No video

Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?

Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 516

  • @axmedbashir3835
    @axmedbashir38352 жыл бұрын

    waxaan aaminsanahay inuu ahaa madaxweynihii loogu jeclaa taariikhda somalida waxaana u rajeynayaa guuul iyo inoo dalkiisa iyo dadkiisa usoo laabto inshaallah

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed47752 жыл бұрын

    lacagtaaada 300 xildhibaan wad ku gadan kartaa lakin qalbi shacbiyeed lacag intad haysatana kuuma goyso farmaajana wuxu hanaday qalbiyadeena ALLAH noo so celiyo isagoo sidan ka kheyr badan looguna jacayl badan yahay 🥰

  • @ayubabdidahir1094
    @ayubabdidahir10942 жыл бұрын

    Xaqiiqadaa Kahadashay Bro Farmaajo waa mdaxweybe Wadani ah midaasaana ah waxn laga helin Qof kamida madaxda soomaliyeed ilaa farmaajo maahane. Waana mida kasbaty Quluubta Soomaliyeed🇸🇴

  • @mohamedabdihassan1435

    @mohamedabdihassan1435

    2 жыл бұрын

    Cambuulada xataa waddani ayaa loogu yeeraa kkkk

  • @ubax6693

    @ubax6693

    2 жыл бұрын

    @@mohamedabdihassan1435 dadka ubadan ineey cunaan ayaa u yaqaan🤣🤣🤣🤣

  • @abdirisakisse4277

    @abdirisakisse4277

    2 жыл бұрын

    Hdii ninkii muwadinka dhiibay wadani yahy maba jirto qof qaainul wadana

  • @adamali2729

    @adamali2729

    Жыл бұрын

    Hadaad adgu jeceshay Somalilad kalen waxa ay jecel yihiin nin kasta kan la qabiilka ah. Marka ha oran sidan.

  • @akdream5313

    @akdream5313

    Жыл бұрын

    Hal sano kadib oo kursiga ka maqan yahay, xasan shiikhna uu maanta dalkii ololiyay , Farmaajo hada ayaan ogaaday in uu ahaa madaxweynihii ugu fiicnaa ee Taariikhda Soomaaliya. .

  • @mohammetahmet7696
    @mohammetahmet76962 жыл бұрын

    FARMAAJO waxqabadkiisa lama ilaawi karo 🙏💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rudwanyare5826
    @rudwanyare58262 жыл бұрын

    |☆Team farmaajo ha la idin arko 100k oo like🤙💖💝👍. Inaa badantihin dadka uu shakiga uga jiro si ay u shaki baxan😊

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane2 жыл бұрын

    Farmaajo ❤❤❤ Allahayow nooso celi 🤲🤲

  • @bashirabdirizak4755
    @bashirabdirizak47552 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo wllky dalka iyo dadka soomaliyeed allaha dhowro🤲

  • @sakariyefilfil6578

    @sakariyefilfil6578

    2 жыл бұрын

    Aamiin wall aamiin

  • @somalitiktok2236

    @somalitiktok2236

    2 жыл бұрын

    Aamin

  • @dekafilsan9991
    @dekafilsan99912 жыл бұрын

    Farmajo wa wadni dhaba allah hanoso celiyo aamin from🇩🇯

  • @akdream5313

    @akdream5313

    Жыл бұрын

    Calan bahdilan baad wadataane horta idinku gaalada faransiis iyo cumar calool iska soo xoreeya Markaas dad ma hadla

  • @Najiibmedia252

    @Najiibmedia252

    4 ай бұрын

    xoole afsaomaliga safican usuuu baro @@akdream5313

  • @Najiibmedia252

    @Najiibmedia252

    4 ай бұрын

    amiiiin wall

  • @user-wq8fk5gs4o

    @user-wq8fk5gs4o

    15 күн бұрын

    ​@@akdream5313 War miyaad waalantahy maaxaad dadka kucayday😮

  • @Somfox1
    @Somfox12 жыл бұрын

    Farmaajo waa wadani shacabka Somaliyeed iyo ciidankaba farxad galiyey..isaga Cadowga Shisheeye ka nixiyey..walee waa Nin Qaran oo la aamini karo 👍👍👍👍👍

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti45592 жыл бұрын

    mahadsanid sxp farmajo qalbiga umaada somaliyed ayu ku wayn yahay macal somalida somaligalbed sitti diri dhaba

  • @abdiazizdahir949
    @abdiazizdahir9492 жыл бұрын

    He's the one of the best presidents in this world 😭😭♥️ we miss you FARMAJO INSHA ALLAH wad solabani donta🤲🙏♥️

  • @qaalidqeys135

    @qaalidqeys135

    2 жыл бұрын

    Kkk tuug waaye shidaalka Soomaaliya uu shirkad ka iibsaday

  • @abdiazizdahir949

    @abdiazizdahir949

    2 жыл бұрын

    @@qaalidqeys135 farmajo qalubtene ayu dagan yahey wxz cml kuma daqaqo hee wll🙌

  • @dheymanmoalim3925

    @dheymanmoalim3925

    2 жыл бұрын

    Farmaajo 🥰😘😍io tuuk kala dheer Tuuugo hada ayey wadanka madax ka noqdeenee ALLAH naga qabto shartooda

  • @abdiazizdahir949

    @abdiazizdahir949

    2 жыл бұрын

    @@dheymanmoalim3925 amiin amiin wax khyr qabo Allah hakadigo🤲♥️

  • @abdikariimahmed9479

    @abdikariimahmed9479

    2 жыл бұрын

    Aad iyo aad sxb tuugo qowleeysato eh aya uheshiiyay balse rajada shacabka iyo ducadooda ayu kusoo laaban doonaa insha allah

  • @ayuush14
    @ayuush142 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙

  • @abdijabarali9842
    @abdijabarali98422 жыл бұрын

    Dhacdo!! Waxaan ahaa 16jir kudhashay boorame an aqoon waxay kadhigantahay siyaasad fahansanayna qaabka madaxdu isku badalaan 2016 marki ladoortay farmaajo ila hada oon ahay 22 jir ma aqaan qalbiyan waxa ku abuuray jacaylka intaa leeg een u qabo mohamed abdulahi farmaajo aan ka ahayn hibo uu alleh siiyay waxan xasuusta doorashadiisii marki lagu dhawaqay magaciisa guuxa iyo qaylada magaalada kayeedhay farxada iyo dabaldaga habeenka wa mid aan ka go'ayn qalbigayga. Marka dadka leh CBB ayaa lacag lagu bixiyay yaa boorame oo aysan katalin xukuumada somalia sababay farxada intaa leeg mise lacagba nala siiyay wa yaabe

  • @ibrahimhazzan2603

    @ibrahimhazzan2603

    2 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ahmedyasin6796

    @ahmedyasin6796

    2 жыл бұрын

    Wllo qaranka somalilamd baa ka wacan farmaajo iyo maamulkiisa bal intaasuun fahan

  • @MohamedAhmed-ze1qo

    @MohamedAhmed-ze1qo

    2 жыл бұрын

    @@ahmedyasin6796 😂😂😂hodhodho

  • @nuuxcumar5745
    @nuuxcumar57452 жыл бұрын

    Wadani aan gufaano aabo farmaajo 4 gadib aniga Somali ah ayaa codga gusiidoo insha alaah💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adandhux2260

    @adandhux2260

    2 жыл бұрын

    Mawaxad rajaynaysaa afarsano kabacdi inaad cod dhiibatit Maya madhacayso waayo siyaasi Kaste oo qof iyo cod wadanka garsiin lahaa cabsii uka qabo in Farmajo ladorto ayuu oga jakiraa

  • @maxamuudmaxamedcashara3567
    @maxamuudmaxamedcashara35672 жыл бұрын

    Inta farmaajo taagerto like saar

  • @dhamme0
    @dhamme02 жыл бұрын

    Waa madaxweynihii somaliyed ee aan si weyn u taageero wlhi inanan isku qabiilna ahayn keliya waxan ku taageersanahay wax qabadkiisa.

