No video

HILBO BAC LAGU ARUURINAYO:-Hilbaha dhalinyaradii Xalay maqaayada lagu Qarxiyay

HILBO BAC LAGU ARUURINAYO:-Hilbaha dhalinyaradii Xalay maqaayada lagu Qarxiyay oo bac lagu aruurinayo iyo xaalad Murugo ah oo weli kajirta Maqaayadii la Weeraray.

Пікірлер: 78

  • @shamsajama4931
    @shamsajama4931Ай бұрын

    waba laga nastay maxa so celiyey bismillah ilahow u wada naxariso Aamin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241Ай бұрын

    Allah ha unaxariisto intii dhimatay 😢😢allahayow muqdisho muuq bilan nabad sii 🤲😭

  • @hanaadinagiib
    @hanaadinagiibАй бұрын

    SubhanaALLAH erayada xanuunka badan ee aad u damqa qalbiga ehelka iyo insaanka, ka bina,aadan ahaan, hala soo istaagin halkan, hilba bac lagu ururinayaa masiiba dhacday ALLAHA u naxariisto intii ay sababsatay masiibooyinkaan.

  • @ABDIRIZAKSUGULLE
    @ABDIRIZAKSUGULLEАй бұрын

    Allah(s.w.t ) ha unaxariisto inta dhimatay inta dhaawaca ahna Allah hacaafiyo magaalada muqdisho iyo ehelkeedana nabad waarta hasiiyo, Allahuma amin

  • @CaaishaMaxamud-b1h
    @CaaishaMaxamud-b1hАй бұрын

    illaahow noo gar gaar Yaa rabbi 😢

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1bАй бұрын

    Ax ax ax ilaahow Somalia 🇸🇴 u gargaar yaaa allaah from afmadow juabalnd

  • @user-vo9cj7pr1o
    @user-vo9cj7pr1oАй бұрын

    Allahayow shacabka soomaaloyed allahayow u gar gaar inta dhimatay alllaah ha unaxatisto inta dhaawacantay alllaah ha caafiyo allahayow soomali nabad Ka dhig

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5Ай бұрын

    Dadka somaliyed sidan ayaa lolaynayaa sabab la'an dowladii masuulka kaheed waxay kumashqul santahay siday halka dolar iyo labada dolar aysoo helan inay cashur kusorogto wanasiib daro nagu dhacday illahayow dowlat tandhanta ayaanku waydisanay

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121Ай бұрын

    Askartii laaluushka qaatay o gaariga so daayay aaway. Wa in sharciga la mariya si kuwa kale cashar ugu noqdaan. Allah ha u naxariisto intii ku dhimatay, dhaawacana ha u boga dhayo, aamiin

  • @user-fo9ow3vn4j
    @user-fo9ow3vn4jАй бұрын

    Waa Malin isnin ah kusaliya nabigeena scw scw scw scw ❤️ intii dhimatayna alah unaxaristo intii dhawacana alah hauboga dhayo

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    Ай бұрын

    SCW SCW SCW

  • @SSS78781
    @SSS7878127 күн бұрын

    😭😭😭QARAXAS YAHUUDA MAY LA DOONTAAN CADAABTA ALLAHA KU FOGEYEE MAXEY MASAAKIINTA U QARXINAYAA...PALESTINE MAY U HIILIYAAN HADAY WAX ISKA DHICIN KARAAN

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wcАй бұрын

    Soomaaliyey. Tuubuu illaa. Laahi toowbatan xaqiiqiya. Aad ka guulaysateen cadawgiina

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492Ай бұрын

    Subaxallah

  • @bellaguul840
    @bellaguul840Ай бұрын

    Inshallah Ilahay nabad hasiiyo Somali 🇸🇴

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447Ай бұрын

    Inaaalilaahi wainaa ilayhiraajicuuna allaha unaxariiiisto

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819Ай бұрын

    Walalayal dhalinyarya ree xamar illahay ha no gargaro dhamanten wayo aad ayan uga xunahay waxa mesha ka dhacay lkn dadwaynaha wa inay isku dubnadan si ay cadawga iskaga dhiciyan kuwa khawarijta u wadeya iyo iyagu wa isku miid arin murugoleh Somalia ha nolato

  • @rashiidsaleban2559
    @rashiidsaleban2559Ай бұрын

    Alle ha u naxariisto dadkii ki dhintay meeshan, hana u booga dhayo.

