No video

Dood Culus Suufi Iyo Salafi

be our freind in face book to get more new videos / mrjamil27

Пікірлер: 301

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19605 жыл бұрын

    Scww. Aniga xerta Sheikh Macalin Nuur AUN ayaan ka mid ahaa laakiin xer qeeyr fiican aan ku arkay ma aheen oo waxaa leeyga dhacdhacsiiyay in qofkii Macalin Nuur gacanta ka shumiyo inuu Ahlu Janno yahay iyo waxyaabo badan aan afkeeyga iyo gacanteeyda qori Karin. Maanta waxaan Ilaah dhehin oo nabiga NNKH dhihin ma aaminsani. Ictisaam ma ihi iyo suufina ma ihi

  • @yahyayunis580

    @yahyayunis580

    5 жыл бұрын

    Yahuu

  • @hamzaibrahim2986

    @hamzaibrahim2986

    Жыл бұрын

    Google translate is bad😂😂😂😂

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam82537 жыл бұрын

    Asc walaalayaal isku sifeeya muslim oo kaliya firqoyinka iska joojiya. Ilaah swt waxuu dhahay . وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسْلِمِينَ ﴿٣٣﴾

  • @hassankeynan4271

    @hassankeynan4271

    5 жыл бұрын

    Beauty of islam

  • @Heegan271

    @Heegan271

    Жыл бұрын

    @@hassankeynan4271 Aad Iyo Aad

  • @Yaaae92
    @Yaaae9210 жыл бұрын

    jahilnimo oo madax adagnimo lugu daray maxaa ka daran? Ilaahay ha ka aqbalo culamada salafida oo dacwatu salafiyyah ha faafiyo, xisbiyada dumsana ilaahay ha soo hadeeyo oo xaqa ha tuso. Ameen

  • @suhaybhaybe924
    @suhaybhaybe9249 жыл бұрын

    Salafyiinta waxay kutaagan yihiin xaq sufiyada alala soohanuuniyo xaqana alahatuso

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid11 жыл бұрын

    yaa allah ya qaan dadkii bidcada watay hadey dhahaan anaga aaa sunnı ah waa yaab markaa leedahay ehlu sunaa ahay waa ın aad haysataa dariiqii nabiga calayhi salaatu wasalaam iyo asxaabtiisii ogowna wixii markiii nabigu joogay diin ahayn in uusan mantana diin ahayn taaaas yey kaa hooos bixin soomaaliyeeeeey nabiguna wuxuu dhahay umadayda waaxay uqeyb samidoonana 73 firqo 1 baana ka galeysa jannada illahy janatul firdowza hanageeeeyo

  • @mohamadabdiasis4216

    @mohamadabdiasis4216

    5 жыл бұрын

    Ictisaaam

  • @cadnaanessa3245
    @cadnaanessa32456 жыл бұрын

    Waar timo wayntu cilmi ma lahan Nimanka dadka diinta baray ee shirkigii ka saaray waa culimadaa salfka ah

  • @ahmedabdullah1704

    @ahmedabdullah1704

    5 жыл бұрын

    haday wax yaqanan may xadiiska ka jawaban maxay uga meeraysanayan

  • @mahamuudhassan3490
    @mahamuudhassan34904 жыл бұрын

    xoog baa wax lagu raadinaya nacalad ilaahay dushada ha ahaato ilaa qiyaaamada suufiyow qurunbaa afkaaga kabaxaye,salafiyenta ilahay garabkina hagalo dadka xaq baad kuhogaaminaysan

  • @minfrom
    @minfrom11 жыл бұрын

    somalida waa dad sunni ah shico ma aha somalidu badan ahaan markii laga reebo culimada somaliyeed shicada waxa ay aamin san yihin magaranayaan hadaba ninkii aan aqoon shiicada baritaan haku sameeyo in yar hadii aan idin kaga sheego waa dad yirahda caliyaw waxaa isii ama xolo isii taasi na shirki bay noqonaysaa wayo ilaah majiro xaq lagu cabudu ama lagu baryo aan Alah ka ahayn sidaa daradeed nimankan sufida ah ee jeylani baryayaa waa niman shirki ku sugan alaha ha hanuniyo anaga na sido kale amin

  • @WeBorn2DieAnyTime
    @WeBorn2DieAnyTime11 жыл бұрын

    Qur'an Suurat Faatixa, IYAAKANA CABUDU WA IYAAKANA STACIIN (( ADIGA UUNBAAN KU CAABUDAYNAA, - ADIGA UNBAANA KAA KAALMO WAYDIIYSANAYNAA, ((( ALLAH))).

  • @mahamuudhassan3490
    @mahamuudhassan34904 жыл бұрын

    Asluubta xitaa magaranayo suufi ,madax adakaa waa jaahilnimada way hadleene aan hadlee kulahaa.

