hanad

Музыка

Hanad ©
Shamsa Mohamed Foot (in Africa)
Somali music 2011
Shamsa Food
Kenya safari music
Somali music 2020

Пікірлер: 963

  • @xubikayf7721
    @xubikayf77217 жыл бұрын

    Ala heestan waxan ku xasustaa xajigaygii ilahay ha unaxariisto yaarabi janada nagu kulmi😭😭😭

  • @ahmedmohamedmohamoud9833

    @ahmedmohamedmohamoud9833

    7 жыл бұрын

    xubi kayf 😭😭😭😭

  • @ahmedmohamedmohamoud9833

    @ahmedmohamedmohamoud9833

    7 жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @hanadlp9305

    @hanadlp9305

    6 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @nololwcn2658

    @nololwcn2658

    6 жыл бұрын

    xubi kayf 😭😢😭 amiiin amiiiin yaa alllaaaàh

  • @keyfcali5836

    @keyfcali5836

    6 жыл бұрын

    xubi kayf amiin xappti

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Hestan walashey baa aad u jeclayd waxan arki jirey iyadoo Qoraal ahaan ugu Qorin Wiil ay is jeclayen markas Ana wan iska dhageysan jiray anoo micnaheeda fahansaneyn 2010.❤️ Maanta waa Marwo guri leh oo 9 Caruur ah u joogaan oo Dalka England 🇬🇧 dagan oo Calaf isku helay WiiLkay is jeclaayeen.. Alle haku barakeeyo gurigaaga abaayo❤️❤️❤️

  • @ayaanqaasinxasan

    @ayaanqaasinxasan

    6 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @SharmaarkeCumar-yv5cl

    @SharmaarkeCumar-yv5cl

    3 күн бұрын

    Aamiin wll

  • @abdusalamfarah6055
    @abdusalamfarah60552 жыл бұрын

    Old memories in 2012, in hagadera I used to listen this song as I was struggling studying there.

  • @aminoabdi5135

    @aminoabdi5135

    Жыл бұрын

    Me2 block b1

  • @abassyare6507

    @abassyare6507

    Жыл бұрын

    same ✅ it was hard time

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    Жыл бұрын

    Same there

  • @eynimohamedali2768

    @eynimohamedali2768

    Жыл бұрын

    😂 and here I’m struggling lol

  • @shukrisharaf2507

    @shukrisharaf2507

    Жыл бұрын

    I'm also there struggling 🙈

  • @kkk-rh7hz
    @kkk-rh7hz Жыл бұрын

    Old is gold🥰 Caawa oo ah habeen jimco soo galeeso taariikhduna tahay 12/8/2022 Saacaduna tahay 12:04 baan dhageesanooyaa waxaan joogaa dalkeyga hooyadaa Somalia Gobolka banaadir Dhegmada dharkenley ilahay nabada heesano allah ha inoo siyaadiyo inta iga danbeeso ee qoralka aragti hadaa ka mid noqoti like iisaar🙏

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    Жыл бұрын

    sido kale degmada dharkenley ka dhagesanayaa Aaamiin yaa rabbi 🤲

  • @AhmedAbukar77

    @AhmedAbukar77

    Жыл бұрын

    Dharkeyley qaasatan ceeldheere miyaah

  • @nuurmaxamed2149

    @nuurmaxamed2149

    Жыл бұрын

    dharkenlay ka xage

  • @caashodeeqo2317

    @caashodeeqo2317

    Жыл бұрын

    Walhi wan qiiroday markaa hestan xaraystay ala aduun muxuuyahay hadaa wataa inaysa adun wax ayan jacayl aalagu heesaaye balse hada wa aaqiro

  • @kkk-rh7hz

    @kkk-rh7hz

    Жыл бұрын

    @@ilwaadAbdurashiid4631 Daris aa nahnay

  • @fatmaali4968
    @fatmaali49684 жыл бұрын

    wlhi xasuus anoo dugsi dhexe ah oo wakhtigii break na lasoo fasaxay anoo xfdeena usoo socda baa waxaa u shidnayd gabar aan daris xooga isku jirno ahay ayadoo dhar dhaqaysa markaas baa heestan hawada ka jeclaada hadana mobilkayga ka dhagaysanayaa waxaana galayaa sabtida finally examinations ka jaamacada Aduunyo🥰😘

  • @cabdijawase5889

    @cabdijawase5889

    3 жыл бұрын

    mash allah wll

  • @omarhassan3043

    @omarhassan3043

    3 жыл бұрын

    All the best

  • @sadamabdinasir9673

    @sadamabdinasir9673

    2 жыл бұрын

    Noloshu wey socotaa Dhacdooynkeeda ayaana ku dareenaa mar marka qaar walaal🌍🤍💥

  • @ibrahimbaraare2770

    @ibrahimbaraare2770

    2 жыл бұрын

    mashaAllah lkn subscribe Ii saara walaal

  • @rahmadaganrahmadagan7047

    @rahmadaganrahmadagan7047

    Жыл бұрын

    Hada adigu ma dhimatay mise wa nooshahay

  • @mohamedabdirahim4654
    @mohamedabdirahim46542 жыл бұрын

    old is gold🥇 2022 am still listening to this beautiful song marnaba kamadaalo Big up shamsa.

