Gabadhaan Markale Ayaa Loo Diiday In Dhalashadeeda INGIRIISKA Loo Soo Celsho | Sheekada Shamima

Фильм және анимация

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 72

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan53 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (❤❤❤

  • @essiahassan5157

    @essiahassan5157

    3 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

  • @anabchannel3670

    @anabchannel3670

    3 ай бұрын

    Scw ❤

  • @user-mu1rz3zk2q

    @user-mu1rz3zk2q

    3 ай бұрын

    Scw

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    2 ай бұрын

    @@anabchannel3670Scw Scw Scw ❤❤❤💯💯💯

  • @adonallah
    @adonallah2 ай бұрын

    Ilaahey meel kafican ingiris ha u sahlo gabadhas

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i3 ай бұрын

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @foosdjama8266

    @foosdjama8266

    3 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @Shacab24

    @Shacab24

    3 ай бұрын

    Scw

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    2 ай бұрын

    Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯

  • @dalsancadeey6526

    @dalsancadeey6526

    2 ай бұрын

    @@foosdjama8266😊😊😊😊😊

  • @dalsancadeey6526

    @dalsancadeey6526

    2 ай бұрын

    @@foosdjama8266😊

  • @Maahir274
    @Maahir2743 ай бұрын

    Yaa jecel rasuulka alle scw ☝️

  • @Omer-ht2fx
    @Omer-ht2fx3 ай бұрын

    Team Hoosow ✌️✌️

  • @EBYAN5
    @EBYAN53 ай бұрын

    Ilmaha marka family jcl kukorin oo tusin inuu muhiim yhy meel daran bay kadhacaan intey jcl radinayaan iyo inay dareemaan qof agtiisa inay muhiim hal mar ka noqdaan Gandhaha doomalida aad iyo aad bay arinkaas ookle ugu dhacaa 😢

  • @Eduruus
    @Eduruus3 ай бұрын

    Aduunyada waa danleey dadna wey sirtaa dadna wey Lugoysaa, Ani Ninkey Sireyso Maahi Ama waa Duugana Ama Ayadaa i Duugeyso Wax ka dhaxeeyo Ima Dhagana. " Shamuuri "

  • @siradm
    @siradm3 ай бұрын

    Saqiir aakharo Allaha uga dhigo ciyaalka,kolley sharciga waa biyo ay iskeed u barxattay marka nassiibkeed.

  • @abshircade-sj9ex
    @abshircade-sj9ex3 ай бұрын

    Hosow pro like isaar❤❤❤

  • @Bulshada08
    @Bulshada083 ай бұрын

    Team ogaansho 💙🇸🇴🇵🇸

  • @CASKA1212
    @CASKA12123 ай бұрын

    Filim aad noo amaantay ee dhaxal Astaan waa filim fiican sidaad sheegtay lkn hal cilad bu yeeshay oo ah in xalqadihii ay gaabis noqdaan oo adiga oo ilaawayba halka wax marayaan ama xiiisihii kaa jabay dhawr cisho ka Dib bay soo galinayaan. Dhibkaa wax Nagala qabo Masuul Hossow Adigaa na jeclaysiiyee❤

  • @nimofarah8193

    @nimofarah8193

    3 ай бұрын

    Wll shaqoyeelo markaad mashquul tahay ma ogaanaysid wax film ladhaho xitaa haada jeceshahay markuu soo galo uun baad daawanay ee fadllan nafrmtaada dhis oo dedaal

  • @kaahokader4664
    @kaahokader46643 ай бұрын

    Waa sheeko cajiib ah

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak13 ай бұрын

    Guuleyso zxb

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi43 ай бұрын

    Film inan ku Dawaday Ayan Filaya Inantan

  • @raxmoaxmed4831
    @raxmoaxmed48313 ай бұрын

    Xanuun waaye wallahi 😢

  • @MssEimana
    @MssEimana3 ай бұрын

    Somalidu waxee ku mahmahdaa waxaan kaa celenayo ma xerada salkeeda bal xaa walayo bal bisinka😮

  • @safiyaabdirahman6048
    @safiyaabdirahman60482 ай бұрын

    Sheekadaan sheeko u ek oo season aan fiirsaday

  • @user-pc3fw2hp9g
    @user-pc3fw2hp9g2 ай бұрын

    Waa xanun runtii

  • @hiboascwllofadlanqaybihika6297
    @hiboascwllofadlanqaybihika62973 ай бұрын

    Asc wllo hosow inntani marka aqliku filan maylahyn waxa ficn in janislasiyo hadayna muslinimo ku cadadinan

