Lama Ogaan Laheyn QOFKA DILEY Haddii Eysan Ahaan Lahayn Gabadhaan...

Фильм және анимация

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 144

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Жыл бұрын

    😭😭😭Walahi wa yaab Waxan aad ula yaaba Walhi Naagaha Naag markii la la guursado Naagti lala guursadey dileeyso Ninkiina la sii joogeyso.Damiirkoda ma fahmin.Ilaahow anaga iyo intan jecel nahay iyo intii daacada cadow ha noo gacan galinin.Aamiin

  • @sihaamahmed3773

    @sihaamahmed3773

    Жыл бұрын

    Aammiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @fowsiyabashir5833

    @fowsiyabashir5833

    Жыл бұрын

    Scw scw scw ❤

  • @caagabe4865

    @caagabe4865

    Жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥

  • @rahmomoha547

    @rahmomoha547

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын

    Hosow waa nin degan waaye akhyaar waa KZread jawi degan wax kuso gudbiye mahadsanid youtuber hosow Pro

  • @hosowpro
    @hosowpro Жыл бұрын

    COD WUU LEEYAHAY MUUQAALKA- Balse KZread ayaa waxa uu kunwadaa dib u dejin, marka mar kale kusoo laabo Thanks -

  • @idiristarey

    @idiristarey

    Жыл бұрын

    Thank

  • @runbadanchannel5987

    @runbadanchannel5987

    Жыл бұрын

    Wll you tubka sabiskarab iso saar illahey dartii danbigaga allaha dhaafe

  • @Haykal5
    @Haykal5 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🤲

  • @rahmomoha547

    @rahmomoha547

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @Hubaal_media56
    @Hubaal_media56 Жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Muhamedaden9

    @Muhamedaden9

    Жыл бұрын

    Rll T

  • @manaaladam7812

    @manaaladam7812

    Жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 Жыл бұрын

    Maseeku waa wax xun wuxuuna dadka qaar ku rida kalsooni daro illaahaw na xafid dhamatayo 🙏

  • @elminasibb
    @elminasibb Жыл бұрын

    Dhacdooyinkaan aad ayey u soo bateen, waligaa ha aaminin asxaab ku xumeeyay oo si kadis ah kuugu soo noqday. Siiba gabdhaha si gaar ah uga tiktoonaada: waxaa badan xinkooda, quuri waagooda iyo khiyaanadooda.

  • @diamondzhasma4257
    @diamondzhasma4257 Жыл бұрын

    Masha allah hossow sheekoyinka nosoo baadi insha allah

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 Жыл бұрын

    Qisadan Iyado film laga sameyay ayaan fiirsaday ‘ A KILLER AMONG FREINDS’

  • @somalivoice1728
    @somalivoice1728 Жыл бұрын

    Hasow aboowe allh darti ku jeclahay Wan jeclahay inaan noqdo KZreadr adoo kala insha allh

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 Жыл бұрын

    Sheekoyinkan nosoo Badi sxbada ah wx badan Ayaan kabartay allow naxafid kuwo badan oo sxb ila ah hadana IGA maseraan ayaa jiro shartooda Alloow imooti🤲

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Жыл бұрын

    Cashirbaa laga garan karaa naago mar kula dagaaley sisahal ah haku aaminin waxa lamid ah saxiibo 2 ah oo 3 kutahy mahadsanid hosow pro

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 Жыл бұрын

    WAAN OGAHAY INAAD PIN IGU QABANAYSID LKN MA OGI INTA LIKE ISAARI✌️

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 Жыл бұрын

    mashallah somalidi comment ku dhiig layaasha qaar badan illahy ba hadeeyey alxm wxy so qorayaan salida nabiga scw mshllh kolayba wxbaad qoraysaa so, wa in ad qorta wax la qoro waxa ugu khyrka badan walalka vidoes giisa uu wakhtigu ka galay ma fiicna comment anu ku farxyn in loo qoro wllaha somalidu wa inay isku tageeran wixii wngsan diintooda iyo dhqankodana ay ilashtaan mashallah bro hasow keep going channelka alle ha ku barakeeyo amen love from somaliland nabi maxamed khyru khalqi laah hala weyneeyo saligiisa hana la badiyo scw scw scw

  • @somaalifilmschannel3460
    @somaalifilmschannel3460 Жыл бұрын

    Keep going lagend hosow bro

  • @abdibaasidabdalla7785
    @abdibaasidabdalla7785 Жыл бұрын

    zxp backgroundka geedka yaalo waa qurux lkn inaa usii dhawato kasii qurxan san is kee yhy ama soo dhaweyso thankz pro ku tageraa💯👊