  • @aziizahmomin5407
    @aziizahmomin5407 Жыл бұрын

    Ayyy🥺2014 caawa ayaa soo booqday like ii Saar walal

  • @Wllbarkhad

    @Wllbarkhad

    3 ай бұрын

    2024😂 Hadaa imqlayso queen😢😂

  • @ZyadcaliMalaq-fo4sf

    @ZyadcaliMalaq-fo4sf

    2 ай бұрын

    ​@@Wllbarkhad waa 10 sano kadib😅

  • @Wllbarkhad

    @Wllbarkhad

    2 ай бұрын

    Wlahi ani meeshan waxan kasoo raadiya commenta waxan arkay dad wada qiiroonaya

  • @fitaaxdaahir4106
    @fitaaxdaahir41062 жыл бұрын

    Qiso anoo rer miyi ah maskiin ah oo gaari dameer xaabo ku gurto aya heestan wiil abti dhalay noo daari jiray duruuftu ceeb mahan ee kadib muqdisho ban soo galay school ka dhamee .jamacad ku tala . Canada 🇨🇦🇨🇦 aya ka qatay sha haada dii heerka 2 baad. Hadan xas ma yeelan .waxan joga mareykanka . Alxamdulahi wixii an soo maray 24 sana jir hantiila ah buu ilaah iga dhigay marka nolosha marna wa kusiini marna wa ku ciili wlhi 21 june bisha 6 2022 maanta wan soo xasuusan doona wlh

  • @sucaadmohammed7568

    @sucaadmohammed7568

    2 ай бұрын

    Nolosha inay kuu qurux bdantahay ban rajeynayaa weli?🥰

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn

    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn

    14 күн бұрын

    Wn ku salamay wll

  • @masudabdirashiid4004
    @masudabdirashiid40043 ай бұрын

    Hello 2024 viewers 😂

  • @CoofavBulle-og5ld

    @CoofavBulle-og5ld

    2 ай бұрын

    Weekan😢❤❤❤❤

  • @mohamedkobra2305

    @mohamedkobra2305

    2 ай бұрын

    Heestan safarada ayyan gawirda ka dhagaysan jiray ano nin yara 2012 filaya dhiga ku dhaqaqaya shamso food fananad hessheda wagas la xisayn jiray ahayd

  • @mushtaqabdiqani5512

    @mushtaqabdiqani5512

    2 ай бұрын

    😂😂😂

  • @pogbaadenaden2463

    @pogbaadenaden2463

    2 ай бұрын

    2025😂😂😂😂

  • @mushtaqabdiqani5512

    @mushtaqabdiqani5512

    2 ай бұрын

    @@pogbaadenaden2463 hhhh

  • @tahliilmcalinyuusuf5198
    @tahliilmcalinyuusuf5198 Жыл бұрын

    Heesaha badanaa waqti iyo xilliyo tagey ayee dib kuugu celiyaan. Hadda heestaan hanad waxaan dhageysan jiray sanadkii 2013 mar aan safar uga baxayey magaalada muqdisho kuna wajahnaay magaaladeydii wabxo 😊. Safarkaas waxaa igu wehlinaay saaxibadeey oo kala ahaay mowliid oo hadda Kampala jooga iyo dibad oo dalka Austria 🇦🇹. Anigane hadda waxaa joogaa south Africa- Johannesburg. 10 sano ayaa hada kasoo wareegtay, waqtiga cajiibsanaa.

  • @ShaymaAhmed1233

    @ShaymaAhmed1233

    6 ай бұрын

    Hada kawn😢

  • @yasincamay9868
    @yasincamay98685 жыл бұрын

    heestan waxaan ku xasusta qofta kaliya een si dhab ah u jeclday waligay oo markasto ayado dhagaysane aan wici jiray ama iso diri jirtay ... 7 years later still listening this song march 28 2019

  • @hassanahmed898

    @hassanahmed898

    3 жыл бұрын

    Hada maa la qabaa

  • @adilhusseinabdulahi-uw8dn

    @adilhusseinabdulahi-uw8dn

    Жыл бұрын

    Waw

  • @mohaabdalla137
    @mohaabdalla1374 жыл бұрын

    2020 hadaa dawanaysid like iisaar

  • @cismaanwarsame1781

    @cismaanwarsame1781

    4 жыл бұрын

    Sas

  • @mucaadbadrudiin3592

    @mucaadbadrudiin3592

    4 жыл бұрын

    Adi isaar subscribe

  • @mohamedabdullahinour1073

    @mohamedabdullahinour1073

    3 жыл бұрын

    Yes

  • @hajiraahmed7249

    @hajiraahmed7249

    3 жыл бұрын

    Ok wll

  • @dalmaryare6911
    @dalmaryare69112 жыл бұрын

    After 11 years am still listening 🎧 19/6/2022 At Mayfair Johannesburg south Africa Nosoduceya wllyal

