Halgankii SSDF Iyo Hal-abuurkii Khaliif Sh. Maxamuud

Maxaad kala socotaa taariikhdii, halgankii iyo suugaantii Abwaan Khaliif Sh Maxamuud?
Waxa ka warramaya Cabdulqaadir Sh Maxamuud oo ay walaalo ahaayeen, kana qoray buugga loo yaqaan "Halgankii SSDF iyo Hal-abuurkii Khaliif Sh Maxamuud"

Пікірлер: 115

  • @abdallayasiin8687
    @abdallayasiin86873 жыл бұрын

    khaliif sheekh maxamud ilaahy hawnaxariisto, wuxuu ahaa nin taariikhda puntland iyo somalia saamayn wayn ku yeeshay buu ahaa , mujaahid xaq u dirir ah , ilaahy janada haka waraabiyo .

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh4 жыл бұрын

    HALYEEY khaliif sh maxamuud waxa ka xumahay inaanan nolol kugu arag anigoon dhalan ayaad dunida ka tagtay laakin ma nasiib xumi oo gabayadaadii gubaabada ahaa codkagii reenka ahaa sida libaaxa ayaan dhagaystaa waxaad ahayd ruux dunida la keenay hadana eebihii ku abuuray ayaa kuu quuri waayay inaa dunidaan foosh-xun sii dhex joogtid halkaa iyo aakhirana kaaga waday koley caawana janadii waa hurudaa xuurul-cayn badanina waa kuu adeegaysaa ee EEBE WEYNE SWT HAKUGU WAARIYO aduunka waan isku haleeli weynaye aakhiro allah janada ha nagu kulmiyo si aan kaaga wareysto wakhtigii iyo waayhii adkaa ee aad dunida joogtay waxaan qirayaa inaa ahayd geesi aan gabasho aqoon cod-kar cadaalada jecel dulmigana neceb nabsigu maalmo kaliyuu soo dhaxaaye ragii kuusoo gabyay kuwii kugu soo digtay geeridaadii ayaamo ka dib nabsigu guryahoodu ka hilaacay oo waa halkaagiiye dhiigu sida daadkuu mulacyeeyey

  • @cabdiyarwwaxuuahaareerqand6463

    @cabdiyarwwaxuuahaareerqand6463

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @triplea86

    @triplea86

    4 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto halyeey khaliif sh Maxamud

  • @ibrahimabdibaxnaanm879

    @ibrahimabdibaxnaanm879

    4 жыл бұрын

    AUN kollay wuxu ku kusuganyhy Alle ayaa naga og khayr bAnse urajaynayna suugaan macan badan wanka dhaxalnay khaliif sh.maxm'ud

  • @dirgaxwanaf6605

    @dirgaxwanaf6605

    3 жыл бұрын

    @@cabdiyarwwaxuuahaareerqand6463 dhimashadiisi maxaad ka ogtahay malintu dhintey ma xusi kartaa

  • @dirgaxwanaf6605

    @dirgaxwanaf6605

    3 жыл бұрын

    Asaga oo amxaar ka garab dagaalamaya buu dhintey malintii goldogob la qabsadey 1982 isniintii 1500 oo qof baa kudhintey rag badan oo laqabtey waxaan kasuustaa nin cumar maxmuuda oo la oran jirey xoor wuu noola wagii igu danbeysey nin maxamed cumar ah buu ahaa

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire33594 жыл бұрын

    Halgamaa khalif sheikh wuxuu ahaa halyeey Taallo mudan❤

  • @adenadan8472

    @adenadan8472

    4 жыл бұрын

    Haa waa runtaa taalo ueg oo sidiisii ubariween haloo dhiso

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    3 жыл бұрын

    Indeed Allah ha u naxariisto Mujaahid Khaliif sh mohamud Nabada iyo Horayumar Puntland wuxuu u yahay Halyay he deserves taalooyin institutions and Roads to be named after him

  • @dahabiuk6147

    @dahabiuk6147

    2 жыл бұрын

    @@adenadan8472 ma hoyada ba ku qaldaysa

  • @mahoxaarin9162
    @mahoxaarin91623 жыл бұрын

    "Doorane mawdkii haduu dunida kaadheelmay Malag eebe soodiray haduu maradi kaadiiray Rabi kuudallaaleeh qabriga labada labada daamoodba Dulmi nimaan aqoon aakhiraa dabaq laseexshaaye Kudangiigso meel roon adaan diinta caasiyine Afartaa ducaan kuudalboo kuuduraansadaye." Khaliif sh.maxamuud allaha unaxariisto Wasiir juxa barnaamijyo dhaxal gal ah.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it4 жыл бұрын

    Ilow kuunaxariiso khalif sheikh maxamed Thank you so much juxa

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir6414 жыл бұрын

    ILAAHAY jannadii Firdowza ha ka waraabiyo Abwaan Khaliif Sh Maxamuud.

