SUCDI QAABKII E SAGAL UGU SHIRQOOSHA 5TA NIN EE KUFSAN RABTAY MUUQAALKANA KA DUUBI RABTAY SIDE WAX U

#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW

Пікірлер: 87

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r2 күн бұрын

    Nabiga Igula Saliya SCW.❤

  • @zeynababdullhizeynab1769

    @zeynababdullhizeynab1769

    2 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zaynabahmed2025

    @zaynabahmed2025

    2 күн бұрын

    Scw

  • @LovelyChateau-ip8rs

    @LovelyChateau-ip8rs

    2 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @JAPHETKIVUYO

    @JAPHETKIVUYO

    2 күн бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ♥️🥰

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    2 күн бұрын

    BEEN LIKE IYO SHERE LUGUMA RAADIYO. WARARKAASU WAA BEEN EE

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z2 күн бұрын

    Absayo sucdiyaywxn.oo.dhan iska dhaaf.diinta baro.shaqo caadi ah raadso waad helaysaa insha allah

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620Күн бұрын

    Team ahmed kallaa plz isoo boqda walalkeyga keep going ❤

  • @rass898
    @rass8982 күн бұрын

    Sucdi wa qof qalbi ficaan ❤️💯💐

  • @monacaday7754
    @monacaday7754Күн бұрын

    From team 22 sucdi

  • @hibaaqmohamed7732
    @hibaaqmohamed7732Күн бұрын

    Somali yeey gabadhan really Bay ka hadlaysaa xaqiiq waana daacad wllhi😊😢😢😢😢

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773Күн бұрын

    Wan runta abaayo Allaaha la qabto abaayo halkar ogaracdam ku filan sagal shiman

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed90332 күн бұрын

    Team aan si fican aan uu dawanaynay ayaad ahaydn ee is cafiyaa waa adunyoo ee eebee ka baqaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 күн бұрын

    Sucdi iyo sacdiyo iyo AK baa ushidnaa

  • @user-bt7rb7gg9j
    @user-bt7rb7gg9j2 күн бұрын

    ماشاء الله wagabadh wanagsan runtii

  • @AminaXaali
    @AminaXaali2 күн бұрын

    Mashalh naag aday batah Mashalh sucdi naag aday bathy abayo ❤❤❤

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5t2 күн бұрын

    Waa run sida saxdaa waxaan barty ani filim kii maseer oo sucdi wax ka jilaysay

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah77752 күн бұрын

    Naagahani waxay awalba shidi jireen fusuq iyo fool xumo balse waxaa isku diray inkaartii muslimiinta ee ay fusuqa iyo fool xumadii iyo fusuqii aad dadka u soo gudbin jirteen

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq2 күн бұрын

    Sucdi abyo samirka badi wareysiga qofka kula imaado haka yeelin waayo anaga mar walibo garab kaga ayaa joognaa mana rabto adigoo ka sheekeynayo dhibtii illahay kaso bad baadiyey in dib laguu xasuusiyo marka iska jooji ciilka haka sheekeynin. Waxaa kugu filan sida dadka badan kuu jeceylihiin bes abyo illahay dartiisa is kaaga daaaa anagaa ku ❤❤❤

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye76062 күн бұрын

    Masha alaah Sucdi waa Gabar Geesiyad ah dulqaad badan dulmiga ka fagaato ilahay baa Cadowga ka qabaayo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762812 сағат бұрын

    Markada filmka qurunka ah iyo xasiidnimad jilayseen waan idin sheegay ina adiga iyo mida hada is haysan waxan idinku dhacayaan

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye76062 күн бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏✅✅✅✅

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 күн бұрын

    Marka horeba waxay aheed labadaba utube in laga wada shaqeeyo bay aheed see qof aad uhoos gashay waad qaldantay

  • @fetihimohamedtahir4248
    @fetihimohamedtahir4248Күн бұрын

    From sucdi❤

  • @hureahmed23ahmed25
    @hureahmed23ahmed252 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @marshalvandam
    @marshalvandam2 күн бұрын

    wan qoslay youtubki waxan bila micnaha ah miyay film u taqana somali film wa bila micnee🤣😂😅

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar81462 күн бұрын

    Hableheda laga jara. Habarta hargysa. Kuraxaysanaysa قل تمتعو فان مصيركم الئ النار weliginba. Raxaysata. Koloyba. Narad kudanben dontan

  • @roqiyahalsomali4954

    @roqiyahalsomali4954

    2 күн бұрын

    😂hargysa maxa keenaye meesha ? Wa wada reer kunfur?

