HANI UK | KU HAY HAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2013

Ойын-сауық

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
Codkii Hani UK
Erayadii Abwaan Hurfe Cali Qaylo
Laxankii Mustafe TT
Music Mustafa Karama
Camera & Edit by Abdinasir Cirro and Yusuf Garabey

Пікірлер: 503

  • @enghusnichannel5606
    @enghusnichannel56062 жыл бұрын

    Heestan ilaa hadda yaa Ila dhageysto 🥰

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    2 жыл бұрын

    Anaa kula dhegesanaayo 😍

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын

    Kuu hay hay😂❤xasuus wlhi 2013 soo xasusana waxaa dib u daawanaya 23/7/2023

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare97704 жыл бұрын

    2020 Qofkii Soo BooQDaY HeesTan like SaaR

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown85238 жыл бұрын

    Musicada heestaan 100% waan jeclahay😍, Markii hees somaliya la iweydiiyo kan lee usoo qabtaa musicada cml😘.

  • @falismahamed436

    @falismahamed436

    7 жыл бұрын

    guud wakusalny

  • @whitephoenixofthecrown8523

    @whitephoenixofthecrown8523

    7 жыл бұрын

    Falis Mahamed waa lidinka qaaday, lkn adiga iyo?😆

  • @whitephoenixofthecrown8523

    @whitephoenixofthecrown8523

    7 жыл бұрын

    Falis Mahamed add me on fcbk GULED ABDO ALI

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix16773 жыл бұрын

    Who is watching end of 2020👇

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney2056 жыл бұрын

    Still watching 8:56 pm cawa o ah ciid -dul adxa 2018, big love honey UK we love you

  • @drshifaa1895

    @drshifaa1895

    5 жыл бұрын

    me too 25/8/2018 Axyaa hees

  • @yasminali74
    @yasminali744 жыл бұрын

    18_1_2020 so xasuustay heestan😆😂Hani Uk❤

  • @nabilanahil3972
    @nabilanahil39727 жыл бұрын

    who is watching in 2017 like isaar

  • @abdifaraxali3195

    @abdifaraxali3195

    5 жыл бұрын

    Haye waan Ku hayaa

  • @communityzz
    @communityzz11 жыл бұрын

    Subxaana Allah. how did I get here. I was listening Muxadaro moment ago. My Allah for give me. Laakii midakale waxay rabaan ayey soomaalidu iskaga hadlayaa. Xishood danmbe majiro , oo laga xishoodo erayada lagu hadlayo.

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed85927 жыл бұрын

    hurdada igu labo ahaw qalbiga ku lamaansanow gacmaha laabtayda saaro 👐👐👐👐ku hay meeshaan larabo 💋💋hani uk💋💋

  • @koraalofficially8796

    @koraalofficially8796

    6 жыл бұрын

    Ayeeyo soomaaliyeed kkkk

  • @achrafhakimi41
    @achrafhakimi416 жыл бұрын

    SideydA oo Kale 2018 yaa Ila daawanaaya HeeztAn👈

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar20044 жыл бұрын

    2019 yaaa ila dhagaysanaaayo ku haay meeshaas

  • @zalatanka184
    @zalatanka1843 жыл бұрын

    Fav song of hani Uk 🤩🥰2014 aan barty hestn wllhi wn xsustaa World Cup 🏟 ayadoo soon thy aan dhageesn jiry xsus old is gold 🤗

  • @axmedtajir6386

    @axmedtajir6386

    2 жыл бұрын

    2014kii filaa in ay ahed

  • @diinsoormedia5195
    @diinsoormedia51955 жыл бұрын

    2019 wali yaa ila dhageysanaya☝☝☝💖💖

  • @reallyg5969
    @reallyg59699 жыл бұрын

    Ku hay ku hay heeee iwad cml nice quruxey

  • @shafiabdi5749

    @shafiabdi5749

    7 жыл бұрын

    Babley Babley h

  • @kaysemuxiyadin2122

    @kaysemuxiyadin2122

    7 жыл бұрын

    adigu makuhaysaaaaa meshaad larabtay

  • @iadow21
    @iadow2111 жыл бұрын

    wooow mashalh waxaa ixasuusisay gabar hadakahor aan wada sheekeynsan jirnay, exactly adiga ayee kuu egtahay. caadi maaha best song

  • @suhraabdiqadir7314
    @suhraabdiqadir73144 жыл бұрын

    2020/july/1 inta iga dabaysaay liketa ku haaya❤

  • @quen_taliso19

    @quen_taliso19

    4 жыл бұрын

    wan kuu saaray wana kula dhagaysanayaa

  • @ilhaanqaali6281
    @ilhaanqaali628111 жыл бұрын

    woow nice hani uk la iskama dhigee waaloo dhashaa quruxda waad udhalatay walee indr isha doqontu kaa dedan

