Wiilkii Ay Ardayda Jaamacadiisa Silaca Ugu Dileen Wadanka Belgium..

Фильм және анимация

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 261

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash8 ай бұрын

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ😢😮 ❤❤❤❤❤❤😢

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    8 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @bariyowshow2616

    @bariyowshow2616

    8 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed79348 ай бұрын

    الحمد لله على نعمة الاسلام والإيمان😭😭

  • @HANGOMEDIA1
    @HANGOMEDIA18 ай бұрын

    Waxaad ogaaneysa islaamka inay diin ka wacan jirin.😊

  • @Hodaneey
    @Hodaneey8 ай бұрын

    Subxana Allah diin la,aanta ugu wacan miskin wiilka yar ee madawga ahaa ee duligaas ogolaaday 😢😢😢😢

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh8 ай бұрын

    Allah ayaa mahadsand oo islaamka nagu sharfay, waxa keenaya inay sidan ula dhaqmaan bini'aadam Alle karaameeyay waa diin la'aanta naxariis, ixtiraaf midna Uma hayaan waana diin la'aanta.

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel8 ай бұрын

    Wlhi aad ayaay calooshu I xanuuntay miskin miskin 😢 İllahyow wiilaasha walalahen'ee yaryar ino xafiid ya rabbi

  • @abdikadarsalatali4829

    @abdikadarsalatali4829

    8 ай бұрын

    😂😂😂 calosha xee kuxanun walal

  • @NadimaMiel

    @NadimaMiel

    8 ай бұрын

    Dee walalo waan ka naxay wiilka yar kuwo Ilaa dhashay unban moday naxdin bay I xanuntay Allah ino xifdiyo dhaaman

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    8 ай бұрын

    @@abdikadarsalatali4829qof qalbi xun baad tahay!! Doqonimadada maxaad lasii qoslaysaa???

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW8 ай бұрын

    Inta caafimaad ku daawaneyso like 👍 dhac kusii I'm somali 🇸🇴 and I support Palestine فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇸🇴🇵🇸

  • @Mrmotte24
    @Mrmotte248 ай бұрын

    Wll ku Saliya nabiga(scw)

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    8 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @MaxamedJeeko-bx8tm

    @MaxamedJeeko-bx8tm

    8 ай бұрын

    S.c.w❤

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah58628 ай бұрын

    Calaa ayi xaal wixi eey wiilka ku sameeyeen weey daba soconeeysaa weligood.Waayo nabsiga waa soo bixi mar uun.Ilaahy ha uga Aaro.

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba32248 ай бұрын

    Waa ceeb in ay dad ku gumeystaan ilahey ban ka magan galay waligey qof kama cabsan mana daba fadhiisan qofna 🛑

  • @halwoali5532

    @halwoali5532

    7 ай бұрын

    Pravo

  • @faarax67
    @faarax678 ай бұрын

    Waa qiso naxdin badan 😢dadkii falkas ka danbeeyay saas maa lagu ciqaabay😳

  • @alishahmed1258
    @alishahmed12588 ай бұрын

    Waa Arrin Aad Looga Xumaado Hadane Ka Somali Ahaan Cibro Ayaa Noogu Sugan Waana Inaan Caruurteena Kataxadarnaa Kuwa Qurbaha Kunool Waana Ku Mahadsantahay Sida Wacan Aad Noogu Soo Gudbisay Qisadaan Xanuunka Badan Ee Cibra Qaadadka Leh

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud96178 ай бұрын

    Subxaanalaah waa muuqaal naxdin badan ilaahoow ubadka sharta nooga qabo gaalo cadaanka iska ilaaliya walaahi waa dad dhib badan

  • @FatmaAli14
    @FatmaAli148 ай бұрын

    Allahuma najanaa bishare insan wa Shareen sheydaan😢😢😢 anaka ilmaheena iyo inta muslin ah Allahuma Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry8 ай бұрын

    Oh my God it is so sad so sad 😢 May Allah protect all our children 🤲🏻🤲🏻

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed3188 ай бұрын

    Mar walbo inaa no mahad celiso hdaa team hosow nhy waa ku mahadsanthy adigabo wll❤

