ASHO NINKAN TALEFOON MOOGIYEE ANIGA DHAN IMAJEDO

Ойын-сауық

Asho oo tiirii wan dhalay SAAN dhibkega

Пікірлер: 601

  • @maryamali3615
    @maryamali36158 күн бұрын

    Jaceelka dhabta ah illaahay ayaa iskalah waxaana laga bartaa tafsiir Qur'aanka ninka waad soo islaamisay laakiin diintii waad nacsiisay waayo guurku waa jano waxlagutago waana naar wax lagutago waana sir qarsoon ma ahan filin asagu waxba kama yaqaan gabadha muslimada ah bartaah ninkeeda akhlaaq eey kakeenta diinteeda sunaha nabiga sala llaahu caleehi wasallam naxariis mawado kalgacal beenla aan ah sir maxabaleh soojiidasholah ubax nocba noocyaha ubax cadaan ah tilmaamaya nabadgaliyo waa guurka ku lamaansanyahay ubax gaduudan❤matalayah wadnaha uu lasocdoh hadal dheeman ah ,oo aad tiraahdid dhageeyso ooh dhadhamih yeykasocotaa caaish waa muslima maxajabad ah laabteedu eey tahay xariir aan xasad kujirin maal aduunyo aan daneeneyn laakiin hadafkeedu uu yahay jana aduunyo iyo jano aaqiro ,. dariiqa aad ku socoto waa 😢 dhib ween birina aad kashalaa i doontid ,waayo guurku waa meel ladago sakin ,jaceelka allaah ayaalah waxaa qabanaysid illaahay dartiis u qabo isdaji ,baro tafsiir Qur'aanka markaas baad ogaannaysaa qaladkaaga

  • @ZeinulaabidinAbuyahya

    @ZeinulaabidinAbuyahya

    8 күн бұрын

    Masha Allah jazaaka Allah kheyran waxaad tahay qof uu Allah caqli iyo diin siiyey waayo sida aad gabadha u waanisay ayaan si heer Sara ah ula lacsanahay

  • @ZeinulaabidinAbuyahya

    @ZeinulaabidinAbuyahya

    8 күн бұрын

    Tankala adiga maad sameysatid chanel aad hablaha ku wacdisid

  • @qadromuxudiin4951

    @qadromuxudiin4951

    5 күн бұрын

    Walaley sheydanka iska naar ninkan aad ku qafiiftana iska daa nolashada wado plz ilmahana ku korso buuqana ka daa ninka raga buuqa ma ogola

  • @Aar444-l8o
    @Aar444-l8o8 күн бұрын

    Mnsha allah aisha reer qurux badan ayaad hayisa taa saliga nabiga badi

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh9 күн бұрын

    Aniga xitaa asagoon naagkale qaabin buu talefoonka saas ugu dhaganyahay 😢😢😢😢😢

  • @salmosagal

    @salmosagal

    8 күн бұрын

    Ani xitaa 😭😭😭😭

  • @dekomohamed5868

    @dekomohamed5868

    8 күн бұрын

    Anigaxitaa

  • @user-hx6jb2rh2e

    @user-hx6jb2rh2e

    8 күн бұрын

    Anigashaqo laga imana telofka lagu dhagan yhy waaba layska indho tiraa isagaa tuuri doono

  • @user-pu8rz9pf5j

    @user-pu8rz9pf5j

    8 күн бұрын

    Anixataa 😭😭😭😭

  • @saj4117

    @saj4117

    8 күн бұрын

    Because it's technology error 😅

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan84879 күн бұрын

    Asho is daji ninkan haku mashquulin iska dhaaf wallah wad ku wareereysa nimanka mar haday naag labaad mesha so gasho bas waye ilahay subxaanu watacala taladan u daa ma fahantay koleu ada ula yaabanahay nin cadaan ah oo labo naag qabo waligay ma arkin wa ii dhiman tahay ninkan marku arko inad asaga moye wax kale ku mashquulsanayn wu sii ordaya marka meshu rabo ha ado adiga naftada ilmahaga ka fakaran bas guurkan Dave wa lagu wareera aniga ninkeyga wu ii khiyaamay anigo ogeyn bu nasg kale guursaday waliba uur u yeelay anan ogeyn markan arkay dhaqankiisa iyo sidu iska dhigayo wanva u daayey aniga baxay oo lay furan alxamdulilah walaalkiis buuqiisa nin khiyaano badan oo waxas u bareeray inu kugu sameyo wuxu wata u tuuray faraha ka qaaday block ayaa saaray wax kasta uu lahaa wan tuuray wuxu iga yahay qof iga dhibtay camal marka alx lakiin adiga kor uga bax hadal badsn jooji ilmahada naftada ogow haku mashquulin nin marka ku mashquushu wu sii washa wu sii orda wu ku dhibsana sababto uma adan fasixin meeshu rabay waxadna ogata guurka dhan wa xiiso labada qof marka isku dayso way iska xiiso dhacaan sidu adi kugu ahaa ayuu iyadana ku noqona ha s dhihin iyadana kama tagayo wu ka tagin marka jooji intas ad isha ku hayso maxa ku haya gabadhas quruxda badana tahay nin kibray maxa u daba socota wad ku wareerin hadii kale dantada ka raac bas