  • @abdiqanixasanmohamed6339

    @abdiqanixasanmohamed6339

    Жыл бұрын

    allha kuxafido sxp

  • @suhaybsaleban5334
    @suhaybsaleban53347 жыл бұрын

    sanado badan kadib wali wan ku haystaa heestan farta taag cida wali ila dhagaysata

  • @najmoxaax1494

    @najmoxaax1494

    5 жыл бұрын

    Atoore Video waaa

  • @wanaagsansidiihooyadeedwan3068

    @wanaagsansidiihooyadeedwan3068

    5 жыл бұрын

    🎧 2019

  • @qaalicady313

    @qaalicady313

    5 жыл бұрын

    🖕

  • @maria.safarow7619

    @maria.safarow7619

    5 жыл бұрын

    Me💋❤

  • @abdirahmanmohiidiin3257

    @abdirahmanmohiidiin3257

    4 жыл бұрын

    ✌✌👌👌👌👌👌

  • @wayel6515
    @wayel65155 жыл бұрын

    2019 yaa dawanoya hadad iga danbayso like

  • @bishaarcadaanigole6939
    @bishaarcadaanigole69396 ай бұрын

    Best memory song. Heestan xusuus cajiibay igu leedahay 2013 baa igu horeysay aan maqlo kadiban ringtone talefanka ku xirtay marka layso waco iguso dhici jirtay. Barigas waxa caan ahayd in heesaha talefanada lagu xirto ninkii yaqaan ba yaqaane. Wagaas buurtinla joogay hadana Canada Albert Ottowa bn jooga Xusuus cajiiba Allaha cimriga no barakeeyo ❤ 2024

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki2 жыл бұрын

    It's June2022 let's see how many legends are listening to this master piece

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun3 жыл бұрын

    Ilaa caruurnimadi 2011 ilahada 2021 oo an nin weyn ahay wali wan dhagaysanayaa heestan kamana xiiso dhicin ❤🥺

  • @NurdinAbdi-19
    @NurdinAbdi-192 ай бұрын

    Hestan wax kuxasustaa gabar an jeclan jiray weliba anigo arday school ah waigu xasuus hadana gabadhaa meel waliba eey dunida kajogta nolol wacan urajeynayaa❤

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka37724 жыл бұрын

    Hees An jeclhay waxan Dawanayaa 29 june 2020 hadad ila mid thay ☝️☝️☝️❤❤❤

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul31783 жыл бұрын

    Xasus Shamsa food fanan cod dagan Alla mxaa dad cajiba fanka ka cajisay😪 like hdd qoralkyga aragto salam🤝

  • @quenmasbal9558

    @quenmasbal9558

    3 жыл бұрын

    Gabadhaan manooshahy

  • @bisharGellowMahad

    @bisharGellowMahad

    Жыл бұрын

    @@quenmasbal9558 yes I saw her in Nairobi in 2021

  • @abdikaniomar374
    @abdikaniomar3746 ай бұрын

    Yaa ila dhageysanayo 2024 wali oo shamso food ila jecel wali ❤ wlhi 2012 hagardhera shalemo baan anigoo sugaayo ciyaar arsenal vs livepool naloo daaray show ahaan xasuus yaqeey 😢

  • @user-nr7jt1ml3v

    @user-nr7jt1ml3v

    5 ай бұрын

    Aniga 😂

  • @Wllbarkhad

    @Wllbarkhad

    3 ай бұрын

    Talie anagaa. Ilaa hada kuLa dhageysanayna😢😂

  • @anisoqaali114
    @anisoqaali1144 жыл бұрын

    Ax😥😥ana gaari dumaroo gurigeda dhaqato gacal iyo xigaalaba ugar gaarto ban noqon Ereyadas aya si ween itabty runti jcl aya ihayo asxabey iiso duceya plz inan jclkega calaf isku helno😍

  • @zakidaahirmohamed3005

    @zakidaahirmohamed3005

    4 жыл бұрын

    Alaha ku fududeeyo

  • @abdirizaksalat9156

    @abdirizaksalat9156

    4 жыл бұрын

    Noqo gaari dumar walale i.A

  • @abdullahiomar544

    @abdullahiomar544

    4 жыл бұрын

    Aniso anigu xataa waan raadiyaa qofaAn nolasha lawadaaho

  • @wadanisomali5911

    @wadanisomali5911

    4 жыл бұрын

    Aniso Qaali inshaa Allah wa gulaysanysa WL

  • @wadanisomali5911

    @wadanisomali5911

    4 жыл бұрын

    Aniso Qaali wa gulaysan wll insha alah

  • @maxamuuddaacad4154
    @maxamuuddaacad41542 жыл бұрын

    Heestaan Xasuus Gaara Ayay igu leedahaY wllkie iga ween Taleefankiisa Ayaan ka daawa jiraY anoo TaleefN Heesan markaa arko heesta asaa soo xasuusta, iigu Soo duceeYa in Allah Caafimaad Taama iisiYo wllkie wuu iga xanunaanYaHee inta qoraalkaan aqrin doonta😰😰