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe29588 ай бұрын

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤

  • @XamdaCumar-zi9ij

    @XamdaCumar-zi9ij

    8 ай бұрын

    😮fufyd

  • @AbshirMohamud-np9zt

    @AbshirMohamud-np9zt

    8 ай бұрын

    ​@@XamdaCumar-zi9ijnolasha he

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed15988 ай бұрын

    ALLAH IS ONE🥺ALLAHU AKBAR☝️❤️

  • @Xalimo421
    @Xalimo4218 ай бұрын

    Subxanalaah waligey ma arag wadan sharci leh oo la sameynayo waxyaalo Naf u dhiman karto.Asaga na wu qaldamay inu samaeeyo waxyaalo qatar ku ah naftiisa.Caqliga ilaahay noga ma qaado aduunyo jacayl dartiis iyo horumar gaarid.

  • @user-je5ow1uf4v
    @user-je5ow1uf4v8 ай бұрын

    Dadkan cadaanku waa dad xanuunsan…. This video makes me wake up wlhi I have kids and I’m feeling that painful

  • @riya-oz4it
    @riya-oz4it8 ай бұрын

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed58878 ай бұрын

    Thanks wll for your time

  • @minxofiican5294
    @minxofiican52948 ай бұрын

    ,الحمدلله على نعمة الإسلام ❤😊

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah58628 ай бұрын

    Gaalo waa xaasidiin.,weliba kuwa CAD CAD..

  • @ruweydoaweyscusmaanruweydo441
    @ruweydoaweyscusmaanruweydo4418 ай бұрын

    Subhanallah😭💔

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman91258 ай бұрын

    Subxana allah ilahow shartoda namoti ilahey ha no xafido

  • @saam__moa
    @saam__moa8 ай бұрын

    Thanks bro ❤

  • @farduusciise1863
    @farduusciise18638 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @samiirosagal5637
    @samiirosagal56378 ай бұрын

    Alla gaaladu dhaqan xumaa saas aay anaga nagu leeyihiin xaquuqul iinsaan aan wax kanaqaanaa

  • @Hidanhuda

    @Hidanhuda

    8 ай бұрын

    Waxee ayaga dhahan qofka rumesato ayaa kaliidato ilahey kusheegay ine gaalo dacow kugu thy dad cadow nagu ah miyaa marka kasuge axsaan

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed25308 ай бұрын

    Wllhy waa arin naxdin leh jiilkan maanta waxa waalay drugs io social media racism laga dhaxlay kuwii hore😥 Markuu waalidkaga wadankaba ka taliyo waa iska sidaas

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish8 ай бұрын

    Salaam walalayaal meelkastoo aad joogto. We are one 1⃣ blood ❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax8 ай бұрын

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll I

  • @S88mustaf
    @S88mustaf8 ай бұрын

    Xafiis kashaqeeya waxlaguqanco maaha taasina waxayckadhigantahay in wiilku madow ahaa😮

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah85018 ай бұрын

    Subhanalah allah alhmdullilah illahay Muslim naga dhigo

  • @user-mr2kl5ch6k
    @user-mr2kl5ch6k8 ай бұрын

    Mahad sanid walalo alle cimriga iyo cafimadka ha ku dheereyo❤️🥰 amiin

  • @hooyojecel-ft9tu
    @hooyojecel-ft9tu8 ай бұрын

    SubxanAllah

  • @Issow-qt5wy
    @Issow-qt5wy8 ай бұрын

    Wll keep going

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed45594 ай бұрын

    Ala waa tuuladan deganaa ALXAMDULILAAH’s ilahay ba iga keenay Belgium cunsirinimadooda basaborkodii xita wan u tuuray viva usa

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan16708 ай бұрын

    Hosow pro 500K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche37828 ай бұрын

