No video

ASHA IYO SHAY OO SIXIR OODA LOGA QAADAY NAAGTII

Asha iyo Shay oo naagtii sixirtay

Пікірлер: 217

  • @user-pu8rz9pf5j
    @user-pu8rz9pf5jАй бұрын

    Asaxaabey isoo duceeya ninkii caawa aroosa inuu illahey qalbiga iiqaboojo kamana tagi karo sobobo jiro awgood 😭😭😭😭😭

  • @sowdaylrsiciid5439

    @sowdaylrsiciid5439

    Ай бұрын

    allaah qalbiga hakaga reebo abaayo

  • @user-pu8rz9pf5j

    @user-pu8rz9pf5j

    Ай бұрын

    @@sowdaylrsiciid5439 aamiin abaayo

  • @user-zf3pj5lj6y

    @user-zf3pj5lj6y

    Ай бұрын

    Sorry abayo

  • @Geesiyad-channel

    @Geesiyad-channel

    Ай бұрын

    Sorry Qalbi aad uga xumahay illaahay qalbiga haku qaboojiyo😢

  • @user-pu8rz9pf5j

    @user-pu8rz9pf5j

    Ай бұрын

    @@Geesiyad-channel aamiin abaayo

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1kАй бұрын

    Doqon ayaa tahay ee quraanka rabigey hadaad diido banaankay ku saareysa ee odeyga quraanka haku saro waad jiran tahay waad is dhex yaacsan tahay caadi matihid

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7qАй бұрын

    Casho iyo Shay, quraan isa saara waa fiican yahay dhamaan tiin, ❤❤❤

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279Ай бұрын

    Qurankaas iyo waxaas maxaytaha quranka waa kalaamkii ilaahay

  • @SacdiyaSalaad-st1fk
    @SacdiyaSalaad-st1fkАй бұрын

    Niinka dhagaha u duran waa maxaay kasiib dhagaha subxana allah

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537Ай бұрын

    Quranka wa ficn wa daow Allaah ku cafiyo Sixir asaxabati aya la sixirijiray ee isasar quranka wa laku cafiimada

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5oАй бұрын

    horta alle। ka xishoo o is astur Subxanallaah allena talasaro

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736Ай бұрын

    Please please please Quran hadidin hadaad nolol degan hadaad rabtit

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917Ай бұрын

    Vedio soo saar markasa ku aminayaa drama queen 😂😂😂

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376Ай бұрын

    Subxanallah waxay ku hadleyso waa shirki qof ogaal uleh majiro inuu sheego waxa soo socda shar iyo qeyr islantan xasan xabeeb hala geeyo waa beenley

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5oАй бұрын

    horta is astur o alle ka xishoo kadib alle talasaro xasbunaallah wanimcal wakiil

  • @BushraMaxamud-yi9fq
    @BushraMaxamud-yi9fqАй бұрын

    Markii shikhu quraanka quranka saarayey noomad soo galin gabadhan waa beenalay intaasana cadaynysa ciyaal bay inoo hysataa kwrn beenta jooji nayaa illahy kabaq

  • @firdowsmohammed4419
    @firdowsmohammed4419Ай бұрын

    Quranka wa shiifa abayo

  • @Hibaaqgarad
    @HibaaqgaradАй бұрын

    Naaa dad waxay kuleeyihiin maqal adiguna is quraaan saar xasbunalaaah wanicmal wakiiil

  • @faadumocismaancali1668
    @faadumocismaancali1668Ай бұрын

    Asc gabarey allahaa kabaq cid ku sixertay majirto marba qorshaa keentaa aad lacag kuraadsati rerkaada hakasheekeyn ee xishoo waa ladhimanaa.

  • @ilovemyf

    @ilovemyf

    Ай бұрын

    Waa run wllo gabadhan in tay lacag ay raadinayso ay balaayo saad sanaysa waa yaab

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409Ай бұрын

    Ah maansha allaah

  • @hiboclaahi-hk9xv
    @hiboclaahi-hk9xvАй бұрын

    Wll Allah ka baq

  • @aminaabdulahiahmed6038
    @aminaabdulahiahmed6038Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂new film

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad2683Ай бұрын

    Quraan ka maxa udiideysa Quraanka waa khayr

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443Ай бұрын

    Asho is quraan saara

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409Ай бұрын

    Abaayo Allaah idiinbarakeeyo familkiina dhamaantiin

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834Ай бұрын

    Quranku waa daawoo is sasar

  • @user-nf4su9mt7d
    @user-nf4su9mt7dАй бұрын

    Wll plz plz quran isa sar

  • @queeny7522
    @queeny7522Ай бұрын

    The Quran is shifaa . You keep repeating you don’t need Quran . Fear Allah . Don’t joke about Allah words . Quran only protection for you . 😢

