Wadan oo na qof Somali ah ku noolayn | small Islamic country | Brunei 🇧🇳

Пікірлер: 330

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235Ай бұрын

    Alla wadankaas diinta islamka lagu xukumo yaa i geeya si aan u dareemo inaan joogo xiligii nabiga scw iyo saxaabadii😢

  • @abduge1237

    @abduge1237

    26 күн бұрын

    Hadaad doonayso in aad dareento in aad joogto xiligii nabi maxamed banaanka ku xaar markaad xaarka dhamesato futada ciida ku xoq musqul ha gelin. Timaha aad u labax injirta haday ku gasho dayso ha dilin. Nigis ama kastumo ha gashan waligaa. Hadaad qubaysato ha isticmaalin sabuun isticmaal biyo keliya. Ilkaha haday ku xanuunaan ama kaa dhacaan dakhtar ha u geen.

  • @MUXAMEDWARDI

    @MUXAMEDWARDI

    26 күн бұрын

    ​@@abduge1237 Xaa kaa qaldan

  • @sayidhussein7714

    @sayidhussein7714

    26 күн бұрын

    ​@@abduge1237Musqulaha waxaan ku isticmaalnaa biyo. Markaa hab nololeedkaaga ha ku khaldin dadka kale

  • @Inasuldan1235

    @Inasuldan1235

    26 күн бұрын

    @@abduge1237 qofka ilahay caqliga wuxuu u siiyey inuu wax ku kala garto ee inuu raadkiisa dib u qaado uma siin ilahay ha ku caafiyo koley wax uun baa jiree xaga miskaxda ah war sida diinta dadka loogu xukumayo ban ka hadlayey adna sidii ilmo yar oo 5 jir ah baad u hadleysaa waa nasiib daro in qof walba taleefan loo dhiibay khadna loogu daray🙄

  • @safiawarsame7120

    @safiawarsame7120

    26 күн бұрын

    Maashaa Allh

  • @abdisalan7515
    @abdisalan751517 күн бұрын

    Somaliyey mesha qabyaalad iyo xasidnimo iyo fidno hageynina Burunai waa dad wanagsan

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6Ай бұрын

    Barakalaah Waddanka diinta islaamka lagu xukumaayo waa guul wayn iyo sharafĺ Allah somalia sidaa ha nooga dhigo insha Allah

  • @Abdulqani.hussein

    @Abdulqani.hussein

    29 күн бұрын

    Haa sxp wadankan waa wadan Muslim ah oo aduunka ugu quruxda badan

  • @nimcomaxamed123aadan6

    @nimcomaxamed123aadan6

    29 күн бұрын

    @@Abdulqani.hussein Anagu aynu waddankeena sidaa ka dhigano inta aynu odayaasha xilka ka qaadno

  • @ahmedbeykol5804

    @ahmedbeykol5804

    27 күн бұрын

    آمين ياالله 🤲

  • @fartuunmohamed1062

    @fartuunmohamed1062

    26 күн бұрын

    ​@@nimcomaxamed123aadan6Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin Allah hana garadsiiyo nimcada Allah nagu beerey aamiin

  • @nimcomaxamed123aadan6

    @nimcomaxamed123aadan6

    26 күн бұрын

    @@fartuunmohamed1062 Aamiin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v26 күн бұрын

    KU DHAQMIDA DIINTA ISLAAMKA WAXAA LAGU HELAA NOLOL LA YIDHAAHDO JANATUL DUNYAA ❤❤❤❤ M.A ANAGANA SOOMAALI HADAAN NAHY MAGAA LOYINKRENA WAA QASHIN QUB

  • @user-qg3uf9bv1d

    @user-qg3uf9bv1d

    25 күн бұрын

    Wadan liskuxukuma kitabka ilahey hatago maba solabteyn adunyada diinta dhawaceso mel inyar oo badbado kahela aaa wlhi masonoqdeyn

  • @mohacade8773

    @mohacade8773

    22 күн бұрын

    Somalia wa wadan habaaran

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel27 күн бұрын

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan65564 күн бұрын

    soomaali haddii aanahay waxaan jecelahay meel qurux badan nadaafada haddan wadankeeni waa ku ciyaarneye bal adigub

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf70749 күн бұрын

    Ma u guuri karaa wadan kan from Minnesota to Brunei 🇧🇳

  • @hawagulled1904
    @hawagulled19042 күн бұрын

    Maashaa Allah wadanka muslimka Ilaahey ha ubarakeeyo. Waxaase murugo leh dhalinyaradeena ka dhigtey howsha wadamo rag dhisteen oo nadiifsadeen fadlan Kitna kafagara dhalinyarooy.