  • @byotsiyad5678
    @byotsiyad56783 жыл бұрын

    2021 hadaa daawabaysid ismuuji🤣🙈🤦‍♂️

  • @wiilqaraami2435
    @wiilqaraami2435 Жыл бұрын

    Waan hubaa heestan Miraha macaan inaad ka heshay sideyda ookale ood madaxa Lasii ruxeyso ee love isaar

  • @zakiabshir7200
    @zakiabshir72004 жыл бұрын

    2020 inti dawaneYsa like gareYa🌸

  • @mohamedtigow1385

    @mohamedtigow1385

    4 жыл бұрын

    Jkkn

  • @user-yh1vp6hl4o
    @user-yh1vp6hl4o2 ай бұрын

    Old is gold Waxaan dhagaysanayaa caawa oo taariikhdu soogalayso 1/5/2024 hbeen arbaco ah 8:45 Waxaan jooga bartamaha wadankayga gaar ahaan gobolka mudug magalada galkacyo bilan waa magaaladii aan jeclaaye ❤ Heestaan waxaa ila dhagaysanaysa Sxbtey Maria oo joogta magalada bosaso Waxaan ku leeyahay nasiib wacan sxb Caawa masoo laabanayso sababtoo ah waa hbeen tagay lkn commentigaan waan usoo laaban hadii aan waayo joogo i a

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын

    Heestan waa heesta ugu badan aan soo dhagaystay ciyaalnimadaydii kama xiiso jabi jirin ilaa hadane sidii baan u dhagaystaaa.❤

  • @ismahaanboqoradaafrica9684
    @ismahaanboqoradaafrica96844 жыл бұрын

    2020 /3/30 baan heestaan dhageesanaa waagaan yaraa waa jeclaan jiray heestaan lkn wax macno ah iguma leheen maanta anigoo jecyl i hayo baan dhagesanaya ana gaari dumaro gurigeeda dhamaqatoo gacal iyo xigaalaba u gargaarto baan noqon❤❤💘

  • @Maxamed17
    @Maxamed172 жыл бұрын

    2021 yameshan jooga shamsa food love you ❤️🥰

  • @shukriabdi5228
    @shukriabdi52284 жыл бұрын

    Masha allaah this is the best song ,I have ever heard. Waa heestii ugu ficnayd heesaha aan maqley.

  • @samowali8779
    @samowali8779 Жыл бұрын

    Back those days In 2012 I used to listen under mountainous region buusaar. Note the season was wet and cold. Gadgets most used was tecno support by a memory. Old is Gold

  • @Wll_Ali

    @Wll_Ali

    3 ай бұрын

    Ree buusaar ma ahan jirtay dhulkaygiii h❤😂😢

  • @ishwaaqilees9383
    @ishwaaqilees93836 жыл бұрын

    heestaan qofii jecel ani cml like ha iisaaro

  • @zuzudhalow5112
    @zuzudhalow5112 Жыл бұрын

    2023 intii ìga danbeysa oo dawata Alla cimriga ha idin dhereeyo like dhac kusii

  • @AmranAbdiqadir
    @AmranAbdiqadirАй бұрын

    Inta dhagaysato 2024 waa nisalamay😊🎉

  • @sawdasaid8904
    @sawdasaid89047 жыл бұрын

    2017 who is still watching waaa ban dhagesan jiray hestan an mid doqon ah jclaa

  • @idristaher9062

    @idristaher9062

    7 жыл бұрын

    Sawda Said kkkkk

  • @khadaressa8735

    @khadaressa8735

    7 жыл бұрын

    Sawda Said 😂😂😂

  • @ilyasyare3479

    @ilyasyare3479

    7 жыл бұрын

    Sawda Said hada waa ka kaaftoontay ma ahano alx

  • @hanadhappy6076

    @hanadhappy6076

    7 жыл бұрын

    Sawda Said kkkk markad jcled ma ushegtey in uu doqon ahaa doqonka maya adey thy bentaa waye doqon ma ahen

