No video

Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q1aad.

Qasiido
Dandaawi
ramadaan
riwaayad
short flim
majaajilo
𝗤𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗦𝘂𝘂𝗴𝗮𝗮𝗻𝗶 ❤️ 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗚𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗦𝗮𝗹𝗺𝗮 ❤️ 𝗛𝗲𝗲𝘀 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
Qamar Suugaani
Suldaan Seeraar
Mursal Muuse
Khadar Keeyaw
Cabdikariim Cali Shaah
#fahad_karie

Пікірлер: 668

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad71738 ай бұрын

    Sadexda Wiil Ilaahay Ha karaaneeyo waxa Ay haystaan Kutaabka Rabi iyo Sunada Nabiga 😊

  • @suhaybcrisaaq7858

    @suhaybcrisaaq7858

    8 ай бұрын

    Hadaa ma kuwan kale ayaan haysan. Haku gefin culimada nio..

  • @khadraahmed3693

    @khadraahmed3693

    8 ай бұрын

    Wax soobaro nio

  • @suhaybcrisaaq7858

    @suhaybcrisaaq7858

    8 ай бұрын

    @@khadraahmed3693 kkkkkk adigu wax soo baro sxb. Waliba Wahaabiyadana u sheeg sida loo doodo iyo qaabka adilooyinka loo soo daliishado.

  • @user-im1xn4lt7p

    @user-im1xn4lt7p

    8 ай бұрын

  • @user-ov2wz5eh9u

    @user-ov2wz5eh9u

    8 ай бұрын

    Waa wahaabiyiin lunsan allah hasoo hadeeyo

  • @mariahappy9532
    @mariahappy95327 ай бұрын

    Xadiithka nabiga unba ah mid ka aan raacayo iyo wadadii nabigeena scw ❤

  • @user-qs4sy7im1p
    @user-qs4sy7im1p8 ай бұрын

    Kiitaabka Allah iyo suunada nebi Muhammad iku fiilan Alxamdulilah ❤️

  • @abdifatahabdi6570

    @abdifatahabdi6570

    8 ай бұрын

    Haaa wax kalebaa lomaa baahnaa bas

  • @Xuseenznzn
    @Xuseenznzn8 ай бұрын

    Ilaahay ha barakeeyo wariyahan si xaq ayuu ugu dhaxeeya

  • @maxamuudxasanmaxamed8031

    @maxamuudxasanmaxamed8031

    8 ай бұрын

    Been badnidaa Aniga 3da wiil ayaan tagersanahay lkn wariyaha cadaalad maaha inta daqiiqo aya haysteen ma malaysan kartid

  • @baktakaji1611

    @baktakaji1611

    8 ай бұрын

    Isdaji diin ayaa laga hadlayaa si ixtaaraam leh u dhegyso​@@maxamuudxasanmaxamed8031

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    8 ай бұрын

    @@maxamuudxasanmaxamed8031taageer snahy kuyeh waa nin wayn wxaas baad meeel latimid 😂 teedkle wariyuhu aad buu ugu dhex dhexaadinyaa

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud8118 ай бұрын

    Allha is one ☝️ 😢❤

  • @abubakr7304

    @abubakr7304

    7 ай бұрын

    That is not enough, because even the Jews believe there is one god. But they are not going to jannah

  • @Guiled100
    @Guiled1008 ай бұрын

    Wariyayaashu ,Wariyahan Wax ha ka bartaan ,MAANSHALAAH

  • @user-yp2ui6kd8u
    @user-yp2ui6kd8u8 ай бұрын

    ‏طريقة السلف هي طريقة النجاح ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك كلكم

  • @shadyyjvkuurcade2078

    @shadyyjvkuurcade2078

    8 ай бұрын

    كلمت عقلك

  • @aliahmedyacin721

    @aliahmedyacin721

    8 ай бұрын

    هناك سلف وخلف. السلف يعنى الصحابة والتابعين وتابعى التابعين وهم من عاشواا فى القرون الثلاثة الأولى. إذن أنتم من الخلف. هذه هى الحقيقة. الأمر الثانى هو عندكم مذهب خاص فى العقيدة وهو التجسيم ولكنهم تخافون من التصريح بهذا المذهب.

  • @cxamiidmohammed1203

    @cxamiidmohammed1203

    8 ай бұрын

    ​@@aliahmedyacin721t

  • @jamalmohammedin6669

    @jamalmohammedin6669

    7 ай бұрын

    Wariyaha waxaan u arkaa runtii nin ku adkaynayo su alaaha ay iyagu ku adkaatsy Ee la socda

  • @UmuAsan-qm1ft
    @UmuAsan-qm1ft8 ай бұрын

    Alle ha xafidee wlh heybad bakamuuqata 3daawiil msha allh

  • @252pikka9
    @252pikka98 ай бұрын

    15:03 kulahaa salfiyiintu malaha sheikh gooniya oo ay ka qaataan "caqiidada io dariiqada"... Subhanallah . Dariiqada dariiqada saxdaa waa قال الله وقال الرسول....

  • @garsayfsomali

    @garsayfsomali

    8 ай бұрын

    Taasi salafiya ma aha marka la raaciyo وقال السلف bay dhamaystirmaysaa

  • @azuum8043

    @azuum8043

    8 ай бұрын

    ​@@garsayfsomali Oo salifiyinta ma wax an Quran Io sunada ahayn bay kuso waridan wadiga. Leh Salafi maha ilaa وقال السلف lagu Dara mahine ..dad cama ah oo hada wax maqlay ba Inay culumo cilmigiba Haya isku malaynaya ..illahay xaqa Hana fahansiyo

  • @garsayfsomali

    @garsayfsomali

    7 ай бұрын

    @@azuum8043 war waa anagii oo waynu og nahay in ay yihiin inta aad sheegtay bi fahamI IBN TAYMIYA , IBN ABDULWAHAB, iyo raxmatullahi alayhim albani , albaz iyo ibn uthaymeen

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed90338 ай бұрын

    Qadriyaadaa uu daayaa sheikh iyo elmi lagumaa yeeshooo khamis iyo koofiyaa ee waaa laa baartaa ee soo baartaa sheikhaanaa

  • @user-sq7wz3cj8i
    @user-sq7wz3cj8i8 ай бұрын

    Shiikha koofida cad igu salaama 😢❤

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq78588 ай бұрын

    Qaadariyada dhallinyarada u doodaysa waa dhallinyaro aqoon ahaan iyo diin ahaanba dhisan. Runtii aad baan ugu bogaadinaya.