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 Жыл бұрын

    Nuxurka sheekada waa qof kaa fool xun hala saaxibin waaye subxaanallah

  • @calibaxdo8239

    @calibaxdo8239

    Жыл бұрын

    Hhhhhhh wllhi waad iga qoslidey

  • @asmamohamed7521
    @asmamohamed7521 Жыл бұрын

    Aadba ugu helaaa qisooyinkga wall hossow

  • @bilanemed5225
    @bilanemed5225 Жыл бұрын

    أشاء الله Keep going

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 Жыл бұрын

    tnkz wakahelna qabka nagu so gudbiso

  • @AhmedMohamed-wg2ct
    @AhmedMohamed-wg2ct Жыл бұрын

    Keep going bro

  • @Maadeyschannel
    @Maadeyschannel Жыл бұрын

    Hoosow Bro Keep going sxb

  • @zahaofishiyal8130
    @zahaofishiyal8130 Жыл бұрын

    Welcome back legend hoso pro

  • @runbadanchannel5987

    @runbadanchannel5987

    Жыл бұрын

    Abyo you tubka subscribe iso saar illahey dartii danbigaga allaha dhaafe

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 Жыл бұрын

    Best KZreadr

  • @rounimanismael4413
    @rounimanismael4413 Жыл бұрын

    m a wllo hore usoco ad ban u xiiseya qisyiinkaga noso badi inshallah

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Жыл бұрын

    Allha qisadan film baan ku dawdy wlhi wa dhacdo run ah

  • @nastexo9094
    @nastexo9094 Жыл бұрын

    2.9k ayaa fiirsadeen hadane liketa waa hooseesaa waaba fiirsanaysaane gacanta jag ku siiya

  • @ilyaasmaxamed3141
    @ilyaasmaxamed3141 Жыл бұрын

    Mahadsnd bro shekoyinka xiisaha bdn eed nala wadaagto

  • @mohamedabdi5925
    @mohamedabdi5925 Жыл бұрын

    Wall hosow xaged ka dhacday

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 Жыл бұрын

    Mashaallh wll asxaabay iso boqda wad mahad santihiin

  • @runbadanchannel5987

    @runbadanchannel5987

    Жыл бұрын

    Wll you tubka sabiskarab iso saar illahey dartii danbigaga allaha dhaafe

  • @bashiiraxmed9222
    @bashiiraxmed9222 Жыл бұрын

    Hosow pro legend

  • @Garaabso
    @Garaabso Жыл бұрын

    M a alaah hore usoco

  • @salmaabdinur1324
    @salmaabdinur1324 Жыл бұрын

    I salute u

  • @beautifulgirl3289
    @beautifulgirl3289 Жыл бұрын

    احب طريقة سردك للقصص 🥰🥰🥰🥰

  • @Alxamdulilah1
    @Alxamdulilah1 Жыл бұрын

    Keep going

  • @Quuu819
    @Quuu819 Жыл бұрын

    Cod malahan dadka dhan kuhayaan ani cod wuu ileyahay

  • @namnamayub9646
    @namnamayub9646 Жыл бұрын

    Golden voice

  • @nejmaomer9273
    @nejmaomer9273 Жыл бұрын

    Hi mi bradar✌

  • @ShiDanE____14
    @ShiDanE____14 Жыл бұрын

    Wll hosow salaman✋

  • @nia8672
    @nia8672 Жыл бұрын

    Kalsonidarada dhibteda iyo markanad diin kucelisa anaad lahayn SubxanALLAH

  • @maajidmaxamed8661
    @maajidmaxamed8661 Жыл бұрын

    Hosow pro I Like ur Sheeko🥰

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 Жыл бұрын

    Ma rabni

  • @ahmedshire2298
    @ahmedshire2298 Жыл бұрын

    hosow kin salamow

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 Жыл бұрын

    Masha allah walalkey sheekoyinka no so badi waa codsi

  • @omaraburaz
    @omaraburaz Жыл бұрын

    Hasow sxp waan ku salamay Waxan soo gidbiyaa sheekoyinka crime ka ah walal

  • @nimcoqalbii3039
    @nimcoqalbii3039 Жыл бұрын

    Asc walalkey qisonyinka ma no soo badadisit

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Жыл бұрын

    Horta gaaladu cawaansana 😂😭waxan macno laheyn Bey naf dhan u goynayan subxanallah 💔😬

  • @Xalimo421

    @Xalimo421

    Жыл бұрын

    Somalidey ba ka dhex dhacdaa.

