SOMALIDII OO WEERARAY GABAR MAXAMED SIYAAD BARRE AMAANTAY

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...

Пікірлер: 119

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial23 күн бұрын

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m23 күн бұрын

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed66823 күн бұрын

    Ilaheey hownaxariisto maxamed siyaad qabrigisa alaha uwaasiciyo janatul fardowsa aclaa alaha geeyo aamiin

  • @user-bm8uy7ut4v

    @user-bm8uy7ut4v

    19 күн бұрын

    ilaahay fircoon meel ha kula cadaabo yaa ka samaaxayaa dhiigii dadka adna ilahaay naarta ifka iyo ta aakhroba kugu fogee dhiihyacaab baad u ducaysa naarta la gal insha aallaah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo731523 күн бұрын

    .MAXAMAD SIYAAD BARE ALLAHAW NAXARIISTO ❤❤❤❤❤JANATUL FIRDOWS ALACLAA ALLAHA GEEYO BI,IDMILLAAH JANUU GALAYAA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAXAMAD SIYAAD BARE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq23 күн бұрын

    Masha'Allah Gabadhaas hadal qiimo badanbay sheegtay, oo run ah Noloow walaashay intay noolol jirto, Waa sax Farmaajo halyeey garab waayeybuu ahaa, Dalkii iyo Dadkiina waa loo darsaday💝🇸🇴🤍🇸🇴

  • @Caliya7
    @Caliya723 күн бұрын

    Aabe maxamed siyaad Allaah ha unaxariisto wixii dembi uugeysteyna haka saamaxo anaguu wax nasoobaray lacag la,aan nabadgelyo iyo xornimo xalaal ah xalaal quudato xalaal lagu dhalay.we missed him.

  • @abdidegan8452
    @abdidegan845223 күн бұрын

    Farmajo guuleyso sonoqo ado nabada inshallah

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm22 күн бұрын

    MADAXWEYNE FARMAAJO WAA GEESI DAACAD AH ALAHA SOO CELIYO AAMIIN XASAN BAKHTI KENYATI U SUJUUDE ALAHA RIDO XASAN TUUUUGO AAMIIN

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r23 күн бұрын

    Wan arki donaa somaliyoo mid ah aaaad ban ujeclahay somaliyoo isracday waxan kajeclahay naftaydaa yan kajecllahay waxan kajecllahay somalio isracday wallahi iyo billahi iyo tallahay hadii llahelo qof sidaydpo kalle qofkii go,an kugaro waaa guul aad ban idin jellahay umadayda somaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xxc-zu2xm

    @Xxc-zu2xm

    22 күн бұрын

    ALAHA ku jeclaado AAMIIN sidoo kale will WAAN ku jecelnahay SOOMAALI ha noolaato ALAHA mideeyo AAMIIN

  • @sophiaabu5115
    @sophiaabu511523 күн бұрын

    Amiin amiin ya rabi ❤️

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh967523 күн бұрын

    Miskiiin wllhi. Abaayo Soomaalida Qaar Waaa Shar Miiran Waa Jaahiliiin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr22 күн бұрын

    Dhilada Afwene amaaney waxay U barooraney kii ayadaha quranka Diidey Culimadii laayey

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi709823 күн бұрын

    Zaki 🎉 waan ku salaamey aawey Sheekadii sayid cali ma cabsatey mise waa lagu laaluushey soo jawaab Aaway balantaad qaadey waxaan ahay walaashiis

  • @user-pp9yb6dz6k
    @user-pp9yb6dz6k23 күн бұрын

    Aniga waan ku faraxsan yahay maxamed siyaad Barre sababtoo ah ciidan xad gudub Somalia ku soo sameeyo Majrin qaasatan injireeyda Ethopia iyo Kenya oo cadow soomaaliya iyo soomali neceb taariikh buu ku dhex lahaa lkn mid buu ku xumaa naag iyo nin waay siman yihiin iyo shiiqyaasha uu WADA diley inta un ku xumaa bes

