No video

ASHO IYO SHAY OO KALAGURAY KADIB MARKAY MAGAALADODA IMA DHEEN IYO SHAY OO QIYANO

Asha iyo Shay oo kalaguray

Пікірлер: 156

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372Ай бұрын

    Quranka dageyso every morning nd evening nd whn u wnna sleep ruqaya dageyso abayo ilahey hakucafiyo❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Ninkiina waad waashay angana waa na wereerisay

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7qАй бұрын

    Mashaa allaah, casho waa hadiyad qimo badan alle cimri hagu siiyo. Jacelka naftada Ka hormari.❤❤❤

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624Ай бұрын

    Waa run asho caafimaadkaga ka tali, waayo ilmo yaryar ayah kusugayah🤗, inaad hooyo caafimaad qabto tahay waa muhiim, hadi kale ilmaha yaryarka ayey ka go antahay, walahi howjoojin naftada iyo ilamha ka taxadir sister insha allah waad guuleysan doontah💕💕

  • @aminacadey5390
    @aminacadey5390Ай бұрын

    There's no way that he is with u in the house same house and nothing is happening my dear you are lying sema ukweli

  • @Ashaandshay

    @Ashaandshay

    Ай бұрын

    Whachu mean nothing is happening? I’m still his wife and yes nothing is happening as long as he doesn’t change his way 🤷🏿‍♀️

  • @mamabushra7743

    @mamabushra7743

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Yusufhalig

    @Yusufhalig

    Ай бұрын

    That is UN ISLAMIK to live in the same house what a shame

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106Ай бұрын

    I always make dua for you and your family. In Sha Allah khaire sister

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630Ай бұрын

    It's not good when you are always fighting with your husband Islamically i advice you to forgive each other and keep your marriage as comfortable as you can.talk to Allah and pray so hard

  • @umihamza7584
    @umihamza7584Ай бұрын

    Abyo aqliga adego wa ka qadi karto ka qado ha is xanjine walshey okale kul hadalay. Hada ka qurto waa su raway shaydank yu ka fa idaysani xabiibt pz❤❤

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487Ай бұрын

    Asho anigay igu dhacday ninkeygii ii qabay oo an ku kalsoona intu igu dhahay waxan aday tabliiq oo wadaad is raacayna farabadan wa ino so duceynaya ayuu labo asbuuc maqnaa ilen wadado ma jirte naag bu u tagay imisa jeer bu igu dhahay wadada raacaya an aminay ila uu af cad intu igu yiri waxan rabaa xaas labaad isago an xaquuqdii an ku lahaa ka helin ilen anigu igu dayaya moye wuba qaba uurna wa loo leeyahay fadhi ma ii yaalo asho ifur ayaan ku dhahay wu isku damiyey in badan markii dabe ilahay subxaanu watacala ayaan iga so qaaday runtii wareer hadal taagan nin ad moodo inu ku yahay daacad wallah bilahay tolahay xaqaygii kama heli jirim meel kale ayuu ka shaqeynayey labo sano ayuu iga maqna walashay bas goan ban qaatay ifur that's it sas ay tahay tigidh bu goytay isago nasg qaba uu been ii sheegayey maya ku iri ima iman kartid furiin bas ayaan raba waynu kala tagnay wallahi wan ka reystay nin khiyaano badan been badan oo reerkiisa khiyaanaya nin dhan wan nacay sababto daacadna mahin ragan buuq moye kheyr malahin meherkeygii ima siin si xun bu ila dhaqmay waxad moodaysa in uu heley diamond 💎 wu iga dhigay qof uusan waligis aqoon wa ninka dhib iyo dheefba la so qaatay aminay kalsooni isiiyey marka caruurtada korso nin dhan faraha ka qaad dantada ka fakar somali maxamed iso duceya walaalahayga Muslimka ah ee somaliyed ducadiina u baahnay inu ilahay nabsigeyga ka so saaro iyo xaqaygii please

  • @hodansomaliahmed8661

    @hodansomaliahmed8661

    Ай бұрын

    Adiga xagaad joogta ma somalia wlo walhi waan ka naxaa markaan arko gabar somaliyeedoo cabanaysa

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951Ай бұрын

    Mowduuca adi iyo ninkada plz naga daa wx kale noga sheekee

  • @sahramahmoud3206
    @sahramahmoud3206Ай бұрын

    I don’t believe a word that comes out of your mouth. Every day is about you guys fighting and getting back together. You guys are a joke. Grow up!! Act like adults. Y’all fighting like a teenager couple

  • @nastedave9842

    @nastedave9842

    Ай бұрын

    She needs to come up with normal contents just like the other KZreadrs. Nin nin nin bismillah! Tf is wrong!!!