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever5533 жыл бұрын

    Abwaan khaliif sheekh maxamud ilaahow kunaxariiso ader mcne

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad245610 ай бұрын

    💔❤️‍🩹 Alllah ku naxaristo adeer Adiga iyo raagen kale dhibtay raag SSDF u halgamaye puntlnd yagleelaye wan jeclaan laha inaa waagas dunida joogo lkn ma noqon lkn jecaayl aan idiin qabay waxan taagay halkii aad harsan jirten taladan ku gorfeeyn jirten adeer haarkii aad noo seesteen baan harsana puntland puntland power ki qalbig ❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @farduusali2951
    @farduusali29512 жыл бұрын

    Allaha ha U Naxariisto KHaliif SH Mahamuudiyo dhamaan Muslinka oo dhan AAmmiin

  • @clubhouse1207
    @clubhouse12072 жыл бұрын

    Khaliif shiikh maxamuud waxan ka xusuustaa gabayadiisa isagoo siyaad barre la hadlaya. Gobonimadu ma,ahayn inuu bahal garqaadaaye ,Ma ahayn dhurwaa inuu la galo god iyo booraan,War waa loo gudboonyahay ee waa guurti kaa maqan Alle ha unaxariistee wuxu ahaa Halyeey SSDF ka tirsan oo gumaysigii kacaanka kasoo horjeestay

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud3 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Khaliif Sh Mohamud

  • @user-lc9cn2zt3s
    @user-lc9cn2zt3s7 ай бұрын

    Abwaan khaliif sheikh maxamuud alle ha unaxaristo

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud3 жыл бұрын

    Jazaaka Allahu khayran Mudane Abdi Farah Juxaa

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan24964 жыл бұрын

    Allah unaxaristo Amen Khaliif Sh Maxamuud halgamaa mujahid ah bu ahaa

  • @moyaa1852
    @moyaa18527 күн бұрын

    Waa Rasuulkii ugu danbeeyay Majerten Khaliif sheikh mohamud

  • @abdulkarimjamagabyaw4497
    @abdulkarimjamagabyaw44974 жыл бұрын

    Halyay buu ahaa alle hakuu naxariisto

  • @mohamedhersi
    @mohamedhersi2 жыл бұрын

    Ilahay haa uunaxariistoo abwaan khaliif sheekh maxamuud

  • @samatarahmed5495
    @samatarahmed54952 жыл бұрын

    AUN Khaliif Shikh Maxamud

  • @abdikeirmohamed3431
    @abdikeirmohamed34314 жыл бұрын

    Manshallah shaqo wacan juxa

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac24332 жыл бұрын

    Alla ha unaxariisto abwaan khaliif Codkiisa iyo saamaynta gabaygiisa waxa aad dareemi kartaa marka aad dhagaysato qaarkood darenkaga ayey badalayaan...

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer31044 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto raxmadiisana haku daboolo danbigiisii hore iyo kiisii danbena hadhaafo Awlaadiisiina kuwo saalixiina haka dhigo :

  • @gaduudog5011
    @gaduudog50114 жыл бұрын

    khaliif shiikh maxamuud halyeey buu ahaa alaha u naxariisto

  • @aminahaji4314
    @aminahaji43142 жыл бұрын

    ILAAHAY swt hawnaxaristi aamiin yaa ALAAH

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud3 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Mujaahid Khaliif Shiekh Mohamud

  • @ilyaasyoonis8745
    @ilyaasyoonis87454 жыл бұрын

    Ilhay ha u naxariisto mujaahid khaliif shiikh maxamuud

  • @M.Duran71

    @M.Duran71

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire33594 жыл бұрын

    Dowladnimadu waa geed harwayn balse kaligii talisnimada, quursiga, qabka iyo weerarka beel gaar ahi waa waxa raggu ka kaco. Cabdi siciid farah( Juxa) anigu waxaan kamid ahay ardadii xilligii uu ahaa wasiirka waxbarashada helay deeqda waxbarasho Abaal ayaan kaaga haynaa mudane howshaan waa muhiim intayada aan xilligaa soo gaarin in ay helaan.