  • @user-hu4sp1pj1d
    @user-hu4sp1pj1d Жыл бұрын

    2023 ayaa daawanaa salafka xaqa ayee ku taagan yihiin suufiyada Allah so hanuuniyo

  • @zamirlucky6861
    @zamirlucky68619 жыл бұрын

    Ninkasta oo taageersan ehlusuna Ha ka jawaabo su aalahan Hada waa inta commantiga bixinaysa 1- In allaha weyn ducadisa qofkale Oo wahore dhintay lomaraa ma saxbaa ? 2- In cows laxirmaystaa masaxbaa ? 3-In agoonta waxeeda lacunaa Adoo aysan gaajo kugayn masaxbaa ? 4- in jawaano qaada laqaataa Oo meel qabow lalatagaa Adoo xaaskagi caruurtadi Wiilkii macalinka ad u ahayd Ee geela kuracayey ama ariga Dad masaakiina Iwm ay ubahanyihin masaxbaa ?

  • @ContentCreature24

    @ContentCreature24

    9 жыл бұрын

    zamir lucky waxan dhammaantood waa khalad

  • @zamirlucky6861

    @zamirlucky6861

    9 жыл бұрын

    shaafici xasan nuur​ bror nimankan intaasba wa kudhaqmaan yaa wax kadhagaysanaya marka

  • @salmaanabdullahi8755

    @salmaanabdullahi8755

    8 жыл бұрын

    maya ee yaa sameeyo saas suufiZ?

  • @AbdullahiMohamud-or1fr
    @AbdullahiMohamud-or1fr4 күн бұрын

    Xadiithkaas يا عباد الله أعينوني waa xadiith daciif ah, Alxaafith ibnu xajar wuxuu cadeey inuu daciif yahay oo sanadkiisa inqidaac baa ku jira. Mida kale, adoomada Alle ee xadiithkaas daciifka ahi ku sugan, wuxuu ku dabaqmayaa malaaikta iyo jinka. Ee wax daliil ah uguma sugna dad awliya ah oo dhintay.

  • @cabdikarim7982
    @cabdikarim79824 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxaa lagu badbaadayaa aakhiro iyo aduunyadaba manhajka ama wadada salafka ama ahlu xadiis, ee ku dadaala

  • @Samiira87
    @Samiira8711 жыл бұрын

    sxb suufiyadu iyagaa ku badnaa dalka haday diin yaqaaneen maxay haweenku u asturnaan waayeen maxay gabadh aan aabaheed bixin ama waligeedu ay u masaafaysan jireen iyagoo ku andacoonaya meel aabaheed ama walaalkeed joogin ayay ku mehersamaysaa?. ta kale maxay ilaahay swt wax ugu lamaaniyaan iyagoo baryaya dad la mida oo leh roob na sii ama israaqad sid jaylaani oo ay yidhaahdaan jaylaani muuse alaa cirkuu joogaa jiraa jaylaani muuse ala dhulkuu jagajagaynayaa jaylaani muuse

  • @SADIKYARE
    @SADIKYARE9 жыл бұрын

    Alla suufiyadu shirki nadanaa nal adoon aanloo jeedin see gargaar loo waydiistaa mida kale kulahaa ninku salafi gu waxay aaminsanyihiin labo ilaah been badanaa suncamalaah Alaahua inii barii wuxuu leyahay ninkaasu suufi waxaa lagu yaqaan bwem abuur iyo caay iyo inkiraad iyo muran aan daliil loo hayn

  • @saeedinspire3381
    @saeedinspire33817 жыл бұрын

    zalaf Waa Wadadii AzXaapada iyo RazuuLKaH

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c6 ай бұрын

    Mansha allaah ahlu suna❤❤❤

  • @nurdinaxmed4790
    @nurdinaxmed47906 жыл бұрын

    Suufiyada inay lunsanyihii wxad kugaraneysa waa xanaqaan madoodikaran daliilna makeenan ilahoow soohanuuni

  • @yahyayunis580

    @yahyayunis580

    5 жыл бұрын

    amiin

  • @ustaadmaxamedalqaari6948

    @ustaadmaxamedalqaari6948

    4 жыл бұрын

    Caqligaaga faasidka ah ayaa kutusay

  • @Icasual
    @Icasual7 жыл бұрын

    ictisaam+ al itixaad+ salafi = shabaab.... balaayo noogama horayn xadro hadasan diinta waa faqsanay QARAX baa diinta waafaqsan miyaa???? waligay dadka diciifsan ma arag Qawaariijta..Ahlusuna dadka iyadaa 2000sano kabadan dadka diinka soobarayey... Qawaarijtuse waxay nabareen sida caruurta loo miineeyo oo dadka gawraca

  • @TheRASHIDMD
    @TheRASHIDMD9 жыл бұрын

    Maansha Allah, Ilaahay ha no daayo culumaa'u salaf, walaalaha muslimiinta kale ee somaaliyeedna ILAAHAY ha soo hanuuniyo XAQANA HA TUSO . Dhamaana Ilaahay Soomaali iyo muslimiin oo dhanna Ilaahay ha isku keeno isku midna ha ka dhigo . Ilaahayna Toobad dhaaf iyo xaqa aan weydiisano.walaalayaalo. Aamiin

