No video

Sheeko | sida an ku imid Serbia 🇷🇸 Ila Austria 🇦🇹 | iyo waxa an Kulmay.

Пікірлер: 62

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d5 ай бұрын

    صلوات ربي وسلامه عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @husseinali8683
    @husseinali86832 жыл бұрын

    Saaxib thank you..laakin Serbia sidee ugashay ama farsamada noocee??

  • @Ahmed_habiib
    @Ahmed_habiib Жыл бұрын

    Wayaamo lagend xagee kaala soo xariiraa

  • @khalidnuuradiin8559
    @khalidnuuradiin85592 жыл бұрын

    sheykoyinka waanagusocdaan ilaa swedan nagey

  • @ikhyaralimuse9549
    @ikhyaralimuse9549 Жыл бұрын

    wllo waxaan joogaa wadanka turkiga waxaan haystaa ciqaamada wadankan ma ugu bixikaraa visa diyaarad ahaan wadamada maxico serbia hadiise aan cyprus tago inaan ka boxo ma fududahay

  • @zdfvt
    @zdfvt2 жыл бұрын

    Asc walal guuleyso

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Жыл бұрын

    Thanks pro

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 Жыл бұрын

    From tiktok 😂

  • @moussamohamed7008

    @moussamohamed7008

    Жыл бұрын

    Ana sidokale from tiktokg😂😂😂🤟

  • @pro___serbia
    @pro___serbia9 ай бұрын

    Pro thank u balse qisaada inaa lacagta ku Darton aheed si dadka maryaa kaaga faidaan

  • @Wayaamo

    @Wayaamo

    9 ай бұрын

    Sxb waxa uga hadlay muuqaalo kale

  • @pro___serbia

    @pro___serbia

    9 ай бұрын

    @Wayaamo oky pro thank u but I need your phone number to ask s/ information about Iceland 🇮🇸 so tell me pro pls 🙏

  • @suhaybmohamed5396
    @suhaybmohamed53969 ай бұрын

    2023 10 19 inshalaah wee wel see

  • @sakaariyejaamac7151
    @sakaariyejaamac71512 жыл бұрын

    Mahad sinid

  • @Wayaamo

    @Wayaamo

    2 жыл бұрын

    Adiga mudan.❤️

  • @mohammedupdykhadir3124
    @mohammedupdykhadir3124 Жыл бұрын

    Sxp thanks 😊 keep going

  • @user-zi8ti6xp8f
    @user-zi8ti6xp8f5 ай бұрын

    Haye ❤

  • @ahmedjama3331
    @ahmedjama3331 Жыл бұрын

    Pro wayame.saxip.qli Su,al ayan qaba ii gwra

  • @SihaamAbdo
    @SihaamAbdo6 ай бұрын

    Ninka ku kaxeeye xagen ka helaya ama magciisa wayo Serbia ku soo socda

  • @Sahurabdi-jy2nq

    @Sahurabdi-jy2nq

    6 ай бұрын

    Ana wan socda ila so hadl is raacne

  • @Mohamettfagaaze87

    @Mohamettfagaaze87

    5 ай бұрын

    ​@@Sahurabdi-jy2nq Ana wan socdaa

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 Жыл бұрын

    Wayomo zaxiip sare waxad iga soo waranta turkiga ilaa Garmany lacagta kaga baxday

  • @empireshow1
    @empireshow1 Жыл бұрын

    Bro serbia visa sidee ku helaa

  • @abdirahmanabdirashid9407

    @abdirahmanabdirashid9407

    Жыл бұрын

    Diyar waye passport noce wadata

  • @mohamed-nj4tp

    @mohamed-nj4tp

    Жыл бұрын

    somali passport

  • @nuurmowliid9175

    @nuurmowliid9175

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanabdirashid9407 passport somali ayaan haysta gbr ayaan ahay maisoo saari kartaa

  • @nadira304

    @nadira304

    Жыл бұрын

    @@nuurmowliid9175maheshay wll cid kuu soo saarta

  • @nimcn77

    @nimcn77

    Жыл бұрын

    @@nadira304 Cwa reply Wlpa Waa igaga sii horeysye Video walba Waa wda dawaneyna Europe baa ina wda hyze😂😂