  • @rabilekhalifa1294
    @rabilekhalifa1294Ай бұрын

    We die every day is 😢😢😢

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9tАй бұрын

    Ilahay haugargaaro shacabka😢 dowlada xun hala rido inqilaab ku ridi

  • @AbdirahmanShiikh-l3d
    @AbdirahmanShiikh-l3dАй бұрын

    Allah ha unaxaristo

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1bАй бұрын

    Ilaahow adigaan ku barinay oon adoomadaadii nahay na abuurtay ilaahaow noo gargaar hadaanu somali nahay islaamkoodhan dhibka qaad ilaahow

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9dАй бұрын

    inaa lilaah wa inaa ilahyhi raajicuun allow adaa umada umaqan dowlada ayadaa kadambeeysa waxa muqdisho kasocda alle umada ha udhib dhaamo umada ayagu ha tashteen haba lagumaado ayagoon bananbexeeyn ayaa lagumaadayaa lkn hadeey sidhaba ukacaan ee lagumaado way guuleysanayaan walhi

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xwАй бұрын

    Inaa lilaahi waina lileyhi rajicuun,

  • @Cabdiwahaab-v9z
    @Cabdiwahaab-v9zАй бұрын

    WAXAAN HALKAAN KABOGAADINEYNAA HOWL-GALADA GEESINIMADA LEH EE XARAKADA MIJAAHIDIINTA AS KA FULINAYAAN XERYAHA cADOWGA GABAAD KADHIGANAYA EE SHAAR SHACAB LOO XIRAYA ALLAAH AYAA KUMAHAD SAN HORAY IYO GADAAL WAXAAD OGAATAAN SHACABYAHOW WAXA LOO DAAALAMAYA WAA IDINKA DADKA AAD MAANTA CADOWGA UHEYSATAAN WAA DOWLADIINA ISLAAMIYEED EE JIHAAD XAQQA AH KAWADA BARIGA AFICA. SI WALIBA OO BEEN BOROBOGAANDO BEEN HAWAAS AF-CAADE QAATE LA IDIIN SOO MARIYAY HADANA WAXAY AS DIYAAR U YIHIIN INAY XAQIIQDA IDIN SOO GUDBIYAAN MORYAANTA MAREEKAN EE MURTADIINTA AH YEYSAN IDI SIRIN SAAXIIBAYAAL MAALIN UN WAAD KU DIIRSAN DOONTAAN NASRIGA BALAARAN EE KASOO IFAYAY GOBALKA-SIDA AFGAAN INSHAA-ALLAAH- AS GUULEYSTA

  • @FAAD21
    @FAAD21Ай бұрын

    Intii ku dhimatay allaha unaxaristo

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pcАй бұрын

    War kuwaan umada alha kaqabto waa dad dana kale wata umada alaha ka qabto ayagana hasheegaan somaali wayneey isisheega hala idnkaqabto😢

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashiАй бұрын

    Runtii wan uqalanaa in saan naloo laayo waayo umada somaliyeed baa u ogolaaday in saan loolaayo alxaqiqa

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe8953Ай бұрын

    Saraakiil qaali ah ku baxdy xalay dowlada waxe lnkirrtay

  • @Degaliah
    @DegaliahАй бұрын

    😢😢😢😢

  • @ahmednorabdi7677
    @ahmednorabdi7677Ай бұрын

    😢

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757Ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @romainfabian-el1iw
    @romainfabian-el1iwАй бұрын

    HASAN SHIIKH WAXAA QODATAY GOD WARIIRI, HSBAR GIDIR AYAAD ISKU TABATAY OO TUUGO AH IYO ADIGOO TUUG AH, WAA TAN HOODHEH,KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @ahmedtaakow

    @ahmedtaakow

    Ай бұрын

    Oo marka mawaxad ledahay habargidir baa kadanbeysa 😮

  • @somaliking9437
    @somaliking9437Ай бұрын

    Shacabka ha isku tashatan dowlad wardineyso meesha ma joogte

  • @Leo-dw4fx
    @Leo-dw4fx29 күн бұрын

    Somali iyo Islam maxa kala heysta.