  • @fadumomaxamed9769
    @fadumomaxamed97693 жыл бұрын

    Inta 2021 dawatay like dhac

  • @sharmakemoha327
    @sharmakemoha3279 жыл бұрын

    I love Somali songs so much

  • @idilaeey7456
    @idilaeey74565 жыл бұрын

    Subxnlaah wiil wiilki ay dhashay la eg bey wax la jilaysaa. Walaal haniyeey ilaahey ka baq caruurtadi baa wax dhalay xishoo ayeeyo ba tahay iska toobad keen before is too late. Shaadiyo sharafteda ilaali caruurtedi ba ayeeyo ku dhahayo, nabiil I sharmaake qalbiga ha ka jabin ragaas hooyadina waa iihii yaan lagu caaynin waa iga waano walaal

  • @sacdiyaamiin7349
    @sacdiyaamiin73499 жыл бұрын

    Hani nimankaan qaarkooda makasaayaan sidi loogu haayo gacanta meesha larawo adigoo ubaahan ayeey kaa jiifanaayaan laakiin waxaan rajeynaa hees taan iney kuwaano qaataan

  • @caamirzaki2652

    @caamirzaki2652

    9 жыл бұрын

    Cumrigasa jirta sex iyo waxanan loojogina kahadleesa war bax cibadeeso waqtiga kuhaay waad soo dhamesatee

  • @thefearlesskibaarka9642

    @thefearlesskibaarka9642

    9 жыл бұрын

    Kkkkk Rago dhan maaha

  • @hassanaden410

    @hassanaden410

    9 жыл бұрын

    caamir zaki

  • @sacdiyaamiin7349

    @sacdiyaamiin7349

    9 жыл бұрын

    Waa sax raga dhan maaha lakin hada waa aqirazama raga xumaantooda ayaa badatay

  • @sharuzaddiomondsoomaliland9140

    @sharuzaddiomondsoomaliland9140

    7 жыл бұрын

    Sacdiya Amiin hhhhhhhj ur mad my day hhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamsehaibeh8020
    @hamsehaibeh80209 жыл бұрын

    wooow amazing hani UK I love you forever this song is nice song hani your voice is sweet quruxley codkaaga macan ayan ku raaxaystaa ku hay Meeshan larabo looolz sidaasoo kale ayaa loo baahanyay that's more relaxing

  • @wizdream2404
    @wizdream24048 жыл бұрын

    nice hani uk wadka baxsatay cod iyo qurux mansha Allah

  • @wiilkadahabiga5532
    @wiilkadahabiga553211 жыл бұрын

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw Hani uk codka aduunka kugu dhamaaday weliba qurux aad ku sii darsatay. saaas ka rabaa cadowgaaga ha jabo. best song ever.

  • @cadaaniibrahim1809
    @cadaaniibrahim180911 жыл бұрын

    Wow eesh calaa, waxaasaa gabar soomaaliyeed lagaa yiraa, soo dhowoow abaayo gacmo furan.

  • @abwaansocdaal2629
    @abwaansocdaal26299 жыл бұрын

    nice song hani uk adoo illahy qurux kusiyay mahan inad maslaxa lasoo istaagto waxad rabto aniga ahaan kuma dhiibi leheeyn heees an dadweynuhu kuwada riyaqeyn

  • @fatushahassn6448
    @fatushahassn64483 жыл бұрын

    Yaaa iilaa da wanayo 2021 🤣✌️

  • @ilyaasali8841
    @ilyaasali88412 жыл бұрын

    2021/ 11 /30 qofki ku cesh ty is muuuuji🤪🖐

  • @ducaysanem463
    @ducaysanem46311 жыл бұрын

    Nin la wasaa muxuu ka sheegi gabar yaa khaniis

  • @abdiladif1071
    @abdiladif107110 жыл бұрын

    I like this girl masha allah so beautiful

  • @zakiyare2527
    @zakiyare252711 жыл бұрын

    waaaaaaaaaaaaw qoftaan caadi ma ahan waad shidantahy hani ku haaay cml

  • @caliyare9503
    @caliyare95037 жыл бұрын

    i like this song hani uk ur the best

  • @zakariyemuqtaar3324
    @zakariyemuqtaar332411 жыл бұрын

    caaaaaaaaaaaaaaaaaaadi ma ahan hani uk halkaa kawad wlsheys

  • @zamer5
    @zamer59 жыл бұрын

    Heeestan Abdi good muu qaldanayn waa sino cad Inciting generation

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul31782 жыл бұрын

    Yaa still gacmaha laabta ku haya 2021 ❤️😂

  • @deeqodarajo7638
    @deeqodarajo763810 жыл бұрын

    Yaasalaam Hani Uk. Heesta caadi ma ahan

  • @ayangeenyo2120
    @ayangeenyo212010 жыл бұрын

    All somali sisters are talent , mash Allah

  • @zamirasiman
    @zamirasiman5 жыл бұрын

    still watching 2019 😍

  • @sahankii-haldoorka
    @sahankii-haldoorka11 ай бұрын

    Still wachting

  • @J3xYT
    @J3xYT11 жыл бұрын

    HKKKKK anaa ku hay naayo ee kaas doqonka ah iska kici. Balan waayo meesha doonto 24 hours inaa ku haayo anoo ka qaadeen. KKKK :) NICE SONG. BEAUTIFUL GIRL.

