No video

Gen. Gaafoow: "in aan daaro dhaadheer seexaano dadkeeniina ay Falastiin oo Kale ay................

Gen. Gaafoow: "in aan daaro dhaadheer seexaano dadkeeniina ay Falastiin oo Kale ay Yahuudi ku tumanayso sax ma ahan".
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 5

  • @sharifjama20
    @sharifjama20Ай бұрын

    Duqan ninki dadka afdubanayay somaha asaga iyo walalki markay xildhibanka xoga kuso qaten,,, gormu damirka yeshay,, duqa Allaah haku so hanuniyo

  • @ahmad6967
    @ahmad6967Ай бұрын

    Qof kani aqli xumaa ma afar qoblaa dabaal hortaa adigu isxore markaan ka hadal filisteen dabaalyahow tufu caliyk

  • @mahad9555
    @mahad9555Ай бұрын

    Qof tiisa daryeelo ayaa tu kale wax u tara.

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi197529 күн бұрын

    Udagan waa munaafaq falastiin adiga ayaa qeyb kah dilkooda america so walaal ku ma ahan

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519Ай бұрын

    ceel.buur iyo galhareri maxaad shabaab uga kacsan weyseen