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1eАй бұрын

    Khasaara kasta oo ka dhaca wax yar ayaa agtooda kayahay hal wiil hadii uu ku dhinto wax yar maaha lkn masuul somali madareemo waxaa dareema hooyo iyo eheladiisa

  • @zakariye11111
    @zakariye11111Ай бұрын

    Alla somalia 😢😢😢

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8uАй бұрын

    Subxaanalah 😮xamar magaalo madax ma marti galinkarto waxaa halka nooga baxay shaatiga alshabaab qofkastoo ciishan baa gashta😮thats a clear warning sign from people xassan sheikh kicked out from their homes no question about

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188Ай бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون البقآء لله

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519Ай бұрын

    argagixisad.hadan.lo.midowbin.dhamanmayso.sida wadanka ciraaq uga adkaaden argigixisad

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188Ай бұрын

    Ummada intii shar wadato na qabo

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1bАй бұрын

    Alla shacabkeenii reer muqdisho meel cidla ah Bay ku baa ba een hadda meesha 1ninnaskari shisheeye ama mid kale kuma dhiman maxaa laga rabaa dadkaa masaakiinta ah oo shaqeysanaya

  • @siradm
    @siradmАй бұрын

    Ciwaanka noocaan ah wax muwaadin qoro maaha, qof dalkiisa iyo dadkiisa u turaaya waxan ma duubo. Waxan rajaynayaa dowladdu tvgan iney la xissaab tanto oo waliba xirto

  • @hamzamoha5632

    @hamzamoha5632

    Ай бұрын

    Dawlada Jirta aad ka hadleyso Amniga Shacabka may sugto Cawaan yahow

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIALАй бұрын

    Crime scene zone mayaqanan Miya Somalia. Mise cadaymo dhanbo lama baaro Miya qaraxyada meshay ka dhamaan? See cadaymo uhelaysa hadibo meshi saan logu dhexyacayo. Nadiifina horay loga bilaabay!!!

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kqАй бұрын

    Somali 2024 no government No security 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @Professor4555

    @Professor4555

    Ай бұрын

    Doqon yahey iska aamus, ISAAQland sheeko caruuredki aha wuxu ku so dhamaadey inta yare jufadiina degen tahey, qaraxa waxa no keenena wa adinka oo argagaxisda raxanweynta u badan talada u haya ,

  • @moderninformation7931

    @moderninformation7931

    Ай бұрын

    ​@@Professor4555wll ka raali ahow waa doqon qofkani nama metelo. Waxba ma oga waa xayawaan .. qof muslim ah dhibkiisa laguma farxo

  • @maalmochannel4835

    @maalmochannel4835

    Ай бұрын

    Nacas haduu ilahy amini ina siiyay angu mu jees jeesmayno walahan somaliyeed ku nafwaaay

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2cАй бұрын

    khawaarij in latirtiro maahe wax kle oo leyihin ma jiraan

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188Ай бұрын

    Rabi talo ku filan

  • @Czalanismo
    @CzalanismoАй бұрын

    Waa maxay kan nadaafada ka sheekaynayaa waxba ha dafiifinina ee as iska dhiciya

  • @hodomoh1225

    @hodomoh1225

    Ай бұрын

    😢hal mar Dhalinyarada mu odhan alah hau naxaristo nadafad ayu ku washay

  • @CabdiDaahir-tt1cr
    @CabdiDaahir-tt1crАй бұрын

    qaraxa yaa gaystay maxaa looga jeeday

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    GUUL QAWARIJTA WECELADA SHABAB HALA DHAMEYO SHACABKA IYO CIIDAMADA SI AY HURDADA UGU KACI LAHAYEEN QARAHI SOBE OO KALE KEEN KUN KUN U GUB.

