HANI UK NAXLI 2016 Official Music Video

Музыка

Heestii Naxli by Hani UK ereyadii Mahad Jaarig Laxankii Mustafe Dafle 2016 Music by Qasim Karama Video by Waqal Production

Пікірлер: 228

  • @shamsoabdi4454
    @shamsoabdi4454 Жыл бұрын

    Waayuhu waa wajiyo badan yahay heeskan Markey soo baxeysay school Baan dhiganaye waan iska dhageysan jiray anoo wax ka fahmeyn balse maanta Baan dib uso raadshay ano xalad adag kujiro 💔💔💔waayuhu soo may imaan maqnantade💔💔💔

  • @sabirinainatakar3568
    @sabirinainatakar35688 жыл бұрын

    qofka iska hadlayo ha iska hadlee waleee waa qalanjo hani nolow quruxay 💜💜💜💜💜👍

  • @abdihakiimmohamed3326

    @abdihakiimmohamed3326

    7 жыл бұрын

    ABWAANKA inta dumar qalanjiyo qiimo lagu tilmaama adigaa uhodanoo qurayshtooda baatahy

  • @indhoindho1879

    @indhoindho1879

    7 жыл бұрын

    sabirina ina takar Absolutely 💜

  • @indhoindho1879

    @indhoindho1879

    7 жыл бұрын

    sabirina ina takar Absolutely 💜

  • @museliiban8162

    @museliiban8162

    6 жыл бұрын

    Qatar waaye heesteeda hani uk

  • @jaceelowyare1774

    @jaceelowyare1774

    5 жыл бұрын

    Waan Ku salaamy

  • @abdulyare9gewoonwaryaasoma612
    @abdulyare9gewoonwaryaasoma6128 жыл бұрын

    heestan inaba cadi ma ahan😍 way igu socotaa❤ kani uk quruxlay ii nooloow walashay qalanjo❤👌

  • @timojilacmaxamed5120
    @timojilacmaxamed51208 жыл бұрын

    waaaaaw nice song Hani taleex ileen UK taleex ayaa kahaboon wll heestan iyadoo daran doori ah waa diyaar

  • @abdiwaryaa2840
    @abdiwaryaa28408 жыл бұрын

    qalanjo illahay qurux udhamayey weeyaan hani uk inaba cadi mahan illahayow daa codkee dana daaba MashaAllah love hani uk

  • @sahalqunyarsocod5641
    @sahalqunyarsocod56418 жыл бұрын

    "Naxli caashaq waayadan, muxuu igu nastaayoo, naftaydii lugooyoo intuu nadiga ila dhacay, ii damqaa sidii nabar, intuu naara iga shiday, iga dhigay sidii nugul aan la nuuxsan waayee" Intaasaa heesta ugu nuxur iyo naaxiyad wacan.

  • @shamsoabdi4454

    @shamsoabdi4454

    Жыл бұрын

  • @rashkacadde9201
    @rashkacadde92016 жыл бұрын

    heestan markan dhageysto waxaan xasuusstaa wiil sxpkey oo hadda meel iga fog jooga

  • @filsankhan472
    @filsankhan4728 жыл бұрын

    opppppppppp caadi maaaha naxli hees shidan oon inaba caadi hayn iga dheh naxli caashaq waayadan maxuu igu nastaayoo naftaydii lugooyooo intu nudiga ila dhacay ii damqaa sidii nabar woooof wagyu socotaaa wale thnks hani nuuraaay

  • @msogadenqueen7594

    @msogadenqueen7594

    8 жыл бұрын

    habo falis wan ku salama mcnto

  • @filsankhan472

    @filsankhan472

    8 жыл бұрын

    +Ms Ogaden Queen wanka qaday habo mcn nuuraay ana aadbaan kuu salaamayaa nasabeey iinoolow cadey

  • @msogadenqueen7594

    @msogadenqueen7594

    8 жыл бұрын

    falis mohamed habo mcnto inolow jiir oo joog jiro allah haka hayo my dhiiga !!