  • @ilahancumar8146

    @ilahancumar8146

    2 күн бұрын

    @@roqiyahalsomali4954 😂😂

  • @ilahancumar8146

    @ilahancumar8146

    Күн бұрын

    @@roqiyahalsomali4954 wey jogta hda kdhc snthy

  • @ilahancumar8146

    @ilahancumar8146

    Күн бұрын

    @@roqiyahalsomali4954 sagal wa nag Surre ah orod koonfur Mel lagala adi. Hrgysana weynoogta cudur hrgysa kugu dhece

  • @aminaali2334
    @aminaali233420 сағат бұрын

    Savion naageed sharaf ma laha Tani way caytamaysaa Takalana way caytamaysaa bisinka

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar81462 күн бұрын

    Sucdi sagal hadalkeda makasamri la dahy iskaga hash hadalkeda a da Yan laga daremin.

  • @ayaancali-nu5zs
    @ayaancali-nu5zs12 сағат бұрын

    Guleyso sucdi waku xirna sagal lkn waa doqon dadka badihda ugu fa iideysto 😏

  • @dahaboabdullahi9671
    @dahaboabdullahi967115 сағат бұрын

    Sucdi gabadha sirta ay kuu sheegte oo xaga qaska eh in ad sheegto maeheen

  • @XasanCaliforniaya
    @XasanCaliforniaya2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-it3gd5og2o
    @user-it3gd5og2o2 күн бұрын

    Sorry abyo😢😢

  • @maxamedamin-jp2je
    @maxamedamin-jp2je2 күн бұрын

    Axmadoow qisaan hayaye ma iga qabanee wllo

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    Күн бұрын

    Wllo subscribe isar please

  • @user-op5gw2wj2s
    @user-op5gw2wj2s2 күн бұрын

    Iskufilan sucdi❤❤❤

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar81462 күн бұрын

    Kkkkkkk

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358Күн бұрын

    Dadka qar dadka kalle waxbo ma u okolo xasitnimo

  • @umuaisha6859
    @umuaisha68592 күн бұрын

    Haa ileen abaayo dadki dhan ayaad ka walahy markaas maseer wuuimAnaa

  • @NasraNasramaxamed
    @NasraNasramaxamed2 күн бұрын

    naadee hadey isamaxx kutiri dee saamax shekadana so afjarr hadal lagu yidhi hadaba socone

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax71362 күн бұрын

    Sagal waa qiyaaney dadka dhana waa ogthy

  • @Weiwei995
    @Weiwei995Күн бұрын

    Oohinta orgiga kaweyn

  • @osmanmahdi7637
    @osmanmahdi763714 сағат бұрын

    sucdi sagal wagmaseri

  • @FardowsaAli-rx4hq
    @FardowsaAli-rx4hq2 күн бұрын

    Sorry hoyo waxatahy hoyo kartibadan hotey usoco cidna dhag haudhigin😢❤

  • @LovelyChateau-ip8rs
    @LovelyChateau-ip8rs2 күн бұрын

    Gawadhaan sow maaha gawadhi canugta yareed vidio inta kaduubtay dharka kajeex jeexeysay cajiib

  • @caishafaarax7136

    @caishafaarax7136

    2 күн бұрын

    Gbarta ayaaa dhashy apaa

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan27352 күн бұрын

    Wax kale la imaada

  • @maxamedamin-jp2je
    @maxamedamin-jp2je2 күн бұрын

    Zubxaanallh😢😢😢😢 war dadka soomalida ah cadoowsanaa

  • @Weiwei995
    @Weiwei995Күн бұрын

    Sagal soqaba hada run shegeysid oo dhexdhexaad tahay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 күн бұрын