  • @ahmedomar483
    @ahmedomar4834 жыл бұрын

    Mahadsanid Mudane Juxe. Shaqo Fiican ayaad haysaa.

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade1434 жыл бұрын

    Abwaan khaliif sheekh maxamuud ilaaheey janadii Fardowso haka waraabiyo ma hilmaami doono

  • @fireshadow6431
    @fireshadow6431 Жыл бұрын

    Ilaahow unaxariiso Mujaahid Khalid Sheikh Maxmud aamiin 🤲🏿🤲🏿😥❤ 🥰

  • @alidhuluc8285
    @alidhuluc82854 жыл бұрын

    Mansoyahankii qarniga khaliif alle ha u naxariisto.... "madoobaatayeey xalay miyey murugtay laabtaydu malkadaan ku taagnaa miyaa meeshi laga qaaday"

  • @M.Duran71
    @M.Duran712 жыл бұрын

    Inshaa allah khaliif sheikh Mohamud Jannah a fardawsa

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer31044 жыл бұрын

    Sida ay qabeen ama ay aaminsanaayeen hadraawi iyo abwaan gaariye khaliif gabayadiisu waxay ahaayeen guubaabo ee ma, Ahayn cay iyo xumayn midna

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof24833 ай бұрын

    Aun waa taariikh muhiim ah.

  • @abdirashidjama9762
    @abdirashidjama97624 жыл бұрын

    Alla yaa arxam mujahid khaliif sheikh mohamoud janadii allaha kaa waraabiyo

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar4552 жыл бұрын

    Illaahay ha u naxariisto

  • @mmdulyar2559
    @mmdulyar25594 жыл бұрын

    Barnaamijkan qeyb labada buu ku fiicanhy thnks wasiir

  • @maxamedyuusuf5861
    @maxamedyuusuf58612 жыл бұрын

    Alle yarxam

  • @DHABNUUGMEDIA203
    @DHABNUUGMEDIA2034 жыл бұрын

    Khaliif sheikh alle ha uraxmo

  • @Oawjama
    @Oawjama4 жыл бұрын

    Khaliif shiikh mxmud AUN. Mid ka mid halgaamayadii noo kacay. Isaga iyo kuwii lamidka aha waa kuwii ka dhiidhiyey xumaantii nalakula kcayey. La’antood ceel baa la inaku guri lahaa.

  • @gal-duurmedia7168
    @gal-duurmedia71684 жыл бұрын

    Waxaan kaa cod sanayaa si xushamdle qofka kanaalkaan ka masuulka ahoow in aad igu xidho ama aad adress kiisa isiiso cabdulqaadir shiikh maxamuud kaas oo aan karabo faahfaahin kusaabsan suugaanta khaliif iyo eraybixin kusaabsan

  • @abdirahmaansheebe6723

    @abdirahmaansheebe6723

    3 жыл бұрын

    Waad HeLi Kartaa wll qLi

  • @gal-duurmedia7168

    @gal-duurmedia7168

    2 жыл бұрын

    Wll mahadsanid Linkgiisa ii soo dir

  • @mahamudbashir1881
    @mahamudbashir18814 жыл бұрын

    Ilahay haw naxariisto

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947Ай бұрын

    Khaliif dawladda puntland iyo shicibkeeduba waa dayaceen abwaanka qof ka qiimo badan mj 100sano soo socota ka dhalan maayo eebe ha unaxariisto xitaa hal wado hal xarun hal garoon hal guuto oo ciidana ma uquuri waynay inaynu ugu magac darno waan ka xumahay puntland madaxdeedu maahan raggii ogaa meeshaan dagaalka ay dadku isoo galeen

  • @user-lc9cn2zt3s
    @user-lc9cn2zt3s7 ай бұрын

    Nin halyey buu ahaa

  • @mohamedahmedjabuuti8863
    @mohamedahmedjabuuti88634 жыл бұрын

    Ilhay ha unaxariisto khaliif sh maxmud, wuxuu ah shaqsiyaadkii usamaynta badnaa xiligii kacaankii lugooyo wadanka hystay , raga wax katuurayna waaa ahaa.