  • @ZeinulaabidinAbuyahya

    @ZeinulaabidinAbuyahya

    8 күн бұрын

    Hadii aan nahay raga soliyeed nabsiga aay naga gashay ayaa helay maanta lkn waa walaasheen oo kuma aan jee jee seyno ninkana ayada ayaa kafurtay naagta hadana haa is dajiso

  • @aminasaharo
    @aminasaharo8 күн бұрын

    anigu waxan kugula talin laha haku mashqulin ninkan ee dantada ku mashuqul jirkaga ku mashqul carurtada ku mashaqul saladada iyo digriga allha iyo quranka ku mashqul walashey adunkan waa 2 malin haku mashqulen qabriga ka fakar cashoy

  • @ummmariam2336
    @ummmariam23368 күн бұрын

    Naayaa uf ma midkaan baa tahay intaa ninki waday baa reerkaga dhexgesay aad ku bahdilesa isku xisho wax walbo sameyo marka gurigaga imadid la xisaabtan teeda kale Aisha nagaha buuqa badan thy is daji wlly oo qu.aan isa saar❤

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi41698 күн бұрын

    Gurigiina markii lajoogo xishmad badan ayaa lagaa rabaa gabarey caga dhigo hadii aad dalxiis aado xataa duumo madhaafeysid naga xishoo

  • @ZeinulaabidinAbuyahya

    @ZeinulaabidinAbuyahya

    8 күн бұрын

    Kkkkk

  • @ZeinulaabidinAbuyahya

    @ZeinulaabidinAbuyahya

    8 күн бұрын

    Aad ayaad ula heshay

  • @Amcadalad
    @Amcadalad9 күн бұрын

    Aisha baayo ninka hadu ku jecel yahay waxad ku gara neysa sidan hadalka badan yare oo naf tada ku mashqul wax buqa ha samey mar kasta farxad iska ken oo haba is weydiyo qofti maxa badalay asaga kuso daba ordayo❤

  • @kaltuumkaltuum7982

    @kaltuumkaltuum7982

    8 күн бұрын

    Sax waaye talafiicn ayaa siisay m.a

  • @zihaamhfarah
    @zihaamhfarah8 күн бұрын

    Scw Abaayo mcn Hooyo qalbi wanaagsan Karti badan tahay.❤ Abaayo waan ku Dareemi karaa Nolosha marku Qofka Meel kale galo. Abaayo Telkisa ha ku mashquulin.Maskaxdaad ha wareerin.5Caruur Mustaqbal Kaa sugayo.Adig Noloshaada ku mashquul.Ilmaaha Dartood. Hada deg degin Dulqaado Allh ku Axfido faamilga❤

  • @ifraaxmaxamed4717

    @ifraaxmaxamed4717

    8 күн бұрын

    Caasho intaan ku dhihi lahaa gabadhan caqliga badan maan sha allaah ayaa ku dhahday adigu nin cadaan ah mar kaad aad ula xisaab tamayso caasho ma waalantahay is maahi oo ilmahaaga ku korso wixii dan taadana kaqaado wllo oo ka samayso saliga nabiga iyo tasbiixda akhriso iyo quraanka