  • @sahramahmoud3206

    @sahramahmoud3206

    Ай бұрын

    @@nastedave9842 exactly! I think she wants views and clickbait! These days people will do anything for attention and likes

  • @luulshire1152
    @luulshire1152Ай бұрын

    Inshaa Allah meeshii qeyr ku jiro alaha ka dhigo iyo adinkoo nabad ah

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593Ай бұрын

    ❤❤❤Machaallah tabarakaallah Habo uma bahnid mekab inchaallah kher niin iyo naag he's his maha coolna maha samirka badiye Quran kana surat baqara ku shid guriga

  • @raiisamaxamuud4116
    @raiisamaxamuud4116Ай бұрын

    Mnzha allh wll farax hakadaba ordin asaga lugahaaga soofadhisan doona marku daalo

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5xАй бұрын

    Caafimaadkaaga ayaa muhiim ah shartiisana ilaahey ha kaa badbaadiyo eedo mcnto

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717Ай бұрын

    Masha Allah tabrikallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106Ай бұрын

    Subhanallah I am not trying to judge you sister but I am baffled to hear you say , take everything from him , save without him knowing or save on the side. What is the point of being in such marriage. Please my dear sisters and brothers you are all examples of Muslim couples, have respect within yourself and do the right actions. Marriage with Allah (SWT) guide is the most beautiful one. This world is temporary, let us not forget the end journey and the examples we are to our offsprings. May Allah (SWT) guide and protect the Ummah

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Wax ka jira maleh waxaas aniga ayaa tegijiray cilaahvwaana ku caafimaaday weliba waxaan ka bartay sida laysu cilaajo manshaaAllah ee iska daa buuqa

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401Ай бұрын

    Asc abaayo casha wax walbaa aad samaynaysid ha la imaan meeshaan wixii familkaada ah qarso quraankana dhagayso❤❤❤❤

  • @Qu681
    @Qu681Ай бұрын

    Aish walshey wan huba inad gabar adag tahay waxba hadaba cararin noloshada iyo awladada iyo KZread kaga xoga sar ilahey ha kula garab galo insha Allah horey u soco sister ❤❤❤❤❤

  • @CabdoAxmet-rq3rc
    @CabdoAxmet-rq3rcАй бұрын

    Asc masha allah masha allah masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaynabIsmail-mg5hg
    @SaynabIsmail-mg5hgАй бұрын

    Quraanku waa shifaa u dawaa waliga ha sharaysan casha qofka marayaha tuura e waasha ayaa ku miyirsada oo ku deg e ha dhagaysan kuwa jaahilka ah

  • @suleqamohamed9898
    @suleqamohamed9898Ай бұрын

    Mashaalah mcnto ❤❤❤❤❤

  • @user-hn2qh5ub3f
    @user-hn2qh5ub3fАй бұрын

    Asho Allah is ku xir Salaada ku dadaal

  • @user-hy9gx5ij3v
    @user-hy9gx5ij3vАй бұрын

    Asc Asho goaan fiican baad qaadatay adigu isku akhri quraanka gurigana ku shid quraanka ilaahay ha idin xafido wlaashay nin waa nin waana isku wada mid

  • @SaynabIsmail-mg5hg
    @SaynabIsmail-mg5hgАй бұрын

    Somaliyey inanta kor u qaada oo uga hiiliya ninka❤❤❤

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660Ай бұрын

    Abayo caqligada kasoco nin ilmaha lagu korsadaa wadado guriga ugu waco quranka

  • @farhiyahussein985
    @farhiyahussein985Ай бұрын

    Gabadan maxa kaqaldan horta SubhanaAllah

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023Ай бұрын

    Abaayo adi isku aqri ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ammatullahngo
    @ammatullahngoАй бұрын

