DAADIR DAACAD FT UBAX GUREY DALKANA ANIGAA XUKUMA OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

Музыка

ERAYADA ABWAAN C/RAXMAAN DIRHAM
LAXANKA FARXAAN GUREY
MUSIC DAADIR SEERABTAA
CAMERA WIIL QARAN
EDITED CARAAYE
SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Пікірлер: 81

  • @user-vr9jr2rm8x
    @user-vr9jr2rm8x15 күн бұрын

    Walahay anigo viva isaq ah baa wata heesta wayo anigu Somali inay isku duub nato waxan ka jeclahay majirto wayo wayo waa dad aanu isku diin nahay isku afnahay isku dhaqan hanay anigu shaqsi ahan tayda Somali iyo amxar isku meel ima jogan wayo isku dhaqan isku diin isku dad manihin I love Somali nimo❤❤❤❤❤❤

  • @user-el4yu2pu5s

    @user-el4yu2pu5s

    9 күн бұрын

    🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe73917 күн бұрын

    Jawaabtii ugu fiicneyd ayaad dul dhigteen amxaaro raacyada waashay somaliweyn guul

  • @da8660
    @da866017 күн бұрын

    Anoo isaaq ah ayaa kuleh Somali waa walaal Somaliyana waa mid....

  • @user-ph3qm3hp8f

    @user-ph3qm3hp8f

    17 күн бұрын

    Ma la hubaa inaa tahay mise waa Tuuba raac

  • @da8660

    @da8660

    16 күн бұрын

    @@user-ph3qm3hp8f Nin waloo isaaq ahi maxaad modaysaa inuu aaminsanyah sheeka xariirta ah Somaliland waa Waa wadan.

  • @user-el4yu2pu5s

    @user-el4yu2pu5s

    9 күн бұрын

    🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-yy6yq5qj7u
    @user-yy6yq5qj7u17 күн бұрын

    Todibaadkii Xoriydda iyo Midnimada Soomaliya Hala ilaaliyo Fadlan

  • @user-yy6yq5qj7u

    @user-yy6yq5qj7u

    17 күн бұрын

    Nabad Fadlan

  • @user-el4yu2pu5s

    @user-el4yu2pu5s

    9 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🤍🤍🤍🤍

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi802717 күн бұрын

    Jawaabtii ugu fiicneed wlhi

  • @CawilAbuukar
    @CawilAbuukar3 күн бұрын

    Soomali guul wacan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dz8wx2rg6o
    @user-dz8wx2rg6o17 күн бұрын

    Wlahi hestan top waa👍✌️

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l6 күн бұрын

    Waxa idilay codka amxar wa caduwgena tasi wa dhab ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaancalixaashi606
    @ayaancalixaashi60616 күн бұрын

    Anoo isaaq ❤❤❤😂

  • @nasrot2604
    @nasrot260417 күн бұрын

    Somali maxamed heesta meel dheer garsiya

  • @axmedcade7
    @axmedcade717 күн бұрын

    Xabashi jecloow ka xaa xaabiya wey idinku socotaaye xabadda

  • @CawilAbuukar
    @CawilAbuukar3 күн бұрын

    Waw❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatumamohamed2338
    @fatumamohamed233817 күн бұрын

    Xabashalandh wax baa ku dhacay

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo12 күн бұрын

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @sowdomaxamed4812
    @sowdomaxamed481217 күн бұрын

    Love🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bulxaxofficialchannel9954
    @bulxaxofficialchannel995417 күн бұрын

    Waw 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CarabowCilmi-bg7vy

    @CarabowCilmi-bg7vy

    16 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Somalia

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed69348 күн бұрын

    Soomaaliya hanoolaato❤❤❤

  • @BadriyoCabdi-ig2qh
    @BadriyoCabdi-ig2qh17 күн бұрын

    soomali ya guuuuul❤❤❤❤❤❤

  • @hodanmuse9873
    @hodanmuse987317 күн бұрын

    Loved❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sabirhersi6001
    @sabirhersi600117 күн бұрын