  • @user-fd5ro7pf8b
    @user-fd5ro7pf8b8 ай бұрын

    Cid alle cidii ka xun in rasuulkenA an xusno xasuusano an weyneyno kor u qaadno ciyaalkena barno malinti u dhashay in malmaha kale ka dhex saarno oo no ahato malin sharaf badan iyo bil qiimo leh miyaa wax xun nooga dhigeysaan iyo danbi subxana laah Miyaanad ka xishooneynin in ruux nabiga jecel oo ku qayliyaya saliga nabiga scw iyo madiixa rasul inaad ka mancido oo aad dadka an wax ma garatada ah ee cilmiga ku yer yhyna ad meel qaldan wax ka tusto Rer madiina markii ay nabiga soo dhaweynayeen soow tey nashiido dalacal badru calaynaa ku qaylinayeen iyagoo mujinaya hamuunta ay u qabaan rasuulka suuban استغفر الله العظيم

  • @cazamziyech22
    @cazamziyech228 ай бұрын

    Dooda sidan cml ah aqoon bay u baahan thy dad idinka waaweyn oo culimo ah ayaa ku kala tagay ee si aan buuq lahyn idinkoo masaloyin is waydiin kara bulshada hor yimaada azxpey🙏

  • @smaliwolf

    @smaliwolf

    8 ай бұрын

    ma buuq baad ku aragtay sxb 😂😂 mise internet daciif ah baad ku daawaneeysaa

  • @cazamziyech22

    @cazamziyech22

    8 ай бұрын

    @@smaliwolf jawiga aad ku dawanaysid ha u maleynin in uu qof walba ku daawanayo si academic ah u hadal

  • @safahomer.

    @safahomer.

    7 ай бұрын

    @@smaliwolf😂😂

  • @fardoosafardoosa
    @fardoosafardoosa8 ай бұрын

    Maash alaah salafiyiin alaah ha sifdiyo😘😍👍👍

  • @faamos
    @faamos8 ай бұрын

    الطریق السلفیون طریق النجاح❤

  • @user-hv1me4dq4p

    @user-hv1me4dq4p

    8 ай бұрын

    ❤hdnhdje

  • @user-dv8nl9xc3y
    @user-dv8nl9xc3y7 ай бұрын

    Sadexdan wiil allaha sharfo kuwana allaha soohanuunsho way lunsanyihiine wiilka dhexda m.a waa sh umalkii labaad allow cimrigiisa dheere

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod35748 ай бұрын

    هناك سوء التفاهم ولكننا جميعا على طريقة واحدة ومنهج واحد وهى على طريقة اهل االسنة والجماعة وهذه اختلافات فرعية لا جدرية ولاجوهرية ويمكن حلها على طريق المفاوضات والتفاهم على كل القضايا المختلة. 50:32

  • @irrelevant9424

    @irrelevant9424

    8 ай бұрын

    هذه أحسن تعليقة قرأتها في قسم تعليقات هذا الحوار

  • @AliMohammed-xy1lv

    @AliMohammed-xy1lv

    7 ай бұрын

    أنا كذالك

  • @mahamoudabdi1092

    @mahamoudabdi1092

    7 ай бұрын

    Wahabism is futile and they are the foes of the Muslims

  • @user-uf5ft4do7k

    @user-uf5ft4do7k

    7 ай бұрын

    بماذا قيمت تعليقه لتراه احسن تعليق؟ من منطلق ديني علمي بحت ام عاطفي مبني على هواك وتصوراتك؟ ​@@irrelevant9424

  • @user-uf5ft4do7k

    @user-uf5ft4do7k

    7 ай бұрын

    الصوفية القبورية أهل بدع وشرك

  • @abdullahi4040
    @abdullahi40407 ай бұрын

    Muraad baan leeyahay isoo ducee walaalayal

  • @user-rw9xb4qp2n
    @user-rw9xb4qp2n5 ай бұрын

    Ma la iga dhaadhicin karo mawliidka nabigu wa wax khaldan sabab too ah hadu khaldan yahay inta habynki fiiidkisa mawliidka so dhigay isla habaynkas riyo kuma arkeen خير خلق اللهmuxamed mustafa عليه صلاة وسلام😊