  • @salmacadey7829
    @salmacadey7829 Жыл бұрын

    Still listening 2023😔

  • @jaasjees9862
    @jaasjees986211 жыл бұрын

    kan jiifaa siduu u jiifaa si jecel ah maahan

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Жыл бұрын

    Hani UK wow legend

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi68824 жыл бұрын

    Hambalyo yaa hani

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye94127 жыл бұрын

    wey iska agjiiftaan dhumar koodha. raga somalieed magartaan jaceelka.

  • @kinghdofficial8067
    @kinghdofficial80675 жыл бұрын

    Who's watching 2019

  • @marhabanbikum3615
    @marhabanbikum361511 жыл бұрын

    caadi ma ahan hani uk waxaa lo maleyaa in heesta mela badan ka hadleyso lakin waxa fahmi karo qof hurdada seegay anyway i say well done hani uk

  • @younggunner4500
    @younggunner45008 жыл бұрын

    xusuus wlhy heestan

  • @MuktarGudhow
    @MuktarGudhow10 ай бұрын

    Still listening 2023

  • @kaahakiinqalbisaafi4402
    @kaahakiinqalbisaafi44028 жыл бұрын

    waaaaaaaw hani cadeey noolaaaw cod wad haysaa xbbti

  • @Afisa543
    @Afisa5432 жыл бұрын

    😂😂😂😂heestan wilka ku jiro ma nol yahay😃😃😃quruxlow waye😊m.a

  • @codkahassan5100

    @codkahassan5100

    2 жыл бұрын

    Gacmaha laabtyda saaroo Ku hay meeshaa la rabo 🤣🤣

  • @hassanaamin3974
    @hassanaamin39749 жыл бұрын

    nice song wan i lisen i remenber samthing my freind he do it oyayayay thank hana uk u have good vioce and god representation thank u one more...

  • @7up797
    @7up7978 жыл бұрын

    Nice song hani 👌 💯

  • @niinihussein2014
    @niinihussein201411 жыл бұрын

    Nice Song :)

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics11 жыл бұрын

    Good singer she has a talent !

  • @DR1VEN00
    @DR1VEN003 жыл бұрын

    Wacaan dharyeel

  • @DR1VEN00

    @DR1VEN00

    3 жыл бұрын

    Tat

  • @abdikarimabdulle4675
    @abdikarimabdulle46759 жыл бұрын

    HANI UK . Hees ahead . Aad. Baan u jeclahey . Way ka soo daahdey . Fanaanimada.

  • @nimcosalaad391
    @nimcosalaad3912 жыл бұрын

    2021 heestan xasus

  • @abdirahmaanabdi4467
    @abdirahmaanabdi446710 жыл бұрын

    Ku hay meeshaan la rabo llol nice song wll done hani UK

  • @mohamedabdilahi7503
    @mohamedabdilahi75037 жыл бұрын

    naagtan naag ka quruxbadan qali danka kuma arag sxbow saan ku haynaga ee xage kugu imadaa walee madalan ahee

  • @king__ahmed7995
    @king__ahmed79952 жыл бұрын

    Hasustii hore 2013 when I was in class eight

  • @namjaabdinoor7874
    @namjaabdinoor78747 жыл бұрын

    I love this song

  • @MohamedAli-bs3bn
    @MohamedAli-bs3bn9 жыл бұрын

    Ku Hay Meesha la Rabo.....Alamagaay La Haysataa.

  • @deqodahir8006
    @deqodahir80065 жыл бұрын

    who is Still watching 2019 like me

  • @luulhussein2923
    @luulhussein29238 жыл бұрын

    hani UK macaan habo macaan waxaan allah kaga baryaa cadowgaaga hoos habo nolow wan Ku sugaynaa ogow mcnto

  • @munaaxmed290

    @munaaxmed290

    8 жыл бұрын

    kkkkkkk

  • @somalilandguul9811
    @somalilandguul98119 жыл бұрын

    Hala heestan waa laisku arkay

  • @user-wy6ui8ji6y
    @user-wy6ui8ji6y5 жыл бұрын

    may Allah guide you plz hes kale qadid mawesay ceeb

  • @mowlid72

    @mowlid72

    5 жыл бұрын

    Stupid and hypocirsy, you are watching and telling her to seek guidance. Soomaalida waxaa ka buuxa dad wajiyo badan leh, and a lot of them are not living in reality or truthful laakiin waxey jecel yihiin iney qofkale eedeeyaan oo wax u sheegaan.