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4zАй бұрын

    waa masaakiin waa dad wanaagsan waa daacad waa muslimiin dhab ah hadey qof meel iska taagan aaminayaan 😢❤ laakiin hadii la xumeeyo way adkaaneysaa iney asxaan sameeyaan 😢

  • @AhmedAbdullahiFarahh

    @AhmedAbdullahiFarahh

    26 күн бұрын

    Nabiga scw asxaabtisa intuu udiray inee diinta qabaa isha garsiiyaan bee I heshiiyeen oo dileen, hadana ayadoo taas dhacday oo ee saa sameeyeen bee mar kale dhaheen rag kale oo nafahansiyo oo nosoo dir saa markii danbe hadana wxuu udiray rag kuwii hore 5 jibaar kabadan, marka wll qofta waa muslim aduunkan uma jogo iyo dhibtisa lkn inuu cashar ka barto oo dulqaato oo diintiisa xijisto weeye.

  • @woowe2

    @woowe2

    13 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein29 күн бұрын

    MashaAllah waan jecelahay wadanka Brunei 🇧🇳 ishaAllah waan iman doonaaa❤️ 😊

  • @warergooye
    @warergooye25 күн бұрын

    Haamze The Traveler, Walaal 1994 ayaan daganaa Burinay Caasimadeeda Daarusalam. Ganacsade Caana oo Somaliyeed ayaa dagan ee walaal raadi. Waana ninka Africa Shirkada Toyota u qaabilsan. Hamoogaan mardanbana hadhihin Somaliwadan aysan joogin baan joogaa. Saya Bisa Bahasa Malayuuuu.

  • @faisawade195

    @faisawade195

    23 күн бұрын

    Anigaaba jeclaaday dalkase xaguu ku yaala

  • @abdifatahkhalif431

    @abdifatahkhalif431

    19 күн бұрын

    Somali meel aysan joogin ma lahan. Sri Lanka ban hadda ka hor mar tagay markaas ban anigoo is dhahaya qof kale oo Soomaali ah ma joogo baa mid Soomaali ah ii dhawaaqay kkkkkkk

  • @Akhyaar142

    @Akhyaar142

    16 күн бұрын

    ​@@faisawade195malaysia iyo shinaha ayu udhaxeya

  • @mohamedawale4571

    @mohamedawale4571

    13 күн бұрын

    Nio waan ubaahanahay wadankaase cid joogta hala igusooxidho

  • @ashrafismail9270

    @ashrafismail9270

    9 күн бұрын

    ​@@faisawade195Malaysia ayu ku ag yeela

  • @inspiretoawaken3641
    @inspiretoawaken3641Ай бұрын

    Mashallah waan jeclahay wadankaas waa hore ayaan ka akhriyay joornaalka seey qani u yihiin. Allah ha u siyaadsho nicmada.❤

  • @MohamedAbdi-ne3wz
    @MohamedAbdi-ne3wz24 күн бұрын

    Waaaa rag xaqqida gartay Walee xasan guurtu ninkaa mahan

  • @kawakawa4726
    @kawakawa47264 күн бұрын

    Maa Shaa Allah

  • @HusseinJiilaal
    @HusseinJiilaalСағат бұрын

    Wadanka waa la yaqaan 2021 ayaan tagay sh hassan balqiis ayaa mamula

  • @Aminatt31828
    @Aminatt3182826 күн бұрын

    Noloshu ma qaali baa ka soo hadal sida kirada guryaha, cuntada, waxbaradhada iwm❤

  • @dahabo1141
    @dahabo114127 күн бұрын

    Alla wadankaas diinta islamka lagu xukumo yaai ❤❤❤

  • @Ahmed-smart
    @Ahmed-smartАй бұрын

    Mansha'alah Brunei waa Boqortooyo qurux badan sxb muuqaalo fcn kasoo samee

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    26 күн бұрын

    Ma yurubaa?