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan79823 күн бұрын

    Aabbe siyaad waan taageersanahay Allaha u naxariisto dadka somaliyeed qabiil baa dilay godka Maya’s qabiil kula galahayaa bina aadan aan dhaliil laheen ma jiro siyaad barre jannatul fardoowsa Allaha ugubishaareeyo

  • @ShireCadde
    @ShireCadde23 күн бұрын

    XASAN DUUFLE. MUQDISHO HADAN KUGU ARKI LAHAA. WALHI WAXAD DHIHI LAHEYD. YUHUUDA MATIHIIN

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf133223 күн бұрын

    Naagtaan garam garamta damanka in laga tumay lamoodo faramaajo hakugu labaysto waa jeceshahee. 😊 madaxwayne somali danbe waa uga dhamataye.

  • @AbdirasaqAbdilahi
    @AbdirasaqAbdilahi13 күн бұрын

    Asc sxb hore usoco waan kutageera

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma663523 күн бұрын

    waa ruun gabadha hadalkeeda👍✅

  • @shukrimuse5233
    @shukrimuse523323 күн бұрын

    Masha Allah si fican bey ufakareysa❤

  • @sadam1318
    @sadam131823 күн бұрын

    550 cadaw ah million kale oo wanaagsan aya ku jecel

  • @user-me6gv6tm8h
    @user-me6gv6tm8h23 күн бұрын

    Mashallah Mashallah tabarakallah I like you you May Allah bless you protect you and your family 🙏🙏 you honest

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa200322 күн бұрын

    Markaa qof la amanayo , inu istahilo laa eega amantas , somalidaa dhibtaa imikaa kaa tagan waa wx isaku horey u dhigey , culimo badan laa yey , markasey aman laso tagantahey af qashin wad ku ficantahey ina lagu garaco

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg23 күн бұрын

    Waa runta geesiyad from Djibouti

  • @cherrychuu1171
    @cherrychuu117123 күн бұрын

    Maansha alaah sifican bay uhadashay

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir23 күн бұрын

    Waan yaabay bay ku leedahay aduunku a waa wada yaab sis Siyad. Bare adi haduuna wax ku yeelin oo reerkii kiini kuu nabad Qabo Alx dheh. REERO Ayuuna Hal Qof ka reebin dad baa dadka ay jeclaayeen wayay . Aabe. Hooyo walaal aan cid una ka rabin markaa. aduu Hadaanu wax kuu geesan say Alx 100 times every day

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm22 күн бұрын

    Kkkkkkk oo gabadha run ayey ku hadashay mw mudane siyaad bare Alaha u NAXARIISTO AAMIIN

  • @idilahmed9092
    @idilahmed909223 күн бұрын

    Jimca wanaag san, Soomaaliweeyen. , Qof kas ta qof kuurabuu taageeri karaa, Soomaaliya hanoolaato ❤❤❤🎉❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q23 күн бұрын

    8:58 well said brother ❤❤❤ hg have small mind set 📐 looking for revenge always mashallah now hg leave think Allah 🙏🙏 thx teacher Hassan

  • @munaAbdullahi-tm1ej
    @munaAbdullahi-tm1ej22 күн бұрын

    Thanks abayo ❤❤❤❤

  • @museosman8296
    @museosman829623 күн бұрын

    Sidee ugu ciyaayaa Xassan dhiiqo isagaa dalkii u xaraaragaaji waa adiga qalaadaye Eshtay kan hehHawiyow xamar h

  • @Hw15243
    @Hw1524323 күн бұрын

    Aad ayaan uga xumahay Gabadhaas sida loola dhaqmay, tell her please we are so sorry.🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed77023 күн бұрын

    😂😂 siyaad bare dhagaha ayey kamaqlen ee hau joojin sxp

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm22 күн бұрын

    MW SIYAAD BARE JANO FARDOWSO ACLAA ALAHA GEEYO AAMIIN LIBAAXII AFRICA XOREEYEY AYUU AHAA MAASHAALAAH GEESI AYUU AHAA ALAHA U NAXARIISTO AAMIIN ITOOBIYAAN KENYAN MA HADLI JIRIN MAANTANA ITOOBIYA BADII SOOMAALIYA XASAN DHIIQO U SAXIIXAY DAWLADIHII NAGA CABSAN JIRAY MAANTA BADEENA DHULKEENA AY RABAAN INEEY QAATAAN ALAAHU AKBAR