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr

    @FaadumoFaadumo-gi8kr

    8 күн бұрын

    Iska sawar wllshey​@@ifraaxmaxamed4717

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif24439 күн бұрын

    Asho sheydaanka iska naar oo is quraan saara

  • @user-um3lv3nj5r

    @user-um3lv3nj5r

    8 күн бұрын

    Tafriiq sixir ayaa jiro, iska fahan

  • @ZeinulaabidinAbuyahya

    @ZeinulaabidinAbuyahya

    8 күн бұрын

    Runta usheeg

  • @user-hy9gx5ij3v
    @user-hy9gx5ij3v8 күн бұрын

    Asc wlshay casho horta ilaahay hakuu barakeeyo gurigaaga iyo awlaadaba Anigaba ninkaygu naagkalana ma qabo wakhtidheerna gurigaygu uudhisan yahay nimanka qaarbaa dabeecad adag cadaan iyo caraba iyo soomaaliba qaar isku midabaa jira nimanka markaa ha ufiirsan korso ubadkaaga waxdhibana ha u arkin ku adkayso goaankaagii wanaagsana ilaahay na isku xidh insha alaah ❤❤❤

  • @umuclahimaxmudumuclahi

    @umuclahimaxmudumuclahi

    8 күн бұрын

    byo waa runtaa raga dhan baa siddaas ah

  • @Leylasebriye

    @Leylasebriye

    8 күн бұрын

    Waxaan kugula talin lahaaa abaayo anoo walashaa ah haku mashquulin haduusan ilmihiisa jecelyahy haduusan ku jecleen wax kasto kuguma dulqaadanleheyne

  • @salmo__3
    @salmo__38 күн бұрын

    Ani wxa ku dhihi lahaa ilmaha ka danbeeyo maskaxda yu ka galin ee ha isku mashquulin wuxu rbo ha sameyo dantada ku wado ilahy neh u dhawow qalbiga inu ku qaboo jiyo ilahy ka bari tan kale ninka ha fasixin yaah asho tii xumeed yeehelin xasid nimo😂❤

  • @farhiyo-ro9gt
    @farhiyo-ro9gt9 күн бұрын

    Macanbadan iskadulqaado waxan waa adunee ilmaha kukorsa😢😢😢😢😢

  • @user-ef9ic2jx8v
    @user-ef9ic2jx8v8 күн бұрын

    😢wll casha shaydaanka iska naar oo reerkaaga hayso Alle hawada cafido islamka oo dhan aaamiin aaamiin

  • @fatimashadia34
    @fatimashadia349 күн бұрын

    Quruxeey ninkaga so jido oo. Udulqaado

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf8 күн бұрын

    Abyo nimanka way ubadanyahay waxay rabaan lamayaqaan😢😢😢😢

  • @habibaali2400
    @habibaali24008 күн бұрын

    Masha Allah my sister My advice is don't love someone doesn't love you He makes his decision don't accept. He will make you crazy My sister, I wish you best🤲♥️🫶♥️🫶👑🌹🥰💎👈

  • @SiblingsK-v3d

    @SiblingsK-v3d

    8 күн бұрын

    Subhannalah! Don’t advise her to break her marriage and leave her everything! These beautiful kids are dad are very beautiful. My advice for her is to talk to her husband even if she wants to know what he is doing on his phone she can ask to go through his phone. The way she is talking, she looks like someone wants to leave but I’m going to tell her to not follow the satan that’s making her overthink! May Allah save this marriage because for kids it’s best for them to see their mother and father living in the same house happily ever! Why the hell would she say that she doesn’t love the kids? Subhanallah, something is wrong with Asha not the men that loves his kids! Is she on her period?

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad7 күн бұрын

    Mwambiye mke amrudishe km anaweza kuwatunzwacha kuvunja nyumba ya watu ogopa allah

  • @rukioadow6509
    @rukioadow65097 күн бұрын

    Adiga waqti sii waxoow u baahan yahay in Oow la qabsado qof shalay uu guursaday in Oow iloobo, ha dirqin, Hana degdegin hadhow ha shalleyn

  • @ibrahimmahadbool8051
    @ibrahimmahadbool80519 күн бұрын

    Maya guriga wax kudhamo malahan abayo reerkaga hadumin ilmahaga dantoda firso adunkan waa lawo biri

  • @Suaad8
    @Suaad88 күн бұрын

    Reerkada dhaqo shayaanka iska naar labo rakaco tuko ilaahey isku xir❤❤ ninkadana si fiican u wanaji duceyso