  • @osamaahmedmuse6567

    @osamaahmedmuse6567

    6 жыл бұрын

    gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 Жыл бұрын

    Heestan waxaan ku xasuustaa abtigay Bashir cali xaaji geele oo aad u jeclaa. Waxaan umalaynayaa inuu ka nastay naafadii uu jacaylka ka dib mudo badan ka bacdi markuu ku guulaystay jacaylkiisii ❤ 😍 Farxad Ayaan abti ku rajaynayaa nolshada iyo ta jacaylkaagaba waana ii farxad inaan nolosha ku arko walaashay oo jacaylkaaga ku dhalatay

  • @gurhanthabo3317
    @gurhanthabo33178 жыл бұрын

    lovely song,keep the good work our unique classy girl hani.

  • @abdallaabdirizaq8563
    @abdallaabdirizaq85638 жыл бұрын

    woow wht a song by hani uk ................appreciated

  • @salmaan11
    @salmaan118 жыл бұрын

    "Beautiful" Heart touching song

  • @shukrinurabayo3286

    @shukrinurabayo3286

    8 жыл бұрын

    yeah it ok

  • @muhiyodiinnasir1128

    @muhiyodiinnasir1128

    5 жыл бұрын

    yeah

  • @allmaasitasenyorita4012
    @allmaasitasenyorita40128 жыл бұрын

    Wale Hees Watana wad ka baxsatay Hani Uk ❤

  • @onlysomalivision4484
    @onlysomalivision44848 жыл бұрын

    Ciid wanagsan Waqal Studio's group !!

  • @salmanyare2103
    @salmanyare21035 жыл бұрын

    Alla Haniyey quruxsanidaa wlh sidaan ku helo aduunyadoo dhan inaan u gato ayaan kabaqaa Allow ii kaadaa habeen walba ku seexdaa riyadaada

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown85238 жыл бұрын

    Nice melody😍😘😘.

  • @lullahmed3767
    @lullahmed37675 жыл бұрын

    Yaaac hanun badnaaa ala jeceel bes ayu igayahay

  • @hodanaskar9442
    @hodanaskar94428 жыл бұрын

    sawtan maqleyey fanka wey kabaxdey alle hakusoo hanuuniyoo

  • @saharasalah448
    @saharasalah4485 жыл бұрын

    Kama daaloh wlhi dhegeysigeda Mcn

  • @hamza49483
    @hamza494837 жыл бұрын

    she is pretty i swear. very good song , keep it up hunno

  • @harbinhojr7503
    @harbinhojr75038 жыл бұрын

    🔥🔥 waka helay wlhi 😘 👌

  • @indhibaatoigufilanfaraqaan8189
    @indhibaatoigufilanfaraqaan81898 жыл бұрын

    I like it hani

  • @aweizabdi7986
    @aweizabdi79866 жыл бұрын

    hanni seriously I like you !!!

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare30187 жыл бұрын

    💖💖💖💖😗💖😗😗💖💖😗💖 iska araag waa Quruuxley allhh keep it up😘😘😍😍😍

  • @ahmedjama7563
    @ahmedjama75638 жыл бұрын

    Woow I need HANI UK

  • @nadraothman5986
    @nadraothman59868 жыл бұрын

    hani UK 🎤🎹👌 my habar nic voice 😂😍

  • @husseinrodol7109

    @husseinrodol7109

    5 жыл бұрын

    hhh

  • @abdiaziizomerck457
    @abdiaziizomerck4577 жыл бұрын

    esh calaa hees waan ka helaa codka hani uk

  • @badacasjk
    @badacasjk2 жыл бұрын

    Hi love 💘 this songs

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    2 жыл бұрын

    Same here, ane Mar kle ayn so boqdey

  • @hawodahir9137
    @hawodahir91377 жыл бұрын

    waw Cadi mahan ayada iyo hestuba. dhb Yar mashidayan

  • @aidarussyussuf4028
    @aidarussyussuf40288 жыл бұрын

    Hani UK 😍💗💗

  • @deeqgudle
    @deeqgudle8 жыл бұрын

    Hees kacsan thank you Hani Uk

  • @neyrosyareneyrosyare2932
    @neyrosyareneyrosyare29328 жыл бұрын

    waa💘 shidan👌 tahay 💖💖💖💖💖fananad👍 igu❤ qaaliya 💋💋💋💋💋hani uk

  • @mohamudmuruq2477
    @mohamudmuruq24778 жыл бұрын

    i like it HANI UK

  • @hawodahir9137
    @hawodahir91377 жыл бұрын

    wow that is the best of luck

  • @katrafarah8061
    @katrafarah80617 жыл бұрын

    My sister loves you alot.. I don't know y... I think ua voice is amazing and attractive... Mayb...😇😇😇

  • @xidiganugaal395
    @xidiganugaal3958 жыл бұрын

    woww naxli caashaq waayadan muxuu igi nastoo 💏💏💏

  • @shairmungani7833
    @shairmungani78337 жыл бұрын

    Heestan cadi ma ahan !!