  • @nanalikeshalamadrid6709
    @nanalikeshalamadrid67094 жыл бұрын

    Cabdi faarax juxa laandheere ilaahay batahay✅❤️🇸🇴

  • @jamalgorgor7650

    @jamalgorgor7650

    4 жыл бұрын

    Nana likes Hala madrid ❤️

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan Жыл бұрын

    Allow jannatul firdows ku nagaadi halgamaa khaliif shiikh maxamuud In LA maamuuso ayuu mudanyahay.

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani3873 жыл бұрын

    Alle haw naxariisto khaliif sh maxamuud

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Жыл бұрын

    maan shaa alaa Juxaa🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @M.Duran71
    @M.Duran712 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Mujaahid Khaliif Sh Mohamud

  • @trumpppl2024
    @trumpppl20242 жыл бұрын

    Cajiib Walle khalif SHEIKH maxamud waa LAANDHEEREEYEY..

  • @AhmedAbdulkadir123
    @AhmedAbdulkadir123Ай бұрын

    aaboo IGA ma aad dhiman ee wad igu dex nooshahay

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Жыл бұрын

    Adeerkey allah ha uu naxariisto geesi bu ah walibo aftahan ku darsaday

  • @moyaa1852
    @moyaa18527 күн бұрын

    Adeer puntland waa ku iloowday reer Garowe Puntland ka dib baan waan dhashay wana ku aaminsan Rasuulkii ugu danbeeyay Majerten baad tahay Khaliif sheikh mohamud

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf47594 жыл бұрын

    Juxa maanta ayuu baraarugay waayo taariikh qiimo badan ayaa ku duugan Majeerteeniya iyo wixii siyaad bare ku falay taariikhdaasi waa mid soomaali oo dhan u baahantahay

  • @Awaale
    @Awaale3 жыл бұрын

    Allow ku naxariiso KHaliif Sh Mahamuud waxa uu ka mid ahaa Raggi dhaliyey gaaxda puntland oo manta la maalaayo, Allow ku naxariiso Khaliif. Laakiinse waxa nasiib darro ah ninkaa murtidaa iyo gabayadi leh dugsiyada iyo muqararka Dowlada puntland kuma jiraan waa nasiin xumo ha lagu daran soo jeedin laha anigu inti gabayo carbeed qaadan lahayd ardeydu

  • @omarmso1
    @omarmso1 Жыл бұрын

    الله يرحمه. خليف شيخ كان رجلا حرا.

  • @user-hj7kn1zk9b
    @user-hj7kn1zk9b8 ай бұрын

    Alaw unaxariis dadjari bayahaayeen

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 Жыл бұрын

    Mr Juxa hadaad comments ka fiirisid fadlan xog taakhrikheed nolashiisana allah haka dhigee dr yaasin cuuke nooga reeb waa rugcadaa taarikh badan haya

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Жыл бұрын

    Khalif shekh mohamud halyey ayuu aha qalimahayo siduu ugabyu jiray abwan ugabya luuqda midhaha talo inlo dhiso lina duceyo weye 👍

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals592 жыл бұрын

    Khaliif waxuu ahaa hogaamiyihii ruuxiga ahaa ee ssdf

  • @moyaa1852
    @moyaa18527 күн бұрын

    nabi Majerten Khaliif sheikh mohamud

  • @abdirishiidsaid8141
    @abdirishiidsaid81414 жыл бұрын

    Abdi farah juxa nin jecel wadankiisa

  • @maxamedyuusuf5861
    @maxamedyuusuf58612 жыл бұрын

    Waxaan umalayn inuu galaadi lagu aasay

  • @amiir.1243
    @amiir.12434 жыл бұрын

    Abwaan Khaliif, suugaanyahan dulmi-diid Soomaaliyeed oo weyn ayuu ahaa, Nabad haku ledo marxuumku.

