Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo

Kosovo dagaalka ka dib waa Side, kosovo waa dalka ugu da'da yar Yurub
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 39 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 39 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 515

  • @GeediSahan
    @GeediSahan2 жыл бұрын

    Fadlan 5Kun like iyo Share garee Ku dirso Lacagta si Khidmad la‘aan ah ( Code: TG22 ) Transfer Galaxy iOS: apps.apple.com/de/app/transfer-galaxy-money-transfer/id1481461001 Android: play.google.com/store/apps/details?id=com.transfergalaxy.transfergalaxyandroid

  • @mahamedshide4655

    @mahamedshide4655

    2 жыл бұрын

    Sida ticket raqiis ah laguhelo kasheeke iyo visaha

  • @caynaanmediaproduction3116

    @caynaanmediaproduction3116

    2 жыл бұрын

    Waan kugu hambalyaynayaa shaqada aad hayso

  • @caamirroobleofficial9097

    @caamirroobleofficial9097

    2 жыл бұрын

    Asc geedi sahan waxaan ahay taageero weyn chanelka geedi sahan waxa ahay youtuber wax agab ah ma heesta andriod ayan wax ku duuba no camera no iphone please ha ley caawiyo thanks

  • @mohamedismacilyusuf1095

    @mohamedismacilyusuf1095

    2 жыл бұрын

    Intee lacag lagu adaa walal wadanka

  • @Mohamudgaacir

    @Mohamudgaacir

    2 жыл бұрын

    passporka domaliga malagu aadi karaa

  • @soyaanabo4374
    @soyaanabo4374 Жыл бұрын

    Brother watching this video make me emotional because In 90s I was young men Kosovo 🇽🇰 fought for their freedom while they were surrounded by their enemies at that time. Long live the Kosovo people ❤

  • @handle737

    @handle737

    Жыл бұрын

    Bother tell your number

  • @Faisal_cade
    @Faisal_cadeАй бұрын

    Somaliyeey wadankeena aan dhisanno. Qabyaalada aan iska daanno. Waan idin jeclahay. 14yrs ayee ku dhisteen dadkaas wadankooda oh my Allah

  • @MBA90909
    @MBA909092 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اسعد الله اوقاتكم بكل خير مساء الخير تحياتي لكم من مقديشو عاصمة جمهورية الصومال 🇸🇴 الفدرالية 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dekakhalif1504

    @dekakhalif1504

    2 жыл бұрын

    geedi sahan utuubarka ugu marnaamijka fiican hore usoco

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir10302 жыл бұрын

    Wadankan waxan somaray ano tahriib ah dhab ahantii waa dal muslim ah dad aad uwanagsana ay degenyihiin sodhawayn iyo maxabo ka helnay thanks kosovo casimada paristina xasus hore❤️🇽🇰🇽🇰

  • @maxamuudcade9865

    @maxamuudcade9865

    2 жыл бұрын

    Hada xagee gudanbeeysay 🥰

  • @opthimalik2000

    @opthimalik2000

    2 жыл бұрын

    RUNAHAANTI SU,AAL IS WAYDIIN MUDAN AYAA JIRTA TAASO AH IMIKA XALKEE KU SUGAN TAHAY

  • @nasraabdidahir2497

    @nasraabdidahir2497

    2 жыл бұрын

    Why waa daada muslan aha

  • @farxanzakir1030

    @farxanzakir1030

    2 жыл бұрын

    @@opthimalik2000 halki an usocday ayan gadhay wll

  • @mohameddubow1839

    @mohameddubow1839

    2 жыл бұрын

    Farxan Zakir waxaa uu jooga UK

  • @B.F.C.M
    @B.F.C.M2 ай бұрын

    masha Allah nin aad u dadaal badan ayaad tahay hore u soco like and comment bro keep going

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 Жыл бұрын

    Mnsha'allh waxan ku faraxsanahay wadan islaam ah oo yurub ku yaala hadaba eedaamka kor uqaaday waa wax ilaahay loogu mahadnaqo

  • @ibrahin2250
    @ibrahin22502 жыл бұрын

    Rajada lagama quusto malin un dalkena wuno dhismi dona hadi ilahay qadaro I.a lkn runti wan ka hanisay mrkan arkay qrxda iyo jawiga dagen e dadkasi ku nolyihin allha ubarakeyo adigana wll aadbad umahadsantahy runti 🥰🙏