    Dalkan anigaa xukuma awowe wilku waa wil Dee

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi387614 күн бұрын

    Waraa car nakala saara marax ciilqaboow cadaabtagal😂😂😜🌺💙🌺💙🌺🎊✌️

  • @jamalibrahim2861
    @jamalibrahim286112 күн бұрын

    brothers and sisters wadada iska ilaliya ha guso heesina it is not safe you never know

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa78017 күн бұрын

    Ayyy hayelin ❤🇸🇴

  • @sm.5191
    @sm.519117 күн бұрын

    Jah❤🇸🇴♥️💯🙌🏽🥰♥️♥️♥️♥️

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial432117 күн бұрын

    Waxuushland ha ogaato xamar iyo qadiya somaliweyn iney leedahay nasab difaacdo 🎉

  • @Worldpeace-ul1lt
    @Worldpeace-ul1lt17 күн бұрын

    WELL Done

  • @abdidegan8452
    @abdidegan845217 күн бұрын

    Nice song mashallah

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya17 күн бұрын

    Wale marqaanland wax baa karaacay , adinka xabashida ufakade kasheekeeyee hee!!!

  • @umuridwan3979
    @umuridwan397917 күн бұрын

    That is true🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed630417 күн бұрын

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤

  • @BarliinXasan-rb7kb

    @BarliinXasan-rb7kb

    16 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤@@bilkheyrmohamed6304

  • @fowziamulaha9638
    @fowziamulaha963817 күн бұрын

    💋💋🌹❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌🏿💪💯🕋🇸🇴🇸🇴axmaaro gaalo

  • @bulxaxofficialchannel9954
    @bulxaxofficialchannel995417 күн бұрын

    Wlh hes waaa Dhaaftay Muse Judan U Daraaaa

  • @MunasarXasanXaayoow
    @MunasarXasanXaayoow17 күн бұрын

    Waaw reer nairopi heestan caadi ma ahan wadka baxsaten

  • @da8660
    @da866016 күн бұрын

    Amxaaro ma cadayahto iyo ugxantoodii....

  • @Red_CCC
    @Red_CCC17 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼😍😍😍

  • @user-pr7hg1us5t
    @user-pr7hg1us5t17 күн бұрын

    Waw❤🌹🌹

  • @HamdaHabsa
    @HamdaHabsa17 күн бұрын

    Maansha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abshirShiiq
    @abshirShiiq17 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WhwwhEbehe
    @WhwwhEbehe17 күн бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @luulamohamet360
    @luulamohamet36017 күн бұрын

    Ayyy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡

  • @ramirezmirov9042
    @ramirezmirov904214 күн бұрын

    Bila murti...hadal xaafadda 😂

  • @nasrahassan4638
    @nasrahassan463812 күн бұрын

    Waa la heshiiyey, Soomaali way is raacday, ee heesaha jawaabaha naga dhaafa please ee wax cusub keena!!! No more Xamar iyo Hargaysa songs because “Soomaaliya, Soomaali baa leh” end of discussion!

  • @user-iv6ch2rh2l
    @user-iv6ch2rh2l17 күн бұрын

    Jawaab culus 🫡

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud910917 күн бұрын

    Heesahaan aan laga fiirsan waxay kor u qaadayan kala fogaanshaha bulshada fadlan naga dhaafa.

  • @canabcabdulle6500

    @canabcabdulle6500

    17 күн бұрын

    ✋🏾⚠️Adigaan wax u fiirsanayn ee dib isu Sax wllo🙏🏾✅

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f17 күн бұрын

    Waayahan waxaa dadka isku dira Kuwa heesa hadii aad heesaysan Ethiopia u heesa dadka somalida Hayku dirinina

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien927117 күн бұрын

    🙏🙏🙏🙏🙏✅✅✅✅✅✅

  • @akafi1212
    @akafi121217 күн бұрын

    Yes that’s true 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed17 күн бұрын

    Masha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @da8660
    @da866017 күн бұрын