  • @user-nu5uo9gh3k
    @user-nu5uo9gh3k7 жыл бұрын

    qofku marku cilmi Lee yahay ayuu kala xukumi karaa Axsaabtan wxna ceeba adoon cilmi lahayn inaad kala xukunto wax سبحان الله

  • @Abdikadir470
    @Abdikadir47010 жыл бұрын

    Masha allah walalken shiikh cali llobage wan umahad celinayaa sida u xaqqa u difaacay

  • @minfrom
    @minfrom11 жыл бұрын

    mashallah walal in aad ogtahay shiicada khatartooda waan ku faraxsanahay wayo aniga ba in badan ayaan baritaan ku sameeyay wana ogahay waxa ay yihin mutta iyo in ay cali sida ilahay loo baryo ay uu baryaan waan lasocdaa adiga dadka aan ogayn gaarsi khatartooda aniga na sidaas ayaan yeli inshallah teda kale walal shirkigu waa dambiga ugu wayn ee ilahay laga gali karo marka hadii aad cali ibn abi talib aad bariso ama cali jaylani aad bariso waa shiki uun sinada waa macsiyad ka yar shirkiga

  • @ali51370
    @ali5137010 жыл бұрын

    waxaan layaabay sh wahaabiga ah hadii la waydiiyo waa kuma shiikhaga waxuu ka wareegayaa umul iyo cumar faaruq ka shishe mayaqaan marka ninka hala waydiiyo yaa wax soo baray ayaga maba yaqaan ninka ahlu suna ah hadii la waydiiyo soo tiri shiikhyada ka ab ka ab by uyaqaan

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey9 жыл бұрын

    wariyaha maaha xaq soore wuxuu u janjeeraa hal dhinac loomana baahno in uu sidaas sameeyo waa in uu u sinaadaa, mida uu wadaadka sheegayo oo aheyd in culumada waa weyn waxaa ka mid ah shariif cabdi nuur iyo sheekh cumar faaruuq, waxay yimaadeen sideetameeyadii waxaa ka horeeye culumo badan oo suufi ah

  • @boqorka21
    @boqorka2110 жыл бұрын

    war kan suufiga maxaa si ka ah ma waxuu ku doodaya sheikh abdulqadir jaylaani baa ilaahay loo marayaa subhaanallah. oo suufidu ma sidaas bey wada aaminsanyihiin

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure91843 жыл бұрын

    waa runtii oo itixaad waxay dhaleen ictisaam ictsaamna waxay dhaleen alshaabaab markaa umada ictisaam iyagaa halaagan usababay ee iminkana haka shubaan

  • @awardere

    @awardere

    3 жыл бұрын

    Sax waayi

  • @SA-je6ou
    @SA-je6ou5 жыл бұрын

    ASC DUQA WAXOW YIRI DADKA MA GAALEYNO LAKIN BIDCO WAYE SUUFI AYU YIRI IYO MURTAD WAYE HADA IXTISAAB AYA AF KOODA LAGA HAAYAA IXTISAAB WA SHABABUL SHEYDAN

  • @Dawlad1
    @Dawlad111 жыл бұрын

    Subhannallah, ma fiicna in laga hadlo waxyaalaha aadan garanany, ninka suufiga hada bal eega 32:10 wuxuu ka faaloonaya wuxusan cilmi u lahayn, markasuu waliba ka been iyo indha adayg ku darsaday. laxawla walaquta ila bilaah, Waa maxay sadexdan ilaah ee u meesha la yimi, isagiiba takfiiri noqonaya haduu dhaho dadbaa sidaa aminsan, intuu dad ku maagayey caruur takfiirey soo tababareen.

  • @fadumonuur7299
    @fadumonuur72994 жыл бұрын

    Walali yaa Allah caabuda kaligiis isig ayaan nugufilan aanaqano muslimiin dhaba

  • @gogle9911
    @gogle991110 жыл бұрын

    صحيح احنا سليفيين ونحب الديننا الاسلام ونجمع الرئوسهم انشا اللة كل من يخالف الدين باذن اللة تعال

  • @fathimahamed7959
    @fathimahamed795910 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk! wariyaha isagii baa salafiyada u hilinaya!!!!!!!!!! he's so funny!

  • @abdirisaqabdi4040

    @abdirisaqabdi4040

    4 жыл бұрын

    fathi mahamed Wariyahu xaquu u hiilinayaa

  • @abuabdullah1972

    @abuabdullah1972

    3 жыл бұрын

    @@abdirisaqabdi4040 mash allah run baa sheegtay brother

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah5226 ай бұрын

    Ictisaam iyo Alshabaab iyo Wahaabiyo waa musiibo muslimiinta kuhabsatay, ingiriiska ayaa samaystay Wahaabiyo oo aabaheed ah.waa dad dhunsan oo caqiido khaldan kufaafiyay muslimiinta.waain laga digtoonaadaan firqadaan baadida ah oo naar uwada umada ,aakhiro iyo aduunba kadhumiyay..

