No video

Waxaan tagay Qasrigii laga maamuli jiray Muslimiinta 400 oo sano! Waxaa yaala seefihii Nabiga NNKH..

Qasrigan ayaa laga maamuli jiray Muslimiinta 400 oo sano! Vlog

Пікірлер: 162

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Waa qasri aad u qurxoon😊Thanks macalin muuqalkaga aad wakhtiga noogu bixisey inan wax badan aragno❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Жыл бұрын

    Alloow nosoo celi haybadii anu lahaan jirey Mahadsanid ustaad

  • @lajanyuukaazi9939
    @lajanyuukaazi9939 Жыл бұрын

    Kusali nabiga maxamed salalahu calehim waslam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah Allaah Subxaanahu Watacallaa Ha Soo Celiyo Heybadii iyo Sharaftii Uma Muslimiinta Ah Guudahaan Kula Sugan Daafaha Dunida Mahadsanid Ustaad Abdirahmaan Omar Sida Aadka U Quruxda badan ee Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimahan Aadka Inoo Taabanaya Gudbineyso Ustaad

  • @daadir3042
    @daadir3042 Жыл бұрын

    اللهم اغفر ذنوبنا وطهر قلوبنا واحصن فروجنا 😢😢😢 اللهم اكفنا بحلالك عن حرامك واغننا بفضلك عن من سواك😢

  • @apdiaziizjr2680

    @apdiaziizjr2680

    Жыл бұрын

    أمين يارب العالمين 🤲

  • @maryanmohameddirie2043

    @maryanmohameddirie2043

    Жыл бұрын

    Allahuma aamiin

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын

    Abdirahman waaberi One of the best content creations

  • @sacadmoussa4

    @sacadmoussa4

    Жыл бұрын

    Creators dheh

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын

    Markii ugu horeysay aan life u arkayo wiilka codka wanagsan m.a❤😂

  • @habimaxamud8574

    @habimaxamud8574

    9 ай бұрын

    Ma isagiba

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    Sharaf ayaan lahayn waqti waqtiyada kamid ah 😊 weyna soolaaban InshaAllah 🥹

  • @MaxamedCali-ue4cz

    @MaxamedCali-ue4cz

    3 ай бұрын

    اذا تبايعتم بالعينة واخذتم انام البقرة ورضيتم بالزرع وتركتم الجهاد سلط الله عليكم ذلا لاينزعه حتى ترجعوا إلى دينكم اوكماقال رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Жыл бұрын

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋 0:57

  • @mohamedahmedxusein

    @mohamedahmedxusein

    11 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 Жыл бұрын

    Dareen cajiiba ayaan dareemayey iyo in ilbaxnimadu ka so bilabmaty musliminta inshallh inan tago ayan rajeynayaa

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 Жыл бұрын

    Laailaaha ilalaah muxamed rasuulul scw scw ❤❤❤

  • @Maahir397
    @Maahir397 Жыл бұрын

    Runti wa muqaal ad uqurux badan adna kafaideyso aqoon mahadsanid apdirahman omar ❤❤

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Жыл бұрын

    waw salaadiinti cusmaniyinta allaha unaxariisto ciso iyo sharaf bee lahaayen❤❤❤❤

  • @user-qx6yu6do5q
    @user-qx6yu6do5q Жыл бұрын

    magacaygu waa abdiraxmaan cumar halka nina waa waberi meedia ku soo dhowaada daawada yaal muuqaal keenan maanta ❤😊❤

  • @MohammedOmar-fp4gc

    @MohammedOmar-fp4gc

    5 ай бұрын

    ❤😂😢😅😊

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 Жыл бұрын

    Maashaa Allah ❤❤ KZreadrka aan kufaano 😢 horey u soco bro❤🫶🩸

  • @husseinmoyale190
    @husseinmoyale190 Жыл бұрын

    Wa muqall qerr wato ❤ keep going legend ❤ qerr Allah ku siyo ustat

  • @shukriabdulqadir8878
    @shukriabdulqadir8878 Жыл бұрын

    Masha allah brother dadka waxyabo badan bad u soo gudbisaa ❤ wa dadaleysa 1million is coming insha Allah