  • @MisMursal-ui4su

    @MisMursal-ui4su

    26 күн бұрын

    ​@@user-sn5yz7vg8v May Asia ayay kutala Malaysia IYO Indonesia ayay jiraan lathy

  • @user-pv5mi5rr2o
    @user-pv5mi5rr2o24 күн бұрын

    Mar walpa oo aan arko dal leh dowlad wlhi waan farxaa waxaana modaaya wadankeygo dowllad yeshay❤

  • @Kafi-tb5xz
    @Kafi-tb5xz19 күн бұрын

    Masha Allah barakallahu Burunay Diintoda,dadkooda iyo dalkooda Allah habarakeeyo

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir86212 күн бұрын

    Brunei M.A

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie89716 күн бұрын

    Meel aan somali joogin meel maaha si kasta haw xumaadaane waayo aduunku qoomiyado ayuu isugu faanaa iyo dalka aad kasoo jeedo markaa dalxiis kuma imanayo anigoo awooda taas

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv17 сағат бұрын

    Masha allllah❤

  • @woowe2
    @woowe213 күн бұрын

    Legend❤❤❤❤❤ Keep going bro

  • @blaak23
    @blaak2311 күн бұрын

    Somaliya sidaa ayaa laga dhigi karaa canshuurta dadka iyo sidoo kale haddi business dadka free laga dhigo dalxiiskana la maalgaliyo international chain restaurants hotels..

  • @mohamethofficial6315
    @mohamethofficial6315Ай бұрын

    Cuntooyinka wadooyinka sooo duuub legend

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan29 күн бұрын

    masha allh waa wadan qurux badan muslimnimadooda waxa laga fahma dooga wadankooda

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar748720 күн бұрын

    MashaAllah 😍 😍 😍 😍

  • @kashkaashyare6
    @kashkaashyare629 күн бұрын

    Allaha kaa cafiyo meel Soomali joogin ma jiraan

  • @11naa44
    @11naa44Ай бұрын

    Wa wadanka muslim ugu taarjisan wadamada dhan

  • @Hashi9910
    @Hashi991023 күн бұрын

    Diintaaa lagu xakumaaa iyo qamdada meelo qaar oo gooni ah ayaa lagugadaaa gabdha Intan aragnayna ma xijaabna see cml kkkkkkk Lakin waa wadan qurxoon love it

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani13 күн бұрын

    Mahadsanid walaal Ilaah ha u gargaaro reer brunei

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed437526 күн бұрын

    MashaAllaah ilahay ha xafido wadan Muslim ☪️ ❤

  • @user-qg3uf9bv1d
    @user-qg3uf9bv1d25 күн бұрын

    Mashallah tabarakallah tas waye wuxu ilahey ugugargari iskuxukunka kitab ilahey iyo sunada rasulka scw

  • @fadsacada5136
    @fadsacada513610 күн бұрын

    Waa wadankii khanisinta dilka ku xukumay

  • @aadanwali9758
    @aadanwali975814 күн бұрын

    Allah u xafido wadankooda reer Burunia

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi980427 күн бұрын

    Masha Allaha so beautiful City ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @namcoqueen1830
    @namcoqueen183014 күн бұрын

    Brunei wadan aan hda dhow barty lkn aan la dhacay ❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed27 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lulmohamed4076

    @lulmohamed4076

    26 күн бұрын

    SCW SCW SCW SCW

  • @Duceysan367
    @Duceysan36726 күн бұрын

    Duulki iska Maamula diinta ilahay wa guuleystan

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud80012 күн бұрын

    Mashalaah tabarak

  • @hiruto_teume_barca
    @hiruto_teume_barca23 күн бұрын

    aww 💕tysm bro my fvv county wye waxbarshides kaso hdal wallo adu raali ah ah io side laku iman karo ❤️‍🩹