  • @barlin1622
    @barlin16229 күн бұрын

    Asha ninkaaga waa ku jecelyahay Walaal ee isdaji

  • @iqraluuza4340
    @iqraluuza43407 күн бұрын

    Asha ilmaha kukorso abyo sheydaankana iska naar ❤qur,aan isasaar abyo. 🎉

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel74608 күн бұрын

    Asc abayo aniga waligey qorar kuma so qoriian horta adunka Wax dhamestiran ma jiro linkaga wuuu ku fican Yahya Waxa laga yaba inu ka xishonayo rerkaga adigba dad ad fgaranenin hada la kulnto waaa is mashqulin lahed hadu ku jecelin waxa oo kugu dhahyi kuma sameyin waxad ogata intaaas inaaa raga qar ka heleinin teda kale naftada carurtada ku shaqlui hana u turin miri gad sarin mid dhulika ooo yalo aniga kula hadlayo nag waaa lela gursaday waliba somaliya lagu so gursaday masar tir xitaaa lema sinin sanad aya la si qaba marka wax yabo badan ayn iskaga sabrena abayo rerkaga heso ayn ku dhilahay waa iga talo walalo

  • @user-tb8wc2ty8k
    @user-tb8wc2ty8k9 күн бұрын

    Intaad safarka ku jirto faraxad isgali oo dadka aad la joogto haku ag calaa calin wll dareenkaaga qarso

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy20028 күн бұрын

    Casha hbaryar is daji😢😢😢 Hadad iska furtid say rabto weeyaan ha iska furin hbryar cadowgaagu saasu raba haka frxin hbryar adiga iyo cruurtadu nooaada inta ay nolol jirto❤❤❤❤❤❤❤

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan70078 күн бұрын

    Hotra Asho guur waa is fahan hadaan is fahan jirin magaalka laga maraa quruxeey hadi kalana iska samir❤

  • @Umunasiib-yb6yq
    @Umunasiib-yb6yq8 күн бұрын

    Asc aisha alle ha idn barkeyo ipmahaga iyo adiga iyo ninkagaba walaley qurana isa sar saliga nabigana badi iyo adkarta inshallah❤

  • @saadianasteh8449
    @saadianasteh84498 күн бұрын

    Abaayooo shay although he dnt understand ur language wen uu are in public institutions use they language shay can understand

  • @maryamibrahim5109
    @maryamibrahim51098 күн бұрын

    Naa caasho walaaey hadaa warkeyga maqleysid adaa qaldan sababatoo ah waa run shy luqada somali mayaqaano idinkana ma xishmeynin English maku hadlin markaa waana xishood badan yahay ileen reerkiina ayauu la jogaa marka ka fiirso furinkaan waad qalad fahantay ninka adiaga lagaa rabey inaa usheekeeso ileen reerkaaga lala joogaa war hooy ka joog shy wuu ku jecelyahay reerka hadumin anigana waan ku soo duceeynaa ee ninkaaga ilaasho

  • @rukioadow6509
    @rukioadow65097 күн бұрын

    Ninkaan Kuma bahdilin Ee jooji, haddaad rabto in Aad aabbe 3 keeneysid ka fiirso intaadan falin

  • @user-vy6ct8bq2v
    @user-vy6ct8bq2v8 күн бұрын

    ashaa isdaji walay marka cidina marti loyahy waa ina xushmad mujisa ninkagu isku dhaqan manihin fahn dadkaga marku dhaxjogana si gooni u xushmey wax dhiba majiran is daji quraxey❤

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad9 күн бұрын

    Dadka cadaaanka dhaqankooda weyaaaan mida kle ninkaaanba xishoodku waaa dhaqankiisa markiii horanaba saas buu ahaaaa mida kale markay dadku sheekaysanayaaan isna uu xishoonayo muxuuu ku hadlaaaa sooo inuu is mashquuliyo maahan xasbunalaaah wanicmal wakiiil

  • @kadraahmed2563
    @kadraahmed25638 күн бұрын

    Casho ninkaga hayso save your nice family dont let down your children

  • @SiblingsK-v3d

    @SiblingsK-v3d

    8 күн бұрын

    Best advice🥰

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi99358 күн бұрын

    Miya abyo sabar e furin iska day e carurta wado hadhihin e usmir kakeso farxda ❤❤❤❤❤

  • @fathiyaibrahim9583
    @fathiyaibrahim95838 күн бұрын

    This guy loves you and you need to pray your Salah on time

  • @nastedave9842
    @nastedave98428 күн бұрын

    Aduunkan in dad lays raaraaciyo hadii loogu tala galay boqolaal qof aa halmar hooyo laga dhalin lahaa qabuurahana boqol boqol qof aa laysla aasi lahaa. Intaan dad daba ordeyno aan nafteena nabsi ka galeynaa wlh.