  • @abdirahmanhussein3040
    @abdirahmanhussein30408 ай бұрын

    War dooda iska dhaafa iyo sualaha badan ee dalka nabad ugu duceeya

  • @user-yq3ul1df2s
    @user-yq3ul1df2s7 ай бұрын

    Sheikh Timaha kala baran waa Funny 😂😂 waa shaqshiyadka dunta wngsn

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub80327 ай бұрын

    الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه، وبعد: يقول الله تبارك وتعالى: قُلْ إِنْ كُنْتُمْ تُحِبُّونَ اللَّهَ فَاتَّبِعُونِي يُحْبِبْكُمُ اللَّهُ وَيَغْفِرْ لَكُمْ ذُنُوبَكُمْ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَحِيمٌ [ آل عمران: 31]. وروى البخاري ومسلم في صحيحيهما عن عائشة أم المؤمنين رضي الله عنها قالت: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد. وفي رواية مسلم: من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رد. وروى مسلم في صحيحه عن جابر بن عبد الله رضي الله عنه قال في حديث طويل عن النبي صلى الله عليه وسلم: أنه كان يقول في خطبته: أما بعد: فإن خير الحديث كتاب الله، وخير الهدي هدي محمد صلى الله عليه وسلم، وشر الأمور محدثاتها، وكل بدعة ضلالة. ولم يثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم ولا الخلفاء الراشدين المهديين شيء من هذا، فلم يعملوا شيئاً يسمونه مولد النبي صلى الله عليه وسلم، ولو كان خيراً لسبقونا إليه، ولأجل المحافظة على السنة الشريفة والعمل بالكتاب الكريم لا ينبغي للمسلمين أن يحدثوا أموراً ليست في كتاب الله ولا في سنة رسول الله، ثم يتقاعدوا عن سنته وحمل رسالته، وينشغلوا بأمور جانبية. ولا يجوز لأي مسلم مهما كان شأنه أن يروج للبدعة أو يعمل بها. هذا ما درج عليه سلف الأمة وأثبته الأئمة المجتهدون رضوان الله عليهم أجمعين، ونسأل الله سبحانه أن يوفقنا للسير على نهجهم والثبات على المنهج القويم دون زيادة أو نقصان. والله أعلم.

  • @user-yw3tt9wg4n
    @user-yw3tt9wg4n8 ай бұрын

    Hadan wixii alla yidhin Malaga dooda tawba yaarabi 😢❤

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan7 ай бұрын

    Salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu

  • @andirihiimmohamedsheekh
    @andirihiimmohamedsheekh8 ай бұрын

    السلفية طريق النجاة

  • @atika5785

    @atika5785

    8 ай бұрын

    Nacam bilaah dariiqa salifyada waa dariiqii rasuulka iyo asxaabtiisa ❤

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    7 ай бұрын

    الاسلام هو النجاة

  • @CiiseQaacow-bf9kx

    @CiiseQaacow-bf9kx

    7 ай бұрын

    ​@@mohammedabdirrahmanrubblei9141نعم الإسلام هو النجاه

  • @CiiseQaacow-bf9kx

    @CiiseQaacow-bf9kx

    7 ай бұрын

    Waxaqiiq

  • @HaawoMohamed12

    @HaawoMohamed12

    7 ай бұрын

    57:42

  • @foosaxmedsiciid7164
    @foosaxmedsiciid71648 ай бұрын

    Warkuwaasi alle ha soohadeeyo ana arkay ayagoo guubuuro dhushooda wx kuqalaya o dhahaya sheikh iwaydii qofka qabriga kujira inu allah ibaryo😢💔💔😢😢💔sida aan malinka unaxay waligay uma nixin wallhi😢😢 ismalahyn ku dad somaliya baa sidaas shirki usameeya😢😢

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    Waxaa kaloo arkay aniga wlhi bilahi kuwo qabri tagay markaasey dheheen qof hebelow waxaan rabbaa anwaar waxaa rabnaa owlaad iyo lacag ilaahey ayaa la weydiistaa mahine lama weydiiyo muqaalkaas xataa waan haayaa waa kusoo diri karaa mida kale meel la dhoho “Warsheikh” oo ku taalo Somalia saaaid bey ku yihiin meshaas in qof dhintay wax la weydiisto oo qabrigisa lagu dul ooyo oo xataa looga imaado meelo fog fog 💔💔💔💔

  • @AbdullahXayow-ly2bb

    @AbdullahXayow-ly2bb

    7 ай бұрын

    Wahabiyey meesha beenta kala tag ragaan baa sheeki laha haddii qabri la caabudayo

  • @amiinbilewarsame5970

    @amiinbilewarsame5970

    7 ай бұрын

    Alle hano zo wada Hadeeyo😢😢

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad37528 ай бұрын

    Waabiyau haad saxa mahaystaan qof nebi muxamed macalin kii sxaabaduu ahaa markaa qof macalim laa aan waxbartaa majiro iyagu waa bilaa sheekh

  • @user-dj4tr8bq6n
    @user-dj4tr8bq6n8 ай бұрын

    Saddexda wiil❤❤

  • @JD-mo7pj
    @JD-mo7pj8 ай бұрын

    Wa Ahlul Sunnah wal Jamaca vs ahlul bidco

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan7 ай бұрын

    Salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi

  • @maryamashekhmaxamed4851
    @maryamashekhmaxamed48517 ай бұрын

    Masha allaah salafiyinta alle hawariyo

  • @user-uj9ki3zw4i
    @user-uj9ki3zw4i8 ай бұрын

    Ax yaa mesha idhax dhiga السلفية ❤

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed90338 ай бұрын

    Nabiga marki laa soo dhaweeynaayaa ee qasayidka laa qaaday ee dalacal baadruu caleeynaa ee maka lagu soo dhaweeyaay rag iyo dumar baa waay soo dhaweeyeen dhaaman reer maka ee xuska nabigu waa ruun

  • @Najma98

    @Najma98

    8 ай бұрын

    Reer madiina dheh

  • @user-fv3zn3eh6m
    @user-fv3zn3eh6m7 ай бұрын

    Mnsh allh labadan will e qadireyada ah Allh idib barakeyo

  • @safiyaxuseen-sq4wq

    @safiyaxuseen-sq4wq

    6 ай бұрын

    Alle iyo rasulkisa waxay dhehen ba la qadani wad iqarsoned

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia8 ай бұрын

    Qaadiriyah ❤🇲🇻🇲🇻❤❤

  • @zakroy176
    @zakroy1766 ай бұрын

    IAM daaci anyone who is Muslim daaci ❤😊

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle8 ай бұрын

    Nimankan Timo waynta ah ma la waydiiyay waxa ay xabaal ah uga bara kaystaan cunto iyo hilibna ugu dul qashan isgoo qofkaa dhintay duco uga baahan dadka nool 😢😢 lama na og Wax ay Alle swt ay cid kale cibaado diis ula wadaajin