  • @Muhsin___Ali
    @Muhsin___Ali Жыл бұрын

    m.a axsan muuqaal shukran c.raxmaan xaqiqdii macluumaad aad u BADAN baan kahelay jazaaka Allah

  • @mubaarak2982
    @mubaarak2982 Жыл бұрын

    Waayo waayo Islaamka aan la dhugan jirin

  • @Pxpo0gy
    @Pxpo0gy Жыл бұрын

    thanks bro muqalka wn ku raxaystay noo soo badi meelaha taariqiga ah

  • @user-mh9ud9tc3y

    @user-mh9ud9tc3y

    6 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @Tusmoiyotariikh23
    @Tusmoiyotariikh23 Жыл бұрын

    Mahadsanid Abdirahman waberi.❤

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 Жыл бұрын

    Cajiib! RABBI ayaa mar kale awoodda siin doona muslimiinta waxaana dunida lagu maamuli doonaa diinta cadliga ah ee islaamka.

  • @shamsudinmohamed8053
    @shamsudinmohamed8053 Жыл бұрын

    0:20 1:53 9:28

  • @amiirasomali8003
    @amiirasomali80035 ай бұрын

    جزاك الله خير ويجزيك الله بجنته

  • @user-wt2uh3hf4u
    @user-wt2uh3hf4u Жыл бұрын

    Cabdirahman Omar alle haku barekeyo waxa tahay qof alle cilmi siiyay oo dadka aay ka faa'idan masha allah walal Allahu akbar

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 Жыл бұрын

    M.a hurumar wcn wll barnamijyada no so badi 🥰😊

  • @faxaanfiyore1234
    @faxaanfiyore1234 Жыл бұрын

    C/raxman Halka nooga sii was vlog yada zhp

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Жыл бұрын

    Wa marki ugu horeysay ee aan arko gold vioce wajigisa m.a Abdirixman omar wabari media

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Жыл бұрын

    Masha Allah Dadaal badan ayaad ku bixisey mahadsanid🥰

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf9 ай бұрын

    Dawladii ugu danbeysey Islam iyo Dawladii ugu awooda badan Islam cusmaaniyiinta waan ku baahanahey maata oo kale

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 Жыл бұрын

    Aac Wll Mudo 2 Sano Ha Habeen Walba Waan Ku Dhagaysan Jiray U Malayn Maayo inaan Sadex Habeen Aanan Cod Kaga Maqaal Lknse Ma Aqaan Meesha Aad Ku Nooshahay Waxaana Jeclaaday Inan Ku Ogaado Hadad Raali Iga Tahay Weeye Mahadsaniid🙏

  • @Deeqow

    @Deeqow

    Жыл бұрын

    Turki ku nool yhy

  • @user-hy9it4oq6z
    @user-hy9it4oq6z Жыл бұрын

    Allah ku barakeeyo ustaad xikmad iyo Akhlaaq iyo aqoon Alle weyne siiye thy Shaqo wcn ayaad u heysaa bulshadda ee waxaan ku rajeynaa guul Abdirahman omar 🤲🤲🤲🙏🙏

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 Жыл бұрын

    mnshaa Allah

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Жыл бұрын

    MASHAALLAH tabarackaALLAH awoodo islamka ALLAHA so celiyo

  • @mahadabdi7959
    @mahadabdi7959 Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️ 💜 ♥️

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye Жыл бұрын

    Maansha alah jaale horey usoco maandhe ❤

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein11 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Жыл бұрын

    Man sha allah great story

  • @user-jz2tq8xu4l
    @user-jz2tq8xu4l4 ай бұрын

    Ilaahay ha u wadanaxariisto dhamaantood❤❤❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Жыл бұрын

    M.a wllo allaha ku dhowro run ahanti aad ban kuu taageeraa👏✌👑

  • @MohamedaliHussein-kw3pm
    @MohamedaliHussein-kw3pm Жыл бұрын

    mahadsanid

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله 😢

  • @maxamadshiikhmohash6763
    @maxamadshiikhmohash6763 Жыл бұрын

    masha allah ❤❤ soo badi wll

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын

    Masha Allah ❤

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kdАй бұрын

    Xaqiiq weeye .. wixii run illaahay uunbaa og

  • @SirTa-NolosHa.
    @SirTa-NolosHa. Жыл бұрын

    Guuulayso Ustaad❤.