  • @abshirbabaa1217
    @abshirbabaa12175 жыл бұрын

    Subxanallah waxan wariye mahan wyo xadiska nawiga mawa dhagesanayo wyo kuwan kle marke hadlayan wuudhagesana sufidana marke hadlayan wu ku shibinaa ha ama mya buu so hor dhiga wax walibana wa xadiska in lafasira hadu fasiri tago shiqa in uu ku shibiyo mahan mar waliba ee su al kenan u firsada wariyaha doda uu galinayo marke kajawabi tagan sufiyada xadis ka mawa raban in loga jawabo

  • @jeybug4227
    @jeybug422711 жыл бұрын

    bro bal u fiirso kalimada ninkaan suufiga ah leyahay ee ah wasiilah waa sababta shiicada cali u baryaan ayaga oo dhahaya wasiila,, subhana Allah

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid11 жыл бұрын

    subxaanallah illahay wuxuu kuleeyahy ani ibari lakin cid iisoo mar kuma dhihiin inaa lillahi wa inaa illayhi raajicuun

  • @cabdijaaleaxmed

    @cabdijaaleaxmed

    Жыл бұрын

    Aqoon malihid wax sobaro

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali95565 жыл бұрын

    السلفية منهج رسول الله وصابته الكرام

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada96399 жыл бұрын

    Suufida waay ka taalaa

  • @osamahassan8473
    @osamahassan84735 жыл бұрын

    Subxanallah ninkan ahlu suna difacay wax cilmi dineed malahan culumada kale ayaba ka aqlaq fiican walahi allow dinta ina fahamsii

  • @hassanmunye5223
    @hassanmunye52239 жыл бұрын

    WARIYAHA DHEX DHEXAAD MA AHAN. ASIGA AYAA U BAAHAN INUU SOO BARTO HABKA LOO QAADO DEBATE. Horta waxkasta waa aaminaad, qofba wuxuu aamin sanyahay inuu isla saxsan yahay,

  • @issasiyaadbarre3006
    @issasiyaadbarre30068 жыл бұрын

    suufi la.aantooda gaalo ayan ahaan laheen. alxamdu alaha naga dhigay muslim. kuwa xaqa kalexday alaha so hanuuniyo..

  • @Samiira87
    @Samiira8711 жыл бұрын

    beri baa odayaal suufi xerowga ah na loogu yeedhay oo lagu yidhi ciyaalka iyo guriga qur'aan noo saara saa ilaahay wuxuu igu og yahay iyaagaba xanuun nagu noqday oo nagu riday cadhuuf uun bay raaxada nagaga badaleen tuu bash uuuuuuuuuuuuuuf

  • @liibanmohamud8626

    @liibanmohamud8626

    5 жыл бұрын

    Haa hda ka hor arkay0

  • @sowdoabdiwali6756
    @sowdoabdiwali67564 жыл бұрын

    Alloow jidkatoosan naguhanuuni yarabi khilaafkibabatay

  • @sahramohamed6426
    @sahramohamed642610 жыл бұрын

    suufida Allah hasoo hadeeyo lalama doodi karo way xanaaqan

  • @Samiira87
    @Samiira8711 жыл бұрын

    sahra gure midna aan kuugu daree dad bay odhanayaan qur'aan baanu saaraynaa bahal cadhuuf iyo huuradooda ah intay is la kala jiidaan bay biyihii casharka ahaa iyo qofkiiba kala daalayaan uuuuuuf waxaa kaloo jira waraaq ay wax ku qoraan oo ay yidhaahdaan qofkaa cimrigiisu wuu dheer yahay ama wuu gaaban yahay subxaanallaah

  • @abdowyare7005
    @abdowyare7005 Жыл бұрын

    M, ahlusunah wa ah lullahi ee waxabiyo malinta holka nabiga scw walaga fijinaa sidhi nef badhi ah

  • @MrMurtimaal
    @MrMurtimaal10 жыл бұрын

    taana waxa cadeynaya qanacsanaanta iyo sida uu u dhegaysanyo afmiishaarada jawaasiista ah ee ictisaam isku sheega. iyo sida uu isla daqiiqadiiba uu hadalka ula dhagayo oo uu ula murmayo isaga oo ay ka muuqato layaab hadalka wadaadka ka soo hor jeeda mufsidiintan ee dal iyo dadba rogay. waa mida labaade erayga ictisaam goormaa u horeysay ma 2010 ka hor mise ka dib.?

