No video

Daawo macluumaad ku saabsan xaafada

Пікірлер: 127

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah39042 ай бұрын

    Maasha alaah shiikh cabdicasiis oogle ii soo duceeya waxaan jeclahay in aan muqdisho ka billowo qeyr kaas ku dayashada mudan ilaah baa mahad u sugnaatay hadii dad umadaan u denqanaayo jiraan qeyr baan kuu rajeyn aduunyo iyo aaqiro asc

  • @umimohamed2323

    @umimohamed2323

    2 ай бұрын

    Allaha kula garabgalo

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan62 ай бұрын

    Sheekh ana guri ii dhis aad baa ugu baahnahay fadlan khayr Allah haku siiyo

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10622 ай бұрын

    Maasha allah Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin Allah kuwii ka qeybqaatey qeyrkaan ha ku xifdiyo aamiin kuwa la siiyey Allah ha ka dhigo kuwii dhinaca wanaagsan uga faaideysto aamiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 ай бұрын

    JazakumuAllahu khayran sheikh Abdulaziz iyo Asxaabtaada, guuleysta💕

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah39042 ай бұрын

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء يا الشيخ عبدالعزيز اوغله جزاك الله خير الجزاء في الدنيا والآخرة يارب العالمين في نعمه فردوس أعلى المراتب العليا

  • @AshaAbdi-rd8fy

    @AshaAbdi-rd8fy

    2 ай бұрын

    AMEEN

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    Somalida wayi iska hadlaane sheikh dheg ha u dhigin hadalkooda

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy2 ай бұрын

    Sheekh dadku dhirta yay jarin dhir badana ha abuuraan, gudiyaal ha samaystaan tii tacliinta tii caafimaadka, tii ganacsiga xaafada dhexdeeda, tii biyaha, tii laydhka, oo dad iyagu degan waa inay noqdaan nadaafada ha ka shaqeeyaan misaajidkii security ga xaafada insha Allah

  • @MohammedAdan-dv7sv
    @MohammedAdan-dv7sv2 ай бұрын

    Ilaahay haydin barakeeyo dadka masaakiinta u gargaarey GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi1072 ай бұрын

    Hayadahu waxba ma bixiyaan sirbaa ku qarsoon waxa wanaagsan in dadka laga wacyi geliyo oo aanay meelahaa waxba ka qaadan Baryada allah baa lagu dhergaa inaguna waynu ku filan nahay danyarteena

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p2 ай бұрын

    Walalo wad wanajisen inshaa alah sandaqadaas ayuunba dar ayka dhigandonan mustaqbalka

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 ай бұрын

    Alxamdulillah, mashaa Allah TabarakAllah, Alle SWT ha barakeeyo xafada Barwaaqo, qof kasta oo maal gashtay iyo dadaal Alle haka abaalmariyo Aduun iyo Akhiro, guuleysta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏❤️💖

  • @Sirad47
    @Sirad472 ай бұрын

    Ilaahay idinkinna dhisay iyo kuwa la soo baxayba miisaanka xasanaadka ha idiinsaaro khayr ha idinku abaal mariyo. Shaqo wayn baad qabateen, waayo qof cidla fadhiya oo aan xataa buula haysan. Waa camal fiican oo ku dayasho iyo dhiirri gelin mudan.

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j2 ай бұрын

    Soo ma farxo markaan camal qabyaalad iyo qayaanaba Allaa idinka dheereeyay Allaha idin barakeeyo ducaan idinku soo kabi walal

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v2 ай бұрын

    Masha Allaah jasaakalaahu khayr sheekh cabdicasiis Allaah hakaa Ajarsiiyo Adiyo muxsiniintaba

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar73192 ай бұрын

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh oogle waad dadaashay samafalka aad samaysay waa wax lagu farxo

  • @fadumasamatar1489
    @fadumasamatar14892 ай бұрын

    Intii soo baxsatey ajar aan dhamaan Rabbi ha ka siiyo Cabdicasiis Oogle Rabbi ha ku xifdiyo, afarta wiil aan u duceeya kal iyo laab Allaah aan u baryo mar kasta aan idin fiirsado, ku dayasho wacan eey u tahay dhalin yarada kale in ey idin ku daydaan, waxa ka mid ah 1- Cabdicasiis Oogle, 2- Cabdicasiis Really, 3- Cabdimalik Muse Coldoon 4- Samafalle Iidle, dambigiina iyo dambiga waalidkiina Rabbi ha dhaafo, Rabbi ha idin xifdiyo, Allaah ha naga dhigo kuwi Jannatul Fardowsa Aclaa ku kulma Insha'Allah Insha'Allah Insha'Allah