  • @ibnuhasan680
    @ibnuhasan68011 жыл бұрын

    Anaaa kuhaynahe mesha larabtee kumeee kkkkk waa nice

  • @c.laahiguure2728
    @c.laahiguure27288 жыл бұрын

    maasha allaah walaashey Hani UK

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim39876 жыл бұрын

    Heesta kuhayhay meeshan larabo waxay ii tahay xusuus gaar ah✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌

  • @bwoylalana7490
    @bwoylalana7490 Жыл бұрын

    Still watching 26/2/23

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid39665 жыл бұрын

    2019 waxii ka dambeeye yaadawaday👍👍👍👍

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar20044 жыл бұрын

    Hani uk waan ka helaaaa inkastoo naagta aan jeclahay anan la rabin fanka

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    4 жыл бұрын

    Hani uk weekan ayaaba la guursaday hhhh

  • @abdulahiomar4402
    @abdulahiomar44025 жыл бұрын

    Kaalay anaa kaa marinayeee macan badan oo inaaderka ahe Darwiish gus wayn

  • @abdisamadsulieman2833
    @abdisamadsulieman28338 жыл бұрын

    Kataga fanaanada ii bashaal hani uk wooooww woow ku hay ku hay

  • @ayaanahmed7994
    @ayaanahmed79947 жыл бұрын

    i love it

  • @zaraosman8591
    @zaraosman85913 жыл бұрын

    Who is watching it in 2021

  • @abdulahiholand4022
    @abdulahiholand40223 жыл бұрын

    Heestan xagaagii 2013 ayaan aad udhagaysan jiray...

  • @axadam5376
    @axadam53766 жыл бұрын

    Great song

  • @alihussein3060
    @alihussein306011 жыл бұрын

    so nice music

  • @aragti6060
    @aragti60608 жыл бұрын

    noogu celi tan oo kale. Beautiful..

  • @FansoorHD
    @FansoorHD11 жыл бұрын

    waar untaa sxb moxammed laakiin waa la arkaa waana la dhaafaa waxan oo kale

  • @lakilove7955
    @lakilove79559 жыл бұрын

    waaw nice song hani uk habo

  • @mohamedyare2082
    @mohamedyare20826 жыл бұрын

    Qurax ley wan ku hayna mesha larabtit

  • @lakiizhofficialchannel7181
    @lakiizhofficialchannel71813 жыл бұрын

    2021 still wacthing😘

  • @niamahassan109
    @niamahassan10911 жыл бұрын

    bisinka naa isku xishood meshu ku godee subxanallaha waxa kasta oo laga xishoonjiray waaba lagu heesaya ilahoow dadka soo hanuuni ya rabi

  • @abdiwelly2982
    @abdiwelly29829 жыл бұрын

    quruxda fanka

  • @deekahassan1135
    @deekahassan113511 жыл бұрын

    masha allah hess iga dheh

  • @kaahakiinqalbisaafi4402
    @kaahakiinqalbisaafi44028 жыл бұрын

    nice song kuhaay lee iga dheh kkkkk

  • @nastehaabdirahman7577
    @nastehaabdirahman75778 жыл бұрын

    best of Hani uk

  • @nazerbrown199
    @nazerbrown1995 жыл бұрын

    Who watch 2018

  • @libanxirsi2689
    @libanxirsi26899 жыл бұрын

    waaaw waa hees qatar ah

  • @abdirahmanali8618
    @abdirahmanali86182 жыл бұрын

    Vry sweet

  • @ahmed-nuur4873
    @ahmed-nuur48736 жыл бұрын

    who is watching 2019 wow hees iga dheh

  • @nimomohamed7733
    @nimomohamed77337 жыл бұрын

    kuhay meeshaan rabo mana xaanka aa kuu shidan gacan aa kuu taaagau👍👍👍👍👍😂😂

  • @yonisrashidyey2730

    @yonisrashidyey2730

    7 жыл бұрын

    Nimo Mohamed nimci

  • @waakaaskan5779
    @waakaaskan577911 жыл бұрын

    maraxaas yaa kaso kiciyo mesha ani i fidhiisiyo qofta cadi mahin waa miss somalia qoftaaan

  • @muhanadyare5186
    @muhanadyare51862 жыл бұрын

    Kuhaay o cad ahaa😱

  • @jamalali5450
    @jamalali545011 жыл бұрын

    wow nice bartaan larabo ku qabo ama wada qaad waa hees cajiib ah

  • @daauus
    @daauus11 жыл бұрын

    Heesta caadi maaha 2013 wow

Келесі