    Mida illaahey kuu abuurey waa cibaado ma aha in aad bina aadan ceyrsatid illaahey jeceylkiisa hakugu weynaato

  • @asmacumarcraxmaan2313
    @asmacumarcraxmaan2313Ай бұрын

    Cafimad allaha ku siiyo xpptyy

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tgАй бұрын

    Asc caasha and shay familia maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ld5bv1lj9k
    @user-ld5bv1lj9kАй бұрын

    Inta og in ay wax kasta drama yihin like i sar

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372Ай бұрын

    M.a qurux waye hadiyadiii edomcn wabakahele❤❤❤

  • @user-xf8fb2km8c
    @user-xf8fb2km8cАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1kАй бұрын

    Casho caruurta hadhiibin heyso ha iska siin wayo hada waa yar yihiin hadhow waxay ku leeyihin maxaa noga tagtey kuwa kale waad heysata hadayicin wixii aad ka qaadan karto ka qaado ha u cafin biilka hadad ka guurto qarash iyo culeys ayaa kugu kordhaya taladeyda waa ha guuri si xaasidnimo ah ugu qaad dhamaan qarashka idiinku baxayo

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @nastedave9842
    @nastedave9842Ай бұрын

    Maalinba meel ha u jiidin dadkee go'aan yeelo walaaley

  • @fowziyaissack6575
    @fowziyaissack6575Ай бұрын

    Abayo sayi ido ime fikiriya vizuri wacha na wanaume ishi maisha fayaibada yako isitifari gudifadhi

  • @Zainab_salat

    @Zainab_salat

    Ай бұрын

    Umeona kwanza😂😂😂 amempenda ajnabi because he takes care of her

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8rАй бұрын

    Sidasa laga raba qofna qadariin hawna kusiin kama mudno inaad siiso wllo

  • @HindaAbdi-cs5ep
    @HindaAbdi-cs5epАй бұрын

    Well done Asho go aan fican bad qaadatay abayo

  • @anabahmed9959
    @anabahmed9959Ай бұрын

    Caasho abaayo dhaarta dhaaf ninka heyso . Or hooyo nolosheeda caruurta heysato noqo .

  • @shamcena7314
    @shamcena7314Ай бұрын

    Inbadan ayaan ku waaniyey laakiin wof meel u cadahay meel ka madow Hadaa buuqa deynwasid ninka wuxuu adaayaa meel aan laga buuqaynin naa joog oo reerka ha duminin

  • @Garqaad
    @GarqaadАй бұрын

    Sandkan miyaba nin la isku wareriya kaliya naftada iyo Saad mell isku gaadhsiin laheed ba laga fikira nin iyo stars kisa faraha laga qada hadad ilmo dhasho ilmahaga korso

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    First comment ❤

  • @luulshire1152
    @luulshire1152Ай бұрын

    Amiin🤲

  • @nastehaharunnyc9166
    @nastehaharunnyc9166Ай бұрын

    You did great job,your health matters

  • @nimonur3956
    @nimonur3956Ай бұрын

    Abaayo qof qalbigiisu kaa tagay ha ka daba dhiman ilmahaaga korso mid run Kuu jecel waa helee you can’t force love 😂

  • @mohameddaqane
    @mohameddaqaneАй бұрын

    Abayo Ashao I am sorry ok thank you I hope th wine❤

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343Ай бұрын

    Naaagtaan benteda iyo runteeda kala garan wayay yaaaab😡😡😡😡😡😡😡

  • @MohammednourHussein
    @MohammednourHusseinАй бұрын

    ws.wr.wb hay masha allah macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8nАй бұрын

    We will see

  • @Umamohamedchannel
    @UmamohamedchannelАй бұрын

    Ilaahey subhanallah watahalaa ha ku cawiyo xabibtii TV waxaa kadartaa ruqiyada KZread ku qor ruqiya e 24 hours ha ku darnato wallahi wad libanee Abaayo Ilaahey subhanallah watahalaa isku xir tasbixda badso😢😢😢