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    suufiyintu wxaad moodaa in ay lahad laayaan dadki noolaa boqolsano kahor

  • @abdirahmanmahdi2066
    @abdirahmanmahdi20665 жыл бұрын

    Ictisaam ma matalo mad-habka salafka mana matali karto igaya dhan baaba 1983 aanuu taariikhdoodu dhaafin oo dhiig badana daadisay khuruujna samaysay oo xisbul islaam iyo al-shabaabna dhalay. Yaanay shaadh kale noo soo gashan ictisaam sagaashamaadkii ilaa 2010 iyagaa dagaalada ridayoo "waxaasay dunuubay galeen diin ka dhiganayaane". Culimada dacwada salafiga waa la yaqaanaa axsaab iyo ururo diimeedna ma ogolayn kuwa soomaalidana waa la yaqaanaa oo Sh Maxamed Cabdi Daahir ayaa ka mida culimada UK. Ictisaam iyo Ansaaru-sunnah waa isku mid waana saruuriyiin mabda'ii maxamed saruur qaatay, qof cilmi bartayna ma siri karaan. Qofkii igu diidana cajalada dib ha u celiyo 1990's kii isagaa ogaan waxaan ka hadlayo.

  • @saladdiini1317
    @saladdiini13177 жыл бұрын

    masha allah sh loo bogay runta ayuu shegay run sheeg was ceeb sheeg sh runta ayuu shegay runta ayana laga gubanaya

  • @Samiira87
    @Samiira8711 жыл бұрын

    Adoo kale hadal laguma khasaariyo kinsi iyo waxanaad ka sheekaynayso waa adiga number 1 meel kaleba haka doonin xijaabkuna maaha wax nin lagu qariyo ama lagu khadhaabto ama waxyaaba foolxun geya waa aayad qur'aana waana shay allaah swt u soo dejiyey banaadka muslimiinta ah si ay isaaga xijaabaan kuwa xanuusan sida adoo kale, khawaarij iyo kuwa marin habawsan ee ku khadhaabta xijaabka waxyaaba xun xun u isticmaala waa noocaaga adigu kow ka tahay maxaad ceebahaaga dusha nooga saari duli.

  • @sahrogure3256
    @sahrogure325611 жыл бұрын

    walhi waa ayaan daro in dad soomali ah in ey meel lasoofaristaan, suufiyada shiicada bey isku dhowyihin....war somalia taariqdeda soo barto in ey yhihin culimadadii diinta laga soogaray. waxaa kale oo iga yaabi hadey rabaan in ey diina kumurmaan bey culimada diinta ku aflaxday la murmaan...waa iyaka dadka aan diinta sifican u aqoon soo wadanayaan

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid11 жыл бұрын

    ليهلك من هلك عن بينه ويحيى من حي عن بينه suufiyaa idin dhashay kulahaa nama dhalin suufiyo allah ban kamagan galnay ku waas waxa muslimka calamka rogay waa suufiyo iyo sheeco illahay xaqqa hafahamsiiyo waxay kudoodayan c.qadir jeylani waa wasiilo allah loo siimaro laaxawla walaa quwata illaa billah allah waxa uu leeyahay أدعوني أستجب لكم ibarya waan idin ka ajiibin ee cid wasiilo iiga dhigta idin ma oran yaan loo gafin caqiidaduna waa asaska nolosha hadii ay kaafasahaado akhiradaduna waa fasahdy

  • @loveumum677
    @loveumum67711 жыл бұрын

    arsuufiyo waa udhamaatay sh cabdulqaadır aa allah loo sıımaraa wax soconeysa ma aha ee dadka caamada ah hahalaajinina ogadana ın allah malınka qıyaame ıdınlaxısabtamayo nınkıı shırkı watooow adaa yaqaaan melageyneysıd nabıgu wuxuu dhahay nınkıı shırkı wata ama bidco toowbada waa laga xiray mıcnaha lawaa fajin maayo nınka ku siidhagan waxaa lagu tawa sulikaraa awliyo yaa allah nagu hanuunı wadada xaqqa ah.... ameeeeeeeeeeen......

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    waxey leeyihiin agithna yaa gowthu mada yaa jaylaan. Gawth waxuu ufahmey roob ama madhar ma fahamsana abda ooda iya waxey aaminsanyihiin Gowthku waa gowth al-aclaa waxa ay uyaqaanaan go aanka alle ayow waxka bedelaa ayey leeyihiin cirkana tiirar ayey ku haayaan siga iyo Aqdhaabta ( nacuudu billahi)

  • @abdulshatif9115
    @abdulshatif911510 жыл бұрын

    soomaalida waxey garan ladahay madhabkeeda shaaficiga ah taasi waxay sababtay in qawaarijta ay soogasha iyagoo sheeganaya in ay yahiin ahlusunah hadaad maqashid salafi ama wahaabi waa mid. hadaad rabtid in aad noqotid waxash raac salafiyah. hadaad rabtid in aad noqotid muslim mumin ah raac madhabkaaga shaaficiga ah.