  • @Funnyvedioschannel
    @Funnyvedioschannel8 күн бұрын

    Abaayo ninkaaga camirada majeclo wuu ka xishoodaa suu jeesanaayo xishood lee waaye magaciisaba ka garo sheydaanka iska naar ninkaaga wuu ku jecelyahy Asigna jaceyl dareensii oo u muuji inaad jeceshy oo daryeel qeylidana ka yareey abyo❤

  • @MaryanSharif-xh9ci
    @MaryanSharif-xh9ci7 күн бұрын

    Xishoo waley ninkan wuukujelyahay familkaga hakuxumeynin hortoda

  • @halimafarah8012
    @halimafarah80128 күн бұрын

    Asha babo hayso ninkaga hadu Caruurta uroonyahay dhaninyoro Nimoyaykuqadin manta ragmajiro Hayso ninkaga doqon anoqon farid baatahay guulayso

  • @dekaelmi39
    @dekaelmi398 күн бұрын

    Asc walashey asha yaan Masayrku kaa waalin naag lafuray yay reerkaaga kaa dumin ee isdaji mida kale hadii aad ufiir fiirsato waxa uu samaynayo oo ku mashquusho waxyaabo badan oo qalad kula ah ayaa kuu soo baxayo danahaaga fiirso nolol quruxbadan ayaa haysataa hayska dumin mida kale ninkaan daba galka iyo buuqa kadaa oo waxyaabaha uusamaynayo keerlays ka noqo saa rabtid ayuu noqonaa markaas Insha Allah

  • @rass898
    @rass8988 күн бұрын

    Walaley He loves you and he loves your family. I see you found a new love with your family in MN. Don’t let that distract you sis. No other men black or white will care for you like he is with all your children. My advice to you is go back to your home with your husband and your children. When the other chick has the baby, tell him to finalize the divorce. Also, no matter how much he loves his children your children love you more and need you. Never walk away from your children or YOU will be the true loser in this situation. Good luck

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan8 күн бұрын

    Asc. Asho. Abaay. Waa ku. Salamay. Waligeey. Comnti. Kama. Bixin. Waad dawaday. Hadlkada. Ninkaa. Hadad. Rabto. Hayaso. Waayo. Rerka waxu. Ku dhaqmaa . Dulqaad. Iyo. Samir. Mida kale. Inad la. Hadasho. Iska. Ilali. Qofki. Hadl. Kugu fahmi. Waaayo. Amusbaa logu badlaa.

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh9 күн бұрын

    Asha you are so beautiful in and out and we love you caday 😢

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed34838 күн бұрын

    Taleefanka umada oo dhan ayaa kumushquulan iska daa ilaahay kabaq

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa77178 күн бұрын

    Masha Allah tabrikallah qurxu badan xabibiti Haa ujojin

  • @mamabushra7743
    @mamabushra77438 күн бұрын

    Asc abandoned Asha u samar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lk3pu7ni2p
    @user-lk3pu7ni2p7 күн бұрын

    Asc asho walashay rerkaga hababin usamir wu isbadaliye wali muilobin balaga yaba nagtiye waqti si jacaylana umuji

  • @MohamoudMariam
    @MohamoudMariam8 күн бұрын

    Asho ninka nagtiba sowacaysa kafila sasabanaysa ma buq kahaysa❤asho isdaji lagayaba in istarays hayo ninka. U daji🎉

  • @user-lh8ub7eh8w
    @user-lh8ub7eh8w7 күн бұрын

    Quran isisaar wadqabobeysa inshaallaah sheydaanka iskanaar

  • @fadumoadam3100
    @fadumoadam31008 күн бұрын

    Aasho anigabo telephone ka wuu iga qarsadaa hadana dantaydaan ku wataa maalintan dantayda kagaarana daaqadu kabaxaa

  • @nooranoor784

    @nooranoor784

    8 күн бұрын

    Wlhi dumar hada Nahay Ina Iska dul qaadano inta ilmaha nokoyaan bas hooyo aan samein oo oyiin ka dhanun ilmo ma korin karinto

  • @sahroabdi
    @sahroabdi8 күн бұрын

    Caasho ninkn ma u aamusi kartaa waxba hakla hdlin ha bxo ha joogo indhaha ka fiiri isgaa war keeniye