  • @user-bm8uy7ut4v

    @user-bm8uy7ut4v

    19 күн бұрын

    ilaahay isaga iyo adigaba cadaabta kugu fogee dhilooyin daarood nacalatulaa caleek

  • @Xxc-zu2xm

    @Xxc-zu2xm

    19 күн бұрын

    @@user-bm8uy7ut4vADIGA NACALAD KUGU TAALAA OO EHLU NAAR QH IYO KUWA AAD XAQDARO UGU HIILINEYSO NAARTA IYO JANADA ILAAH AYAA HAYA MARKA CILMI QAYB ALE AYAAD FARAHA GASHATAY MARKA ADIGAA MUNAAFUQ EHLU NAAR AH CADAABTA ALAHA KU GEEYO AAMIIN NACALATULAAH

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud815322 күн бұрын

    De wa run gul wade siyad abahi garashada

  • @Godir9752
    @Godir975223 күн бұрын

    Aniga waxan leyahay nabsi ruxiigaxshaa godalkiisa malee sidan aniga idiingaley gafimeysid banadirey

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo23 күн бұрын

    War gabadha qofkasta oo daarooda falooga hadhaho qof kasta oo jaale ziyaad bare janadii ilaahay ha,unaxariisto gabadhana waxaan leenahay wall geesiyad soomaaliyeed baatahay wax magaratada kusoo caydayna waa itoobiyaanka af soomaaliga barataye ee uu ciilay jaale ziyaad ha,ujoojin waxaa soo kale inta jecel siyaad baa kabadan inta neceb

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q23 күн бұрын

    Maxmed siyad bare madax Wayne iyo dawlad dhaanday ma dhacin 34 sano kabacdi badii iyo barigiiba waala iibsday xaq rafaad qaxoondi abaayo anaga joognay oo wax ku soo baranay na waydii

  • @caynaansheahmed687
    @caynaansheahmed68723 күн бұрын

    550 qof oo xun bey ahaayeen wlshy qaali ilaahay baa kaa ka xayyey insha allah 1000 qof oo ka wacan baa kuu bedeli doona.

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o23 күн бұрын

    Wax.cuqdadaysan.ee.kaxanaqaya.maxamed.siyaad.barre.ale.hownaxariste.janatul.fardowsa..hakawarabiyo.xurar.caynta.ale.howgudeqo

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm22 күн бұрын

    DIIFLE MAXAA FARMAAJO KA DAMBEEYEY XASAN BAKHTI KENYATI U SUJUUDE BADII AYUU IIBSADAY CIIDAMADII AYUU LAAYEY WADANKII WUU XARAASHAY QABIILO ISKU WADA DIRAY WAA ALSHABAAB XASAN DHIIQO WAA IN MAXKAMADA ICJ LA SOO TAAGO IGRAAN AYUU DILAY WAA XASAN BEEENLOOW WAA XASAN MUNAAFUQ ALAHA UNADA ALAHA H KA HOR WAREEJIYO AAMIIN

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad123 күн бұрын

    Gabadhaan si fiican ayey u hadashay laakin dad tarapy u baahan wax ma maqlaan

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg23 күн бұрын

    Amin amin

  • @sadam1318
    @sadam131823 күн бұрын

    waawareey maxaa huuro ah akhas

  • @sadam1318
    @sadam131823 күн бұрын

    soomaalida waa jaahiliin sister dhag ha u dhigin horay u soco

  • @mohamedabdirahman4563
    @mohamedabdirahman456322 күн бұрын

    Waa qalad in gabadha sidaas loola dhaqmo

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed68522 күн бұрын

    Siyaad bare waxow haleeyey maba oga somalidu ciyaalkooda been bey usheegaan hadii aad siyaad isku reer tihiin ha laguusheego somaliya isagaa halkaa dhigay