  • @RiyaaqGabey

    @RiyaaqGabey

    8 ай бұрын

    Jaahilad wax soo baro horta

  • @ayaansiciidayaanle

    @ayaansiciidayaanle

    8 ай бұрын

    @@RiyaaqGabey adaa jaahil ah Xabaalo Ka ducayste .ma jaahilnimo Ka wayn ayaa jirta in Allehii Abuurtay uu adoonku garan waayo Awoodisii oo dad dhintay baryo Nin dhintay Ka bihiis ayaa Ka roon

  • @user-tv1is3ov4l

    @user-tv1is3ov4l

    8 ай бұрын

    ​@@RiyaaqGabey waa adigan u doodaye bal noo faahfaahi sababta ay qubuuraha ugu wareegaan

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    Mahadsanid abaayo waxaa aniga soo qori rabay soo qortay muqaal waxaa haayaa qabri la dul tagay la dhahaayo “Maano xafsatooy bariga waaku nimid anwaar ayaa kaa rabnaa owlaad ayaa kaa rabnaa hanti iyo maal kala go,eyn kaa rabnaa” ilaahey ayaa intaa la weydiistaa mahine qof biniadam eh lama weydiyo nabiga scw oo aduunka ugu kheyr badan ugu sharaf badan lama weydiisanin taaas waxey cadeynee in ilaahey lagu shirkiyo

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    @@RiyaaqGabey Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

  • @xildidxirsi5513
    @xildidxirsi55138 ай бұрын

    Diinta ha laga xishodo Tushuushka lagu furayo hala ga daayo , Doodahan oo kale waxa wanaag ah lagama dheefo dadka fidno ayay u horseedaa sidoo kale dadkeedii ma muuqdaan ehelka u ahaa dhalin yar shaashada soo doonatay oo ismahadisay khatarteda ayay leedahay.

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston89338 ай бұрын

    Ilahay xaqa ha inagu sugo dhalin yartani aad bay u dadaalen

  • @ilyasrached5481
    @ilyasrached54818 ай бұрын

    Al khadaria, c'est la voie du succès.

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    Pas Non akhi

  • @mohammedhassanademadem

    @mohammedhassanademadem

    7 ай бұрын

    TAIS-TOI PUTAIN! .. c'est les voie des enfers

  • @nafisaathem8597
    @nafisaathem85978 ай бұрын

    Alle ha barakeeyo 3 wiil❤

  • @Eng_moy
    @Eng_moy8 ай бұрын

    ❤mansha allaah ❤waxbadan baan ka faaiday doodan ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash6 ай бұрын

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤❤😮😅

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax97388 ай бұрын

    Anigu midna mihi lakiin waxa ila tahay inanka timaha weyn ee murayda xidhan wa ila saxan yahay selefiyintu ha sugaan su alaha anigu wan ka fa iiday doodan oo wan aqbalay mawliidka nebig scw scw manta laga bilaabo isha allah maalna wanku bixiin

  • @alkhayratmedia5956

    @alkhayratmedia5956

    8 ай бұрын

    Waxaan kugula talin ka noqo oo wax baro culimadana dhegeyso Mawliidku wax jira maahan lacagtaad ku bixisana waa lagu weydiin waxaa kuu roon inaad sadaqeysato

  • @khadrasalax9738

    @khadrasalax9738

    8 ай бұрын

    @@alkhayratmedia5956 diinta baro ma xuma wan baran in waka aqaana lakiin mawliidka nebiga scw ayaa la leeyahay ma banan yahay ina xool la qalqalo mise ma banaana anigu wanka shakisana lakiin imika waxa ii muuqata inay tahay wax caadi oo qofkii doona samaynkaro siday sheegayaan lagasoo xigtay ninmankala duwaan marka qaarbaa nimaan cadiisyadoodii dhagaystaan waa sidan ufahmay

  • @Somali100

    @Somali100

    8 ай бұрын

    ​@@alkhayratmedia5956 Subxanalah Lacagta wuu sadaqestay maxe tahay danbiga meesha yaalo . Deeda hadadan aqoon u la heyn maa dhagesatid wiilka yar 45 ilaa dhamadka muqalka si aad wax u fahanto eleen waxba ma barankartide wahabiyo jeebka uga jirtaye . Wax aa didantahin ma taqanin hada wahabiyo tihin nabiga amaantisa ka xuntihin ? Ma mowlidka wax qaldan ku jiraa ? Ma badarka la cuna didantahay ? Ma amaanta iyo salawadka la qada aya didantihin ? Eleen diinta marjic loo laabto ayee ledahay marka mas alo la diidayo الكتاب، والسنه، الجماع،القياص Inta diidi mayan waxa mowlidka waxa ku dhexsugan . Adiguu shiiq heleb iyo qolada raacsantahay aadan u firin inta aaqiradada dib u firisid cwa waxa is wedida ha diinabiga la amana laxuso maxa ku diiday iswedii faaido mee islamka u tahay mise qasaro . Qalbigada nadifi si hadii loo firiyo halka nimco ee suufiyo heestan waa nabigoda ayee jecelyihin waa mida kaliya een ku jecladay iyaga . Sual dhankina Ah Waliga ma aragtay shiqyalka wahabiyo tusale Sh umal iyo kuwa kle iyago qasiido ee nabiga ku amanayan qadaya ma aragtay iyagoo siirada rasulka scw ka shekenaya maxa u dadii day ma danbi baa amaanta nabiga Iswedi oo baar suashana . Ani ahan waxa arkay dad mowlidka kaso horjesigoda inta la tagtay waxyabo xun hadlaya Fakir أفلا تتفكرون Aniga kuma qancinayo suufinimo Xorba tahay lkn adoo isleh suufi ku xumee nabiga nnkh ha u liidin oo sida hada aa so qortay oo kle waxa ka dhigtay la cagta uu wilka baxsan rabay si inuu qamro ku cabay iyo wax yabo kle oo ka daran Wabilahi Towfiiq