  • @nuuryare7883
    @nuuryare78832 жыл бұрын

    Waxaa soo dhigtid iyo vieskaaga ismalaha wlhi thankyou

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen66622 жыл бұрын

    Allah muslinka kosovo ha barakeeyo xiligii la gumadayay wadan muslim ah oo u gurmaday ma jiro

  • @seyl717

    @seyl717

    Жыл бұрын

    True unfortunately

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht7 ай бұрын

    Allahu akbar alla wayn ninkii aaminaa awoodle maansha allah geedi sahan mahadsanid geesi soomaaliyed guul sxb from hargeysa

  • @iftinm.d7512
    @iftinm.d75126 ай бұрын

    Thank you for making us discover places . I wanted to visit Kosova, Syria and many more Muslim counties but now Kosovo 🇽🇰 will be #1 on my list because of you. Thank you one more time for PROMOTING Muslim cultural and Historical Identity through tourism.

  • @cabuud16
    @cabuud162 жыл бұрын

    Keep going bro , your vlogs are interesting and enjoyable.

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi65888 ай бұрын

    2008 ayaa la aqoonsaday ❤ Hadana 115 ayaa aqoonsaday waa masha alaah

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 Жыл бұрын

    Geedi sahan deserve 1m subscribers really best somali traveller and youtuber. He always visit mosque in every country he visits mnchallah

  • @hanadhassan3864
    @hanadhassan38642 жыл бұрын

    This Channel it's so amazing and wonderful Masha'alah Mr.Geed Thanks for your efforts

  • @ahashi7828
    @ahashi78282 жыл бұрын

    Somaali waa dad isku af ah isku diin ah isku midab ah hadana waa col waa is neceb yahiin waa is cusuriyiin qabiilo Somaali ah oo ka qurux iyo sharaf badan ayay ugu yeeraan Midgo Kamana guursadaan!!! Xitaa laba isku Aabo ah oo kala Hooyo dhashay ayaa cadaawad isku haya !!!! Waxaan u malaynayaa Diinta islaamka ayayna fahimin weli!!!!!!!!!!!!!!!

  • @SG-bg1sx

    @SG-bg1sx

    2 жыл бұрын

    Cuqubado malaha halkaas ayey uga timid yaa og anigu ma yaso dadkaas waligayna kuma oran midgaan baa tahay qof dadkaas ka mida bal waxan isku dayaa inaan si wanaagsan ula dhaqmo sabtoo ah ayeyday oo isoo korisay baa saaxiibo ka lahayd markasta waxay ku dhihi jirtay midgaan qofkii xun ayaa ah marka taas ogaada dadkoo dhan maaha waxa idin yasa ee waa inta aan ilaahay ka cabsoon walow saas loo badan yahay warka isku duub ninkii janada laga waayo ayaa midgaan ah

  • @mariammohamed3834
    @mariammohamed38342 жыл бұрын

    Walal mahadsanid runti wan ka helay vlogs aad samaysid qaabka aad muqaalka uso badhigtid iyo dalka tariikhdisa wa sidi inan tagnay oo kale. Keep it up👍

  • @alinoor6515

    @alinoor6515

    2 жыл бұрын

    USA guul

  • @maymuuncisman4049
    @maymuuncisman40492 жыл бұрын

    Masha allah dalka muslinka musliminta meelkasta aya joog allah axfido wll adiguna si wacan aad ugu warbixisay waa ku mahasntahay isha allah ixtiraaf waxay helli doonan %

  • @hajicarab1237
    @hajicarab12372 жыл бұрын

    Mahadsanid Geedi sahan

  • @ckariincartan8118
    @ckariincartan81182 жыл бұрын

    Mansha Allah waa wadan Aad u qurux badan waad ku mahadsantay muqaalkan quruxda badan geedi sahan

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul217010 ай бұрын

    ASC Geedi Sahan Jzk kheyr Allaha ku xafido, KOSOVO iyo dhaman Muslimiinta Allaha xifdiyo meel kasta ay joogana Rabbi ha mideeyo. Aamiin yaa Rabbi

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven1032 жыл бұрын

    Geedi sahan aad baan kuu hambalyeynayaa. Waxaad tahy dhulmare somaliyeed oo aan ku faanno. Keep goin wall ❤

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Жыл бұрын

    MA sha Alah tabaraka beautiful country

  • @xaamudibraahin2579
    @xaamudibraahin25792 жыл бұрын

    Walaal mahadsanid kosofo oo umad muslim ah maacha alaah

  • @ibtijah2747
    @ibtijah27472 жыл бұрын

    Allah wiilkaan waa qiirooday. Eedo kasova hal qalbi halgacan gacmo wada jir bay wax ku dhisaan.

