DAYAX DALNUURSHE OO HEES UGU JAWAABAY HEESTII AMXAARADA FANAANIINTA SOMALILAND

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
m_source=qr

Пікірлер: 71

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial7 күн бұрын

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut m_source=qr

  • @HamdiMohammed-b8h
    @HamdiMohammed-b8h7 күн бұрын

    Honest waa sida saxda ushegta guuleyso wall dayax king of city waaye 😅😅

  • @madinaali9925
    @madinaali99257 күн бұрын

    Waa jawab aad iyo aad sax ah buufi duliga duliga kale jirin hore usoco landhere nimo dayax dalnuurshe goor iyo ayaan 👍👍👍✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @khabiircosta7
    @khabiircosta77 күн бұрын

    Fadlan haddi aad fariin teyda aqrisay madaxa iga soo taabo😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q7 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq7 күн бұрын

    Legend Igadheh Dayax Dalnuurshe, Waah Waah Waxasaa hees ah, Tanaa Jawaab kuhaboon ah Reer Marqaanland😂😂❤🇸🇴🇸🇴❤️‍🩹👏🙌👍

  • @madinaali9925
    @madinaali99257 күн бұрын

    Viva fanaanka qaranka dayax dalnuurshe kusoco aad iyo aad 👍✌️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @umuabadi
    @umuabadi7 күн бұрын

    Maasha. Allaah. Habo. Sodon sano. Caroo. Maaha Waaye. Aan umaleeynaa.

  • @Souadbibi
    @Souadbibi7 күн бұрын

    Xidig iga dheh dayax dalnurshe ❤❤❤ sax jawab buuh da saan iskaga celiya reer somaliland 😂 reer uqdad 😂

  • @Siyaadbishaar
    @Siyaadbishaar7 күн бұрын

    Waa Jwb walahi

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha3 күн бұрын

    Walee dayax dhulkoo lajarey sax waye ❤❤❤❤❤ wll zaki wlhi reactionkaga adban ujeclhy

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io6 күн бұрын

    Gaajo maaha Dayax oo lacagtu weey ku qurxisaa ee tuulada ayadiibaa gaajo ah.

  • @abdullahimuqtar9120
    @abdullahimuqtar91207 күн бұрын

    Goat honest🐐🙏

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me7 күн бұрын

    Weyunoqankartaa

  • @Najminaa
    @Najminaa7 күн бұрын

    Ala wilkaan reaction kisa wan jeclahay😂😂keep on zaki🎉🎉

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev7 күн бұрын

    Yes yes waa jawaab culus

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame17397 күн бұрын

    ASC ZAKI HABO WAA KU SALAMEY SOO CAATO MAAHA EE WAA SOO CATOW MAAHA BUU DHAHAY SI FIICAN U SOO DHAGEYSO

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx7 күн бұрын

    Zakriyoow erayada heesta waad qaladay qaarkood meeaha aad dhahday 30 sano qaraw maaha waa 30 sano (caroow) meesha kale aad tiri caatoobid wa (cataaw)😂

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw7 күн бұрын

    hhhh sakiyow caatow maha ee waa soo catoow😂😂😂

  • @AFDiini1722
    @AFDiini17227 күн бұрын

    haye waxaan hada boring ay noqotay. Reer S/lnd waa heeseen, isceebeeyay waa lo jawaabay. Naga daaya waxa hada

  • @user-zv6ec8hh8j
    @user-zv6ec8hh8j6 күн бұрын

    Dayax isn't easy 😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuabadi
    @umuabadi7 күн бұрын

    Saki Marka. Hore. Wiilkaan. Aad. Shaashada. Soo. Saarayso. Kaqaad.

  • @khalifmire1769
    @khalifmire17697 күн бұрын

    Sidii leeyahay maahee waasida saxdaa

  • @qalbiwaacannura6612
    @qalbiwaacannura66127 күн бұрын

    Adega xataa joog yaan lagu heesin joog mida kale somaalinimada kama ciyaarno qoofka caayaa jawaab boo héla oo kulul horda loo diida

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k7 күн бұрын

    Maya waxani hees mahaa, Dadka yaan laysku dirin, Dayax fanaan laguma sheegi karo waa duli is cadeeya fool xun nacas ah, umma Arko Fanaan

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io6 күн бұрын

    Dayaxoow ilma Abaarso inaad Qas_Qasto beey kaa doonayaan.

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql7 күн бұрын

    Soocatoow maaha (waa soo calaacal maaha)

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52417 күн бұрын

    Hal Hees Baa Hargeisa lag soo qadey imisa heeso u eeg baay maryan kuwa illahey xigmada ka Habrey malaa 100 wax heeso u eeg

  • @halimaomar7967
    @halimaomar79677 күн бұрын

    Cataw meas calancal

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi53147 күн бұрын

    Hhhhh so caatow ma ahan ee waxa waye so calcal waye hhhhh zaki caadi ma ahan

  • @AhmedMohamed-uf9bx

    @AhmedMohamed-uf9bx

    7 күн бұрын

    @@ubaxabdullahi5314 cataaw waaye oo loolajeedo calaacal

  • @Red_CCC
    @Red_CCC7 күн бұрын

    Somaliland j35 years jog alaaaga waye somaliland ooo dhaaan yahoo dayaxdalnuurshee ey iskugu dageen maxaa diiday ayaga naa maxaa diiday. In lais kugu tagay sojoog laagaawaye soojeeef ayaa lagaaa heelaaa haaal wiil ey doqoow doodaaa iyo ilmo iyo dhalin yaaro waax dhaafey malahaaaan ayagaa dhaan dayax ey kuwaasheen waaah walahi waaa washeeen bisiinkaa dad waalaan 😂🤣