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman11702 ай бұрын

    Masha Allah Alle haa iidinɓarakeyo

  • @shukriahmed7991
    @shukriahmed79912 ай бұрын

    Masha Allah Allah hadin barakeyo inta bixisay iyo inta dhistayba

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed78392 ай бұрын

    Allow u barakee waad dadaashen sheekh jzkallah

  • @mmh8047
    @mmh80472 ай бұрын

    Maa Shaa Allaah, Sheekh jazaakum Allaah khayran😅❤❤❤❤❤,.Waxaan ku tallin laaha :1-geedo badan kutallaala.2-wadooyin inter iyo Exist leh.3-Bullaacado kaqaado .4-Biyaha roobka meel ayku shob maan si uusan daadku uqaadi ,hadhawna biya kahelaan xilliga Abaaraha.5-barxad aamin ah ooy kunafisaan,.playground.,,, 6-maamul hoose oo ayyaga dhaxdood ah..Alnasiixa .lilllaahi ah..❤❤❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr2 ай бұрын

    Gaaldiid Allah hayaedin barakeyo Intii agoota guryaha u dhistay

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed69572 ай бұрын

    Maasha Allah Allah Ajir oyo Xasanaad Allah idinka siiya Aamiin

  • @fmg63772
    @fmg637722 ай бұрын

    Maashaa allaah tabaarakallaah jizaakumullaahu khayran sheikh wallaahi billaahi waa arin wayn allaah intii ka qayb qadatay fii miisaanihii xasanaad ha usaaro allaahumma aamiin

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz2 ай бұрын

    Masha Allah.

  • @yusufkalib4577
    @yusufkalib45772 ай бұрын

    Maasha Allaah. Hadii la iskaashado wax weyn ayaa la qabsan karaa, tanina waa tusaale ka mida. Alle koreeye ajar iyo kheyr haka siiyo dadkii ugu soo tabarucay iyo Sheekha iyo intii kala shaqaysay dhisida guryahan iyo soo raadinta dadkii agoonta ahaa ee xaqa u lahaa.

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel582 ай бұрын

    Maashaa allaah kheyr alle haku siiyo adiga iyo inti ka shaqeysay camalkaas dadka muxsniita

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad95362 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله يحفظكم الله الى الامام جزاكم الله خيرا suuq udhisa

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    Intaa xaafada degtay soo ururiya Allahna kula balama in aanay is dilin caruurta cay iyo habaar la barin qaraabo goyn iyoqabiil isu kala saarid Maalin kasta oo khamiis ahna nadaafad guud oo xaafada oo dhami ka qayb qaadato weliba hadii rag joogo dumarkuna shaaha iyo laxooxda haysku dareen oo xaafada oo dhami ha ka wada qayb qaateen Ciyaalkana isha ha lagu hayo oo ha laga ilaaliyo edeb darada qaadka shiidka debed wareega .

  • @omarxidig6973
    @omarxidig69739 күн бұрын

    Mash Allah Allle hakaa Abaal mariyo ❤❤

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys68482 ай бұрын

    Masha Allaha shiq cabdicasis ogle Allaha ku xidiyo aamiin

  • @user-tz4oq4pr1x
    @user-tz4oq4pr1x2 ай бұрын

    Mansha allah

  • @amiinabdi7836
    @amiinabdi78362 ай бұрын

    Mashallah, Sheikh Abdilaziz oogle Rabi jazaaga janno haka yeelo ❤

  • @KMM1997
    @KMM19972 ай бұрын

    MashaAllah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    kuligiin waa mahad santihiin jazaakalah kheerkum all of you guys well done 👏 ❤❤

  • @munadegan1625
    @munadegan16252 ай бұрын

    Masha Allah Allah haidin xifdiyo

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    Allah khayr ha idinka siiyo sacyigaana ha idinka abaal mariyo

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc2 ай бұрын

    Alle haydiin sakhiro khalqigiisa hadafkiinana haydin gaadhsiiyo

  • @istahilabiib1827
    @istahilabiib18272 ай бұрын

    Asc Allah haku barakeeyo sheekh ceelkan doonayay in aan wax Aabo ugu daro meel an kala so xidhiidho iso sheeg