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022Ай бұрын

    Sixir ma jiro e jacayl iyo xiise naag kale ayaa haya e hadii aad haysan karto na hayso hadii kalen free ku nolow noloshu it's not buuq sister casha❤❤

  • @shandhaysahmed3278
    @shandhaysahmed3278Ай бұрын

    Naa sixir wuu jiraye aamin oo qur aan isasara boqol qoys la gu gala direy

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    I knew it 😢😢😢😢😢 when you took your hijab off

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Ha bixinina ee quran isasaara

  • @XasanYare-qt4kg
    @XasanYare-qt4kgАй бұрын

    Quraanka akhriso inshaalah shar ilaahay ha idin kaqabto🤲🤲🤲

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521Ай бұрын

    Quraan saarka ha diidin malaha waa lagu hayaa adna waxbaa kaa qaldan maxaa quraanka ki diideee is quraan saar adoo dagan caafimaad qaba soo laabo insha Allah

  • @user-ki5fi9vj7t
    @user-ki5fi9vj7tАй бұрын

    Miskiinkan wax baa haysta! Dusha uun bay ka saarantahay

  • @Funnyvedioschannel
    @FunnyvedioschannelАй бұрын

    Abaayo camerada Asiga u dhiib I duub dheh Ha barteee❤😊

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409Ай бұрын

    Keep en going ❤🌷🌹👍🙏🌸🌺

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329Ай бұрын

    Qalbiga Allah hakuu qaboijiyo

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596Ай бұрын

    She is going crazy

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593Ай бұрын

    Allaha ini xiftiyo biidniallah kher

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123Ай бұрын

    Naa casho 😂😂 setaha 😂😂😂❤❤❤❤😊😊

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Adiga hadaan lagu Quran saarin xanuunku weli waa shaqaynaa

  • @MaryanSharif-xh9ci
    @MaryanSharif-xh9ciАй бұрын

    Quran isar hadiidin sirdar wajira wadsixrantahay qurankahadad diday iskagar albaqro aqriso kashid guriga

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9qАй бұрын

    Quraan maala diidaa shaydaan maa tahay

  • @ehelsanahmed7818
    @ehelsanahmed7818Ай бұрын

    Caashay wll quraanku mar kasta wuu fiican yahay markaa waa inaad is quraan saartaa qaali shar dhan allaha idinka hayo ❤❤

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504Ай бұрын

    Maxay tahay quraan marabo sidii ciyaal ha u hadlin ee xishoo

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780Ай бұрын

    Sawirkeda sokashif asha suratul baqara gurikadaara waxwa idinkama qadeeso

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460Ай бұрын

    Naa Quran is sar waaa muhim

  • @user-hn2qh5ub3f
    @user-hn2qh5ub3fАй бұрын

    Quranka waa shifaa ee Isasaar, waa jira sixirka Nabi Mohamed صل الله عليه وسلم baa ka sixray

  • @canabyuusuf2091
    @canabyuusuf2091Ай бұрын

    Ala maxaa u diidee quraanka adoo bini aadam ah iska daaye suubanaheena ayaaba la sixree qur aanka isa saar plz

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lxАй бұрын

    Quranka.shiriki.maaxa.wa.shifa

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad2683Ай бұрын

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @ibnatu.maryamma8928
    @ibnatu.maryamma8928Ай бұрын

    Ilaahey. Aamin.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleimanАй бұрын

    Istiqfurullah waxaas lama amino dadka wa as sheegaana lama amino Allah ha idin cafiyo lkn shaki ha is galina

  • @fatimaayaan8432
    @fatimaayaan8432Ай бұрын

    Abaayo adoon aminsanen quraan isa saar waayo waa bela xijaab

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1Ай бұрын

    Na nimanka waxshego Lama amino kuwaa qareenka sheydanka ah wareesto

  • @muhuboabubakr-jg1kz
    @muhuboabubakr-jg1kzАй бұрын

    Abaayo naagu quuran dadka aan iimaankalahaa dadka sixiira kalsoon ilehe aqooni❤❤

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629Ай бұрын

    Asc abyo kheir Allah hanawafajiyo wixi saaxda Allah aya oog Shakigaa maficna.Allah hakufududeyo cunugana hacayiin weceel hadihiin biri maogiid haladatha wexey noqondonto laga yabaa innu xalal yahay marka isdaji inney ill tahay lagayabaa.cunugaas inuu wax kuutaraa lagayabba waa aduun.hijaabka kudathaal timaha hasoo mujiniin xabadka qarso. Quuraanka waa shiifaa hadithiin