  • @shukri846
    @shukri8469 күн бұрын

    Malga yabaa in uu xishoonayao familikag

  • @sulekamuktar3582
    @sulekamuktar35828 күн бұрын

    Come down sister, keep yourself busy with school and your stuffs don’t argue with shey let him be hadu everything ku sameynayo adiga iyo ilmahagi, just be patient don’t leave your marriage time will come ad raxeysan dontid inshaAllah

  • @rukioadow6509
    @rukioadow65097 күн бұрын

    Ilmahaas marba nin cusub hoow keenin, ninkaan hadduusan ku jecleyn gabadha kale ma fureen jooji fudeedka❤

  • @barlin1622
    @barlin16229 күн бұрын

    Caadi iskadhig Cadawgaaga waa badanyahay Caruurna wad haysataa

  • @aminahassan1957
    @aminahassan19575 күн бұрын

    Asc abooyo sheydaanka siween ayuukuuwataa naa nin aankujecleen miyaakulajoogilahaa ninhaduu adigakunaco ciyaalkanawuucacaa ee sirnayeelo maseerka guuna kaaxoogbadin nabsina hakagalin ❤❤❤

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed42268 күн бұрын

    Abaayo samar oo sirtaada qarso

  • @queenfatima8019
    @queenfatima80198 күн бұрын

    Abyo reerkaaga haiska dumin nin kale hadaan guursato siduu kugu noqonaayo ala ayaa og marka reerkaaga usamir salaada iyo digriga badso sidee jeceshy waad helee qalbiga wuu kuu dagaa ninkaas mash quulkiisa iska daay Masha alh hooyo wngsan tahy ninkaaga heeso nicmada heesato fiiri halkaas qalad ha fiirinin hapo mcn ilaahy haku sharfo caruurtaada korso keep going❤❤❤❤❤❤

  • @maryamali3615
    @maryamali36158 күн бұрын

    Habo ninkaaga illaahay uga bakh baro sida jacelka loo 🚻 matalo🎉❤

  • @NasteexoCabdirahman-gq7pr
    @NasteexoCabdirahman-gq7pr7 күн бұрын

    Adigu naftaada kumashquul gurigaaga caruurtaada quruxdaada haba dareensiin adigu inaanu wakhti kusiinayn

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi93858 күн бұрын

    Wll ilahay hakuu gargaaree ninkan dantaada karaac maraykan bad joogtaa inuu jogo iska ilaaw awladada kumash quul❤❤❤❤❤

  • @kadraahmed48
    @kadraahmed488 күн бұрын

    Asha ha ku mashquulin ninkaan,waad quruxbadantahay,daacadna waadtahay,naftaada ku mashquul iyo carruurtaada,isaga ayaa soo jeesandoonee.Adigu ka mashquul isaga.

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w8 күн бұрын

    Casho is daji wax kam muqadn nin xishad ba ku jira bayo reerka ha iska dumin nin an ku jecln marka dhahady i fur ma nagat furo bu ku firi lah nin mesha rabto u jeedn bad wata anig talda wa mida iyo rayigabo qaaliye❤❤❤❤

  • @samiyaxassan7690
    @samiyaxassan76908 күн бұрын

    Casho walalo herkaga hay ska dumin iska samir oo xawqalada iyo saliga nabiga badi walahi wad ki faidi walalo ❤❤

  • @faisawarsame3348
    @faisawarsame33488 күн бұрын

    Family ga uu ka xishoonooya iskadhaaf

  • @user-em9cr6wf1l
    @user-em9cr6wf1l8 күн бұрын

    Isdaji qaali rerkaga ha buburin udulqado awladadan kukorso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibadahir8746
    @habibadahir87468 күн бұрын

    Casha dagdaga dhaafa waa ku baryaya habarya ❤

  • @cmrfaras8333
    @cmrfaras83337 күн бұрын

    Nin ku jecel ayaa heleysaa walashey waxba ha walwalin

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh8 күн бұрын

    Ashoy ani waa yaabanahay ill maa ku heshey wayo mar waa jeclahay marna ma jecli maxaa casho quruhey maxaa qaldan walalo bismillah dheh ragu wey isbebedel badanyihiin laakiin samir samirka allaa ku laban waa guuleeysan doontaa wu ku jeclahay laakiin hundred%aadmiga lagama helo caay kuuma quurno waa kuu walwalnaa😢

  • @bhhgibhogg1150
    @bhhgibhogg11503 күн бұрын

    Caasho abaayo mcn isdaji dantaada.kuwado yaadan waalan hooyo baatahay inmaha ku korso❤❤