  • @abdullahisiasa7861

    @abdullahisiasa7861

    8 ай бұрын

    Walale mowlidka wa xaraam wa bidca iska ilaali walale

  • @khadrasalax9738

    @khadrasalax9738

    8 ай бұрын

    @@abdullahisiasa7861 wlhi anigu wanku warerey ilahay xaqa han waafajiyo shiikh mastafan waydiin isha allah

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly2 ай бұрын

    كليهما على طريقة السلف الصالح إلا أن اختلاف بينها مدى الفهم في التأويل في الدين

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh7 ай бұрын

    الإحتفال بمولود النبي صلى الله عليه وسلم هو بدعة

  • @Yanny358
    @Yanny3588 ай бұрын

    1-Saxaabada mawliidka dhigay waayo? 2-Khulafadu miyey sameeyen xaflado ay ku xusayaan nabiga dhalashadiisii? Two questions muhiima waaye marka walaalyaL hadad jawab u haysan saxano warwareg lahayn ka jawaba Tan kale imamu shafici hakala qeybiyo bidcada ama hayska dhaafabe wuxu sheegay in udabaal dagista dhalashada nabigu bidco thy. Wad fahamteen maaha🙂

  • @Somali100

    @Somali100

    8 ай бұрын

    Waa yahee maxa la idinka wayay hal qasiido oo nabiga ku amanesan ama siirada nabiga inta isku imatan maka sheekesataan . Waligedba labada wahabiyo lagu arki maa diinta weku dhuuntaan oo waxa ka xanaqayan wenenta nabiga scw . Wll wax kle suufi ku diid lkn nabiga wenentisa inta isledahay suufi ku xumee ayee kula tarax tagin . Dad waxa arkay wahabiyo ah oo leh digriga waxa ka ficn heesta sharma poy. Subxanalah. Yee heerkas ka garin uuun

  • @Somali100

    @Somali100

    8 ай бұрын

    Hada su'alahaga isku dayo. Horta saxabatu rasuliLah scw iyo kulafa ma sameyen daliil wax lagu diido ma noqota waa maya Wax marka la diidayo waxa loo mara الكتاب، والسنه، الجماع،القياص Horta afartas ba loo eega waxa banaan iyo wixi la diidaba . Hada isi sowedi mowlidka maxa xaran ah oo diidaya si aan uwada eegno. Sual Dhankaga . 1. 10ka dande ee ramadanka tahajudka waxa ku tukatan masjidka waqtigi nabiga scw ma sameyay , asxapadi ma sameyen , khulafadi ma sameyeen ? 1. Xalfadaha quranka oo kle nabiga muyu sameyay asxapadi miyey sameyen ? Kuwan bidco miyaan dhahna waa mya oo wax diinta qilafsan maaha .

  • @CiiseQaacow-bf9kx

    @CiiseQaacow-bf9kx

    7 ай бұрын

    Haddii aad kajawaabo suashada masameyeen khulafada mowliidka waa maya shiiq mustafa kasadhageesta

  • @Somali100

    @Somali100

    7 ай бұрын

    @@CiiseQaacow-bf9kx khulafadi ma samen wax maloga tagaa horta ? Mowlidka diinta raad maku Lee yahay ? 10ka danbe ee ramadanka in masjidka jamaco loogu tukado ma khulafadii ayaa sameyay ? Ileen hada wala sameya ee danbi ayee moqanee . Intan iga jawab.

  • @MahadSuroow
    @MahadSuroow5 күн бұрын

    Qaadiriya kor ilaah ha kadhigo

  • @zeinabahmed7596
    @zeinabahmed75967 ай бұрын

    طريق سلف صالح ❤❤

  • @mohanaz_5590
    @mohanaz_55908 ай бұрын

    2 Dan shiikh allh ha barakeyo Wahabiyeey wax barta Afsomali iyo ilindho cadees wax tari maye 😮

  • @mariamnasir6729

    @mariamnasir6729

    8 ай бұрын

    Wa ayo cida saxan ma kuwaan jaahilnimo darteed ilhahey wixii uu lahaa cid kle la wadajiyeye oo qof intasoo sano ka hor dhintay anan xataa luuqadee ku hadlayaan garaneyn haduu garto xataa asn u jawaabi Karen wax weydisanaya ayaa saxan 😂? Yaa Allah oo sheydaankii cadaw uu idinku yhy la yidhi sidaa muu uga adeegtay ayagoo ilhahey caqli ee wax ku kala saaraan leh

  • @dabshidamazingvideos4831
    @dabshidamazingvideos48318 ай бұрын

    Smart wiilka dhuuban qaadiriyada waa good percentation walee waa legend waana qof dagan

  • @smaliwolf

    @smaliwolf

    8 ай бұрын

    Taas wax hagu qiimeeyn xoole ee hadalka afkiisa ka soo baxaayo ma qiyaas baa mise waa diini mise sunno fiiri

  • @user-nn9jg9ed1o

    @user-nn9jg9ed1o

    8 ай бұрын

    , Scw❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤

  • @ZalmaDhawrsan
    @ZalmaDhawrsan8 ай бұрын

    صلوا على محمد 😢❤

  • @user-uf5ft4do7k

    @user-uf5ft4do7k

    7 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad59048 ай бұрын

    السلفية مرحلة زمنية مباركة وليس مذهبًا الاشعرية هم السواد الأعظم رضي الله عنهم. اولائك آبائي ننتسب إليهم

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim25078 ай бұрын

    Suufida Xaqqa Alle swt ha tuso, marey dhahaan waan duul duulnaa iyo mareey na dhahaan mowliidka bisha nabiga scw wax buu cuni jiray war dadka waxa qaribay waa suufidaan hala iska ilaaliyo 😬

  • @wardamalpoh
    @wardamalpoh6 ай бұрын

    السلفية طريق النجاة ❤

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad37528 ай бұрын

    Maansha allah qaadirayadu uun baan naqaanay kuwa jale waa shalay dadoow dameeri dhaan raacda hano qonina

  • @ishakutariiq2487

    @ishakutariiq2487

    8 ай бұрын

    Bax coyskaaga iska cun

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    @@ishakutariiq2487 Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

  • @safahomer.