  • @Top10sSomaal
    @Top10sSomaal2 жыл бұрын

    Masha'Allh sxb geedi sahan legend 🙌

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك.يا اخي المقدم .الحفظ لأهل الصوماليا وصومالي لاند العز والشرف لكم

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله.الله يحفظ بلاد المسلمين في كل مكان.

  • @israfiiljibriil1298
    @israfiiljibriil1298 Жыл бұрын

    Mansha allah Shukran sxb

  • @mysalah06
    @mysalah062 жыл бұрын

    Love your content!!!! You got my like and share always.

  • @foos4126
    @foos4126 Жыл бұрын

    maansha allaah wadamo badan na bareysaah thanks wallo shaqo wanaagsan qabaneysaah

  • @bobena84
    @bobena842 жыл бұрын

    Masha Allah Best Somalia KZreadr

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale87092 жыл бұрын

    Mansha allaha geedi sahan

  • @socdaal3428
    @socdaal34282 жыл бұрын

    Best Somali KZreadr

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Жыл бұрын

    Wiil fiican oo Muslimnimadu ku weyn tahay شكرا

  • @cybersecurity1047
    @cybersecurity10472 жыл бұрын

    Walaal mahadsanid ilhaahay haku barakeeyo

  • @user-on1yl5ws1b
    @user-on1yl5ws1b4 ай бұрын

    Mansha allah geedi sahan

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid2082 жыл бұрын

    best KZreadr geedi sahan

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin52192 жыл бұрын

    Maansha alaah aadbaad umahadsantahay waxbadanbaad nabartay danke Bruder

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 Жыл бұрын

    We are so happy to see a Kosovo is a beautiful country

  • @socdaal3428
    @socdaal34282 жыл бұрын

    Geedi sahan mahadsanid

  • @abdirashidmohamed4217
    @abdirashidmohamed4217 Жыл бұрын

    I love kosovo Masha Allah May Allah protect

  • @zakariamohamed3418
    @zakariamohamed34182 жыл бұрын

    Geedi sahan masha Allah

  • @ciiltireyare950
    @ciiltireyare9502 жыл бұрын

    Mahadsanid jaale

  • @xusuustaariikh4887
    @xusuustaariikh48872 жыл бұрын

    Mahadsanid pro

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame20612 жыл бұрын

    Keep going brother geedi sahan brother

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein39242 жыл бұрын

    Thankzz sida aad noogu soo gudbiso muqalada dunida

  • @aboubakersadik9259
    @aboubakersadik92592 жыл бұрын

    Keep going my only legend of legend Geedi sahan from Djibouti 🇩🇯😍❤️

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah10412 жыл бұрын

    Masha Allah sida u dhaqanto iyo daganantada. Nin wax bartay oo hadana imaan leh

  • @kurana289
    @kurana2892 жыл бұрын

    Mashaalah guuleyso wll ❤👑

  • @guledali1105
    @guledali1105 Жыл бұрын

    Mansha ALLAH horay usoco brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdishukribinabdallah5020
    @abdishukribinabdallah50202 жыл бұрын

    Masha Allah geedi sahan sxb

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta2 жыл бұрын

    Thankx For Sharing Us Bro

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله ❤

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel649611 ай бұрын

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah guul ban ku Rajaynaya Dalmar inshallaah bi,idnillaah sxb

  • @saedahmed8004
    @saedahmed80042 жыл бұрын

    Mashaa Allah waa macluumo aad u fiican

  • @dowladchannel3004
    @dowladchannel30042 жыл бұрын

    BEST SOMALI TRAVELER sxb guuleeyso waa ku taageera please sii faafiya

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Жыл бұрын

    Maasha allah hore u soco sxb

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 Жыл бұрын

    ❤maansha allaah wlhi waa dal qurux badan runtii nuurkii diintuuna wuu ka muuqdaa

  • @annaahmed2564
    @annaahmed25647 ай бұрын

    Masha Allah bro jzklq sida wacan aad nala wadaagtay safarkaaga keep it up good thanks for sharing bro.