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n23 күн бұрын

    Maxed siyaad dadkii uulaayay soo madaxweyne uma aheyn. Kuwii bank lacagaha ka qaadan jiray soo qaraabadiisa maaheyn

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B23 күн бұрын

    Waa runteet cadow badan ayuu naga celin jirey taa yaa diidan la laabta dheh falowga uf dheh

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma663523 күн бұрын

    ASC hasbiyaallah Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊 qoofkasta oo xaqa waa kasobaxaya mohamed siyad bare waa nin sharaf leeh oo somaliyed heergarsiiyey Farmaajo wadanka ayu xaqiisa galiye! Hawiye urusamale what goes around comes around you guys bring it to yourself Hassen gurgurte tuuga kharanka Somaliyed ninka diyarada saran markey wax dhacaan.

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla21 күн бұрын

    Siyaad bare waa ninkii soomaali dayaxa geeyey inta waxbarashada ku faana isagaa qabiila uma eegi jirin ilaahay hawnaxariisto janatul fardowsa ilaahay ha ku casumo

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul23 күн бұрын

    Soomaalidu Mabda malaha qabiil ayay Mabda u ah diin u ah soomaalidu waa dad guur guura oon dowli inay noqdaan

  • @ubahguled5047
    @ubahguled504722 күн бұрын

    Hawiye waa dad fiican balse Ninkii uqu caqli xumaa hawiye waa kanaa. Xassan munaafaq waa kan barakiciyey hooyinka somaliayeed. Kuwaasina waa hawiye. Hadii cid maxkamad aduunka lasoo istaajinaya waa Xassan munaafaq, Xassan tuug. Ok, farmaajo waa MD somalia yeed tuugna naaha. Sida adeerkaa Xassan tuug

  • @SandhereAxmed-pz7mv
    @SandhereAxmed-pz7mv23 күн бұрын

    Oky

  • @Barwaaqo-gx2rr
    @Barwaaqo-gx2rr23 күн бұрын

    baga wlhi wx baa laGu dhigay 😂😢

  • @foossahardid4895
    @foossahardid489523 күн бұрын

    Duufle😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdidegan8452
    @abdidegan845223 күн бұрын

    Oo xaqa matagerti miya

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid23 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim123 күн бұрын

    Caqli ba’ay dadka Gabadhan kuhaysta maxaad MSB AUNu’amaantay maxay hayaan oo dhaama?

  • @user-mg3cg7jk7j
    @user-mg3cg7jk7j23 күн бұрын

    Gabar caqli badan kaalay madax noonoqo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr22 күн бұрын

    Afweyene masqul kugu was hayekaley

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v19 күн бұрын

    siyaad bare ilahaaay cadaabta ha ku fogeeyo dhagar qabahaa habarka qabaay ee gaalka gaalku dhalay dhilaa dhashay af waynaa nacalatulaahii caleeek

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t20 күн бұрын

    Ilaahay nagumo sooceliyo farmaajo qarax. Wade mareexan danbe no dooranmayno waayo waadad dhibadan

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed587123 күн бұрын

  • @bongasasa3895
    @bongasasa389523 күн бұрын

    Gariiraaye walwalaqiis mey marsatay

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere633923 күн бұрын

    Xassan maafiyo Xassan tuug miyay raban in Aad Amanto sxb kuwa waxa jiro baraha bulshada lacag lagu siiyay in ay Xassan maafiyo Aman naan lkn Xassan Sheikh in uu tuug yahay soomaali oo dhan ba og side lo Amana nin tuug maafiyo ah qofka wansgsan wa la Amana qofka xuna wa la cayna

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295623 күн бұрын

    Waaru hadal hayaneta maxamed siyaada bare waya ku xanuusadan mooroyanta oo dhana teeda kalena marka runta loo sheego følge baya ku orodan😔

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h23 күн бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h23 күн бұрын

    Efter baan sugi doonaa insha allaah.