    Subxaanllah 😮

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd8 ай бұрын

    Waxaan ahy Qofkii ugu Horeeyey Ee daawada Vedio gan

  • @hassannouri1286
    @hassannouri12868 ай бұрын

    Allow iimaanka inoo ziyaadi🤲🤲

  • @santa_0045
    @santa_00458 ай бұрын

    you,re legend qisoyinka nocan ah naso badi

  • @shamsa_0
    @shamsa_08 ай бұрын

    Csn wll wanku salaamay😊😊

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH61298 ай бұрын

    Booqo channel keyga fadlan wax un in aad ka faaido ❤

  • @qadansiciid4015
    @qadansiciid40158 ай бұрын

    Wlhi waa wax laga xumaado 😭😭

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar97708 ай бұрын

    Sumxaanalaah

  • @ayuubkhan8029
    @ayuubkhan80298 ай бұрын

    Wanku salamay wlka😊

  • @hanadcade-sp7ye
    @hanadcade-sp7ye8 ай бұрын

    SUBXAAANALLAH WAA QISO XANUUN BADAN

  • @amiramakeupartist3329
    @amiramakeupartist33298 ай бұрын

    Subhanallaah😮

  • @Heydarpro5128
    @Heydarpro51288 ай бұрын

    Hossow waku salamy

  • @user-iv5wq1yo1e
    @user-iv5wq1yo1e8 ай бұрын

    Wow no so badi kiisaska noocas ❤

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c8 ай бұрын

    Waa dad xoolo ah

  • @hadillaium
    @hadillaium8 ай бұрын

    15:44 waa sababta ay heerkas u gaaren gardarro garab og waaye wlhi sheekdan ina maqlina ii fcneed any way sanda wx wlbo ku dhacy asgaa doortey oo lugihiisa ku raadsady maskiinka lkn arintaan oo kle wlhi qatarteeda lee dahy wx ugu xun ka ardeyahaan aad waajahado waa bullying ardeyda kle kaaga imaanyo lkn sheekdan ciqaab wy ka wyntahy there is no justice in this world wlhh

  • @hamdiab9532
    @hamdiab95328 ай бұрын

    Waa nagu soo celisay bee xaala ka qaldan

  • @aminanur110
    @aminanur1108 ай бұрын

    Subhan-Allah, really sad and painful! May Lord give his strength and patience.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome7238 ай бұрын

    Subxanalaah

  • @Zelma_135
    @Zelma_1358 ай бұрын

    First one ❤

  • @Ugaas65
    @Ugaas658 ай бұрын

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @NadiifaNur
    @NadiifaNur8 ай бұрын

    Waa xanuun walhi

  • @imaqlaa
    @imaqlaa8 ай бұрын

    Wiilka hadduu ahaan lahaa caddaan ugu yaraan dhawr sano xabsi ayaa lagu xukumi lahaa

  • @ikraanabdeeq3404
    @ikraanabdeeq34048 ай бұрын

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢💔😭

  • @fatia1138
    @fatia11388 ай бұрын

    ASC ❤❤❤❤

  • @Munayo12
    @Munayo128 ай бұрын

    Subxanallah 😢

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal32038 ай бұрын

    Will hooso bro wan kusalamayaa ASC

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q8 ай бұрын

    Subxanalaah wa maxay xasid nimadaasi

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed7338 ай бұрын

    Asagaa lugihiisa ku raadsaday caqli ku filan wuu lahaaa maskiinka waa u qorneed

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x5 ай бұрын

    Dib ayaan usoo daawaday

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar55418 ай бұрын

    Why I'm crying subahnllha

  • @salmadahir4090
    @salmadahir40908 ай бұрын

    Xasbunallah

  • @Qatroyariisey
    @Qatroyariisey8 ай бұрын

    Wll ada u mahtsanthy wayo wax badana ka faaidnay shekadan ikastooy xanuun badan tahay waxana umada iyo nafdeda u sheega quf walabo oo goaansado in u ku bahdilo ha u ogalaniin waxsete nolashada si walbo haugu weenada wax walbo qimalhena nafsadada ayaa ka qimo badan

  • @ayaanmahad5863
    @ayaanmahad58638 ай бұрын

    Hosow ka soo hadal 'letter to America,plz❤

  • @AsadAbdinour-mz2lx
    @AsadAbdinour-mz2lx8 ай бұрын

    Subxanallh

  • @maryanl804
    @maryanl8048 ай бұрын

    Gaalo illahay ha gubo aad Baan uga naxay runtiii

  • @EBYAN267
    @EBYAN2678 ай бұрын

    Oo wll xalay asagoo haaf ii maraayo baad bixisay maxaaku dhacay

  • @zubeyrpro
    @zubeyrpro8 ай бұрын

    Waa madow wiilka la dilay sababta xukunka u fududaaday waa taaas

  • @ayanleabdullahi9695
    @ayanleabdullahi96958 ай бұрын

    Sharci Nucasa yurub maka jira

  • @abdiwadudabdulkadir2037
    @abdiwadudabdulkadir20378 ай бұрын

    Hosow Pro kabaxsatay juhdiga ad galisay

  • @AkIlkacase-vw7pk
    @AkIlkacase-vw7pk8 ай бұрын

    Waxaan qofkii 524 ee daawada muuqaalakan fadaln sxb isoogal hosow pro😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @Feelingmotivation101
    @Feelingmotivation1018 ай бұрын