  • @muhajirabdillah5250

    @muhajirabdillah5250

    10 жыл бұрын

    Bro, waxad aad u raacda kitabka allah iyo sunnada naabigana (saw). That is more then enough and safest way to jannah. Intaas dadka qaar baay diib kuu tahay...

  • @hyderbinhyder1986
    @hyderbinhyder198610 жыл бұрын

    suufi seefla boodsanaa kkkk kuwa commentiga qoraayo bal eega caadi iska dhiga suuufi=bidco

  • @abumasaakiin7946
    @abumasaakiin79466 жыл бұрын

    SubxanAllah suufigan cilmi meesha kumahayo

  • @hardcoresalafist4189
    @hardcoresalafist41895 жыл бұрын

    Allow sufi naga qabo

  • @Nayruus10
    @Nayruus1011 жыл бұрын

    Waxay AYAAN DARO U TAHAY u tahay HORN CABLE OO AY SOO FARIISIYAAN WARIYE AAN AQOON U LAQAHAYN SIDA ABDIXAFID AAN GARANAYN WAXA LAGA HADLAYO IYO SIDA LOO MAAMULO DOODA.

  • @ramyaraas168
    @ramyaraas1688 жыл бұрын

    Dad weynaha muslimiinta ah ayaan suaalahas siindoona macnaheed dhulku ma gaalo ayuu leeyahay. Wariyaasha burburka ugu weyn Ayey qeyb kayihiin luuqada a waa kufsadeen

  • @kafiyohassan5572
    @kafiyohassan55729 жыл бұрын

    illahay hasoo hanuniyo inta dinta sixu. ufahmay

  • @mohamudmohamed8455
    @mohamudmohamed84559 жыл бұрын

    asc zamir aan jawaab kaa siiyo suaalahaaga intaas ba sax ma ahan anoo suaalo kuweydiin doono aan u jawaabo ismaaiil sxb hal mid ayaa kaa qaldan quraan kana dib uma aadan fiirin in badan nabigaaba lagu leeyahay xus nabi muxamadow marka dib u raadi mida kale in ilaahay cidaan ahayn wax la waydiisto ma banaano lakin ogow in somalida oo dhan ilaahay cidaan ahayn ay wax waydiistaan sida shaxaadka sida in aad walaal kaa lacag ii soo dir ku tiraahdo sida dad ka tuugsanaayo sida shaah iga bixi adeerayaal maa ilaahay la waydiisto maxaa shirkiga loo sameynayaa ? midaas aan ooga baxo ismaaiil

  • @elmiali7285

    @elmiali7285

    9 жыл бұрын

    mohamud mohamed waa mahadsantahay waxa laga hadlayo in ruuxa weydiiso wax alle moyee cid kale eysan awoodin sida ilmo isii o kale i naxariiso cadaabka iga badbaadi beeraha noo soo bixi waxyaabahaas iyo la halmaalo ee alle awoodooda leyahay ayaa la diidayaa in aad dad ama makhluuq kale weydiisado mid nool iyo mid aan nooleyn midkoo ahaadaba lkn wadaad walaalkaa lacag weydiisado xaqiiqiyay alle yaa xugunka iska leh oo horayba qadaray walaalkana waa oo isaga bixinayo iyo waxa adiga kusoo gali doono dambina maahan waana la sameyaa adoo marka hore alle weydiisanyo illaahow adoonkada wax wanaagsan iga soo khaad ileen adoonka xaqiiqiyan maahan kan wax bixiyay.

  • @jamahurre
    @jamahurre9 жыл бұрын

    Laa Ilaaha Illallaah war heedhe kuwaan suufiyada ah waa eber waa juhalo runtii, war orda wax soo barta!

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi12316 жыл бұрын

    Diintii Alle ma shaati laiska bixiyeey u maleeyeen.marba marba magac cusub naxdin daranayaal ayaa soo baxay.

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden72375 жыл бұрын

    Suufiyo jaahilsanaa Shirki raaci ogaa Towxiidku yaraa Bidcooyinkii jecelaa Jibbo aan jirin Iyo ismaqaahiis badanaa Nimanku xoolo jeclaa Waxoogaa shilimaad ah Bay diintoodii ku gateen Dance kii la ciyaaro Iyo muusikadii jecelaa Macsaradii la kulayshay Bunkii oo la dubaayo Dabqaadkoo la bukhuurshay Arladoo wada qiiqa Iyo cambuuladii jecelaa Qofkii aan hal u loogin Soo habaari ogaa Salaaddoodu xumaa Boobsiiskii badanaa Jamaacadii necebaa Intuu jaadka cunaayo Maxaa dhaafay cibaado Nimanku gaalo jeclaa Dawladahoo la shaxaado Iyo baryadood badanaa Allahayoow soo hadeeyoo Ku hanuuni xaqaaga.