  • @saynabdulalemohamed4705

    @saynabdulalemohamed4705

    Жыл бұрын

    Reer puntlnd bus kul dhiiq isku layeen mdxdoodu weliba

  • @naajmasalah4436

    @naajmasalah4436

    Жыл бұрын

    Somalia 1000 shilin somali ah la isku toogtaa

  • @abdalaali6591

    @abdalaali6591

    Жыл бұрын

    @@saynabdulalemohamed4705 Naa yaan adiga gus lagugu dilin ee meel fariiso

  • @saynabdulalemohamed4705

    @saynabdulalemohamed4705

    Жыл бұрын

    @@abdalaali6591 kaas hooydaa ku dhiman lhyd 🙈😂

  • @mustafkhaan4751
    @mustafkhaan4751 Жыл бұрын

    Lagand hosow pin📌iigu qabo waxan ahay qofkii ugu horeyay ee muqalkan comment kasoo bixiyo🙋‍♂️📍

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 Жыл бұрын

    اللهم صلى على محمد

  • @hooyomuuminogabadheda
    @hooyomuuminogabadheda Жыл бұрын

    Asxaabta hosow isoo gurmada blzz 😥

  • @queenemma1488
    @queenemma1488 Жыл бұрын

    welcm

  • @zahramahamed965gmail8
    @zahramahamed965gmail8 Жыл бұрын

    Wcs wr wb😊

  • @Ali-diiriye
    @Ali-diiriye Жыл бұрын

    Iam first♥️♥️🥰

  • @jeestoolecr7
    @jeestoolecr7 Жыл бұрын

    Barnamijadan noso badi io kii isceebeyska ahaa 😂

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 Жыл бұрын

    Cadaanku dadka kama naf wanaagsan, millions qof ayaa Xamar iyo meel walbaa Soonaliyi joogto lagu dilaa ama si kale qisooyin xanuun leh ku xidhnta, hal qof oo ducmentray la baahiyo waligaa arki maysid , qof US 5 sano ka hor ku dhinatay ayaa warkiisa yar waxaasoo makhluuq ahi la wada yaaban yihiin.

  • @zuuzbaari7908

    @zuuzbaari7908

    Жыл бұрын

    Somali ma lahan websites shekoyinkas qora

  • @nacimoqaliif5732

    @nacimoqaliif5732

    Жыл бұрын

    @@zuuzbaari7908 saxix

  • @mohamedhamud1178
    @mohamedhamud1178 Жыл бұрын

    Pls reply iso gal hosow wuxun iska. Soo qoroo❤️🧊❤️

  • @nuradinabdirazk5313
    @nuradinabdirazk5313 Жыл бұрын

    Hosow wll adigo rali ah ma iga cawin karta appka transfer galaxy qaabkiisa ama meel an Kala so dagi karo playstore ima so saaraye 🙏🙏

  • @cazaamcali7144
    @cazaamcali7144 Жыл бұрын

    Sxb hosow hadi asd laptop hp cor i 7 i so dhibi laheet abal kaga maguďi kro wlh wa iga dhab bro

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 Жыл бұрын

    Dumarku waa xaasidiin

  • @dr.kabila
    @dr.kabila Жыл бұрын

    Links ga Transfers Galaxy so dir plz

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 Жыл бұрын

    Laakiin muuqaalka iyo video ismalaha

  • @mohameddahirofficial5131
    @mohameddahirofficial5131 Жыл бұрын

    Sxb dad masul ayaa ku dawadaye ee dumarka emoji u isticmal melaha cowrada si ad u ilaliso indaha dadka

  • @Alxamdulilah1
    @Alxamdulilah1 Жыл бұрын

    Cod malahan pro

  • @Jammaad
    @Jammaad Жыл бұрын

    Walaal hasow oow waxaan ku weydiiyey xayesiintaad soo dhexgelisay ee adigu aad dheegaysay inaan isfhaafiyaan doonayey kaakiin waan iskaadhafin waayey maxaa yeelaysheekadaa igu socotay sheekooyinkaaga gagaabayda caadimaaha 😏🤔

  • @Haagid
    @Haagid Жыл бұрын

    Codka aya kaa xiran muqaalka

  • @nimcoismaelhassan8357
    @nimcoismaelhassan8357 Жыл бұрын

    Cod wuu leyay

  • @BaadlHussaen
    @BaadlHussaen11 күн бұрын

    Alihii aan dumar igadhin baa mad iskale😢

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 Жыл бұрын

    See weeye cwa muuqalku bilaa cod miyaa wali kaamanan baran arintan oo kale ustaad