  • @ahado3116
    @ahado311623 күн бұрын

    Fulay

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane23 күн бұрын

    Aniga ahaan farmajo waa nebcahay wa duli xasan baana tagersanahy . Siyad bare ma soo garin lakin walidkeyga iyo walalahy ba iga shekeyey sidii dalka aha wa xku soo bartey ku soo shaqeyey .lakin farmjo subxannallah illahy nagumo soo celiyo wan nebcaha lugaha allaha ka jaro.

  • @saylunsaeed668

    @saylunsaeed668

    23 күн бұрын

    Dabadaada madowlahel ilaheey kugu celi habarkaada xasan tuug xabaale faagte iyo adiguba mooryaanta xoolaha umada cunaad tihiin

  • @MaleykaGabane

    @MaleykaGabane

    23 күн бұрын

    @saylunsaeed668 Dadadeyda miyad arragtey inay inay madowdahy hadabo anoga dabadeyda wey cadahy naag cad oo ilahy ks daxadarey banahy .hooyo carbed bana I dhashey aniga darood ismaciil aljabarti ban ahey hawiye wax ima galo waanse tageraa .mida kale miyaanan xaq u laheyn inan qafkan rabo tagero maxad igu maageysa mase adigan ku habarey Wad iga gardarantahy adiga allaha kugu celiyo oo dhulka kula jar.farmjo wan nebcahy illahy baa nadhafiyey oo xasan jano noo keney ilahy nagumo soo celiyo isaga iyo ilkoyar dambe dalka wey ibsaden dhib moye dheef maleh.hawiyaan wTaa daroodna ma rabno xamar hawiyaa leh iyagana heyn next 100 sano soo socdo ku sexo una sheg naftada xun ee liidato ee foqonta ah ee cawanka ah.

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn23 күн бұрын

    Farmaajo Uma baahna madaxnimo

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane585222 күн бұрын

    Hooyadaana cabdulahiyow ma saaasa naagta iloowdo kkkkkk

  • @user-mg3cg7jk7j
    @user-mg3cg7jk7j23 күн бұрын

    Sharftii dhimatay qabiilkii la aasay soobax isgoo foolxun

  • @mohamedabdirahman4563
    @mohamedabdirahman456322 күн бұрын

    Ninkan diifku ka socda oo xasan sheekh difaacaya qabiil ayaad ku difaacaysaa qabuuraha fagta aqoon tiisa ayaaba intaas ah duufloow ku aragnay

  • @bongasasa3895
    @bongasasa389523 күн бұрын

    36yrs aad boob, Dil, sbaaro kujirteen Ale in uu niga goynaayo maumaleynenin? Aqliga ha shaqeeyo

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n23 күн бұрын

    Naagtaan been badanaa. Alle ka cabso

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z23 күн бұрын

    Hadaba hadaad xaqa sheegi weydi adna lagu taageerumaayo , intaad danayste tahay oo xaqi awdaysid guul waa kaa dheertahay .

  • @abdidegan8452

    @abdidegan8452

    23 күн бұрын

    Waa runta

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein23 күн бұрын

    Abaayoalakacabsi..makirowaamahadsstajay

  • @lulaa1113
    @lulaa111323 күн бұрын

    Maxamad siyaad barre allaha unaxariisto waxaa la dhintey sharafkii iyo qiimihii ummada soomaalyeed

  • @bashirjama1835
    @bashirjama183523 күн бұрын

    Asc. Kuwa gabadhaas soo caayey oo u caayey maxay u ammaantay M.S.Bare waa jaahiliin anshax xun.M.S.Bare waxuu lahaa waxyaalo badan oo.ay tahay in lagu ammaano.Gabadhuna raali ah noqoto.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan221523 күн бұрын

    Et laisse les religions dans le mosaïque 😂

  • @user-zz4bz4kx1e
    @user-zz4bz4kx1e23 күн бұрын

    Sorry sister

  • @user-jt7cm6cv9r

    @user-jt7cm6cv9r

    23 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @museosman8296
    @museosman829623 күн бұрын

    6h

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf133223 күн бұрын

    Faramaajo dhulka ku yala xoosh ee gadiidka sootuu darbi idiinka wareejiyay dukamadi bililiqada laydika dumiyay. madaxwaynaha maxaa laga rabaa?