  • @user-dy4fd5cg4l
    @user-dy4fd5cg4lАй бұрын

    sorry abaayo dhaartaada waan qaatay allah arimahaaga hakuu toosiyo

  • @user-pu8rz9pf5j
    @user-pu8rz9pf5jАй бұрын

    Abaayo wallhi aniba naag buu aaday waana aroos anoo murugaysan ayaan hadana is adkeynayaa uun ilmaheyga dardood markaa abaayo ragu waa bahalo naxariisna maleh ee aan samirno

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139Ай бұрын

    Wn maqly wll ee quranku wa isku mid ee adiba dhagyso mr walba shido

  • @saadiahappy7173
    @saadiahappy7173Ай бұрын

    Asha cadey cidiyaha iskafur abayo hatis dahir tahay for prayer purposes ❤❤

  • @nastehaelmi3819
    @nastehaelmi3819Ай бұрын

    Great.now you come to your senses.he is a human being.😂. Nin Nin nin.hortisa kagud. Nolashatha kuekaw Live your life to your fullest and stay stress-free.isjeclaw caruurtatha Aya jeceyl karabta. My take.caaf imadkaga kudathaal

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    shaqayso oo quruxdaada kashaqee ilma haagana korso nin haduu cadaan yahay iyo haduu somali yahay waa isku mid ragii wey xumaadeen

  • @mrd4205
    @mrd4205Ай бұрын

    We hear you be patient abaayo may Allah help you and ur kids I’m 💔wallahi

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593Ай бұрын

    Habo Allaha ku xiftiyo familiga

  • @HilalSaid-fo7re
    @HilalSaid-fo7reАй бұрын

    Caafimaad sareec ah allha ku siiyo wax kaloon ku dhaho ma garanaynee

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973Ай бұрын

    Well done sister, look after yourself and your kids abayo.

  • @user-qf4un3qg5w
    @user-qf4un3qg5wАй бұрын

    Saxwa qaali ha adin waligaa mafina qu aan hadad awodid gurigaga isku saar hadiikale adi isku aqri

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907Ай бұрын

    Nagaha soomalida aya noqday biyo yaa shubanaya marka jilicsanaantoodu arkay waxa u ugu dhiiranyahay oo shabeel nagoodka u noqday

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638Ай бұрын

    Aniga waxaan u malaynayaa waxaan wax ka jirin naag uu guursaday ma jirto it’s just drama 😂

  • @user-xf8fb2km8c
    @user-xf8fb2km8cАй бұрын

    M.a❤❤❤❤

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443Ай бұрын

    Asho ninka iyo naagta wali waxaa ka dhaxeeyo oo uurbey u leedahay

  • @user-zn8bx1sd2r
    @user-zn8bx1sd2rАй бұрын

    Wllo qof wey ma ilalin karaysid wayo kad dhashad ilalin karey iska dhaf qli hadiyadanah mch alah way qurxontahay mch alah ha ku dayo famaliga qurankanah aleh og waxas lkn is quran sar aqalkanah ku shid

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2meАй бұрын

    Caasha nin khiyaamo kama dhamaato in aad ciyaalkaga ku korsataan ku rajaynaya oo aanad waxa ubixin

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    Alla abayoooy Quran Kushid guriga 😢😢😢😢

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534Ай бұрын

    Mashallah sweetie sorry

  • @Zahra..259
    @Zahra..259Ай бұрын

    Walal quranka isa saar quranku waa dawo yaana lagugu dirin sheekhyada quranka dadka saarta dadka warayso sheekh tuftiisu fiicantahay kadibna aad baan ku dhihi lahaa

  • @so-uu3ke
    @so-uu3keАй бұрын

    Nagtan weinawashey

  • @hamdiduu8338
    @hamdiduu8338Ай бұрын

    Woow manta Lee gabr ficn noqtiy sas samiy haa ogado qimahada

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lzАй бұрын

    Cafimadkaga muhiima casha qurux

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689Ай бұрын

    Dumar-land ma Calaacal land Bay isu bedeshay Caadi Iska Dhiga Gabdho Waa Lays Jeclaada Waana Lays Naca

