No video

Deg Deg: Xildhibaano Digniin Adga siiye MD Xasan Sheekh kuna dhawaaqay isla xisaabtan

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 32

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji685226 күн бұрын

    Alla Run badanaa xildhibaanadan sharaftiina soo ceshta xildhibino waa la idin Xantaa in jeebka la idin gashtay

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj26 күн бұрын

    Fiiri odaygaan aboorkaa oo markuu golaha barlamaka ìdinkaga qodbeynayo idinkana aad usacaba tumeysaan abris lasoo dhaweeynaa adinka kahor ma arkin xasan aboor afku malable hooskaleeb iska ilaaliya sakiinuu hoosta kuwadaa illahow dhulka lagooy illahow aamiin

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid26 күн бұрын

    Xasan shiikhoow jeebka gacanta gali.

  • @user-eu5cu8kx7r
    @user-eu5cu8kx7r26 күн бұрын

    SOMALI HESHIISA WEXEY DHASHAY SOMALI ISLAYA QOLABA QOLO HAKUDUSHO WAA UJEDADA XASAN SHEEKH KALAHA MARKU XILKA QABANAYEY : XILDHIBANO SHACABKU WAXU IDINKA SUGAYAA INAD XASAN IYO ADAN MADOBE DALKA KAQABATAN MAHADSANIDIN GUULEYSTA 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @CubeedCali
    @CubeedCali24 күн бұрын

    اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed641326 күн бұрын

    4 madow waa la dardarayaa kuwaañshalay waad ansixisay ma haddaa saxantahay mise shalay markaad gacmaha taagtaagaysay

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed682726 күн бұрын

    Raysal wasaaruhu waa qaxooti aan Somaliya xaq iyo xuquuq ku lahayn,oo ka soo jeeda Itoobiya, markaa qof weyn oo aan Taariikhda wadanka wax ka ogeyn😂si isagoo qaxooti ah uu uga noqdo Raysalwasare

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed805825 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣mashallah mashallah guuleyso weliga

  • @CubeedCali
    @CubeedCali24 күн бұрын

    والسارقون قد بغو علينا إذاأرادوا فتنة أبينا

  • @ahmeddispora4645
    @ahmeddispora464526 күн бұрын

    Guul iyo gobanimo baarlamaanka oo gasha kalabaxay midida yaa loobi doonnaa daabkeeda

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu22 күн бұрын

    xildhibaanada waxaan idin leeyahay 30 kadib masugi garno argigiso ayaan ladagaalameynaa ee lahadle madaxweynaha oo halafariisto shabaab ajnabigana xuduudka halageeyo meeshey rabaan ha aadaan kuwa soomaaliga ahna xal ha ka keeno intaan soomarney wey nagu filantahay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose546625 күн бұрын

    Xil'dhibanada calamka haday kuguul dareystan shaqadoda waayo is casillan adinka ma ahidiin xildhimano shaqadoda yaqaano plz iska Jira

  • @Maxamedweekiyo
    @Maxamedweekiyo26 күн бұрын

    Shan halaga dilo iyaga saxiga keenina

  • @jamacmire1911
    @jamacmire191125 күн бұрын

    Gurguurte xaguu geeyay lacagtii uu dhacay kuwan muu iska aa musiiyo

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan349326 күн бұрын

    macaac macaac waar caadi u.hadla

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi497026 күн бұрын

    Labada ba nagarida wan dhibanahay shacab hadaan nahay

  • @boosteeyorooble5287

    @boosteeyorooble5287

    26 күн бұрын

    Maxaad ku dhiban tahay, yaase rabtaa in loo dhiibo; ??

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander695125 күн бұрын

    65 jirtaa🤔 lowyacadaa 😂😂 waa riyo caadiya Hooyadaa maamulka ka was

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed641326 күн бұрын

    Maxaa ciilqabe truck Wade qaylinaya

  • @Maxamedweekiyo
    @Maxamedweekiyo26 күн бұрын

    Shan hahaha dilo

  • @baambaam6336
    @baambaam633626 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_307226 күн бұрын

    Haasid Shiiq 4sq km kama taliyo! Hadalkiisu waa Daneer cidlo ka ciyey.

  • @isseyare837

    @isseyare837

    26 күн бұрын

    Walaahay daraawiish baan kuugu yeedhayaa 😂😂😂😂😂 Car cardhe ?

  • @user-yx2bk9xj9k
    @user-yx2bk9xj9k26 күн бұрын

    Ilaahay xasan haidinwaafajiyo database devastates inward silicon loolo karaadinasan marks horse itoobiyana tugged ah raiding steadfastly Michael kitabka ah referendum hurricane Melinda melanoma midweek disgrace qulasada machinery Heisenberg ilaahay tribesmen seefti Malaysians waaidinsarantay Mesopotamian ilaahay nightingale xisaabtami

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg26 күн бұрын

    War caqabad ineey kororta maahee looga bixi maayo butlan hadeey timaado iyo hadiikale shaqada leeydiin idmada ama ucodeeya ama kacodeeya yalow yalaw shacbku idin kagama fadhiyaan

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid26 күн бұрын

    Laaluush raadis iyo qabaxqabax ayaa bilaabatay.

  • @nuraali5514
    @nuraali551426 күн бұрын

    ❤️Sheekh Aadan Madoobe iyo ra'iisal wasaare Xamse guul❤️ Xildhibaanow, xaal qaado. Abiy Ahmed, ayaad dabada ku wadatiin. Soomaaliweyn, dhulkeedu beec ma aha. Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay. Ka naxoow, nafta waa! Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo! Dalxoreeye, mudane Hassan Sheekh Mahamud, guul. Ciidamada Soomaaliya guul! Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!

  • @Maxamedweekiyo
    @Maxamedweekiyo26 күн бұрын

    Waxa halalayo

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr26 күн бұрын

    caqli xumo ka ween weligiin ma ragteen inta shacabkii hub loo qaybiyey yaa waxaa la laleeyay alshabaab baa isku diray war dadka ma xolaad moodeen iyo inaysan wax garaneen hadayse alshabaab isku dirtay qabaailka adinku xagee jidheen markii laisku dirayey

  • @CubeedCali
    @CubeedCali24 күн бұрын

    السارق والظالم والخائن Hasan iyo hamze iyo adan

  • @iskufilan1223
    @iskufilan122326 күн бұрын

    Xildhiban tuugo gala dagaalka khawarijta💣💣💣💣👎🏻👎🏻👎🏻

Келесі