaay Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Ratubkii noloshay Yaa Ramadaan Rayskii aakhiradaay Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Raxmadii Muslinkee Yaa Ramadaan Rabbi noo gartayey Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Raadadkaa qabow Yaa Ramadaan Raali baan ka nahee Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Maalintaan ribbannee Yaa Ramadaan Rugta hoose nimaad Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN Roone noo bariyoo Yaa Ramadaan Rasmi noogu adeeg Yaa Ramadaan MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN WA YAA MARXABAB BIKA YAA RAMADAAN '' Ilaahow waalidiinteen iyo waalidiinta Islaanka oo idil u naxariiso. Ilaahow cadaabta ka xijaab. Ilaahow iilka u qabooji. Eebbow Jannadii ku aroori. Ilaahow annaga nooga daba naxariiso.

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    1:10 BIL KHAYR WAA BARIIDO WANAAGSAN ©Gaaxdii : AHUN Xasan Cilmi ? ©Codkii : Hodan Xaaji Maxamuud Waa boshaaroo Ramdaan baa bilatay Waa bishii aan ballannee Khayr badnayd Ee aan u baahnayn Bildhaanteedoon aragnee Aynu soonka bilawnoo Bil khayr waa bariido wanaagsan Badhbadhaadhnoo Waa barwaaqiyo barakee Soo bayaantay innagii Oo badqabnee Aan u baxnoo Ayaynaan baylihiini Aynu soonka bilawnoo Bil khayr waa bariido wanaagsan Boqor weeyaan Inna soo booqanayoo Bajin maynnee Faradka aan ka baxnee Aan badheedhnoon Waajibkeenna boganno Aynu soonka bilawnoo Bil khayr waa bariido wanaagsan'' Rabbi’qfir warxam innaka antal Qafuuru Raxiim. Abwaan Xasan Cilmi iyo intii hoyatay Ilaahay naxariistiisa ha ka waraabiyo.

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan51824 жыл бұрын

    🤩🤩🤩

  • @ahmedshimales7644
    @ahmedshimales7644 Жыл бұрын

    🇩🇯⚘⚘⚘⚘🕋🕌🕌🕌mache allah

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan51824 жыл бұрын

    Hassan Axmed waa mahadsantahay huno heesaha ramadan 🌹🌹🌹

  • @JabuutiTV

    @JabuutiTV

    4 жыл бұрын

    😊😊

  • @daheraden5087

    @daheraden5087

    4 жыл бұрын

    Ma RTD YAD KA SHAQEYSA??

  • @JabuutiTV

    @JabuutiTV

    4 жыл бұрын

    @@daheraden5087 No, maya

  • @isxaaqcabdikariim7788

    @isxaaqcabdikariim7788

    4 жыл бұрын

    @@JabuutiTV sxb waxan uu bahna qasiidada ay qadayan hablaha xarbi ee ramadan ya ramadan oo goni ah hadad hayso bro

  • @halyey
    @halyey4 жыл бұрын

    MashaAllah MashaAllah Mahadsanid

  • @eliasjosef3060
    @eliasjosef3060 Жыл бұрын

    18:30 aax waa yaab sidu waqhtidu uu dagdagaayo. Waxaan xasuustay yaraantey. Abo hoyo waan ni jeclahay.

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa93943 жыл бұрын

    Agon koriya an ku xausuta. Wax badan an radinayay shukra. 13 sano ka hör aya igu danbaysay Balbala 2

Келесі