  • @user-gg1di2pn6w
    @user-gg1di2pn6wАй бұрын

    Go,aankad gaarty wanku raacsanay qali iska dhaaaf ninkan yaanu kuwaalineee

  • @ZeinabAbdullahi-iq2pd
    @ZeinabAbdullahi-iq2pdАй бұрын

    Maneno marabi somali siju miyatahy

  • @fathiafara9156
    @fathiafara9156Ай бұрын

    Ax ax ax 😢😢😢😢😢

  • @raxmacadi1140
    @raxmacadi1140Ай бұрын

    Asaga hoos geey yuu gabdhaha kaa kufsanin

  • @juwamahamed2777
    @juwamahamed2777Ай бұрын

    Damti yaqaan waa lajecel yahay iLaahow Qalbi iiqabooji kuduceeso

  • @sahroabdi
    @sahroabdiАй бұрын

    Meshgan guryheeda waaba raqiise gurigaa weyn hddaa intaa ku dgn thiine msha allh.

  • @ammatullahngo
    @ammatullahngoАй бұрын

    Habo Quraanka haddaad adiga aqrisan kartid aqriso quraanka business haddii laga dhigey qofkaan aqrisan karin waxaa larabaa in uu ku aqriyo qof ehelkiisa ah busines markii laga dhigo waa wareer

  • @indhogeele2723
    @indhogeele2723Ай бұрын

    ninka waad wareerisay

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046Ай бұрын

    Reerkiina maxaad ugu gaysay! ninka noocaas oo kale

  • @farxiyomaxamud4885
    @farxiyomaxamud4885Ай бұрын

    Gabdhahaaga ilaasho intaasan kugula taalinayas

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195Ай бұрын

    Aisha icaafi banking baan ka moodayey ninka sii serves ah Ulaanbaatar hadaal aduunka cudura jiira HiV yukuso qazdiin nin naag qaaba muxu nagkale ka raaba???????😮😮😮😮😮

  • @juwamahamed2777
    @juwamahamed2777Ай бұрын

    Sax hada go aan saxan baaqadatay sababta waa cel celiska wuu ugadaraa markaa dantaa ku Mashquulshid baa lagu raadin doonaa Quruxey taada iyo tan iLmahaada ku Mashquul

  • @alisaaram1107
    @alisaaram1107Ай бұрын

    Nagtan ninkas moye taltii maleh miya WAN yabey qof gurigisa kawarma w qof nolasha kū fashilmey

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9eАй бұрын

    Maryan cad waxay muujinayaan wali inad rabto ninka oo aanad ka goin jaceyl ayaad uqabta laakiin isma ogid waan ajoogaya halka sheeko wayn ayaa ku jirta ha na wareerinin ee nagada beerka jecli xaydha necbi

  • @bahsanabdullahi1745
    @bahsanabdullahi1745Ай бұрын

    ASC caasho maansha allah iskadhaaf nikaan caruurtaada ku korso samir oo iskadaa maalin walba warka cusub isku tasho aniga aad ayaan kuutaagera runtii markaad farax santahay waan farxa makaad murugeysatahayna waan kula murugoodaa

  • @bahsanabdullahi1745

    @bahsanabdullahi1745

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @bahsanabdullahi1745

    @bahsanabdullahi1745

    Ай бұрын

    wabaabtu waa xagaga

  • @HodoAdaan
    @HodoAdaanАй бұрын

    Derbig qurna lagumash raxo waadebi

  • @maryanxaajixuseen1046
    @maryanxaajixuseen1046Ай бұрын

    Ninka markasto oo ku arko in aad ilaa lineysid hory ayuu isku walaa naag naag aya ku dhaceyso iyo iiman beel shib aya lga dhaha goaan lgaraa

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785Ай бұрын

    Asha sxbey maxaad is bahdishey

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jhАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uf7zz2tw8j
    @user-uf7zz2tw8jАй бұрын

    hala qaato aa alaab miyaa caasho. 😅😅😅😅

Келесі