  • @AyaniieShak
    @AyaniieShak11 жыл бұрын

    suna wal jameeca waa kuwa ugu liita ilaa iyagu weli waxay daba joogaan bidco ilahay hanaga amaan geliyo

  • @saladdiini1317
    @saladdiini13177 жыл бұрын

    جزكم الله شيخ لو بي

  • @awardere
    @awardere4 жыл бұрын

    ninka suitka waaato waa nin fiican

  • @ogaal83
    @ogaal8310 жыл бұрын

    Adduunayadii waa horumartay Soomaali na waxaan iyo sheekooyinkii Carabta laga keenay ayey nolosha ku dhammayeen. War quraafaadka diimaha waa dhalanteed iyo been la dhoodhoobaye waxtar yeesha. Islam waa diinta dadka waalan. Xataa ayaga ma heshiin karaan oo waxay isu gowracaan sidii xoolaha. Kuwaan xoolaha ayaa dhaama. Soomaalidu waa masaakiin maangaabnimo dillootay ayaandarro.

  • @deeqoahmeddagani7059
    @deeqoahmeddagani70599 жыл бұрын

    Dk

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    يقولون الغوث هو واحد في كل زمان وتحته الأوتاد الأربعة وكل واحد منهم في ركن من أركان العالم يقوم به ويحفظه والأقطاب السبعة وكل منهم في إقليم من أقاليم الأرض السبعة أي في قارة من القارات السبع

  • @Ahaaji
    @Ahaaji10 жыл бұрын

    doodaan wariye diinta yaqana aa ku wanaagsan ninkaan dodaan inow qabto uma qalmo ninkaan suufiga ah waa bidco wax ba laga dhadhacsin laha wuu ka jarayaa cunimada food dheerahana wu fasaxey

  • @WeBorn2DieAnyTime
    @WeBorn2DieAnyTime11 жыл бұрын

    At, 42:50, WAA XAARAAN IN QOF BINAADAN AH AAD BARISID, Ninkaan oo sheikh isku sheegayo, miyuusan akhrin Suurah Al-Faatixa, ee uu ALLAH (SUBHANAHU WA TACAALA CAZZA WAJJAL) yiri: IYAAKANA CABUDU-WA-IYAAKANA STACIIN ??? Masidaan ayaa sheikh loogu noqdaa, oo caruurteena ku haleen karnaa? SubhanAllah, waxaa wanaagsan in laiska ilaaliyo qofkaan oo kale oo Diinta saxda ah laga Barto dad cilmiga kuleh diinta Islaamka.hadalkaa uu yiri waa hadal khaldan oo cajiib ah, SubhanAllah.

  • @abdikanimaxedjaamac9045
    @abdikanimaxedjaamac904511 жыл бұрын

    war ninkaaan food dhereha ah ilaahay ka baqyaa yiraaahda i

  • @Ala_sheikh
    @Ala_sheikh2 жыл бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون waar been badanaa ka suufigii kulahaa laba ilaah bay sugeen سبحانه وتعالى عما يقولون علوا كبيرا waxn ku dhaaranayaa inaany waxa uu sheaagayaa kuu oolin kitaabka usuulu thalatah

  • @maxamedxasan4883
    @maxamedxasan48838 жыл бұрын

    suufiyada iyo ictisaam labadooduba way khaldanyiin waayo kooxo weeyaan quraanka iyo sunnaha khilaafsan. waa in la raaco quraanka iyo sunnaha fahankii saxaabada loo fahmo. koox ama axsaabtan cusub lama.geli karo sida ictisaad ama suufiya

  • @faysalabdi608

    @faysalabdi608

    8 жыл бұрын

    walaahi waa runtaa hadal ma yaalo meesha

  • @mohamedabdi4108

    @mohamedabdi4108

    7 жыл бұрын

    Maxamed Xasan iyo salafiya iyo wahaabiya

  • @MrMurtimaal
    @MrMurtimaal10 жыл бұрын

    sababtoo ah hal manhaj ayey ka wada duulaan oo hal kutub bey wada aaminsan yihiin kaasoo loogu wan qalay lana yiraa fatxul majiid. waxayse kukala duwan yihiin oo kaliya kuwana si camaliyan ah bay ugu dhaqmeen kuwana isla caqiidadoodii yey ka been sheegeen oo bidconimadoodii munaafaqnimo yey ku darsadeen

  • @AbdiRihman-w1z
    @AbdiRihman-w1z19 күн бұрын

    Asc

  • @nurdinaxmed4790
    @nurdinaxmed47906 жыл бұрын

    Suufiga shikh looma maleynayo waayo jeego baa ujaran

  • @mohamedmaye4148
    @mohamedmaye414811 жыл бұрын

    Ya qawarij dumarkiina oo hijaab sharafta kudheelen jalabiib hostisa nimaan ku qariyaan nagaha ugu kisi badan wa kuwina qawariir wadadadina oo mushahar masajiid kuqataan haraan oo kunooltihiin nagahiina oo singal mathar la caag kuqataan adiga waha lagayaba ina kisi tahay ama kisi kudhaley or adiga kisi dhashey idiga wah iskusheeg first

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    nimanka sheegta ahlu sunnah ee somalia waa ashaacira waxey aaminsan yihiin kalaamka ilaahey in ow nan eheen Xaraf iyo sowt intaa يقولون كلام الله ليس بحرف ولا صوت hadii arintu hadii ay sidaas tahey xarfaha Quraanka ee aan baraneyney ilaa iligi nabiga xuruuf iyo sowt intaba mahan miyaa? mase waxaan barajirney waxaan kalaam ilaah een? iskulaabta oo ka towba keena.