    Subxanalaah😭😭

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx8 ай бұрын

    Waa khiso xanun badan

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji56798 ай бұрын

    Muqaal murugo leh waye xanun badana wilina cadalad ma helin gardaro garab og maqli jiray

  • @hodoali5714
    @hodoali57148 ай бұрын

    Subxaan 😢

  • @muxiyadiinmuuse826
    @muxiyadiinmuuse8268 ай бұрын

    Subxlah wxas diin la,aanta miyaa ma qasab ba loogu so darayey groupka mu iska dayo bl mxuu ka doney

  • @Zara____awale780
    @Zara____awale7808 ай бұрын

    Ciqaabta sharci ayaga u yaalo miyaa? Jaamacada ma oga miyaa waxaan dhacaayo oo dhan

  • @kabdi2408
    @kabdi24088 ай бұрын

    Evil isku ururey illaahey shartoda haga xafido subxaanallah

  • @IfraahcabdulaahiAbuukar-gm7wj
    @IfraahcabdulaahiAbuukar-gm7wj7 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur1978 ай бұрын

    Anigo mobile 📱 charger gashan rabo ayaa arkay video gaga😂 waa dhamestay

  • @hosowpro

    @hosowpro

    8 ай бұрын

    muuqaalka waa 18 daqiiqo Adigana 10 daqiiqo ayaad commentigaan kusoo qortay- VAR 😀

  • @maxamedibraahim3751

    @maxamedibraahim3751

    8 ай бұрын

    ​@@hosowproma shege marka paplic waye 😂

  • @ahmednuur197

    @ahmednuur197

    8 ай бұрын

    ​@@hosowproilaa hada chanalka kama bixin waaa ku jiraa😂😂

  • @cismanjaabir8062

    @cismanjaabir8062

    8 ай бұрын

    ​@@hosowprovaar😂😂

  • @karaamapoi9582

    @karaamapoi9582

    8 ай бұрын

    2x ka dhighay muqalka

  • @hodanadan7255
    @hodanadan72558 ай бұрын

    Subxaana laah meesha dowlad kama jirto miyaa😢

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball8458 ай бұрын

    13:38 waa sheko xnun bdn ..

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed13678 ай бұрын

    Dilka ..Waxaaba ka daran Cadaalad darada ax disheartening 💔💔💔💔💔💔

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan85418 ай бұрын

    Oo aduunka wali ma jahli intaa la eg baa ka jira😢😢😢

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet4 ай бұрын

    Subhnallh 😢

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne8 ай бұрын

    SUBXANA LAAH😢WHY QIOF DHAN WAX BARASHO JAMACAD KUJIRA SIDE CIQAAB TAAS U OGOLAADAY 😢

  • @caynibilan4915
    @caynibilan49157 ай бұрын

    Ya Allah walwal Wlhi. Marka haysato wilal iyo dhaman awlaad

  • @elminasibb
    @elminasibb8 ай бұрын

    Waa cadaalad daradii iigu xanuunka badneed ee aan maqlo

  • @user-ss4ou4lc9f
    @user-ss4ou4lc9f8 ай бұрын

    codka iyo soo tabinta best wllhy 😂😂😂😂😂😊

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed40768 ай бұрын

    They say they fight for Human rights. Where is it? They say equal treatment. Imagine if it was the other way round. All of them were supposed to be jailed for 10 years, without parole. They will never stay in peace. They will always look over there shoulder. They will see his face, hear his voice. No peace. Justice will prevail one day. I hope they were suspended from university.

  • @MaxamedXaashi-jy7oz
    @MaxamedXaashi-jy7oz8 ай бұрын

    😮😮

  • @GARAADMAAL571
    @GARAADMAAL5718 ай бұрын

    Howso bro u ma fiicna dadka Somalida ah barnaamijkan my dad aqoon gaab ah ayaa jir plz 😢 9:40

Келесі