  • @umumeysara223
    @umumeysara2238 күн бұрын

    Ilahay talo saaro abyo haku mushqulim

  • @user-rt6eo5rc6o
    @user-rt6eo5rc6o8 күн бұрын

    He love you but you don't want to show you anymore but you have to stay him because of your children sister you are strong mother

  • @SiblingsK-v3d

    @SiblingsK-v3d

    8 күн бұрын

    Why the hell did she say that she doesn’t love the kids? That’s not normal! We live in USA too go say that to the child care

  • @munohaji3841

    @munohaji3841

    8 күн бұрын

    Abaayo luuqada uu fahmaayo maxa ugu hadliweysen cilada meshaas inetahay ayalagayaba hadagdagin abaayo nin waa lasabsabta kartidada aqligada is ticmaal ❤❤❤

  • @makoahmed7381

    @makoahmed7381

    7 күн бұрын

    That’s my advice yo have to understand your husband problem you have to trust your husband he always borers he plays games so shay-tan iyuusan kuu Sheekyan haduu jecelyahay waad fahmi karta

  • @BushraMaxamud-yi9fq
    @BushraMaxamud-yi9fq8 күн бұрын

    Mayee wuuku jecel yhy wll lkn ma aad baad uyar udhibtaa horta 1 gurigaagi ku noqo wll ragu wy neceb yihin guryaha reeeraha waxkastoo dhacaya waa ta labaade is dabci adigu happy iska dhig stress yar baa hayste waxkasta dhulka dhig isaga keliya wakhti sii wax danbena haku xujaynin xataa waxba ha i karin dheh hanasto kaligii ku mashquul adgu kabax badan camerda kajooji mrkaa kula eegnaa saliga nebigana badso scw intaa samee sister

  • @nehaakhan2062
    @nehaakhan20628 күн бұрын

    Patience pays....stay with your children nd your husband... pray nd do more istiqfaar nd you will leave a good life forever....niyatha haiskajabinin

  • @AishaXassan
    @AishaXassan8 күн бұрын

    Raaac ❤qalbigaga wuxuu kusheego sameeey qalbiga kuma qayaanaaayo meshoow rawo qalbiga asaaa adaayo

  • @hodanmaxamed5218
    @hodanmaxamed52188 күн бұрын

    Comment public waxmataree dadaka diinta iyo qibrada lasaaxiib ah talo weydiiiso calooshaan aad qufee jooji dhiikar ha iguridinee ciil dartiis waa qarxirabaa

  • @NeOi-e3c
    @NeOi-e3c8 күн бұрын

    Abaayo isdaji xitaa gurigiina markaad joogtaan saanuu uaamusanyahy ee ilmaha kugorso nimanka qaar baasasa adigana waxad tahy dumarka in lakooliyo jecel olafrxad galiyo ee allh iskuxir oo bryada alebadi farxad baaheleesaa insha allh

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed60328 күн бұрын

    Yaaahuuu iyo akhruud war maxay Manta ay nogu yertay intu illaahayow ku siyey niinkii ragga ugu edabta badna allaaahaa waxaa horay naagii waxaa la yirii Nagii wa dameer is bishay taas yana ruun ah😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohammednourHussein
    @MohammednourHussein8 күн бұрын

    ❤❤masha allah wolashe macan❤❤❤❤❤

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed91429 күн бұрын

    Asc mashallh mashallh wawaw❤❤❤❤❤❤

  • @taslimhani9324
    @taslimhani93248 күн бұрын

    Asc Chisho is daji ninka ilmaha kukorso ika dhaaf intukulajogo hadasarto nagtiyaa utagan intacelinkartid hayso hafirsho talefan wadhaysata samirka badi hoyo somaliban ahaye ninwasirbadan yahay

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q8 күн бұрын

    Haku mash quulin ee quraan isa saara please

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me7 күн бұрын

    Caasha telephoneka dhibka waan kula qaba lkn bilawgii noloshayada wuu dhibsan jiray aadban ula yaabi jiray qof adoo la fadhiya telephone ku jeeda, waayo anigu dhaqan uma lihi in aan iyado qof ila joogo an tlephne ku mashquulo lkn imika iskuma dhibo waan la qabsaday iskuma mashquuliyo Lkn keliya igama qariyo ilaadaawabu idhahaa wlhi Iska dulqaado wll caruurtada dartod unoolow iyaga la mashquul intu caruurtada rabbo alx