  • @guledyusufsamatar8082

    @guledyusufsamatar8082

    6 жыл бұрын

    Sawda Said kkkkk anigu hadan dhagysnyaa xzsuus ddrteed

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe3 жыл бұрын

    Heestaan xasuus aan la iloowi karin ayyey igu leedahay sanadka markuu ahaa 2011 ayyaan ka xagaa baxaney magalda bosaso oo aad u kululeed waxaan aadney tuulo ku tasha isla gobalka Bari oo xiriiro ladhaho degmada iskushuban hoostagta berigaa waxey berigii burcad badeeda tuuladaasno wey ku badneed burcadu markaas bn waxaan aadi jirey meheradaha ay ku qayilijireen heestaas baa siwaaliya loo dhageesan jirey 10 sano jir bn ahaa class 5aad bn maraayey hddana 20sano bn marayaa year 3aad bn jaamacadii marayaa alla yaa waqtiga dib iigu soo celiya

  • @jaylaaniahmed7072

    @jaylaaniahmed7072

    3 жыл бұрын

    Sheeko cajiiba aheed

  • @dr_abdala8041

    @dr_abdala8041

    Жыл бұрын

    Cajiib aduunka noocas ah. Hada inad Jamacada dhameysaa rajeyn bro After One year hadad Nooshahay....

  • @CadeQarawe

    @CadeQarawe

    Жыл бұрын

    @@dr_abdala8041 legend weli waa wadaa belaayada markaas baan year 3 galaayey

  • @dr_abdala8041

    @dr_abdala8041

    Жыл бұрын

    @@CadeQarawe kkkk haa mashallah sxb wxn moodey inad tiri hadan Year 3 Dhameeyey.. guuleyso waxyar baa ku haree is adkee oo Raganimo.isticmaal iskadaa Wahsiga Walalkeey😂

  • @CadeQarawe

    @CadeQarawe

    Жыл бұрын

    @@dr_abdala8041 war libaax saad sheegtay weeye caawa KZread baan ku jiraa oo heesa hore baan daadaawanaya commentsyada cajiibka ay somalidu qoraan baan iska akhrinayaa

  • @binurii0153
    @binurii0153 Жыл бұрын

    2023 am still watching Hestan waxan kuso xasusta anigo 10 jir ah hadane waxan jiraa 23 alxdullah waxan kadageysan jiraay mobile nokia c1 ladaho 🎉❤😊

  • @caamirahmed8039
    @caamirahmed80393 жыл бұрын

    WaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin 🇸🇴❤

  • @suleeedahir3841
    @suleeedahir38418 жыл бұрын

    I can't stop to leasing this song, I love it..

  • @abdirahmanosman7384

    @abdirahmanosman7384

    7 жыл бұрын

    qoftaan cadi mhn ar maa ii geysinoo

  • @somalimediasm2861
    @somalimediasm28614 жыл бұрын

    Hestaan waa hesta kaliye an dunida ugu jeclahay jacaylkaygi ba dhagaysan jirtay iyadana ku so xasusta 😭😭😭😭

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid46312 жыл бұрын

    Alla xasuus 2012 Adduunyo xiligaa school dhigan jire soo xasuustay Ani gabdhaha isku fasalka eheen baa wiil hanad la dhahaayo fasalka inaga dhiganaaye ku dhibi jirnay Hanadoo hada ma nooshahy 2022 daawanayaa👌🥰🥰

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    Жыл бұрын

    Waikanaa xa I xamanee 😵

  • @mohurre4983
    @mohurre4983 Жыл бұрын

    Flash back good day's 2011 🔥 habeenimo sabti sii baxayso 18/2/2023 7:45 Aduunoow yeelkaa.

  • @naasircadde718
    @naasircadde7185 жыл бұрын

    Still 3/19 2019 hees iska jeclhy like isaaar dadka aan isku midka nhy

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden72373 жыл бұрын

    2020 yaa daawanaya hadaad iga danbayso like isaar🤝✔️🌟

  • @Godane7777
    @Godane77777 ай бұрын

    Long time xasuus hestan waxan barty 2012 waa malmihi an is orankaro waa malmihi ugu macana ee ad noloshada kusoo mary hada oo an dhegaysanyo waa 25/12/203 gorshegtuna waa 2:13 habenimo 😎

  • @malyunsharafinanaden7329
    @malyunsharafinanaden73292 жыл бұрын

    Ana gari dumaro gurikitha daqanto gacal iyo hiqalabo u gargarto wan noqon ya ila daqeysanaya 2021 /11/30❤️🥰😥

  • @hanadiscoofficial5329
    @hanadiscoofficial53294 жыл бұрын

    inta ila daawaneysa 2020 like ta ha ila dhaafin

  • @aryanali6527
    @aryanali65274 жыл бұрын

    Still 2020 shamsa food fanaanad aan taageero❤

  • @Horaad17
    @Horaad173 ай бұрын

    Waxan sugaya boqoradi heestan i qaadi lahed ayado faraxsan nolosheydana ku qancsan❤

  • @amin-magio
    @amin-magio10 ай бұрын

    Old memories back in 2014 , in ifo nuura I used to listen this song as i was struggling studying there life is sweet in refugees ❤