  • @jamalyasin3327
    @jamalyasin3327 Жыл бұрын

    Masha Allah walal horomar wacan

  • @Dheeg01
    @Dheeg016 ай бұрын

    Mahadsanid bro

  • @DaudBashir-rb5ol
    @DaudBashir-rb5ol4 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @abdikaniabdilahimusse5114
    @abdikaniabdilahimusse5114 Жыл бұрын

    Masha allaah rabi habarakeeyo dalkas

  • @cabdulaahidheeg8338
    @cabdulaahidheeg83382 жыл бұрын

    Masha allah waan soo dhowaynayaa dalmuslin ah

  • @mahamedgadhle266
    @mahamedgadhle2662 жыл бұрын

    Mahadsanid 👍👍

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi89558 ай бұрын

    Maasha Allaah Tabarakalaah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder2 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @micraajmaheart2654
    @micraajmaheart26542 жыл бұрын

    Mashallah, saxip dalkan wan kahelay❤

  • @bobena84
    @bobena842 жыл бұрын

    Hore u soco

  • @hassanali5088
    @hassanali5088 Жыл бұрын

    Masha-allah,hareey usoco sxb

  • @MohamedAli-no5wp
    @MohamedAli-no5wp2 жыл бұрын

    Mansha Allah adeer howle fiican ayaad heysaa ee halkaas ka siiwad

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna71512 жыл бұрын

    Maansha allah baarakallah

  • @muusesiciid42414
    @muusesiciid424142 ай бұрын

    Maasha allaah

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir60467 ай бұрын

    Keep Moving Keep Going🎉

  • @saidaali412
    @saidaali41210 ай бұрын

    Best Yuotuber From Somalia 🇸🇴 Geedi Sahan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @bobena84
    @bobena842 жыл бұрын

    Walaahi you are the best

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare89542 жыл бұрын

    Thank you brother.i

  • @munohassan3788
    @munohassan37882 жыл бұрын

    Mashaa allaah❤

  • @MohamedAhmed-ln9db
    @MohamedAhmed-ln9db2 жыл бұрын

    U top geedi

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13082 жыл бұрын

    Mashaa Allaah tabaarakalaa Alxamdulilaah

  • @musehamza2287
    @musehamza22872 жыл бұрын

    Masha allah

  • @candiraxmanmaxamud7920
    @candiraxmanmaxamud7920 Жыл бұрын

    M.a waa dal aad u qurux badan hor mar ayaw gaarey anakana sidaas ayaa rajeynaa isku filnaasho gaarno insha allah

  • @nimohassan133
    @nimohassan133 Жыл бұрын

    Asc waa dalxiis wanaagsen,iyo taariikh barasho wacen.👍👍👍

  • @zalixiinawakhadriina6947
    @zalixiinawakhadriina69472 жыл бұрын

    Mashalah abwe

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Ma!nsha allah ,Allahamdulah❤❤❤❤❤❤❤

  • @shahwah4371
    @shahwah43712 жыл бұрын

    Mnsha allah bra horey usoco

  • @hyusuf2207
    @hyusuf22072 жыл бұрын

    Masha Allah waan soo booqan insha Allah

  • @furrehassan7751
    @furrehassan77514 ай бұрын

    @Geedisahan we would like you to come Djibouti 🇩🇯 Incha allah

  • @xasanbarqo2019
    @xasanbarqo20195 ай бұрын

    Faleminderit mahadsanid thank you

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe29582 жыл бұрын

    Thanks 😊

  • @vurzanhassaam9525
    @vurzanhassaam95252 жыл бұрын

    In sha.allah wan imanayaa dalkaan diintu kamuuqato malintaana comentigaan wan eegidoonaa Insha Allah

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye27482 жыл бұрын

    masha allah

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali97384 ай бұрын

    Mashaa allah ❤❤❤

  • @albanal1175
    @albanal11752 жыл бұрын

    Thanks

  • @AbdisalanSalan
    @AbdisalanSalan2 жыл бұрын

    Manshaallah

  • @hadiyacisman4847
    @hadiyacisman48472 жыл бұрын

    Mnsha Allah horo usoco

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi74942 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful