WARAR KA SOO KORDHAY QASA + GURIGA NETANTAHU OO CAAWA LAGU HAREERAYSAN YAHAY

Ойын-сауық

WARAR KA SOO KORDHAY QASA + GURIGA NETANTAHU OO CAAWA LAGU HAREERAYSAN YAHAY
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka

Пікірлер: 32

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq7 күн бұрын

    DHAMADKI ISRAIL AYAA SOO DHAWAADEY ALLOW DHAMEYSTIR. CADOWKANE ALLAH JABIYO XMS IYO XISBULLAH GUUL GUUL DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH INSHA ALLAH

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi39327 күн бұрын

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخوا ننا في غزة

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e7 күн бұрын

    Allaahu akbar xaqaa guulaysanaya insha allaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo607 күн бұрын

    ilahow cadowgaa dhulka la jar ummadii wey laayeen nacalada rabiyow aduunka ku kala firdhi yuhuud

  • @warisroobo1759
    @warisroobo17597 күн бұрын

    Cuqubadii uu Muslimiinta ka galey ayaa ,Allah ku imtixaamey odeygaan .

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e6 күн бұрын

    Allahayaw guusha sii shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mdiinshmuse5369
    @mdiinshmuse53697 күн бұрын

    Xayaysiinka naga daa .. bal caaeana aan ku tijaabiyo

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e6 күн бұрын

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r7 күн бұрын

    Masha Allah guulll waa runduud hobkodiba lagu dalamayaa

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir92087 күн бұрын

    allaha jabiyo Isreal aamiin yaarabi

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas3177 күн бұрын

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Noooooo Wada Xaajood Nooooooo Wada Hadal ❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo607 күн бұрын

    qeyr allaha ku siiyo mar walbo taariikhda islamkaa na xasuusisaa

  • @mdiinshmuse5369
    @mdiinshmuse53697 күн бұрын

    Xayaysiska ayaa iga daran dagaalka Qaza

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o7 күн бұрын

    Waa xasuuq ku talagala in dadka ku barakacay isbitaalada iyo xarumaha haayadaha in la beegsado ❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid53307 күн бұрын

    Marayakn yuhuuda iyo masar daacad kama aha heshiis iyo xabad joojin xalna ma rabaan lkn riwaayad ayey dhigayaan iyo waqti lumis

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay19697 күн бұрын

    Warakii Soomaalida xagay ka baxeen.

  • @AbdullahiAbdiali-mc4ge
    @AbdullahiAbdiali-mc4ge7 күн бұрын

    Alle ha unaxariisto mujahidka reer lubmaan.

  • @ahmeddhabibboko1311
    @ahmeddhabibboko13117 күн бұрын

    1446❤

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c7 күн бұрын

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv7 күн бұрын

    100kun oo shacab ah markey dileen miyaa ay rabaan in loodayo dad laga hayo kibirka intaas dhan cinqaabtiisa illahey ha ku rido

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7w7 күн бұрын

    Asww

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas3177 күн бұрын

    Kama Shaqaynayo Qaahira Wada Hadal Noooooooooo

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt7 күн бұрын

    Asc

  • @amalnoor4760
    @amalnoor47607 күн бұрын

    Mar hore ayuu dhacay arooskaan rihana ayaana ka heestay waana laba bil ka hor

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid53307 күн бұрын

    Xisbulah inkasta oo ay aargutaan lkn baryahan danbe madaxdooda waa la ugaadhsadaa sidaa darteed kolay suni iyo maseexiyiinta ayaa basaasaya sidaa darteed waa in aanay adeegsan basbuur mobile iwm

  • @ismacilburale3570
    @ismacilburale35707 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie34227 күн бұрын

    Demoqratiga haddi ay hadda bedelaan uma maleynaayo in ay guleysan doonan! Sabbata waxy thahay waqtigii wa soo guda galay sura galna mahaa in la bedelo lakinse haddi ay isaga garab istaagan wala huba in uu guleysanaayo oo ka guleysanaayo Trump, ayaga ayeey jirtaa ha garab istaagan musharax Biden waxaa laga rąbana ha u sameeyo dadka u codeynayo.

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr147 күн бұрын

    Waa maxay sababta markasta loo dilayo madaaxda xizbullah su,aashaas mar horana waan.ku waydiiyay ??

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid53307 күн бұрын

    Mr Erdogan iyo Mr orban waa labada nin ee qudha ee xorta ah kana tirsan nato ee ruushkana saaxiib la ah

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c7 күн бұрын

    ❤❤❤❤1ok

Келесі