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed106226 күн бұрын

    Maasha allah Allah ha u siyaadiyo nabada iyo wanaaga ka muuqdo aamiin anagana Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan noo badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin

  • @khalilabdulahi2076
    @khalilabdulahi2076Ай бұрын

    Beautiful views keep going brother ❤

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi2816 күн бұрын

    Maashaa.allh❤

  • @user-mb4yo7ss8d
    @user-mb4yo7ss8d28 күн бұрын

    pro keep goining hormar wacan kuurajeena muqalki ufiicna abid daawada thanks

  • @abobasement346
    @abobasement34626 күн бұрын

    Masha Allah waa wadan Qurux badan waxaa garsiyay horumarkah waa Aqontah

  • @abdirahmanilyas

    @abdirahmanilyas

    26 күн бұрын

    innaguna Ilaahay idankii Maalin ayaynu Gaadhi doonaa Insha'Allah.

  • @user-yr5ii6lt3k
    @user-yr5ii6lt3k24 күн бұрын

    Anaa jooga😊

  • @benin9773
    @benin977313 күн бұрын

    sharci Islam haduu ka jiro lama rabin in khamri lagu ibiyo

  • @fadsacada5136

    @fadsacada5136

    10 күн бұрын

    Waa wadanka loogu dalxiis badan yahay ee hoteelada caalama ugu qaalisan aduunka

  • @Yahyeabas

    @Yahyeabas

    8 күн бұрын

    Sacidiga sowta khamri iyo Barar leh.😂

  • @user-jv6ip6fe8m
    @user-jv6ip6fe8m23 күн бұрын

    MashaAllah waa umad xor ah oo diintooda isku xukuma halka inaga gaalo raac iyo argagixiso la noogu dowgalay.!!!

  • @ashire563
    @ashire56314 күн бұрын

    Islaan qaalis ah weeye

  • @simaasma3095
    @simaasma309524 күн бұрын

    Maansha alaah ilaahay hawsiyaadiyo nimcada diinta islaamka❤❤❤❤❤❤❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official111327 күн бұрын

    Nice vlog bro keep going 🎉

  • @Ahmedmahadcaruus
    @AhmedmahadcaruusАй бұрын

    Masha allah😊

  • @Dr.Nimcaale1997
    @Dr.Nimcaale199729 күн бұрын

    Masha allah.

  • @AyaanleMuuse-vu1zs
    @AyaanleMuuse-vu1zsАй бұрын

    Keep going bro

  • @user-eo5hy1cc4v
    @user-eo5hy1cc4vАй бұрын

    Masha allah

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman627 күн бұрын

    Keep going legend horaan u daawadey KZreadra carab ah oo soo gudbinaya in aad soomali gii ugu horreye meesha tagey tahey baa laga yaaba

  • @shjr1152
    @shjr115227 күн бұрын

    Allahumma barek keep goin bro ⭐️

  • @fartun9503
    @fartun950327 күн бұрын

    Masha Allah ❤

  • @ninjira5286
    @ninjira528625 күн бұрын

    Waa waddanka aan ugu jeclahay inaan udalxiiso

  • @muxsinsiciid0
    @muxsinsiciid018 күн бұрын

    Waa kugu soo biray saxib manta

  • @HAMZE91

    @HAMZE91

    18 күн бұрын

    Thnk you sxp

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg26 күн бұрын

    Waa joogaan somali

  • @user-qf4hq3hl8k
    @user-qf4hq3hl8kАй бұрын

    Guleyso bro

  • @halima78
    @halima78Ай бұрын

    Keep going pro❤

  • @halimajama1664
    @halimajama166418 күн бұрын

    Wadankaan luuqaddeeh looga hadlaah

  • @HAMZE91

    @HAMZE91

    18 күн бұрын

    Waxaan looga hadlaa malay iyo English.