    @safahomer.

    7 ай бұрын

    Jaaahilnimada waa laga koraaa ee adigu ku dhagsanow hadaba meeshaada caagyow

  • @user-bg1sd8zd2g
    @user-bg1sd8zd2g8 ай бұрын

    المناظرة: إن لم تكن على علم وصدق وطلب الحق أينما كان فلا تضيع وقتك! فكل مناظرة مع الجاهل فخسارة وضياع الوقت! قال إمام الشافع: خاصمت العالم فغلبته وخاصمني الجاهل فغلبني! إذن لا تخاصم جاهلا ومعاندا ومعتكفا على رأيه ولو وضح الحق! قيل عن المعاند: (عنزة ولو طارت) اليوم الحق واضح من الباطل فلا يضل إلا ضعيف العقل والدين. نعوذ بالله من الشرك والبدع قليلها وكثيرها

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed37098 ай бұрын

    SubxanAllah Eedo waad khaldantihiin jiilaaney iska Allah uun caabuda 65 sano ayaan jiraa ee dariiqu salaf raaca been baa idinka dhaadhiciyeen odayaashiu ku qadhaaban jiray Wallahi

  • @HodanhajjiHodanhajjo-wn9he
    @HodanhajjiHodanhajjo-wn9he7 ай бұрын

    sidey u qurux bdn yhin bal eek dadka yar yar wiilshaan salfka ah oo ah oo ku doodaya kitaabka allah sunaha sacd io kooxdii

  • @user-ro7fl2tw6x
    @user-ro7fl2tw6x8 ай бұрын

    Xagga dooda waxa ku horeeya culimada qaaditiyada, si fiicana waa u dhagaysanayaan, si fiicana waa u jawaabayaan. Culimada Salafiyadu waxaad moodaa inay khasab ku marsiinayaan oo buuq abuurayaan. wariyuhuna si fiican ayuu u daadihinayaa suaalaha ku haboona waa weydiinayaa. anigu waxan haystaa caqiidada ahlu sunna lkn ashaaciro maya, lkn dooda qaadiriya ayaa ku horeysa iyo oxtiraamka.

  • @noramo-jf5vo

    @noramo-jf5vo

    8 ай бұрын

    Been maad sheegin

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin7218 ай бұрын

    Waa dood fiican guud ahaan. Waxay arrintani marqaati u tahay: 1. In ay nabadgelyo ka jirto meesha lagu qabtay doodda. 2. In ay dhalinyaro la wareegtay hoggaankii culumada. 3. In ay soo baxeen dhallinyaro Suufiyo ah oo aqoon u leh diinta.

  • @kai2920
    @kai29207 ай бұрын

    السلفية طريق النجاة❤❤❤❤

  • @Somali100
    @Somali1008 ай бұрын

    3da wiil Wax aqoon ah malaha Ku dhawad 50 daqiqo ayee hadlayaan waxba naguma qancin Teeda kle 10 warqad ayee kala gadinayaan hadi su'al ka dherada la wediyo Afkee tagayaan , waa dad cadifad iyo wax loso qorqoray la imaday . 2bada wiil m.a aqoon Ayee lee yihiin ey ku doodan ee wax warqado kama firinayaan waa wax ee ku dhaqman

  • @calimahdi2451
    @calimahdi24517 ай бұрын

    Mashlh alle habarakeeyo culimaatu qaadiriya❤

  • @apdiwaHapIsmaiL-b6u
    @apdiwaHapIsmaiL-b6u7 күн бұрын

    Qadiriyo🎉

  • @apdiaziizhassan9595
    @apdiaziizhassan95958 ай бұрын

    نحن سلفيون ❤🫶🏿🫡

  • @MaxamedJeeko-bx8tm

    @MaxamedJeeko-bx8tm

    8 ай бұрын

    Xaafadiina ka tahay lpx

  • @Husni_l

    @Husni_l

    8 ай бұрын

    @@MaxamedJeeko-bx8tm Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed90338 ай бұрын

    Nabigu darajooyiin badaan ayuu naa dheeryahay ee tafsirkaa quraanka baroo sheikh

  • @ismahaansiciid1194
    @ismahaansiciid11944 ай бұрын

    Gabadhii nabiga ku riyootay kula ha😂 scw❤

  • @umuayman8363
    @umuayman83638 ай бұрын

    Dariiqa xaqii wa salafu salix shekhna lagu dayan mayo ee rasuulka aya lagu dayanaya sas ayuu ilahay ina amray ee ilahay xaqa ha ina wafajiyo

  • @user-rb7kn8if9z
    @user-rb7kn8if9z8 ай бұрын

    السلف منهج الحق

  • @ducaleaden2557
    @ducaleaden25578 ай бұрын

    صحيح كلامك اولا كل بدعة ضلا لة🎉 وكل ضلا لةفي النار

  • @sulekhacabdiqani2118
    @sulekhacabdiqani21186 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh8 ай бұрын

    Bidco micnaheeda waa wax cusub. Bidco xasana iyo bidco baadil xaaraam ah. Bidcada xaaraan Ta ah ayaa xun. Wax walba oo cusub waa samaan karaa ama wuu xumaan karaa. Hadii Nabiga lagu salliyo la amaano waa bidco fiican.

