No video

Guryo cusub oo aan wareejinay

#barodiintaada
#somalia #somaliland

Пікірлер: 56

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996Ай бұрын

    Allaw u barakee xoolihiisa iyo cimrigiisa awlaadiisa xaaskiisa😢😢😢

  • @miskiin236
    @miskiin236Ай бұрын

    Maasha Allaah tabaarakallaah!! Illaahay Cabdinaasir iyo inta wax baxsatay,Cabdicasiis intaba Illaahay ha xifdiyo kurbo ayuu ka fayday Illaahay kurbo aduun iyo mid aakhiro ma tuso aamiin.

  • @nimconeyruuschannel9169

    @nimconeyruuschannel9169

    Ай бұрын

    Allahumaamin

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917Ай бұрын

    Ilahayow wax ka khyer badan ugu Nadal ya rabbi Ameen

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062Ай бұрын

    Maasha allah Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin Allah ha ka abaalmariyo qofkii soo baxsadey aamiin

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915Ай бұрын

    manshaa Allah tabaarakalah waa ninkii ugu horeeyay ee ka soobaxayi nimaka Somalida and congratulations to him 👏 💖

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915Ай бұрын

    waxii sadaqada labaxayi oo dhan Allah swt wax khayiir qaba ha ugu bedelo ameen ❤

  • @hfg2420
    @hfg2420Ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير اخي في الله

  • @sakariyemaxamuudcabdi1871
    @sakariyemaxamuudcabdi1871Ай бұрын

    يأيھا الذين ءامنوا لا تبطلوا صدقاتكم بالمن والأذى

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596Ай бұрын

    Maashallah illaaheey ha ku barakeeyo

  • @Himiilo-
    @Himiilo-Ай бұрын

    Masha allah tabarag illahey ajir siyo adun iyo aqiro amiiin yarabi ❤❤ illahey anaganeh allaha no dhibo waxan dhibano

  • @CrisaaqCiise-xn3fi
    @CrisaaqCiise-xn3fiАй бұрын

    Maasha allaah jasaakallaahu qeyran axsanta axaanta

  • @barwaaqoaabdirahman2809
    @barwaaqoaabdirahman2809Ай бұрын

    Ilaahay hakuu barakeeyo awlaada oorida iyo maalkaba 🤲

  • @omarxidig6973
    @omarxidig69739 күн бұрын

    Alle ha u Barakeeyo ❤❤

  • @Issaali756
    @Issaali756Ай бұрын

    Wxaan soo jeedin lahaa guri kasta 3 geed in lagu hor beero 3-6 bilood ka dip meel ay hadhsadaan ayay helayaan meeshana way u qurxin insha allah

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6Ай бұрын

    Awoowo Allah ha u naxariisto

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522Ай бұрын

    Mansha allah ❤ alle wax ka khayr badan alle ha ugu bedelo

  • @LeylaMuse7
    @LeylaMuse717 күн бұрын

    Amin illahy gul aqiro iyo mid adun ha siyo wlh wa frxd an la ilmeye rabiyow nasi waxn baxsano

  • @baismail7521
    @baismail7521Ай бұрын

    Intii walalaheen ka farxisay ee wiilkaasi ka mid yahay janaada rabi ha ugu bushaareeyo anagana alle hanoo fududeeyo sidaanu u caawin lahayn walaalaheen ❤

  • @amiirahaji7687
    @amiirahaji7687Ай бұрын

    Maashaa allaah macalinow adiga iyo inta la baxdayba allaah ha idinka jizaa siiyo aduun iyo aakhiro anagana waxaan la baxno hana siiyo.

  • @Layla6793
    @Layla6793Ай бұрын

    Rabiyoow Wssilka Abdinaasir Rabiyoow sii muraadka uu ula baxay, Rabiyoow u barakee wax kastoo uu haysto ya Rabb

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396Ай бұрын

    ما شاء الله تبارك الله🎉🎉❤

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995Ай бұрын

    Ilaah haka ajar siiyo walken iyo walaalaha kale ee sadaqada labaxay adigana allaaha ka ajar siiyo