  • @AbdihafidAsad

    @AbdihafidAsad

    Ай бұрын

    Waa lagusoo qabanayaa tuugow shacab somaliyed ayaad ku faanaysaa in lalaayo

  • @sshirwacaadan7938

    @sshirwacaadan7938

    Ай бұрын

    @AbdihafidAsad SHACAB DHIIG LAHEYN FULIYAL AH 17 SANO SIDA U DHAMENAYAN QAWARIJTA WECELADA SHABAB MIYA GARAB SIIN KARA OO NAAG WAXBA DHAMIN GACMAHA JIJIMO UGA JIRO,DAWLADII CIIDAMADEDA SHACABKA AYAA DILAYAN HANTIDODANA WAA DHACEYSA ANIGA DEYUUS GARAB MASIIYO.

  • @sshirwacaadan7938

    @sshirwacaadan7938

    Ай бұрын

    @AbdihafidAsad AFAR KUN QAWARIJTA WECELADA SHABAAB 17 SANO AYAA LA ISKA CELIN WAYEY TAADI EEB KA WEYN MAJIRTA...DAWLADII TUUG QAWARIJTI TUUG. ANIGA DALKA HORE AYAAN UGA HAAJIRAY MARKAN ARKAY DEYUUSINTAN GACMAHA JIJIMO UGA JIRA SIDA DUMARKA AH.

  • @AbdihafidAsad

    @AbdihafidAsad

    Ай бұрын

    @@sshirwacaadan7938 Iilahay haka dulqaado rer muqdisho dhibata amiin

  • @MouktarHassan-sh2gh

    @MouktarHassan-sh2gh

    Ай бұрын

    Hoya was dhilo 😅😮​@@sshirwacaadan7938

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kqАй бұрын

    😅😅😅😅somali 2024😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @abdirahmanhassan6903

    @abdirahmanhassan6903

    Ай бұрын

    Xasbunalaah xiqdigaga.

  • @user-zu5kk5yn8v
    @user-zu5kk5yn8vАй бұрын

    shabaabku waxay dhahaan dowlad ban cadow ku nhy balse waxay cadow ku yihiin ubixii dalka dhalin yarada iyo shacabka somaliyeed marka si u fikiray dowlada iyo shabaabb waa isku mid waa hishiis waxa lo tashaday waa shacabka

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ubАй бұрын

    Waar reer konfurow idinka is dhameyay somaliland itopiya la daglmyna inta leedhin idinku nabad is siiya tuug tuug dashy ilahy umadisa ka goaday

  • @falisa576

    @falisa576

    Ай бұрын

    Ilaahay xaragiisa waxa gooyey kuwa Yiraahda xabashi iyo Amxaaraan Walalo nahay. waana xaqiiq qaraxyada Ay wadan Alshabaab inay ka denbeyan Kooxda SNM e Ictiraafka raadisa

  • @user-oi5uk4de1b

    @user-oi5uk4de1b

    Ай бұрын

    Cuqdad udhinta iidoorlans dad walaalaheena baa dhibaato ku dhacday markaas daacdaacsi meesga ku soo qori

  • @user-oi5uk4de1b

    @user-oi5uk4de1b

    Ай бұрын

    Sax sax weeyw hadalkaagu waa dad cadow Somalia 🇸🇴 ku ah wll ilaahey ha inoo gargaaro from afmadow juabalnd

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub

    @MaxamuudMaxamed-sm3ub

    Ай бұрын

    @@user-oi5uk4de1b waar ma adiga noloshyda ogol hada sawdiga meel walba dacwad la tagan aad ledhy itopiya iyo somaliland ayay nolan hala cunqabtiyo

  • @user-oi5uk4de1b

    @user-oi5uk4de1b

    Ай бұрын

    @@MaxamuudMaxamed-sm3ub subxanallaah maxay tahay nolosha aad ethiopia 🇪🇹 iaduba dawarsanaysa ka raadin War ilaahey 🇸🇴 somali buu kaa dhaliyay ee aamin sinjigaaga waxan kaa celinayaa waa wax aayaha dadkaaga dhibaato ukeeni kara miyaadan arkayn ethiopia 🇪🇹 waxa ay ku samaynaso walaaladeen reer oagdenia kuma waano qaadanaysid miyaa

  • @M45_0
    @M45_0Ай бұрын

    Fashil nadiifin iyo isdhaga mar. Meesha wax ba ku ma haysaan. Aan kanahyn ina cashuur iyi baad qaadaan, gurya cadcad Iyo naagana ku guursataan. Lazy people

  • @leetali3714
    @leetali3714Ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Келесі