  • @Fardososaid
    @Fardososaid8 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @user-si5jc8wb8v
    @user-si5jc8wb8v8 ай бұрын

    Waxa ay kuhadlayaan waakhalad tima wayntu xagay qaban àkhiro dinti ayay bidco ku dareenسبحان الله

  • @abdullahiabdi4354
    @abdullahiabdi43547 ай бұрын

    ❤❤❤❤salafinta Allah ha barakeeyo

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly2 ай бұрын

    ندعم الطريقة الصوفية تحتفل بمولد النبي صله الله عليه وسلم

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi33176 ай бұрын

    Alla Cilmi ga noo waa sick soomaalia is afhankelijk sii🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤️❤️

  • @user-to7xl5yz3u
    @user-to7xl5yz3u3 ай бұрын

    Culumqda ehelu suna wan jamecah alaha barakeeyo

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow2348 ай бұрын

    Wixii Suna ahaa ee nabiga SCW uu nooga tagey baynu ku dhaqmi la'nahay wlalayal ee horta sunihii aan meel ku sheegno bidco warkeeda ha inoo dambeeyee 😊

  • @najahabdi4338

    @najahabdi4338

    7 ай бұрын

    That is true 😂✅️

  • @user-mc8ko6wu7g
    @user-mc8ko6wu7g7 ай бұрын

    Aniga hadoo ilahay hanti isiiyo xuska nabiga 100 halaad ayaan qalaa aniga nabiga waan jeclahay insha allah

  • @user-bj4wv7lp1g

    @user-bj4wv7lp1g

    7 ай бұрын

    Ma shlh waa saan isleeyahay

  • @samiyoabdisalam8485

    @samiyoabdisalam8485

    7 ай бұрын

    Taas iska dhaafoo caadi usadaqeeso walaal

  • @halimamohamed4400

    @halimamohamed4400

    7 ай бұрын

    Sa ma 100 gela bad qalaysa o aduu cunaysa weel la buuxiyo caluulba u ayaan daran Wll iskada cuntada ❤

  • @craxmaanmuuse9813
    @craxmaanmuuse98138 ай бұрын

    Ha wareerin diinta quraanka caqiidada ixtifaalka nabiga all waa xus sida camalka wanaagsan iyo carabka khayrka leh. Nin eray diimeed ku dhawaaqaya bidcadaasi maxay ahayd wanaagu waa waanaag cawliga iyo diintu isku waafaqsan yihiin. Carabna u abtiri. Xabiibuna mohdna xuskiisa danbi ka dhig. Dumarkaa dada oo diinta tajaaaaadulka ka daays. Waa caalim awcabdi.

  • @MaxamadNuur-ob8fy
    @MaxamadNuur-ob8fy8 ай бұрын

    Soo badi

  • @fuadhussein4027
    @fuadhussein40278 ай бұрын

    umada khilaafka ka daaya dadkani waa wada islaam ilaahay ayaana qof walba xisaabin doona waxaad moodaa inay lid isku yihiin culimadani

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub24327 ай бұрын

    Nin marna soo laaabto marna sii laaabto miyow ahay أبى الحسن الأشعري 😕😕😕. امام الذهبي رحمه الله. Maxaaa ku jaban in la Qaato Xadiis nabi Mohamed ❤️❤️ iyo Aayaath Quraaanka Karim. Culimadane la dhaho شكرا جزيلا 🙏 ☺️

  • @user-mc8ko6wu7g
    @user-mc8ko6wu7g7 ай бұрын

    Waryaa edeb yeesha nabiga dhalashadiisa wala xusikaraa qaain baa tihiin sxbu shafaaca waaye nabigeena kaleexda scw

  • @xogmalxarandid9369
    @xogmalxarandid93698 ай бұрын

    Ma cid manta ay Ka qarsontahay ba Jirta in wahaabiyo tagfiir khawaarij ah yihiin e diin an wax laga waydiine ay yihiin kuwa yahuud u shaqeya e kutub badan kuqoran in u as asay ninki ingiriska aha e la Oran jiray Jon hamphary mida kale dadka ay wahaabiyo waxay racsanyihiin ninka layirahdo mxd c wahabkii Yiri aniga qof iga horeyey tawxiidka macnihisa mufahmin hadana waxay Ku leyihiin Nabi muxamed scw Ayan caqiida kuracsanahy xagebu nabigu scw Ku shegay sadex tawxiid

  • @drabdirashidjimaleh678
    @drabdirashidjimaleh6788 ай бұрын

    الله يحفظكم يا الاحباب الرسول عليه الصلاة والسلام القادريه

  • @jeedacaddey6541

    @jeedacaddey6541

    7 ай бұрын

    Al Qaadirya

  • @user-bm5pv5zw5c
    @user-bm5pv5zw5c8 ай бұрын

    Salafiyiinta sadexda isku soo raacay yarkaa qaadiriga ah ee muraayada xidhan cilmiguu bartay 10sanoo danbe xataa ma barankaraan

  • @cherif101
    @cherif1018 ай бұрын

    Wiilal dhalinyaro ah oo caqligooda iyo cilmigooda midna bislaanin in ummad la horkeeno, rugniyo muhiima oo diiniyana la yidhaahdo ka doodads, khalad wayn Baan u arkaa.