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-90720 күн бұрын

    ما شاء الله

  • @abolohamze4080
    @abolohamze4080Ай бұрын

    Keep going bro 😊😊😊

  • @muxiyadinabdi1450
    @muxiyadinabdi1450Ай бұрын

    Mch allh zhp hamze horumar wacan❤😊

  • @MrMoe612
    @MrMoe61226 күн бұрын

    Maasha Allah masaajid waa qurux walaal

  • @zeinabahmed8959
    @zeinabahmed895912 күн бұрын

    Masha Allah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma663525 күн бұрын

    Masha Allah 🙏 walalo Somaliyed Enjoy your Holiday and good luck with your travelling👍💯

  • @hamdadaahir6037
    @hamdadaahir603725 күн бұрын

    Manshllah go forward 🎉 ❤

  • @akashicman2338
    @akashicman233820 күн бұрын

    Wow video wacan

  • @shukrijama5399
    @shukrijama539925 күн бұрын

    Mansha Allah waa wadan Qurux badan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna715115 күн бұрын

    Maansha allah baraakalaah

  • @muxsinsiciid0
    @muxsinsiciid018 күн бұрын

    Mahadsanid walal waxa aan ka codsan inaa so egto visaheda iyo in somali iman karto Sido kale nolasheda kawarm Wadan dagan waye runti video badan kaso same saxib

  • @user-io8xx7em3b
    @user-io8xx7em3b27 күн бұрын

    Hore u soco wll❤

  • @khadardalap9930
    @khadardalap993015 күн бұрын

    Adeer anaa joga

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow108427 күн бұрын

    Waa wadan qani ah.

  • @mromar1269
    @mromar126923 күн бұрын

    Maasha Allah

  • @YouTubeSpot911
    @YouTubeSpot91114 күн бұрын

    Good vlog bro

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup25 күн бұрын

    adeer 20 sano aniga iyo qoyskeyga degan 15 somali ah baa joga wax hubso ila soo xirir hadad rabto runta

  • @bilehaddi8826
    @bilehaddi882625 күн бұрын

    MashaAllah Abti go forward.

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed496324 күн бұрын

    alx saan ujecelahay❤ mel aan soomali jogin

  • @YouTubeSpot911
    @YouTubeSpot91114 күн бұрын

    I’m a fan from Örebro

  • @zaamx1960
    @zaamx196014 күн бұрын

    Adaaba soomali ehee sxb saa ugunooleen😅

  • @munahussein9687
    @munahussein968721 күн бұрын

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉

  • @Filfilofariid
    @Filfilofariid27 күн бұрын

    Mala degikraa 😊

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim828123 күн бұрын

    Maashaa allaah waa wadan aad u qurux badan shareecada islaamkana leysku xukumo, sidee wadankaas lugu degi karaa shuruudahooda maxaa ka mid ah? waan jeclaan lahaa inaan u guuro hadeysan adkeen shuruudaha degnaanshaha

  • @alandosh
    @alandosh3 күн бұрын

    Ninyahow wax qurux badan ayaa soo gudbineysa lkn tebintaada ayaa aad uhooseysa ee iska sax dhankaas

  • @MohaMs-km3fi
    @MohaMs-km3fi13 күн бұрын

    Telephone nuuce baad iskusodubtay😂

  • @dahabo1141
    @dahabo114127 күн бұрын

    Alxm ❤❤❤

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212Ай бұрын

    From Waayamo ✊

  • @Mustafecartan
    @Mustafecartan22 күн бұрын

    Waxba nooomaad sheegin waa meel qurux badan uun baad sheegaynaa waanu aragnaa intaas macluumaad kale ka sheeg waddanka

  • @BarwakoKeisa
    @BarwakoKeisa13 күн бұрын

    Wll sideed ku tagtay

  • @QamarAbdulqadir
    @QamarAbdulqadir24 күн бұрын

    M.a xagge ku yaalaa

  • @abdulrazakhussein4102
    @abdulrazakhussein410224 күн бұрын

    Brunei 🇧🇳

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir149529 күн бұрын

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Soo sheeg Geographical halka ay ku taalo ama wadamada ay xuduuda la leedahay.

  • @dahirhassan7508

    @dahirhassan7508

    25 күн бұрын

    Malaysia 🇲🇾 ayee daris latahay waana koofur bari Asia shidaalka ayeena qani kuyihiin

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheegАй бұрын

    Sxp video yaal badan kasoosamee iyo warbixino❤