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1Ай бұрын

    Masha Allah weeye jikada mad guriga u dhejisan

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444Ай бұрын

    Maashaa allaah walaalka dhisay 6da guri

  • @fatimamohamed6145
    @fatimamohamed6145Ай бұрын

    Masha Allah

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207Ай бұрын

    Masha Allah tabaaraka llah ❤

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5fАй бұрын

    Maasha Allah ❤❤❤AAMIIN Yaa Rabbi

  • @khaalidabdi8925
    @khaalidabdi8925Ай бұрын

    Mansha allah wall ilahy hakubarakeyo Nasir Abdi

  • @umuridwaan.1610
    @umuridwaan.1610Ай бұрын

    Guryaha in leysku gooyo ayaa ficnaayeen. 2 qol jikada & musqusha. Hooyada habeen barkii kama warqabi karto caruurta qolka kale jiifaan suuligii wuu ka dheeryaahay & musqusha. Hadii leysku gooyo deer ayee heleysaa, iyadoo madax qawana jikada ayee cuntada ku karsaneysaa, suuligana aadeysaa.

  • @user-hs5ox5bx6l
    @user-hs5ox5bx6lАй бұрын

    M.a ilahy misaanka xasanaadka alalh ugu daro

  • @bellarota8044
    @bellarota8044Ай бұрын

    Plant tree 🌲 mashaallah ❤❤❤

  • @fathuma3573
    @fathuma3573Ай бұрын

    Wadaado waa kuley sandaqaduhu ee daaqadaha u kordhi Allah haydin ka abaal mariyo

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655Ай бұрын

    Waainaa inaa ubixisaan xaarada Qaryo Naasir

  • @bellarota8044
    @bellarota8044Ай бұрын

    Mashaallah ❤❤❤❤❤

  • @aminmohammed1518
    @aminmohammed1518Ай бұрын

    Maansha alah

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5fАй бұрын

    Barakallah ❤❤❤❤

  • @Islaam-vg2wt
    @Islaam-vg2wtАй бұрын

    Masha allah جزاك الله خير جزاء 😊

  • @user-kg6zd6vn1w
    @user-kg6zd6vn1wАй бұрын

    Manshallah ❤❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Guryahan xili roobka daadka ayaa galayee walaal waxyar seeska maad kor qaadaan

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533Ай бұрын

    Amiin Amiin Amiin☝️🤲☝️🤲🤲☝️❤️❤️🥰🥰

  • @Sgjtrdcvh
    @SgjtrdcvhАй бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438Ай бұрын

    Walal rinji ka mari

  • @Fotballmo
    @FotballmoАй бұрын

    Du är bra

  • @Layla6793
    @Layla6793Ай бұрын

    Ilaahay waxaan idiinka baryayaa inuu abaal kiina Janna idiinku badalo dhamaan tiinba

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459Ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859Ай бұрын

    Abdiazizow walal iga so jawab hadi qof dumar ah o caruur a goon ah haysata lakin wax lani haynin o carurta lagu cawiyo ma cawin karta carur agon ah on waxba haysan?

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channelАй бұрын

    Guruaga dhir ha lagu beero

  • @amanacharity8172
    @amanacharity8172Ай бұрын

    An ku dayano wllkyga sida uu udadalayo ,allena ajr dhamna wllha islamka ah ee inta badan ka qeyb qaata ka farxinta wllha islamka ah

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669Ай бұрын

    Asc Kitaabka Riyadu Salixinka Ma No Wadid Meel Ficaan ayu MarayaYe

  • @ismacilcabdi603
    @ismacilcabdi603Ай бұрын

    Ninnkan habarjclo daantiisa bariga ayuunbu wax siiya, dadka u cadaalad samee ama iskadaa, burco galbeedkeeda Wxba masiiyo.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wcАй бұрын

    Dalkiiba agoontaa. Ku badatay illahay colaadaha haynaga. Damiyo.

  • @nimomuhumed9917

    @nimomuhumed9917

    Ай бұрын

    @@SafaMarwa-ww8wc waa jaska ayaa isaagunaa farbaas Ku hayaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Walaal dadka maad bulikeeti ama jaajuur u dhistaan jiingadu waa kulayl shakhsana way kala burburtaaye

  • @umufatuma7472

    @umufatuma7472

    Ай бұрын

    Ma sahlano in bulikeeti loo wada dhiso lixdan gurri qarashka lagu dhisay hal guri oo bulikeeti ah baa qaadan ama wuuba ka badan

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559Ай бұрын

    Masha Allah

Келесі