  • @masudabdi7155
    @masudabdi71553 ай бұрын

    Brother hosow kasohadaal arintaaa aljazeera ban on Israeli country sabaabta iyo warti laxiirdhoono barnamiijka kasosameey❤❤

  • @Hamida-29
    @Hamida-293 ай бұрын

    Hasow sc waan xasuustaa gabadhaan wagii qisadeda suu ifbaxday canugyarne dhabta ayuu ku haysaty waa ka dhimaty miyaa hada

  • @khaatumo636
    @khaatumo6363 ай бұрын

    Shekadan dhanan waye wxn maqli jirey kud ka guur oo qanjo uguur😮

  • @Aliinaliiban1780

    @Aliinaliiban1780

    3 ай бұрын

    Marka ma ingriiska aya meel xuna Suriya dhanta ledahay miyaa😂😂 May mesheda iska joogto haday meel xun ka tagtay 😂😂😂 alla carab aqli badana wllhi anigu yuhud yaryar u aqaan badankooda😂inta wanagsana lama garan karo😮

  • @khaatumo636

    @khaatumo636

    2 ай бұрын

    @@Aliinaliiban1780 adiga xitaa fikirkaga dhanan waaye ee cusbada ka yaree dhiikar yanu kugu dhicin🤣🤣😂

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman64753 ай бұрын

    WAA. LAAGA. QAALDAN. YAAHAY

  • @maxameddyd
    @maxameddyd2 ай бұрын

    Waaw

  • @mahamedhasen6507
    @mahamedhasen65073 ай бұрын

    Howsow zxp ma socelisid barnaminka iskashif ee marekanka

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x3 ай бұрын

    Xanuun weyan😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban17803 ай бұрын

    Carabtu intay yidhadan qofka ilahy ka baq ayay waxay doonaan sameeyen ba 😂 Dumarka... bini aadam darajada labad u yaqanaan ba Mida la waayay allow yaa ogaada meelbay ku xidhen lugta laga xidhaya qofka😢😮

  • @user-jy1tq9rh5n
    @user-jy1tq9rh5n3 ай бұрын

  • @dhubadohudey2316
    @dhubadohudey23162 ай бұрын

    Anaga wadankena wax kabaxa iyo wax soo gala lama ogo

  • @nasramo-ei3zm
    @nasramo-ei3zm2 ай бұрын

    wadanka belgium gabadhaha syrië aaday oo afduub ey qaldeen dib ayaa loo soo celiyay iyaga iyo caruurtooda meel dhaqan celin ayaa lagu haayaa

  • @hananahmed6489
    @hananahmed64893 ай бұрын

    Hossow runtii waan jecelahay content kaaga lknse ayaanahan waxaad copy paste tidhaahdaa Ray William naga dhaaf wax cusub noo keen

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf3 ай бұрын

    Oo labadi gabdhood ee kale meeye xagaySe ku dan beeyen

  • @mhassan3385
    @mhassan33852 ай бұрын

    Maxaa geeyay meeshaas uk bay joktay, nin may kawayday uk

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman3 ай бұрын

    Intaadan falin ka fiirsa weye shekadan

  • @fartaxasan9177
    @fartaxasan91773 ай бұрын

    Aniga kaliyah miyaa mise codka kaxiranyahy videoga😂

  • @user-qv2pt3vd4t
    @user-qv2pt3vd4t3 ай бұрын

    Gebedha was munaafuq. DOWLADA UK. WAA DOWLADA UGU MUNAAFUQSAN DUNIDA WAA CADWGA ILAAHEY IYO. USA. IYO DHAMAAN KUFAARTA DOWLADAHA. AH IYO YAHUUDA ADOWGA ILAAHEY.

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann3 ай бұрын

    Eeey

  • @warisbiligaadan980
    @warisbiligaadan9803 ай бұрын

    Sorry wlhi talo xumo Aya kudhacday ilmaha God ayay iskuturan hadhowna cidna kama saarikarto

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem62803 ай бұрын

    Yaa Somalia 🇸🇴 Aad aya is dhahayay bee amaa hadhow sidas cml jiq legaga dhigaa 😂😂

  • @Nuradin380
    @Nuradin3802 ай бұрын

    Ingriiska janno miya maxa wadamada kale muusliminta may adoo maxa ka qaldan iyaada illahey hausaaqiro 😢