  • @hassanibrahim9420
    @hassanibrahim94202 ай бұрын

    Masha'allah allah miisaanka xasanaadka allaah haydiinsaaro aamiin

  • @aniisaxusen2335
    @aniisaxusen23352 ай бұрын

    Maanshallah ilaahay ha idin la garabgalo khayrkad wadaan❤❤❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl13812 ай бұрын

    Mashaalah ajar allaha kasiiyo dadkii baxsaday

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin86562 ай бұрын

    Waaba magaala dhan mashaa allh Allaha idin barakeeyo Haayadaha gaaladu intaas waligood ma dhisin belo waaye Waa taas sida saxdaa ee dadkaan loo caawin karo

  • @yurub5288
    @yurub52882 ай бұрын

    Mashalla Allah tabraka lahaa

  • @saidali7233
    @saidali72332 ай бұрын

    asc shiikh abdicasiis oogle waa ehlu kheyr allah ha xifdiyo aamiin ka war haya dadka silicsan

  • @khadrahire1225
    @khadrahire12252 ай бұрын

    ManshaAllaha waxaa ka maqan dugsigii caruurta agoonta ay quranka ka baran lahaayee ee walaal ku dara kheyr Allaha idin siyee

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170562 ай бұрын

    Waa mnsha allah ❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy2 ай бұрын

    Maashallah Barack Allah feek.

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke2 ай бұрын

    جزاكم الله خيرا والجنة

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed96152 ай бұрын

    Ilaahay abaalkiina janaddii haka dhigo

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
    @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd2 ай бұрын

    Maasha allaah alle ha idinla qabto aamiin

  • @MamtaazHassan
    @MamtaazHassan2 ай бұрын

    Masha Allah

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban17202 ай бұрын

    Masha Allah tabarakallah waa arin aad u qiimo badan

  • @deqaabdi7627
    @deqaabdi76272 ай бұрын

    Mashaa allaah wll alle ha idiin ka abaal mariyo dhamaantiin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66052 ай бұрын

    maansha alaah khayr ale ha siiyo qofkasta oo ka qayb qaatay guryahaa qofka ku jiray guri kortoota ama guri bal balo ah jiingadu waa u daar qofkii daar dhisi ka danraytu iyo agoontuba weli soomaali way ku jiraan ma dhamaan maaha alaah walal howsha gacanta ku haya ilaah daaraha janatul fardowsa ha kuugu bushaareeyo iyo kuwa wax la soo baxayba aaamiiin

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb2 ай бұрын

    Masn sha Allah wa xafad qurux badan

  • @ahmedhussein97
    @ahmedhussein972 ай бұрын

    Jazaaka allah sheikh

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi24162 ай бұрын

    Maansha Allah tabarakallah ❤

  • @deeqaahmed2733
    @deeqaahmed27332 ай бұрын

    Masha allah, good job to you all

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim42512 ай бұрын

    Mansha Allah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    waa nicimo Allah siiyayi ee wayi iska hadleen

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    waa magaalo dhamayiis tiran manshaa Allah tabaarakalah ❤

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t2 ай бұрын

    Waabay Jabanyihiine Jiingada Ooda ifiican Waayo San qadhaa lamaqli karaa

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel32572 ай бұрын

    Masha allah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    Ameen ameen yaa Rabil caalameen

  • @dugsiyetv9961
    @dugsiyetv99612 ай бұрын

    Masha alhaa

  • @khayr9860
    @khayr98602 ай бұрын

    Inay dhir beer aan kulatalin nadaafada a ku wacyigelin🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri6732 ай бұрын

    xagee sh lagaala soo xiriira

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo2932 ай бұрын

    Dadku.hadii.ay.donayan.daar.dee.lacagta.haidiin.dhiibaan.insha.alaa

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan23592 ай бұрын

    Aamiin. Jazaakummullaah kheyr

  • @cabdiqaadirismacil6453
    @cabdiqaadirismacil64532 ай бұрын

    Maan sha Allaah

  • @fmg63772
    @fmg637722 ай бұрын

    Allaahumma aamiin aamiin yaa allaah aamiin yaa raxmaan

  • @moogemaxamuud1963
    @moogemaxamuud19632 ай бұрын

    Jasakalaha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi2 ай бұрын

    Jzk kheyr walalayaaal kheyr aan dhamaan Allaah haydinsiiyo 🤲😭 Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin

  • @libancabdilahi1740
    @libancabdilahi17402 ай бұрын

    Waa xagee meeshu waa xagee ma hargaysaaa mise muwdisho

  • @user-gf7go6qe1f

    @user-gf7go6qe1f

    2 ай бұрын

    Waa burco

  • @nimoyusuf9202
    @nimoyusuf92022 ай бұрын

    Dhir dawlada uga soo qada ha beertan

  • @hfg2420
    @hfg24202 ай бұрын

    اللهم امين اللهم امين

  • @Layla6793
    @Layla67932 ай бұрын

    Allahuma Ameen

  • @dahiromar1060
    @dahiromar10602 ай бұрын

    Asc mashaa allaah ilahay idin barakeeyo

  • @user-kg6zd6vn1w
    @user-kg6zd6vn1w2 ай бұрын

    Manshallah ❤❤❤❤❤❤

  • @rahimaahmedomar6337
    @rahimaahmedomar63372 ай бұрын

    Mashaa Allaaah ❤❤❤

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lx2 ай бұрын

    Allaahamdulilah.qera.allaha.hainasiyo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr2 ай бұрын

    Aamiin aamiin

  • @A.A.E93
    @A.A.E933 күн бұрын

    Walaal Abdiaziizow waxaan kugula talinayaa in geedo lagu beero guryaha hortooda.

  • @SharafIsmaciil
    @SharafIsmaciil2 ай бұрын

    Aamiin aamiin yaarab

  • @muudeychannel760
    @muudeychannel7602 ай бұрын

    Asc Sheekhow Guryaha dadka aan waxba haysanin aad u dhisteen makala saarteen Suuliga iyo godka ileyn dad farabadan oo suuligii la dumay ayaa jiree Marka Suuliga iyo Godkiisa lakala saaro dadka cabsi la'an ayey suuliga u galayaan Haddii adan kala saarin sheekhow Guryaha dambe ee aad dhisi doontan kala Saara Suuliga iyo Godkiisa intaas ayaa idinku darsanaa si loo helo Suuli ka madax banaan Godkiisa In badan ayaa ku salaamayaa adiga iyo howlwadeenadaa'dda iyo kuwa sadaqadda la soo baxay Fekarkeeyga haddii yara dhibsaday ka raali noqo

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel2 ай бұрын

    Masha allh kheyrbad qabateen bilawgii waa idin layaaban sidan 40 qoys usameynaysaan

  • @khayr9860
    @khayr98602 ай бұрын

    Walal jiingaduhu qabaw iyo kulayl midna ma celi yaan laakiin cidla day dhaamaan❤❤❤

  • @yaasir1936

    @yaasir1936

    2 ай бұрын

    Ka waran kaan intaasiba haynin, dadkani caqligooda waad la yaabaysaa

  • @khayr9860

    @khayr9860

    2 ай бұрын

    @@yaasir1936 oo ma dhirtaad kazoo kaxaysay walal 😂😂 yaan balaayo looyeedhan miyi baan kudhashoo kukoroo wali joognaayoo Alle mahadiisaan qabnaa adan burcad joogtaa dadka yaan la ceebayn😂

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur51912 ай бұрын

    Alle hakaa abalmariyo

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan59952 ай бұрын

    Ilaah ha.idiinka ajar siiyo howl wanaagsan ayaad umada u heysaa

  • @gujisyare
    @gujisyare2 ай бұрын

    M. Sheekh abdi aziiz oogle ilaa hey dartiis baa kuu jeclahay mida labaad shiikh qisooyinkii aad noosoo gudbin jidhay ma iska dhaaftay

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy2 ай бұрын

    Siyaasiyiinta iimaanka la iska ilaaliya sheekh yay idin soo dhex gelin

  • @faisahandulleh348
    @faisahandulleh3482 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @hfg2420
    @hfg24202 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم جزاكم الله خير ❤❤❤❤❤

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc2 ай бұрын

    Daddy hadaysan helin. Hogaamiye sidaadoo kale waxba may qabanlahayn

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid89052 ай бұрын

    Kulayl badanaa sandaqaduhu

  • @user-fq9in5ir1r
    @user-fq9in5ir1r2 ай бұрын

    Biyo ayey u baahan yihiin dadkaan

  • @degan4
    @degan42 ай бұрын

    Intee suuq u ah sheekh

  • @faisahandulleh348
    @faisahandulleh3482 ай бұрын

    Shukan

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45432 ай бұрын

    DEE ADEER MEESHU WAA XAGEE? MAHAD SANID ABDULAZIIZ

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    Oodahaa iyo nabaad guurkaa iyo fool xumadaa waa dhaqan xun oo inala socda bal ha la soo ogaado in reer walba taar loogu bedelo hoostana ay maryo ama aloolo ay ku xidhaan.