  • @Ashaandshay

    @Ashaandshay

    7 күн бұрын

    Video cusub ayan hada so dhigay ee firso abayo

  • @Suomayaroble
    @Suomayaroble8 күн бұрын

    Masha Allah

  • @aragsanfaisal
    @aragsanfaisal7 күн бұрын

    Ninkana Reerkiina Ma Yaaqane Waa Ceeb Hakagaga Tagin Hana Kaseexan meelkale Ogow Wadankagaga Ninkaagu Umu Dhalan waa Marti Ula dhaqan si wacan Wll Badanka Isaga Waqti Sii

  • @hiboboosscabdi215
    @hiboboosscabdi2157 күн бұрын

    ninkaan waa. laga shaqeyey ee iska fahan

  • @munadeeromotter123
    @munadeeromotter1238 күн бұрын

    don't give up sister keep going your life. Think your childrens and health. Don't think him

  • @Ifrah-u9c
    @Ifrah-u9c9 күн бұрын

    Acs caasho raga oo dhan baasaas ubadan anagoo dhan baa dhibtaa telfonka qabo

  • @faizaabdulla3604

    @faizaabdulla3604

    9 күн бұрын

    Nagyahay waxan oo dhan waxad kuradineysa fayuus warkaga dhan WA been aad shegeysid illahey ka baq benta joji WA lagu fahansan yahay ok

  • @ifrahmustafa5005
    @ifrahmustafa50058 күн бұрын

    Si wax ka yahay adiga iyo familka farxad siiii abaayo ceeb cidaada ceeb ha u soo jiidan abaayo mcn ilaah dardiis u sabar waaba u jeedaaa ninka in ugdad kalay u sheekayyo

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw7 күн бұрын

    Iska sabr walashe qail

  • @Umufathiya
    @Umufathiya8 күн бұрын

    Walaley shay waxba kama haleen gardarada jooji telfoonkiis kamaseertay naa isdaji wiilka faraha ka qaad waad ka dartaye

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab4118 күн бұрын

    Tan kale adiga iyo reerkiina ayuu marti idiin yahay shaydaanka iska naar❤❤❤

  • @yusra.y8660
    @yusra.y86608 күн бұрын

    Allah😅 Asho iskkaa jeclahay everyday video nooso dhig😢❤

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif16298 күн бұрын

    Asc abyo iska sabr gurigatha wax kuu dama malahaan carurtada usabar terkatha kunoqo sheydaanka waa cathow meel buu qax kamusi laba bari kaddib waa lugudibsaan athigo carur wathata bananka carurta kuciyarayan freedom beey hystaan ciyallka niin haudibiin naag kale ayu udibaa shydanka iska rajimi Allah kabaaq iska sabr guri dumay wuu dib bathanyahay

  • @aminahaji5223
    @aminahaji52238 күн бұрын

    Asc waxaan aad sheegeyso waa loo sheegaa. Naagta yeey kaa faaideeysan. Caasho naagadag ma tihide Ee ha is waalin Kama hareysid joog waa loo turjumaa ee. Is daji waxaad sameenee inta haka sheegin❤

  • @saadianasteh8449
    @saadianasteh84498 күн бұрын

    Ashuuuuuu plz prayer to Allah and

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman9 күн бұрын

    Haduu ku jecelyahay ha waxad arki doonaa isagoo ku daba ordaya hadii kale oo aad iau mashquuliso naftaada baa ku baa a aysa waligaaa nimanka layskuma mashquuliso haku arko adigoo noloshada ku mashquul San oo amba Dan ka lahayn

  • @Umamohamedchannel
    @Umamohamedchannel8 күн бұрын

    Marbo hadow nin nag damco amo adoo gurigisa jogo nag ow gursaday waxaa ku banan 2wado inaa ku samarto amo inaa ka samarto o naftada farxadeda ad u sameyso wayo hadii marwalbo murug ku jirto ilmaha farxad ma sin kartid hoyo waxay ku fican tahay inay faraxsanato o ilmaheda farxad siso marka xabibtii ninka waa ka tagi kartaa lkn ilmaha ha katakin wax kastoo dhoco please be strong yourself and your children please 😢❤

  • @lailadumbuq3695
    @lailadumbuq36958 күн бұрын

    Asha shaydaanka iska naar wallo waa hinaase is deji shay loves you

Келесі