  • @ilbax111
    @ilbax111 Жыл бұрын

    Soo badi walaalkayga muslimka ahaw Waan kusugayna❤❤❤

  • @user-fr6rz4ze3d
    @user-fr6rz4ze3d Жыл бұрын

    Scw ❤️

  • @sulakhafaraxaadan8552
    @sulakhafaraxaadan8552 Жыл бұрын

    Power of Ottoman empire 😊😊😊🕋☪️🇹🇷🇹🇷🇹🇷💕

  • @ahmedshugri3165
    @ahmedshugri3165 Жыл бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын

    Masha allah

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf Жыл бұрын

    Apdurahmaan omar allaha ku xafido

  • @ALIMOHAMEDALI-cs2so
    @ALIMOHAMEDALI-cs2so5 ай бұрын

    Mahadsanid ❤

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds3 ай бұрын

    Maashaa Allaah

  • @updalla12
    @updalla12 Жыл бұрын

    أسطورة الدول الدولة العثمانية ❤❤

  • @MaxamedCisman-iq9bi
    @MaxamedCisman-iq9biАй бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @knanhalane1434
    @knanhalane1434 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj Жыл бұрын

    N N K H❤❤❤

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Жыл бұрын

    Jazakallah wll

  • @khawlahirsi238
    @khawlahirsi238 Жыл бұрын

    ❤shukran

  • @user-bs4rb4fo2l
    @user-bs4rb4fo2l3 ай бұрын

    M.a

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 Жыл бұрын

    Maanta ka horow aduu muqaaal iska duubaya kuma arag❤

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Жыл бұрын

    Mashalah

  • @faxaanfiyore1234
    @faxaanfiyore1234 Жыл бұрын

    Keep goein

  • @faxaanfiyore1234
    @faxaanfiyore1234 Жыл бұрын

    M.allah

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Жыл бұрын

    Scw😊😊😊

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k6 ай бұрын

    Saaxiib,kasoohadal,farasta,nabiga,scw

  • @RadwanMaydal-ig4nl
    @RadwanMaydal-ig4nl Жыл бұрын

    Cod dahablaha C/rahman omer

  • @Hayaat-rf9oy
    @Hayaat-rf9oy Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @World_Foot-ball.
    @World_Foot-ball. Жыл бұрын

    Waaberi media ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur28927 ай бұрын

    Kitaabka Qur’aanka aad soo duubtey music ha soo dulsaarin

  • @e-editz733
    @e-editz733 Жыл бұрын

    Zxp waxaan ahay mid kamid ah dadka kugu xiran lakiin waxaad ka dhawaajisay in ku dhex jiray qasriga dharkii iyo seeftii nabiga scw LAKIIN hadalkaas hadal fuduud ma ahan sabboto ah dharkii iyo seeftii nabiga scw loo mahaayo سند dhameystiran oo loogu nisbeeyo nabiga scw Waxaan og nahay in axaadista nabiga scw ey leyihiin سند dhameystiran. tusaale ahaan haduu xadiithka yahay mid سند kiisa yahay mid daciif ah xadiithkaas wxaa loo aqaanaa حديث ضعيف ah sidoo haduu yahay mid sugan oo سند kiisa xogan yahay wxaa loo aqaanaaحديث صحيح او حديث حسن ah Marka culamadii musliminnta laga haayo wax سند ah oo tilmaamaayo in nabiga scw dharkiisa ama seeftiisa ay sugan tahay . Waadna baarikartaa hadaa doneysid . Lakiin dharkaan iyo seeftaan ee ay shegan jireen dadkii horey iyo kuwaa hadaba waa been abuur buxda oo noqon kartaa ( danbi weyn). قال صلي الله عليه وسلم :( من كذب علي متعمدا فليتبوا مقعده من النار ) . Mahadsanid