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    2 жыл бұрын

    Dulmi diid maahayne boos doon buu ahaa dan soomaaliyeedna ma wadin tan majeerteena ma wadin soomaalina nin boos doonaya ayay u rogmadaan oo qabyaalad ku kiciya ssdf waxay jamhad qabiilaysan oo ka masayrsan sidee mareexaan madaxweyne u noqdaa

  • @amiir.1243

    @amiir.1243

    2 жыл бұрын

    @@gedefletv6049 garaadkaagaad noo qaawisay. Dadku qaabkaaga uma bukaan, garawso.

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    2 жыл бұрын

    @@amiir.1243 hadii bukaan jiro waa la garanayaa cida bugta waayo reer dhan oo ka masayray sidee madaxweyne mareexaan u noqday saw illaahay kama dhigin madaxweyne qadarka eebe lama dhaliilo lagamana xaasido qofka mansabka illaahay gaadhsiiyo

  • @amiir.1243

    @amiir.1243

    2 жыл бұрын

    Hhh war Ilaah ha hafrin qaddarlayne, nin xukunkii dalka iyo dadkaba booday badh cad tuuganimadiisa "waa mansab" & "waa qaddar" dadka ha ugu sheekayn. Reerkaad moodaysid maahi, se mar kale aan kuugu ceshee sida laguu hayo dadka oo dhan looma hayo. Marreexaanka iyo Siyaadkaad u hadlinna meelahaa kale la qabo ma grty.

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    2 жыл бұрын

    @@amiir.1243 jaahil baad tahay wax kastoo dhacaa waa qadar illaahay tan kale inqilaab baad ku eedaynaysaa maxamed siyaad aduunka ayuu kala mid ahaa saraakiil reer walba lehna way la fulisay laakiin waxaa la yaab leh adigu inqilaab qabiilaysan baad waday oo hal reer wato markaa kaagiibaa sharci ahaa kii maxamed siyaadna qalad buu ahaa bal Caqligaa eega soomaalaay tan kale haduu boobay umada soomaaliyeed maaday ku wakiilatay

  • @abdiazizcumeyr5491
    @abdiazizcumeyr54914 жыл бұрын

    Juxa shaqo fiican ayaad heysaa

  • @arizakomar5100

    @arizakomar5100

    4 жыл бұрын

    Masha alaaah wasiir juxa barnaamij muhiim ah oo jiilka soo socda anfacaya raga haatan joogab sawir fiican siinaya sida wax ahaayeen weeye dhegahayga waa ku raaxysataan dhegysiga barnaamjiyada mareegtaan keep going aayaan leeyahay Sheekhaduun

  • @user-iy4xe6by9h
    @user-iy4xe6by9h7 ай бұрын

    Abwaanku Puntland Maxu ka faaiiday teeda kale Hal meel xataa miyaa Logu magac daray.!!!??

  • @sacfaransusaan7233
    @sacfaransusaan72337 ай бұрын

    Abwaanku sow cali saleeban ma aheyn

  • @moyaa1852
    @moyaa18527 ай бұрын

    Khaliif sh mohamud wuxuu xaq taariikh puntland hala siiyo waliba dadkii lahaa

  • @user-ox7bk3yb6x
    @user-ox7bk3yb6x10 ай бұрын

    Taariikhda dhalashadiisa yaa huba allaha unaxariistee , 1950 haduu dhashay = waxay ka macno tahay in uu gabyadiisii ugu caansanaa uu tiriyay isaga oo 20 iyo dhawr jir . Cajiib

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame17399 ай бұрын

    ASC JUXA WAA KU SALAAMEY HALYEY REER BUNTLAND ALAHA KU XIFDIYO AMIIN QALIIF SHIIQ MAXAMUD WAA HALYEY GEESIYA OO HALGAMAA NAGU QAALIYA TAARIIQ NOGU QORAN YAHAY QALBIGENANA WUU KU DHEER YAHAY WUXUUNA U DHINTEY XORNIMADENA ILAAHEY JANATUL FIRDOWS ACLAA ILAAHEY HA UGU BISHAAREYO WAXUUNA U DHINTEY WADANKIISA DIFAACAYA OO CALANKÌI KA TAAGEY GALDOGOB ASAGOO DIIDAN INEY ITOBIYA SHEEGATO DALKIINA AYNA DISHEY ITOBIYA ANIGU WAXAAN DHIHI LAHAA BUNTLAND OO DHAN DUGSIYADA QURAANKA IYO ISKUULADA IYO MEEL KASTA OO ADEEGA BULSHADA HA LOGU MAGAC DARO AWLAADADIISA IYO XAASKIISIIBA ALAHA UGA DHIGO KUWO SAALIXIINA AMIIN

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 Жыл бұрын

    Naxariistii jano allaha Ku siiyo adeer waxaan ballan ah inaan kuugu magac daro wiilkeyga curdka ah, halyey qaran oo a an weynay ayaad aheyd

  • @dahabiuk6147
    @dahabiuk61472 жыл бұрын

    Taariikhda abwaanka ninkan un baa arkay wax ka shekaynaya maxa sidaas loogu dayacay mujaahidka?