    😢

  • @user-el4yu2pu5s
    @user-el4yu2pu5s9 күн бұрын

    💙🤍💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🤍💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sabirin59
    @Sabirin5917 күн бұрын

    Yaa o tana ma jawab baa😂😂😂😂

  • @QatarQuick-uw7yy
    @QatarQuick-uw7yy17 күн бұрын

    DAGAALKII FANKA...AYAA BILAAWDAY😂😂😂😂

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed279617 күн бұрын

    Maanshallaah guulaysta cadawgiinu hajabo inshallaah

  • @maltamanka2717
    @maltamanka271715 күн бұрын

    Ubax gurey ni sister ya sacdiyo siman I am wrong 😂

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji14 күн бұрын

    Hesta hargeysa tan baa udhiganto jwb kufilan wey hestan

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u17 күн бұрын

    Waa balan calanka xun inaan Garoowe kudhex gubo shacabkuna waa ila qabaan dadka Garoowe ka mud muda waa layaqaan siyaasiyiin lacag doon ah laskiin shacabka Puntland tuur cawaale, iigu imaafa Garoowe xagjirada Somalilandow inaad naga fogtihiin bay moodeen eeyda xamar kuxaraysani war waanu jecelhy Somaliland kabaxa xamareey nama matashaane

  • @khaderabdi
    @khaderabdi17 күн бұрын

    waw🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx878717 күн бұрын

    Somaliya haisraacdo hamidawdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe73917 күн бұрын

    Wuxuush land down

  • @AbdiWarsame-gw7oq
    @AbdiWarsame-gw7oq17 күн бұрын

    Qoladan qadaad waynta hal hees bay 40 kaga jawaabeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wali hargaysa jacayl baa idinka muuqda jawaab saxa so raadiya Murtida waa lo dhashaa hal hees baa idinka qaylisiisay Hada caawa 2heesood oo dhulgariira aya so socda Mid maxa ladhehaa ma banaadir baan burundi xukumin 😂😂😂😂waa karbaash xaqiiqa Midna waxay ka warami munaafiqnimada qadaad waynta iyo amxaarku inu ka taliyo oo cashuurta ka qaado Kismaayo gado garbahaarey baydhabo oo isagu dawlad ka yahay Miqdisho airport iyo villa wardhiiglayna ilaaliyo Bal markaa wax na fahansiiyo Amxaarka koonfur dawlda ka ah ee 100/90xukuma ma jiberti baa Qoladan darood iyaga waxaba la karbaashi maayo tii abwaan kadiye iyo malas ma dhiman barooriiqdii ay malas ilaaha ku sheegen baa duuban Iyo inay iyagu amxaarka muqdisho intay keeneen somali ku laayeen calanka itobia xamar laga taagey

  • @dinfarsatacklare2229

    @dinfarsatacklare2229

    17 күн бұрын

    Qadaadka beel gorofyahaw

  • @dinfarsatacklare2229

    @dinfarsatacklare2229

    17 күн бұрын

    Cawscunka badan sidii xoolihii orod oo soo daaq caqliga hakuu soo noqdee

  • @aminamud1132
    @aminamud113217 күн бұрын

    One love my blood Somaliland. Waliginba ciya no give up 💫

  • @xaajia2219

    @xaajia2219

    15 күн бұрын

    Dadka madaxa aan u salaxeeno waa Dadka walaalaheen ee waqooyi. Laakiin Amxaaro iyo shisheeye kalkaal waxeey Naga sugaan waa in Xabad afka laga galiyaa! Aqoon ayaa noogu kii dhiman!

  • @fatimarabi3754
    @fatimarabi375417 күн бұрын

    Rer Somaliland wixii helaa layaba cilmi oo kudul barortaybaa ujeday 😂😂 somalidu wadad isjecel hala ilaliyo wada dhalashada yanu dhigu idinsoo qabane somali wasomali

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi190217 күн бұрын

    sax❤❤❤🇸🇴🇸🇴👌🏻🫶🏼👏🤴💪💪🇸🇴🇸🇴

Келесі