  • @user-kq8gd2fx7v

    @user-kq8gd2fx7v

    6 ай бұрын

    Ifoooo my city😂

  • @wanaagsansidiihooyadeedwan3068
    @wanaagsansidiihooyadeedwan30685 жыл бұрын

    2012 ilaa 2019 🎧 kama xiiso dhaco heestan ana gaari dumaroo gurigeeda dhaqatoo gacal iyo cigaalba u gargaarta baan noqon 😍

  • @z1_certz228
    @z1_certz2284 жыл бұрын

    Sacadihiii 2019 ogu dambeyse hadaa dhageysaneysid like dhac igusii

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Жыл бұрын

    2023 -6-9 ya ila mid ah ay ugu horeysa heestani wilka wan kahelay hab labis kisa wa beautiful 🤩 ❤

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah Жыл бұрын

    Waxaan rumaysan la ahay Musiga Cabdisalan Jiimi Aun Waxaan dhagaysan jirey Markay soobaxdey heeskan Shamso food guul ban urajaynayaa

  • @LiibaancabdiCali-wt8gx
    @LiibaancabdiCali-wt8gx10 ай бұрын

    Ala maxaan dhageysan jiray heestaan waxa aan daawanaayaa 1/sept/8/2023 hadaad iga danbeyso like iisaar

  • @abdilleelmi831
    @abdilleelmi83111 жыл бұрын

    i found this clip by accident a few days ago, since then i ve been watching it everyday nd ppl who dislike dis are too jealouse, thank u shamsa ur so cute

  • @safiofarah295

    @safiofarah295

    7 ай бұрын

    Hey are you there 😮

  • @naaj2846

    @naaj2846

    6 ай бұрын

    Wondering the same 😭🫶🏼

  • @user-zn9jm8wd2u
    @user-zn9jm8wd2u4 ай бұрын

    Heestaan wllhi waxaa ku xasuusta 2013 xili aan bareefad english dhigan jiray ayaan wiil aan aad isku fahanay oo aan aad ujeclaa ayaan u aqrin jirey wllhi in mudo waa is waaynay aniga oo markasto qalbiga ku heyn jirey lkn meel kuma ogeyn oo xafda uu dagan yahay ma aanan aqoonin oo bateefadki waa dhameyney war markaas igu dambeese lkn in mudo kadib ayaan waxaan is aragnay walashii oo isheegte inuu geriyooday uuu mudo 6bil kahor geriyooday wlllhi naxdinta naxay ilaa 2024 weli qalbigeyga ku jira marna ma ilawin😭😭

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed44123 жыл бұрын

    iinshlah ilaw jacaylkayga calaf isugu kaya dar iinshlh xasuus so duceya Asxey ana gaari dumaro gurigeda dhaqato gacal iyo xigalab ugargarta bn noqon iinshalh ❤❤❤

  • @adanmohamed3087
    @adanmohamed3087 Жыл бұрын

    Who is listening to this masterpiece song 2023 for real old is gold❤🥀

  • @zuluu1000
    @zuluu100012 жыл бұрын

    masha allah woqooyi bari Kenya qurxoonaa dhirta ugaadha + nabad ilaahay haydiin siyaadiyo, inta kale somali ahna ilaahay haka dulqaado dagaalada.

  • @adilhusseinabdulahi-uw8dn

    @adilhusseinabdulahi-uw8dn

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @NastehoSalah-uj3so
    @NastehoSalah-uj3soКүн бұрын

    Heestaydi cawan so boqday .22july 2024🖤

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679Ай бұрын

    heestan waxan dhageysan jiray 2014kii what a legemad shamso food ❤

  • @adnaali8663
    @adnaali86636 жыл бұрын

    wiil aan jcela ayaan uu diri jiryna mr kasta wlahi cawa xasusu qaliya ku dhex jira 14/3/2018

  • @abdaleali609

    @abdaleali609

    5 жыл бұрын

    Fanbadan xaly bay dhimty

  • @abdirahmanmohamed2488

    @abdirahmanmohamed2488

    4 жыл бұрын

  • @cilmiboodhari4776

    @cilmiboodhari4776

    4 жыл бұрын

    Halkee kuu danbeeyey ninkaasi.

  • @shucaybabdirashiid4452
    @shucaybabdirashiid44522 жыл бұрын

    best cod shamso 2021 iyo wixii kadanbeeya 😍🥰👋

  • @ShaymaAhmed1233

    @ShaymaAhmed1233

    6 ай бұрын

    2024 still😢

  • @muniiraabdalla1497
    @muniiraabdalla1497 Жыл бұрын

    Old is gold Hestaan xasuus😢

  • @MohammedHassan-k4y
    @MohammedHassan-k4y3 күн бұрын

    Cawada inshallah axad soo galeysa ayaan waxan ku dhageysani haya south Africa ee ilaahey hanagu aamansada