  • @Waaberi-Media

    @Waaberi-Media

    Жыл бұрын

    Waa run wll ma jirto cid hubta run ahaanshiyahooda, lakn haddaad muqalka dhamaysatid waan xusay in ilaah oo kaliya uu garan karo run ahaanshiyaha iyo been ahaanshiyaha dharkan iyo seefahan

  • @Samaale-vu6qh

    @Samaale-vu6qh

    Жыл бұрын

    sanadka ma xadiis xukun laga qaadanayaa 😂😂 waa shay taariiki ahaan loo hayo been waa noqon karaa run waa noqon karaa

  • @ukothman6451
    @ukothman6451 Жыл бұрын

    Waku Mahadsantahay warbixintada jazakallah

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kdАй бұрын

    Allaah mahad leh

  • @user-hf9vq1bg3c
    @user-hf9vq1bg3c6 ай бұрын

    Thak you walala😊

  • @abdihakiimgeseey493
    @abdihakiimgeseey493 Жыл бұрын

    Masha Allah abdirahman ❤❤❤

  • @famfayo97
    @famfayo97 Жыл бұрын

    Mnsha allah Video ka qiimo badan kan madaawan wali Thnks 🙏

  • @ayaanlebulshale7608
    @ayaanlebulshale7608 Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰

  • @ibraahimsancho7815
    @ibraahimsancho78155 ай бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤

  • @ilhaamali7364
    @ilhaamali7364 Жыл бұрын

    Ku mhdsanid wlo

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Жыл бұрын

    Turkiga taariik baa ku dhan mar ayaan si wayn usoo booqan i.a

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna71518 ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalim

  • @axmedxuseen6669
    @axmedxuseen6669 Жыл бұрын

    1st one

  • @user-ku1jb3tk8e
    @user-ku1jb3tk8e Жыл бұрын

    Scw❤

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @ibraahimsancho7815
    @ibraahimsancho78155 ай бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤

  • @YuusufAbdirahmn-kd3yo
    @YuusufAbdirahmn-kd3yo Жыл бұрын

    Scw ❤❤

  • @EngMustafeShow
    @EngMustafeShow Жыл бұрын

    WaaD Mahadsantay WlO

  • @abdiAli-ph2wx
    @abdiAli-ph2wx Жыл бұрын

    Golden voice

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Жыл бұрын

    Magaceeygu waa cabdi rahman Omar halkan waa waaberi media keep going brother

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын

    ❤❤❤M.A. WAAA TARIIQ. ISLAAMKA ❤❤❤

  • @saynabiitobintawil1092
    @saynabiitobintawil1092 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا wll😢

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 Жыл бұрын

    Msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @muzamilabdikariin8747
    @muzamilabdikariin8747 Жыл бұрын

    Aadbaa ugu mahadsantahy soo gudbintaada tafaftiran

  • @bariibarsiisi4665
    @bariibarsiisi4665 Жыл бұрын

    Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam Sallaallaahu Alleyhii Wassaallaam

  • @pyeftbll
    @pyeftbll Жыл бұрын

    Inta daawanayy vlog abid ma arin vlogan oo kale misna sidaan u sharaxaada macaan mahdsnid sxb ❤

  • @AmaaniJama8979
    @AmaaniJama89794 ай бұрын

    Ugu danbyn wajigiisa wan arkay ❤

  • @Crisaq143
    @Crisaq14310 ай бұрын

    AUN Madaxdii Musliiminta Dawladii Cusmaaniyiinta ee Ugu Mudada dheerayd Islaamko dhan

Келесі