  • @habilgaraad2441

    @habilgaraad2441

    2 жыл бұрын

    . 5 ka ayaa ku jirtaa sax

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed16352 жыл бұрын

    Xabiiibul malaayiin wuxuu yahay geesi Dadkiisu wali jecelyihiin♥️🥰

  • @deeqoismaciil2880
    @deeqoismaciil28802 жыл бұрын

    daacad buu ahaa ninkan lkn qabiil lagu reebey😢💔

  • @shamlaaalijiir4342
    @shamlaaalijiir43422 жыл бұрын

    Allah wadankeeygiyooow kujecliyaaa Allah ha kadhigo mid nabad ah oo dadkiisana is Jecel 🥲

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    2 жыл бұрын

    Alla jecliyaa sidoo kale. Aamiin Alloow inoo dhowr wadankayaga oo amni inooga dhig.

  • @maaidodiamond7764
    @maaidodiamond77642 жыл бұрын

    N&N. Maha wax lacag lagu iibsan karo wa somaliyo idil ayan dhihi kara 🇸🇴❤️

  • @abdiazizugaazka6525
    @abdiazizugaazka65252 жыл бұрын

    Madaxwayne Farmaajo iyo Raysal wasaare Kheyre labadooda aya ah kuwa ugu shacbiyada badan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed💯 Doorashada 2026 Allah noo dooro midkood Kheyre ama M. Farmaajo🇸🇴❤i.a

  • @aarboy2305
    @aarboy23052 жыл бұрын

    اللهم أقم لنا دولة العادلة تحكم بكتابك يارالعالمين اللهم امين يارب العالمين.

  • @malyunugaas7308

    @malyunugaas7308

    2 жыл бұрын

    اللهم امين يارب 🤲🏽

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 жыл бұрын

    Wariye Xalaal ah oo runta kahadlay, Noloow libaax, Somaali dhab ah🇸🇴💟💙👍

  • @dhamme0
    @dhamme02 жыл бұрын

    Farmaajo waad soo laban insha Allah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 жыл бұрын

    Sirta kadambayso Waa daacadnimo iyo Dowladyaqaan, Masha'Allah MW Farmaajo, Allaha nosoceliyo, Amiin🤲🇸🇴🙌😢😪💔

  • @leylacumar46
    @leylacumar462 жыл бұрын

    Wlhi quluubta dadka somaliyeed lcg laguma iibsan karo allaha no so celiyo aamiin

  • @abshirbarre1289
    @abshirbarre12892 жыл бұрын

    Aabo farmaajo Xabiibul malaayiin aabaha umada somaaliyed kuma ilaawi doono ado nabad qaba ayan ku su geynaa ishallah 🇸🇴🙏🇸🇴🙏

  • @shafiealimuse6679
    @shafiealimuse66792 жыл бұрын

    Waa uu soo labana isaga oo cadka shacabka ku imanayo insha Allah. Qalbiyadena kama bixidonti. Waxqabad kaga ayan kugu jeclanay. We love you

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama32372 жыл бұрын

    farmaajo oo kaLe inama soo mari doono qof Lamida ala ha guLeeYo umada zomaliyeed❤

  • @nuura2755
    @nuura27552 жыл бұрын

    Insha allaah FARMAAJO Wuu soo laaban doonaa

  • @zaciimamacalin3820

    @zaciimamacalin3820

    2 жыл бұрын

    Insha allah

  • @casuurachannel2957
    @casuurachannel29572 жыл бұрын

    Viva Farmajo Madaxwaynaha Qulubta soomaliyeed Madaxaga Ilahay Kor Haka yeelo Insha Allh

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer60622 жыл бұрын

    Farmaajo fiiqulubinaaa wlhi qalbigaan ka jclnahy wyo wxuu na tusay wadaniyada wxy tahy Alla Noso celiyo asago Nabd qabo💞💞💞🇸🇴

  • @bgu5817
    @bgu58172 жыл бұрын

    5 Bari ayaan ujiifaa xanuunka guuldarrada MD farmajo xitaa Mobile kaygii waa laiga dhacay habeen kii dabaal dagga suuqa islii kadib markii sunta ilmada ay tuureen police ka ayaan lasuuxay xitaa muuqaaladeeyda tiktok waad ka arki kartaan sorry maqiyaasi Karo wixii igu dhacay

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad1232 жыл бұрын

    Wa Hogaamiiye Sax Aah wa wadanii wa Geesii garaab wayeey..insha allah wuu So lapan ❤️farmaajo❤️🇸🇴✊

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara64052 жыл бұрын

    Wuxuu ahaa mdaxweyne ku suntan wadanimo, daacdnimo,iyo shisheeye nacayb iyo faragelinta shisheeyaha dalkeena, kaasoo ka madhan masuqmaasuq iyo isdaba mrin iyo boobka umada somaliyed, balse nziib dro way grnwaayeen xildhibanadii somaliyed kaalintiisa wadanino wxaynu rjeen in uu dib inugusoo laapto❤💙🤲

  • @muniiraabdi3850
    @muniiraabdi38502 жыл бұрын

    Farmajo we love you as Somalia people we love 💕 aabo farmajo guul farmajo inshaa allaha you will back for the will of allaha love you farmajo we will miss you aabo Somalia 🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nastehomohamed3019
    @nastehomohamed30192 жыл бұрын

    Waa madaxweynihii ugu horey ee markuu xilka ka dhamaday dagay guri kiro ah halka kuwii ka horey ayay molal dhisan jireen 😭😭😭😭

  • @moalinsaiid9256
    @moalinsaiid92562 жыл бұрын

    Farmaajo wuxuu ahaa halyey qaran ama indhaha bulshada kuwii riday wakhtiga ayaa ka ridi indhaha alle ha xiftiyo farmajo nolow mudane😭

  • @leymunabdi5655
    @leymunabdi56552 жыл бұрын

    Waan ilmeyey mana aqano sababta ka dambayso 🥺

  • @faarax1965
    @faarax19652 жыл бұрын

    Qofka somlia ugu shacabka badan waa farmaajo Qofka loogu jecelyahay waxqabadkiisa waa farmaajo

  • @hanaqaadchanal1807
    @hanaqaadchanal18072 жыл бұрын

    Muqaalkan waxa uu uqalmaa 1M oo qof iney dawato waana uqalmaa Insha Allah intaa iyo inkabadanba way daawan doontaa

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse51972 жыл бұрын

    Farmajo madaxweyne ka daacad ah balse waqtigaa reebay waxaanse urajeynayaa markale inuu soo laabto

  • @kamal-hassan
    @kamal-hassan2 жыл бұрын

    Isagaan ku soo caqliyaystay isagoo xilka haya, xaqiiqatana aad iiga ilmeysiiyay markii uu xilka waayay.

  • @mnb496
    @mnb4962 жыл бұрын

    Waxaa xaqiiqo ah in aan lacag iyo waxkasta lagu iibsan Karin qalbiyada dadka ninkas wanagiisa ayey dadku ku jeclaaden

  • @HassanKamil-jz5et
    @HassanKamil-jz5et2 ай бұрын

    qalbigeen kama bixi doono farmaajo ❤❤ wa geesi wadani ah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын

    MW Farmaajo Wuxuu kushaqayn jiray Hadalyar iyo hawlbadan, Wuxuuna ahaa Wadani Daacad U ah Dalkiisa iyo Dadkiisa😢Allaha noosoo Celiyo, asagoo Nabad Qabo, iyo Dalka iyo Dadkiisoo Nabad Qabaan, amiin amiin yaarabi 🤲❤️‍🩹🇸🇴😢

  • @redwaanabintubarni3970
    @redwaanabintubarni39702 жыл бұрын

    Wali ma arki madax Wayne somaliyeed o la mid ah mudane madax Wayne FARMAAJO runti wax wa qabtay waxana wa seegeen....waxan rajyn in u Dib u so laabto isaga o wata khyr badan umadana wax u qabta badan in sha Allah.....wa shaqsi alle siyey haybada HOGAAMINTA

  • @l-fadle
    @l-fadle2 жыл бұрын

    Farmajo qalbiga dhalinta iyo shacbka wa kasbaday farmajo runti isku qabiil manihin isku sinjiyad ma nihin hadan i will neve ever gorget wlhi miss u mudane mudane farmjo gobbu ha sxp🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴come back insha allh 3 sano iyo 11 bilood iyo 25 cisho kaliya ka dhiman markale wan dabaal dagi donnaa🙏🙏🙏🙏

  • @istareexomar4786
    @istareexomar47862 жыл бұрын

    Mansha Allah si heer sare ah oo ay xirgadi ku dheehan tahay ayaad uga hadashay insha Allah farmaajo waa soo noqon shacabka fartooduna ku imaan calashan qof iyo cid

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction46122 жыл бұрын

    Guul farmajo isha allaah

  • @shamsudiin7420
    @shamsudiin74202 жыл бұрын

    Wax wa qabtay waxna we ka khaldameen Waana dabciyada beni aadamka inu wax saxa waxna ka khaldaman.

  • @dareenqanciye3359
    @dareenqanciye33592 жыл бұрын

    Nio walee adiga inaa Somali TAHAY soi xaqiijaa🙏🙏🙏🙏❤🇸🇴

  • @adoontiiallechannel9458
    @adoontiiallechannel94582 жыл бұрын

    allaha xafido maxamed Abdullah farmaajo

  • @lilmo3962
    @lilmo39622 жыл бұрын

    Mudane Famaarjo waa ku mahad santahay hogaamintaada waxaa tahay wadani dhab eh ilaaheey hanoo kaa soo celiyo inshallah shacabka kuma hilmaaman taariikhda ku xuseeso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fariha9470
    @fariha94702 жыл бұрын

    Farmaajo Allah ha noo soo celiyo asagoo nabda

  • @princesssadia7376
    @princesssadia73762 жыл бұрын

    Markaa tahay qof Allaa jecel yahay umada quluubtooda ayuu jeceel kuugu beeraya Alle cimrigiisa Haraajiyo MadXweyne Farmaajo

  • @mowliidshirwac
    @mowliidshirwac2 жыл бұрын

    FARMAAJO HALYEEY QARAN AYUU AHAA ALLAHA INOOSO CELIYO MARKALE 2027 INSHA ALLH

  • @souhaibcolly7973
    @souhaibcolly79732 жыл бұрын

    Maxamed updillahi farmaajo come back 4years i.a💙💙💙💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @faroheena6144
    @faroheena61442 жыл бұрын

    Masha alaah walkay ilahay Haku xafido xaqiida ayaa ka hadashay

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi94992 жыл бұрын

    Aabe farmaajo wuxuu ahaa hogaamiye dhab ah 💔💔

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad1232 жыл бұрын

    Farmaajo 🥺🥺🥺🥺 Hogamiiye Dacad Ah 🇸🇴🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahmanallaale7462
    @abdirahmanallaale74622 жыл бұрын

    حفظ الله

  • @becolla10
    @becolla107 ай бұрын

    الله يرجع فرماجوا لقيادة الوطن انه رجل يحب وطنه وشعبه 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💙

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Imikana waa uu soo noqonayaa isnha allah

  • @Mohamedupdilaahi
    @Mohamedupdilaahi2 жыл бұрын

    M.a sha allaah madaxwayne farmaaajo insha allaah agian❤️🇸🇴🇸🇴

  • @imanyare5776
    @imanyare57762 жыл бұрын

    Dalkan tariiqda u Farmaajo ka so maray marka la so hadal qado wlhi ilinta aya iso dhaafda

  • @aarboy2305
    @aarboy23052 жыл бұрын

    الحمد لله رب العالمين هذا من فضل ربي.

  • @inantanr5215
    @inantanr52152 жыл бұрын

    Allah ha ku barakeyo walal waa run oo qofkysta khalad wuu gala wuna leyahay, aduunka oo dhan hadi lagu siyo qulubta dadka ma hanad kartid. waana sharaf y wanaag uu Allah swt siiyay MD Farmaajo, anaga oon aqoon wax la wadaagin ayaa jeclanay, jecelna waxana Allah swt uga baryi in uu xifdiyo, barakeyo aduun y akhiroba MD Farmaajo ameen. MD Farmaajo noo soo celiyo marar badan ama mid ka fiican ameen. mahadsanid walaal sida saxda ah ee wanaga y runtu ku dheehantahay eed uga hadashay.

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil65782 жыл бұрын

    Allaha ku xafido cabdi raxman waabari run ayad ka hadashay quluubteena ayuu ku weyn yahay

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu2 жыл бұрын

    Waxaan ku taageeray farmaajo: - Shisheeye nacayb, Wadaniyad, Qab, Musuq yari iyo qabyaalad la’aan.

  • @amiiraalpi5184
    @amiiraalpi5184 Жыл бұрын

    Wlh waa sax farmaajo qalbigeena kama bixi doono ❤️❤️❤️

  • @ab2cd1fat2x
    @ab2cd1fat2x Жыл бұрын

    Mw Mohamed Abdulaahi Farmaajo🦁🇸🇴

  • @ozilyare2101
    @ozilyare21012 жыл бұрын

    Ragga Loveku Waa Wada Hayaa Kalase Liitee , Nin waliba Midbaa Ulaaceyso , Oo Laabtu Ku Hayaayee Anigana Mid Igu laaqan Yaan Lumay Daraadeedee 😢♥️

  • @sadaamabdullahisaid1804
    @sadaamabdullahisaid18042 жыл бұрын

    Waa xabiibul malaayiin Farmaajo 🇸🇴🥰🙏

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports95962 жыл бұрын

    Keep going brother

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston89332 жыл бұрын

    Waxaad ka mid tahay youtuberada an xumaanta faafin ee mar walba ka hadla xaqiiqda oo aan eexasho lahayn xikamka rabi aya bixiya allaha ku siyaadiyo

  • @user-sn2mq1ku1l
    @user-sn2mq1ku1l6 ай бұрын

    Allaha noo,soocesho markale aabaheen ❤🇸🇴💪

  • @KamalMahamoud
    @KamalMahamoud2 жыл бұрын

    Masha allah bro waxaan u baahanahay adigoo kale Thanks

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444Ай бұрын

    Farmajo Comback ❤Somalia 🇸🇴 ♥️ xisbiga Ruuxiga ah Alle Ha nooo soooo Celiyo Yaaa Rabi Somalia 🇸🇴

  • @TamateetaToo
    @TamateetaTooАй бұрын

    Majnuun armaaje

  • @mustafamohamed1146

    @mustafamohamed1146

    12 күн бұрын

    Maku xanuuntay😂 hassan aeder keega mana rabo masuq maasuq😂😂 viva farmaajo

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi1232 жыл бұрын

    Dad badan ma ogo raga qabtey shaqada adag ee dhabta ah wax walba farmajo magac ku heley ninkii laso halgameyna wuu khiyaamey oo shaqada ka caydhiyey midaas wuu ku khaldana md farmajo madaxda kale wuxu kaga duwan yahay waa nin go’an adag leh waa calamada lagu garto hogamiyaha

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr67772 жыл бұрын

    shacbiyada ugu wayn waxay ahayd shacabka waxaa soomaray madax daneystayaal ah hadana maamulba aansoomarin

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston89332 жыл бұрын

    Manshallah wll runti si qurux badan ayad wax walba iso bandhigtay rabi xigmada iyo caqliga haku siyaadiyo

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin57082 жыл бұрын

    Qashinkii baa hada xamar kusoo noqday in layskaga go’o maahane aqliga iyo hor usocod maleh dadkaas umad dhan oo kansar ku ah dawladnimada yaa wax la wadaagi kara.

  • @adandhux2260
    @adandhux22602 жыл бұрын

    Best documentary about Best ever somali president

  • @daadirabdllla9390
    @daadirabdllla93902 жыл бұрын

    No wlhi aniga Aya kamid ah xabiibul malayiin farmaajo

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey20632 жыл бұрын

    Ciidan wa ladhisay lkn ciidan xiro kuxaresan maxay tarayaan

  • @faadimacumaribraahim2029
    @faadimacumaribraahim20292 жыл бұрын

    Waad ku mahadsan tahay muuqaalkan quruxda badan wllo

  • @amen2524
    @amen25242 жыл бұрын

    Aabe waan ku jecelnahay illaaahay ha inookaa soo celiyo🥰🥲

  • @ninweyn6247
    @ninweyn62472 жыл бұрын

    Taageerayaasha farmaajo waa seddex Haweeen aa waxba kala ogeyn Caruur Iyo kuwa qabyaald ku taageera

  • @somalistudio1853

    @somalistudio1853

    2 жыл бұрын

    Waa runta wllhi ilaa kani waa kuwa qanyalada kula socda

  • @faadumoibraahim8237
    @faadumoibraahim82372 жыл бұрын

    Walaal soo Baddi Barnaamijyada Nuucaa ah mahad sanid 🙏

  • @mcbakis07channelofficial6
    @mcbakis07channelofficial6 Жыл бұрын

    Allaah akbar ❤❤❤ magaranayo shacurtaasi waxan matalo balse illahey wuu awodaa in abahen markale inoso celiyo inshaa allaah ❤❤❤

  • @hanadilko3745
    @hanadilko37452 жыл бұрын

    Xaqiiq si wanaagsan ayaad h dhigtay waa shaqsi aad daacad u ah.

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh2 жыл бұрын

    Maanshaa Allaah! Waxaa Allaah hibo kuu siiyay diyaarinta warbixinwalba oo aad soo gudbinayso. Waxaan hubaa hadaad luqadaha aadka loo isticmaalo xooga saarto barashadeeda aad noqonayso tafatiraha loogu jecelyahay gayiga Soomaaliyeed iyo waliba Geeska Afrika iinshaa Allaah. Guulayso!!

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Shacabka somaliyeey ma iloobayaan Halyey, wadani ah,Farmaajo ❤❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8ujАй бұрын

    bismillah asc mw hore m c farmajo waa muwaadin somaliyed wuxu ahaa iftiin uu illahey noosaaray lkn waxa kadambeeye xasan oo ah aboor abris cadawga Somalia 🇸🇴 ❤❤❤illahow farmajo oo nabada noosooceli xasan aboorow illahey umada hakaa dhex saaro wiliba adoo duleysan abris

  • @calasoabdi5727
    @calasoabdi57272 жыл бұрын

    We love farmaajoo so much brother

  • @mohamedsareen4480
    @mohamedsareen44802 жыл бұрын

    Waan taageer sanahay farmajo alle ha i noo daayo

  • @hinkaseef8763
    @hinkaseef87632 жыл бұрын

    Jeceyl iyo xitraamba xog iyo lacag ma lagu kasbiy karo , Waad ku mahadsatahay waberi media runta aya ka hadasheen , farmaajo waa madaxweynhii ugu horay asgoo laa jeceylahay ayu yimid waxuu baxay asgoo laa jeceylihay , wax cajiibka ah aan ka yabanahay MW farmaajo dal iyo dabidba walaga jeceylahay yar iyo wayn . Insha allah markale Farmaajo

  • @mohamedyusufhassen6714
    @mohamedyusufhassen67142 жыл бұрын

    Marka hore wan kusalaamay Walaal Abdirahman sidookale waxan salaamayaa walaalaheyga Somaaliyeed Shisheeyuhu waxey doonayaan mid arimahooda filiyo Aniga haddaan dhiido arimahooda oo an muujiyo awoodeyda xuriyaddeyda iyo madaxbanaanideyda iyo ilaalinta diinteena dadkeena dalkeena waxa dhabarka iga tooganeysa in nala kala qeybiyo in nala kala qeybiyo waxa hormuudka ah qabyaaladda Midnimada Dhalinyarada somaaliyed waxey na dhaxalsiisay magaca SOMALIA Walaal Abdirahman mid makaa codsan karaa ?