  • @abdikanimohamadhassanalqad7296
    @abdikanimohamadhassanalqad72964 жыл бұрын

    Still listening 2020 yaa ila dhagey sanoyo wali favorite song❤👌

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir96732 жыл бұрын

    Markii aan waxbarashada aan aadka ugu heelanaa anigoo yar ayuu jclka mantey lagu dheelo intaan uu marayo aad kaga qiima sareeyay Lkin anigu ma aanan garaneyn Kkk balse waxan ku xasuustaa heestaan Gabadh iyo wiil intuu jcl dhex maray Waqtiga iyo Ehelku isugu dhaaf dhaafeen yacni ku adkadeen Ayey si lama filaan ah iskula soo baxsadeen Markaas Nosoo imaadeen Hoygeenii aan daganeen💔 gabadha ayaa aad usii yara jecleyd wiilka ka badan intuu jeclaa markaas Iskulka iyo Private-ka markaan ka imaado wey dhageysaneee markaan fasax ahay sido kale markan baxaayo wey dhageysaneee Anigu man dareemeyn xilligaa balse Tan iyo hadda Wey iga hor muuqataa sidii aan anigu xiligaa ku jiray💯❤🌍💥💥💥

  • @shuriashuria5800

    @shuriashuria5800

    Жыл бұрын

    Ma is guursadeen

  • @user-os2mm1rj8y
    @user-os2mm1rj8y8 ай бұрын

    Ohh my God I was watching when I was in 6 years walahi and now I'm 17 nice song and I love it ❤❤❤❤❤

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor97293 жыл бұрын

    This song reminds me of boarding school life.....👋👋👋

  • @mahdihajji5655
    @mahdihajji5655 Жыл бұрын

    Old is gold. This song remains my best song since 2011 upto now 2022. From Nairobi-Kenya

  • @amirahaxlam9737

    @amirahaxlam9737

    Жыл бұрын

    same here from Nairobi 🤦‍♂️

  • @sommediavlogs4273
    @sommediavlogs4273 Жыл бұрын

    Old is gold 2012 _2023 dhagesana yaaa😮 xasus

  • @user-rk9cq1hh7g
    @user-rk9cq1hh7g4 ай бұрын

    We are gedi issack,hussein kusow,sergio arabto,hassan durow and abdiharet salat listening now 2024 in kajiado kisaju iuk University in the hostel groud floor.....hataat ika dambeyso like sar

  • @suheylaaxmed6427
    @suheylaaxmed64277 жыл бұрын

    Ana gaari dumaro gurigeeda dhaqato ku gargaarta ban noqon👍👍👍👍👍👍👍

  • @cismaanwarsame1781

    @cismaanwarsame1781

    4 жыл бұрын

    As

  • @MrSact1012
    @MrSact101213 жыл бұрын

    she is real,naturale,fantastico. i like her, she is one of my favours. waxaan ku jeclahay waa qof naturaale ah means caadi ah oo jajaban oo actionkana ku fiican. i miss ya shamsa . intee joogtaa shamso . meeshaa joogto waa imaana. waa fanaanad naturale ah.

  • @aliyamanaf569

    @aliyamanaf569

    Жыл бұрын

    Manoshahay

  • @adilhusseinabdulahi-uw8dn

    @adilhusseinabdulahi-uw8dn

    Жыл бұрын

    Waw

  • @abdirahmankayse1979
    @abdirahmankayse19792 жыл бұрын

    one of my best favorite song ever

  • @mohamednuur8803
    @mohamednuur88032 жыл бұрын

    It remains me 2012 crisis period with my bros …all alone and suffering without mum 😭

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed50833 жыл бұрын

    2013 waqti aan iskul barefat ah aan ka dhigan jiray Mogdisho degmada dharkeynley Ayan dhegeysan jiray galabti markan guriga uso socdo sxpkey DHIBLAAWE ayaan ku xasusta Aduun war unbaa kaso hadhay 😪❤❤ FROM NAIROBI EASTLIGHT 12/9/2020

  • @awilyusuf9835

    @awilyusuf9835

    3 жыл бұрын

    Www xaas 23/1/2021 yaa dawanoyo

  • @farhanmohamedawil2947
    @farhanmohamedawil29473 жыл бұрын

    Heesta inta igadambaysa waxaa fiican inay like iska dhibaan

  • @daalochennal4382
    @daalochennal4382 Жыл бұрын

    Ax ax ax jacaylku waji malah marna waa kula jiraaa marna waaa ka jiraaaa habeen habeenada iga duwan 24/7/2023 10:30 habeenimo salaaasa aha broken heart 💔

  • @SayiT_Mohamett
    @SayiT_Mohamett Жыл бұрын

    Old is gold rikoor ay hooyaday lahyd baan cajilad ay kaga duubneed kaga dhageysan jiray 2013 Shamso mahamed food hooyo rabi haku cafido❤🤲

  • @adelhussein3859
    @adelhussein38592 жыл бұрын

    Old memories in 2012-2013.. shamso food Guleyso abid sister.