  • @mariammuhudin2511
    @mariammuhudin25118 жыл бұрын

    Wwwww hani sharaf stelka iyo codkaaga ayaan ka helay

  • @cabdoelmimaidhane7417
    @cabdoelmimaidhane74177 жыл бұрын

    nice song my lovely hani uk

  • @filsannur9655
    @filsannur96558 жыл бұрын

    Ilove hani uk ad heesa uku hela

  • @hanadabdulahibaasin6200
    @hanadabdulahibaasin62008 жыл бұрын

    Hani is the best song

  • @abdimursal4852
    @abdimursal48526 жыл бұрын

    hani waa gabada sanatka 2017😍😍😍😍🤗

  • @abdinaasirkhalam8154
    @abdinaasirkhalam81544 жыл бұрын

    13 October 2019 ila daawanaya

  • @qalinlecadde.5543
    @qalinlecadde.55438 жыл бұрын

    Nice Song.

  • @sowdahirsi9899
    @sowdahirsi98997 жыл бұрын

    waalahi she deserve to be the queen of somali singrs

  • @sakariyehassan3170

    @sakariyehassan3170

    Жыл бұрын

    Heestan waa jeclahay wali ❤

  • @libaaxaafrica8613
    @libaaxaafrica86138 жыл бұрын

    l love you hani uk

  • @hanayukey1046
    @hanayukey10466 жыл бұрын

    nice voice

  • @cherifhoussein
    @cherifhoussein8 жыл бұрын

    waaa erayo aad u wacan codkiii ku haboonaana helay

  • @sacdiyamukhtar7814
    @sacdiyamukhtar78147 жыл бұрын

    love u hani

  • @shekhawi
    @shekhawi8 жыл бұрын

    waaaaw heestan caadi maaha 😃

  • @ismacildictionary5394
    @ismacildictionary5394 Жыл бұрын

    Midkamida heesaha aan ku nasto . Alla! Jaceylaa 😥❤😥

  • @bukhaari2899
    @bukhaari28998 жыл бұрын

    Hestan waa kenty uk✌🏼️

  • @naagnool1352
    @naagnool13528 жыл бұрын

    Yaa iisoo qori kara ereyada heeska pls? Thanks

  • @seynabhappy6084

    @seynabhappy6084

    8 жыл бұрын

    hhhhh adi le iskudar daarso sxb

  • @ReerHawd
    @ReerHawd8 жыл бұрын

    Yaaab!! wayshidan tahay heestu kuwad hadaa rabto

  • @rahmaawil6417
    @rahmaawil64178 жыл бұрын

    lyrics plz

  • @bqoradaburc4830
    @bqoradaburc48308 жыл бұрын

    nic song hani😘😘😘

  • @qasaye4467
    @qasaye44678 жыл бұрын

    looooooooove kuahay hani uk

  • @boqoradkhatumostateofsomal4897
    @boqoradkhatumostateofsomal48978 жыл бұрын

    www wad shidantahay hani uk

  • @daniomar4900
    @daniomar49007 жыл бұрын

    masha Allah hani UK heestaan caadi maaha

  • @deeqoabdulahi8230
    @deeqoabdulahi82308 жыл бұрын

    hani ❤

  • @jaceelowyare1774
    @jaceelowyare17745 жыл бұрын

    Quruxley ilxun kuma aragto

  • @mohameddagane4408
    @mohameddagane44088 жыл бұрын

    nice songs

  • @maizaqueen9649
    @maizaqueen96496 жыл бұрын

    hani uk qurux ley wllshay qali allow kuda❤❤❤💋💋💋

  • @qadramohamed8653
    @qadramohamed86538 жыл бұрын

    nafsi kama baqeysid rabbi ku nimceyoo 😢😢

  • @AbdirizakDiyeeshe
    @AbdirizakDiyeeshe8 жыл бұрын

    nice song

  • @macantoqurux7029
    @macantoqurux70298 жыл бұрын

    Hanii love u Xabiibti

  • @xidiganugaal395
    @xidiganugaal3958 жыл бұрын

    nice girl and song

  • @abdiwahababdulkadir4458
    @abdiwahababdulkadir44587 жыл бұрын

    heeesi waaaa ta fanaaninta kale wxaan leenahay ku dayada hani uk