  • @Jamac20
    @Jamac203 ай бұрын

    Waa argaxiso hala dilo

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad3 ай бұрын

    waxad wax ka shegto Ina wey say Aya no kentay Gabar basabor Laga qatay maxa inaga galay 😂Somali hadaba ka tago ha Ley gumesto ee sxb waxa dawano ken ama inada

  • @PinaBinianimals

    @PinaBinianimals

    3 ай бұрын

    Hakatagin somalia walaahi xuriyadaada meeshaas bey kujirtaa

  • @adambaashe2937
    @adambaashe29373 ай бұрын

    Maxa naga kale marka wax f iiidaxleh sookudib

  • @faadumozahra94

    @faadumozahra94

    3 ай бұрын

    Barashada Luuqada af-Soomaaliga waa Muhiim 🎉😂😂

  • @worldssecret7855
    @worldssecret78553 ай бұрын

    Mesha ana u horeeye ii qira😂

  • @hibaqdheeg9198
    @hibaqdheeg91983 ай бұрын

    Had sheekadan waqtigay iga lumisay fadlan wax xigmadaysan so qad nag dhalsho lag ceshaday maxay tarysa

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    3 ай бұрын

    😳😳😳 adigoon iga xumaan qofka chanalkiisa asga ayaa leh, se wuxuu rabo ayuu kaga hadli ee adiga isku day in aad ka socoto ileen adigaa u yimide. Takale, XOOSOOW qof ka wanaagsan in aan KZread laga daawan ee be positive please.

  • @hibaqdheeg9198

    @hibaqdheeg9198

    3 ай бұрын

    @@niyaaladem wan ogahay inu ficnyhy lkn malmahan ayuu so keenya waxan aad uu mihim hayn wan rajaynay inu keen wax aad loga faiido

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    @@hibaqdheeg9198 . Soomaalida qurbaha ku nool waxay lugaha kula juraan ma aragtay l, xitaa qaar culimo ah? Marka xasoow wax aan faaiido u laheyn shicibka Soomaaliyeed sooma qaato ee tartiib dhugo chanalka maandhaay.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban17803 ай бұрын

    Ha laga celsho inay Dad cabiidsadan bay doonaysaa Dadkeeda hala joogto dee😂😂 Iyaga aaday Ala maxan carabtan ka yaabay wax uun ba ku yidhi dadka waad ka xoogbadantihiin ka aqli badantihiin waxay Cagaha ku qadan karan wey ku qaateen 😂baga dhe

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali71133 ай бұрын

    19 jir ma yara ee siday ku qaadatay in dal dagaal ka socdo oo ay dhimasho & dhaawac yaala kuwii u dhashayna ka soo qaxayaan inuu ka nolol fiican yahay ingariiska waxyaabaha qaar wuu kaa yaabinayaa

  • @Ifraax-nn3gl

    @Ifraax-nn3gl

    2 ай бұрын

    Markee baxeesy 15 jir bey eheed

  • @hilaalfaysalcali7113

    @hilaalfaysalcali7113

    2 ай бұрын

    @@Ifraax-nn3gl may ahayn mawduuca dib ugu noqo wll 19 years bay 15 jir sharciga aduunka lamaba ogola inuu dhoofo

  • @Ifraax-nn3gl

    @Ifraax-nn3gl

    2 ай бұрын

    ​@@hilaalfaysalcali7113 lkn asaga wxuu dhahay markey dhoofesay, wxay ahayd sanadka 2015,ayadaneh wxay jirtay 15 sano.

  • @hilaalfaysalcali7113

    @hilaalfaysalcali7113

    2 ай бұрын

    ​@@Ifraax-nn3gl waad iga saxan tahay wll 15 jir bay ahayd , 15 lafteedu lkn ma yara oo waa qaangaadh qofku xitaa waqtiga masuuliyada waalidkeeni inama saarna waana xiliga qofka waajibaadkaaga diinigaa koro malaaiigtuna qorto qalad & sax wuxuu gal0 qofku

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    2 ай бұрын

    ​@@hilaalfaysalcali7113kkkkkkkkkkkkk waa dhoofaa wiliba anagaa 12 jir dayaarad yurub kasaaray illaa dubai usaaray cidina

  • @ahmedabdinaasir6913
    @ahmedabdinaasir69133 ай бұрын

    Cadaalad iyo xquuqul insaan been ah bay yaqanaan if she was a white girl with blue eyes and blonde hair isla markibo way keeni lahayen lakin waa second class citizen. munaafiqin

Келесі