  • @ifraaah
    @ifraaah12 жыл бұрын

    shamso i loooooooooooove u for the seek of allah ur goood singer keep it up the best singer

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    Жыл бұрын

    Ma noshahy huno

  • @aliyamanaf569

    @aliyamanaf569

    Жыл бұрын

    @@a.rahmanmohamed2922 iweydi bal

  • @nasrudiinmowliidarmedia4025
    @nasrudiinmowliidarmedia4025 Жыл бұрын

    Xasuus badanaah heestan waxaan ku xasuustaa 2012kii baan duhurkii aad ugu dhagaysan jirnay filimka cun ee magaalada laascaanood, hadana waa 4/novemper/2022, dubur jimce ah 1:23pm joodarigayga baan iska jiifaa anigoo waaya jacayl i haayo😥❤

  • @kingdarmaan5092

    @kingdarmaan5092

    Жыл бұрын

    SalaamullaaH Saaxiib🖤🙌 From Laas-canod🖤

  • @nasrudiinmowliidarmedia4025

    @nasrudiinmowliidarmedia4025

    Жыл бұрын

    @@kingdarmaan5092 salamullaah sxb

  • @kingdarmaan5092

    @kingdarmaan5092

    Жыл бұрын

    @@nasrudiinmowliidarmedia4025 Sharafi korkaaGa ha ahaato LaandHeere🖤🙌

  • @duur_joog-jv2cn
    @duur_joog-jv2cn9 ай бұрын

    old is gold 2023 /10/23 maalin isniina 2:47Pm heestan kama daalo❤

  • @abdulfatahabubakar9191
    @abdulfatahabubakar91917 жыл бұрын

    one of the best somali song I had ever listened

  • @fatumasheikh123
    @fatumasheikh12312 жыл бұрын

    luv this song

  • @ibrahimhassansheikh8332

    @ibrahimhassansheikh8332

    Жыл бұрын

    Still listening in 2023 January

  • @abusharma9221
    @abusharma92213 жыл бұрын

    Old is Gold wlhi ❤🙏

  • @mustafaahmednorali5281
    @mustafaahmednorali5281 Жыл бұрын

    12sano kadib weli aad ban u jeclahay hestan ❤

  • @bashiirbk9980
    @bashiirbk99806 жыл бұрын

    hees Tan waxan dhagay san jiray aniga iyo Asxaap tayduba 2011 ilaa iminka wan dhagaystaa oo ay tahay 2018

  • @mohametthassanelmi6470
    @mohametthassanelmi64702 жыл бұрын

    Heeestan 2012 baan maqli jiray wlipo ango xlgz yar oo dugsi dhiganayo habar yarte baa dhageysan jrty xss 10years ka dip aniga dhagaeysanyo cwa oo tarikhdu thy 13/1/2022 waqtigu aadbu u cararaya waqtiga tagow salama🥺🙌

  • @idrisdunto417

    @idrisdunto417

    Жыл бұрын

    So sweet music. Indeed

  • @user-pb7uq7kz7z
    @user-pb7uq7kz7z Жыл бұрын

    Heestsn anigo yar gawar walshei ba dhageysan jirtey anigo aqonin micnaheda maqli jiray balse cawo anigo jawi jacel ku jiro isk dageysan hayaa 😩💔i think qofka jacelhy in a heli dono 😢😭

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn14 күн бұрын

    Heestan waxan dhehanayaa 9 jully mln Tuesday ah 2024 ❤❤😂.

  • @rahmahassanali8686
    @rahmahassanali86864 жыл бұрын

    Xasus ayay iladahay 2014 wiil an wada shekaysan jiray ayan udiri jiray misa gadhan katimid canada ayu racay lkn way ka dhaqajisay anigana wanka sodhofay 2017 ayu iso wacay wanku jeclahay cml anigana marwu ayan noqday adunyada waliga qof lama xumeyo

  • @mahdidaysane9039

    @mahdidaysane9039

    3 жыл бұрын

    Calaf ayaa idin kala geeyey runti lkn wax lalayaabo maaha waa Iska aduun Walow ay fiicneed inaad jacelkina xijisaan oo aad dhibka iyo dheeftaba isla qeybsayaan hadane calaf waa halkisa

  • @ismahaanmooto
    @ismahaanmooto7 жыл бұрын

    xasus wlhi 2011 dhageysan jirau

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali614 Жыл бұрын

    lagend kaa Askariga ah ban salaamay, waxaan sidoo kale salaamay nin kasta oo gabdhii uu jeclaa heestan ku shukaamin jirtay.

  • @fardowsaelmi43
    @fardowsaelmi436 жыл бұрын

    I think dis z de best song..... Bcoz it advice de ladies .... Hw 2 care 4 ur hubby.... Gurigeyda daqato... So nyc enjoy it

  • @abdirahmaneko8419
    @abdirahmaneko84193 жыл бұрын

    Old is gold🥰 2021