  • @hawoadan3035

    @hawoadan3035

    Жыл бұрын

    Ani ma i daemaayi

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 Жыл бұрын

    Wcs

  • @hamzeniman2102
    @hamzeniman2102 Жыл бұрын

    Wll hossow Muuqaalka aad soo qaadatay film 🎥 ayaa laga matalay miyaa

  • @runbadanchannel5987

    @runbadanchannel5987

    Жыл бұрын

    Wll you tubka sabiskarab iso saar illahey dartii danbigaga allaha dhaafe

  • @user-kk8be7ii2p

    @user-kk8be7ii2p

    3 ай бұрын

    😂

  • @omaari155
    @omaari155 Жыл бұрын

    Ma kaligeybaa mise cod ma jiraba

  • @shakowaaw1791
    @shakowaaw1791 Жыл бұрын

    Transfer galaxy kuma shaqeeyo Samsung miyaaa

  • @abdiqadirhassan9085
    @abdiqadirhassan9085 Жыл бұрын

    ✌✌✌🥰

  • @mohamedcabdi7921
    @mohamedcabdi7921 Жыл бұрын

    Kaso HadaL bts iyo ellen show wll

  • @idiristarey
    @idiristarey Жыл бұрын

    Cod malahan sxp hosow

  • @mikaelmahmud5920
    @mikaelmahmud5920 Жыл бұрын

    Fadlan kasoo hadal helios flight 522

  • @Ali-diiriye
    @Ali-diiriye Жыл бұрын

    Cod ma jiro legenow

  • @Zaki___Med
    @Zaki___Med Жыл бұрын

    Sheikh codkii intuu ady

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze Жыл бұрын

    hhoyooy anaan isku kiilo nahay amaa la idilaaa

  • @AhmedHassan-ht4pk
    @AhmedHassan-ht4pk Жыл бұрын

    Asc sxb 15sano aya qofkiiba lagu xukumay aya dhaday hadana 21sano iyo 22sano aye ku jireen xabsika aya dhaday lol bal adiga dib isku dhageeyso😂

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar14679 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Жыл бұрын

    Ayamahan ogaalka dunida maxa kaga xidhan samething ayad soo galinaysin

  • @maryanismail2606
    @maryanismail2606 Жыл бұрын

    Subxanallaah 😰 jahilsana

  • @hamdimohamed688
    @hamdimohamed688 Жыл бұрын

    Video waa bila cod ani kaligey miya mase

  • @aqoonkororsi2024
    @aqoonkororsi2024 Жыл бұрын

    Messi maxaa dumarka dhex gashay.

  • @Nafochpk
    @Nafochpk Жыл бұрын

    War nimanyahow dadweynaha ayan kaimade Ii cimamada

  • @ayannitta
    @ayannitta Жыл бұрын

    😢😢😢😢

  • @showmanbest8289
    @showmanbest8289 Жыл бұрын

    Ilasoo xiiriir inaa caawisaa rabaa

  • @hadiyacisman4847
    @hadiyacisman4847 Жыл бұрын

    Wll fanaankii lubnaan ku dhintay kaso hadal🙏

  • @runbadanchannel5987

    @runbadanchannel5987

    Жыл бұрын

    Wll you tubka sabiskarab iso saar illahey dartii danbigaga allaha dhaafe

  • @saabirinyuusuf6287
    @saabirinyuusuf6287 Жыл бұрын

    Wku salmy mrka hore cusman Waxan arky barnamij inu cusub yahay maqan lkn wxa ku maqly ( you not father) Hdu cusub yahy barnamijka no bilow fadln✋

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 Жыл бұрын

    Naag nin unbeey kafakartaa ilaa kaba kacararkii 😂😂😂

  • @iqroabdinor7425
    @iqroabdinor7425 Жыл бұрын

    SUAAL: yaa wye qofka camerada ka dabo waday markii gabdha la dilaaye ?

  • @mizkitalizo2111

    @mizkitalizo2111

    Жыл бұрын

    Filim baa laga mataley

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 Жыл бұрын

    Naaga ka qurxanthy ina lasocon

  • @nabaddoonka4537
    @nabaddoonka4537 Жыл бұрын

    Hosow wll codki ka ilawday mante iska hubi dib ugu noqo anaba naxay inan dhaga beelay mooday wllhi marsan is tijaabiyay 😂😂😂

  • @muna2935

    @muna2935

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @runbadanchannel5987

    @runbadanchannel5987

    Жыл бұрын

    Wll you tubka sabiskarab iso saar illahey dartii danbigaga allaha dhaafe

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed1498 Жыл бұрын

    Lkn aya ka duubayay 4far miyay ka badnayen nagi cadawsana😥

  • @abdalaali6591

    @abdalaali6591

    Жыл бұрын

    Hhh film laga sameeyey waaye muuqaalku ee maaha wax maalinkii dhacdada la duubay

  • @filsanmaxamed1498

    @filsanmaxamed1498

    Жыл бұрын

    @@abdalaali6591 haa sax wan yabana

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI Жыл бұрын

    😪😪

  • @najiipkaape
    @najiipkaape9 ай бұрын

    Dumarku waa naaqisaatul caqli😂 waligoodba

  • @hamzeniman2102
    @hamzeniman2102 Жыл бұрын

    Muuqaalka aad soo qaadatay film 🎥 ayaa laga matalay miyaa

  • @barwaaqo_channel

    @barwaaqo_channel

    Жыл бұрын

    Walal KZread channelkayga iso boqo 💜

Келесі