    Sucdi naga daay hg ma calaa casho jen caydiid baa ka soo jeedaa halyeeyo laguuma caga juglay karo

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah77752 күн бұрын

    Naagtaan Sucdi la dhaho waa khaa'imad wayin oo cadow ku noqotay reerkii soo banaan bixiyey ee ku tumatay mustaqbalkoodii hadana waxay u sii hanjabeysaah ilmihii yar yaraah ee sagal somali dhashay ilaahay baa sucdiyeey kugu filan ee Allah hakugu filaado dulmigaasi maalin buu kaa soo hor iman, beenta aad sheegaysid bal arag, tankale adiga iyo sagalba waxaad jili jirtaan filmo dadka lagu baraarujiyo is khayaanida is sumayinta is dilida marka maantay waxaa idinku dhacay wixii aad duubi jirteen Allah dadkan ha idinka qabto aamiin, ilaahayow xaaraan ku naaxa umadan ka qabo aamiin aamiin aamiin

  • @raisaali8318

    @raisaali8318

    2 күн бұрын

    Sagal kahor ee can eehed sagal ida quri way eh qofka walalka ino wax qabsado wa lo ogolada hade ficn tahy teamka o dhan kama tagen😂

  • @dheemanlulahajji9072

    @dheemanlulahajji9072

    2 күн бұрын

    Maxaa looga,soo caan baxaa Bahadha waalan oo Qabiilku dardaray naa iska shiga magaca,Somali waad kudheesheen qabyaaladiistayaal yahow gabadhaana magumaysan kartaane Edeb yaasha Tuuga kamaa Gangs u dhaqmayso ayaa tihiine

  • @user-nr3fr9gr2u
    @user-nr3fr9gr2uКүн бұрын

    Sucdi mar hore ayaan sheegay in ay fidmo wado tahay iyada oo dagaalka dhicin sanad ka hor baan sheegay inay dadka kale dirir doontay iskuna diri doonto

  • @user-db6xf9fw7f
    @user-db6xf9fw7fКүн бұрын

    Sucdi guleyso wllo

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse29592 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819Күн бұрын

    Beenta iskada.

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye76062 күн бұрын

    20 Ku Kenya many waa meeqa Dolar

  • @user-op5gw2wj2s
    @user-op5gw2wj2s2 күн бұрын

    Sucdi cdey sorry abyo ❤❤❤

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus68152 күн бұрын

    SUBXAANA ALLAH TANI 🤣🤣🤣🤣DAWARSI BADANAA SAWTII MAXKABADDA UU DAAHIR CALASAW KA CAAWIYAY

  • @duniyoragecohniijk753

    @duniyoragecohniijk753

    2 күн бұрын

    Lacagba lama siine ma hadalkeedaa dhibsatay

  • @zeynababdullhizeynab1769
    @zeynababdullhizeynab17692 күн бұрын

    Ala maxay sucdi balaayo wadaa. Naayoo alahaaga kabaq gabadhaas waxba kaama rabtee. Amaanka sii sagal wa qof muslima dagaal iyo. Nabadba taqaanee. Kumana rabtee iska dhig wllalo

  • @dheemanlulahajji9072

    @dheemanlulahajji9072

    2 күн бұрын

    Muslim kulahaa manaagta Qabiil dhan oo Hawiye ah Caayeysay ayaa Muslim ah muslimka waa kan afkiisa iyo addinkiisa laga nabadgalo yaa qabyaaladiisrayaal ceebtiina markaad aragteen ayey sheekadii idinla xumaatay intii aysan sagal xumaanta gaysan maxay uga fikiri waysay sumcada aad hada u raadinaysid

  • @umumascuud3307

    @umumascuud3307

    2 күн бұрын

    😂😂😂 tiktoka ma arkin miyaa ayadaa ba ku dhagan oo shalaa u dambeysay wy cayneysay wili ba qabil dhan bey cayneysay

  • @duniyoragecohniijk753

    @duniyoragecohniijk753

    2 күн бұрын

    Ma naagta saa aragnay u caytamtaa leedahay haka you hadlin sagal waani marka hore

Келесі