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537Ай бұрын

    Asc abaayo Asha quranka wa cafimad wa shifa ee ogolow ha diidin

  • @user-ks4zs6ib9v
    @user-ks4zs6ib9vАй бұрын

    Jealous maskin adiga sixirthay you said you don't love him you just using him for kids😅

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7swАй бұрын

    Iilahe talasaro walashe qail iilahe ha ku barkeyo

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557Ай бұрын

    Asha Ninkaani wuu ku nacey sida aad sheegtey kuma qabo dullqdiii ugu denbeysey buu igu furey baa tiri

  • @user-vr1ox3ti7u
    @user-vr1ox3ti7uАй бұрын

    Inaa aamintid muhiim maha lkn quraanka waa muhiim

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    Naagta sawirkeeda so daa anagaa kashaqeeynene

  • @FoosxaajinuurFoosxaajinuur
    @FoosxaajinuurFoosxaajinuurАй бұрын

    Abayo qur an ka wadawo

  • @MuhuboAbdi-md5un
    @MuhuboAbdi-md5unАй бұрын

    Aha iyo shay 7:05 7:07

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505Ай бұрын

    Wllo idaji shaydaanka iska naar wllo sixirkuna inuu jiro aamin waayo nabiga sallalaahu calayhi wasalam oo mukhluuq uu ilaahay abuurtay usharafbadnaabaa lasixray inoo bini aadam yar oodaciifa ah maxaad u aamina la dahay quraanka iyo digriga badi ❤wllo xanuun ka sixirka hadii aad iska dawayn waydo waxa dhacda in ay xanuuno kugu rido karaan ❤😢

  • @user-vc2jm1rb5q
    @user-vc2jm1rb5qАй бұрын

    Yaahuuuuu

  • @salmosagal

    @salmosagal

    Ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @muhuboabubakr-jg1kz
    @muhuboabubakr-jg1kzАй бұрын

    Waale sixiku waajireeh quraanka ogoloow saaro❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Meeshaan waa quruxlow

  • @umihamza7584
    @umihamza7584Ай бұрын

    Quran Isaara abyo❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Odaga haduu leeyahay ood ayaa ku wareegsan ma isga ayaa sixiroola ah sidee buu ku ogaaday in ood la idinku wareejiyey hadii laga dul hadlay waa gartay inkasta oo ay been badan yihiin

  • @MuhuboAbdi-md5un
    @MuhuboAbdi-md5unАй бұрын

    Aha iyo talefankag. Isoo dir eedu yaanlgacalibadin

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    fadhikudirar bay intaa ku jiraan

  • @sen7449
    @sen7449Ай бұрын

    War quranka ogolow quranka waa shifa'a waad ku caafimaadeysa please abayo waxa diidaya adiga ma aha waa waxa kuhaaya Allah hakaa qaado ameen yaa rabbul Alamein ❤❤❤

  • @ilovemyf

    @ilovemyf

    Ай бұрын

    Waxaan abaayo waxba kama jiro view ga kagalay sixir iyo naag na ma jirto

  • @AminaAli-l3l
    @AminaAli-l3lАй бұрын

    Sis pls give him a chance there is spells that separate man and wife make u hear noises all types of stuff I'll give u list of things you can do

  • @AminaAli-l3l

    @AminaAli-l3l

    Ай бұрын

    Read the duas in every morning and evening's its on line for sihir eat 7 ajwa from medina dates before anything every morning have sidr showers and ruqyah showers there are lots of ruqyah videos online you can listen too most importantly believe the duas and things you are doing is protecting you

  • @fatmamukhtar4954
    @fatmamukhtar4954Ай бұрын

    abaayo quraanka hadiidin wuu fiiçan yahay

  • @user-mp8uc8qb4n
    @user-mp8uc8qb4nАй бұрын

    Acuudibilaah been badnaa😂😂😂😂😂

  • @sahraabdi8280
    @sahraabdi8280Ай бұрын

    Nabiga css ayaa la sixray adi intee jogtaa

  • @sahroabdi
    @sahroabdiАй бұрын

    Caashoy howlhaan secret kma dhign kartid

  • @nastedave9842

    @nastedave9842

    Ай бұрын

    It's her only content. Wax kale ma taqaano

  • @goldengirl7916
    @goldengirl7916Ай бұрын

    Abayo quranka waa wax fican eeeee is sar

  • @NimcoCilmi-oy9cw
    @NimcoCilmi-oy9cwАй бұрын

    Walee cashay qofsixran waad u egtahay laakiin marka laiska dawaynayo lama sheego qofku ku kadan uunbu sameenayaa markay ogaato inkii hore aad iska dawayseen sixirku waa wax jira