  • @seefabdisalam7700
    @seefabdisalam77003 жыл бұрын

    M.a

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada96399 жыл бұрын

    Ninka suufika ah sunada ku ma taakno

  • @mohamedshacayb8784
    @mohamedshacayb87845 жыл бұрын

    mashlh

  • @haytammoha5198
    @haytammoha51983 жыл бұрын

    Salafi waa benaale yaal 🤪

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    anigu makatirsani midka mid ah jamaacoyinkaan mana kutalinaayo laakin xaqo waa kan daliilka saxan wata mar walba ilaahey waxow leeyahey هوسماكم المسلمين jamaacooyinku waa isximinaayaan in kastoo ay isdhaamaan. lakin midnimada muslimiinta ayaa kawanaagsan iyadoon lakalaqoqobin.

  • @WeBorn2DieAnyTime
    @WeBorn2DieAnyTime11 жыл бұрын

    At, 42:50, waa xaaraan in qof binadan ah aad

  • @qasinsalad3893
    @qasinsalad38937 жыл бұрын

    waa haabiyo illahy habaaba sho illahaw illahaw baabi i

  • @meeraysane
    @meeraysane11 жыл бұрын

    aad ayaan uga xumahay suufiyada qolyaha Ahlu sunnaha iskoo bay in Cilmigoodu intaa ku kooban yahay. goobtiiba fadhi ku dirir ayuu ka dhigay. ilaahay xaqa hanada waa fajiyo.

  • @al-rushdi8654
    @al-rushdi86549 жыл бұрын

    من بدع فلا يرجى فلا حه wahabiyada haloo ducooyo alle ha hanuuniyo inta hanuun alle u qoray . kuwa kalan shartooda allaha namootiyo. allow yeeysan na galaafan.

  • @tinyGhost17
    @tinyGhost1711 жыл бұрын

    Salamu alaykum, Ninkaan oo brograamka wadaa wa akhlaaq xunyaahay, hadaad aa u'fiirsatid, labada midigta jira hadal walba meeshi ii doonaan bi kabilaabiyaan, ninka waxidka meesha ku ah oo bidixda fadhiya hadalkiis wu so koobiya iyo wu yareeniya iyo xita wu qaadiciya, bila akhlaaq waxid. hadalka sookoob.. majlis oo si cadli lo xiwaaray/lo'kala doodayay ma'aha. Anigu waxaan fahmay marka HCTV alshaab iyo salafi bi taageeran.

  • @MohamedAli-wo1rk

    @MohamedAli-wo1rk

    2 жыл бұрын

    Runtaa, wariye dhexdhexaad ah ma aha ee waa nin dhinac u janjeera

  • @nasroshire7136
    @nasroshire71368 жыл бұрын

    Waayaab iillahayoow nuugargar

  • @Abdikeni
    @Abdikeni11 жыл бұрын

    walaahi arin meesha kuma hayaan suufiyadu ee ilaahay haka cabsadaan

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    fikirka كلام الله ليس بحرف ولا صوت waxaad kaheleysaa kutubkasta ee caqiidadooa ah kuwooda nadhmiga ah iyo kuwooda nathriga ah ba.

  • @mohamedsomething462
    @mohamedsomething4625 жыл бұрын

    allow xaqa nawaafaji

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    ashaaciradu marka ay ku araan Quraanka إن الله يحب المقسطين waxey lee yihiin waa يقولون بمعني يثيب لأن الحب رقّة في القلب axeyleeyihiin xubigu waa qalbi jilac ilaayna kuma haboona ee hala bedelo

  • @ameen3854
    @ameen38547 жыл бұрын

    ilaahow wahaabiyo ummada ka qabo

  • @kabuutikabuuti6651

    @kabuutikabuuti6651

    7 жыл бұрын

    allow wahaabiyo kaqabo umada

  • @hanuun1
    @hanuun111 жыл бұрын

    sidoo kale waxeynan kala aqoonin ashaaciro iyo ahlu sunnah wal jamaacah. ashaacirada ayey u heestaan ahlusunah waljamaacah. sidoo kale imaamu shaafici ayey uheestaan in ow ahaa ashaacira ilaah ayaan kamegengalnaye