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv8 ай бұрын

    Inta la isku waaqafsanyahay adoon meel ku ogayn, Haka Hadlin khilaafad! Marka Hore 5tiir islaamka iyo 6da iimanka Meel masaartey? Ilhy xaqa ha ina fahamsiyo 🤲from tabliiq😂

  • @Masago2025

    @Masago2025

    8 ай бұрын

    Taasaa muhiim tan leysku waafaqsanyahay aan xooga saarno jinada taasaan ku heli karnaa aan ilaah iyo rasuulkiisi raacno

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    8 ай бұрын

    SOMAALIDU KUN SANO IYO KABADAN AYEY MUSLIM TAHAY. WAHAABIYO WAXA LAGA DHAXLAY WEYNU GARANEYNAA. KOLLEEY REER KOOFUR WAA IDIN GARANAYAAN EE MEESHIINA HANOO SOO DHAAFININA.

  • @Masago2025

    @Masago2025

    8 ай бұрын

    @@Liiloowe walaal qabriga iyo xisabta koofur/woqooyi kalama lahan 1 kitaab/sunnah ayaa dayasho noo ah nabi mohamed scw وما ارسلناك الا رحمة للعاامين 2 nabi makala lihin aduunka aad arkeeyso nabigi ugu danbeeyay loso diray wa mohamed khayru khalqilaah kaas an raacno iskan dhaagno firqo/qabiil iyo siyaasada faasidka ah

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    8 ай бұрын

    NIN MUSLIM AH AYAAN AHAY OO MUSLINIMO KU ABTIRSADA WAXAAN KU DHAARTAY MAD,HAB AAN SHAAFICIYO AHEYN NINKII DALKAAN KEENAY INAAN LA DAGAALAMO. UMADDII IN LA JAHWAREERIYO OO MAALIN WALBA INTA SUCUUDI IYO KHALIIJ LACAG LAGA SOO QAATO IN CARUURTEENA LA QARXIYO TAAS QORAY AYAAN UQAADANAY. 1. IMAAMKU WAA INUU BISINKA AKHRIYO OO LA JAHRO 2. WAA INUU OGOLAADO IN JAMAC LOO DUCEYSTO 3. WAA INUUSAN NABIGA BEEN KA SHEEGIN 4. QOFKII SHAHAADAD QIRA EE KU DHAQMA WAA INUUSAN GAALEYSIIN. INTAAS MARKA LA GULIYO DOWLADDA WAXAA WAAJIB KU AH. 1. WADAAD IYO QOF KASTA OO AAN SHAAFICIYO AHEYN IN MASAAJIDDA LAGA MAMNUUCO 2. IN KUTUBTOODA WADANKA LAGA SAARO 3. WADAADADA WAHAABIYADA IWM. WAA IN DHAQAN CELIN LOO SAMEEYO OO CADAAWADA UMADDA EEY UQABAAN LAGA TIRTIRO OO WELIBA LA HUBIYO WAAYO DABKU MUDADII LA SHIDAY OO KALE AYUU KU DAMAA. 4. MANHAJKA WAX BARASHADA WAA IN LUGU DARO QEYB KA HADLEYSA TACADIYADII FIKIRKA WAHAABIYO LAGA DHAXLAY IYO GUMAADKII UMMADAAN LOO GEYSTEY. ILAAHEY WAXAAN KA RAJEYNEYNAA DOWLAD CAADIL AH OO QODOBADAAS FULIYA. AAAAAMIIIN

  • @BashirSiyad-qt9cv

    @BashirSiyad-qt9cv

    8 ай бұрын

    @@Liiloowe 5ti tiir e islaamka iyo 6 da iimanka Soo iskuma waafaqsanin? Intaas hadan ka wada adkaano Janno aya galaynaa! Laabtada cidhiidhiga kasaar o balaadhi wll Culumadi dhimatey AUN yaynan waxba kashegin QaalalahU& Qaala rasuulu An ku gaabsanO🙏

  • @berlulaosman
    @berlulaosman6 ай бұрын

    Waa barnaamij aad loogu baahan yahay hore usii wada yaysan noqon ne dagaal iyo cadiifad

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed59087 ай бұрын

    Sh ABDIKADIR Waa iranivwaana hambali

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh26567 ай бұрын

    Culimo, Culama, Ceeb ayu ku yahaya. Culimada was darla Aduunka science, yaqaana oo Bani aadamka Sduunka ku noel u ikhtirsscsy Laydka ( Light) , oo ay mugdiga habeenkii Kagan Baxeen, iyo Dawoouinka, Dadka Xanuunja cudarada ka biiya.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash29758 ай бұрын

    Alaah hadiin soo hadeeyo. Subxaanalaah

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi92098 ай бұрын

    Suufiyadda dhinac kasta waa lagaga horeeyaa...xagga barashada diinta iyo ku dhaqankeeda iyo in dadka la baro......sidoo kalena dhaqaala ahaan iyo shaqo ahaana waa la dhaafay qaadiriyada!

  • @Somali100

    @Somali100

    8 ай бұрын

    Aqoonta aaway 😂😂 Ma ragaan 15 ka warqad wata . Malaku ilbil kulahaa muu dhoho maliku ilbil Wahabiyo wax barta lakuma karo suufi aqoon kuma gaartan Waxa kaliya ee dheertihin waa isqarxin, takfirin, iyo lacagta sucudiga oo dalkan ina ku burburisin uso qadateen .

  • @Naamir03
    @Naamir038 ай бұрын

    Waaxay Doodan aad igu dul diyaarinaysaan, Maxad usoo diyaarsan waydeen, Intaydaan Soo gelin dooda,

  • @warsame3380

    @warsame3380

    8 ай бұрын

    Warkaas waakugu raacey 😅😅😅😅😅

  • @geelechannel2579
    @geelechannel25798 ай бұрын

    Waa Dood dhinaca - cadaalada hadal qaybtu sidaa maaha - wariye iyo sadexda bidixda ayaa wada sheekaysanaya

  • @abdulahiahmed2075
    @abdulahiahmed20758 ай бұрын

    Aayad ama xadiis xaaraantinimaynaya sheega ama banaynaysa