  • @mohamedhersi
    @mohamedhersi2 жыл бұрын

    Baal iskdhuugaa shiiroow talkaalgii kuu maa dhageesteen

  • @barkhadleahmed6619
    @barkhadleahmed6619 Жыл бұрын

    Khaliif sh maxamuud sanad kee buu dhintay

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Жыл бұрын

    Kani waa khalif walaalkiis saan umalaynayo

  • @aishaabdul8734
    @aishaabdul87344 жыл бұрын

    khaliif sheikh m fariidnimada abtiyadii bu ka keenay wiil waa abtigiih

  • @hafidproduction4279

    @hafidproduction4279

    4 жыл бұрын

    Kk oo baayey abtiyadii yey ahaayeen

  • @jawahirmuuse5205

    @jawahirmuuse5205

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk ninku waa reer afdheere ah reer Abt nin fariidnimo kawayn weeye

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms2 жыл бұрын

    your dark history.

  • @cabdalaadanahmed1128
    @cabdalaadanahmed11283 жыл бұрын

    Qabiil mooryaantoodii ayad gaar uga sheekaynaysaa mooryaan xaafad walba ayay joogtaye wax nuxura sheeg

  • @abdikareemhassan7249

    @abdikareemhassan7249

    2 жыл бұрын

    Waxa thy qof miskiin ah o maan gaab ah lkn hadad tiri KHALIIF SHIIKH MAXAMUUD wuxu aha jiri waxad kaga goynayso amad ad ku yeelayaso majirto maantana janno bukujira o ku raaxaysanaya waayo dulmigi iyo dulinimadi bu diiday naftiisa iyo dadkiisaba wa u diiday aduun marku joogayna shaqadi ku haboonayad wu qabatay adeer Mcn Khaliifow RIP ❤️

  • @adenadan8472
    @adenadan84724 жыл бұрын

    Anaa joogay malituu dhintay xabadu futada beey uga dhacaday nin bari ween buu ahaa

  • @ismailabdi4206

    @ismailabdi4206

    4 жыл бұрын

    Waliba asagoo hooyada foorar ku wasaya.

  • @eng.mohamedhassan2496

    @eng.mohamedhassan2496

    4 жыл бұрын

    nacaladi kugu dhacday been ku xoog badanaa Legend Khalif daanyer adoo kala ah horuu uga maahmaahay

  • @tacticalbrotherz9061

    @tacticalbrotherz9061

    4 жыл бұрын

    Ceydiid bu aha ninka futada xabada uuga dhacdey

  • @cawoafxarago5839

    @cawoafxarago5839

    3 ай бұрын

    Markaad dhimato wuu lu sigayaa commentigani khaliifna waa dhinty alla how naxariisto lkin yaa kaa cafiyay ajar baa isaga u shaqaysay Anagu dambi kaa dajin mayno adiga ee ajar u shaqeee

  • @AhmedAbdulkadir123

    @AhmedAbdulkadir123

    Ай бұрын

    adeer kuwuu futadooda iyo afkooda xoreeyay abo a wàan khaiif sh maxamuud baatahay iisheg macada kahadlikartaa

  • @clubhouse1207
    @clubhouse12072 жыл бұрын

    Khaliif shiikh maxamuud waxan ka xusuustaa gabayadiisa isagoo siyaad barre la hadlaya. Gobonimadu ma,ahayn inuu bahal garqaadaaye ,Ma ahayn dhurwaa inuu la galo god iyo booraan,War waa loo gudboonyahay ee waa guurti kaa maqan Alle ha unaxariistee wuxu ahaa Halyeey SSDF ka tirsan oo gumaysigii kacaanka kasoo horjeestay