  • @ozamayishak8080
    @ozamayishak8080 Жыл бұрын

    Pro wxa kaso hadsha qabka trenka ugu tagten ila io Munich 🇩🇪

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 Жыл бұрын

    Abowe mcn side yuruba kuimankaraa anoo kharasha badan ana wadan

  • @haashimbille649
    @haashimbille649 Жыл бұрын

    Wanyama sxb inte laga la so xiriraa

  • @makocali1563
    @makocali15638 ай бұрын

    Abwe mcn aniga imnka ayaan soo baxayaa e pls telkga isoo reeb

  • @SagalMaxamud-wq3qt

    @SagalMaxamud-wq3qt

    8 ай бұрын

    Ana diyr ban ahaye ma is racna

  • @maaricismaan6065
    @maaricismaan6065 Жыл бұрын

    Zxbow muqalisa rabaa se ku ogada

  • @shaafiapdishaafiapdi9588
    @shaafiapdishaafiapdi9588 Жыл бұрын

    Walalo

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel18092 жыл бұрын

    L3gend caawa barnamijyada wada argey waxba noga baxy

  • @rapiilelaabjeceel1809

    @rapiilelaabjeceel1809

    2 жыл бұрын

    Hda Qeybtana isocota Aadbn kuzalamin legend

  • @Wayaamo

    @Wayaamo

    2 жыл бұрын

    Bari muqaal cusub so galina insha’allah. Wixi aragti ah wax idhaafi kartaa.✌️

  • @AliJoorje-hz4up
    @AliJoorje-hz4up Жыл бұрын

    Asc wayaamo waxaan kaarabaa lacagta kubaxda turkiga ilaa jarmalka inoosheeg

  • @habilgaraad2441

    @habilgaraad2441

    7 ай бұрын

    5 kun

  • @cabdiraxmanmuxumed3303
    @cabdiraxmanmuxumed33032 жыл бұрын

    Sxp serbia hda malaga so bixi kara

  • @nuurmowliid9175
    @nuurmowliid9175 Жыл бұрын

    Viso serbia yaa soo saara waan ubaahanahay

  • @umu.khadijah

    @umu.khadijah

    Жыл бұрын

    Ma heshay

  • @Mahad_maxamuud
    @Mahad_maxamuud2 жыл бұрын

    Legend

  • @podSnippets_10
    @podSnippets_106 ай бұрын

    lacag intee leeg ayaa kubixi karta serbia ilaa austria

  • @Wayaamo

    @Wayaamo

    6 ай бұрын

    €2400 euro 💶

  • @maxamed19ib

    @maxamed19ib

    5 ай бұрын

    ​@@Wayaamo 2599.24 dollar Waa lacag badan runtii

  • @asmamohamed3628

    @asmamohamed3628

    2 ай бұрын

    ​@@maxamed19ibma 2599$ baa bal halkaa noo fasir

  • @Ahmed_habiib
    @Ahmed_habiib Жыл бұрын

    Pro viso serbia 🇷🇸 sidee ku heli karaaa sxp

  • @Ahmed_habiib

    @Ahmed_habiib

    Жыл бұрын

    @happyfamily1575 Visa ma heyzaa adi?

  • @nadira304

    @nadira304

    Жыл бұрын

    @happyfamily1575halkee laga helaa

  • @caynijamaac5259
    @caynijamaac5259 Жыл бұрын

    Qimaha lacagah muqalisin ka so hadl wll

  • @furahamustaqbalkachannel4243

    @furahamustaqbalkachannel4243

    Жыл бұрын

    halke serbia to ustria halke donesaa

  • @caynijamaac5259

    @caynijamaac5259

    Жыл бұрын

    @@furahamustaqbalkachannel4243 serbiya to astaria

  • @furahamustaqbalkachannel4243

    @furahamustaqbalkachannel4243

    Жыл бұрын

    @@caynijamaac5259 ax adeg wye abyo

  • @abdourahmanhoussein

    @abdourahmanhoussein

    2 ай бұрын

    Abayo waa adeeg siide Ah, lacagtu wa imisaa hadad ogtahay isoo sheg​@@furahamustaqbalkachannel4243

  • @xersixaashi9315
    @xersixaashi93152 жыл бұрын

    Number noo soo qor

  • @furahamustaqbalkachannel4243
    @furahamustaqbalkachannel4243 Жыл бұрын

    waraa dadka beenta kadaa askartaas lama heshin karo

  • @_twopistol
    @_twopistol2 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @doolidile1849
    @doolidile18492 жыл бұрын

    Wayaamo instagram massege kugu dhaafay halkaas iga soo qabo bro.

  • @xersixaashi9315
    @xersixaashi93152 жыл бұрын

    What's Number noo soo qor sxb

  • @AhmedMohamed-xo5tk
    @AhmedMohamed-xo5tk Жыл бұрын

    Bro Instagram kaaga isoqor