Deg Deg: Xildhibaanada oo diiday imaanshaha Golaha Baarlamaanka & Mucaaradka oo Jawaab..

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 19

  • @hassanawad7344
    @hassanawad734422 күн бұрын

    Ilaahay idin soo qabay ilmihiinnu is wase

  • @malaboa591
    @malaboa59122 күн бұрын

    Shaqada xildhibaanada Baarlamaanka, hadii ay imaan waayaan oo waqtiga ay ilaalin waayaan waa in lacagta laga jartaa shaqadana laga eryo aduunka sharci la’aan in laguma socdo.

  • @FaaraxSiciid-r2o
    @FaaraxSiciid-r2o22 күн бұрын

    Fadlan kushubo lacagta

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m20 күн бұрын

    inkaar illaahaay idin kurid wadanka idinkaa baa bi iyay inaar idin kudhacsay nacalad alle idin kudhacday dalkii baad baabi iseen illaahoow kiwaan if iyo aakhiraba calaamad ka muuji indhihiibaay naga rideene caadbkaagii jahanaba gee yaarabi yaa allaah yaa raxmaan naga aqbal ducadaa

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed517022 күн бұрын

    waa inmishahrka laidinka jaraa walee xildhibaan bahal noqaday baatihiin ee dalka ciyaarta kadaaya

  • @user-fr8kw7vy9m

    @user-fr8kw7vy9m

    20 күн бұрын

    kkkkkk dalkee madalbaa jira godbuu kudhacay dalkani mooryaan baa qabsatay

  • @user-ql6mi3jk2x
    @user-ql6mi3jk2x21 күн бұрын

    Roshiyi aya lakina misha shki ayan kaqamna hala roshiyi

  • @Blackiislo
    @Blackiislo22 күн бұрын

    Waa in mishaarkooda laga jaraa hal bil 😂😂

  • @MrSaidi03
    @MrSaidi0322 күн бұрын

    Wax eey u hayaan majiraan.Askarta in lacagta la siiyo waaye.Uma qalman maxaa yeelay wax shaqo oo ay hayaan malahan.

  • @iskufilan1223
    @iskufilan122322 күн бұрын

    Wain laga jaraa beesada😂😂😂xildhiban beenale

  • @user-ql6mi3jk2x
    @user-ql6mi3jk2x21 күн бұрын

    Hildiwanada wawitsiyihin jiniyal aya qabtin dartasa mil majirto shikisas gilka ugiy

  • @malaboa591
    @malaboa59122 күн бұрын

    Aduunka kama dhicin 3 bilood oo fasax ah in lagu maqnaado Soomaaliya lee ka maqlooyaa. 1 bil oo fasax ah ayaa aduunka ka jirto maxeey tahay fasaxaan dheer oo lacagna la qaadanaayo SubxaanAllaah

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed517022 күн бұрын

    dadka qaarba dantooda markay waayaan hadal badan oo aan meel looraaco

  • @mohamedsheikh3110
    @mohamedsheikh311022 күн бұрын

    Yaad uadeegtaan umada somaaliyed meel ayaad ugadhacdeen waxaad ushaqeeysaan xasan shiiq hadii aad talladiisa diidaan asagaa idinka shaqeeysanaa hadaan shacab nahay hana soo gelina wax naga dhexeeyo idinka iyo anaga majirto tiina wata waxaad kalla heshaan xasan iyo aadan madoobe ayaan sugeeynaa

  • @abdiahm9184
    @abdiahm918422 күн бұрын

    Jeesow waa beenlow waa kuwa xaaraanta kunool

  • @omarhussien8958
    @omarhussien895822 күн бұрын

    $5 ilaa $7 Kun,ayeey qaataan, Madaxweynaha dagaalkiisa ayeey ku mashquuleen? Dagaalka Wahabiyada weey diideen ineey taageeraan...Qaar baa kujira aan tegi karin magalooyinkooda! Dr Hassan kala dir dameeradaan

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf35722 күн бұрын

    Hooyada fasax kawas tuug cidi adiga gadoomiye barlamaan kaa dhigtey aya qaladka iska leh

Келесі