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796Ай бұрын

    Sorry abaayo Allah hainkaaqabto xaasidnimada maaficno quraanka isasaraa ❤❤❤

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449Ай бұрын

    caisha abayo gurika albaqro ku shit abayo. subixi iyo hawenki tv albaqro ki shit cot ka gabi ha damin abyo allha cafiyo shay. qof xun ka ahan ee balse xasid ayaa jiro adiga garab ku siiii quranka badso dheh adna quranka isku aqri istaqfarta badso abayo allha ku cafiyo

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    hadaad diidid qur anka waad sixrantahay ee qur an isasaar

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557Ай бұрын

    Qofkaan wey ku dhifatey Ninkaan wax laga Sixraayo maleh ee aamus

  • @RahmaHassan-xf2nx
    @RahmaHassan-xf2nxАй бұрын

    Fiiri xabbti quranka wax dhibata ah ma lahan waa ku cafimadysaa hadaa sixrantahy hadii adan sixranyna quranka wuw kuu fcnhy dhib malahn ogow isa saat quranka ok

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537Ай бұрын

    Asho guri ku aqri ama tv Albaqar ku shid

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Waa kaa khaldan yihiin

  • @MohamedAhmed-vz5mb
    @MohamedAhmed-vz5mbАй бұрын

    Asc Cashay abaayo Quraanka u bahanahy snchat isoo dir

  • @nimaomerelimi7871
    @nimaomerelimi7871Ай бұрын

    Hadiidan Quaranta waashifaa

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537Ай бұрын

    Iyo ayutol kursi

  • @ZeinulaabidinAbuyahya
    @ZeinulaabidinAbuyahyaАй бұрын

    War gabadhaan maxaa kaqaldan ninka in aay ka carari jirtay o asagana u daba carari jiray ayaay nosheegtay hadanaa xiligeeda waa nabsi ayaa qabtay ee haa dul qaadata

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Naa orad quran isa saar mana la aamino sixirka

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Naag uur leh sidee loo xirayaa? way banaantahay in Quran laysa saaro laakiin odayga wuranka saaraya dadka sidee buu ku ofaaday in la sixray miyaa laga dul hadlay oo laga dul qayliyey

  • @umihamza7584
    @umihamza7584Ай бұрын

    Quran isaara inta joogtin abyo😊

  • @MuhuboAbdi-md5un
    @MuhuboAbdi-md5unАй бұрын

    Casho telefon ISO dir

  • @Hibaaqgarad
    @HibaaqgaradАй бұрын

    Waad xanuunsanthye is quraaansaar xasbunalaaah wanicmal wakiiil

  • @user-dy4fd5cg4l
    @user-dy4fd5cg4lАй бұрын

    quraan marabo maxay tahay qof aan Jilin marmaad ka shekaynaysa walaaley casharadaan wax la alifaayo bay u kuuqdaan

  • @aminaabdi7880
    @aminaabdi7880Ай бұрын

    Subxaanalllaah. Horta lama rumaysto sixirka wuu jiraa lkn waa camal shaydaan. Quraanka ayaa ka awood badan. Lkn in lagu sixrey,in aad hinaastey iyo in shaydaan ku galay ba Ilaahay baa naga og. Ee anagu waxaanu aragnaa in aanad caadi ahayn oo aad maryihii dhigatay oo aad xijaabkii tuurtay. Markaa Ilaahay u noqo oo xadhigiisa qabso ayaan ku odhan lahaa. Wabillahi towfiiq.

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235Ай бұрын

    Abaayo sixirka waa jiraaye Quraanka ogoloow hay hadii kalle Reerkaaga io naftaada ma dagaysaan quraanka ogoloow Abaayo 😳

  • @user-dy4fd5cg4l
    @user-dy4fd5cg4lАй бұрын

    shakadaan hayday runtahay gabar somali aan la oganayn miyaa ila intaas oo video kasoo samynaysa

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1kАй бұрын

    Haa waa jirta quraanka isa saar ma fayoobid

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    xabsiga hala dhigo

Келесі