  • @abdiwahidelmi6160
    @abdiwahidelmi616023 күн бұрын

    Anaaga tageersan siyaad bare cadagusu hajabo

  • @abdibare5825
    @abdibare582523 күн бұрын

    Waryaa khuuy

  • @haayoliin956
    @haayoliin95622 күн бұрын

    Gawadhaas way kusaxsantahay in ay Amanda aabe siyaad

  • @mahamednur8039
    @mahamednur803923 күн бұрын

    Madaxwayne ma oga kulahaa beenbadanaa yacuud hakudilee beenta dhàaf

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q23 күн бұрын

    10:10 he never was president yes was hide in the office from al shabaaba mashallah al shabaaba hide from Hassan president of Somalia

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan221523 күн бұрын

    Et Somalie aujourd’hui tu es muslument hier autre.. et demain tu sera quoi .. ??? Oublie le passé construit ton avenir et surtout vire tous ces qui divise 😂😂😂

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp23 күн бұрын

    Codkaan madax weynaha gaarsiya kulaha yaaba kuyaqaano Cunugaan afka weyn adaba sharci la aan ah o Italy kudhibaatesan banaanada seexda daahir calasow Aabaha ah qolkiisa ka qeelqeeli meeshan qeylo loma baahno sidi dumarka nacasow farmaajana wuu solabana bal kaali adiga u diid xasan qoslaaye wadanka maxu u qabtay Aabaha daahir Calasow waaye asiga ku so xaanbixiyay e qolkiisa ka qeel qeeli sidi dumarka cml xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad123 күн бұрын

    Farmaajo waad ku jisaarteen idinmana rabyo hadaad sida geeli u oloshaan oo xamaroo dhan dab ka kaco oo afkiina farmaaaaaaaajo ku qarawdaan meeshaad laa ilaaha illallaahu ka dhihi laheydeen xataa idinma rabo waayo faham ma lihidiin see loo xukumaa dad aad moodid in ay wax u dhimanyihiin war wuu idin dhaafay farmaajo fursadaas mar ayey idin soo martay ee isu taliya idinka waakaas cidwalba idinla yaabantahay uuuuf

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed68522 күн бұрын

    Bal waxaa eega away dadka farmajo u ooynaya adiga uunbaan kaamaqalnaa

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah359623 күн бұрын

    HALOO HOGAANSADO MARKA DAWLADA HALAGA GUURO DHULKA DANTA GUUD AADA MAGAALOOYINKIINA AMA DEGA IJAAR. VIVA DAL XOREEYE, XASAN SHIIKH. KAWADA SAAR KUWAN IYO KUWA LA MID KA AH EE DEGAN XARUMAHA DHULKA DAWLADA EE DANTA GUUD. ❤❤❤❤❤

  • @classiclit2926
    @classiclit292623 күн бұрын

    Xasan sheikh filada kaso bax dafaca benta ah joji sxp saybiyano beec ma ahan hawiye hanogu hoos dhuman dilla kudashe

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o23 күн бұрын

    Qanmun.xun.oo.qabilaysta.ayad.tahay.farmajo.muxu.kugusameyey.wuxu.kutaray.moye.hawiye.mAnatilkaro.lomana.talinkaro.daMeraha.sidalorarto.aYun.bay.yalanine.baxa

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed66823 күн бұрын

    Hawiye dalka iyagaa bililqeysty dowladnimo mayaqanaan iyagaa isdhaca iscuna cidaad xukuntana majiree dalki kala tag ninwalbana gobolkisa alaha kunabadyerlo hawiye xoolo isdil ama isdaa

  • @Umo580
    @Umo58023 күн бұрын

    CAWAAN MAXA KAUBUXA SOOMALIYA ISBA MUQDISHO WAA CAASIMADA SOOMALIYA HADANA WAUNUKALE

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla21 күн бұрын

    Duufle ilaahay mayaqaan qabiil derderay farmaajo qabri ma falanjirin dumarna kama oohin jirin deerato ma ahayn xasan dhiiqo waa ayax

Келесі