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29447 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @ismacil_cabdulahi6877
    @ismacil_cabdulahi68777 күн бұрын

    CUQDAD-LAND👋🫣

  • @filsanmohamed-w3r
    @filsanmohamed-w3r7 күн бұрын

    Waar saki wd waalan tahee soo catow mar kle maaha waxaa laga wadaa soo calaacal cml haa dhanka somaliga qabiirad bn ku ahy iga faiidayso😂😂

  • @homeh3455
    @homeh34556 күн бұрын

    Dayaxo pas pas somaliland waxba kaga paadi maayo

  • @CaashaXuseen-sr4dl
    @CaashaXuseen-sr4dl7 күн бұрын

    😂😢somalia hanoolaado

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk7 күн бұрын

    Waa jawaab saax ah kkkkkkkk

  • @halimaomar7967
    @halimaomar79677 күн бұрын

    Soocataw dheh yacni calancal

  • @fxcooking9677
    @fxcooking96777 күн бұрын

    Afsoomaaliga kalmad baad qaladay soo catoow markale maaha macnaha waa calaacal caato maaha badal ereyga

  • @ishowflesh1696
    @ishowflesh16967 күн бұрын

    dhulbahante madaxooda ilaahay ha raajiyo walee iidoor xaar bay kaga keeneen

  • @khadijosahal8536
    @khadijosahal85367 күн бұрын

    Somalilandabakeed waaye

  • @AyanelmiGobsan
    @AyanelmiGobsan7 күн бұрын

    Ninkaaa somaliland. Somaliland ninkiidaa

  • @user-yk3dy9oc9c
    @user-yk3dy9oc9c7 күн бұрын

    😂😂😂

  • @xabiibacadceed7501
    @xabiibacadceed75017 күн бұрын

    War soocatay ayoow dhahy ee heesta sifiican ushageeyso

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io6 күн бұрын

    Codkaa idilay laguma cuno

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k7 күн бұрын

    Naagtan Daawada marsata fool xumo

  • @gamer5Real
    @gamer5Real7 күн бұрын

    🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @FadumoMohamed-jl1wp
    @FadumoMohamed-jl1wp7 күн бұрын

    Soo caatow mar kale ma dhihin Ee waa soo catow. micnuhu waa soo calaacal mar kale

  • @axmedcise2079
    @axmedcise20797 күн бұрын

    Catow was calaacal

  • @blackpanther8219
    @blackpanther82197 күн бұрын

    I agree with my brother. If we just ignored the song, Somaliland sang by now, there would be no singing challenge leading to disaster because Somaliland would hate us more than before. Did we forget how to Saabar, how to be patients? I think we forgot, and we should go back to the mosque 🕌 and learn how to be patients.

  • @11naa44

    @11naa44

    7 күн бұрын

    Who cares no patience for them somalis were patient for 30 years time to tell them reality

  • @faizam523

    @faizam523

    7 күн бұрын

    We do not care wether they hate us or not. They hate all Somalis already for no reason. If they claimed, they have been attacked by siyaad bare, he has been dead more than 25 years. They need to get over this stupid hate and get alone with other people.

  • @amiraali5692

    @amiraali5692

    7 күн бұрын

    @@11naa44 I wonder what you are , these Somalis?? When you call yourself somaliland can please translate for us what it means.. the land of Somalia waaye marka think hard before you waste your time talking trash 🗑️ 😅

  • @11naa44

    @11naa44

    7 күн бұрын

    @@amiraali5692 they claim to be oromo n amxar they r not somali they need to move to ethiopia as soon as possible somalia is for somalis only

  • @blackpanther8219

    @blackpanther8219

    7 күн бұрын

    So you don't want Somaliland to join us again already Awdal is in Lascanod is in just Isaaq clan is left and we are together then Insha Allah, we do know our future it can happen. Please fear Allah and let it go Somaliland is not our enemy my brothers 🇸🇴🤲🏽🇸🇴

  • @RacamCabdi
    @RacamCabdi5 күн бұрын

    Cid kasta ladod maha 😂

  • @user-yk3wb7uu5s
    @user-yk3wb7uu5s7 күн бұрын

    No😂more hargeysa

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi33627 күн бұрын

    Somaliland ma dhegeystaan umana soo jawaabaan dayaxo iyo ku sida hablaha is cadeeya?

  • @filsanmohamed-w3r

    @filsanmohamed-w3r

    7 күн бұрын

    30 sanno caroo maaha cidlo been la joog maaha ictiraaf ku carar maaha axmaar caabudaan maaha wxn cadaanka wxy dhahaan so, dangerous 😂😂😂

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n7 күн бұрын

    Tii calaacaleysay. Tii ka carartay laaso caano

  • @nastexomuxumad
    @nastexomuxumad7 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah19887 күн бұрын

    Dad somaliyed wax mafah maan runtii sheekadan oo dhan dayax wuu iska soo dhax dhacay ?big moha?Shuuba boy? Dadkeyga intee aqli uga soo gadaa qaasatan fananinta baas ayaa loodhigaa caac allow aqli nasii

  • @RacamCabdi
    @RacamCabdi5 күн бұрын

    😂😂😂

Келесі