  • @mjmaulid5826
    @mjmaulid58268 жыл бұрын

    nice one hani

  • @ifrahabdikarimisman9006
    @ifrahabdikarimisman90066 жыл бұрын

    Nice ❤️

  • @ladnamohamed8790
    @ladnamohamed87908 жыл бұрын

    wan kahelay heestan

  • @fadxiomer1573
    @fadxiomer15738 жыл бұрын

    kalay soo diga yidhi waan ka baxay fanak ,maad soo laabatay

  • @nastehomohamed3382
    @nastehomohamed33828 жыл бұрын

    manshlh hani UK ilove u nolow mcnto

  • @samiiryare2197
    @samiiryare21977 жыл бұрын

    hani UK kal iyo laab ayn kugu ahy run ahaantii lkn heesa iska dhaaaf wll ad ayn kuu jeclahy ee fadlan codkyga qadari oo iska dhaaf

  • @FAAD21
    @FAAD21 Жыл бұрын

    Nice song

  • @cabdilaahicabdiraxman4479
    @cabdilaahicabdiraxman44797 жыл бұрын

    haer zare wle hani uk love ku ahy 2017

  • @mahatt114
    @mahatt1148 жыл бұрын

    woow caadi maahan

  • @abrahammahmoud9086
    @abrahammahmoud90867 жыл бұрын

    who is the DJ of the song

  • @rodaabdourahman6735
    @rodaabdourahman67356 жыл бұрын

    Super heest

  • @saforahajihabiib3903
    @saforahajihabiib39038 жыл бұрын

    waaaaaw nice song

  • @abdirashidkassim7750
    @abdirashidkassim77508 жыл бұрын

    this gwal though....mhot

  • @ridwanhakim4498
    @ridwanhakim44987 жыл бұрын

    hani UK is beautiful nolaw

  • @fatumaabdullahi7042
    @fatumaabdullahi70426 жыл бұрын

    queen

  • @mohamedhirsi5773
    @mohamedhirsi57736 жыл бұрын

    faanaan ka aan ugu jeclahay fsnasniinta waa hani malab

  • @hassanguhad6275
    @hassanguhad62757 жыл бұрын

    Nice

  • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
    @gabadhajecelwiilashajidhka58128 жыл бұрын

    gabadh nool😚😚😚

  • @Maanyotv
    @Maanyotv8 жыл бұрын

    qoftan ciyartade kuheystaa

  • @django3211
    @django32118 жыл бұрын

    wwwww hees shidan hani uk

  • @shukrishukulatiina4865
    @shukrishukulatiina48658 жыл бұрын

    Nyc song viiva Hani uk

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub24328 жыл бұрын

    Hani uk way habarowdhay waxaa ka dhacay jeebabka

  • @aasiyoabshir4865
    @aasiyoabshir48652 жыл бұрын

    2021

  • @yahyeboul5748
    @yahyeboul57485 жыл бұрын

    Hani uk asxan fanand

  • @mushtaaqbuubee8999
    @mushtaaqbuubee89996 жыл бұрын

    naxli caashaq waayhaa muxuu igunastoo naftaydii lugooyo ax wey

  • @stayblue759
    @stayblue7598 жыл бұрын

    nice______________song /////hani--------uk

  • @halimomaro7532
    @halimomaro75328 жыл бұрын

    weeeee weeeeee

  • @farxiyaaxmed4826
    @farxiyaaxmed48263 жыл бұрын

    M.a walshy hani uk hees aan caadi ahyn

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed22578 жыл бұрын

    wah wah walee ani leeba igu socta cml

  • @ckariimahmed9407
    @ckariimahmed94077 жыл бұрын

    Inaa tahay naruuriyo naalada adduunyada👌💯🙌🤔

  • @faankawiilka4297
    @faankawiilka42978 жыл бұрын

    Eesh cala hees Hani Uk Wad ka baxasatay Cod macaan & styl

  • @mahadali1596
    @mahadali15968 жыл бұрын

    hees aan caadi ahayn

Келесі